Salaamu caleykum
Tan iyo intii madaxweyne Dahir Riyale Kahin hogaanka u qabtey Soomaaliland waxaa soo badanayey in ay beelaha Samaroon sheegtaan dhulka Ciise ee ku teedsan xeebta badda Cas sida Lughaya, Saylac iyo meelo kale waxayna arintaa sii buuxda u soo caanbaxdey xilligii calemasaarka Ogaaska Beesha Ciisa ee Saylac. waxaa ayna hadda gaashey waaji cusub oo siyaasadeed oo lagu rabo in dagaal laga dhex rido beelaha Samroon iyo Ciise
taas ay dabada kaa rixayaan siyaasiyiin ka tirsan qaar ka mid ah Beelaha Isxaaq iyaka oo kaashanaya madaxweyne ku xigeenka Soomaaliland Saylicii, taas oo lagu canagaayo maamulka Jabuuti oo sii badheedh ah uga soo horjeestey gooni iskutaaga Soomaaliland
Ciise waxaa u ka mid yahey qabailada ugu faca- weeyn, soomaalida waxaa ayna leeyihiin taarikh aad u balaadhan oo ay ku leeyihiin dhulka soomaaliyeed guud ahaantii waxaana u dagaan ah sadex dal oo kala ah Soomaaliland ,Itoobiya iyo Jabuuti waxaa ayna ka dagaan soomaaliland marka laga bilaabo Bulaxaar(oo u dhaxeyso lughaya iyo Berbera) ilaa Lawya-caddo, Lawya-caddo ilaa Boon Boon ilaa xariirad, xariirad ilaa Geestiir oo ay ku kulmaan sadexda xududood ee sadexda dal ee kala ah Soomaaliland,Itoopiya iyo Jabuuti, guud ahaan wuxuu dhaca dhulkaas Gobolkii laa odhan jirey Awdal xilligi Siyaad Barre Waxaa u Ciise leeyahey gobolkan dhul ahaan 60% sido kale waxaa ay beesha Samaroon leedahey 40% dhul ahaan gobolka awdak
Arinta awgeed waxaan ku boorineyna Ogaaska beesha Ciise ogaas Mustafe iyo 14 xubnood ee sida joogtada ah ulaa taliya in ay siigaar ah indhaha ugu hayaan siyaasadda dhulbalaadhsiga ah ee Samaroon taas oo ay hadda iska kaashanayaan qaar ka mid ah beelaha Isxaaq iyo madaxweyne ku xigeenka Soomaaliland Saylicii taas oo looga danleeyahey in lagu raro beesha ciise ee ku nool Soomaalilan
Sido kale waxaan ku boorineyna qurba joogta Beesha Ciise in ay kaa qeybqataan dib u dhiska magaaloyinka Lughaya iyo Saylac iyo guud ahaan dhulkaa beesha Ciise Soomaaliland
Wabillaahi tawfiiq
Waberi Cali
Categories: Baaq
Djibouti: Cambaarayn Xadhiga Loo Gaystay Xildhibaan Ismaaciil Axmad Casoowe
Cambaarayn Ku Saabsan Xadhiga Ismaaciil Geeddi Xareed Iyo Masuuliyiinta Kale Ee Mucaaradka Djibouti.
Mujaahid Muuse Carab Dugsiiye Ma Noqon Karo Maxbuus, Malkada Halaga Furo
Baaq Iyo Digniin Wadajir Ah Oo Qurba Joogta Awdal U Dirayaan Qooys Joogta Awdal: Saldhigeenu Waa Saylac..
Zeila and Lughaya waxa iska leh Maxad Case,waa ay deganyihiin abtiyaashey Mamaasan,laakiin dee runtii waa lagaga tiro badanyahay.Xitaa hadii Djibouti ay ka soo qaadaan dad wax macno ah ma samaynayso waayo Meesha laga soo qaadey uun baa lagaga badanayaa.Tan kale, dee kaftanka iyo aflagaadada marka laga fogaado waxa xeebta degan waa Bahabar Muuse iyo Bahabar Celi iyo tiro yar oo Mamaasan ah,waa dhici kartaa in Reer Geedi ay degaan laakiin buunbuuninta ma wanaagsanee Xeebaha Galbeedka Somaliland oo dhan waa 80% Maxad Case and 20 Percent (Ciise),u badan Mamaasan.
kkkkkkkkkkkkkkkkk goormu mudane noqday marti martina ay noqotay mudane lakin layaab male waayo aduunyada wax kastaba waa isbadaleen shaybay ahay markii aad nagu sogasheen ciyaalka abti uyeela oo habaryar u yeela macnuhuna u ahaa aan inila dagno xebta lakin hadii ay tahay shegashadu afka waa inibanaan tahay ee aa isku yaray oo shego laga bilaabo port sudan ila mumbaasa
jawaab ma leh wxaan waa garbage.. waxa waxan qorayow afnoolina wuu hadlaa ayna wuu ciyaaa ,ayaan waxan loo jawaabin waa cawaan mana istahilan in loo jawabo
Tallman
Ciisaba kuma ogola oo ma yidhaa Jabuuti Samaroonbaa nala degan,aduu maxaad u ogolaanasaa inay Ciise deganyihiin degaanka Xeebaha Awdal.
Ma jiraan wax Ciisa oo degan Awdal.Dariiqa jabuti Soo gala ee ka yimaad Somaliya waxa logu yeedhaa “Dhigodheere”.
Markaa goormay Ciise ka mid noqdeed dad ka dhigodheetraha soo raaca ee jabuuti so gala?
Waa marka Jabuuti ghacanta ku dhigeen ee ay isku hubsadeen ayay u soo gudbeen Awdal.
Rayaale waa Ninka Ciise u ogolaaday inay Ugaaskooda ku caleemo saraan Saylac.
Waligeed laguma arag Ugaas Ciise oo lagu caleemo saaro Saylac.
Ta dhacda waan eegidoonaa.
kkkkkkkkkk waar samaroon djibouti waa guri ciise adna waad ugtahay lakin calolxumo aad ka qaaday ciisa djibouti ku cayilay ee ku barwaaqobay ee ku noqday ccanka ayaad ka bukta waa taa waxaa kentay in aad tafirto dhulka ciise kuleyahay somaliya ee ciise ayaa kaga badan adiga waayo dhulka ciise waa ila bulaxaar ila boon ila lowyacado ee sxb ala bixiya dhulka iyo galada ee samir oo imaanso dhulkaga waxaa kaa reebay dadka ee dhulka kugu yareeyay waa calolxumada iyo gasga gaabuxa ee qudhiwaaga ah ee isdawee sxb waa waano
Waxaan ini waydiiyay idinku shimbirtii dhawaaqdaba maad u jawaabtiin. Horta yama oo yumbudhsada. Dhuga dhawaqa oo dhagaysta. Dhama oo dhuuxa sheekada oo ha dham’ina. Kadib afar eray oon ka soo noqod lahayn,dhuuxana ka soo maaxday u mariya.Waaba intaas waxoo dhami idinkoon is daalin, is dhaqaajin, isna dhalan rogin.
Carraale.
New snm waxaan leeyahay new falastiin ayaa so baxay…
Caliyoow, dhulku waa wada ciise, dhulna dhul caaro ma dheera…..!. Maxaad ilaa Kismaayo u sheegan waydeen, oo ad dhulka isugu soo yarayseen?
Ninkan waxan soo malmaluuqay malaha wax uu is leeyahay dad dhintay baad la hadlaysaa oo bari hore is dhiibay adeer haan habaarin inaad sheegato dhulkayga anoo nool waa habaar oo waa Darbisamaroon ciida hoos ka maray.
Markaan aduunka ka tago ee ilaahay ruuxda i dhaafiyo sheego oo dheh Ciisaa dega gobolka Awdal 60% Samaroona 40 % habaar hoostaa ma dhaafo qumay xun baad tahay oo ku taamaaya in aan dhamaano Adeer miyaanad ka war haynin in ay wali noolyihiin rag aan ka mid ahay….? Yaa u sheega in aan doonaayo in aan gacantayda ku dil Ismaciil Caloo oo maydkiisa isku sawiro si ay xasuus ahaan ugu hadho da’yarta dambe ee soo koraysa qarniyada soo socda e Samaroon in aan Museum u dhigo anoo isku sawiray maydka dhagar qabe Ismaciil calool oo ay daawadaan si ayaguna ugu quus gooyaan ninkasta oo damac ula yimaada oo gardaro ula yimaada.
Kama warqabo in maanta aanaan ogolayn wax aan ahayn Samaroon inuu kasoo dhawaado dhulkayga xataa inan la yaalnidii aan kuu ogolaa ee aan lahayn Ciise waa inan la yaal oo gabdho Samaroon ah ayaa dhalaye daaya maanta ma jirto waan ka noqonay madaama aad Fataalnimo wadaan ilaa maanta , Sxb jagaaftaada ka ururso dhulka waad ku dhalataye umaad dhalane way inii dhamaatay mar hadaad isku soo jeediseen dadkii idinka hurday oo aad shirar iyo Ugaas been been ah aad noola timaadeen dhulka Samaroon baa iska leh Mooridijeex ilaa xaduudka Silliga Djbouti hadaan ku arko nin ilka qorqoran dhinbiil dab ah ayaa u qoran iyo dhiigiisa oo daata mooyaane wax kale yaanu sugin nin kuu digay kuma dilin hadii aad is leedahay dhulka rag ma joogo waa been aad iska dhaacisay iyo hawaawi miqaan aad ku jirto.
Hiildan
Cali aawey kkkkkkkk xataa qoraalkiisii ma, arkayo, mise wixii Ciise wax soo qoraaba waa Cali hadduuna Sahal ahayn kkkkkkkkkk
Ciddii doonaysaaba ha iska haddasho lkn ninkii yidhaahada Ciisaan Lughaya iyo Saylac ka rarayaa waa riyo aanan socon doonin internetkana aan soo dhaafi doonin.
sidday wax u socdaan waxan moodaayey inay Ciise iyo Gadabuursi isku dan yihiin lkn taas reer abtigey way u muuqan wayday waana nasiib daro. Ninkay u daran tahayna hala arkee ninkastaaba ha isku tashado.
Lughaya dad aan diraa igala raagay sawiradaan sugayay,waxa ku aasan mid ka mida Ugaasyadii Samaroon,waa dhulka aadka u calaamadaysane hoos iman jiray boqortooyadii Samaroon,iyada iyo Cabdiqaadirba wiigan inaan soo dhigo sawiradaan rajaynayaa…..
Bulaxaar gudubkeediyo
Almis goodiyadeediyo
Gobabkii Hargaysaad
Galabuu isku maraaye
Ma galool ubaxlaa
Cali Bucul oo ka hadlayay dhulkuu faraskiisu maro cidna hor joogsan maaha wakhti dheer waa geeraarkiisii uu Sayidka ugu jawaabayay kuna amaanayay faraskiisii Gaylaan waa abaaraha 1910yadii,bal u fiirsada sida dhulku inoogu soo yaraaday mudadaas gaaban maxaana sababay?waa su,aalaha ina horyaal.
godan adiga waxa laga hadlaayo mahee always wax kale baad ka tadashaa topic laga hadlayo uun baa lagu ekaada huuno sheekada ha leexin ugaaskana hada lagama hadlaye dib inoogu dhig dhulkeeni iyo jiritankagi baa la isku haysta adna waxaan loo joogin bad ka hadashaa ,hadad qalad u aragtana raali bad ahaan aniga kaliya waxan rabaa in aad waxa markaa laga hadlaayo lagu ikaado fikirkaagana ka dhiibo like any body else that is all
Bal aan wada sugno shirka jaraa,id ee la sheegay in uu qaban doono Gu. xibiga Kulmiye oo dabcan oo ku soo haddal qaadi doono muranka bariga Lughaya.
waxa kaloo yaaba o shaqsiyan iga qarsoonayd Ciise Muuse oo iyaguna ku andacoonaya inay bariga Lughaya.
Ugu damabayn waxan sugnaaba shirka jaraa,id ee beesha Ciise ugu damabayn, maraky cid waliba haddasho, ku cabiro doonto darrenkeeda ku wajahan dhulkeeda lagu muransanayahay bariga ee Lughaya.
gudoon lacag badan iyo wakhti badan ayaa iga gala soo sawirida meelaha taariikhuhu ku aasan yihiin hadaan soo sawiro Ugaasyada ku aasan Lughaya murankaa halkaa ku dhamaanaya waxaana quusanaya dadka soo doolay ee damacu wado.Taariikh ururintaan wadaa waa gantaalada aan la dhaco shisheeyaha tusana in dhulkan dhiig loo soo daadshay cid walbana looga quus gooyay qarniyo ka hor hadaan lahaan lahayn dhowr dumaroo sidaan wax u urursho u ururiyana waan horu mari lahayn in lay hambalyeeyay ahayd waxaanse fahmay inaad dhalinyaro tahay taariikhduna kaa qaro wayn tahay la soco wax badan ayaad fahmiye.
gudoon adigaa ka dhacsan godan waxay sheegtay inuu gabaygani cadayn u yahay cida dhulka deganayd lakiin adiga ma cabsi ad ka qabto samaroonka ugaaska kasoo horjeedaa ku haysa mise adaaba kamida. waad arkaysaan siduu ciise ukaraamaynaayo ugaaskiisa reerkan se meesha laga haystaaba waa karaamada ay iska qaadayaan
hada ugaasku waa ugaaska samaroon cid an uga cabsoonaynaa ma jirto
sahaloow reer abtigaa cali beenaale markan runtiibuu muujinayaa walee idinkaa dhaqdhaqaajey oo iyaku dhawr qurba jooga uunbaa afka oo bilaa ficila ka odhanjiray dhulka anakaa leh laakiin ciise iyo isaaq duqaydoodii baa iyakoo dalkii dhexjooga kudhawaaqay midwaliba dhankiisa isagoo sigaara u sheeganaaya.inuu isagu dhulkan leeyahay taasina waxay cadaynaysaa
in qorshe habaysan la isla gaadhay. balse alaha sahlo nabadbaa caano macaanayde waase la diiday runtiina anigu calooshaan ka werwerayaa waxaanan ogahay inay jiraan rag anan waxaa dhegaysan karin wixii kayimaadana labadaa reer ee qayliyaa danbiga leh
Hiildan waa kadeedka dadka isku duqeeyaa,qoraalkan iyo Wabari Ali-ga uu sheegina waa isla Hiildan yare,ciisana ma joogo goor iyo goob fara ku dirir iyo googarad dumar hoos gal mar qudhan ku dhawaaqnay mawqif midaysan balanteenunaa waa innoo 28/11/2012 iyo gedabuursi oo golaha deganka ku yeelan doonin wax ka badan 2 ama 3 masuul oo cawryaa beel ah.
@sahal ma xasuusataa rugaayad aan u malayn in la odhan jiray;BEENAY WAA RUN oo raga iyo dumarku isku hirdiyeen?
waxaa ku jirtay qayb ay wada jir u jilaayeen Amina Abdillahi iyo Zahra Amed oo xaga dumarka ahaa iyo Abdulqaadir Jubba iyo Marxuu Mohamed mooge oo gees ahaa waxaa u dhaxeeyeey Sangub oo fataalnimo iyo isku dir matalaayeey in Mooge iyo Jubba way ku fahmeen fataalnimada Sangub wado markaasay ku tashadeen in ay kaaga gimblis siiiyaan sangub fataalnimada wuxuu ku darsaday fuleynimo markuu arkay in xaalkiisu yahay bariga dheex ayuu dib u gurasho iyo firxad bilaabay markastaay in mooge iyo Jubba soo qabta is yidhaahdinba waxuu odhanaayey :car halaka kaalayaa car halkaa kaalayaa hadday ugu taganaa wuxuu intuu sii firxo sii lahaa :car halkaa kaalayaa car halkaa kaalaayaa kkkkkkkkkk markay ku daba daaleen waxay ina Mooge iyo Jubba go,aan ku gaadheen in ay iska dhaafaan fulaha oo ay Amina iyo Zahra iska shookaansadaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
maanta waxaa na haystaa mid rugaayadda la mid ah reer abtiga Hadaan saylac ugu tagno waxay leeyihiin car Lughaya noogu yimaada hadaan Lughaya ugu tagnaana waxay odhan doonaan car Baki noogu yimaadda markaan Baki joognana waxay odhan doonaan car Boraama noo yimadda YOOMALQIYAAMIHIINA dhici doonaa ciisoow kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk markan yaan waxba ku daalin ee shookaansiga Aisha Luul iyo Godan dhex yar nooga biloow waxba hanoo habar habaraysanee.
war waxan waxan u idhi ali durgiyow a dadka jabuti ad a so gurtaa ku noqon dad sow anigaa helnay 10 ursi uu abahay kuuu jiro mr cige cali xuseen kkkkkkkkkkkkkkkkk ya qosol u bahan away dadkii dafana bulaxar ila lowya cado kkkkkkkkkkkk isla xishoo ninyahow
Durkiye ma shukaansaan ka gaadhaa sowtan aad dhulkii xidhnaaye suntanaa aad faraha la soo gashay sawiro badan ayaan soo wadaa kana sokayn maysaan meel aan ogahay waana iga run,mida kale ruwaayadii shalay aan ka daawanay Hiildan waad ka maqnayd ayaan filayaa sowta meeshu isku dhalaashay lana isticmaalay kalmadii caruurta kkkkkkkkk.
Godanay
ha deg-degin waxaa tihiin dumar aad iyo aad u nasiib badan marba hadaad tihiin gayanka wiilasha ciise ee labaataan halkay ku joogan kun nin laabta u dhigi.
Balaayase waxay ka joogtaa ragi sac iyo wayl is dhalay dhoowr ku maali jiray ee beer xannuunka nigu riday
Durgiye,miyaad diidaysaa inuu qoraalkaas wiil ciise soo diray?. dhawr jeerbaan damcay inaan iska dhaafo oo an soo gelin, maadaama qofku magaciisa qariyay. Hadana waxan is idhi koley waa cali durgiye oo isaga magaciisa qariyee bal ka neefi. Haddii uu adiga ahayna koleyba waa mid reerkiina ah.
Durkiye maxaad Gadabursi baratay waxan ka helaa sidaad isugu kaaya dhufato wiilashu ma wada xumee shalayse waan yaabay,iyo maalintii dhawayde yadna Aisha sida xun loola hadlay,imika waan la qabsadoo raga halkan soo gala wax walba ka filo.
Goday,
waalaahay ila shlay qosalkiiba iga dhammaaday dadkan waxay la xiiqayaan aaniga waa ii qosal iyo ciyar-ciyar gedabuursina hadaan meeshan uga wada baxno waan ogayhay waxay ku soo bixi doonaan laakiin naga faaiddaysta oo qaata khaladkiina ellleen idinka wax ka yar hal saac ku dhigay hubkiiniyee(1991)
Hiildan aanu waxba ma qoro mana rabo in aan fara ku dhiigle noqdo waadse ku mahadsan tahay cayddi hooyadday oo qarnigii 20 tanaad dhimaday loo geystay eed masaxday.
Ali durkiyaw raga lama caraadiyo oo dumarka looma dhaafo waxad wadaana waa wixii rag isku dili jiray waraabuhuba marbuu dagaalamaa waa marka lagahadhi waayo ee godka loogu galo taa waxa ka dhigan gadabursi maanta waxan taaganahay godki ugu danbeyay malin dhawaydna waxad ka cabanaysa gadabursi baa dulmi wada hadana waadigaa cadeeyay inaad adigu eryanayso ood kolba meel ka qabsanayso ee taa ku adkayso
Cali Durgiye adaa mudan balse waa waajib i saaran inaan hortayda magaca Hooyo iyo Aabo an marnaba lagu caayin.
Midbaanse jeclaan lahaa in la ila dareemo oo la wada ogaado, akhristayaashuna ka doodaan. Taasina waxay tahay, muxuu yahay farqiga u dhaxeeya qofka magaciisa qariyay, iyo qofka magaciisa la ogyahay?.
Tusaale, haddii qof magaciisaba an la aqoon halkan isaga iyo waalidkiisa iyo qolada uu sheeganayo lagu caayo. Qofkaasi isaga ah ma qabanaysaa caydu?, ma yahay qof jira?
Haddiise qof magaciisa oo saddexan halkan lagu hayo, loo geysto af-lagaado qaawan, taasi maka duwan tahay qofka an la garanayn magaciisa?.
Golaha guurtida HiilDan ayaan arrintaas u dhaafayaa inay soo faaqidaan, oo go’aan kasoo gaadhaan…
Colhaye,
Hortaa adigaa ma ciisaha ku dhalay? illeen gedabuursi-gedabuursi dhalay sidaan umma hadlaanee!!!!!!!
calaa kuli xaal maanta ciise wax dulmi ku hayo waxaa jira waa gedabuursi waxaa lugta noo hayina waa dawladda Djibouti iyo nuucyaada ay dhaleen ee sida sahal oo kala u hadlaa.
Hiildan,
Hortaa aanu meeshan qofna kama aqaan xitaa adigaa kuma aqaan runti bes waxaan is fahanay uun sida loo wada kaftamo,wali waan xasuusta marki u horeeysay een is qardoofno iyo sababtii aan isku qardoofnay oo waxaa paas noo laagay nin soo qaadan jiray Warfa oo dhib badnaa,wuxuu igu yidhi gedabuursiga Djibouti ma soo tarxiile kartin hadaad tihiin Ciisaha Djibouti,anaa waxaan ugu jawaabay gedabuursiga Djibouti waa dad muwaadinin ah lamana tarxiile karo hadiise ay ka badbadshaan meesha yar ee q5 ee ay sida jiirka dhulka hoostiisa uga soo baxbaxaan iyagay dhib ku tahay kkkkkkkk halkaasaad igu qaniintay Hiildanoow ila maantana waad iga laadlaadda.
masuuliyadda aad meeshan ka haysoo iyo sidaad u marayso waad ku amaanaan tahay hana isku mashquulin in aad dadka wada barato wixii axlaq iyo anshxumo wada uun naga ilaali.
Hiildan,
Waa hubaa inaad maqashay warqardaha la yidhaahdo, “The Federalist Papers”. Federalist papers waxay ka koobnayeen 84 warqadood oo dad isticmaalayey ” Pseudonym” ama magac lala baxay sida ” Timacade” oo kale ay direen jariidada New York Packet ( the New York Times of today). Markaa maxay ahaayeen warqadahani, yaa qoray, maxayse uga jeedeeen.
1. Warqadahani waxa weeyi basiska constitutionka maraykanka maanta.
2.Warqadahani waxa qoray seddex nin oo kala ahaa, Alexandar Hamilton, James Madison, iyo John Jay.
3. Seddexdan nin waa seddexda nin ee ugu muhiimsan, uguna taarriik weyn marayka, ilay constitutionka dhan ee maraykankaba iyagaa qoraye.
Markaa saxiib constitutionka maraykanku ku shaqeeyaa waxuu ku dhisanyahay warqado ay qoreen, niman anonymous ah, oo la mid ah kuwa hadda warqadaha kusoo qora oo kale.
Seddeda nin, dee James Madison madaweyne ayuuba noqday markii dambe, lakiin qaar badan oo halkan wax kusoo qora oo aan anigu ka mid ahay oo ka cilmi badan ayaa jira. Markaa saxiib waxyaabaha ay dadku kusoo diraan iyaga oo anonymous ahi waxay la qiimo yihiim ama ka qiimo badanyihiin kuwa warqadaha lagusoo diro ee dadku magacooda saxa ah ku xardho.
Markii ay nimankani warqadahan dirayeen, waxay ujeedadoodu ahayd inay dadka wacyigaliyaan oo ay fahansiyaan importance of federalism si cilmiyaysan. Wayna ku guulaysteen sidaan wada arkayno.
Timacade
Ali Durkiye
kkkkkkkkkkkkkkk Sahal iyo reer abtigii meel ay ku kala hadhayaan ma,jiraan, xaalkayagu waa kala lulasho de adna Sahal meel aa kaga tagtaa kuuma taalo kkkkkkkkk
Midbaan fahmi laayahay ilaa iminka maxay Gadabuursi Ciise ku haystaan markay noqoto arintan bariga Lughaya? Bal aan eegno inaad gadabuursi igu dhaanto kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
aniga waad iga wareegtee, waraabe aw
wanagii wuu dhamaadee, waraabe aw
ayaadse weheshen doontaan, waraabe…
Ciise dhul au kuleeyahay Awdal anu maan arag mana maqal ee waa arin cusub iskaba daa 60% aad sheegaty kkkkkk
waxaad moodaa dadka qaarkood in ay dhulka ku iibsadaan HADAL iyo JOORNAAL yar oo internetka laga qoro!!
si kasta ha ahaatee Ciise dhul au ku leeyahay Awdal ama Somaliland ma jiro.
dhul au xitaa dago oo majority ku yahayna majiro.. Lughaye iyo Bulxaar na maba soo gaadho ee tiro yar oo aad u kooban ayay ku joogaan Lawyacado taasi oo iaduna ka mid ah dhulka balaadhan ee ilaahay Beel weynta SAMAROON sii ba ah MaxamedCasse siiyay taariikhdauna wey xustaa ee dib uraaca.
Saylac, Lughaye, Lawyacado, Xariiraad iyo dhamaan waqooyiga iyo galbeedka Awdal waxay u kala xidhantahay ilmaadeeraday MaxamedCasse hadaanu Reer Nuur nahay.
Dhulka waa la wada dagaa laakiin lama wada laho.. Hadaanu Gadabuursi nahay kama tanaasulayno hal inch dhulka SAMAROON ee balaadhan ee Awdal, Waqooyi Galbeed, Djibouti, Harrow iyo Shiiniile aan ku leenahay. ninka soo xad gudbana isagaa ka sheekayn. dulqaad iyo cafis iyo abtaa laisku yahay way dhamaatay.
Cali Siciid,
sheegada ciise ma leh dhul soowtaan moodaayey in aan ku wada hadli jirnay sannadkii 2006-dii kkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Hadaaad run sheegayso oo aad dhulka leedahay waxaa ceeb kuugu filan in dhulkaaagi ciise kugu xukumo magacda aad soo taxday kuma jirto hal tuulo oo nin gedabuursi ahi xil iyo maansab ka hayo marka laga reebo tuulada Bonn iyo Garbo dadar oo wax damaci ahi nagaga jirin in ay yihiin degaan samaroon.
Marka Ali Siciidoow ama dhulkiina soo rida hadday run niga tahay oo isku xishooda oo dumarkan samaroon ee heesa ciiloon ku waashay dayaa uurxumadda.
ededaa u sheeg ku heesta kuwii shaly lagu dilay yaase dilay…
Ali Durkiyoow
Ayaa ku yidhi waa maalintii 2 aad ee aan kaa maqlo Garbo dadar waa dhul Gadabuursi bal mùaalin booqo Garbo Dadar waxa dareemi meel uu Ciise kaga xoogan yahay way yartahay dabcan Abray wuu degaa meesdha oo sidfa reer abtigay dad nool oo dhulka jooga qarin maayo.
Garbo dadar waa laba qaybood oo aad moodo in uu xariiq cagaarani u dhaxeeyo. Gudoomiyaha oo Gadabuursi ahi amar kama bixin karo dhinaca Ciisaha; waa inuu amarku soo maraa gudoomiye ku x/geenka oo Ciise ah. kolay dhacda anoo safar ah aan meesha ku arkay waan yaabay . Niman Ciise ah oo magaaladaa degan cid ka kibir badan ma, arkin adna waa tuulo Gadabuursi ayaad meelahan ku xarxariiqdaa dee aniga warkaa iyo mid la, mid ah oo Gadabuursi u xaglinaya hadduu iga imanlahaa abti-kalkaal ayaa loo qaadan lhaa ee Durkiyana ma, xaga habaryarahay ayaa loo hayaa mise kkkkkkkkkkkkkk
sahal,
waxaa la yidhi abti meel xun laga raac waad yara hidda socotaa ee alloow sahal amuuraha aaar waalikaa ka soo hadh bala kuma raacdee kkkkkkkkkk hortaa aanu garan maayo midka ku badan ciise iyo gedabuursi tuulada yar laakiin waxaan waraystay nin mamasaan ah oo aan meel wada deganaan jiray waa hora ninka siduu ii sheegay uunbaan warka u qaataay ,ninka waxaa dhalay mahadcase runti aadna wuu jecela reer abtigi oo ciisaha ayuu igaa waraysan jiray siday u kala bax baxaan laakiin hadaad gedabuursi waydiisoo waxaad moodi lahayn in u quraan akhrin sida u uu kala yaqaanay awgeed ninkaas wuxuu ii sheegi jiray in ay Garbo dadar tahay dhul iyo degaan samaroon ciisana la degan yahay waxaanan u malayn waa meesha ay ka keeneen ciise waa inan la yaal, hadaadse ii leedahay waa dhul ciise maxaaban ku diidi kolkii horabaa waxaa la ii hayay xaga iyo tuulada yar ee Qulujeed oo ah sidaa aad ku sheegi Garbo dadar oo kale.
Cali Durkiyoow
Siddaan halkan marar badan ku qoray waxa jira dhul la, wado dego oo Ciise iyo Gadabuursi wada degaan iyo gooni gooni loo kala dego dee kolay reer abtigay hore iyo dib midna u socon maayaan oo arintan iyo xaqiiqda in iska indha tiraysa iyo run ahaantii war uun maqlay oo Harawo iyo Boorama ka yimid dadkana Gadabuursi uun wada mooda ayaa meeshan ku badan. Golahan kuma jiro hal nin oo Gadabuursi ah oo xeeb ka yimid oo dhulkaas wax ka yaqaana. haddaan laga tagin waxa ugu dhow waa sxb kaa Hiildan iyo Aisha sidaan dareemaayo dee iyaguna maxay xeeb ka sheegi karaan ileen baabuurkii Djibouti geeyay uunbaa la sii dhe marayee.
Ciise intaan degaan aqoon u leeyahay meel uu cid la degaa oo waa ina layaal la, odhan karaa ma jirto.
Sahaloow,
reer abtiga mararka qaarkood waa in laga naxa oo si dadban wax loogu sheeego lana soo dhaweeyo si arrintaa loo gaadho bal mawqifka midaysan ee reer ciise qodoba ugu door roon han soo gudbiyee adna reer abtiga wax la fahmi karo ka soo xere.
ciise wuxuu ku midaysan yahay arrimahan hoos ku qoran:
-1 midnimadda ummadda soomaaliyeed min saylac ila raaskambooni.
-2 calanki buuluuga ahaa oo aan marnaba mid kale oo soomaaliyeed la barbardhigi karayn.
-3 in ay jirin wax la yidhaahdo somaliland hadda iyo goor dhoow intaba.
-4 in ay soomaaliya ka kooban tahay 18-kii gobol ee dawladdi ugu dambaysay ee soomaaliyeed aqoonsanayd.
-5 in raysal wasaaraha somalia ee la sugi laga soo doorto gobolada waqooyi gaar ahaa ina samatar.
6-in saamiga iyo xaqooqda gobolka awdal si wada jir ah ciise iyo gedabuursi uga soo dhacshan dawladda dhexee ee soomaaliyeed.
-7 in is xagxagashada dhexdeena aan si daacadninmo ku jirto geed hooti ugu dhamaysano iyo wixii kale la mid ah.
bal hadabaa sahaloow mawqifka reer abtiga noo sheeg marka aad iska dhaaftid ciisahad xasuuqi jirtay.
calidugkiye waxa inigu hagaajiyay cali siciid awdalstate mar haduu ilaa jabuuti maraayo barina waxa iman mid ilaa calisibiixgaadha hadeed waa sidaad nabarteene xaalku waa ku qabso ku qadi mayside maantana waxaad wadiinba waxaad tidhaandeen boon iyo quljeedbaa ciise laga helaakkkkkkkkkkkkk ala iyaa ila qosla boon waxaa la ii sheegay inuu waayadii hore deganaa labo odayoo midna cali guran ahaa midna reer kuul alaha u naxariistee waxayna qabeen hablaha reerboon hada caruurtoodii way waawaynaadeen uduunkayna kala galeen quljeedna islaan reer duduba baa caruur kula soo qaxday kuwiina nin hargeysa xildhibaan ka ah baan arkay.
Xariirad haaa wuujiray ciise nala deganaa laakiin beryihii danbe waxaa la arkay ciisihii oo hooshoos usoodegaaya halka gadabuursigiina boorama usiiguurayeen.
hada waa la isfahmay tan muumulka eed sheegaysaana waxay ku timid uun damac la aanta reer tolkay.islaanbaa laga sheegay”nin saluugamay iyo nin sad wayn cunayba suubanoow amaroow lagu kala socoy” waayo madhacayso mardanbe sida xaalku yahay oo ah inaad meelwalba maamulka u badataan kuna faantaan idinkoo isku cadaynaaya inaad awood iyo badi iyo lahaasho aad dhuka wada leedihiin ku hesheen gadabuursina waxba ka ahayn meelaha idinku ku badan tihiin sida jabuuti oo kale.
odayaasha ciise ee yidhi gobolka selel ciise mooye cidkale iskamasoo sharixi karto iyo kuwa isaaq ee yidhi dhulkaba anaga iyo ciisaaleh noogama darin waxaynoo ahayd(wake up call) minalaahi uga yimid reerkan daacada ah ee samaroon waxaanan iska waraysanaynaa kaldanbe xiliyadaa hadii ilaahay yidhaahdo wixii isbedala.
waan ogahay inaad tihiin labo dawladood jabuuti iyo hargaysa anakuna waxaan nahay reerkii yidhi colka wadhaf malagu dayoo waxaa haysanaa hub dabiiciya oona badrool iyo biyo u baahnayn.
runtii anu colaaad ma jeclayn laakiin waxaan arkay inigoo ku faanaaya dulmiga aad ka galaysaan dadkan labada horor ku dhexnool.
cali inta qodobeed qortay waa inta samaroon rabo sirtana iyakaad kaxaday waanad ku beer laxawsanaysaa ee kaa dhab maaha waxad ku dari lahayd uun in reer walba deegaaankiisa amaan loo siiyo inkastoy too late tahay oo hada anaka dhegahayaga waxaa na weligii ka baxayn go aankii odayadiina reer bini axmed gaadheen
Ali Durkiyoow
Caawa laga bilaabo dhulka Gadabuursibaa wada leh ileen calaacalka gabadh Samaroon u adkaysan kari maayee.
Aisha waxan leeyahay bal ila dhagayso odayada kale oo u muuqda inay Ciise Muuse yihiin Ciise/Gadabuursi iyo iyaga oo Ciise Muuse ah maahee cid kalen aaan xeebta waqooyiga Hargeysa wax uga ogalayn gaar ahaan si cad uga fogaynaaya inay S/Muuse xeeb sheegtaan kkkkkkkkk bal ana markaad dhagaysatid ka faaloo cajaladdan iyo warka ay xambaarsan tahay. Midna Aisha iniga uubaa khalad u fahmee Ciise reer Lughayaad baan nahay ayay taagan yihiine waa maxay waxa aad ka dhex arkaysaan mise talada Lughaya ayay inigu qabsanyaan ee Ha kala yaraadaan oo badh Hargaysa ha raacaa ayaa loo qaadan karaa dareenka Gadabuursiga.
http://hadhwanaag.com/detail.aspx?id=77621
sahaloow,
cajaladda markan dhageystay wax badan ayaa ii soo baxay ,hortaa aanu nimanka idoor runti aad uma kala aqaan shalay sacad Muuse ayaa laga hadlayay anaa sacad Muuse ciisa ah uunban aqaanay ee kan Issaq meel ay degan aad uma aqoon waxaanse maqli jiray in u xeebta dego ciise Muuse waana kuwaa maanta hadlayaa si fican bayna u hadleen waxaa kalo meesha ka muuqdaa in ay Issaqa dhexdooduba is maandhaafsan yihiin oo ay kala hadlaayaan.
marka sahaloow reerkii ciise waxaa meeshan ku cad in ay yihiin lafdhabartaa oo aan la,aantood Issaq iyo Gedabuursi far dhaqaajin karayn dadkii halka afka ku taagi jiray ciise iyo Issaq xuduud ma wadaagan waxaa usoo hoyatay ceeb weyn iyo in ay waxay ka hadlaayeen waxba ka ogayn.
geesta kale sahaloow reer abtiga damaca xun waxay ku darsateen aqli xumo gaamurtay sababto ah waxay ahayd in ay Issaq ka faaiddaystaan kala qaybsanaantooda oo ay si gaar u abtaaraan reerkii sacad Muuse ee may ahayn in ay Issaq oo dhan la wada colooban
sahal ciisaha lughaya sheeganaaya maba la isla gaadhine waxa ka horeeyey kuwii yidhi la iskama soo sharixi karo gobalka selel ilaa ciise mooyaane
waa run in isaaqu kala qatbsanyahay lagana faa iidaysan karo lakiin midbay ka siman yihiin waa qadiyada somaliland nimada oyna cidkaleba wax u ogolayn waxayna ku odhanayaan kaadi baan usoocabnay.
odayadani war koogu waxaweeyaan dabkii xoogbuu u ololayaaye inyaroo biyo ah ankushuno
cali salaadiintayadii hadashay waxay u jawaabeen reerkii hadlay ee sacad muuse sheeganaayey halkeed ku maqashay iyakoo cidkale ku daray
Aisha luul,
aanu waxaan ka hadlayaa dadkeena meeshan ku dooda waxaad si siman u wada caydeen magaca guud ee Issaq manaa ahayn in aad sidaa yeeshaan waanad u faaiddeyseen iyagoo kala qaybsan.
Ciise hadday yidhahdaan nin aan ciise ahayn iskama soo sharixi karo way ku saxsan yihiin waayo waxay jawaab u tahay hadalkiina ah ciise waa inan la yaal aan degan awdal ku lahayn laakiin maalintaad sidaa dadka nila siman u hadashaan waxaa la idin la dhaqmi doona sidaa u dhaqantiin.
Timacadde,
Aad baad ugu mahadsantahay macluumaadka ad nagu soo kordhisay ee la xidhiida is qariyayaasha.
Hadaba aniguna Rules baan u hayaa qofka intuu magaciisa soo qariyo hadna daaha kasoo daba caaya qof uu magaciisa iyo muuqiisaba garanayo. Iyo qofka is muujiyaba. Qodobadaas waxa ka mid ah:
(1). Qofna magaciisa ma qarin karo, hadii uu is qariyana qofkaasi xaq uma laha inuu qof la garnayo halkan ku caayo. Hadii uu talaabadaasi ku kaco, waxa xaq mudan qofka la garanayo, oo mar walba la ixtiraami doonaa, qofka an la garanayna waa la ganaaxi doonaa, waana la garaaci doonaa..!.
(2). Qofka magaciisa qariya kaliya waxa u furan inuu halkan dood hufan ka jeedsado, oo haba yaraatee an af-lagaado lahayn. Haddii uu af-lagaado ku kaco wuxu mutaysan yahay ganaax iyo xabsi intaba.
(3). Qofka magaciisa iyo muuqiisaba la hayo, ee halkan soo gala waxa saaran masuuliyad inuu wixii kasta ee uu soo qoro uu isagu ka yahay masuul. Qofkaasi hadal wanaagsan iyo hadal xunba isagaa dusha loo saari karaa. Loomana eersan karo maamulka HiilDan.
(4). Laba ama saddex iyo intii ka badan ee qof oo is garanaya oo mid walba magaciisa iyo muuqiisa la hayo, iyagaa ka masuul ah wixii dhex mara, ee ay is weydaarsadaan. Haddiise ay soo kala cawdaan, maxkamada HiilDan ayaa kala saari doonta
(5). Dadka magacdooda iyo muuqoodaba qariyay haddii ay iyagu dhexdooda isu jawaabaan xumaan iyo samaanba, midkoodna loo raaci maayo masuuliyad. Balse wixii gef ah, waxa masuul ka noqon doona maamulka HiilDan, oo waajib ka saaran yahay inuu tirtiro ama joojiyo wixii an loo baahnayn.
Wixii kale ee axsaabtu kusoo daryaan waa u furan tahay.
Aisha iyo Durgiye idinkana doodu ha idiin macaanaato, dhufays baad ku wada jirtiine….!
Ali Durkiye
S/Muuse sacad Muuse ku qaladku marar badan buu dhacaa dee lkn waxaa anagaa inii kala turjumayna siddaasaana lagama maarmaan u nahay ee la soco kkkkkkkkkkkkkk
S/ Muuse wixi Isaaq magac iyo lacag lagu xanto ee Djibouti joogaa waa iyaga. Nin kuluc la yidhaahdo oo maalin dhawayd lahaa 80% ayay canshuurta Somaliland bixiyaan dee waxbaa ka jira, intaa waxa sii dheer IOG oo gacal la ah.
Ragu rag la dhayalsan karo maaha, iyadoo siddaasi jirto ayay dhowr sano ka hor 50 baabuur iyo 200 oo nin Hargeysa iskaga soo raaceen. Ujjeedadooduna waxay ahayd inay beertaan doox ku agyaal ceelahelay lkn Ciise geelu u daaqo. S/ Muuse waxay is tuseen inay Ciise iyo geeliisa af ku rari karaan si ay dooxaas u beertaan. Waxay yidhaahdeen iyagoo Ciise geel la jooga iyo mid tuula jooga oo wax aqoon ah isku dhaamin la hadlayaa “waar Ciisoow dib nooga guura oo 30 km dooxa dib uga gurta dhulka ragii lahaa ayaa beeranayee…. ”
Oday Ciise baadiye uunbaa kacay oo ku yidhi adeer dhulkan
Caliyoow waa suite kii oo waxbaa ka khaldan clavier gaygan oo wuu boodboodayaa.
Oday Ciise baadiye uunbaa ragii ku yidhi Isaaqoow dhulkan cidna martu uguma nihin waa dhulkayagii ee haddaad darisnimo oyo nabad ka dharagteen dee wakhti aan isa siini nin wixii dhinaca kale ka jira dad iyo duunyo ha soo urursado dabadeedna waa wuxuu Alle ina kalo bado.
Odaygu wuxuu sii raaciyey Isaaqoow xagan iyo Hargeysa wixxi dad iyo duunyo Ciise ka yaal ayaan soo raran ee adna sida ugu dhakhso badan xagaa iyo Djibouti iyo Saylac wixii kaa jira ila dhaaf halkani waxay noqon doontaa xadka Ciise iyo Isaaq kala qaybiya iyo furin dagaal.
Ragii S/ Muuse intooy kaceen uunbay yidhaahdeen ” aar Djibouti iyo Hargeysa iyo colaada intaas leeg maxaa keenay kkkkkkk ooy iska dhaqaaqeen
Aisha dee inabti adiga dafiraadu kugguma badnee aqoon aanad xebta u lahayn ayaa ku haysa. Lughaya hadday doorasho caadil ahi ka dhacdo siddaan rajaynaynana goobahii xidhnaana la furo deee Ciise aqlabiyad buuxda ayuu ku soo baxayaa ee maalintaana maxaad odhan doontaan?
sahaloow,
raga sacad Muuse aaniga habar awal wax dhaafsan la ima barin waxaad soo qortayna waa arrin laga filan karo damaca soomaalidayna ka mid tahay.
Dhulkan aad ka sheegayn wali ma tagin nin aan saxiibo nahay ayaa sannadkii 2008-dii soctaal ku soo maray maba moodayn in tiro ciisa ah oo intaa leeg ay wali sii dagan yihiin laakiin wax yaabuhii ii sheegay waxaa ku jirtay in ciisaha dhulka degay ay wada ahayn oo qudha reerka mamasaan laakiin ay jiraan reero kale oo ay ka mid yihiin Odaxgob reer Galaan iyo sacad muuse reer yaruun ayna ka tiro badan yihiin Issaqa iyo afarta mahadcase ee na werershay.
hadabaa waxaa iga suaal ah Ciisaha halka degan ma waxay ku xidhan yihiin maamul ahaan gobolka saaxil mise awdal?
magaalo tee ugu dhoow Bula-xaar iyo Lughaya?
Golaha deganka ee Lughaya waxaan ku ogaa in golaha deganka ay kala ahaayeen 7 xubnood oo reer abtiga ahaa iyo 6 ciise ahaa halka Issaqna ku lahaa 2 xubnood maxaad ka og tahay oo maanta iska badalay?
caliyoow cid lala heshiinkaro oo wax lala qaybsankaro oo maganta bixisa oo martida soorta oo reer abti jecel gadabuursaa jira adna waad ogtehay hadaanad indhaha iska qaadayn
tusaale beribaa waxaa isku faanay labo odayoo adeeradaya mid wuxuu ahaa reer dudub midna reer axamed jibriilyoonis labaduba waxay iskugu faaneen anaa kaa abti fiican iyo anaa kaa abti fiican kareer dudub waxaa dhalay xasansacad gadabuursi maxaad muuse
ka reer dudubana reer kuul ciise odaxgob waxaa lakala odhan jiray alaha u naxariistee jaamac iyo cabdilaahi reer cadulqaadir iyo reer xariiradba way ahaayeen laakiin baayac mushtari wareegana way ahaayeen markii faankii meelxun gaadhay baa sharad lagalay waxaana layidhi si an u kala baxno nin waliba reer abtigii ha utego oo xoolo hasoo waydiisto waayahay waa lagu heshiiyey. cadilaahi wuxuu ugu tegay adtiyaashii meel galbeedka ka xigta xariirad oo baadiye ah waa reer kuulkiiye wuxu ku yidhi xoolaansoodoontay abtiyaal xoogaa shaqadiibaa iga xumaatay waxa lagu yidhi abti sanadkan xooluhu way naga xunyihiine mar kale noo kaalay. ceebwaynaa wuxuu sameeyuu garan waayey markaasuu xagaa iyo biyo kulul ukacay wuxu soo iibsaday qaalin geela wuxuu mariyey xagaa iyo awbuube isgoo iska dhigaaya ningeelbadan wata deetana gabay buu usoodiray ninbuuna ugusoodhiibay
wuxu ku yidhi sidan
inaan maycas geelsoo eryoon mariyey owbuube
kuwii muranka loo diiqay iyo murug iyaa usheega/waa naanaysta jaamac.
jaamac reer abtigii waxay lahaayeen dooni saylac iman jirtay
hadaba jaamac intuuna talaabo qaadin wuxuu waraystay ninkii fariinta u keenay intuu qaad u qaaday buu yidhi waar runta iisheegoo ninku geel intee leeg buu waday,ninkiina runtuu usheegoo wuxuu yidhi waar waxba lamasoo siine nirigyar buu soo iibsaday.
jaamac wuu farxay reer abtigiina waxba mawaydiine cabdilaahi buu fariin udiray wuxuuna ku yidhi,
adoo laba jir geel soo eryoo waliba laaluushay ninka dooni luul iyo cambara looga loo siiyey aabihii lo doon baa uda ba ay inuu rag liicshaaye laantii ismaaciil ku sudhay waad ka lulataa.wuxu kawadaa yacna aabahaa meel adag kama guursan
adeerkay cabdilaahi alaha u naxariistee wuxu isku dayaayey inuu reer abtigii amaan siiyo waana ta ku kaliftay isagoo taanjira inuu sidaa yeelo sharadkiina fuliyo
hadaba caliyoow anagu sidaasaan daacad unahay una abti jecelahay.
sheekadani waa run waxaana iiga sheekeeyey alaha u naxariistee aabahay oo ahaa qolada sharadka markhaatiga ka ahaa waxaanan rajeynayaa inayna cidi igu xanaaqin
faataadug baan u aqaanaa warka odayadu wadaan eed isku maaweelinaysaan. warkuna waa inoo bishaa bisheeda saaxiib hadaan gaadhno alaha ina gaadhseeyee idinkaa arki isbedalka dhaca
hiildan ha werwerin huuno khaasatan aniga dhankayga cidna macaayaayo
sheekadasare hadaan yara fasilo gabayga cabdilaahi wuxu usoodiray saaxiibkii jaamac ee maaha reer abtigii
Hiildan,
Aad bay fair u yihiin rules ka aad tirisay waanan ku qanacsanahay.
sorry waxaan ujeeday kareer axamed waxaa dhalay reer kuul
Ali Durkiye
Aniga qudhadaydu dhawaan oon dhulka soo boqday ka hor waxan run mooday haddaladii reer abtigay ee xeradan Hiildan ee ahaa Ciise waa inan la yaal oo waxan is idhi waakuwan Ciise talada Somalilandna ka muuqane reerihii ma reer magaal ayay ada noqdeen oo dhulkii way soo faaruiyeen. Ka dib waxaan indhahayga ku soo arkay reerihii dhulka deganaa oo aad moodo inay aad uga bateen intii hore oo runta ahaantiina Ciise markaad qiyaasto degmada Lughaya aad iyo aad ayuu uga badan yahay reerkan reer abtigay ah ee Ciise dhulka ma dego ku riyoonaaya.
nomanka Ciise ee dhulkaas ku nooli maaha kuwo bahdilaad iyo cabsi ka muuqato ee waa kuwo kalsoonui iyo inay ay iyagu cidkasta ka xoogbadanyihiin aamsan. Dhibto waxa weeyi dadku waa dad tuulo joog ah oo aan cilmi lahayn iyo reer guura aan siyaasad iyo doorasho waxba kala socon oo u baahan in loo jaheeyo.
Lkn waxaa hubaal ah in la muquunin doono haddan Ciise weyne meeshan si gaar ah isho ugu qaban haday tahy qurbo iyo kuwa geeska Africa joogaba.
Golaha degaanka Lughaya waa 13 iyo xubnood oo Gadabuursi u badan oo ku shubtay ; S/ Muusana habyaraatee kuma jiraan golaha degaanka oo waa kuwa Cise iyo iyaguba melihii yaraa ee ay degmada Lugahay ka soo gaadhayeen doorashada ka xidhay ee waxaan rajaynyaa markan marka doorashada la furo inay wax is badilaan waa haddi ay jiraan dad hawl gal ka sameeya arintaasi inkastoona Ciise waxyabahan uuna u jab-jabnay oo ay iska wayn yihiin reer iyo howlahaa de Miyaad aragtay Ali Mouse Iyeh iyo Abdirahman Waberi oo urur TOL a yidhaahdo Samaynaaya sida Ilma Samatar iyo aqoonyahaynka Gadabuursi haddana dadbaa Ciise qabyaalad ku sheegi kkkkkkkkkkk
Adigu war fadhi ku diri dhaafsan miaanad isku dayaynba waa ku sidde bal 30 000 ooDoolar soo ururi kkkkkkkkkkkkkk kaftan.com
dhalinaay waxa soomaali ka dhaxeeya ee ay iska uursato gacal abti daris ood iyo wax lamida ciise qarnigii 20 buu aasay dadkii reer jabuuti habeenkii ay xornimada u ciyaarayeen ee fagaara layskugu baxay ee farxada iyo rayn lagu maqnaa ciise waxu u dadeeray aaskii qareen goynta. faataxada waxa lagu maray waxloo bixiyay xeer ciise oo calanka jabuuti hortii lamaqal maantana waa qawaanii nta iyo dastuurka dalku ku kala socdo guulla waa loo tirsasay
markii lagu guulaystay in boodha la galiyo abti kii ugu sokeeyay sida beeshii abrayn ee dagaan jabuuti lahayd dib u eeg ina guuleed waxa uu ka codsaday 1986kii mar uu sisaad bare yimid jabuuti in la baabi iyo lawyacado labada dhanba wayna dhacday waxa ka danbeeyay in labara kiciyo reer dameerjoog bariisle toqoshi dooxa selel maanta waxaa lagu haystaa garbo darar lughaya saylac ceel gaal. nimanka meesha abtiyoow kale maxaa tale seegtay
hiildanow fikirka samaroon si u ogaado ina geele batal waxu ku bixin jiray qiime adag oo dad badan baa hawlahan u xilsaaran soo ururintooda adigi waadigan barbaatii samaroon u uurdooxaye
qandaraaskan imisaad ku qaadatay?
sahaloow cali meeshan kuu ka harbay markaan sheekada kor ku qoran uga sheekeeyey waanan ugu talogaloo isagaa habeen hore yidhi caasha iyo godan baan shukaansanaynaa waxaa la arki jiray gabdho xoolo laga bixiyee xagee lagu arkay gabdho tolkoodna ladhacaayo oo xoolaaba ruune dhulkii ay cagaha ku hayeen kakaca laleeyahay hadana shukaansi lagu beerlaxawsado.
sheekada dusha xalay sifiican uma fasiline sharadku wuxuu ahaa labadan oday dhexmaray anaa kaa abtificanoo hadaan wax udoonto geelcascas baa la isoosiin iyo aniga doonta saylac joogtaaba la isoosiin. balka waran sahaloow adiku abtigaa gadabuursi sharaf uuna lahayn maad siin lahayd? ilama aha waayo odaygani markuu reer abtigii geelka waayey isagaa intuu geel soo iibsaday yidhi abtigay baa isoosiiyey laa kiin waa lagu ogaaday sidaasaanan ukala nasab sanahay.
Aisha
kkkkkkkkkkkkkkk Aisha ragay raganimadaa waan ku ogaa habaryarahay dee Cali ma, wuxuu moodayay in bilaash lagu helo Sahal habaryarihii kkkkkkk
Xagga abtiga kolay ninkii abtigii qiimayn waayaa dee waa nin raganimadiisu dhimantahay. Sahalna kolay hadduu ku yidhaa reer abtigay siddaas iyo siddaas ayaan ku ahay oo waan u fiicanahay kolay faan iyo istusnimo ayaad u qaadan lkn waa waajib isaaran. Waxanse kuu sheegayaa inaan proud ku ahay in uu Gadabuursi i dhalo, aaminsanahayna in aan ka abti fiicanahay Durkiye iyo iyo qaar kaloo badan.
Dhinaca nasab nimada haddaan anigu waxan aaminsanahay inay Ciise iypo Gadabuursiba ku jiraan qaar xun iyo kuwo gob ah sidda dadka aduunka ku nool oo dhan laga nooc kasta.
Anigu meelna ku odhan, meel ciise ku yidhi cagaha Gadabuursi dhulka ha qaadana anigu ma, arag lkn waxan adiga iyo aniguba wada ognahay in Gadabuursi, caga dhulka qaadis waa ciyaare, reer abtigii Ciise kula wiilashuu abtiga u ahaa leeyahay ma, jirtinba, iima muuqatiin, ina l ayalbaad tihiin, xataa maqaalada qaar waxa la gaadhsiiyey in dumarka Ciise ee Gadabuursi dhala doonyo lagu keeni jirey xeebta kkkkkkkkkkkkkk Aisha nasabnimada Gadabuursi, kolay aniga waa ii nasab ee, halkay ka muuqataa?
Runta aan isku sheegno Ciise 20 mareegood uma furan in uu Gadabuursi caayo ama dhulka ka fogeeyo, cidda siddaas ku kacdayna dee waad ogtahay.
Aisha waxad u muuqataa qof dulmiga neceb lkn aaminsan wara badan xaqiiqda ka fog oo la yidhi min lowyacade ilaa Bulaxaar waa dhul gadabuursi oo Ciise shaqo kuma laha ee bal mar ay noqotaba waagaad Afrika tagtid dhulkaas soo mar dadka reer baadiya iyo tuulooyinkana wareyso dabadeedna waxan sugi doonaa dareenka kaa soo baxa.
Intii ka horeysan “Gadabuursi waa la dulmayaa” iska xajiso
Aisha luul,
hiiiiiiiiiiiiiiiiii waar gabadhu aqli badna waleee horaan uu sheegay tani yare ee hadhuudhka midxinka ku tumi jirtay markay kuwi gedabuursi ee ilkaha lafo geel lahaa u yaabtay miyaay mawduuciba gees kale u badashay kkkkkkkkkkkkkkk Aisha car arrintaaba han kuugu diidu in u abti yahay wax lagu faano la iskuna qareexadeeyo dhulkeena oo ay dhalintu ku faanan u fiirso Sahal iyo Tollman siday timaha ugu foodhimeeyaan abtiyaashood.
Aisha reer Xariirad waan ku ogaa in ay yihiin dad gob ah waxaan jaar ku ahayn reer reer Kuul qasana ah oo origine Xarrirad ka yimid waagi ay socdeen dagaalada sokeeyeey sannadkii 1988-kii ayaan goob joog u ahaa odey reer Dudub ah oo deganka Xariirad ka soo safray una yimid wiilashi iyo gabdhi uu u abtiga u ahaa wiilashi reer Kuul oo 4 nin ahaa iyo 2 gadhood waxay ku heshiiyeen in ay abtigood marku maalmo yara nasto safar salaamadeeyaan maalinti ay balantuu ahayd ayaay iskugu yimaadeen xaafad uu deganaa ninkii ugu wayna markay isku yimaadeen waxaa iman waayay mid ka mid ah ragi reer kuul ee wada dhashay in muudo ah markii la sugay ayuu isna yimid isagoo iska cadhaysiin meeshina wuxuu ka yidhi hadalo aan farax galin odey reer dudub ee wiilashiisa usoo safray,3 nin iyo 2-dii gabdhood way xanaaqeen sida uu ninkan qaad ka soo dhergay ee mirqaasan abtigood ula hadlay waxay isla galeen qol gaar ah wixii oo u abtigoodna fahmin ka dibna ninkii ayaay dhafoorka dhulka ugu xoqeen oo way garaceen.
marka Aisha abti in la dhoowru waa dhaqaan soomaaliyeed abti iyo aabana waa isku mid sida habo iyo hooyo oo kale, laakiin macal asaf maanta waxaan arkayna Sahal miskiin oo abtigii difaaciisa u heelan hasayeeshee abtiyaashi iyo habaryareehii leeyihiin cawaan qaawan iyo qoxooti Ethiopian ah.
Sahaloow fara ku diri uun kuma eeki ee sirta reer abtiga ha iiga faydin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
sahal & cali waan rabaa inaan booqdo dhulka gubanka iyo xeebahaba si an u ogaado cida degan waliba waxaan rabaa haduu eebe igusimo inaan waydiiyo reer walba intuu dhulkan deganaa si an u ogaado bal dalbalaadhsiga lasheegaayi inuu jiro iyo intuuleegyahayba in sha alah waan iswaraysan doonaa.
xaga isriix riixa waa caadi oo anakaba waad ogtihiin in qaar kayo lagu yidhaah dhuka martibaad ku tihiin. dee maanta inigaaaba ku haysta oo xoog iyo awood dawlad nimo haystee
hadii shabakado badan la iniisamaystay miyaad sidii Xayle Salaase uun tidhaahdiin ma anigay dhilo dhul igaqaadi markay baxsan hees ku wareerisay deetana shaaha ku dul cabtiin.
Aisha
Haddalku siddas ayuu ku dhanyahay ee dhulka soo mar markaan xaqiiqdq soo ogaatidna waxan hubaa in aanad dib dambe u aamini doonin war aanad dhaayahaaga ku soo arag.
Abigaayoo afxumo aanad ka mutaysan uun kula daba socda dee afxumadiisana looma adkaysan karo abtinimana looma karbaashi karo Allese reer abtigay xaqa iyo xaqiiqda ha tuso.
Waxanse Aisha iswaydiiyaa maxay Gadabuursiga xeebahu wax uga qorilaayihiin ama damaca Gadabuursi ugu taageeri laayihiin?
Waad artagtay suldaanada M/case waxay yidhaahdaan anaga iyo Ciise ayaa dhulka wada degna. Gaagaale oo xildhiobaan M/Case ah waxan filyaa inaad fahan tahay haddalkiisii u dambeeay dee Makahiil iyo Gadabuursigiinan reer qodaalka ahi maxaa ini xiiqiyay oo Ciise dhulka nalama degoda la haysiin kkkkkkkkkkkkkkkk mise ujeeddo kale iyo shirqool M/Case lagu wado ayaa jira?
maya sahal dhulka in ciise naladego lama diidin oo waayadii horeba marka dagaal la isweeraro waxaa la odhan jiray ciisaha an is dhalay lama taaban karo
metelan marka ciisaha galbeedku soo duulo ew xoolo dhaco waa laga daba tegi jiray oo gelbeed baa xoolo lagasoo dhici jiray
hadaba waatuu yidhi odaygii dagaalyahankii markii loo diiday inuu ciisahan nala degan taabto
ciise ciise u dhaaf oo col shisheeye ku duul aniga waa ila cajaa ibe geelan reer cabdala ee cagaarkuun miranaaya
caga rooblahaygiiyoow ma caadbaa iga saaran.
waxase tolkay leeyihiin dhulkan anakaa ka talin jiray markaa imika waxay maqlayaan dhulka ciisaaleh waa taa tay diidayaan hadiise ciise odhan lahaa dhulka waan wada leenahay waxba layslama waayeen
midna ankuugu daro sahaloow gadabuursigu afka uunbay kahadlaane ciisuhu ficilbuu ku muujiyaa inuu dhulka leeyahay
waxaana marag ka ah
kow ugaasbay keeneen
labo xariiradbay ku dhejeen sawiradii ugaaska
sadex waxay yidhaahdeen la iskamasoo sharixi karo
markaa reerkan qayl qaylyaaya ha eegine reerkiinaa dhibka wada habaryar xaalna qaadoo.
Aisha
horta hadday golahan ku jiri lahaayeen rag Gadabuursi oo dood hufan oo xaqiiq ku salaysan dee wax badanbaa la, isla fahmi lahaa. Midbaadse caawa ku khaldantahay, adigoo iga raali ah, horta dhul sheegasho iyo Ciise siliga ma, soo dhaafo, hadduu soo dhaafana waa ina la,yaal ayaa bilaaba. Anigu marna ma lihi Gadabuursibaa Ciise dhul ka raray ee waxan diidanahay afxumadan aan kala go, a lahayn ee aanan wanaagna waxba ka tarayn colaad iyo in Ciise dareemo in uu Gadabuursi necebyahay keenaysa. Xataa Gadabuursi Ilaahay wuu ka qariyey marka Ciise wado wax Ciise iyo Gadabuursi u wada dan ah sidda arintan bariga Lugahaya oo ay cabasha cad uga gudbiyeen dowlalada Somaliland. 6 dan goobood ee xidhan run haddaad dooni anigu waxbadan tagaa cid aan Ciise ahayna ma, degana marka laga reebo waxoogaa makhaaxiyo haysta oo S/Muuse aha iyo reeraha S/ Muuse ee soo qulula. Iyadow siddaas tahay Ciise waxay wasiirkii soo booqday u sheegeen inayna ogalayn in la kalo gooyo degmada Lughaya ee xadduudaheegii 60 kii loo daayo taasi oo ka dhigan waxan wax la wadaagayna Gadabuursi.
Bal waa kaase i tus khaldka ay Ciise marka laga haddlaayo qadiyadan kaga jiraan Gadabuursi.
S/ Muusana iminkaba waa ka mid dadka degaanka iska soo sharaxay xaqna way u leeyihiin inay qayb ka noqdaan xildhibaanada degaanka Lughaya wixii ay codkooda ku helaan.
Waxyaabaha aad Ciise ka sheegaysidna qaarkood waa iska dareen celin ka dhalatay damcan qaawan ee aand rag iyo dumar u kala hadhin. Raalina iga ahoow haddaan haddal ku duraya idhi lkn mid uun iga aamin anigu cidna dulmi lama ogali reer abtigayna way ka xagjiraan.
Lughaya rag badan ayaa u maqan intuu riyaale joogay sacad muuse waxay kula heshiin jirtay waan ku codeyn doonaaye intaas oo KM oo beer ah lughaya kaa rabnaa, marka u siiyo intay ka dalbadeen kumay joogi jirine intii sadexdeed ayay soo siqi jireen…ileen waa dad ciidankiina horsocdee…amarna ka haysta maamul goboleede…taas waxa ka darnaa qaar BM oo huguri qaaday oo moodayay inuu riyaale waligii joogi doono oo kabo qaad u ahaa wajiigood gubay oo damiirkii laga sumeeyay dad koogana ceel yar uuga qodin….
Oromadu lughaya ayay fadhida….taladuna iyagay ka go’daaaaa
sahal ciise meeshay ugu badan yihiin awoodna ku haystaan si xorana uga hadlaani waa jabuuti hadaad dhegaysato maqaaxiyaha, basaska, mijilisyada xataa hareerohooga ma eegaan cidna maqaderiyaan waxay yidhaahdaan gadabuursi anakaa ka adag anakaa dhulkoodiiqaadanay halka gadabuursigu yidhaahdaan ciisaa dhulnagaqaadanaaya ciisuhu wuuba kufaanaa maalintii dhawaydee samatar madaxwaynaha isusoosharaxay maad jabuuti joogtit ninbaa intuu mukhaayad horjoogay lahaa waarkan tolkii xamarna waxba kama aha dhulna dhawr kiiloo mitirbayba iskugusoo urureenoo waanakii dabada kagadhacnay ee dhulkiina imika ciisaaka taliyoo kamasoo agwareegikaraan.xagaa lughayana waan kamasaafurinay xagana xariiradbaan waydaarinay markaa adigu malaha ta gadabuursiguunbaad maqashaaye ciisaha toodu live
Salaan ka hor horta waxaad ogataan in alle nigu dhex abuurey labo qabil oo aad niga badan oo haddey nigu soo kacaan niga tirtiri karo geeska Afrika hase yeeshe l dhalmada ay nii dhaashey walaashood aad kula jaar noqoteen been faadhugleyntiina oo aad badatey awgeed ayaan lagaya in aad isku soo jedisaan beelaha nigu ixtiramaayo naaska walashood aad jaqdeen
Mohamed
cabsi igama hayso labadan reer iyo in ka badanba…
waxayna cabsi iiga hayn ma ihi qofka gardaran ee waxaan ahayn qofka laga gardaran yahay ee mar walba dhulkiisa lagu soo doonto ee loo awood sheegto…dee nin kuu awood sheegta oo u haysta inaad isaga adoon u tahay siduu rabona kaa yeeli kara waa nin ilaah yar isku haysta…dee quwadiina na dul mariya hal mar….
geeri doonte maanta aan go’o
geeri doortee maanta aan go’o
Samaronow ogada hadal maha waxa dhul lagu keno e wa caqli iyo xaq iya ulaha dhulka e ogada wakhti 2 sano gudahoda dhulka lughaya iyo saylc waxan ku darayna somaliya e samarono fadhadhaqdu inay ka dhaman