Al mujaahid sanbuuro runtuu usheegay nimankaa waxay so mareen ayuu xasuusiyay baastadi saca loo dhigay ee hadana saamaha la cunay way garan haday dulmiga joojin waayaan
sacad muuse jug soo dhacay ama sacad muusaha ay madaxda u tahay khadra xayd, ee laga daaro jabuuti SULDAAN SANBUURAG ayaa runta taabsiiyey. wixii intaas ka dambeeya iyaga ayay u taalaa.
Sahalaw jawabtii ciisaan sugaynaa mar haduu sacad muse dhulkii kalidi wada sheegtay mise anaga uunbaa la noodiidan yahay ee hoostaad kawada socotaan nin dhulkaa wax kayaqaanana sida lo dagan yahayna waad u muuqataaye bal ka waran sida wax loo wado
Arrintaan socotaa marka in mudda il gaar ah ku fiirshay wax badan ayaa ii soo baxay runti maana ahayn baa in ay odey dhaqmeedka gedabuursigu jawaaban waayo waxay u muuqdaan rag maamulka snm-ta ku daba dhuuman oon xigma kale meesha la iman,ciisana wuxuu ka hadla meeshana ugama banaana akhyaartii gedabuursi ee odhan jirtay siliga loowyadde ciise kama sokeeyana maantaba ha ogaadaan waxaa laga hadli waa Berbara jilba laabteeda sahalna waxaa odhan lahaa yaan mar dambee ku arkin adoo meeshan wax ku soo qoray mawduucan ku saabsan.
waa heer sare shalay sidaan umaqlay odayaashii sacsaca muuse isku sheegayey
dadaalkaygii muu khasaarin mar hadaan maqlay hadalkii sabuurad waa oday geesi ah adeerkay
waxa uu xasuusiyey qoxootinimadii ay soo mareen oo ay durba ilaaween
xarshin iyo dulcad injirteedii ayey ilaaween dagaal ayey u durmaan tumayaan ilaahay meelkale ha ka siiyo waxaaba soo dhaw dagaal somaali dhamaanteed ay ku soo qaadaan haday dantooda garan waayaan oo ay somaliya ka mid noqon waayaan
balaayada ay u yeedhanayaan maaha mid ka fog waa inta alshabaab laga faraxalanaayo
haraagsanina dagaal waa fooda hadaydaan isdhiibin
Ciise waa isku dhex yaacay ma u jeedaan Cali Durkiye iyo Sahal waxa ay soo qorayaan kkkk adeer hadaad jawaab bixisaan iyo hadaad dib u dhigataan ba cid inii joojinaysaa maalinkaa maanta ah ma jirto.
Ciise ilayn waxay doonayaan fakad ay kusoo galaan dhulka Samaroon ayagoo kusoo marmarsiiyoonaaya SNM ayaan ahayn ,, adeer SNM Somaliland ayaa ka dambaysay filimkaasi SNM eybaa cunay bari hore .
Markay Arkeen Ciise Isaaq iyo Samaroon oo dhistay dawlad la yidhaa Somaliland ayay isku dhufasho wadaan , Odayadan Sacad Muuse ee Sakhraamiinta ahna waxaa laga maamulaa Djibouti oo Ciisaa ka dambeeya Suldaan Sanbuurag ayaa si cilmiyaysan ugu jawaabay iyo Suldaan Taajaro oo yidhi Jinbaa galay Sacad Muuse oo ka dhex hadlaaya Jinkaasina waa Jin Ciise ah ee raga Sacad Muuse haloo gurmado oo ha laga Cuudiyo Jinka Ciise ee galay Reerkan jaarkeena.
Sida looga cuudin karaan waxa weeyaan cuudkaasi qiiqa rasaasta ayaa loo badinayaa waliba ta baasuukaha weeyaan oo 50 xabo oo baasuuke ah marqudha lagu rido meel ay ku urursanyihiin reero badan oo SACAD MUUSE ahi taasi qudha ayuu kaga bixi karayaa jinku markii la faaliyay si kale kama bixi karaayo waano iyo wax sheeg kagama bixidoono.
Nin wax garad ah oo dood nadiif ah dhiibtaad u egtahay waanad ku amaanan tahay.
Waa runtaa dhulkan xeebaha cid ila taqaani golahan horta kuma onkastoow jiraan dad igu eedeeya in google ka bartay kkkkkkkkkkkkkkkkk dee miyay iyaba ka sooo bartaan.
Maya shaqsiyan raali kama ahi in Gadabuursi xeeb ciddiba kama degto aan idhaahdo oo xaqiiq jirta aan dafiro. Gaar ahaan xaq ay reer abigey ay leeyihiin in aan qariyo waa mid nusqaan dadnimo cadho Alleba igu reebi karta sobobtoo ah xaqa ay hooyaday ay igu leedahay ayay reer abtigay igu leeyihiin.
Waxaase nasiib daro noqotay in reer abtigey oo iyagana Ciise reer abti u yahay ay isku qanciyeen mudo dhowr iyo toban sano ah inayna Ciise Somaliland degin iyaga oo og inay deganyihiin balse doonaya inay cadceed sacab ku qariyaan. Dhulkan doorashooyinkii hore ka dhicina waa dhul gabi ahaantiiba Ciise dego, kolkaas aan kuu dhiibee ayaa la dulmayaa ma Ciise mise reer abtigaygan cabaadaya ?
Su, aashaadana xaga saraan kaga soo jawaaby oo Ciise waxa fiican mar hadduu isagu dhulka la sheegayo maanta degan yahay inay cidla ka yyeedhka ka hadhaan ayna war sugaan go, aanka iman doona.
Waa maxayse Colhayoow waxa ay Gadabuursi ku diidan yihiin Ciisaha dega bariga Lughaya oo leh waxan nahay reer Lugahayaad ee ma nihin reer Maroodi jeex? Bal ragiinan Gadabuursi intood isku tagtiin su, aashaa iiga jawaaba.
Samaroon waa xor cidna kuma daba dhuuman karo waad ogtahay adiga ayay SNM jarkaa tuureen oo waligaaba kusoo daba dhuuman jiray intooy si qaldan kuu dagaalgasheen 1989-kii Samaroon colaad kuu galiyeen ayay hadana kaaga baxeen anigaa Somaliland kasoo noqday Madaxweyne Dahir Rayale , maantana anigaa ah Madaxweyne ku xigeen aaway SNM iyo waxii ku balan qaaday halkay ku dhigeen….?
Waxaan ku waydiiyay barigii aad SNM-ta ahayd maxaaad ku heshiiseen Isaaq….. ? Ma inay kusiiyaan Zeiylac iyo Lughaya ayay ahayd balantu mise ilaa Boon baa ku jirtay heshiisiikii lagaaga baxay ….? Waar cidlaad socotaaye Isaaq haka sugin wax balan ah anagaa maamula maanta oo kolba dhinaca aan u jeedino ayay u jeesanayaan,Kooxda dad qalatada ahna ayaga iyo Ismaaciil Calool ayaan maxkamada aduunka ee Heyg u gudbin doonaa dacwadooda ay caruurta aan qaangaadhin ku laayeen dhulkaasi.
suaalaha sahal han kuu raacshee mar horaa waxaa tidhi godobtii ciise gadabuursi ka galay markaasaan ku waydii in aad hal ama labo tusaale oo ciise gedabuursi ku dulmiyeey ii sheegto wali waan kaa sugayaay hadana maanta mar kale ku celisay isla eedi marka colhayoow dulmiga ciise samarronu geystaay noo sheeg han kuu garaabee illeen wax kale ma qaban karnee!!!!!!!!!!!!
Ali durkiyaw aan kaaga jawaabo godabta aan sheegay waxa weeyi dadku way islaayaan waxbaana la isku qabtaa lakin cise iyo samaroon colaad udhaxaysay ma jirin intaan ogahay waxa fitnadana nagu bilaabay snm ayay ahayd iyaga dad rayida laayay markaasad dhinac nagaga qabateen ilaa jibuuti wixi aad samayseen waa la ogaa waxaa fiicnayd inaad dhicana nabada ka joogsataan ee ma filayn inaad gadabursi ka hiilisan ilayn imi kala xignee imina waxas waa wax tagay
Shalay ayay dhinaca kaaga qabteen waa doqmo maantana diyaar ayay u yihiin inay dhinaca kaaga qabtaan oo waad arkaysaa saan santa colaadeed ee durba bilaabantay markaa sxb Ka joog waar hooy ka jooga wax baa jira ee ka joog Colhayoow Sxb ka joog caashaqa ka joog .
Ciise waan waan lala galayaa ma jirto reerkaasi ilkaha fiiqfiiqan dhulka waan ka raraynaa oo khariidada Somaliland dhan waan ka saaraynaa,,,,, Isaaq ayaa kaga haboon in lala galo waan waan sabatoo ah Isaaq way ku dili oo xabad ayay kugu dhufan Lkn Ciise Litir ayay rag dabada ka galiyeen Ismaaiil Caloolweyne nacalaa dhalaye reerkaasi kula qaadan maayaan inay Samaroon ka galeen godob xunoo aan la ilaawi karin mana doonaayo in aan lasii yooyootano Wali Ashma ayaa dhameeyay hadalka oo yidhi naga hordhaqaaqa ana sidaasi ayaan leehay ma arki karo wax Ciise Sheegta waanan ku dhagaroobi hadaan arko Cali Durkiye iyo Sahal dhiigoodaa ii dhan dhamaaya ee halkana hanooga baxaan hana naga joojiyaan doodaasi xunee laastiigga ah ee ay nala daba socdaan ilaa sanawaad.
waxaan u haystaay in aad haysoo sira iga qarsoon laakiin haday intaa uun ahayd waa sidaad sheegtay oo ciise iyo gedabuursi waxba kama dhex dhicin marka la eego waxaa beelaha kalee soomaaliyeed soo kala dhex maray.
ciisana dagaal cidna kuma billaabin ee waxaa jiray maamul dhiig yacab ahaa oo soomaalu dhan wada macaaraday ciisana soomaalu dhan u raacay samaroona wuxuu ciyaartaa ka joogsaday dhankii ummaddu wada nacday waana sababta keentay tuhunka in reerka samarron cadoow ku yahay dadka degaanka oo ay reer Gedo iyo dad ay is kayin taageero u fidiyeen.
@Darbi duufle xaarka iska weeci oo nin iska dhig hadaad dagaal u heelan tahay adaa nooga dhoow meesha laga hadli.
SULDAAN ABSHIR wuxu yidhi ninbaa waa nin kuyidhi waan ku dhirbaaxi markaasuu ugu jawaabay i dhirbaaxi maysid iyo waan ku dhirbaaxi ,,,,,,,, markaasuu ninkii la dhirbaaxe ugu jawaabay WAAR WAXAAN ISKU HAYNAA SOW DHABANKAYGAA MAAHA bal hada far saar kkkkkkkkkkkkkkkk markaa sheekadu maanta waxay taagantahay in far laysa saaro ,,,,,, markaasuubuu SAMAROON waajibaadkiisa gudan doonaa
kkkkkkkkkkkkk haddii sidan durba loo ooyayo iyada oo ayna cidiba cid far saarin maxaa hadhhow hadday balaayo timaado, Rabi i aguma keenee, aad yeeli Darbiyoow.
Waxad hanjabtidba ma, tanaa kuu dambaysay kkkkkkkkkkkkkk Aabahay hadduu noolaan lahaa waxan hubaa caawa in aan kaftanka ka badin lahaa .
Colhayoow su, aashii aad i waydiisay waan kaaga jawaabee bal tayda oo maanta ina hortaa ka jawaab intaanad hadhow odhan waad iga soo horjeesatay.
Caliyoow ma, in raga loo aamusaad garatay, jawaabta hadday haa tahay dee haddal dambe iga maqli maysid aado lkn mid waan kugu raacsanahay oo liima baahna cid af-Ciise ku hadlaysa oo arintan ka jawaabtasobobtoo ah kol hadduna midna dhulka intuu yimaado wax ficil ah la iman karin dee awrtu ha wada doobiso.
anigu markaan dhegaystay xildhibaan xuseen eedle warbixintiisa waxaa ii baxay wax anan markii hore ogayn waxa kamid ahaa hadalada iga yaabiyey in labada reer ee ciise iyo gadabuursi meela ku kala maqnayn haba kukalabataane tusaale magaalada saylac waxaa ku badan gadabuursi halka ceelgaal iyo geerisa iyo waliba tuulooyinka kale lawada degan yahay
mida kale waxaa muuqata in rag siyaasiyiinihi sida rag reer jabuutiya ama somaliland jooga ama qurba joog dhergay dadkan shacabka ah ee masaakiinta ah ku awro kacsanayaan.
hadaba sida imikaba muuqata labadan reer waa ciise iyo gadabuursiye way israacsanyihiin kuwa wada degani waxaana daliil u ah markuu wasiir duur afti kaqaaday dadkii tuulooyinka deganaa waxay doorteen amasheegeen inay deegaanka lughaya katirsan yihiin halkaana waykaga bateen cidiirabtay deegaanka isaaqu rabeen waana takeentay inay odayadani hinaasaan
hadaba anigoo arinta maanta an maqlay tixraacaaya waxaa tolkay gadabuursi kula talin lahaa kolaba dhicimayso reer lughaya ama giriyaad degan oo ciise ah inaad caydhisaan oo taa waanka damiirfiicanahay xataa hadaan xoog u helo
balse waxaad ogaataan inaana ningadabuursiya oo jabuuti ama cali sabiix daaro ku leh cidi usoo rari karin si direct ah ilaa iykoo indirect usoo rara mooyee. marhadii xaalku sidaa yahay anoo og in ciisuhu mar inagu qaldamay uu gadabuursi gardaro ugu raacay isaaqa hadana waxa muuqata inay wali iskukeen dirayaan oo hadana isaaqu rabo inuu markale inaga faa iidaysto. si ayna taasi u dhicin waxa fiican inaad joojisaan dagaakan enternetka iyo aflagaadada iskuna keentaan dadkan wada degan si ay wax uwada qaybsadaan cadawgana dhan uga soowadajeestaan.taasi waa lato tolkay
ciisana waxaan leehay damaca waalan ee reer jabuuti inigu dhiiri gelinayaan joojiya hanan wada qaybsano wixii meesha yaala ogaadana isaaq waatuu inigaga baxay markuu dantiisii inigu gaadhay ee xataa dariiqii jabuuti xidhay ee yidhi idiinma baahnin maalintuu rayaale qabsaday waatuu xadhigii iniga furay maamula iniiga dhagay dhulkan hada la isku haysto
hadaba sidaan iniigu lisay iigu lisa hadaad ragtihiin.
Durkiyoow Aisha rag ka roon ma, u jawaabaa ileen waadiga meesha qalin cas iga mariyee kkkkkkk aniguna waan ogahay meesha aad iga qaniintay oo ah in aan reer abtigey Harawo ka celiyay oo aan bada wax ka siiyey.
Waa ka xumahay caydan foosha xun ee Darbi lkn isaga uunbaa dadnimadiisu meesha ay joogto muujiyey, hooyana Alaha u naxariisto ee tani waxba u dhimi mayso ee iska dhaaf oo raga karbaaash siddi caada kuu ahayd wixii dumar ahna dee gaar ahaan inttoda cas-cas aniga igu halee kkkkkkkkkkk
Hiildana runtii waxay ahayd in uu mar hore caydan qaawan ee doqonimada huwan masaxo ee waxa laga yaabaa in uuna computerkaba dul fadhiyin.
WALAAL
CALI DURGIYE IYO SAHAL
raali ahaada waan ka xumahay kaftankii in uu inaga qaloocsamay
runtii waa iska fadhi ku diri oo inteena meesha joogtaa colaad iyo nabad toona waxba kama qabanayno ee aan is cafino
CALI
HOOYO ALAHA U NAXARIISTO
DARBI WAXA UU KA XANAAQAY
DARBI QUUFLE AYAAD KU TIDHI
RUNTIINA dhiigiisa ayaa 100
ka garaacaayey ilaa xalaywaan u sheegay ninka sahal in uu ROOBLE AFDEEBKII SANADKAN YAHAY2012
ha inaga xumaynina fatanka
AFXUMO COLAADNA WAX KAMA TARTO NABADNA WEY FOGAYSAA
Idoorta waa loo jawaabay mana filaayo inay dib dambe arinka ka murmi doonaan.. ciise laakiin waxba yaan loo jawaabin ama ra’ayi laga sugin waayo 4 nin iyo 2 haween ah ayayba ku joogaan gobolada awdal iyo salel.
sahal
waa kuma kan aad geesinimada u diiday
ma waxaad ka wadaa DARBI SAMAROON caawa aad ayuu u cadhaysan ee haloo dul qaati inkastoo qoraaladii cali yahay oo cali durgiyeba wa durgitaba ay cay ku jirtay hadana in hooyo la caayo ma fiicnahala is cafiyoicna hadalna waxaadhamaysay geello oo aad laba jeer ilmaabti tihiin oo iyadana reer geedi dhalay
Sacad muusahii runta ahaa ee aan jaarka ahayn maaha kuwani. Intaas baa hadal dhamaysay. Xareed iyo Dalal oo yoonis daba joogaa haduuna isa soo bandhigin, docka oyga loo joojin maayo.
Akhyaarta, odayaasha hadlay ee sacad muuse isaaq ma matalaan, somaliland ma matalaan dadka garaadka leh na ma talaane isir cayga halayska ilaaliyo. Sahal, reerka samaroon ma ooyo ee wuu adkaystaa. Hadii ay dagaal ka ooyaan, Farax badaw kama dhasheen, Geele jidgoo kama dhasheen, Roobla Afdeebna taariikh dooda xudun uma ahaadeen. Waxanse kuu sheegayaa, maxamed case iyo sacad muuse islayn maayaan, isaaq iyo samaroona inay hub isku qaataan ka dheer, balse naar afuuf ama gees kaga qabad adoo kale ahi waa suurta gal in markale sinbiririxdo.
Nin si sarbeeb ah u caytama iyo nin caydastaba meesha waa la caytama….ee maxaa cayda keenay marka horeba is weydiiya…
Imikaba ha la ogaado…kama hadli kartaan Lughaya iyo dadka ku nool halkaas hadayba shekadu dhaafiwayday gabadh aan beri kufsanay ayaa magteedi nala baryaa….
Lughaya dadkii lahaa ayaa ku nool ninka raba iyaga ha kala soo xaajoodo talada Lughayana BM ayay ka go’daa…
Marunba inaadeer yaan qiil loo raadin ragani ragii la garanayay maaha iyo waxaas wakhtigan xaadirka ah ma shaqayso….waa afhayeenadoodii…. dadkan way is ogiyihiin ilaa siyaasiyiintooda… “il n’a as de fumée sans feu”…maaha laba 2 iyo 3 odey oo meel oo guri dhexdiisa fariin ka soo diray….waa wax laga soo shaqeeyay mana aha sheeko la dhaalsan karo dee nin kuu digay kuma dilin ee dadka ay qusayso ee oromada Lughaya jooga diyaar way u yihiin in sida falastiin loo xaasuuqo loo soo socdo…xabada shafka inay kaga dhacdo diyaar way yihiin….sacad muuse iyo xulufadeedu cidna yaanay habeeyn…bal taariikh cusub ha kala soo baxaan iyo bilad dahaba…
suldaanadu(maxadcasuhu) waxay u hadleen si aad u cilmiyeysan oo aad u qoto dheer. taasi waxay keentay in ay qoorta isku galiyaan labadii group ee suldaanada sacad muuse. dadka intooda badani ma ogo laakiin waa laba garab oo iska soo horjeeda . garabka siyaasad ahaan ku xidhan jabuuti oo ah kuwa seef la boodka ah(waa group ka hoos yimaada khadra xayd iyo walaalkeed) waa kuwii maalinta dhawayd shirka jaraaid qabtay iyo kuwo kale oo siyaasadoodu qunyar socod tahay .hadaba wararka ka imanaya Hargaysa waxay sheegayaan in ay maanta labadaas garab dhexdooda ka aloosan tahay.
waar saladiin waxa ay ka dhigteen rag ciyaala suuq ah bal u fiirsada markay hadlayaan
waa ciyaala facin
marka yaan loo joojin dibjirta ayey reer hargaysa iska soo horaysiiyaan
odayaasha samaroon war aanan hore u ogayn ayaanba ka maqlay CAADA AYEY naga haystaa oo ilayn waaba rag dhul naga haysta
Haboon, sheeko run ah, laba gabdhood ii ila walaalo ah ayay midi aad u xoog waynayd oo runtii xitaa aan ku doodi karaa naag somali ah oo ka rifi kartaa way yarayd, Midna waxay iska ahayd dumarka dhaxdooda. Xoogwayn hadii ay mid ama laba dishaba maalin baa huda inta loo galo si fiican looga soo rifi jiray, midii meel dhaxaadka ahaydna waligeed iyadoon wajigeeda la xagan balse qayr keed ka cabsoodaanbay reer iska yeelatay oo ay hawshii hablo yarta iskaga baxday, Markaa waxan ka wadaa, dagaalan laakiin adiga inta aanad meel gaadhin baa lagaa rifi lahaaba. Habooney, seefla boodkaaga yaan la arkin looooool. Talo walaal nimo

Waxan rajaynayaa in ayna cid magaca Ciise ku hadlaysaa ka jawaabin arintan ee jawaabtii la sugayay la dhowro.
Reerkii Ciise gaar ahaan Mamaasan ayagoo la hadlaaya SNM-tii hore waxay yidhaaheen sidan.
Xareeda laguma wacnaadoo,Abaartana lama xumaadoo, Aduun xumbo maaha gudhayeen ,
Xagaaga markaan u ciiray, Inaad Xaska iiga badyhaa, Xeerkiisa Jacaylka maahee xan iyo ceebi yay ku raacin.
Inta aynay heestaasi ka jawaabin SNM-tii hore iyo Isaaqba waxaa jawaab kulul ka bixiyay Samaroon gaar ahaan Maxad Case Jawaabtuna waxay yidhaaheen sidan.
Ilayn waa xaal xaaloo, Xiliga waayahaa hagaayee,Miyaan xeer kuula qaaday,…? Dareenkan kula xadaystay,intiiynu xero u oodnay xadaynay fadhiisinkiisaa….? Xagaaga hadaan ka ciiray,Adoon xay inan la boodin ,xumo iyo ila raadin ceeboo jacaylgaaguun xambaaro…
Sahalaw jawabtii ciisaan sugaynaa mar haduu sacad muse dhulkii kalidi wada sheegtay mise anaga uunbaa la noodiidan yahay ee hoostaad kawada socotaan nin dhulkaa wax kayaqaanana sida lo dagan yahayna waad u muuqataaye bal ka waran sida wax loo wado
Arrintaan socotaa marka in mudda il gaar ah ku fiirshay wax badan ayaa ii soo baxay runti maana ahayn baa in ay odey dhaqmeedka gedabuursigu jawaaban waayo waxay u muuqdaan rag maamulka snm-ta ku daba dhuuman oon xigma kale meesha la iman,ciisana wuxuu ka hadla meeshana ugama banaana akhyaartii gedabuursi ee odhan jirtay siliga loowyadde ciise kama sokeeyana maantaba ha ogaadaan waxaa laga hadli waa Berbara jilba laabteeda sahalna waxaa odhan lahaa yaan mar dambee ku arkin adoo meeshan wax ku soo qoray mawduucan ku saabsan.
waa heer sare shalay sidaan umaqlay odayaashii sacsaca muuse isku sheegayey
dadaalkaygii muu khasaarin mar hadaan maqlay hadalkii sabuurad waa oday geesi ah adeerkay
waxa uu xasuusiyey qoxootinimadii ay soo mareen oo ay durba ilaaween
xarshin iyo dulcad injirteedii ayey ilaaween dagaal ayey u durmaan tumayaan ilaahay meelkale ha ka siiyo waxaaba soo dhaw dagaal somaali dhamaanteed ay ku soo qaadaan haday dantooda garan waayaan oo ay somaliya ka mid noqon waayaan
balaayada ay u yeedhanayaan maaha mid ka fog waa inta alshabaab laga faraxalanaayo
haraagsanina dagaal waa fooda hadaydaan isdhiibin
Ciise waa isku dhex yaacay ma u jeedaan Cali Durkiye iyo Sahal waxa ay soo qorayaan kkkk adeer hadaad jawaab bixisaan iyo hadaad dib u dhigataan ba cid inii joojinaysaa maalinkaa maanta ah ma jirto.
Ciise ilayn waxay doonayaan fakad ay kusoo galaan dhulka Samaroon ayagoo kusoo marmarsiiyoonaaya SNM ayaan ahayn ,, adeer SNM Somaliland ayaa ka dambaysay filimkaasi SNM eybaa cunay bari hore .
Markay Arkeen Ciise Isaaq iyo Samaroon oo dhistay dawlad la yidhaa Somaliland ayay isku dhufasho wadaan , Odayadan Sacad Muuse ee Sakhraamiinta ahna waxaa laga maamulaa Djibouti oo Ciisaa ka dambeeya Suldaan Sanbuurag ayaa si cilmiyaysan ugu jawaabay iyo Suldaan Taajaro oo yidhi Jinbaa galay Sacad Muuse oo ka dhex hadlaaya Jinkaasina waa Jin Ciise ah ee raga Sacad Muuse haloo gurmado oo ha laga Cuudiyo Jinka Ciise ee galay Reerkan jaarkeena.
Sida looga cuudin karaan waxa weeyaan cuudkaasi qiiqa rasaasta ayaa loo badinayaa waliba ta baasuukaha weeyaan oo 50 xabo oo baasuuke ah marqudha lagu rido meel ay ku urursanyihiin reero badan oo SACAD MUUSE ahi taasi qudha ayuu kaga bixi karayaa jinku markii la faaliyay si kale kama bixi karaayo waano iyo wax sheeg kagama bixidoono.
Ali durkiyaw ciise usheeg godabti hore eed gadabursi kaga sheen iyaan wali iswaydinaa waxad nagula dagaashen iminakana ka firsada oo wad arkaysaane nimanki isaaq waxay wadaane kama fursanayso inan gacmaha iskula tagno ee yaan lagu adeegsan
Colhayoow
Nin wax garad ah oo dood nadiif ah dhiibtaad u egtahay waanad ku amaanan tahay.
Waa runtaa dhulkan xeebaha cid ila taqaani golahan horta kuma onkastoow jiraan dad igu eedeeya in google ka bartay kkkkkkkkkkkkkkkkk dee miyay iyaba ka sooo bartaan.
Maya shaqsiyan raali kama ahi in Gadabuursi xeeb ciddiba kama degto aan idhaahdo oo xaqiiq jirta aan dafiro. Gaar ahaan xaq ay reer abigey ay leeyihiin in aan qariyo waa mid nusqaan dadnimo cadho Alleba igu reebi karta sobobtoo ah xaqa ay hooyaday ay igu leedahay ayay reer abtigay igu leeyihiin.
Waxaase nasiib daro noqotay in reer abtigey oo iyagana Ciise reer abti u yahay ay isku qanciyeen mudo dhowr iyo toban sano ah inayna Ciise Somaliland degin iyaga oo og inay deganyihiin balse doonaya inay cadceed sacab ku qariyaan. Dhulkan doorashooyinkii hore ka dhicina waa dhul gabi ahaantiiba Ciise dego, kolkaas aan kuu dhiibee ayaa la dulmayaa ma Ciise mise reer abtigaygan cabaadaya ?
Su, aashaadana xaga saraan kaga soo jawaaby oo Ciise waxa fiican mar hadduu isagu dhulka la sheegayo maanta degan yahay inay cidla ka yyeedhka ka hadhaan ayna war sugaan go, aanka iman doona.
Waa maxayse Colhayoow waxa ay Gadabuursi ku diidan yihiin Ciisaha dega bariga Lughaya oo leh waxan nahay reer Lugahayaad ee ma nihin reer Maroodi jeex? Bal ragiinan Gadabuursi intood isku tagtiin su, aashaa iiga jawaaba.
Cali Dhurwaa
Samaroon waa xor cidna kuma daba dhuuman karo waad ogtahay adiga ayay SNM jarkaa tuureen oo waligaaba kusoo daba dhuuman jiray intooy si qaldan kuu dagaalgasheen 1989-kii Samaroon colaad kuu galiyeen ayay hadana kaaga baxeen anigaa Somaliland kasoo noqday Madaxweyne Dahir Rayale , maantana anigaa ah Madaxweyne ku xigeen aaway SNM iyo waxii ku balan qaaday halkay ku dhigeen….?
Waxaan ku waydiiyay barigii aad SNM-ta ahayd maxaaad ku heshiiseen Isaaq….. ? Ma inay kusiiyaan Zeiylac iyo Lughaya ayay ahayd balantu mise ilaa Boon baa ku jirtay heshiisiikii lagaaga baxay ….? Waar cidlaad socotaaye Isaaq haka sugin wax balan ah anagaa maamula maanta oo kolba dhinaca aan u jeedino ayay u jeesanayaan,Kooxda dad qalatada ahna ayaga iyo Ismaaciil Calool ayaan maxkamada aduunka ee Heyg u gudbin doonaa dacwadooda ay caruurta aan qaangaadhin ku laayeen dhulkaasi.
Colhaye,
suaalaha sahal han kuu raacshee mar horaa waxaa tidhi godobtii ciise gadabuursi ka galay markaasaan ku waydii in aad hal ama labo tusaale oo ciise gedabuursi ku dulmiyeey ii sheegto wali waan kaa sugayaay hadana maanta mar kale ku celisay isla eedi marka colhayoow dulmiga ciise samarronu geystaay noo sheeg han kuu garaabee illeen wax kale ma qaban karnee!!!!!!!!!!!!
Ali durkiyaw aan kaaga jawaabo godabta aan sheegay waxa weeyi dadku way islaayaan waxbaana la isku qabtaa lakin cise iyo samaroon colaad udhaxaysay ma jirin intaan ogahay waxa fitnadana nagu bilaabay snm ayay ahayd iyaga dad rayida laayay markaasad dhinac nagaga qabateen ilaa jibuuti wixi aad samayseen waa la ogaa waxaa fiicnayd inaad dhicana nabada ka joogsataan ee ma filayn inaad gadabursi ka hiilisan ilayn imi kala xignee imina waxas waa wax tagay
Colhaye
Shalay ayay dhinaca kaaga qabteen waa doqmo maantana diyaar ayay u yihiin inay dhinaca kaaga qabtaan oo waad arkaysaa saan santa colaadeed ee durba bilaabantay markaa sxb Ka joog waar hooy ka jooga wax baa jira ee ka joog Colhayoow Sxb ka joog caashaqa ka joog .
Ciise waan waan lala galayaa ma jirto reerkaasi ilkaha fiiqfiiqan dhulka waan ka raraynaa oo khariidada Somaliland dhan waan ka saaraynaa,,,,, Isaaq ayaa kaga haboon in lala galo waan waan sabatoo ah Isaaq way ku dili oo xabad ayay kugu dhufan Lkn Ciise Litir ayay rag dabada ka galiyeen Ismaaiil Caloolweyne nacalaa dhalaye reerkaasi kula qaadan maayaan inay Samaroon ka galeen godob xunoo aan la ilaawi karin mana doonaayo in aan lasii yooyootano Wali Ashma ayaa dhameeyay hadalka oo yidhi naga hordhaqaaqa ana sidaasi ayaan leehay ma arki karo wax Ciise Sheegta waanan ku dhagaroobi hadaan arko Cali Durkiye iyo Sahal dhiigoodaa ii dhan dhamaaya ee halkana hanooga baxaan hana naga joojiyaan doodaasi xunee laastiigga ah ee ay nala daba socdaan ilaa sanawaad.
Colhaye,
waxaan u haystaay in aad haysoo sira iga qarsoon laakiin haday intaa uun ahayd waa sidaad sheegtay oo ciise iyo gedabuursi waxba kama dhex dhicin marka la eego waxaa beelaha kalee soomaaliyeed soo kala dhex maray.
ciisana dagaal cidna kuma billaabin ee waxaa jiray maamul dhiig yacab ahaa oo soomaalu dhan wada macaaraday ciisana soomaalu dhan u raacay samaroona wuxuu ciyaartaa ka joogsaday dhankii ummaddu wada nacday waana sababta keentay tuhunka in reerka samarron cadoow ku yahay dadka degaanka oo ay reer Gedo iyo dad ay is kayin taageero u fidiyeen.
@Darbi duufle xaarka iska weeci oo nin iska dhig hadaad dagaal u heelan tahay adaa nooga dhoow meesha laga hadli.
kala baranay beentii iyo runtiinii…
SULDAAN ABSHIR wuxu yidhi ninbaa waa nin kuyidhi waan ku dhirbaaxi markaasuu ugu jawaabay i dhirbaaxi maysid iyo waan ku dhirbaaxi ,,,,,,,, markaasuu ninkii la dhirbaaxe ugu jawaabay WAAR WAXAAN ISKU HAYNAA SOW DHABANKAYGAA MAAHA bal hada far saar kkkkkkkkkkkkkkkk markaa sheekadu maanta waxay taagantahay in far laysa saaro ,,,,,, markaasuubuu SAMAROON waajibaadkiisa gudan doonaa
Darbiyaw jooji cayda shakhsiga ah sxb
Dear Diary:
Day 1.
“Samaroon wuu isku habar yeedhay oo odayadoodii iyo dumarkii iyo caruurtiiba dhiiga ayaa kuwada kacsan. Waxay leeyihiin ciise iyo isaaq baa dhulkayagii qaadanaya. Waxay ku dacwoonayaan inay dawladii somaliland waxba u qaban weyday ayna nabada yar ee jirta kala daadinayaan. Waa war cad oo aan caad saarnayn. Xaraaradu maanta waa 100 degree”
Hadaba akhristayaal qoraalkani ” Dear Diary” waxuu noqon doona taxane, socon doona ilaa maalinta uu xaraarada reerku ay halkeedii kusoo noqonayso iyo kaba qaadnimadii. waxanan ogaan doonaa, gadabrursi cadhooday, imisa maalmood bay ku qaadatay inay balamaha laab la kaca ku yimaada ku iloobaan. Aniga qisyaastaydu waa 10 cisho, bal idinkuna ila saadaaliya akhristow.
Lasoco………” Dear Diary Day 2″
kkkkkkkkkkkkk haddii sidan durba loo ooyayo iyada oo ayna cidiba cid far saarin maxaa hadhhow hadday balaayo timaado, Rabi i aguma keenee, aad yeeli Darbiyoow.
Waxad hanjabtidba ma, tanaa kuu dambaysay kkkkkkkkkkkkkk Aabahay hadduu noolaan lahaa waxan hubaa caawa in aan kaftanka ka badin lahaa .
Colhayoow su, aashii aad i waydiisay waan kaaga jawaabee bal tayda oo maanta ina hortaa ka jawaab intaanad hadhow odhan waad iga soo horjeesatay.
Caliyoow ma, in raga loo aamusaad garatay, jawaabta hadday haa tahay dee haddal dambe iga maqli maysid aado lkn mid waan kugu raacsanahay oo liima baahna cid af-Ciise ku hadlaysa oo arintan ka jawaabtasobobtoo ah kol hadduna midna dhulka intuu yimaado wax ficil ah la iman karin dee awrtu ha wada doobiso.
anigu markaan dhegaystay xildhibaan xuseen eedle warbixintiisa waxaa ii baxay wax anan markii hore ogayn waxa kamid ahaa hadalada iga yaabiyey in labada reer ee ciise iyo gadabuursi meela ku kala maqnayn haba kukalabataane tusaale magaalada saylac waxaa ku badan gadabuursi halka ceelgaal iyo geerisa iyo waliba tuulooyinka kale lawada degan yahay
mida kale waxaa muuqata in rag siyaasiyiinihi sida rag reer jabuutiya ama somaliland jooga ama qurba joog dhergay dadkan shacabka ah ee masaakiinta ah ku awro kacsanayaan.
hadaba sida imikaba muuqata labadan reer waa ciise iyo gadabuursiye way israacsanyihiin kuwa wada degani waxaana daliil u ah markuu wasiir duur afti kaqaaday dadkii tuulooyinka deganaa waxay doorteen amasheegeen inay deegaanka lughaya katirsan yihiin halkaana waykaga bateen cidiirabtay deegaanka isaaqu rabeen waana takeentay inay odayadani hinaasaan
hadaba anigoo arinta maanta an maqlay tixraacaaya waxaa tolkay gadabuursi kula talin lahaa kolaba dhicimayso reer lughaya ama giriyaad degan oo ciise ah inaad caydhisaan oo taa waanka damiirfiicanahay xataa hadaan xoog u helo
balse waxaad ogaataan inaana ningadabuursiya oo jabuuti ama cali sabiix daaro ku leh cidi usoo rari karin si direct ah ilaa iykoo indirect usoo rara mooyee. marhadii xaalku sidaa yahay anoo og in ciisuhu mar inagu qaldamay uu gadabuursi gardaro ugu raacay isaaqa hadana waxa muuqata inay wali iskukeen dirayaan oo hadana isaaqu rabo inuu markale inaga faa iidaysto. si ayna taasi u dhicin waxa fiican inaad joojisaan dagaakan enternetka iyo aflagaadada iskuna keentaan dadkan wada degan si ay wax uwada qaybsadaan cadawgana dhan uga soowadajeestaan.taasi waa lato tolkay
ciisana waxaan leehay damaca waalan ee reer jabuuti inigu dhiiri gelinayaan joojiya hanan wada qaybsano wixii meesha yaala ogaadana isaaq waatuu inigaga baxay markuu dantiisii inigu gaadhay ee xataa dariiqii jabuuti xidhay ee yidhi idiinma baahnin maalintuu rayaale qabsaday waatuu xadhigii iniga furay maamula iniiga dhagay dhulkan hada la isku haysto
hadaba sidaan iniigu lisay iigu lisa hadaad ragtihiin.
Durkiyoow Aisha rag ka roon ma, u jawaabaa ileen waadiga meesha qalin cas iga mariyee kkkkkkk aniguna waan ogahay meesha aad iga qaniintay oo ah in aan reer abtigey Harawo ka celiyay oo aan bada wax ka siiyey.
Ali Durkiye
Waa ka xumahay caydan foosha xun ee Darbi lkn isaga uunbaa dadnimadiisu meesha ay joogto muujiyey, hooyana Alaha u naxariisto ee tani waxba u dhimi mayso ee iska dhaaf oo raga karbaaash siddi caada kuu ahayd wixii dumar ahna dee gaar ahaan inttoda cas-cas aniga igu halee kkkkkkkkkkk
Hiildana runtii waxay ahayd in uu mar hore caydan qaawan ee doqonimada huwan masaxo ee waxa laga yaabaa in uuna computerkaba dul fadhiyin.
sorry cali anakaa kaa raali gelinayna cayda hooyadaa waanad taqaan darbi duulduulkiisa ogowna isagay danbi ku tahay
sahaloow,
Habar yaraha ugu nasteexee in ay ubadkooga korsadaan meesahn rag ma joogo
Aisha waa mahadsan tahay huuno, waan ogahay in ay hooyaddi uun cay ku tahay
waay mahadsan yihiin saladiinta ujawabtay samaron iyaga shalay islahaa harawo kulabta waa natii shalay waxuu caduwgu ka faa idastaay wanaa nasiib daro ku dhacdaay samaron
Aliyoow
Habaryaro fiicana waan leeyahay abtina waan leeyahay ee xaal qaado ragaad garanbaa laguu dhalee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Salaama Calaykun dhamaan Samaroonka iyo Soomaalida madasha. Tolkey Maxamed Case iyo Sacad Muuse ha isbartaan. Laakiin marka aan yara balaadhiyo Samaroon iyo Isaaqna ha isbartaan. Waxkastaa iyo dhibaato kastaa xididbey leedahey ninka yidhaahda cudurka ka haya ha daweeyo makaanik baabuurna isagaga ku wareeri. Hadaba dhibaatadu maaha halka laga eegayo. ilaa shaadhka beenta ah ee beel kula mid ahi danaheeda ku fushaneyso aad wada tuurtaana riwaayadahani wey socon doonaan. Maalinta suldaan iyo shariifba aad joojisaan hadalada sida dowlada iwm baa guul iniigu horeysa. Xalku waa in aanla ogaolaan doorashooyinka beeshu wadato. Taasi waxey meesha ka saari dabaca qaawan beelo iska horkeenka.
Sahalaw wan kala raagay jawaabte anigu dhulkaa horta waxba kama aqaano ee hadad sidaad sheegtay ciise kaligi daganyahay ama wax ka daganyahay waa dulmi inla qariyo jiritaankisa ama laduudsiyo xaqa deegaanimo ama jaarnimo waa danbi iyo gef lagalaayo waxan ila fiican dadka la isku so dhaweeyo intay dhib dhicin waanaga iyo wada jirka laga shaqeeyo ilayn ilaahay ayaa umada kuwada abuuree waana inaga badanyahay hadii sifican lo fikiro wixi cayyana ka raali ahaad
DIGNIIN:
CAY danbe ogolaan maayo. Saddex cisho gudahood haddii sidan ad dhaami waydiin , dhamaan waxan xidhi doonaa iridaha comments-ka ee HiilDanMedia.
WALAAL
CALI DURGIYE IYO SAHAL
raali ahaada waan ka xumahay kaftankii in uu inaga qaloocsamay
runtii waa iska fadhi ku diri oo inteena meesha joogtaa colaad iyo nabad toona waxba kama qabanayno ee aan is cafino
CALI
HOOYO ALAHA U NAXARIISTO
DARBI WAXA UU KA XANAAQAY
DARBI QUUFLE AYAAD KU TIDHI
RUNTIINA dhiigiisa ayaa 100
ka garaacaayey ilaa xalaywaan u sheegay ninka sahal in uu ROOBLE AFDEEBKII SANADKAN YAHAY2012
ha inaga xumaynina fatanka
AFXUMO COLAADNA WAX KAMA TARTO NABADNA WEY FOGAYSAA
SAHALOOW
habaryar cali ma seedibuu noo yahay?
hadii gabadh naga qabo xaal ha qaato 100/100
Geello
inabti Cali horta meeshan in uu wax ku qoro inbaan arkaa ee cid uu xidi la, yahay kaagama war rooni dee Darbina waan aqaan oo aniga waa awoowgay qandhuuf iyo dhareer wuxuu igu tufana waa in aan iska masaxaa kkkkkkkkkkk lkn waa inii guul daro iyo gole madoow hadduu geesigiinu kan ayahay ee adigase maxaa kaaga gindhiisha gabadhbaad tahoo raga kii badiyaaba waa kii kalee kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Hiildan dee waxaa haboon in aad ka xidhid ciddi cayda wada meesha ee aanad wada xidhin golaha waa haddaanad adigu ka daalin.
Idoorta waa loo jawaabay mana filaayo inay dib dambe arinka ka murmi doonaan.. ciise laakiin waxba yaan loo jawaabin ama ra’ayi laga sugin waayo 4 nin iyo 2 haween ah ayayba ku joogaan gobolada awdal iyo salel.
sahal
waa kuma kan aad geesinimada u diiday
ma waxaad ka wadaa DARBI SAMAROON caawa aad ayuu u cadhaysan ee haloo dul qaati inkastoo qoraaladii cali yahay oo cali durgiyeba wa durgitaba ay cay ku jirtay hadana in hooyo la caayo ma fiicnahala is cafiyoicna hadalna waxaadhamaysay geello oo aad laba jeer ilmaabti tihiin oo iyadana reer geedi dhalay
Sacad muusahii runta ahaa ee aan jaarka ahayn maaha kuwani. Intaas baa hadal dhamaysay. Xareed iyo Dalal oo yoonis daba joogaa haduuna isa soo bandhigin, docka oyga loo joojin maayo.
Akhyaarta, odayaasha hadlay ee sacad muuse isaaq ma matalaan, somaliland ma matalaan dadka garaadka leh na ma talaane isir cayga halayska ilaaliyo. Sahal, reerka samaroon ma ooyo ee wuu adkaystaa. Hadii ay dagaal ka ooyaan, Farax badaw kama dhasheen, Geele jidgoo kama dhasheen, Roobla Afdeebna taariikh dooda xudun uma ahaadeen. Waxanse kuu sheegayaa, maxamed case iyo sacad muuse islayn maayaan, isaaq iyo samaroona inay hub isku qaataan ka dheer, balse naar afuuf ama gees kaga qabad adoo kale ahi waa suurta gal in markale sinbiririxdo.
Cida caytamaysa ee laga xidhayaa waa ayo ?
Nin si sarbeeb ah u caytama iyo nin caydastaba meesha waa la caytama….ee maxaa cayda keenay marka horeba is weydiiya…
Imikaba ha la ogaado…kama hadli kartaan Lughaya iyo dadka ku nool halkaas hadayba shekadu dhaafiwayday gabadh aan beri kufsanay ayaa magteedi nala baryaa….
Lughaya dadkii lahaa ayaa ku nool ninka raba iyaga ha kala soo xaajoodo talada Lughayana BM ayay ka go’daa…
Hadii kale hadal dhibiil idinku noqda iga fisha…
Marunba inaadeer yaan qiil loo raadin ragani ragii la garanayay maaha iyo waxaas wakhtigan xaadirka ah ma shaqayso….waa afhayeenadoodii…. dadkan way is ogiyihiin ilaa siyaasiyiintooda… “il n’a as de fumée sans feu”…maaha laba 2 iyo 3 odey oo meel oo guri dhexdiisa fariin ka soo diray….waa wax laga soo shaqeeyay mana aha sheeko la dhaalsan karo dee nin kuu digay kuma dilin ee dadka ay qusayso ee oromada Lughaya jooga diyaar way u yihiin in sida falastiin loo xaasuuqo loo soo socdo…xabada shafka inay kaga dhacdo diyaar way yihiin….sacad muuse iyo xulufadeedu cidna yaanay habeeyn…bal taariikh cusub ha kala soo baxaan iyo bilad dahaba…
suldaanadu(maxadcasuhu) waxay u hadleen si aad u cilmiyeysan oo aad u qoto dheer. taasi waxay keentay in ay qoorta isku galiyaan labadii group ee suldaanada sacad muuse. dadka intooda badani ma ogo laakiin waa laba garab oo iska soo horjeeda . garabka siyaasad ahaan ku xidhan jabuuti oo ah kuwa seef la boodka ah(waa group ka hoos yimaada khadra xayd iyo walaalkeed) waa kuwii maalinta dhawayd shirka jaraaid qabtay iyo kuwo kale oo siyaasadoodu qunyar socod tahay .hadaba wararka ka imanaya Hargaysa waxay sheegayaan in ay maanta labadaas garab dhexdooda ka aloosan tahay.
waar saladiin waxa ay ka dhigteen rag ciyaala suuq ah bal u fiirsada markay hadlayaan
waa ciyaala facin
marka yaan loo joojin dibjirta ayey reer hargaysa iska soo horaysiiyaan
odayaasha samaroon war aanan hore u ogayn ayaanba ka maqlay CAADA AYEY naga haystaa oo ilayn waaba rag dhul naga haysta
Allaah ha isku wa diro….amiiin