Wadhaf News-Sep.24, 2012: Dadka siyaasada u dhuun daloola ayaa la socda in hirdi weyn oo siyaasadeed Muqdisho ka jiro mudooyinkii ugu dambeeyay ee ay socdeen hawlihii lagu soo afjaraayay dawlidii ku meel gaarka ahayd ee wakhtigeedii dhamaaday. Hirdigaa siyaasadeed oo weli socdaa waa mid dibada soo dhigay siyaasado guracan oo beesha Isaaq ku soo bandhigtay Muqdisho balse raad ku yeelan doono siyaasadaha u dhexeeya beelaha Waqooyiga Somalia.
Waxaan ogsoonahay olalihii doorashada Madaxweynuhu intuu socda, beesha Isaaq ay gabi ahaanba la safteen Sheekh Shariif iyagoo ka baxay axdi ay la galeen Professor Samatar oo ay deggaan ka so wadajeedaan. Go’aanka xildhibaanada Isaaq wuxuu ka dambeeyay markii xukumada Silaanyo ergo saddex nin ah oo Duur (Wasiirka Gudaha S/L) hogaaminaayo qarsoodi ugu dirtay Muqdisho saddex maalmood ka hor doorashada Madaxweynaha Somalia. Ergadaasi waxay xildhibaanadii Isaaq ka dhaadhiciyeen in beesha Isaaq ina Samatar wax cod ah siin, waxayna arrinta u dhigeen in Dr Samatar khatar ku yahay danaha Isaaq isla markaana uu wiiqayo miisaanka Somaliland marka dib loo bilaabo wadahadalada ay Somalia la wadeen. Laakiin sobobta ay Professor Samatar ku diidan yihiin way ka gun dheertahay sidaas ay u dhigeen.
Waxaa cadaatay in Beesha Isaaq toos uga safato Dr Samatar oo ka soo jeeda Beesha Gadabuursi isagoo ah aqoonyahan midnimada Somalia ay mabda’ u tahay. Kadib markii doorashadii madaxweynuhu ay dhamaantay waxa loo gudbay olalihii jagada Ra’iissalwasaraha oo dhextaal beesha Direed iyo Darood.
Shir ay isku yimaadeen beelaha Direed todobaadkan waxaa lagu go’aamiyey in beelaha Direed si wadajir ah ugu taageeraan Professor Samatar in loo magacaabo jagada Ra’iisal Wasaaraha. Waxayna isku raaceen in go’aankooda u gudbiyaan madaxweynaha Somalia. Haseyeeshee, go’aanka beesha Direed waxa si toos ah uga horyimid beesha Isaaq oo iskood toos ugu tagay Madaxweynaha kana dalbaday inuuna marnaba Profassor Samatar uu magacaabin Ra’iisal wasaare. Cidkale oo Dir ah xildhibaanada Isaaq may taageerin balse waxay Madaxweynaha u sheegeen oo kaliya in ay ka soo horjeedaan magacaabida Professor Samatar. Go’oankaa beesha Isaaq wuxu cadeynayaa in beeshaasi si cad u tageertay in Ra’iisal Wasaaruhu ka yimaado beelsha Daarood . Go’aankaa beesha Isaaq wuxuu daaha ka rogay cadaawada ay uu hayaan beesha Gadabuursi iyagoo iska dhaadhiciyay inuu Professor Samatar iyaga khatar ku yahay ugana roontahay inay taageeraan nin Darood ah halkii ay walaalkooda Waqooyiga ka soo jeeda ay taageeri lahaayeen.
Yaa u fadhiyay in beesha Isaaq la saftaan nin Daarood ah kana saftaan Professor Samatar oo marna Dir la ah Isaaq marna Waqooyi ka soo jeeda sida Isaaqa, marna ah aqoon yahanka ugu cilmi badan soomali?
Tan iyo intii la galay ololaha lagu hananaayo jagooyinka ugu sareeya ee madaxda dawlada, beesha Isaaq geed dheer iyo mid gaaban waxay u kortay sidey isku hortaagi lahayd in beelaha Gadabuursi wax ka noqoto Somalia . Ficikaa guracan iyo hagardamooyinka ay ku kaceen beesha Isaaq waxay ka turjomayaan farsamo xumo siyaasadeed oo khasaare weyn u keeni doontaa Waqooyiga Somalia. Halkaana waxaa lagu xabaalay wadajirkii iyo wada noolaashii beelaha Woqooyi waxaana sobobta iska leh beesha Isaaq oo wadajirkii Waqooyiga ku xabaashay Moqdhisho.
Shiki kuma jiro in weli beesha Isaaq iyo siyaasiintooda Hargaysa wadaan hawgalo salkoodu yahay inay siyaasada Somalia ku talaalaan ujeedooyinkooda siyaasadeed oo ay ugu weyntahay in somalida laga dhaadhiciyo in Waqooyigu la micno yahay Isaaq, beelaha kale ee Waqooyiguna ay ku jiraan shandada Isaaq. Fikirkaa xaqiiqada ka duwan ee beesha Isaaq ka midaysan tahay oo ahaa mid ay hoos-hoos u wadi jireen wuxuu ku soo shaac baxay Muqdisho, balse ismay weydiin khaladkaa siyaasadeed awaaqib xumada uu iyaga ku yeelan doono. Waxaana hubaal ah in ciyaarta ay Muqdisho ka dheeleen, xaladeedu ka dhici doonto Waqooyiga.
Aan soo afjarno maqaalkee, Madaxweynaha cusub iyo beelaha konfureed waxaa iyagana hortaala inay kala doortaan Gooni-goosatada beelaysan iyo beelaha kale ee woqooyiga deggan ee aaminsan midnimada iyo wadajirka somaliyeed.
Categories: Warka (News)
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
Maanta Waa Maalin Khayr Badan: Soo Dhawoow Ugaas C/Rashiid
Professor Axmad Ismaaciil Samatar: CANARY IN THE COAL MINE (Somalia)
Hiildan
Waa in aan soo saarnaa bayaan aan ku canbaaraynayno xildhibaano isku sheegaa Beesha ee meesha u jooga inay carqaladeeyaan geedi socodka nabda Somaliya.
Cabdiqani arinkaa ku dhaqaaq,anuu waqti ma haysyee walee.
Xildhinaada Beesha isaaq ma Somali ayay u shaqeeyaan mise isaaq?
Madaxwaynaha Somaliyeed Md, Xasan Maxamuud, Isaaqa ayuu dhegaystaa?
Isaaq ka baxaan Parlemanka Somalioyeed haday rabaan wax gaara.
Wadan ka waxa wax loogu qaybiyay 5.Isaaq 5taa ayay ka midyihhin,waa maxay waxa kale ee ay rabaan?
Isaaq waxay ka dhabeeyeen arinkii ay lahaayeen ee ahaa”Hawiye anagaa dirna oo wax u sheegna.Hadii Madax waynuhu ka yeelo arinkaasi waxaa rumoobaya wixi ay isaaqu shegayeen ee ahaa”Anagaa Hawiyaha Kincina oo fadhiisina”.Hadii ay u yeedhinayaa cida ay doonaan arinki ayaaba run ah.
Shariif axmed ayaan ogayn oo jeebka ugu jiray,oo ay dantooda ku fushanayeen.Md Xasan Maxamuud waxan ka codnaaynaa i nuu Somalidiid dhegaha ka furayto.
Isaaq waxay ku hanjabeen inay wada hadalki socday ka baxayaan hadii Nin Samaroon ah loo magacaabo Raysal wasaare.
Maxay xildhibaanada isaaqu xamar u joogaan ?
Waa in laga saara parlemenka Somaliya.
Waa in aan nin isaaqa loo magacaabin wasiir,waayo ?
waxay cadeyeen inay meesha u jogaan inay Fuliyaan danaha isaaqa oo maamulaan kuwa jooga Hargisa.
Hiildan Ina adeer arinkaa ka hawlgala caawa oo warbaahionta Soma;lida Soo galiya.
Inay Isaaqa kaga dhabeeyeen arinkii ahaa inay Hawiye iyagu kiciyaan oo waxan ay isaaq rabaan u Hawiye ka yeelayo.
Arinkaa ha laga hawlgalo.
Wali Ashma
kuwani aduunka ayey inoogu neceb yihiin daarood kuu xaaqay inaga ayey inaga neceb yihiin hadii la yidhaado janada samaroon ayaa ku jira waxay leeyihiin cadaabta ugeeya
samaroona calool la aantooda iyagaa dawlad ka dhigay maalintii ay habr habarta isku dileen ee ninkii dhaqaaqayeyba iska dileen samaroon ayaa u baxay
abaalaawayaal weeyaan qaladkuna waa inaga oo aanay inoo muuqan cadaawada foh ee ay inoo qabaan oo sadiiq ka dhiganay samaroonku waa in ay si toosa iyo si dadban ba ula dagaalamaan reer binu israaiil
oo aan ogaanaa cadawgeena kowaad in ay yihiin
waxa jirtay maalintii sheekh shariif aqoonsaday khaatumo state ninka ku magacaaban wasiirka gaashaan dhiga ee la yidhaa xuseen carab waakii qaylo dhaan ka soo saaray ee isagoo maqiiqan tvyada ka hadlay koonfur dagaalada iyo qaska ka taagan iyagaa ka danbeeya oo marabaan in ay nabad somali noqoto waayo wey og yihiin in aanay aqoonsi helayn oo aanay qabiil noqon karin dawlad
kkkkkkkk ha dholayso miskiin walee dadku waxay uwada dhimanayaan cuqdad isaaq ilahow reer sheekh isaxaaq il iyo inkartaba kadu hadii gadabuursi wax lasiinayo waxba kamasoo horjeedno dana nagama hayso balse horta ta iswaydiinta leh baa ah xamar mansibkaa maydin ogashay isagoo darood jogo jawabtu wamaya markaas markaad waydeen waxkalood khasada iskaga bisan hakusoo marmarsoonina isaaqba xildhibanadoda iyo siyasiyiintoda nodiidan anagu nama qusayso waxa xamar kasocda ninka jooga xamar na wuu kashaqaysanay jeebkisuu ujoogaa ana dalkaygii ana mamula ilahaymooyee cidna uga biqimayo markaas raysalwasare somali idinsiinaysa ma jirttee iska bismilaysta waxay idiin turan xata haduu noqdo agasime ayad waxunhesheen ama wasiiryar waa calacasha timo maykasoo bixi in hawiye iyo darood mansibkaa idiin ogalade kkkkkkkkkk walee niman qusan naftiisa quusa
wali ashma
adiga wad baroorataba sida islaan goblama markaad isaaq maqasho iidoor uuuu aaa eee aya kadhamata maxa kasoomaray talow ma mid isaqaa ilkaga kaa jajabiyey mise kuwii faqashta la socdee ay shabuugeeyeen ba tahay looooooooool waligaba iska qayli xaalkagu waa qadimaysid sheegkadii ingriis sheegay kolkuu yidhi laba midna dalicimayo idina isaaqow hadalicina
wa mid
1 gabooyaha dalicimaayo wayo hadan darajo uyeelo oo an kadhigo sarakiil cid xashiishka gurta lahelimayo
2 gadabuursina dalicimaayo idina hadalicina wayo kolkuu kusoo socdana warbuu kuusoo sida kolkuu kasiisocdana wuu kasiisida xasadkana waa abaha xasadka
alaylehee ingriis runbuusheegay loz galkaas dabcigiinu yaqanay kkkkkkkkkkkkkkkkk lakin ogow xasid ma ya aflax
viva isaaaq my beloved super clan
Nayaa waa naagtan ingiriis markuu sidaa lahaa ma dhabtiisaad saarnayd waadigan ka waramayee…mise eygiisa ayaad ahayd….mardanbe hadaad Gadabuursi wax ka sheegto…dumar, caruur iyo waalid wali ma aflagaadeyn laakin cid aan dhaafi male hadeed….ee soo daa waxaad hayso…
Ishinu waxay qabata dadka sharfta leh….ee kuwaa xaraan iyo xalaal kala saari karin maxaa laga ilayn bal ii sheeg ?
hibaaq
maxaa isaaq laga xaadisi isagiibaa isku xaasid ah
HIBAAQ
TAARIIKHDA MADAW EE ISAAQ AYAAN KUU SHEEGAYAA
miyaad ilawday in ay naagihiinu MOORAN inta uu gurigiisa kula tuman jiray ragiinana dooxa hargaysa maydkooda dhigi jiray
taas naag samaroon ah kama suurto gasheen faysal cali waraabe wakii gaani basaaska u ahaa ee warka uu dhalinyaradii UUFO ka qaado uu gaani u gayn jiray hargaysa idinka ayaa warka iyo basaasnimo ilaa siyaad bare ukala guri jiray
maantana samaroon ayaa dad idinka dhigay oo idin heshiisuiiyey
dawladna idiin sameeyey abaal laawayaal ayaad tahiin markaad burco ku shiryseen waakii ay reer hargaysa diideen
markii la yidhi waayee aan barbara ku shinana reer burco ayaa diiday kadib ayaa odayaashii samaroon yidhaahdeen waar kaalaya boorama oo 6 bilood la idinkala celinaayey
ma maantaad is mooday wax kale bal waan eegnaa ilaa xamar ayeynu is jiidan walee in ay somalilandtii wakhtigeedii dhamaaday
walaalo waan ka xumahay waxa aad soo xarxariiqday ma adoo soomaali gudabiirsi ka ah ayaa naag isaaq waxa ka sheegi kartaa, goblan talo aduunyooy ,waxa kale oon dhammanba
idiin sheegayaa somalia haday midawdo idinku ma wax aan g udabiirsi ahayn ayeydun noqon waar soomaliland ayaa dad idinka dhigta oo sankii jeexnaa iyo dameerihii geela idiin ahaa kabihii jaangariga ahaa hadalkii silanaa intaba idinka bada shee hooy kuf
ara adyga somaliland
Hibaaq
Waar daaya Hibaaw.
Waxay doonto ha caydee.Daaya Gabadha. Hibaaqeey
Bal arinamaha Deji Huno,oo bal u yara kaadi.
Hadii kale Hoboonbaa Kab 9/5 kula dhici,oo hadana way kaa rifi.
Marka Bal Hibaaqeey aan isragnee xagee lagaa helaa..
Sayid Maxamed Cabdulahi Xasan ayaa yidhi.”Gaal Idoor waday ama Ay waday”.
samaroon kadaya beesha isaaq aflagada qaawan kuwa xamar naga joogaaa waa xaar uraya noomana tirsana laakiin iskadaya kalsooni la aanta 20 yaers baan la idinka maqal wax somalia ladhaho reer somalia waxba ukordhin maysaan ee naga joojiya faanka iyob qabta
Darbi aaway, looool waar abtiyaashaa maxaa ka si noqday. nin waalan walaalkii baa u miyir qabee bal waxaan sugnaa duur iyo jawaabta uu bixiyo intaan sheekadu faraha ka bixin. ninkii dhoof ka yimidbay geeridu dhibaysaa. Oo Sacad muuse bada wayba ka cabsoodaane, goormay xeeb yeesheen. Walee maxaa la waashay. Odaygu bal in uu waalan yahay, miyaanu ogayn in hadii 60kii sharcigiisa lagu noqdo wax somaliland la yidhaa jirin.
Hibaaqeey inaabti didiibso oo meesha rag reerka ah ayaa ka doobiyee haka hor dhicin marlay dumarka muxubadaa qaada warka ugu horeeya ee ay maqlaane. Sacad muuse way iska soo qululi karaan wixii loo iyo adhi u hadhayna way iman karaan ceela helay, lughaya meeshii aad u baahataanba. Balse waryar baa jiroo, caada waqooyi kama soo mari kartid kuwa harawo dagana hadii ay guntiga gaabsadaan way dhib badan yahiin oo waa garma qaatayaal. Markaa odayaashan baahidu ka muuqato, waxoogaa lacaga u dir oo is dajiya adeerayaal dheh dhulyar oo lagu mormo wax ka fiican baan haysanaaye.
Salaan ka dib,dad waxa ugu liita ninka aan kala aqoon cadawgiisa iyo ninka u nasteexaynaya, markaa, Pro samater waa nin aqoon leh ogna xaga ay dabauluhu ka soo socdaan, dhalintan mareegta ku kaftamaysa waxaan odhan lahaa, wax lagu daalo maaha Samaroon waa Samaroon Iidoorna waa iidoor, hase ahaatee kuwan isku sheegay odayada ee sheeganaya Xeebaha boqortooyadii Adal, maxay birmagaydadeedii Liyu Policku dhiriqda dhaxjiiday uga hadliwaayeen?
ninka Samaroon ah ee nin iidoor ah wanaag ka fisha waa nin naaqus ah, oon meel fog wax ka arag.
iidoor way soo qoysteen… xeebihii maxamed case ayaa loo soo jeestay… dagaalna waa bilaabmayaa goor uu bilaabmaba… dhayal inay iidoor xeeebaha lughaya ku soo dagaan ayay rabaan mana suurtagalayso… halkan ka dhagayso… iidoor oo dhul aanu lahayn iskaga riyoonaya…
http://www.cunaabi.com/playaudio.php?id=248
waan yaabanee
Waxaa la rabaa boqortooyadii ADEL in laga dhigoIDIANKII Marakykan ka iyo dadkii madoobaa ee austareliya oo laga tirtiro dhulka
iidoorku waxa uu daba dhakhlaynayaa Daaroodkii uu laha wuuna dabar jaray.
midakale raga samaroon ee calool la aantooda harga.gays daaraha dhaareer ka dhistay ee maantana sidii OROMADA ka baxa la yidhi bal eega haka xaaxaabiyaan
waar IIDOOR iyagaanan naf isku hayn cidkalena naf umahayaan oo waligoodba daamo ayay ukala dagaaniyo lafo hoose
ODAYAASHA MIRQAANSANA jawaabtoodu waa in 2 cisho jabuuti laga xidho oo jidka loo joogsado samaroon ilaahay waxa uu siiyey dhul staratiji ah oo ay cid walba kaga adag yahiin jidka uu iidoor umaro itobiya waa dhul samaroon ta uu jabuti umaro waa dhul samaroon waa in la tusaa awoodooda waxa ay usku halaynayaan sacsac muuse waa la og yahay oo INA TAANI ayaa hub meel u dhigay 10 sano ee uu meesha joogay waxayse ilawsan yihiin QADAAFI in uu hubkii iyo ciidankii 42 sano uu dhisaayey ay ka adkaadeen jabhado
jamac awdali
arinka iga yaabiyey waa ciise iyop isaaq waxba uma dhexeeyaan oo tuuladaa ayaan bari ka dagnaa ciisena galbeed ka dagaa maxadcase waaba laga dhex saaray dhulka oo waxaa la yidhi niman HARAWO ka yimid ayaa dhulakagii rabakkkkkkkkkkkk
waar ma maxadcasaa harawo daga intaad nooshahay wax walba waad arki ood maqli waliba mid aad u qiiraysnaa ayaa yidhi TAAKO igama ogolin dhulka samaroonkkkkkkkkkk
waa suaale
dhulka maxadcase maxaa murabka galiyey???
goorma ayey sacsac muuse dhulkan soo hawyesteen ama soo hungureyey??
Waa sheeko jabuuti laga soo maleegayo…
Marku dharagii ka batay halkay ilaahay uugu xamdiyi lahaayeen…ayayba isku qaateen illaah kale oo iyagu dadka arsaaqada siiya…. fircoon ayaa lagu halaagay shekadaas…. gaalo iyo yuhuuda halaag waa u danbeeya….ee yaa yidhaa dala adduunyo waa isdaba jooge…toloow dib ma isku dhagaysteen odeyadan xaarku ka daadanaayo…
Dagaalku waa sacad muuse iyo ciise oo dhinac ah iyo maxad case…waxba ha la hadinee sida falastiin loo rusheeyo soo daaya waxaad isla haysaan…..anagu waan ku dhimanaynaa dhulkayaga….
haboon walaal nabaduu waa inii daan
sacaad muusaana waxbaa kamaa qadaysiin ee dhidhibsada.
sacaad muuse dulkiisaa waa inuu kaa xoreystaa oromaada.
kkkkk dhulka kaa xoraystaa ku lahaaa. Waar ilayn tanoo kale… sac sac muuse ina idoor dhaka yare dagaal adeer diyaar baan u nahay cida nabadu dan u tahayna bal waad ogaanaysaan.. dad hurdada aad ku gaadaan iyo safar aad habeen meel u gashaan ayuun baad taqaanaane. laakiin rag waa is arki… sidiinii baanad gabiley ku soo barakacaysaan.. Hada gabileyna waad ka sii qaxaysaan… Xabadaydu dhuuntay ku jirtaa ee iidoorow.. idinkala qaadi maayee.. sac sac iyo habar habar idiin kala garan maynee.. al maydaanu waasac… camii…
anigu hadaan oromo ahay adna falaashaa ayaad tahay…de markaa cida guuraysa waa ayo…
anigu oromo waan ogolahaye adna maanta laga bilaabo inaad falaasha wax aan ahayn kugu yeedhay ayaa iga alan ah…
vivaa oromo
Israel kolay diyaarado way soo diriye diyaar u noqda…
Sacad Muuse dhamaantood iyo Ciise oo ah Mamaasan iyo Reer Geedi way is ogyihiin ,,,,, Waxaana hawlahan laga daaraa Djibouti oo lagasoo abaabulaa , Ismaaciil Calooweyne oo ah cadawga koowaad ee Samaroon ayaa ka dambeeya Salaadiintan sakhraamiinta ah ee Akisho oo ku abtirsada Sacsac Muuse,Sanadkasta waxaa biilka u dira madaxweyne ku sheega xun ee Reer Djibouti oo nin curyaamiyay Samaroonka Djibouti iyo kan Awdal Somaliland ba waxaa gunooyin dadqaltada bixiya Ina Cumar Gueeleh oo si toos ay hawsha ugu wada jiraan rag u dhashay Galbeedka Hargeiysa waana Maxamuud Xayd oo ah walaaka Xaaska Ismaaciil Calool ayaa biilka u dira sakhraamiinta si ay u laayaan caruurta adhiga la joogta una barokiciyaan shacabka iska leh deegaanka Maroodi jeex ee Samaroon,Dhulka Lawyacado , Maroodijeex oo Hargeysa hoosteeda ah ilaa qadaw ,oo Wajaale kor ka ah waxaan u aqoonsanahay dhul Samaroon cid lagala gorgortami karaana ma jirto oo hooyo dhashay cidii isku dayda inay soo farogalisana waxaa u diyaar ah inay la kulmaan xasuuq aanu waligii samayn Samaroon.
Samaroonka u dhashay dhulkan waxaan ka codsanayaa in ninkataaba hubkiisa iibsado kii aan helayna loo iibiyo oo aan xasuuq ba’an u gaysano ninkasta oo soo damca dhulka Samaroon, Waa in aan daadinaa dhiig badan oo dhulka Samaroon dhamaantii aan ka durkinaa cadawga soo quusaaya……… waa in aan xasuuqnaa ugu yaraan 20.000 LABAATAN kun oo u badan Sacsac Muuse Mamaasana badh kaga jiro , Hadii aynaan dhiig ku faro xalan tobanka sano ee soo socda walaahi inteena qurbaha joogtaana masii jiri doono oo ninkasta oo Samaroon ah oo qurbaha jooga markuu wadanka yimaado waxaa u taala tii soo dhacday oo kale iyo ayadoo jidka loo joogsan doono.
Hadii aynaan maanta la iman gacan ka hadal waalan oo aaynaan xasuuqin sakhraamiintaasi uu dabada kasoo riixaayo Ismaaciil Cumar oo aynaan tiradaasi aan soo sheegay oo ah 20 kun oo u badan Sacsac Muuse Ciisena ku jiro ma badbaadi doono lkn hadii aan samayno waan ka badbaadaynaa shirqoolka Djibouti lagasoo maleegaayo oo waan ka nasanaynaa dhibta inagusoo fool leh waanan badbaadinaynaa dhalinteena soo koraysa oo ah mid halis gali doonta hadii aynaan u kicin mustaqbalka caruurteena wax inoo qarsoon oo aan qarsano ma jiro oo aan ahayn doqoniimo iyo ducfi.
Dagaalka ka dhici jiray Ceel-Bardaale iyo jidgooyadii 7/11 dhamaantood waxaa lagasoo abaabulay Djibouti oo Ismaciil Cumar iyo Khadra Xayd iyo walaakeed Maxamuud Xayd ayaa ka dambeeya waxaana looga danlahaa in aanay Samaroon marna hungureynin mashruucii Xadhiga Internetka ee Shirkada SomCable ee lasoo dhexmarinaayay Dhulka Awdal sanadkii ina dhaafay in badana aan ka hadlay in la joojiyo lkn aan dhagna la ii raaaricin ayaan si xun uga cadhooday ayadoo la iga maqli wayay oo tolkay ilaahay ka dhigay rag hurda oo lacag iyo qandaraas dhulkooda la marinaayay aanay is odhan ka faro maroojiya raga shuftada ah ee dhulkiina cunaaya.
Mashruucaasi si ayaa kenay in Samaroon la cabsi galiyo si aanay lacagtii malaayiinka $ ahaa ee lagu qaatay aanay u carqaladaynin Samaroon ayaa loo huriyay dagaalka Ceelbardaale iyo dhagartii dhacdayba waxaa hoosta ka waday Ismaciiil Cumar Guelleh oo an shaqsiga koowaad oo ah cadawga Samaroon waana ninka ugu xaasidsan waxa ilaahay Somali abuuray ee ugu nuxusan kana xun nolosha Samaroon haduu karaayo wuu wada sumayn lahaa maanta.
Arintan ma ogola Samaroonka waanay kasoo horjeedaa maanta inay koox Sakhraamiin ahi si badheedh ah u aflagaadayso beesha reer Awdal ……… Samaroonba wuu leeyahay Salaadiin Sakhraamiin ah oo waysada ku shubta Jiinka iyo Biiraha waanan leenahay kuwan oo kale , Ragii u jawaabi lahaana way joogaan ,Maanta Afkoodana ku khasaarin maayaa Suldaan Saleebaan ,Suldaan Samatar iyo Suldaan Dhawalba way ka sharaf weynyihiin inay u jawaabaan kuwani anaa aqaana oo waa rag habeenkii dhan cabsan oo aan is ogeynba Itaalkooda iyo wax ay ku hadlayaan midna .
Talo deg deg ah ayaa loo baahanyahay oo aan ku kala baxno nacabkan hawshiisu inala dheeraatay waan in aan si dhakhso ah usoo afjaraa oo aan u diyaarino rag rag ah oo si deg deg ah kaga jawaaba waxan ay la shiryimaadeen,Jawaabtuna maaha hadal ee waa inay noqoto ficil wata dhiiranaan.
inaa dharbii jiif
walaal maatidada haa baraakiciin sacaad muusana haal neef adhi’aa kaa dilii maysiid
aad baad uguu nastexaysanteen nabaada inuu dharaago kaaga dhariin walaal dharbii jiif oo borama duulka lalaa simiin.
Marunbaa
Kuwan abti aniga iima aha dadqalato tafiir kuma lihi oo abti waa waxii beerah Geed Deeble la igaga qaaday oo kolba gabadh qurux badan oo la ii soo haddoodilay waa taan eeday e dhulkaygii la iiga qaaday abti dambe iyo seedi midna ma xeerinaayo sabab too ah wa xeelad la yidhaa siil ku dagaalan oo dumarka la iskasoo horeysiiyo ma ogolaan doono,,,Ciisena meel na igamsoo galo markaa sanadka waan soo ceshanayaa dhulkii la igaga qaaday abti iyo seedi naag dambena kama guursanayno dad qalatada oo dee waa bay gumobeen markay saar iyo caruur adhi la joogta ay laayeen oo itaal baa halkasi dhigaye maxaa ii keenaaya dumarkooda saw la caayi maayo wiilkayga oo la odhan maayo waa inan gumeedkii ay dhaleen Sacsac Muuse markaa la soco waa dhamaaday siil ku dagaalankii sanadadii aan soo dhaafnay ayaan soo gaba gabaynay no abti no seedi iyo dumar lasoo qadimo si dhulka la iiga qaato dumarkaasi Samaroon ayaa hada guursanaa hadaan anay Reer Nuur oo ilaahay noo barakeeyay.
Sixid….. Markay ka bixiwaayeen Safar la laayo iyo Caruur adhi la joogta oo ay laayaan waxay gumoobeen.
Haduu gugu da oo guunyadu dhashoo tiiyoo galab caraw geedi loo lalabay,
Geel jire haraadani hadii beesha uu gubo gartaa kii waxgaradaa loo gaysan jiree,
Gaasiray inaga yaa ina kala guraaya…..?
haldoor…yuhuud markay falastiiniyiinta dhamayso aay falaashaduna na dhmaydoontaa….
sow la ma odhan wixii fitnada kiciya nacdali ha ku soo degto, yuhuudu muxuu dhaamaa ka sidaa loo nacdalay…
waxaba caado kuu noqotay inaad sanad kastaa dhiig samaroon daadiso….maantana waxa keentay oroma dul iga haysata….sheeko cusub…
waar kuwa muqdisho maalin walba dhimasho u taagan waa dad 9 bilood sidayada ku dhashay lama kala hooyo fiicna….somali waan wada nahay wax siyaada oo dheernahay ma jirto….ilaahayna waan u simannahay…gobi geeri way taqaan…waana geeri qaaliya ninka dhulkiisa ku dhinta…
cisse io iidoor wuxuu ku soo heshiiyay markay m/casaha ka raraan inay jid cad dhistaan lughaya….been baad isku sheegteen…
Ciise wuxuu taaganyahay haddii dhulkayga balaadhan ee bariga Lughaya ilaa Bulaxaar doorashadu ka qabsoomi waydo dee doorasho xeeb iyo Salal midna ka dhici mayso arintuna waxay noqon doonta mid aan la, saadaalin karin. Kubaduna waxay hortaalaa dawlada Somaliland dadkan dhul ayna lahayn dhamaantood isku haystana Ciise dheg jalaq uma siinaayo, waxaana ka go, an inayna taalaabo dhul Ciise ah ciddi qaylo ku qaadan doonin.
Buug geographie ah oo la soo xafiday dhul laguma helo…u doonta canfartii iyo oromadii dhulka idinka soo kicisay….
Malaha tani waa jawaabtii S/Muuse ay reer abtigay ku wadaan ood moodo inay Ciise iyo dhulkiisa kula dul ku feen. Ninkii Harawo wax geeyay kii Boon iyo Boorma farta ku fiiqay ayaa lagu horeeyay ee waa sidee kkkkkkkkkkkkkk walee ragan S/Muuse waa rag rag ka tagey.
http://www.cadceed.com/2012/09/dhageyso-radio-cadceed-xildhibaan-ka-tirsan-golaha-deegaanka-degmada-saylac-oo-ka-hadlaya-doorashada-deegaanka-degmada-saylac-dhulka-sida-loo-kala-degan-yahay-iyo-saamaynta-geelaha-jabuuti-ku-leeya.html
raga s/muuse waa kuwaad naaga hooga caydaan, ma maantay rag noqdeen saw taad habeen iyo dharaar u heestaan ee facuuro tidhaahdaan….ilaahoow haa iyo maya hanaga wada siin….
The chickens are coming home to roast. Anigu markaan arko oday ama qolo dhul sheeganaysa, waxa ugu horeeya ee ii iftiima waa inaanay meeshaa dawlada ka jirin ama dawladii jirtay ay awoodeedu aad u yaraatay, makaana, cabsi daraadeed nin waliba uu dhul aan cidi deganayn sheegto si uu u samaysto ” buffer zone”. Arrintana waa ” the genesis of instability” iyo dawlad la’aanta.
Ilaahay ha u gargaaro dadka masaakiinta ah ee ay afmiishaarada hargeisa, borama, djibouti joogaa isku dirayaan.
Umadyahay bal u fiirsada, dadka colaada lala dul tegayaa abaar iyo biyo la’aan bay u dhimanayaa. I hope inaanay colaad cusubi dhulka ka abuurmin, lakiin hadii ay colaadi timaado, ilaahay waxan ka baryaya inay ka bilaabanto Hargeisa, Borama iyo Djibouti, cida ugu horaysa ee ku dhimataana ay noqoto kuwa isku dirka ka wada dhulka ay abaaraha iyo biyo la’aantu rafaadisay.
nafta ilaahay ayaa abuuray….ilaahay ayaana qaadi kara….ilaahay ayaana badbaadin karaqofku hadii ay tiisu galin….dhulka waa lagu dhiman lagama qaxayo ilaa habarta iyo odeyga gurguurnaya ee u danbeeya ay takhasulayaan…
Timacade
Adiga ciidan iyo cod midna lagaama doonaayo noocaagan oo kale waan soo aragnay dagaaladii sokeeye oo hadii ay dhacdo adiga oo jooga Borama oo la isku kaa dulqabsado intood ku qaadato gacanta bidix shandadaada koodhkaagana aad xagasha midig gashato sidii gaal ingriis ah intood bidixda ka dhaqaaqdo ayaad odhan Fuck you , mother fuker oo aad u carari xagaa iyo Jigjiga halka qayrkaa ay sxb la yihiin qiiqa baaruuda iyo dhamacda rasaasta.
Wax khatar ah ayaad iska dhigtaa waxan aad arkaysid iyo salaadiintan sakhraamiinta ah ee damacu wado waxaa daaha gadaashiisa ka remoute-garaynaaya rag qayrkaa oo kale ah oo USA kula jooga oo qurbajoog adiguna sidan baad u fekeraysaa oo aad iska dhigaysaa nin dadka ka caqli badan.
Sxb Ismaciil Cumar Guelle waa qayrkaa isagaa wada ee la jaanqaad tolkaa ama naga aamus wax yahow caanaha lihi.
Darbi…….kkkkkkkk, dee aaway seddexdii kun ee reer nuur ee jiida Bari aad u waday si loogu difaaco somaliland, bal xagan tolkaa usoo leexi iyagaa u baahan maanta difaace. Aniga taydu waa xeelad salka ku haysa cilmi iyo fahansanaan guud oo siyaasada gobolka ah, midhaheedana waa la arki doonaa dhawaan.
sacad muuse iyo iyo gubiirsina maxaa kalahysta yaabadanaa idin kala garmanee guulaysta dad wax qalanayaa beero la isku haysto hadoo aan yaabayba cabaad kii shalay baxaayay sland ilmadeerayaal hanaga ciyarina reer hargaysa iyo reer borme
War deg deg ah
Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo loo doortay Raiisal Wasaaraha Somalia goor dhawayd.
http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=77422
http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=77420
Gadabuursi intooda caqliga leh waxan waydiiyay waa maxay ku salaynayaan shikigan iyo tuhunkan aha Ciise iyo S/Muuse ayaa noo heshiiay madaama Ciise iyo S/Muuse 2 danood oo kala duwan wataan. S/ Muuse waxay leeyihiin bariga Lugahaya iyo waqooyi/bariga Lughaya ha la raaciyo degmada Daarasalaam ee Gobolka Maroodi-jeex halkay Ciise taagan yihiin xaduudaha degmada Lughaya waa kuwii 60 kii oo yaan la, kala googayn ee degmada Lughaya sideeda ha lagu daayo oo Salal ha la raaciyo.
M/Case miayan imikba Salal ka tirsanayn sida B/Celi iyo Abrayn waa maxay waxa B/ Muuse iyo Guud ahaanba M/ Case u diidaya inay arintan Ciise is-gaashaan buuraystaan si ay iyaguna walaalahooga kalee M/ Case iyo reer abtigood wax ula qabaan?
Aniga waxay ila tahay inay M/ Case arinta hoos u eegaan oo ay iska jiraan ilduuf siyaasadeed.
Saylacdii saarkeedu ini raagaadiyayna sidaasaad ku sheegan kartaan ee bal talo keenaa.
Salaadiinta iyo Wax garadka Reer Awdal oo jawaab cad ka bixiyay hadalkii Sakhraamiinta Sacsac Muuse ee shalay ay dureen reer Awdal kuna damceen dhulka Maroodi jeex ee Awdal halkan hoose kala dag.
http://www.subulahanews.com/2012/09/25/saladiin-iyo-waxqaradka-ku-dhaqan-gobolka-awdal-oo-jawaab-kulul-ka-bixiyey-hadal-ka-soo-yeedhay-madax-dhaqmeedka-beesha-sacad-muuse-videoqaybtii-koowaad/
War Deg Deg ah.
Salaadiinta qaar ka mid ah Reer Lughaya oo Jawaab cad jeebka ugu riday ragii qandaraaska kasoo qaatay Ismaciil Caloolweyneha Djibouti .
hore ayaan idiinku sheegay,, wallahi iyo bilaahi iyo talaahi
malintii la magacaabay madaxweynaha cusub ee Somalia HASAN SHEEKH MAXAMUUD ee Professor SAMATAR helay 8 cod ayaan idiinku sheegay websitkan in IDOOR Xaasid xun oo cuqdad qaba yahay oo u ka xumyahay inu arku nin SAMAROON ah sida professor SAMATAR oo jagooyinka sareeya qabta.
IDOOR WAA XAASID WAANA CUQDADLAW.
Guul SAMAROON iyo Awdal State iyo Professor SAMATAR iyo SOOMAALIA Guul Guul.
Suldaan Sanbuurad iga walee Jawaab Kulul ayuu jeebka ugu riday mar haduu yidhii inoo dumiya Somaliland ninkii ay wax ka daataan baan la arki nooloow Suldaan.
Timacade, waa ma ciidankii jabuuti oo sakariye soo diro mise 4tan sacsac iyo reerkan yare hoosta ka galay ilaahay ka sa kow waan ka adagnahay…oo watay baabuur naf la caarid isku dul caleemo saartay….faankan ninkan sahal wato run ha moodina walaahi…
waxan ay la waalanayaan waa odeyga cidmada xakuma jabuuti oo ciidaan diyaar ah uugu balan qaaday meesha ciise ma joogo…..kuwa idoorna habeenkii ayay dadka qalaan…. anigu waan ku dhimanayaa….
dhulkayga waan u dhiman waana ku dhiman
geeri xalaal ah ayaan rabaa….
vivaa gadabuursi falastiin
Lughaye dhul lagu murmi karo maba ahaa,, anaga oo Gabiley ku murana ayaa ka dhow Lughaye oo idoor muran galiyo,, Lughaye waa Jerusalem (Qudus) ta Samaroon Saciid.
Sac isku xaaray uun kasoo qaad, ku dheh waxa laidiinka baahanyahay waa jidad aad dhistaan, hoteelo aad camirtaan, jaad aad baayac mushtaraysaan, heeso aad qortaan, sheekoyin aad gurtaan.. waxba dhul iyo arimo idinka waawayn hagalina Sac muusow. waxba la murmi mayno ee bal ha natusaan waxay hayaan.
Meesha hada hal way dhaaftay waxaa la gudboon samaroon sicii meelkasta uu joogo inuu isku diyaariyo difaaca xeebta dheer ee ka bilaabmata Bulaxaar ee ku dhamaata djabouti, oo maaanta dadka dagan 100% ay yihiin Gadabuursi. anuu inkastoon joogo yurub hadana waxaan kaga qayb galayaa dhaqaale iyo wacyi galin dhufays ha la galo, Ta kale Samaroonoow waligaa iidoor saaxiibtinimo ha ka sugin waayo maba yaqaan. NINKII DHOOF ku yimid bay geeridu dhibaysaa.
haboon
waxaad taqano ayaad kumicnaysatay naaa ada istubidhadee isku qajil xiratayeey malaha ada dhabtooda tagee wuxuu urku doonayuu afku kaa xada waliba inbaan ka qajilay oonan sheegin mahmahda idiin baxday ileen sidada sunayasha man xiirane akhasul akhas batahay maranyey tadaasoo kaleh hadalku a kau qasare markay hadalayso xagaa u orada ileen waa ehelu qasisade loz isaaq hadii la aflagaadeyo filo jawaab ama soo wada dhuryama ama iskadaya ingriis wuxuu idinka sheegayna maha waxad qarin kartaan ilaa caruurta og
marunbaa
looz adu jabab malihid carablow ilahi ku carabtiray kamuu gardarnayn kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
marka bowbar
looooool doqonimo waa cudur waxaad caykadhigayso nacasow owgow inanad daliil uhayn morgan iyo abnaau faqash watii malin cad xidigihii dadsheen ee dantii urunsheegtay tariikhda isaaq wadahab asal oo xariira aduu tariikhdada iyo bal asl halkaad katimi sheeg wa qodob gadabuursina dad igama dhiginoo kolkaad dila soo taxdeen waxad hub iyo sanad hayseen ee ismoodeen in warkaad faqash usiisidi jirteen iyo dhiigii reer sheekh isaxaaq eed ka qayb qadateen maskaxdiina yar gashay isaaq wad ubabac dhigi kartaan waatii aykadanbaysay calancad ood tagtaan iyadoon snm idiin wada dhamayn oojabhadii galbeedkoo qudha ay ahayd hadaba anaga dad iska dhignay anaga is xoraynay somaliland ilahay kasakow anagaa barwaqada u horseednay waayo hawiye isagaa somaliya ugubadan isagana saa qayrkood ugareebay meelwalba qolada ugubadan uguna dagalka roon baa ama wax kadhigta ama wax laad aduu waxad noo samayseenmajirto awadl dagalkiin madhafsana oo cise idinla dego waxaad iga qadikartana iska yar cagadhigo khuuro haykugu sheegayninee afkaad kabarateen isaaq loz mandhow hadad nin raga tahay hadal kama bilowdeen waxad qoralkaga kubilowday balse wa iska neegsatay shekadaduna waa sidii dameerki dacay
waanada adi iska biloow adaa nala soo galaye…
haboon
ina moorgan aad itiri aduu asalkadu wa xagee alow yaa ku ogada waxad tahay ileen bisad iyo jiir isku abo manoqdane armaa adiga jadhiwadayashi ku dhaleen lol ingriis shaqadaadu yaqanay wataa ka muqata sxb qofkastaba wuxuuyey bu dadka moodaa aduu waxad sheegaysa wa kaad tahay ana wax tariikhan ka hadlaya waliba inban ka jaray kolay wad garanaysa oo ahayd xasid nimadiina hadad waxkale aad adaka ka qadi waydan inad hawada kala maraysan sxb morgan iyo dirkiisii faqash eed daba cayuunka u hayden wataan halignay een si xoraynay idina waxtihiin idintusnee yanay wanag idinka darin hada islediin ileen majirto faqash aad wardanbe ulasiii carartan casri somaliland layidhaa ba yimide bal qiyaas sad u qayliseen loooooooz wa hada mahmahdiinii aflagado kaleh masamayyn markasaad rag iyo dumar isku dhexyaacdeen oo adiga iyo qarkula midii akahul akhas koodii ay gurigooda lagu yiqiinay ku hadaqeen kkkkk viva isaaq
habaaq, xaafada fakinka la yidhaa magalday ku taala somaliland ?
haboon
fuckinkasi maha kaad donayseed jeceshay mcnto ee gurigiina lagayaqaan fukinka waxay xafadas kula baxday ninka iska lahaa ayaa kolkuu ku yidhaa dadka kirada guryihiisa ugu jira isiiya kiradii eey yidhadan manta ma haynee nasug buu yidhaa fukin lolkaas taarikhda ha geed marin camalkaad taqanay maha san horay kugu sheegayna waxaad jeceshay baad u cararaysa iyo akhasul akhaskagii meeshuna waa goob ragu ku badanyee ina neey intaad radinayso waxaas ogow aduunbaa is sharixiye hadalka majaraha haka duwin kolay boorama kadaran lakin anan rabin inaan anoo inana waxas ka hadlee inan xishood baa looo oga xaga haday noqoto
hibaaq, naa hadaad xishonayso marka horeba reer gob ah maad caydeen adaana afka nala soo galaye…hadaad i qari leedahay….ma cadceed baan sacab lagu qarin kara…wax idiin qarsoon ayaa iska yare….oo dhanqan biiska idinku badan.. cadeeyso waxaad dhaqan u leedihiin…
alshaydaanka aad muqdisho u dirteen wale way idinku fiicnaan lahayd haday hargaysa ka dhex bilaabi lahaydeen….cilado badan wuu idinka hadhi lahaa….
DIGNIIN: Deg-deg u joojiya cayda reeraha sharafta badan ee Soomaaliyeed. Mar dhaw Albaabada ayaan xidhan doonaa.
haboon
naa yaa usgag maxad iga qarin ma gabdh isaqaad iskudhararinkartaa hhhh kulaha iqari na waxba haqarin sheg waxad hayso usgayey adnuu cid qari kuma lahay eedo cidan xishoon waa ximaar adi waxaad haysa iska yar sooda waxad hayso ileen wa shuqulkagii nacaseey horta sharaftood ma gadha hadad sharaf leeday hadlilahayd waxas maka hadasheen eedo cayda isaaq ma malabaa ya istubidha bal car adoo cayay an ku arko igawalee adna kina wan cayay midakaleh nagwalbaaba waxay tahay bay hablaha la raadsataa mowduceenu nagba ma qusayne maxa waxad dhuraysay kenay loooooooooooooz akhasul akhas
Hiildan
Haday ka dhabtahay dadka basar uyeel anuu jawab ban bixinaya haday ku cajabinwaydo xidho hadad rabto lakiin aflagada beelha loogaysanayo horayba wad u eeganaysay haday ka runtay sharci dadka wada qabta uga dhig wayo inbadan baa reerka isaaq ay aflagadaynayeen loooooz kolkaan ujawabayna wakuwaa rag iyo dumar wada barooranay ee mowduuc anloojeedin dhafay waliba cay anu kuma sheegin say iyaba iidoor u adegsana hadan ana idhi ingriiis ba sayidhi madayrkii makan dumiyey hadalku waxa weeye ama cayda qabiilada halawada joojiyo oofikirsaliima iyo iyadoon beelna lagu xadgudbayn haloo hadlo ama iska dhaaf waxba hadigine ileen maha beeshadi an cayo adna kayga ha cayin macquule
Hibaaq, adiga kuuma dan lahayne maxaa dadka kaasoo dhex saaray?…Loooool
Cayda qabiilooyinka soomaaliyeed oo dhan halla joojiyo. Labadii qof ee iyaguna is yaqaana ee isu dan lihi ha isu jawaabaan. Intaasi ayaan u dan leehay kaliya…
hildan
loooooz dee horay bana u arag digniinta oo caydu wakhti horay socotee markan soogalay uunban digniinta arkay looool sidii sakaro budlakulantay hadiise dadkoodhan kuwada socoto oo nidam cusub tahay waa iska all right marka horaba qabilada ma cayi jirin
HIBAAQ
waa marti edeb daran waa reer habar xabuush walee reer bucur bacay ayaan somali sina kula socon karin ilayn waa dad xabashi ku hidalehe
wiilashii xabashida ahaa ee xoolaha u jiraayey ayaa dhalay HABRAHAN aad maqasheen