Booliska oo xidh-xidhay dad rabashado ka sameeyay degmadda Boon
Boon (Somaliland.Org)- Ciidanka Booliska Booramem ayaa xabsiga u taxaabay 9 qof oo lagu eedeeyay inay xudun u ahaayeen rabashado ka dhacay Sabtidii degmada Boon ee gobolka Salal, kuwaasi oo rabshado ka sameeyay xarunta MHC-ka Bisha cas ee magaaladaasi oo ay diidanaayeen in dib loogu celiyo shaqaale hore uga tagay.
Maayarka Degmadda Boon ayaa noo xaqiijiyay in Ciidan Boolis ah oo ka soo gurmaday Boorame ay dadkan rabashadaha sameeyay xidh-xidheen.
Waxa wararku intaasi ku darayaan in dadkan la soo xidhxidhay kadib markii ay Sabtidii ay is hor taageen shaqaale MCH-ka ah oo ay wadeen sakaakiil caafimaadka gobolka ah iyo madaxda Bisha Cas ee Gobolka Awdal si ay uga hawl-galaan xaruntaasi. . Madaxa Caafimaadka Aasaasiga ah ee Gobolka Awdal Maxamed X. Cumar Yaabe, ayaa ka hadlay waxyaabaha sababay rabashadahan, waxaanu yidhi “Raashino yar-yar oo loogu tallo galay hooyada iyo dhalaanka oo yaalay MCH-ka, waxay u tarjunteen raashinkaasi in loogu tallo galay Bulshadda deegaanka sidaasna ma aha xaalku ee waa raashin loogu tallo galay hooyada uurka leh iyo dhalaanka, ismaan dhaafkaasi ayaa sababay in arintu murugto, waanan ka badalnay shaqaalahii ay ka cabanayeen oo waxaan ku qornay 2 qof oo kale oo shaqaale ah.”
“Markii aan la xidhiidhnay masuuliyiinta Caafimaadka, kuna dacwaynay shaqaalahii aan dhaliilaha ka tabanaynay waxba kama qaban arrintaasi, sidaasi awgeed, baahidii oo taalla isbedelna aanu sugayno ayaa waxa ay dib noogu soo celiyeen shaqaalahii aan saluugsanayn, waana midaas mida sababtay in dadka degaanku ay is hortaagaan hawshii ay u socdeen Bisha Cas iyo shaqaalaha Caafimaadka oo is huwan,”ayuu yidhi mid ka mid ah waxgaradka degmadda Boon.
Cabdalle Cali Yuusuf (Abu-Caaliyah) Somaliland.Org/Hargeysa
Categories: Warka (News)
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
Maanta Waa Maalin Khayr Badan: Soo Dhawoow Ugaas C/Rashiid
Professor Axmad Ismaaciil Samatar: CANARY IN THE COAL MINE (Somalia)
Boon Iyo Police isma qaadi karaan..!
war boon oo hore bare beer jiif kaliya ayaa loo tagi waayee iyadii oo police badan la geeyay in lays dhagaxeeyo waan sugayay bare oo boon booliska looga dhigay boon u tagi maayo ayay ahayd ina bala fajaas.
ana waxaan leeeyahay boon oo boolis badan looga dhigay dhagax dhigi maayo
Samaroonoow talo ayaa loo baahanyahay si aan uga badbaadno shirqoolada soo socda bilaha inagusoo dhaw ,Waxaa soo socda Shirqoolo lagasoo maleegi doono Djibouti,Hargeiysa,Borama Dhexdeeda iyo Gabiley hadaba maxaa meel inii yaala so looga hortago shirqoolka nacabka Samaroon ee soo socda bilaha dhaw waa October,November iyo December maxaa xal ah…?
Warkan Boon looma baahna Samaroona wuu ka koray in la isku dhufto ,,, Ina Caateeyoow Samaroonka ha isku dirin sxb Boon wax yaala oo la isku qabsadaa maba jirto kkkk Ma ba Lulatee Maxay leeftaa,,,, Adeer ka hadal Kastambka Zeiylac iyo lacagta ay Ciise iska daldashaan….. daldashaan…..,Daldashaan MCH, Raashin iyo lacag hooyada iyo ilmaha loogu talo galay ayaad nooga sheekaynaysaa sxb ka waran shirarka qarsoon iyo shirqoolada xeebta Lugahay iyo dhamaan Dhulka Awdal ka faaloo kuwaasi ayaa na maraaya sanadkan wax kale uma baahnin,Waliba uma baahnin wararka ah aafooyinka iyo munaafaqada isku diraysa Samaroon waa in aanad wararka noosoo gudbinin fadlan oo aad nagadayso wararka ah wax xasarad ka dhex abuuri kara Samaroon oo maanta galaaya halgankii ugu dheeraa abid.
kkkkkkkkkkkkk
Darbi halkaas kaga hay halganka ad ku jirto. Anuu hadal waan ka daalay, dee imisaanu hadlaynay haddii hadal wax tarayo?. Ciise waxan rabnaa inay dhulka soo galaan oo noo dhisaan, oo noo qurxiyaan, sida inaguba aynu Isaaq iyo Ciise ugu quxino dhulkooda, u dhisno, uguna sacab tuno.
HIILDAN
WAAN KU SAMAAY
soo gali salaadiinta dacad muuse oo maxadcasahii u hanjabaaya oon habayaraatee waxba reeban waxay ku jiraan cadceednews
walaahi hanjabaadii ruushka ayey meesha ku hayeen waliba saylic ayay u hanjabayeen waa fanny
saxid
sacad muuse
ayaan u jeedaa
kkkkkkk
hiildan waxaan u malaymayaa in weerer lagu soo yahay lughaya waxaan maqlaayey waxba dhulnagama yaalaan oo xeebaha ciise iyo sacad muuse wax u dhexeeyaa ma jiraan calashaan dadkale oo la dagan dhulkaas ma jiraan
darbisamaroon
warba waa hadhay maanta mid wax lagu qaato ayaan maqlay oo lagu hanjabaayo
odayaashii sacad muuse wey cadaysteen warkoodii
samaroonoow ka kacaay goobkastood joogtaan guramadoo ka kacaay
Halkan ka dhagaysta dadqalatadii Sacad Muuse baroortooda ayagoo ku leh Samaroon baa na xasuuqay oo maanta af labadii waaxay oo ku leh Lughaya ayaa 60-kii aan lahayn ku lahaa alla maxaa meesha hanjabaad digaag ka socota .Waxan waan sii saadaaliyay oo anuu waxaaban sugaayay bilaha soo socda sida aan maanta ku sheegay commentiskayga sare ee isla maqaalkan lkn Maashaa allaah weeyaan mar hadii ay kasoo hordhaceen waa in nin kasta oo Samaroon ah hubkiisa diyaarsado dhulkiisana difaaco.
halkan ka dhagayso
http://www.cadceed.com/wp-content/uploads/2012/09/120923_004.mp3
Waana kuwan sawiradooda dad qalatada Sacad Muuse ee caruurta ku qashay dhulka Samaroon.
http://gabiley.net/pages/tDetails.php?source=news&ID=23662&permission=1&audioFile=
Maanta waa in aan dhulkeena difaacno oo aan tusno cudud raganimo cid alla cidii soo hunguraysa dhulka Samaroon taako ninka ku soo xadgudba dhulkabarakaysan ee Reer Awdal.
Waligiin ba cabaada Sacad Muusoow rag baa iska leh dhulka.
baltana kawaramahttp://www.youtube.com/watch?v=NktxKptkRJ0&feature=player_embedded
sorry tiihorehttp://www.boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=2711&catid=34&Itemid=53
waar lughaya fara badanaa imise reer baa raba
Suldaan ku sheegan bal dhagaysta hadalkiisa ay ka buuxdo aqoon darada iyo jaahilnimada.
Bal u fiirso cabsida iyo kalsoonidarada ka muuqata dhamaantood waa i arkaay i maqlaay iyo fulaynimo hadhaysay awgeed waxay doonayaan in ciidanka Qaranka ay ku daba dhuuntaan oo ay gaadaan xoola dhaqatada reer Awdal kadibna baxsadaan oo aragooda la waayo.
Dhulkan Awdal baa iska leh waanan Voteyn doonaa cidii dhulkaasi kasoo dhawaatana aakhiraa loo dirayaa.
Waxan filayaa in uu kani yahay linkii oo dhan ee bal aan wada dhagaysano kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
http://www.cadceed.com/wp-content/uploads/2012/09/suldaanibraahimsuldaannuur.jpg
http://www.cadceed.com/2012/09/dhageyso-ninka-gadabuursi-ee-caasimadaada-u-soo-shaqo-tagay-ee-aad-adigu-bixiso-mushaharkiisaee-adigu-ku-dul-taagan-ee-doonaya-inuu-ku-qarbudo-oo-uu-dhulkaaga-sheegto-ma-dawbaa-sacad-muus.html
Sahal
Ciise iyo Sacad Muuse labadoodaba waan ka adkahay maanta dhulkana anaa leh nin ku riyoon karaana ma jiro oo hooyo dhashay Samaroon baa leh dhulka iyo waxa degan ba kii uu damac lasoo fogaado ee gardaro nagu dayanana dee biyii Zam-zamku kamasoo horeeyo ee dhulka waxaa degan rag sita oo ku hubaysan dhamac iyo dharo cas, kuwan ilaahay ayaa noosoo diray oo Samaroon ayay midaynayaan aad baanan ugu faraxsanahay hadaladooda.
Allah maxaa been iyo waxan jirin la isku wada sheegayaa. Wasiir Duur cid aan Ciise ahayn Cabdi iyo Ceelahelay uguma uu tagin. Wasiir Duur wuu yaqaanaa dadkuu soo arkay cidday ahaayeen ee S/Muuse iyo Gadabuursi maxay isku haystaan kkkkkkkkkkk
Waxan la kala xaddaynayana anigu waaban fahmi laayahay ilayn Lughaya iyada oo degma aha ayaan garaadaystay xaduudaheeguna waa la wada yaqaanaa, dabcan way jiraan meelo S/Muuse degmada dhulkay xukunto ka dego sida Satawe….. lkn dee waa dad Isaaq aha oo degmada Lughaya laga xakumo ileen waligeedba siddaas uunbaya ahaan jirtee. Waa run oo haddiyaddii uu Siyaad reer abtigaysiiyey ka hor ma jiri jirin wax Awdal la yidhaahdo oo degmooyinka oo dhan waxa laga wada xukumi jirey G/Waqooyi Galbeed.
S/Muuse mid ha is xasuusiyaan taasi oo ah inaya jirto dhul Gadabuursi dego oo Gabiley raacsan, dhul Ciise dego oo Awdal raacsan iyo Gadabuursi dego oo Salal raacsan. Xataa waxa jirta dhul Ciise dego oo Saaxil raacsan sida Bulaxaar oo xubnood ay Ciisuhu ku leeyihiin gudiga degaankaas.
Isku soo wada duuboo Lughaya waxay ku fiicantahay in xadduudaheegii asalka ahaa loo daayo gobolka la raacinayana laga wada hadlo ama dadka afti laga qaado gobolka ay raacayaan mustaqbalka haaday tahay Awdal, Maroodi jeex ama Salal.
waar harawa ku noqda kuteh sawka samaroonkii is xininjiray qanjilay toloow harawa uun managag hadhayaan labadan reer. alaylehe waxbaa dhacay
waar nintashaday ninkaloo tashaday baa utaaghele samaroonoow way nikaa
darbina aaway sawkii lahaa anaga iyo isaaq waan heshiinay oo somaliland baan nahay sawkuwa odayadani yidhi caasimadayada hargeysaad usoo shaqategtaan ma caasimad baa waxaasi akhas caleeg
ciiloowbe eey ceebtayda carsaan yada sideedii miyaan geeswalba u cararay.
Darbi
Awoow wax waxbaan siddan yeeli iyo waan ini dili dhaafsan miyaanad ku hadli karin kkkkkkkkkkkkkkkkk walaahaa lafo lagaa guri dadka xaggooda kama shaqaysee naga daa kkkkkk
sahal
horena waa la isku yaqaanay maantana waa la isasii baran
cid is dilaysaa ma jirto laakiin nin walba gurigiisa ayuu ka talin
hargaysana uma socono djabutina uma socono waa lughaya iyo saylac inta u dhaxaysana ninkii ala ku beeray baa leh qoxooti hadhagaale laga keeni iyo qaar duleedka hargaysa laga soo ururshay maqaban karaan dhul aanay lahayn marka damaca waalan iyo jaaniska waxaa idin siiyey waa inarayaale ee bal waala eegi halkay arini ku danbayso
sahal
iska jir darbi waa rooble afdeebka sanadkan kkkkkkkk
War anagaa wax aragnay ma dhul cusub baa la helay mise dadkaa isku cusub waa sidee xaalku e hadana qolo walbana kule waa lana dulmiyaa
maanshaa alaa ilaahoow colkayaga colal ku bixikkkkkkkkkkkk
waxaan kyu faraxsanahay NASIRAG uu ilaahay samaroonka u soo diray
BAL eega odayaasha sacsac muuse ee mirqaan hadlaaya walee samaroon maanta ayuu AWDELSTATE taageeri ninkii
HIILDAN ee heesta u samaayey calanka AWDELSTATE ee markii uu saylici ku hubsaday kursiga ku hadaaqay s.land ka XAAXAABI
mee DARBI SAMAROON waataa SOMALILAND tii aad nagu wareerisay
ku soo dhawaada AWDELSTATE
ahlan wasahlan awdelstate
Sahaloow reer abtiga ka daa warmaha caawa waxay u tahay 11/09/2001-tii gedabuursiga oo dee aaway kuwii xaruuriga ahaa ee reer Hargeysa !!!!!!!!!!!!! mid uun iga jaahil bixi goobta reerka Issaq sheegay in ay naga dhaxayso ma saxba mise waxba ka qaldan reerka issaq han iska dhicine ??
Asc waan dhegeystey shirkan ay qabteen odayaashu anigu run ahaantii aad ayaan ugu farxay, waayo waxaan u arkaa hadiyad inoo timid, bal cida shaarku ka casaanayo waa la arki dooni, nabaduna haddi ay cid gaar ah dan u tahay maanta ha giraangiriyaan . intii aan nabad iyo jaar wanaag eegaynay ayuu nin waliba damac xun la soo baxay. waar waxaad ka heshaan waxba hana siinina .
Geello
waa runtaa inabti waan iska jiraa siddeedaba Darbi sobobtoo ah waxan xasuustaa maah-maahdii reer xamarka “nin dooli dilaa dad muu u daahaa” kkkkkkkkkkkkkkkkkk
S/Muuse way ogyihiin in uu dhulkan Ciise u badan yahay inkastooy Xadkii Ciisaha iyo Isaaqa waxoogaa galbeed u riixeen sidda cajaladda laga maqlayo. reer abtigayna meesha kama madhana haddii Alle laga yaabo oo weelkii wax la iigu lisi jirey midkan la midka ah ee ay S/Muuse keeneen anigu wax ugu liso maayo dhul uu Gadabuursi degana af-kayga ka odhan maayo ma, degaan lkn Ciise waxa ka go, an in doorasho ka dhacdo degaankiisa bariga Lughaya insha allah sidaasayna noqondoontaa .
War nimanku maxay ku hadleen malaga yaabaa inay daba socdan shirki besha cise ceelgaal ku qabsatay inuu xidhidh ka dhexeeyo
Ali durkiyoow
Maya sax maaha meesha ay sheegeen iyo wax u dhowtoona. Ceelahelay way inala degaan S/Muuse lkn waa tiro yar. Jiilaalkiise way soo qululaan de Ciisuhuba wuu hayaama oo ay Hargeysa hoosteeda tagaan iyo Ilimaha iyo Agabar ee miyaan ku sheeganaa?
Kuwani dhib inaguma hayaan oo waa dad waxy doonayaan iyo damacooga kuu cadaysanaya. Maalin dhawaydbaa waxaa dhacday in ay isku dayeen ina dooxa Ceel-Lahelay Beero ka samaystaan tii ka raacdayna waa la, ogaa oo rasaas ayaa lagu eryay ilaa ay Hargeysa iskaga noqdeen dee reer abtigay intaan waxaa oo dagaal maalinle ah oo goos-goos ah kula jirno nimankan Duulaad afka uunbay ka hadlaan oo ay shir jaraa,id meelahaa ku qabtaan ama internetka Ciise waa ina la yaal kaga haddaqaan.
waxay noo sheegayaan inay Saylici iyo siyaasiyiinta Samaroonka ee joogta Hargeysa ay iyagu biiliyaan oo mishaharkooda siiyaan. Sidaa daraadeedna ay mishaharkooda ku dhaafsadeen dhulkooda. Waa nooc gumaysi casriyaysan oo soo baxay. .Dee nimankaas Hargeysa halooga dareero, wax ay ku dhaanto ma leh.
Docda kale, raganii halkan ku daalaya hayjadahan la yidhaahdo cabdi Geedi iyo ceel la helay. Waar labadaas qalwo waan soo maray, igu magaca Ilaahay inaanay joogin tiro dad ah oo xitaa nus xildhibaan soo saari kara. Haku daalina.
kkkkkk walaahi suldaanadu way cadho hadleen, laakiin waxa laga rabaa sidii ay faataadhugleyntaas ay uga rumayn lahaayeen, walee kibirka waa lagu jabaa kaas ha la ogaado.
koofiyad bacle waxa u jawaabi waa koofiyad bacle kale , waa in ay u jawaabaan suldaanadu. haddii ay taas yeeli waayaana dee waa in ay sugaan kacdoon lagaga takhalusayo dhamaantood.
Hiildan
Adigu waad so martay aniguna waanku hoydaa oo waa Boontaydii ee adaa dhartee intay doonaanba ha leekaadaane inkastuu dhulku baadiye iyo tuulooyin xata kuwan ka tiro badan leeyahay sida Damasha …. ee ayay yihiin dadka dhulkan iyo baadiyaheega degani. Xasuusana waad dhaaratee?
Kuna darsoo maanta Celahelay ayadaa xataa Lugahaya ka dad badan oo 700 oo qoys ayaa soo degay abaarihii ka dib oo ay xoolihii ka dhamaadeen.
awdelstate taageera markaas iyagaa dabada dhulka ku dhufane
anigu waan la hadaly koofiyda baclahaygii bari ayuu taariikhdoo da soo dhugi doonaa intenetka
kkkkkkkkkkkkk
hiidan
waxaan ku qoslay ninkan indhaha buurbuuran hada waa saylici
alla ciil maxaa ku raagay reerkan reer jaamac waal
kkkk indhaha buurbuuran walee waan qoslay caaawa .
waar tani waxay imtixaan adaga u tahay suldaanadii cantarayn jirery (baalaxooftada) tolka aad ugu xariifsanaa. taariikh ayaa qormaysa gadhba gadhba baa la tusaa , waa hawl u talaa iyaga sidii ay mooryaantaas sheeganaysa suldaanimada ugu jawaabi lahaayeen . waxa aan sugnaaba waa barri , inshaa alaah
kuwanb suldaanada waa weyni yaanay afka iskaga khasaarin. ee kuwo sidooda mirqaansani ha la baalaxoofteeyaan, oo bari shir jaraaid ha ku qabtaan waliba lughaya dhexdeeda.
teeda kale dhulkan cid waliba iska sheeganayso bal cid si fiican u garanaysaa ha ka hadlaan.
sahal aado huuno adaa lagu dhalee bal dhulkan naga sii war buuxa, adoo aabo iyo hooyo u kal eexayan. hadaanu nahay gadabuursiga kale ee ilka waynta loo yaqaan ma kala garanayno wali ragii mxadcase ee dhulka yaqankii ee geela ku jirayay dhulka ha soo bixiyaan war bixin dhamaystiran.
Suldaan Saleebaan ,Suldaan Dhawal iyo Suldaan Samatar ha noolaadaan waa raga fahansan sida wax loo wado waana khubaro maanta ka saari karta dhibkata oo lasoo gudboonaata reerka ,,,,,, Waxan sakhraamiinta ahna afkooda ku khasaarin maayaan waxaa u jawaabi doona qaar sidooda ah oo Suldaan Isbiirto iyo Suldaan dhigooda ah ayaa la tuur tuuri doona gacan mooyaane ma istaahilaan in af loogu jawabo sawiradoodana waan haynaa dhamaantood waxan u hanjabaaya Samaroon waana in la khaarajiyo dhamaantood lana wayi maayo ayagoo kusii socda oo doonanaaya Dajida dhacday iyo goobaha lagu farsameeyo Isbiirtada ee Xaafada Jigjiga yar oo ah goobaha lagu sameeyo khamriga gacanta lagu sameeyo oo macmiil u yihiin kuwani sheeganaaya Salaadiinta waanan aqaanaa dhamaantood.
Deeqay
Inabti haddii su, aashan ay raga Gadabuursi ee meeshan wax ku qoraa ay i su,aali lahaayeen mar hore sheegashadan S/Muuse ay Gadabuursi Harawo ugu rareen ma, timaadeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Mid uunbaan sadex walaahi kuugu dhaaran in ayna jirin meel ay wada daaqaan S/Muuse iyo Gadabuursi oo ku taal bariga degmada Lughaya, haddalka ha loo fiirsado bariga lughaya sida Cabdi Geedi, Ceelahelay ilaa Bulaxaar. Gadabuursiga xeebta degaa oo ah 2 jilib oo B/Muuse ka tirsani waxa uu ku soo ururay degaaladii sokeeye ka dib Magaalada Lughaya iyo Riiga Kalowle oo isku jira 18 km. Kolkaas waxan garan laayahay waxay Gadabuursi ka qaylyayaan ileen S/Muus si uu magaalada Lughaya usoo gaadho waa in uu Ciise oo bari ka dega Lughaya soo raraa taasi way ogyihiin inayna u suurta gali karin de inabti haddiise reer abtigay Ciise waa inan layaal iyo dhulkaba ma dego ay ka bixi waayaan dee waxa iman doonta inay Ciise inay iyaguna wax Harawo ka sokeeya Gadabuursi u ogolaan waayaan.
Warkaygii oo wixii ogaalkay ah aanan u kala eexan aabo iyo hooyo waakaa inabti
sahal runtii afkaa kaa xaday waxaad tidhi gadabuursiga xeebta dega oo ah bahabar muuse wuxu ku soo ururay lughaya iyo riiga kalowle dagaaladii sokeeye kabacdi dee taasina waa taan ka qalyeyno oo waxaa cadaatay in labadan reer u heshiiiyeen deetana soo bara kiciyeen hadana rabaan inay kaqaataan intii usoohaday.
waad ogayd dagaaladii sokeeye ciisuhuba wuu qaxay hadana wuusoonoqday maxaa udiiday inay bahar muusena noqoto? waan garanayaa oo laba cadaw bay isku aamini waayeen waana taad hada ku heshiiseen in ciisena meelka dhaarto uu yidhaah dhulka ciisaaleh cidkale madegano sidoo kale isaaquna. waxayse umuuqataa inaad reer hurda toosinaysaan ogaadana qolana nabad ku daaqi mayso xataa haday xoog badan tahay.aduunka dagaalkii imika wuu fududaadoo wuxuu isku bedalay ismiidaamin iyo argagixiso ninkastoo xoog iyo xoolo badani wuu baqaa
Aisha
Waxba afku igama ma xaddin ee afkayga waan ka dhowraa beenta waxan ogahayna ma, qariyo.
Horta B/ Muuse xeeb ma, wada degto oo waxan ka haddlaynaa waa 2 jilib. Xasuusana B/ Muuse waxay u dhigantaa Badaraxaan oo ay inta badan is dhalaan. Dagaalkii sokeeye maalintuu joogsaday dabadeed cidina cid ma qaxin, haddalakayguna waa xaqiiq jirta oo B/ Muuse oo weheshanaysa ciidankii dawladii Siyaad waxay dabda galiyeen magaalada Lughaya oo ay ku taalay xero miletari oo waynayd. Badaraxaan oo dadka ugu badan ee magaalada Lughaya iyo nawaaxigeda deganaa waagaanaa waxay u baxaan bariga Lugahya iyo buuralayda sare si ay uga gaashaantaan xoogii ciicdamadii Soomaaliyed iyo Gadabuursi oo dhinac ah. Siddi uun bayna dadku ilaa maanta oo aan dhulkii dhorw jeer soo booqday u kala yaaliin. Lkn haddii uu Gadabuursi yidhaahdo 2 jilib oo bahabar Muuse ah iyo Abraynbaan Ciise mid ka mid lafaha ugu waaweyn dhul kaga sheeganayaa dee waa riyo aan sinaba u rumoomi karin.
Calaacalka iyo yuuska dadka qaar dhaqanka ka dhigteen marka dhinac la iskaga dhigana reerka dhulkan deganka Lughaya ku dulmanaa 20 kii sandood ee la soo dhaafay waa Ciise dee Ciisena go, aanbuu ka gaadhay inayna cid dambe u ogalaan doonin inay dulmi ugu dulqaataan xataa haddii nabada oo macaan siddaas lagu waayaayo.
Waa kaas habaryar wixii ogaalkay aha ee Alle i igu ogyahay ayan kuus heegay dee haddaad siddiinii Ciise waa ina layaal ku sii heestiina dee xaalkiinu waa Harawo iyo warkii S/Muuse oo la xoojiyo kkkkkkkkkkkkk ee bal talo keena.
wax aan dagaal ahayn ma hayo waan ku dhimanayaa dhulkayga dhulka m/case ayaa ku dhan….b/musse kaliyi ma degto…ilka casna iyada qixi ilaa casbuli…
harawo gadabuursi ayaa degan…waana dad kaygii…
Sahal
Waan ku ogahay inaad Sacad Muuse ku shiriso Djibouti adiga adeerkaa caloolweyne ,Bahabar Muuse waa rag dagaal yahan ah waana ragii u quusgooyay damac kasta oo soo weerary xeebta galbeedka Awdal iyo Bariga Lughaya.
BM waan garabtaaganahay oo Reer Nuur iyo Dhagoweyne ayaa garab jooga ha moodin inay cidlo joogaan,Cishada xabad rasaas ahi qash tidhaa ama ayagu ha ridaan ama Ciise ha rido ama Sacad Muuse ha rido walaahi warmaha Reer Nuur ayaa kaa dul dhalaali doona Sahaloow ha ku deg degin hadii kale intoon maxaabiistaada qoorta kasoo xidh xidho ayaan baabuur Cabdi Bileh intoon ku xidho ayaan suuqa Dila dhex jiid jiidi doonaa adiga iyo tolkaa oo ay caruurta reer dilaad dhoogta ku bar baran doonaan hadaad soo deg degto oo aad kasoo hor dhacdo inta aan kuusoo socdo,
Turub aan la baan dhaynin oo tuulan baa tahaye,
Ragii kuu talin jiraa xeebta soo galaye,
Tirbiicaala yahaw waa inaad Siligga toos U dhaaftaaye.
Darbiyoow
Horta waxan ugu jecelahay markaad IOG karbaashtid kkkkkkkkkk ninka xanuuni reerkan ku kici bal tolkii gunti gaabane bal inuu xasuusto.
S/Muuse haddaan la isxaqirayn waad ogtahay inay dadka Djibouti ugu lacag badan yihiin dee ayay shir in uu u qabto uga baahan yihiin?
Seedigoodna lacag ugama baahna xaduudkoodana way yaqaanaan oo Ciise waa inan la yaal odhan maayaan oo jar-iska xuur noqon maayaan.
Dadkana masaakiinta ahna jar ha uga boodin ileen meesha diqsi lama laynayee kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
dee miyaan soo foqnaa waxay magacyada isaaqu idin bixin jireen….waar anaga awar aragnay…
waxa aniga soo galayti iga dhigay jabuuti yaa adiga inan la yaal kaa dhigay…
ee s/muuse maxaa dumarkooga iyo ragooga ku kala jeclaysiiyay….
yaa horta idin bixiyay adhi jabeen sow s/muuse maaha dee adna dumarkoogi ayaad u tiriseen….hal iyo hal ayaad kala haysataan waliba idinka wax dheer kol hadaad dumarka s/muuse u heestaan una gabaydaan ilaa hada…
sug waan soo laabane…