Anigoo ku hadlaaya magaca Xafiiska La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga, waxaan dhambaal tacsi ah u dirayaa ehelka, tafiirta, qaraabada, xigto iyo xigaal, iyo shacbiweynaha Somaliland Geerida Naxdinta leh ee ku timid fanaanka weyn Marxuum Faysal Cumar Mushteeg, oo ku geeriyooday Hargeysa shalay 20/9/2012
Allow naxariistaada ugu dambi dhaaf Faysal, Allow dambigiisa xasaanad ugu bedel, Allow naxariistaada ayaa janada lagu galaa ee albabada Fardows u fur, Allow ehel, asxaab iyo qaraababa ka yeel kuwa samra, marxuumkana u duceeya. Aamiin.
Axmed Xasan Carwo La-taliayaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga
eci.advisor@gmail.com
eci.advisor@gmail.com
Categories: Tacsi(Condolences)
Abwaan C/laahi Macalin Axmad Cusmaan -Dhoodaan(AUN): Taariikh Nololeed Kooban
Allaha U Naxariisto Sheekh Cismaan Maxamad C/Kariim (Cismaan Gacanlow): Abwaan, Fannaan Iyo Sheekh Soomaaliyeed.
TACSI: Professor Cumar Cusmaan Raabe (Alla Ha U Naxariisto)
TACSI: Marxuum Daahir C/Laahi Jimcaale(White Horse) Allaha U Naxariisto
Tacsi Ka Timid La Taliyaha Madaxweynaha Ee Dhaqaalaha Iyo Ganacsiga
TACSI Ka Socota Jaalliyadda Soomaaliyeed Ee Coventry Kuna Socota Qooyska Reer Maxamad Yuusuf Madar (Iimaan)
allaha u naxariist abwaan weyn oo taarkiikhda booramana wax ku leh ayuu ahaa, wuxuuna fanka ka bilaabay boorama. waxana heesihii u horeeyey iyo ruwaayadii u horeysay u dhiibay alahu yaraxama c/lahi xuseen Dabshid.
markaa taariikhda awdalna qeyb wayn ayuu ku lahaa. dhamana somaliland ayuu ka baxay allaha u naxariisto abwaanka
Ilaahay ha u naxariisto isaga iyo intii islaam ah ee dhimatay..ehelkiisiina samir iyo imaan…..amiin
Alla ha u naxariisto ,wuxu ka mid yahay dadkaan jeclay inaan jannada ku arko.