Doorosho waa guul ama waa guul daro ee maaha inaad mar walba guulaysanayso!!!!!!!.
Marka hore waxaa salaamayaa dhamaan akhristayaasha sharafta leh meel kasta oo ay joogaaan waxaan lawada soconaa in bishan 10keedii ay ka dhacday wadanka doorahadii madaxwaynaha ee Jamhuuuriyada Soomaliya taasoo loogu doortay inuu madaxwayne ka noqdo Md Hassan Sh Mohamud, waxa la tartamaayey musharixiin aad u tiro badan oo ay ka mid yihiin intii ugu cadcadayd hadaan wax ka xusno madaxwaynihii hore Md Shariif, Raisal wasaarihii Hore Md Gaas, Prof Samater, Farmaajo iyo musharixii kale oo badan,
Hadaba su’aashu waxay tahay waa maxay DOORASHO? Doorasho waa eray qof walba oo soomali ahi uu garanayo macneheeda oo waa in hadaad ka qayb gasho aad guulaysato ama lagaa guulaysto. Lakiin sida aan maqaalo badan oo ku soo baxay wargaysyada ama websityada qaarkood ku arkay waxaad moodo in fikrad ka duwan taa ay qabaan dadka qaarkood, waxaad moodaa in dad badani ay qabaan in doorashadu ay tahay guul kaliya oo qofku haduu doorasho galo ay tahay inuu guulaysto, waana nasiib daro in dadka qaarkood ay fikirkaa qabaan iyakoo qalinba u qaatay inay wax qoraan oo umada u soo bandhigaan fikirkooga iyo aragtidooda waana aragti gaaban oo aan dhaafsanayn shakhsi weerar iyo qof nacayb ku salaysan been iyo malo-awaal ka fog xaqiiiqda.
Hadaba hadaan u soo noqdo sababta igu kaliftay inaan maqaalkan soo bandhigo ayaa waxa ay tahay in aan arkay maqaalo badan oo ay dadka qaarkood ku durayaan oo malahayga kula yaaban yihiin Prof Samater sababta uu ugu guulaysan waayey doorashadii uu ka qayb galay ee madaxtinimada soomaliya, lakiin waxaad moodaa dadkaasi inay iska iloobeen macnaha doorasho marka ay leeyihiin waa uu ku hungoobay ama waa u ku guuldaraystay iyo maxaa kalifay iyo hadalo badan oo aan macno lahayn oo gundhigeedu ay tahay waa guuldaraystay!! Dhanka kale
Prof Samater waxa uu ka mid ahaa xisbiga Hiil Qaran oo u taagnaa in wadanka uu ka dhaco isbedel siyaasadeed oo dalka iyo dadka u dan ah kaasoo ku salaysan cadaalada iyo sinaan ay wada helaan dhamaan bulsho waynta ku nool guud ahaan Soomaliya, Isbadalkaasi waxa sidoo kale qayb ka ahaa ururo badan oo uu ka mid ahaa Ururkan uu ka socday madaxwaynaha hada ee Md Hassan sh Mohamuud oo ahaa urur is badal doona, Sidaa daraadeed Prof ahmed iyo Hiil qaran waa guulaysteen maadaama isbedelkay rabeen uu rumoobay waloow ayna calfan inay xukunka ku guulaystaan iyaku(Hiil Qaran) lakiin hadana u jeedkoogii u waynaa waa hirgalay wadankiina is badal baa ka dhacay.
Waxa hubaal ah in hadii doorasho la galo inay macnaheedu tahay in aad guulaysato iyo in lagaa guulaysto ee waxaan odhan lahaa dadka qaba fikirka ah muxuu u guuldaraystay Prof Samater waa qaldantihiin waxaanad meel kaga dhacasaan macnaha guud ee DOORASHO waayo haduu ogyahay inuu guulaysanyo si toos ahbaa loogu dhiibi lahaa ee doorashada macnaheedaa ah in lagula tartamo oo amba aad hesho amba lagaa helo.
Waxaan ku soo koobayaa maqaalkan QOfku inuu meel sare gaadho waxa ka horeeya inuu hammi sare leeyahay, Prof Samater waa halyey aragti dheer oo aan ku tilmaami karno inuu yahay soomalida Nelson Mendela-hoogii ama Gandhi-goodii, waa shakhsi hammi sare leh waxana laga yaabaa in qof walba wakhti buu leeyahay ee anuu wali wakhtigiisa gaadhin. Lakiin waxa hubaal ah in maalinta ay dadka soomaaliyeed ay usoo baxaan doorasho ay iyagu si xor iyo xalaal ah ay u dhiibanayaan codkooda uu noqon doono Madaxwaynaha Mustaqbal soomaaliyeed, taasi waxa kuu cadaynaysa aragtidii dadwaynaha ee ay sameeyeen Website-yada qaarkood taas oo uu ahaa murashaxii ugu codka badnaa amaba aadka loo danaynayay inuu noqdo madaxwaynaha Jamhuuriyada Demoqradiga ah ee somaliya laakiin waxan la soconaa in aanay dadka somaliyeed ahayn kuwii dooranayay madaxwaynaha laakiin ay doorteen 270 ka xildhibaan ee ku jira barlamaanka.
Guuuuul iyo Gobonimo
Mustafa Nur
Sweden.
Categories: Faalada Warka (News Analysis)
Daawo Madaxweynihii Ugu Horreeyay Somaliland: Marxuum Cabdiraxamaan Axmad Cali(AUN) Iyo Shirkii Awdal Ee Xilka Uu Iskaga Wareejiyay 1993
LUGHAYA Yay Ka Ooydaa, Ayayse Ku Ooydaa?: Abaar iyo Amni Darro
Hadday Dhalashadu Dhab Tahay, Ninkii Dhiigloow Dhaqaaq.
Maxay Sideen Doonyaha Reer Saylac Ee Budhacd Badeeda Djibouti Qafaasheen?
Badhasaabka Salal Ayaa Ka Danbeeya Dagaalka Socda, Dawladda Dhexena Way La Ogtahay
Saraakiishii Ugu Sarraysay Samaroon Wakhtigii Taliskii Siyaad Barre Iyo Siday U Arkayeen SNM Iyo Salka Khilaafka Samaroon Iyo Isaaq Iyo Sidoo Kale Saadaasha Mustaqbalka Soomaaliyeed
Ogaysiis…… ogaysiis….. …..ogaysii……. qaybta Commentska
Dhamaan waxaa la ogaysiinayaa akhyaarta SAMAROON ee commentska wax ku qorta waa in aay hubka dhigaan dhexdooda oo aanay SAMAROON dhexdiisa wax kaftan ah iyo aflagaado aan la isku yeelan inta ay socdaan ololaha doorashada golaha deegaanka ee dhacaysa 28/11/2012.
Dhamaan akhyaarta Samaroon waa inay dhinac ugasoo wada jeestaan cadawgooda oo aanay dhexdooda is fiirin .
Thanks
DARBI SAMAROON
waa si wanaagsan in aan dhinac u wada jeedno calaashaan kaftanka fadhi ku dirirka inaadeer
mahadsanid
Tvga Somalida oo waraysanaya Ugaas Cabdirashiid uuna ka sheekaynayo dagaal ku dhex maray beelaha Habar Yeesif iyo Abrayn magaalada Saylac gudaheeda 1910kii iyo Ugaas Nuuroo loogu yeedhayo inuu heshiisiiyo markuu Ingiriiskii wax ka qaban waayay iyo 1945 oo magaalada Muqdisho heshiis Soomaalida uga Socday uu tagay Ugaas Dooddi iyo khudbadiisii,waxa weheliya Ugaas Cabdirashiid Suldaan Wabar waraysiga.
Habar Yeesif ma moodi jirin reer xeebeed,taariikhdu waa cajiib marka la raad raaco maxaa taariikho dhigaala laysku dayay in la aaso dhul aan ka talin jirayna aayar la naga sheegtay,waar maxaa meesha been la dhuray reerahan xeebaha isku haysta Rer Ugazka uga xaqle anigu qaybtayda waan u fadhiyaa waliba timir badan ayaan xeebaha ka beeranayaa.Mida kale magaca Salal dhulka waligiiba waa la odhan jiray bal u fiirsada qoraaladaa Ugaaska loogu yeedhayo 1910 waxa ku qoran salal.cajiib.
thanks godan ciyaar iyo qurux waxaan u daayey somalida Ethopia
Wellcome Aisha………..
samatar waa nin sodon sano qaxoonti ahaa weligiina xabad jaajuura kama taagin geyiga somalida meeshay doonto ha ahaatee. mandela iska daaye askari low ranking ah xitaa uma dhigmo.
Waxa mandela million jeer ka qaalisan mudane siilaanyo oo ah geesi dalkiisa u dagaalamay una guntatay inuu u shaqeeyo cimrigiisa inta ka hadhay. Wuxu hogaamiyey maalintii dagaalka iyo diiftu taalay wuxuuna hogaaminayaa maalin dalkani u baahanyahay cid dal jira ka dhigta. Thats real national hero noociisu dunida ku yaryahay.
Waakaa gooortay iidoortu dhiigyacabka iyo sakhraanka mujaahid ku sheegi jireen.. Waar hadaad sakhraaankaasi mujahid kuu yahay, samatar ader waa ka qaalisan yahay, ama jaajuur ha taago ama daasade… umadiisa ayuu u maqan yahay… Snm iyo qaar injirtu kaymaha ku gashay baad ka sheekaysaan.. taariikhdiinuba 1983 bay bilaabantaa isaaqa.. bal waakaase ha dhaafiyaan.. markaan soo galnay iyo markaan baxnay… waaba intaa… markuu shanle jeelka ka booday bay taariikh ka dhigtaan… iyo siilaanyo markuu kaadida cabay… waxaasaa taariikh u ah..
Salaam dhamaantiin.
Waar Samatarna ha caayina,Siilaanyana ha caayina,labadaba amaansiiya,oo tiina ka sheekaysta.
Samatar waa Samatar,Siillaanyana waa Siilanyo.
Samatar isagaa shaqaysta,Siilaanyana Isaaqa ayuu ku shaqaytaa,labaduba naftooda ayay u shaqaystaan.Sidaa ula socda.Midna waxma siiyo Samaroon bakhtiyaya iyo Isaaq bakhtiyaya.Danahoda ayay wataan sxb ha ku daalin.
Cayda iska dhaafa.
shalay sifiican uma dhegaysane waa war cad waar bal eega waa la iska indho tirayaaye gadabuursi wuxu doonaayo iyo wuxudiidaayo lamayaqaan bal imika waxay diidayaan inuu ciise yidhaahdo anaa 17 xildhibaan ee gobalka selelba qaadanaya maxaa yeelay waa dhulciise gadabuurisi isagoo haysta cadayn inuu 1810 ugaaskoogii xukumi jiray saylac iyo deegaankaasoodhanba maxaa udiiday inay ugaaska uyeedhaan kana qaataan cadaymahan uu hayo soomaliland tan aysheekayaan tusaan sidadka lookala xaqo oo hadii lawada degan yahayna latuso inuu dhulkani dhulgadabuursi ahaa sorry sahal iyo cali cadayntii wasiirka arimaha guduhu inatusay cadayntanaa ka danbaysay maxaa yeelay waa waraaqihii ingiriisku sexeexay reer anan gada buursi ahayna maanta way kufaani lahaayeey tanookale
waar hiildanoow illaahay kabaqa oo intaan isxininayno waxwalba inagu dul khasaarye soobandhiga taariikhahanoo kale maanta waa maalintaan ubaahnayn joornaalada soomaaliland halagusooqoro cidii dhilkan xukumijirtay iyo siduu xaalku ahaaba.
Godan,
waraysaga waxaa ka qaaday suldaanka iyo ugaaskii la diiday waa laba dumar oo gedabuursi ah sidaa ka muuqato lahjadooda mid la wada garay oo waa Gudoon, ta labaad saw Godan laftarkeegi maaaaaaaaaaa ????????
Aisha Luulay ha deg degin laba reer mid uunbaad maqasha u korine warqaduu cadayn maaha waayo Ugaaska la diiday wuxuu ku celcelshay afkiisa saylac EERIYAA ee marna ma odhan saylac warqaddii qornayd een meesha soo dhinayna wixii Godan ka raacay waad ogayd waxaana ku qornay/jusqu au pres de saylac oo u dhigantaa saylac eeriyaa/ adigaa iyo wixii kula mid ahna ku soo dhawaada saylac iyo xeebaha kaluunku ceegaago ciddi qotiyad kuugu sheegtana aana kuu jooga ok huuno.
Asaxaabta
Salalba wuxu ahaa Nin Maxamed Case ah.
Wuxuna ahaa Bahar Adan.
Degaanka Xeebaha Samaroon way ka guureen ka dib markii ay Sumeeyeen Engrisku dadkii dhulkaa deganaa.
Waxa ku hadhay Cisiisihii Inan la yaal ahaah ee waagaasi Samaroonka hoos fadhiyay – waa Mamaasankee.
Hadii ay CIISE ka soo baxaan Zei;lac,dee dhul ku qaadan maayan Kursi e cod ha ku qaataan,dhulku waa dhulsamaroon ama diid ama doon.
Xaqootigii u Rayaale soo ceshay miyaa maanta dhul iga raba kkkkkkkkkk
Waxa aduunka buuqa ka dhaliyaa waa arimaha noocan oo kale ah.
cali horta hadii siloo eego oonan iimaanka iska qaadin banka giriyaad ee baaxada weyni wuu ka faro badan yahay ciise oo dhan iyo gadabuursoo dhan hadii lagu soo daadgureeyo xataa waxaanse diidayaa inuu reer qudhihi isu magacaabo
ta warqada hadaan usoo noqdo sifiican u eeg waxaa ku sexeexan saylac maxaase geeyey dadkani hadayna meesha degenany ilaahay an ka baqno.
heeey, dee Aisha Luul saw adigii intaa ka yar qoor dheera maxaa maanta ku jiidhay xaashad cad oon la garanayn ama la sheegin meel laga soo miin guurshay aqoonta gedabuursiga waxaan u haystay in ay intaa ka sarayso kkkkkkkkkkkkkkk NOOR-na waaga sidaa looma qori jirin ee bal geediga mid kale uga laabta.
Dhulkuu waa naga baaxad weyn yahay runti laakiin gedabuursoow maxaad ku soo biiiriseen illeen orromo iyo Danaakiila degi jirtay oon ka rarne.
Aisha mida kale haddii illaahay laga baqo oo runta aan isku sheegno barhaan laga haddli magaalada saylac dad degaana waxay ahaayeen Carab,Hindi,Yahuud ,iyo Suudaan ugaas soomaaliyeedna waxba kama hayn ee waxaa xukuumi jiray Ammiir Abubaker oo Turki ahaa markay gaaladu timidna ee dhulkii soomaalida la wada qabsadayna odey dhaqmeedka soomaaliyeed waa loo yeedhay uun saylac in iska soo xaadir shaan ee may ugaas gedabuursi ama ciise oo magaalada xukumi jiray waxaana ku cadayn qoraalkii gedabuursigu ka naxay ee Godan laga wada haaruufay ugaaskuna been ma sheegin oo saylac baan degaa ma odhan, ciisana sababta u ku sheegto saylac waxay tahay waa degaanka ay ku taal oo bari iyo galbeed meeshaad uga baxdaba waxaa daaqa ,daaqina jiray geel ciise siday Djibouti iyo Diredhababa ahaan jireen intaay magaaloobin ka hor wanaa shuruudaha dhulka lagu sheegan karo ciisana tan iyo 1960-kii ay cid kali uga qaban xil magaalda saylacna maantana warkeegaba iska daaa.
Horta Cali Durkiyoow ma, istidhi haddii meeshan 1 nin oo reer abtay ah oo sidaa gabadhaa Aisha isaga oo aanan caytamayn ama hanjabayn dooda inala gali lahaa xaajaddu siddan way dhaami lahayd oo ama dad wax wada qabsada ama dhulka kala qoqobta ayaan noqon lahayn kkkkkkkkkkkkkk
Sahaloow waa runtaa warku laakiin miyaad iloowday murtidii soomaaliyeed ee ahayd in ay reer abti xaawaalay mooyee rag meesha ku hayn cajaab,waxaan aad ula yaabay markay soo cuskadeen shirkii beesha ciise uga qabsoomay sannadkii 2005-tii ee ay beeshu ku qaadacday dooraashooyinkii waaga wuxuu ka dhacday tuuladda Geerisa,maantana beeshu waxay ku shirtay tuuladda ceel-gaal waxayna ku goo,aamisay in doorashada laga qayb galo laakiin bi shurrud aan hal nin oo gedabuursi ah lagu arki karayn saylac eeriya marka waa yaabe sahaloow reer abtiga halkii wax kale laga sugaayaay waxay iclaaamiyeeen in ay shir ku qaban doonaan magaalada saylac dabayaaqada bisha November bal waayahee maxay ka shiraayaan haddiba ay doorashadii lagu kala fara xashay? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
waryaadeheen wiilasha ciise ragii samaroon kaftankii wuu kadhamaadoo malaha runtiibay ku maqan yihiine xaalkuna haduu runtego cabsibaa imane khayr alaha kadhigo.
waxaan se idin waydiiyey haday runtuba dhacdo oo reero kala guuro sidaan maqli jiray waxaa la yidhi dumarku kolba raga xoogroonbay raacaane hadayba illaahay inaguma keenee ciise badiyo ooy noqoto inaan raga ciise raacno sownigan yidhi ciise xeer buu leeyahay oo waxwalba waa wada leeyahay saw halkaa masoo galayso inuu dumarkana wada leeyahay bal igasoo jaahil bixiya ilayn waa inaan wax walba iska sii ogaanee.
Scl akhyaarta aadbaan nii slaamy after salaan waxaan aaminsanahy hadii aad udamqanaysaan dhulkaa larabo in siidh ciise laga beero inaan maqaal laqoraa micna keenayn ee nin wala siduu dadkeena ugu boorinlahaa in laga faaidaysto dhulkeena macdanta iyo kaluunka ala kumanysty takalena ciise hadaad siwala uu baadi goobto saylac kuma leh waxkale iskadaa safarka ciise ee mesha soomaraa wuu kawaayaa maqaaxi ciise leeyayh oo saylac kutaala markaa ciise waxaa beenta usheegay waa daahir rayaale daahirna galbay isagaa qoxootigii ina cigaal diiday soo daad gureeyay maanta sylc markay doo rasho gaadho sidoodii ayay odhanayaan anagu reer guuraa ayaan nahyn ee ani faws xildhibaano hanalgu siiyo markaa dadka ciisehee iska dhaadhicinaaya saylac ayaan dagnaa bal ha isheegaan nin sida ragii layaqaany saylic xaaji diideh iyo ragbadan oo nuuca markaa wxaan ciisaha leeyahy khiyaaliga dhaafa inan layaalnimadad noogu soo dhuumateena waa dhamaaty waaxn kusoo afmeerayaa ciisoow taariikhda hadacar qudhmina
Aishay ragii samaroon kaftan kama dhamaane, odhaah baa tidha ninka ciise gabadh samaroonaa ka xigmad iyo howl kar badan markaa raga dhigoodiibaa u jilib dhigay gaashaankana adigaa hayo oo eeba yar oo ka soo siibatay dee kusoo gaadhi mayso waana sidaas xaalku.
Durkiye, horta halkan horaan iskula soo jiidhnay taariikhna in dib loogu noqdo ma fiicno oo wax la badali karo maaha.
Halkan aan 3 taariikhood oon dafiraad lahayn ku siiyo oon saylac dhinac na u dhaafin. Waxayna ku salaysan tahay taariikh aan dafiraad iyo munaafaqadi ku dhaf nayn.
Buuga The sand, sun and somal waxa qoroy badhasaabkii saylac waana badhasaabkii ugu danbeeyey ee wax taariikhda gala ka tagay mana aho nin reer iyo xigaalo wax ku salaynaya. Ciise halkee kaga jiraa, samaroona halkuu kaga jiraa?
Odaygii ka horeeyey ee safarkii Richard B ciise halkuu ka gashay taariikhda saylac walaw uu safar ahaa oon wax sidaas ah loo sii tix raaci karin?
waa mida sade xaad ood sal uga dhigtay ilaa lixdankii oo saylac ciise ka soo bixi jiray balse taariikhda runta ah ee somalidu siday u soo xushay halkeenad ka maraysaa kuraastii ogaadeen iyo ciise loo qoondeeyey ee ahayd eexashada aan doorasho ku salaysnayn maadaama oo ay ahaayeen somali cadaw soo bara kiciyey? Caloow miyaan doodnaa oon in qan cinaa mise sidii hawaankaan is dhaga barjaynaa mise sida Sahal baad rabtaa in aad adiguuni is dhagaysato oonad wax xaqiiq la yidhaaba dib loo eegin. Midna aan kuugu daro, saylac Turkigu ma dhisin ee taariikh ka wayn bay leedahay somalina qayb ka ahayd Turkina Othaman buu la yimidee waxa aad uga horaysay xadaarad islamiya oo aad uga qaro waynayd.
Salaam.
Way dhibyartahay sida loo yidhaa,wayse dhib-badantahay sida loo sameeyaa.
Shirka Ciise ee aad sheegasaa kama duwana daayeero meel ku shiray.
Doorashadii hore ee degaamada meelaha qaar laga joojay ayay Ciise ka joojeen waa wax lagu qoslo.Ama laga yaayaqsoodo.
Degamadaasi waxa isku hayay Awdal iyo Hargisa,Gobol ahaan xaga la raacinayo..Ciisaa diday waa wax aanu ku hadal qof nool damiir ahaan.
Ciise qaxooti ayayba ahaayeen wakhtigaasi,waxayna ahayd doorashii lagu soo celiyay ee ay khanis kii Rayaale xaynka soo qabsadeen.
Maanta
Maantana,qaxootigii shalay waxay ku shireen meel ka mid ah meelihii la dejiyay,(Anaguga Yurub waan ku shiraaye),oo aanan magaceeda xasuusan laakiin ku taal Gobolka salal.
Qaxootigii shalay waxan maqlay inay yidhaahdeen “Cod ma heli karnee waxayaga duuduub halanagu siiyo,taasi oo xataa laga diiday Dumarka Somaliland iyo Ma dhibaanka.Waan maqlay Gudida Doorashada oo jabuuti ka qaatay lacag badan inay arinkaa dabada ka wadaan.
Hadiiba ayu dhacdo
Hadiiba uu dhaco arinkaasi oo Musuqmaasuqa ay gaajadu dabada ka wado ee ka jira Somaliland uu taasi keeno macneeedo maaha inaad wadani tahay(Luuqluqmaroww laamiyaase ku soo dhaca)
Waxa intaa dheer oo aan kuu sheegayaa,meesha waad degi kartaa laakiin wax aad ka tahay ma jirto.Wafdiga jabuuti ka yimid ayaan celina oon eryanaa,macdalaa miskin nala jooga.
Sidaa uma naxriis xumin oo miskiin nala jooga wuu ceesha.waxanse inni leehay Tadjooura,Goda iyo Mablaba Samaroonbaa jooga.
waxaan magaca cudurleh (Ashma) ee dhaqan xumada meesha la jooga ma sidaasa looga raali yahay waa markii labaad een ku arko isagoo Daahir Rayaale (khani ku sheegi)
@Marunba horta aanu kuma odhan saylac turkibaa dhisay ee waxaan ku idhi saylac emir Abubaker Ibrahiim Ali Pashe oo Turki ahaaba xukumi jiray ugaas soomaaliyeedna ciise iyo Gedarbuursi toona waxba kama hayn ee sidaa maad igu diidan tahay?
buugan aad mar walba la soo boodo ee sun sand and somals waxaan akhriyey dhoowr jeer wax dhaafsan kuma arkin xaaji khayra tugaan yar ku lahaa taas wax micne ah oo sidaa u buuraan sheegi mayso waayo hadbaa hada tugaan yar waad ka furan karta magaalada Toronto ama Ottawa buugana haddu badhaasaabki ingriisku qoray aanu maba diidani laakiin ogsoonoow badhasaabka dawladda baa soo dirsatay oo u uu shaqaynaayey waana dawladda ingriiska wixii ay raad dhulkaa kaaga tagdayna waxaad u heli karta si dhib yar oo walibaa billash ah.
haddaad qoraal badhasaab iyo tugaan yar daliil u taqaano aanu waxaan ku hayaa reportkii ay dawladda Britain ka samaysay dhulkeena iyo tira koobkii ugu horeeyey ee dadkeena laga qaaday; wuxuu dhacay sannadkii 1890-kii
-gedabuursi wuxuu ahaa ama noqday— 25.000 oo qof,
-Ciisana wuxuu noqday ama ahaa —- 70.000 oo qof
Report kale oo ay Britain samaysay sannadkii 1956-kii waxaa ku cad in u gedabuursi noqday —- 45.000 oo qof.
halka ciisana noqday ——- 55.000 oo qof
waxaa kalo taas sii dheer ingriis wuxuu dadka soomaalida u kala sameeyey xuduud beeleed sannadkii 1930-kii oo aad maantaba arki karto (somaliland clans maps 1930)
hadaad maanta la shir timaado ogaadeen iyo ciisa wax si gaar ah loogu qabtay taasi oo aan daliil iyo markhaati midna la hayn waxay adiga iyo intaa kula qabtaa ku tahay waji gabax iyo qarda-jeex lagu qoslo sidaana shir iyo rag aad wada doodaysan maaha wax aad la hor iman karto doodina waxay u muuqata mid ragi samaroon cimmaamado kaaga wada dhacday marba haddi qaarkiin(hebel waa Khanis) dhaa fiwaayaay
Ciisan aad sheegadasaa xagay jireen?
Franciiska ayaa dad kaa dhigay sxb.
Khaniisku waa kii kaa keenay xeradii qaxootiga ee 20 sano ku nooleed.
kaas ayaa khaniis ahaa.
Meeshan adeer meel Samaroon ku sheekaytee,maxaa ku dhigay?
Anagu ma galo meel Ciise iyo wax dhintay oo Bilaa dhaqan ay leeyihin,nooga bax meesha oo xaar yohow urayaa.Uuuf.
Ciise ayuu dad nooga dhigayaa.
Aisha
Waa runtaa oo ragu runtay ku maqnaayeen, runtoodiina waatan baan u malayn ee ila dhagayso; tanise Ciise agtiisa kama soconayso maanta haddaan runta inii sheego ee raga laabta oo wax sheegasho madhan dhaafsan la yimaada dheh kkkkkkkkkkkkkkkkk
Su, aashaadana dee horaad halkan uga sheegtay in aaad leedahay edooyin iyo gabdho badan oo wiilal Ciise xambaarsan sidaas daraadeed jawaabtu waxay ku qurux badantahay in aad kuwaa hoos u warsato ileen iyagaa tolkaa ah oo runta kuu sheegiye kkkkkkkkkkkkkkkk
Aisha waakan Video ahaa gurmadkii ragu ku maqnaa kkkkkkkk
Wali Ashma
Ileen ceeb looma dhinto ma, intaasay kaa ahayd kkkkkkkk cay iyo meesha nooga baxa. Dee halkan Hiildan baa ka taliya isagaa og hadduu Ciisaha meesha ka xidhayo iyo inkale lkn hadduuba sidaad dalbatay yeelo xeebtiina siddeed Ciise uga rari ? Ma, kula tahay in ay deg jalaq u siinayaan cagajuglayntaada aan internetka dhaafi karin???
saxid : dheg baan u jeeday meesha aan deg qorqay
Waasida ay tahay.
Wax nakiin dhexgay ayaaba qalad ah.
Netkan Hiildanna swaad sheegan doontaan.
Adoon Ciise ah oo cawaan ah,inaan kula doodo ayaaba qalad ah.
Gaalka ugu fataal Jabuuti.
Farxaaduna Waa “Ephemere”
sahal saaka sidaan u quslaayey quraaciibaa afka iga yimid sawtaan idiinsheegay sheekadii labadii ninee diyaarada wadaraacay carabkii iyo yuhuudigii. xalay oo udanbaysayna inilahaa waar tolkay kama danbaystiibay ku maqan yihiin kkkkkkkkkkk walee waa lainiiyaabaa
Islaantan Caasha ayaa la hadlayaa Edo kaxayso kaad rabto sidii Fadumo Axmed ama Nimco jamac.Dhaaf Eddo meesha.
Soomalidu Ciise waxa ay ku ogtahay Djibouti wax kale oo lagu marmaa meesha ma yaalo. dad yar oo minority kan badnayn 1500 ilaa 2000 oo dad kale ku dhex nool ma fiicna in la buun buuniyo ama netka lagala marmo. change the Topic.
odaygan wali Ashma ayaan sheegayaa adeer inamada hanaga eryin waayo waa cadawgayaga cadawgaaguna waxa fiican inuu kuu muuqdo haduu kaa libdho waad werweri wuxuu ku maqan yahayna ma ogid
kuna darsoo soo baro sida raga loola doodo doqonbaad tehee
dumarkan aadsheegina malaha adaa caashaq ku ahaa deetana waxay kaa raaceen kuwayrabeen
Aisha
Aduu xageed ka socotaa oo xageed u socotaa lagu ma fahmayo dhanka iyo dhinaca aad taageersantahay ma Ciise Madoobe ayaad tahay mise gabadh Samaroon ah baad tahay,…? In badan ayaan akhriyay waxaad qorayso ee bal is yara baandhee oo kala saar wax si laguu fahmo .
Ma jecli run ahaantii adoo sita magac gabdheed in lagu aflagaadeeyo sababtoo ah maadaaba aad tahay gabadh Samaroon ah sida aad ku doodayso qoraalkaaga badhkii, hadana walaal wax baa kaasi ah, garana maayo oo shaki ayaa i galay inay tahay intii dumarnimo iyo inaad tahay qof halkan usoo galay dano gaar ah iyo hadaf siyaasadeed oo aad wadato si aad u dhooqayso hadafka akhyaarta iyo raga Reer Awdal ee halkan ka dhiibanaaya fikradooda ku wajahan Xeebta Galbeed ee Awdal iyo doorashooyinka golaha deeganka ee inagusoo fool leh bilaha soo socda.
Hadaba waxaan kugula talin lahaa Aisha hadaad tahay gabadh u dhalatay Awdal Somaliland bal is yara ururi oo inta aanad dirin qoraalkaaga hagaaji si aan iskula qabsano,Hadii aad tahay qof u jeedo kale halkan ka watana la iskuma kaa mashquulin doono oo dee Kurwaayeel waa wada indho.
Sahal
Aduu waxaan ku waydiiyay Cusmaaniyiintii Turkish-ka ahaa ka hor iyo Gumaysigii Britain ba dhulkan Awdal yaa deganaa….? Axmed Gurey oo Samaroon ah xageed u qarisay iyo halgankiisii dheeraa ee dhulkan lagu badbaadshay….? Ma Ingriis buu ahaa mise waad odhan kari la’dahay Reer Awdal buu ahaa oo xaasidnimo darteed ayaad halyayga rerka taariikhda uga masaxaysaa…?
Jamac Zeiylici ma Turkish buu ahaa….?
Waxaa ii cad in aanad aqoon iyo wax barasho aanad lahayn kana midtahay kuwii School-ka laga eryay ka 6 aad ee wasaarada waxbarashada Djibouti ku odhan jirtay waad wayday maadaaba aanad taariikh-da waxba ka garanaynin waxaad doonaysaa inaad qariso Samaroon oo ah ragii xoreeyay geeska Africa oo aad noo faaniso Ciise Madoobe oo ahaa dad shalay indhaha furtay oo taariikhdiinu ka bilaabanto 1977 iyo Xasan Guled ahaa ninka qaaday koobka dabadhilifnimada iyo docfaruurka.
Maxamuud Xarbi tamabarka waxuu ka qaatay Samaroon waxaanu aaminsanaa waxa ay aaminsanaayeen Samaroonkii Djibouti waqtigaasi ee Car bal ii sheeg nin aan ahayn Xasan Guled oo leh Taariikh Dabadhlifnimo mooyaane,,,,,, bal ii sheeg nin kale oo soo hor maray taariikhda Zeiylac ama Djibouti oo leh Sooyaal taariikheed oo hogaamiye daacad u ah dhulkiisa iyo dhaqankiisa….?
Ciyaala Amis baad tahay ee ka waantoow sheegashada dhulkayaga . Wax aan kaaga ogolahay ma jirto oo aan ahayn inaad ka fogaato in badan dhulkayaga hadii kale waxaa lagusiin doonaa cashar uu ilaahay kugu anfaco oo aad kaga dheeraato damac dambe iyo raga Reer Awdal oo aad gacan u taagto oo aanad dib dambe ugusoo dheeraynin.
Qardajeexa Socodkiyo Qalqalooca Geediga Inad Qarisay Moodee waa Ogahay Qiyaamada.
Garba-dadar baa saylac raacay wax dhici karaa maaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waaba Dr,funny ah waar ileen intaad samaaroon dhex joogto wax walba waad maqli dee sahaloow waxaan ku daalaybay cidlay ahayd,aaway ragi gedabuursi ee meeshan xiimi jiray sawkan wixiiba mahad case uun sheegtay,awwoowgay Axmed Guray iyo gubay soomaali walaahay waan suuxay, Aisha Luulay sorry aado sidaa laguula hadlay uma qalantidee.
Durkiyoow
kkkkkkkkk Walee maalinta ay Aisha oo kale magaca kuu badalato waa laguu yaaba bal xigmadeeda eeg daa cadowga lama fogeeyee ku lahaa kkkkkk Dee Ali la soco dadkaasaa isoo anqariyay oo horaadadooda soo cabee in nin Gadabuursi dhalay in uu talada inoo hayo ay ku fiican tahay kkkkkkk
War ragii ciise may naga wataan waa sidee nin iyo inan baa la doodayee ninkina uu xanaaqay gabadhiina waaba laga shikiyay allaw sahal umuuraha
sahaloow, Aisha waan la soctaa paaska ay ii dhigaysoo gabadh la dhayaalsan karo maaha, nin samaroon dhalay intuu ciise hor boodi hanjaba daanyeerkaasi naga hadhi maysee ninkan Dr Funny maad universeltv noo keentid waaba dadka loo baahan yahay runti wali waan sii qoslaayaa waa markii labaad een arko ama maqlo Mahad case ALLAALAXAY ragu markay caano geelka iska badiyaan waa sidaa Furlabaha oo waxba ma dhoortaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
durkiyoow
Waar mayee ka joog ragaa Gadabuursigu dhalay hadday taladdu gacantooda ka baxdo biloow rasaasta dhinac walba u saydhe kkkkkkkkkkk ee daa ragu macal cidla ka hanjabkooda ha inoo muuqdaane kkkkkkkk
Bal ninkan wayn ee inan la yaalbaa i dhalay leh u fiirso oo inan la yaalka rag uunbaan ku aqaanee hooyooyinkuna may noqdaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waxa kale oo sida reer abtigay usha biyaha ula dhacayaan ku
waxay daba socotaa qoraalka hore.
Waxa kale oo ku tusaya sida reer abtigay ay biyaha usha ula dhacayaan waxaad arkaysaa mid ku leh Ciise Reer Geedi uunbaa Somalailnd ka dega, mid ku leh Reer Kuul uunbaa ka dega, mid ku leh Badaraxaan uunbaa ka degta iyo kan oo ku leh Cabdallah Gadiid uunbaa ka dega bal waa kaasi ee adba dhinac loo raaco sheeg kkkkkkkk
Anuu ragan Ciise waxaan kaga yaabay sheekada xaawalayda ayay ka helaan waar ragu ma labo dhidig baa adeer dee hadaad tihiin labeedyo dee dhakhtarada Yurub taga oo dhinac iskugu baydha oo naaso samaysta idinkoo kanshali xidhana yimaada Zeiylac bi’iwaayee sawdinka raganimadii ku carayaaray ee dumarkuun dhikhdaa la haya , Waar ragan qosolka ku waashay maxay ahaayeen….? Adeer qosol idiin ma yaalo…..Waan soo socdaa yaa masaakiin Jaziirada Sacadiin iyo Ceebaad labadaba aniga ayaa iska leh oo Darbisamaroon ah kana samaysan doona dhawaan Hutel Touriska Reer Galbeedka aan kusoo dhaweeyo oo heer sare ah….Waliba Hutelka magaciisa waxaa la yidhaa aan diin sii sheeko e … Burdi Hutel…… waxba ha far farxina oo ha is moodina rag dhulka ay gacantooda ku jirto.
Darbi
Wellcome inoo dhis BURDI HOTEL dabadeedna waan kula hadli doonaa intii ka horeysa dee haddalku wuu kaa xidhan yahay ee hablaha aan kaala haasoownee kkkkkkkkkkkk dadaal Awoow gaadhi doontide
darbi mamoodayn inay oqooni isugukeenlaabantahay dumarku marba dagaalka cidii badisay u mashxaradaan.waxan rabaa inaan dadaalkiina arko
sorry inaad maanta iwaydiiso cidaan ahay waayo waxaaban isku haystay inaan dagaalka safka hore ku jiro
seedi iyo mocoy iyo
sikhiyaal abtiga mudan
sodon sodon awoowood
samaroon dhabaan ahay
saw iyo libaaxlay
samaw dawga jiifeed
subulahaan kudhaataa
geedahana sarmaantiyo
kuwa sudhata laamaha
kuma ooto sabadkee
sogsogtiyo galoolkiyo sigib taan kaqaataa
Durkiye, horta ma aqaan taariikhda somalida inta aad ka taqaan waxana fiicnaan lahayd in dad taariikhda yaqaan ay sheekada ku soo biiri lahaayeen balse in ciise iyo Ogaadeen si gaara Somaliya ugu gurmatay moran kama taagno waxana ka mida dhalinta ciisaha ee cadeeya inay Ethiopia ka soo jeedaan iyo dhamaan ogaadeen fee da iskuulka lagama qaadi jirin lixdan kii ilaa 80 kii dhamaan kiisii taasna hadii aad doodka keento waa marlay Durkiye uun iska dheh. Bal Durkiyoow u fiirso dooda aad rabto in aad daliil sato. Ninka buuga qoray wuxu qoray 1921 waana wakhti ingiriis si fiican u fahansanaa somaliya. Durkiyoow, in aad taariikhda ka dhacsan tahay, ingiriisku Somaliya wax xukun ah oo baahsan kuma lahayn xiligaad sheegayso waxana kuu cadaynaya dhamaan qoraalada ingiriisku diyaariyey ha ugu dhumuc waynaado buuga la yidhaa The horn of Africa. ingiriisku Berbera oo marso ahayd 5km mitir wax magaalada ka baxsan abood uma lahayn in uu dhaafo markaa bal ii sheeg meesha 1890 ay macluumaadka ka heleen. 1930 gii waan kaa aqbali karaa balse durkiyoow wax kale la kaalay. Waxa kale oon is waydiiyaa, mid waxad ku tilmaan taa wax aan sidaas macno u lahayn halka dhigiisa aad ka dhigto kitaab xaqiiqaha. Hadaad diiyo iyo hadii aad doontaba waxan hubaa hadii in uun ciise abood ku lahaa saylac in aanu badhasaabku indhaha ka qabsadeen balse Cabdi Xaji Khayre iyo Xaji diide labadaba aboodooda wuu tilmaamay.
Aisha
darbi waa uu ku ilaawey in aad dhiigaada iyo dhuuxaahuna yahay samaroon saafiya
bal hadalkaagaa wax ga ku fahmo amawali ha kuu maleeyo reergeed
kkkkkkkkk sifiican ayaad isu cadaysayi
Yur Yur Dhaha Ciise Waraabe Yur Dhaha Yaanay Dhulkaasi kasoo dhawaanin Raad Cado ayay leeyihiin mesha ay galaana way gubataa oo ayaga mooyaane cid kale kuma noolaan karto markaa dhulka Samaroon waa in laga mamnuuco Ciise Dhulka Awdal ninkasta oo hada masuul ahna waa in laga qaado xilka uu u hayo Samaroon si dhakhso ah Waraabeyaasha ,,,,,,,,,,,,.
Run baa soo dhawaatoo,Xaqiibaa dhalaalee, Dhagar Qabaha Muuqdoow Ma Dhadhaabyadaad Gali….? Dadka kuwa dhameeyoow,,,,, Dhiigayacab Dhalaan Cune ,,,, Dhulgariir Ma idinku dhacay Ma Dhahaabyadaad Gali…..?
Heestii Dhulgariir
Weerarka inagu socdaa waxuu ka socdaa dhinaca Ciise waliba madaxweynaha Djibouti ayaa soo abaabulaayay ee Samatroonoow dhug yeesha oo u jilibdhiga kolba halka ay ciyartu socotana ogaada toloow waa Ismaciil Calool weyne ninka dhibka dhan inagu wadaa ee ogaada.