Weerar Qarax Is Miidaamin Ah, Oo Lala Beegsaday Wariyayaasha Dalka


About these ads

Categories: Warka (News)

4 replies »

  1. Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun – Intii dhimatay Allaha u naxariisto, inta dhaawacan Allaha caafiyo. Inta dhibtaa geysatayna Allaha dhabarka ka jabiyo.

    Aamiin —-Aamiin …Aamiin

  2. Yarkaa Sabriye aad ayaan u jeclaa awal xagaa Nairobi ayuu ka soo hadli jiray,habeen horaan fiirsanayay isagoo Sangub waraysanaya caawana geeridiisaan maqlay meeshu maxay rag galaafatay,ilaahay ha u naxariisto inta dhaawacana ha caafiyo,niyadaan iska odhan jiray yarku qurux badana runtii aad ayuu u bilicsanaa.

  3. Dab munaafaq shiday muumin baa ku gubta… ilaahay ha u naxariisto intii ku dhimatay…inta dhaawaca ah ha caafiyo…amiiin

  4. alaha u naxariisto gacan ka xaqdaran ayaa dishay alshaydaan ilaahay ha ka qabto wax ay reebayaan ma jirto dad maqaayad jooga maxay galabsadeen CALI DHEERE AYAA KU FAANAY mar ayaa ilaahay soo qaban dad biri ma gay ah ayuu dilaa gaalada ma dilo waa dadkiisa waxa uu dhameeyey.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: