Bismilaahi Raxmaani Raxiim.
Waxaan Marka hore halkan tacsi uga dirayaa Eheladii Qaraabadiii iyo dhamaan asxaabtii ay ka baxeen dadkii masaakiinta ahaa ee lagu laayey guryahooda iyagoo caafimaad qab ku seexday, waxaanan ilaahay uga baryaya inuu janadii farduusa ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo Aamiin, Sida aad lawada socotaan dilkan ka dhacay Degmada Seemaal maaha kii u horeeyey ee sidan oo kale loogu laayo dad aan waxba galabsan ee waa kii 3aad ee noociisa ah ee ka dhaca Deegaanakan.
11/07/2009 Jidgooyadii Kalabaydh ee lagu laayay afartii haldoor ee safarka ahaa waxay aheyd waqti doorashadii madaxtooyada loo ololeynayey, cid wax ka qabatayna ma jirin oon ka ahayn in la dajiyo oo hadalo aan macno lahayn iyo balanqaadyo aan jirin dadka lagu meeweeliyo taasoo aakhirkiina noqotay mid gabi ahaanba la iska iloobay lakiin aanay marnaba iloobi Karin qaraabadii iyo dadkii ay ka dhasheen iyo dhamaanta inta damiirkoodu caafimaad qabo oo aan marnaba ogolayn in dulmi lagula kaco qof aan waxba galabsan.
Dilkii labaad wax uu dhacay 12/12/2010 Habeen-mirkii lagu khaarajiyey oday iyo inankiisa – KAXDA ISHAGUDBAN, waxay aheyd waqti ay reer Gabiley aad ugu hadaaqayeen “Siilaanyo sidaan ugu lisnay nooguma hambayn” Dilkaasoo isna aan waxba laga qaban aan ka ahayn waxbaan ka qabanaanaa iyo dajin hor leh oo la mida tii hore ee lagu laayay afartii hal door. Dhacdadii ugu danbaysay oo iyana dhacday 05/12/2011 Habeen-mirkii lagu kharajiyey oday, inankiisii & oday – SEEMAAL – waa waqti loo diyaargaroobayo doorashada golayaasha degaanka, Baarlamaanka & Guurtidaba, ayaa waxa bilaabmay dhaqdhaqaayo ay dawladu ku soo qabqabnayso gacanku dhiiglayaashii ama eedaysanayashiii ka danbeeyey dilalkan kuwaasoo qaar xil haya iyo qaar aan xil ka hayn xukuumada siilaanyo iskugu jira, waxa dhacaday in xabsiga loo taxaabo xubno badan oo ka mid ah salaadiin iyo siyaasiyiin lagu tuhunsan yahay inay door mihiim ah ka qaateen dilalka isdaba jooga ahaa ee ka dhacayay deegaanka Ceel-berdaale, iyadoo dhanka kale aan ilaa hada gacanta lagu soo dhigin kuwii falkan fuliyey ee Duurka joogay, Hadaba hadaan usoo noqdo ujeedaada aan maqaalkan usoo qoray oo ah inaan dadka u iftiimiyo in waraysi uu wasiirka arimaha dibada ee s.land siiyey mar uu u waramayey shabakada subulahanews,com, wasiirka arimaha dirabada oo markii uhoraysay ka hadlay arintii seemaal(Halkan guji si aad u akhrisato) isaga oo ku sugnaa magaalada gabiley kaasoo u sheegay in xidhxidhitaanka Salaadiinta iyo Siyaasiyiinta reer Gabiley uu yahay mid aan lagu hayn wax dambiya ama cadayn ah ee laakiin uu yahay mid lagu dajinayo dadkii dadka laga laayay ee reer Dilla.
Hadaba hadalka noocaas oo kale ahi ma yahay kuwo uu ku hadli karo qof mansab dawladeed hayaa, mase tahay hadal u cuntami kara dadka reer Awdal oo dawlada uga fadhiyay inay fuliso balanqaadkii ahaa inay soo qab qabanayso gacan ku dhiig layaasha isla markaaana maxkamad la soo saaro.
Hadaba haduuu wasiirkii arimaha dibada sidaa uhadlayo oo hawlaha ay dawladu ku jirtaaba ayna dhaafsanayn dajin iyo raaligalin oo ayna ahaynba in gacanta lagu soo dhigo lana maxkamadeeyo dadkii dilkan foosha xun leh ka danbeeyey. Dhan kale Dadka reer Dilla oo ah dad gob ah oo aan asal iyo hido midna aan u lahayn jidkooyo ama dad qalnimo loo gaysto dad safar ah ama maati ah oo aan waxba galabsan sida ka suurtowday dhigooda reer gabiley oo iyaga ay ula mid tahay wax iska caadi ayaa hadalkanioo ula muuqda mid qayrul masuulnimo ah oo aanay ka sugayn nin masuul dawladeed ah.
Guntii iyo Gabagabadii hadii cadaaladii iyo balanqaadkiiba ay isugu soo biyo shubteen Dajin la dajiyo dadkii dhibtu soo gaadhay iyo qancin la qanciyo dadkii reer Gabiley ee dhibta gaystay iyagoo lagu qancinayo in masuuliyiinta la xidhxidhay ay tahay xal lagu dajinayo arinta, Markaa maxaa la gudboon dadkii dhibtu soo gaadhay?
Mustafa Nur
Jamacshara1@hotmail.com
Sweden.
Categories: Dood (Debate)
Sidii Samaroon Looga Qaaday Djibouti, Si La Mid Ah Ma Looga Qaadi Karaa Saylac?
Siyaasi Maxmad Jaamac Abgaal Vs Cali Aareeye
Burco Waxa Meeyar Cusub Ka Noqday Habar Jeclo, Saylacna Waxa Meeyar Ka Noqday Habar Xuseen: Miyayna Taasi Ahayn Isbadalkii KULMIYE Doonayay?
SNM: Qaranimaan Qaadanaye, Qabuurihii Hanagu Celinina..!
Marlay arintani wax waxlayska waydiiyo uma arko, hadii aan su’aal laga keenin wakhtigii uu munaasibka ku ahaa.
waxay aniga ila tahay hada isweydiin malaha oo waa sanbuus laga eedaamay waase ok hadii din loo xuso ama wax la iska xasuusiyo .
waa arin jira in reer dila lagu dajinaayey aynaba iska dageen oo aw waliba ilaaweeyn ragii geesiyaasha ahaa ee bilaa sobobta lagu laayey
magna aan la gasiin.
somalidu waxay tidhaa TOOG NINLAA U GALGASHA TOLNA WAA IRKIYAA.
samaroon intii taagtisa waa caawiyey xag dhaqaale iyo xag af laakiin ragii ficilka ama aarsiga laga rabay wey ka gaabiyeeb waa DARBI REER NUUR OO
ku faanay in uu siiraanyo geedaha dila hoos fadhiistay odayga balaayadaasoo dhan ka masuulka ah ayuu ku faraxsanaa in uu dila yimaado waana magtii reer nuurka imaanshah SIIRAANYO
hadal iyo dhamaan waa sheeko dhamaatay oo samaroonkii bariga meel ayaa la iska saaray.oo ciyaartaasi waxa ay ku dhamaatay 4 iyo 0 4 waxaa iska leh reer gabilay
hadaan idiinsii sharaxona waa
1. aabo iyo wiilkiisii oo gole hurda
2.wiil veer qodanaaya
3.wiil reer gabilay ay edadii qabeen oo 13 jir ah oo isagoo nool ay aaseen
4.3dii seemaal 5.samaroon ayey kala sineeyeen jidgooyadii
+ dhul aad u balaadhan oo la soo baneeyey
waxaa hada loo soo jeestay kii galbeedka bal aan eegni halkay ku danbeeyaan CIISE IYO MAXADSASE labadaa ayey
kubadu dhextaalaa cida guulaysatana waan eegnaa inkastoo aan maqlaayey xaga tababarka ciyaaraha iyo dhaqdhaqaaqa waxaa ku facfac badan oo aad isku habaynaaya CIISAHA waanse eegaynaa hadii alla yidhaahdo
Hiildan.
Waar Reer Nuur dhul laga qaadi maayo oo xaraan ayay ka tahay e Hiildanoow,ha weecinin waxa laga hadlo ee ah – Xeebaha Awdal oo ay Ciise afka ka dhigi waayeen.
Mise adna sidii Naag tii “Talwomen”ayaa dagaalkan socda ka dhigaysaa mid dheeldheel ah.
Ha moodin inaad tahay kalidaa waan ku barbar taaganahay hadaan nahay Samaroon dhamaantii.
Xeebaha Awdalna Ninka soo hungureeya ceeb ayuu ka qaadindoonaa.
Jabuuti ayaan gubi doonaa haday sheekadu soo socoto.
Ninkasta oo samaroon ah oo jabuuti ku le Guri,waxamn u sheegi doonaa inuu gubo Gurigiisa,si wadanka oo dhan uu mar kaliya dambas u noqdo.
Illaahy ayaa mahad iska le.
Maan Reer Gabilay wax ay dilikaran ayaaba iska yar arinkan waxa dhanaa Idoor uu hogaaminayo Siilaanyo.
Taliska Ciidan ayaa laga soo abaabulijiray.
Wax aanag agarnayn ha ka sheekayn.
Reer Nuur 1 Day ayay 9 dileen u jiro Ninkii jabhada watay ee ay walaalaha ahayen Ina Muxumed Rage..maalin kale 5.
Dagaal na dhexmaray oo aany maydkoo gaynin Hargisa oo aanay isaaq soo tusin sida loo laayay ma jirin.
Go’aankii guurrti ku sheega ee Isaaq oo dhnai taageeray,ayuu Reer nurr Codka “Vetto” ku diiday.
Been ayaad Ilaahay u sheegtay markaad tidhi Reer Gabilay ayaa Reer Nuur ka guulaystay.
Isaq ayaa naga guulaysankara,haday Reer Gabilay rag yidhii oo aanay baqayn Baabuur dhexda umay joosadeen.
Taasi waa taasi. Tale Reer Gabilay waxay ahaayeen Beeraha noo qoda.oo Snm ayaa xoraysay,iyaga iyo Arabkaba.Waa sidaa waxay u muujinayaa inay isaaq yihiin.
Aduu laakiin iscadee u jeedada aad kaleedahay warkaaga
Nin diiday Go’aan ku sheegi Gurtida,oo hadalkiisa lagu casilay 2 Janaral oo ciidanka haystay,maah ragiina ay xidhanyihiin – waad garan kartaa kartidiisa.
Dad Beeraha noo qodo jiray ha ii dhin dad xor ah.
Teeda kale kuwan Ciise aad sheegasaa,waa kuwii la odhan jiray Carabwaynta galbeed caloolaan warwareemay.Maanta ayay isleeyihiin aar goosta oo rag noqda – waanan arki doonaa meesha ay la gaadho.
Samaroon Guul ayaan u rajaynayaa.
Waad salaamantihiin dhamaan dahlinyarada iyo akhyaarta isku waraysata HIILDAN.COM
Anuu fikirkayga waxaan qabaa in arantani ay tahay mid joogto ah oo markii la rabo la soo cusbonaysiiyo oo qolooyinka Iiidoorku ay iska leeyihiin waxaasi waana caadadooda oo marba meelbay durmaan ka tumaan hada waad la socotaan oo xeebaha ayey ka wadaan shaqaaqooyin iyo colaado hor leh waana macquul inay mar kale ku so laabtaan CEEELBARDAALE oo hada dil kii ka darane ka dhaco
Umada Awdal dagani waa umad ilaahay miskinimo u hdaliyey oo buugeeda iyo qalinkeeda uun taqaan oo haday dagaal iyo aflagaado sameeya is yidhaahdaan iyaka uuni kabaha isla mara ee ilaahow waa isku fooraraane kala jeedi oo tus sadiiqooga iyo cadawgooda.
Waana mahadsanyahay Qoraaga maqaalkani waa muhiim in waxyaabaha qarkood la is xasuusiyaa waayo noloashua wa taariikha iyo xasuus.
Wali Ashma, adna kaftan iyo kabo isku galinta hadhooqayn saaxiib. Meesha rag baa kaba ka waawayn loo xidhay oo oday Rayaale la odhan jiray lacag iyo warqado, been iyo siyaasad kaga samaystay markaa maaha in aad sheekada isku qasto. Djibouti shaqo kuma leh doodan waxan ahayn rugta ay u tahay cidlo ka reenka. Waa sidee waad alshabaabaysee.
Maruntaa
sxb waxan waa sheeko ay Wataan Reerka la yidhaa Mamaasan.
Kuwan kale ee Reer Kuul iyo waxan,waxay ka dhigtaan xaabo ay shitaan,oo marka ay doonaan ay dagaal galiyaan.
Sheekada ka socota jabuuti ee Ina Geele Basal uu donayo inuu xakunka ku sii haysto,ayuu soo weeciyay dhinacan Awdal,issaga oo la kaashanaya tuugta maamula meeshan loogu yeedho Somaliland.
Hadiiba ay Ciisahan la isticmaayaa garan waayan qorshaha socda,dee shaqo ayaan ka qaban doonaa,sidoodina xeryaha Holhol ayay ku nasan doonaan.Mana jirin doona Ina Rayaale Soo celiya.
Sahal & Cali Cute
Waad Qaboobiye Qunyar soo soco
Ciise Madooboow xaasidnimada joojiya wadan dhan oo aan anagu lahayn ayaan idiin daynay oo aan ka qaxnay 1945 isagoo dhulkasi ahaa dhul Samaroon kadib markaad cilaaqaad la yelateen isticmaarkii Fransiis oo gumaysi aan la dagaalamaynay markii aad dhabarka naga toogateen anagoo gobadoon ah si aan u helno xornimada wadanka Djibouti ayaad hoosta ka gasheen gumaysi waaanad na doc faruurteen ood disheen halgamaayaashii Samaroon ee la dagaalamaayay isticmaarka Fransiiska,Waxa kale oo aad ku darteen Halyayga qudha ee Ciise Madoobe lahaa saaxiib dhawna la ahaa ciidankii xornimadoonka Djibouti ee Samaroon AUN Waxuu ahaa Maxamuud Xarbi ayaad disheen isagoo ahaa ninka kaliya ee taageeraayay halgamayaasha Samaroonka Djibouti ee dagaalka kula jiray isticmaarkii xumaa ee Fransiiska.
Markaa anagoo wadanka sidaasi aan ugasoo qaxnay kunasoo ururnay AWDAL miyaad hadana doonaysaan inaad naga daba timaadaan Xeebta Awdal Zeiylac iyo Lughaya ilaa Xariirad aad ddonaysaan inaad hadana ka qixisaan Samaroon….? adeer maxaa na kiin daba dhigay ma xasuuq in la idiin gaysto ayaad doonaysaa….? oo sidii Ruanda wa ka daran ka dhaco dhulkaasi …? dhul baad leedihiin la yidhaa Djibouti oo aan anagu hore u lahayn markaad gumaysi naga raacdeena aan idiin daynay ee ku noqda hadaad naftiina nacdeena soo socda.
Gobolka Salal aqlabiyadiisa shacabka ku nool waa Samaroon oo waa la oghayay lkn mashruuca lagasoo qaatay Djibouti ee Samaroon lagu barocinaayo ee Ismaciil Calool remouteka ku wado ka yeeli mayno waa habeenkii xalay oo tagay,Dad aan u dhalan Awdal iyo Somaliland hadii ay isku dayaan inay isasoo sharaxaan matalan rag ka yimid Biki iyo Aiyshica ama Diridhaba dee nasiibkood hadii ay harawsadaan Samaroon oo ayna mariyaan tooda kumaan darin lkn waxaan kula talin lahaa in Samaroon u midoobo arintan ugubka ah oo kuwan ka yimid wadamada shisheeye la baadho C-v gooda hala baadho nin aan wax barashadiisu ahayn Awdal gaar ahaa Camuud,Sheik Ali Jawhar Sheekh Hargeysa iyo Eelo University haday noqon waayaan xilibaanada oo laga keeno Balbala yeli mayno waa qalad laga galay gobolka iyo dhulka Samaroon.
Ninka Balbala degan ee iskasoo sharxaaya Awdal dhexdeeda waa duulaan cad oo lagusoo qaaday Somaliland.Hadaan nahay Reer Somaliland ma farogalino siyaasada Djibouti iyo Ismaciil Calool midna markaa hadii ay anagana nasoo farogaliyaan sida hilaaca ayaan uga jawaabidoonaa waana la is faro saari hadii si fiican oo sharci ah loo tartami waayo,
Hadii musharaxiin laga keeno debadaha iyo wadamada jaarka la ah Salal oo la isku dayo in la dhooqeeyo siyaasada u degan doorashada xorta ah ee wadanka Somaliland oo la doonaayo in laga dhigo sida Djibouti in nin qudh ahi dabaysha la tartamo yeeli mayno,Ciise Madooboow xilibaano ay dabayshu soo dooratay yeeli mayno ee car bal keena rag kusoo baxay cod shacab oo Ciise ah waa hadaad dhul ku leedihiin Awdal.
Waa u samirnay dhulkan hadaan nahay Samaroon waa dhul leh Patrol mustaqbalka aan doonayno in aan caruurta yada ay manaafacaadsadaan oo ay sida khaliijka cigaal madaw xidhaan oo fadhiga loogu shaqeeyo.Markaa yeeli mayno intood Djibouti ka mastaafuriseen waxii Samaroon ka hadhay dagaalkii 1945 ayagoo u kala qaxay Somaliland, Somalia,Ethiopia, Yemen,Kenya iyo wadmada Reer galbeedka iyo Canada iyo Usa ay maanta ka buuxaan qaxooti reer Djibouti ah oo Samaroon u dhashay kana firxada cadaadiska maamulka Ina Guelle Basal miyay naqabataan in aan gobolkii kali ahaa ee aan deegaan ahaan cid kale nagu taraxin aad tidhaahdaan Ciise ayaa Kooto aan loo codaynin xilibaanop ku yeelan waa riyo iyo damac been ay naftiini ayaa been idiin sheegtay hadii aad cod aqlabiyad ah kagasoo baxi kartaana dee na tusa
Xaduudkana waa in la xidho si oo aanay Reer Ciise Madoobe iskagasoo habar wacan maalinta cod bixinta wadamada jaarka la ah Salal tasi oo ah khiyaamooyinka ay isticmaalaan oo ah kuwii la inaga barokiciyay Djibouti markii isticmaarku ufuray xaduudka Ethiopia ee Dawanle Lawyacadona laga xidhay Samaroon waa in aaynaan qaladkaasi mar kale dhicin oo xaduudku aanu noqon mid furan maalinta cod bixinta,ka yeeli mayno in reer Djiboutiga Ciise Madoobe hadana ay Awdal usoo guuraan si ay u qurusgooyaan Samaroonka yeeli mayno.
Ogaysiis…… ogaysiis….. …..ogaysii……. qaybta Commentska
Dhamaan waxaa la ogaysiinayaa akhyaarta SAMAROON ee commentska wax ku qorta waa in aay hubka dhigaan dhexdooda oo aanay SAMAROON dhexdiisa wax kaftan ah iyo aflagaado aan la isku yeelan inta ay socdaan ololaha doorashada golaha deegaanka ee dhacaysa 28/11/2012.
Dhamaan akhyaarta Samaroon waa inay dhinac ugasoo wada jeestaan cadawgooda oo aanay dhexdooda is fiirin .
Thanks
Wali Asma marna Asma la bax , marna magac Giire gasy la bax war ma female baad tahay mise male?
TalWomen,Talshemale or Tallcaward what ever.
Xiligam maaha xiligii loo baahnaa noocaaga oo kale.
Xabbada ayaan dhunta ku jirta e aduu meelahaa iska badhiwaynow..
Golaha Ragga ee Dhiiga cusub iskaga bax..
DARBI SAMAROON
MAANTA AYAAD U QALANTAA MAGACA
waa sax maanta doorasho iyo dagaalkii xeebaha ayaa bilaabmay waa in samaroonku joojiyaa kaftanka oo xabada dhinc loo wada ridaa
ciyaar ma taalo meesha waa xeebahii samaroon ogaada
darbi
samaroon MAHADSANID
CIISE IYO ISAAQ
maalinta ay xeebaha hungureeyeen waa maalinyii XUDHUUN laga qaaday
hadana dhib malaha oo GEESI dharab kuma jiro wey joogaan rag la mid ah oo aan la loodin karin
samaroonka jooga dalka gudiisa way og yihiin xaqiiqda jirta kumana hadli karaan wax aan jirin eed ku hadaaqdaan habeen iyo maalin walina lama hayo nin gedabuursi ah oo jooga geeska afrika oo waxaan soo qortaa ee ku saabsan dhulka awdal afkiisa ka sheegtaa.
kuwaa afka iyo faraha ka irdhoobay waxay kolkii horaba ahaayeen qurba qayla la jooga beenta iyo faanka ku qureecda hadaad maanta ku heshiseen in aan xabad joojin dhexdiina ah yagleeshaan dee geeleba xasilba laga dooni ma cidbaa Boorama iyo jilba laabteeda nigu haysatay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
ALI-DURGIYE
dee hanbalyo ayaa lagaa sugaayee xagaad la qashuushtay dadku haday wanaag ku heshiiyaan waa loo hanbalyeeyaa
mayee carosamaroon kikikikikikikkki
jilba weynta reer cangadhe ayaa lookkkkk
Ha la isla waasho anigu dood oo dhanba waan ka baxay…kol kol baan idin soo booqan…insha allaaah…
.http://www.youtube.com/watch?v=Bkv-WzttHu4&feature=player_detailpage
Xaqiiq baa timid balse halkay wax gaadhsiin doonaan. Xaalka hada socdaa runtii waa mid wada jirka labada beelood ee somaliland ugu tamar wayn khalkhal galin karta waxanse hubaa hadii sadex xusbi oo kaliyihi jiraan in aan wax dhibaato ahi dheceen balse marka jilib kastaa xusbi samaystay, somalilland dhib baa ku soo socota dawlada hada jirtaana aqligii iyo xigmadii tii hore maleh. Somaliland rag aqlileh oo talada hoosaasiyey u baahan tahay, tan xeebtu iyadu waa caruur la ciyaar ee yaan laysku daalin farsamada hada socotana wax ka badan uma baahno. Darbi, aduu kala saar wixii bulshada u sir ah iyo talada guud ee fadhi ku dirirka.
Gudoon, bal link kiga buugii ninka durkiye la waashay ii soo dir. Wuxu isiiyey wuu dhaafi waayey miskiin kii yaraa xurnta bassaska ee jabuuti loogu magac daray. Give me the link so I can have a look at
on Sunday.
xagare
dhamaan waa salaaman tahiin barbaartaay
takale wax uunbaad iska hurgufaysaane waxan filayaa arimahan
qaarkood waa naga da wayn yahiin cidii u dhuun daloosha dhacdooyinka mooyee. waxaan idiin iftiiminayaa waqtiga u ciise goostay inuuxeebaha soomaali ka xoreeyo o jabuuti