somalidu waa umad aad ugu hiiloon inay casriga la qabsadaan balse dhibta jirtaa clan boundaries ka ma dhaafi karaan. Bal u fiirso, siiba north america, meel aan madaw ku fikirin bay hiigsadaan hadana tuulo horow markoodu ma dhaafo. Talk show yada sida ay u koobiyeeyaan baan ka helaa waxase dhamaan ka muuqda nidaam xumo.
Woow waxaasa hees ah Qorshe iyo Mursal….
Nimcana waa tan….