reer boorama maahin yaan laga been sheegin. waa afar qof oo mucaarid ku ah xukuumada. markaa cadhada uunbaa xagaa ula kacday. teeda kale reer boorama waxay ugu jecelyihiin somliland. dabcan reer somaliyna ilaahay ha u gargaaro lakiin reer boorama dawdalada xamar wax dano ah oo uu jiraa ma jirto cida kaliya ee ku qabta dantaa waa reer boorama oo markasta dharia fandhaalka kula jira. xamarse wax noo y aal ,ma jiraan
rayi ururin waxan u aqaan marka dad kala duwan macrafoonka lala dhex qaado. oo melo kala duwan jooga fikir kala duwana soo tabiya lakiin afar qof oo isku aragti ah sxb ah ma la odhan karo waa waa rayi reer boorama lakiin saxaafada somalida ayaa ah la toosiyaba banaan. waa saxaafad aan lahayn xer iyo wax qabta oo qofba dhinaca uu doono u adeegsado. kii qabiil u adeegsada kii gobol u adeegsada kii qof nacayb u adeegsada kii dano dhaqaale u adeegsada.
markaa saxaafada soomalidu maahin marnaba wax jira ama run sheegta siday u dhantahay maadama oo aanay ka madaxbanaanayn arimahaa. qofkuna si daacada u gudanayn waajibka suxufi nimo.
Okay, gegadii iyo faraskiiba waa la hayaa, inay dawladi somaliya ka dhalatay iyo in kale sidan Ayaa lagu garan doonanayaan:
1. Shally Laga bilaabo Maqli maysid masuul dawlad a somaliland ka tirsan oo ku doodya inay wadan goni ah yihiin. Waxay isticmaalayaan Donna kelmadahan soo socda:
A. Dawlad baan nahay
B. dawlad dimuqraadiyad leh Ayana nahay
C. Waan tashanay inan is maamulo
D. Waxbaa noo qabsoomay o madaxweyne iyo gone barlamaan iyo sis iyo Ayana salaysan.
Haddii masuul ka tirsan somaliland uu isticmaalo kelmadaha ah, wadan gooni ah baan nahay, Ictiraaf raadis baan nahay, waxa dhacaysa ” constitutional crisis”,waa yo constitution ka dawlada federaaligu waxa aqoonsanyahay wadan kaliya oo somaliya la yidhaa. Cidii tidhaa wadan kale ayaan ka tirsanahyna waa treasonous waana in maxkamad la hor Keenaa.
Madaxwenaha somaliya haddii uu wax ka qaban waa yo, dee markaa xilkiisii ” constitutional” ahaa wuu gabby, madaxwenana ma noqon karo.
Shalay markuu madaxwenana khudbadaynayey, wax uu sameeyey gaffe constitutional ah oo ah inuu yidhaahdo midnimada somaliya xoog kuma raadinayno. If fact, his whole job as a president is to defend the constitution and the territorial integrity of the republic with any means necessary. Haddii aanu sidaa yeelayn waa inuu special dispensation/category loo sameeyaa somaliland. Haddii uu smart yah ay waa inuu Hargeisa la hadlaa oo uu yidhaahdo adeer meesha ha igu ceebaynina.
Walee ninkani schooling badan buu u baahanyahay, ilaman aha inuu xitaa shaqadiisa fahansanyahay waxuuna u baahanyahay qof la taliya oo sharia yaqqaan.
timacade.
Dastuurku maahin quraan, somaliland ba dastuur ayay leedahay.
dagaalna soomali waa is taqaan wa qabiilo.
somaliland waXAY ahayd dawlad somaliy aka hor. labo wadan oo isku biiray ayay ahaayeen. markaa wax iskaa xidhan wa kaliya in loo wado hadlo labo wadan oo ka tashanaya waxyaabaha ka dhexeeya in ay kala gurtaan.
balse xoog iyo waxyaabahan aad ka sheekayn mala awaal iyo wax aan jirin ayay u tahay reer somaliland
Timacade……. Somaliland waa wadan ka go’ay Somlia oo madax banaan nama xakumo Mahiga iyo AMISOM waa wadan 18/may/1991 kalasoo noqday midnimadii ay bacda ku qaadeen 60-kii ee ay kula midoobeen Somalia ,Somaliland waa wadan leh dastuur calan lacag iyo ciidan waliba + parlaman xaduudo la yaqan shacab iyo dhaqan maxaad naga daba wadaa walaweynta…? u tag aduu hadaad Somaliland timaado adiga ayaan ku maxkamdayn doonaa hadaad lugsoo dhigto ilaa aad cafis na waydiisato car kaalay Borama waa kaa mamnuuc Awdal ilaa aad cafis na waydiisato jeel ayaa kuu hanti ah.
Madaxda Qaranka Somaliland waa kuwa 24 saac aad ka maqasho warbaahinta dalka iyo ta dibadaba inay yidhaahdaan Somaliland waa wadan ah dawlad leh wax kasta oo ay dawladi leedahay oo shalay bay lahaayeen maantana way leeyihiin barina way odhan cid wax yeelikartaana ma jirto oo aan ahayn ilaahay ee aduu iska jir waxa aad la shir imanayso oo ah wax aanaan kaa dhagaysan karaynin.
Dadkan rayi’ururinta laga sameeyayna waxaa ka dambeeya qaar aan ogahay oo doonaaya inay Hashim Goth ka dilaan sumcada waana ragii jalxada ku eedaami jiray,Hashim Goth cajaladan yar ee aad arkaysaan ayuu ugu xidhanyahay saldhiga Borama in mudo ah iyo odaygan koofiyada dildilaacsan sita ee ka dhexhadlaya ee u barooranaaya walaweynta ayuu saldhiga ugu jiraa Hashim waxaana waxaa soo abaabulay anti Reer Nuur-ka oo doonaaaya inay khalkhaliyaan hadafyada siyaasadeed ee RR.
Waanan ogahay waa si ay ayagu u buuxiyaan position-kii ay waligoodba ku lahaayeen Reer Nuur Somaliland oo baryahay yara shaashoobay ragu waa kii kufa ee hadan kaca waan soo kicidoonaa libaax qoyay dacawaa la moodaa inta doonaysa in uu RR ku dhaco god aanay waligood kasoo bixin ee la doon doonaaya iga walee in ay ayagu ku dhicidoonaan booraan hadimo ha qodin hadaad qodana ha dheerayn ku dhicidoontaana mooyi.
Somaliland-nimo Islaam-nimo iyo Reer Nuur-nimo ayaan isku ognahay tolkayoow waxii kale waa iska cantara baqash.
Dee darbiyow manigaa reer nuurba ka hadlay xageed wax u wadaa. Waxan aad ka hadlayso iyo dadkan aad ka hadlayso Midna ma garanyo. Dee viva reer nur, I guess…kkkkkk
Somaliland cidi umasoo dhawaan karto ee khayaaliga igala fadhiiso sxb .
Juxa oo gaajoonaaya ayaa meel duco ka jirtay oo raashin lagu karinaayay ayuu si kedis indhaha qac ugu siiyay albaabka ayuu usoo dhawaday markaasuu ciyaal badan oo albaabka hortubnaa kuna horsugaayay raashinka ducada ayuu is yidhi caruurtan way kugu saxmadaydoontaaye been u sheeg,Waxuu ku yidhi caruurtii,Caruureey duco raashin fiican leh ayaa ka jirta gurigaase ordoo taga,caruurtii ayaa yaacday dhamaan isna beentii uu caruurta u sheegay ayuu run mooday isna wuu ka daba cararay caruurtii .
Ninkan Madaxweynaha waa ninka tirsan urur-diimeedka Al-Islaax mar haduu sidaa xaalkiisu yahay ka Somalia ahaan wax lagu farxo meesha ma yaalo oo halbalyo xaflado iyo is daadraacin lagu waasho,Qurbajoog da’ah oo maruun doonaaya inay xilqabtaana Muqdisho way kasoo buuxsameen,Ragii boobka hantida Somalia ku mamayna way ka buuxaan oo sugaaya jaanis kale oo ay ku nacas xaadhaan xolaha ay bixiso UN-ka si loogu gargaaro shacabka dhiban waxaa gaad-gaadmo ugu jira qurbajoog soo lacag doontayoo aan naxariis u hayn shacabka Somalia ee sanawad ku jira dhibka markaa .
waan ka yaabay waa laba wajiile danta ugu jirta somaliland waa garaad oo wasiir ah maalinta garaad wasiirnimada laga qaado waxa uu noola imaan awdelstate
waar ma ii sheegi kartaa danta kuugu jirta nimankan aan wax ay kuu ogol yahiin aanay jirin ee dhulbalaadhsiga iyo dulmiga kugu haya xaalkaagu waa indhaha ka qarso
alla yaa i tuso somaliland oo intay ictiraaf heshay kor iyo hoos aad u ooyeyso
waxaan u malaynayaa in aad la shaqayso sidoonka snmta inbadan oo tolkaa ah oo u shaqeeya ayaan aqaanaa
cid kaaga dhib badani ma jirto marna reer abti marna soo durduri oo dhinacaa iyo tolkaagii qoxooti ku noqo. ala maxaa sheekh samaroon uu dhalay aduunkana kaga tagay dad aan meel dheer wax ka arkayn oo ku kooban inta ay bidhaanto ku dhamaato
somaaliya ha noolaato
ha israacdo
ha midoowdo
somali diidoow silic u dhimo
REER BOORAMAAN AHAY SOMALIWEN AYAAN TAAGEERSANAHAY
BEENI MAXAY TARI
BOORAMAAN KA IMIDE
I
Bal u fiirso waxa wada hadlaya S/Land=Isaaq iyo Somalia weyn
markaa Samaroon kuma jiro. hadii la wada halana waxa kuuraas la keeno iyagaa wad qadaan doona shakina kuma jiro
tusaale kuugu filan sida Siilaanyo kuraasida u qaybiyay.
markaa inagoo salad ku jirna inta ceelgaab la inaga dajin lahaa aynu ka hoos baxno S/land Awdal kaligeed wax ha raadsato wax uu ilaahay inaga siiyaba somali weyn.
hadii aad Somlalnd u taageri jirtay ina Rayale bal eeg sida ay u galeen. Hadii aad u taagertid saylici bal eeg in aanu wax awood lahayn oo dhawaan markii uu isu dayay in u eryo madaxii WFP waa laga diiday. markaa waxaa wax ku qaado
Awdal kaligeed ha tagto xamar wixii Dowlada Somaliyeed inaga soo galaana ha ina hogamiyaan.
fariid,
Awdal Dee intayadii somaliweyn rumaysnayn waxaan haysanaa 9 xdhibaan iyo inshala AMA prime minster AMA wasiir muhiim ah, waxa Aan sugnaa somalidiidka samaroon qaybta ay ka helaan Somaliland.
Darbi Samaroon,walee sxb nin ragga ayaad tahay.Yes We all beleive Somaliland,ee waxaan ka naxey wariyahan Darbi sheegayo ee 4ta qof waraysanaya,taasna waxa ka sii daran,dadka halkan ka leh”Yes Reer Booramaan ahey,Somaliweyn baan ahey” anba Reer Booramaan ahey Somalilandna waan ahey mana aaminsani Somaliweyn”.Mid kalana ku darsada Somalia halkaas ma soo dhaafayso,iska daa Somaliland eh,siyaasadda Puntland baa saa sii ahaanaysa.
Awdal waxa Somaliweyn oo dhan u dan ah ayay la wadaagtaa.
18 gobol ee Somalia ayaan aminsanahay.
Wasiirka muhiimka ee aad Somalia ka sheegtay ayaa ina hogaamin doona.
Horta anigu Soomaaliya ka hor Awdalstate oo dhidibada Boorama looga taagaa ilaga qaayo badan waayo taasi waa noo gaar Soomaaliyana Soomaalidaan la wadaagnaa.
Ninkan hada loo doortey maxadweynaha Soomaaliya pro-snm landis laga dareemayaa. Madaexweyanaha cusubi the more he try to calm SNM administration the he will lost supports of Harti and Samaroon pro-Samalia. Iney siyaasadka tahey iney in xidhiidh kale jiro warjiraaba cakaaruu imaan doonaa. Isaga waxa loo dhaariney dhamaan dhulkii Soomaaliya from Jubada Hoose to Awdal. Haduu ogolaado in halshaqsi oo Soomaaliya fikirkiisa, toloshiisa iyo dadnimadiisa lagu xad gudbo kana dhiidhiyi waayo wixiisu wuu fashilmi doonaa.Hadadan waxey ahayd inuu Siiraanyo toos ula xidhiidho una sheego in aan loo dulqaaqan karin tacadiga suxufiyiinta sida Haashin good.
Waxey ilatahey in gafweyn tahey shaqsiga maanta yiraahda Soomaaliya dowladi kama jirto. waxase la odhan karaa wali gurguuradbey ku jirtaa. Inkatooney shacbigu wax dooran hadana dadkan 275 ahaa maaha jaajuur. Inka yar 2 sano iyo badhbaa lagu gaadhi karaa dowlad Soomaaliyeed oo si rasmiya dalka oodhan ka talisa waa hadii la helo dadkeedii.
Falaadhi gilgilasho kaagama go’do Soomaaliland loo caalamku ictiraafo waxa ka fursad fiican Kaatumo State iyo Awdalstate oo wadamo madaxbanaan loo aqoonsado. Laakiin iyagaan dooney oo ka doorbidey midnimada umada Soomaliyeed. Mudo gaaban waxa la arki doonin, Siiraanyo, Faroole iyo qaarkaloo badan oo aduunka karaamada Umada Soomaaliyeed dhulka jiida. Waxa iman doonta in Soomaaliya loo furo sanduuqyada caalamiga ah ee deeqaha aduunka bixiyaan waayo Soomaaliya oo dowladloo sameeyo caalamkaa ka danbeeye. Iyagaa yiri car-kee yaa diidikara in ku meelgaadhkii dhamaadey.
Ruwaayada ha la iska daayo haduu Mr.Siiraanyo rabo in Soomaaliland wax noqoto 90% beeshiisa kuma taxeen xilalkii ahaa in loo sinaado. Kaatumo si badheedha ku duuleen oo ma didiyeen beelaha Harti oo ka mid ah lafdhabarta beelaha Woqooyi. Dadka reer Borama ciidano beeleed iyo calooshooda ushaqaystayaan bari guntii la keeney saxaafada ma cabushiyeen. Waa nin raga oo raba in beeshiisu Soomaaliya waxka noqoto.
Ku darsoo Soomaalida iyo aduunka inta xaaladaha Soomaaliya la soctaayi wa ogyihiin in Koonfurta Soomaaliya aaney hor istaagi karin hadii beel Soomaaliyeed rabto iney Soomaaliya ka go’o. Waxase ku adkaadey in aaney beelaha R.Woqooyigu dhamaantood rabin soomaaliya kala go’ideeda waayo dani iyaga uguma jirto. Dee markaa bal iisheega Burco iyo Hargisa mooyee yaa raba meel beelkali ahi ka taliso? Caalamka maanta la isma qasbo, la isma jujuubo, la ismana cabushiyo. Wadamo badan oo ka mid ah aduunka tusaale wadanka Kanada hal gobolbaa rabey iney go’aan dee codbaa lagu kala baxey. Markaa mustaqbalka UN hadii ay codeyn dhigto gobolkasta oo soomaaliya gaar ahaan Awdal iyo Sool si dhibyarbaa lagu kala bixi doonaa. Inta ka horeysa dee ha la wada giraan giriyo calankeene qurxoone dhexda baalka cadeeya kkk.
reer booorama siday u dhanyihiin iyo reer awdalba waa somaliland hadii laga qaado afti halkaa gobol ayaaba 90% u codayn somaliland in ay godo. inta yar ee hadhayna qaad ayaa loo qaadi kkk. markaa cid somalilwyn u socota ma jirto shantii somali ba way isku iman wayday waxa somaliland iyo somlaiya isku dhajin karaa ma jirt. reer koonfurna wax dani uguma jirto oo iyagana khayraadkooda ayaa ku filan reer somaliland sidooo kale carabiba waa 30 dawladood oo isku mida hadana midkasti danheega ka tashato. reer awdalna si gaara ayay dani ugu jirtaa somaliland. mana rabno in aan moqdisho la midowno waayo dee yemen ayaa ii dhaanta oon la midoobo. yacni aad ayaan u kala fognahay.
somaliland halgan dheer ayay u soo gashay reer awdalna halgankaa 20 sano ee u danbeeyay ayay hor kacayeen markaa qofna ma rabo in uu dumiyo gurigiisii uu intaas soo dhisayay.
madaxweynaha cusub wuxuu sheegay in aanu jirin qasab balse wanaag u isku dayi doono. waxay ka dhigantahay in uu siin doono ictiraf marka uu arko sida ay reer somaliland ua goantahay goitankoodu.
saadasha faalka waxa somaliland ugu hor ictiraafaya madaxweyne soomaliyeed oo waliba hawiye ah marka waaba ki kanina.
reer boramana waa dadka ugu jecel somaliland maanta. qofkastina wuxu ku mashquulsanyahay xisbi urur dawlad iyo wax la xidhiidha
maasha allaaaaaaah reer boorama rayigoodi wakaas dowladnimo somaliyed wax ka yar ma yeelayan,iyagoo arkaaya dowlad somaliyed oo 18 gobol ah ooo 10.000,000 million oo somali ah ee 18 gobol ku nool anoo wax la qaybsan kara maxa hal qabiil oo washay waxan jirin ku xafiifay maxaa hoos dhigaya reer borama ,rayiga dadwayanaha wax la waydiiyey waxay ka sinayen in aan wax somaliland la yiraahdo jirin. waana majority markaa wax halkaa ka cad in reer awdal oo dhan ka siman yihiin arintaa ilaa kuwa aan damiir laheen oo waxay difaacayan aan garanayn,maalin aan dheerayn reer boorama way qarxi donan waa bomb sugaaya inu qarxo maalintasina ma dheera plankii silaanyo iyo idoor looga sifayn lahaa awdal waa la wadaa waxa kaliya ee laga sugaya dowlada somali u dhalatay wax ka qabtaan kama cawiyaan in idoor faraha ka qaadan gobolka awdal hadii taas dhici waydo gacantooda ayay siilanyo kaga shaqayn doonan,,reer awdal Rag dheh lakiin waxa layidhi ninkaan warankagu galin weedhadu ma gasho,, god bless awdalstate of somalia
Madaxwaynaha cusub ee somalia the one and only madaxwayne somaiila leedahay wuxu yidhi midnimada somalia waa mihiim tirarka dowladiisa ku taagan tahay bay ka mid tahay in aan midnimadii waxba laga badali karin, www,qaran news ka akhri ..xoogna laguma samaynayo ee is fahan baa loo bahan yahay hadii fahanka la diido,waxay ila tahay cunaqabatgay caalimi ah baa lagu soo rogayaa waqooyi galbeed iyo togdheer oo ka soo horjeeda dowladniamda somaliyed,diyaarada daalo iyo ta ithoopia hadii ayna dowlad somaliyed fasaxin ma iman karaan labada gobol marka ha ogaadan dadkan waxan jirin ku wareeray reer khatumo iyo reer awdal oo dhulka ugu wayn ee so called somali land daga ma rabaan in somali ka kala gooyo,, period
Meel aan layga rabin reerka furi maayo
meel aan layga rabin raas ka qodan maayo
meel aan layga rabin raad cadeed diiday
meel aan layga rabin uma riyaa qaayo
riya kunoolooyinoow run taadiidaysaan. kkkkkkk
Waxan aad u jeclaa dhagaysiga buraan burka edooyin kay markaa kan waxan u eekaysiiyey mid kamida buraan burkoodii inkastoon ogahay in uu baashoodhuq yahay, waxanse ka wadaa, Timacadoow, laftii Samatar toobinka ku hayn jirey ee uu kari waayey ayaa hada adi kuu bilaabantay. Markaa kuhay toobinka ilaa aad laftaa dhiig kaga keento saaxiib. Somalia seems history till change comes within.
Salaan sare sxb wax tol ah oo dhiig leh muwaadin ah jecel dhulkiisa nin rag ah baad tahay sxb adaan ku hayaa wax dhiig iyo raganimo iyo wadaniyadi ku jirto waxan kale rag iyo dumar ee meesha ku jira waa wada khaainul wadan oo Somaliland waxay u haystaan meel Isaaq leeyahay Isaaqii iyo wadankii ayaa isku dhexyaacay kalana garan maayaan Isaaq iyo Somaliland ,
Bal u fiirso Somaliland waxay moodayaan (Bubble) Xumbo ay afuufi karaan ,waxayna moodayaan wax ayagu u riixi karaan ilaa meesha ay doonayaan lkn xaalku sida ay moodayaan wuu ka fog yahay kana xidido adagyahay waxaanay ku taagantahay Somaliland tiirar adag oo ah khad cas oo lama taabtaan ah cidii isku daydaana farahay ka guban doonaan.
Geello
Huuno waan ku salaamay anuu ma ihi sirdoon lamana shaqeeyo lkn wadankaygu xaqbuu igu leeyahay in aan ku difaaco af iyo adinba, aniga oo shacab ah waliba qurbajoog ah sidaada oo kale,Adigu wadan shisheeye ayaad joogtaa ana sidoo kale hadaan sirdoonka la shaqeeyo halka aad joogto ayaan kuugu iman lahaa oo aan kaa shaqayn lahaa dib dambena umaad aflagaadayseen wadankaaga.
Tolkayoow Samaroonoow i dhagaysta
Kala garta Isaaqa iyo Somaliland,Sxbyaal Isaaq waa qabiil ka mid ah reeraha degan Somaliland maaha dawlad maaha ciidanka qaranka maaha dad ah shacbulaahi mukhtaar ee waa kula mid maaha malaaiik ilaahay doortay ee waa bashar hadii aad kala garanwaydaan qabyaalada iyo wadaniyada dee waad isku dhexyaaci doontaanoow shar iyo kherna kala garan maysaan hadhow,
Somaliland waa wadankeena oo ilaahay ina dhigay qolo kastaba meesha ilaahy ku beeray waa xigmad rabaani ah oo ay haboontahay inaad fahantaan,Hargeiysa maanta hadaad nacdo oo aad ka jeclaato Xamar dee ilaahay abaalkaaga wuu ku marin oo waxa aad raadsanayso ee aad u nacayso dhulkaaga laga yaabaa in ilaahy si dhib yar kuu tuso.
Aniga waxaa iga talo ah in Samaroon indhaha furo oo fahmo waxa hareerahiina ka dhacaaya waxaa ila quman in aan fahano qaabka ay u socoto siyaasada geeska Africa oo aad muujisaan wadaniyad Somaliland aad u aragtaan wadankiina hooyo Isaaqa hadii ka dareentaan inay si qaldan wax u wadaan dee isha ku dhufo kii aad is tidhaa wuu qaldanyahay waayo waa muwaadin sidaada oo kale ah haduu wadanka ku xadgudbo ashaahadada loox ugu dhig dil oo garaac xabad la dhac miyaydaan arkayn sida Reer Nuurku u galaan Sacad Muuse markay is yara waalaan cashar u dhiga hadii ay qaldaman lkn Somaliland ayaan diidayaa waa qalad an loo dulqadan karin idinkama yeelayo.
Subax Wanaagsan dhamaantiin.War sxb Mr.Marunbaa Darbi si fiican buu u hadlay oo aan ku diirsadey,saaka anoo si fiican u qureecday,ayaan xaafadda ka baxey.Yaa arkay Nin Gadaguursi ah oo isagoon xaas laheyn oo ”Single”ah Beer daacaya,kuwa xaasaska leh ee jooga Europe ayaaba aan maqley waxay ku qureecdaan ‘Canjeero iyo Waddi”.Lol Inaabti Haboon,who told you that Gadaguursi is nothing,no I disagree,Gadaguursi is a huge clan ,laakiin dee waan badanay,markaa Nin fiican iyo Nin xunba waa laga helayaa Reerka.War Ahmed ayaa isna ah Pro Somaliland oo nagu soo biiray.Welcome Inader.Ninkan leh Gobol ka mida Canada ayaa loo diidey in ay go’aan ee Mustafe isku sheegaw,horta gobolka aad Sheegaysaa waa Quebec,cidna in ay go’do umay diidin ee soo baro Historyga Quebec inta adoo badow history ka ah aad wax malmaluuqayso.Quebec vote bay qaadataa every 5 years,laakiin macalin soo raadso horta ileen timeku waa lacag oo kugu khasaarin maayee,magacana waa Canada ee maaha Kanada ee wadanka ha naga caayin.
Tallwoman
Soo baro luqada Soomaaliga iyo tan SNM oo waydii in Agfka Soomaaliga Kanada qoro iyo inkale. labadeena hadalku waa inaga xidhan yahey. Historiga beenkama sheegi kartid waayo your are fool that has nothing other than collecting another man’s garbage. Afartan sano ee laga codeeyaa waxey kala siman yihiin dhamaan gobolada iyo terrorries of Canada.Codbaa lagu kala baxaan qoraalkeyga ku qorey ee waa loo diidey anigu ma odhan. Wallaahi kani waa xayawaan bilaa aqli ah. Next time do me a favoure just ignore my comments hadii kale hooyadaa kasoo leef kkkkk.Get a live you fool.
mustafe
waanin liita tallman ee hasii dabaraacin warkiisa waa mid buufis qaba
kan axmed wataa beenta uu isku maaweelinaayo ayaan la yaabay waar hadii cod la qaado reer awdel waa somaliweyn ee la fadhiiso sheekada raqiiska ah
intii kale ayaa la raadinayaa marna ha ku seexan wax kala go,aaya wax isku imaanaaya uun mooyeeeeeee somaliya ha is raacdo
somalidiidku ah dhaco
Ma jirto wax la yidhaahdo dawlad rasmi ah oo Soomaaliya leedahay, Ilaa iyo inta Somaliweyn furanayso axsaab siyaasadeed, ilaa iyo inta doorasho xor iyo xalaal ahi ka dhacayaan, iyo ilaa iyo inta xildhibaadanada shacabku noqonayaan kuwo laga soo doorto goboladooda iyo degmooyinkooda. Inta waxaas oo dhami qabsoomi doonaana, waa inta ubadkeena ubadkoodu ubad yeelanayaan.
Hana wareerinina…!
hiildan
waa jirtaa dawladii soomaliyeed ee feraalkii ayaa dhalatay waxaana leenahay hadaan nahay reer boorama hanbalyo
reer hargaysaba wey hanbalyeeyeen ta reer boorama maxaa ku tusay
doorasho wey dhacday waxaana la doortay ninkaas aad arkayso madaxwene saylicina xamar ayuu xisbi ka furan doonaa 4 sano ka dib weeyaan ninkii ilaahay gaadhsiiyo
guul ayaan umada somaliyeed u rajaynayaa insha alaah
sheekadii maqaayadahu wey soo dhamaanaysaa
waxaad ka warantaa saylac ma imanaysaa shirka maxadcasahaee ka dhacaaya saylac.
reer boorama maahin yaan laga been sheegin. waa afar qof oo mucaarid ku ah xukuumada. markaa cadhada uunbaa xagaa ula kacday. teeda kale reer boorama waxay ugu jecelyihiin somliland. dabcan reer somaliyna ilaahay ha u gargaaro lakiin reer boorama dawdalada xamar wax dano ah oo uu jiraa ma jirto cida kaliya ee ku qabta dantaa waa reer boorama oo markasta dharia fandhaalka kula jira. xamarse wax noo y aal ,ma jiraan
rayi ururin waxan u aqaan marka dad kala duwan macrafoonka lala dhex qaado. oo melo kala duwan jooga fikir kala duwana soo tabiya lakiin afar qof oo isku aragti ah sxb ah ma la odhan karo waa waa rayi reer boorama lakiin saxaafada somalida ayaa ah la toosiyaba banaan. waa saxaafad aan lahayn xer iyo wax qabta oo qofba dhinaca uu doono u adeegsado. kii qabiil u adeegsada kii gobol u adeegsada kii qof nacayb u adeegsada kii dano dhaqaale u adeegsada.
markaa saxaafada soomalidu maahin marnaba wax jira ama run sheegta siday u dhantahay maadama oo aanay ka madaxbanaanayn arimahaa. qofkuna si daacada u gudanayn waajibka suxufi nimo.
Hiildan,
Okay, gegadii iyo faraskiiba waa la hayaa, inay dawladi somaliya ka dhalatay iyo in kale sidan Ayaa lagu garan doonanayaan:
1. Shally Laga bilaabo Maqli maysid masuul dawlad a somaliland ka tirsan oo ku doodya inay wadan goni ah yihiin. Waxay isticmaalayaan Donna kelmadahan soo socda:
A. Dawlad baan nahay
B. dawlad dimuqraadiyad leh Ayana nahay
C. Waan tashanay inan is maamulo
D. Waxbaa noo qabsoomay o madaxweyne iyo gone barlamaan iyo sis iyo Ayana salaysan.
Haddii masuul ka tirsan somaliland uu isticmaalo kelmadaha ah, wadan gooni ah baan nahay, Ictiraaf raadis baan nahay, waxa dhacaysa ” constitutional crisis”,waa yo constitution ka dawlada federaaligu waxa aqoonsanyahay wadan kaliya oo somaliya la yidhaa. Cidii tidhaa wadan kale ayaan ka tirsanahyna waa treasonous waana in maxkamad la hor Keenaa.
Madaxwenaha somaliya haddii uu wax ka qaban waa yo, dee markaa xilkiisii ” constitutional” ahaa wuu gabby, madaxwenana ma noqon karo.
Shalay markuu madaxwenana khudbadaynayey, wax uu sameeyey gaffe constitutional ah oo ah inuu yidhaahdo midnimada somaliya xoog kuma raadinayno. If fact, his whole job as a president is to defend the constitution and the territorial integrity of the republic with any means necessary. Haddii aanu sidaa yeelayn waa inuu special dispensation/category loo sameeyaa somaliland. Haddii uu smart yah ay waa inuu Hargeisa la hadlaa oo uu yidhaahdo adeer meesha ha igu ceebaynina.
Walee ninkani schooling badan buu u baahanyahay, ilaman aha inuu xitaa shaqadiisa fahansanyahay waxuuna u baahanyahay qof la taliya oo sharia yaqqaan.
timacade.
Dastuurku maahin quraan, somaliland ba dastuur ayay leedahay.
dagaalna soomali waa is taqaan wa qabiilo.
somaliland waXAY ahayd dawlad somaliy aka hor. labo wadan oo isku biiray ayay ahaayeen. markaa wax iskaa xidhan wa kaliya in loo wado hadlo labo wadan oo ka tashanaya waxyaabaha ka dhexeeya in ay kala gurtaan.
balse xoog iyo waxyaabahan aad ka sheekayn mala awaal iyo wax aan jirin ayay u tahay reer somaliland
Timacade……. Somaliland waa wadan ka go’ay Somlia oo madax banaan nama xakumo Mahiga iyo AMISOM waa wadan 18/may/1991 kalasoo noqday midnimadii ay bacda ku qaadeen 60-kii ee ay kula midoobeen Somalia ,Somaliland waa wadan leh dastuur calan lacag iyo ciidan waliba + parlaman xaduudo la yaqan shacab iyo dhaqan maxaad naga daba wadaa walaweynta…? u tag aduu hadaad Somaliland timaado adiga ayaan ku maxkamdayn doonaa hadaad lugsoo dhigto ilaa aad cafis na waydiisato car kaalay Borama waa kaa mamnuuc Awdal ilaa aad cafis na waydiisato jeel ayaa kuu hanti ah.
Madaxda Qaranka Somaliland waa kuwa 24 saac aad ka maqasho warbaahinta dalka iyo ta dibadaba inay yidhaahdaan Somaliland waa wadan ah dawlad leh wax kasta oo ay dawladi leedahay oo shalay bay lahaayeen maantana way leeyihiin barina way odhan cid wax yeelikartaana ma jirto oo aan ahayn ilaahay ee aduu iska jir waxa aad la shir imanayso oo ah wax aanaan kaa dhagaysan karaynin.
Dadkan rayi’ururinta laga sameeyayna waxaa ka dambeeya qaar aan ogahay oo doonaaya inay Hashim Goth ka dilaan sumcada waana ragii jalxada ku eedaami jiray,Hashim Goth cajaladan yar ee aad arkaysaan ayuu ugu xidhanyahay saldhiga Borama in mudo ah iyo odaygan koofiyada dildilaacsan sita ee ka dhexhadlaya ee u barooranaaya walaweynta ayuu saldhiga ugu jiraa Hashim waxaana waxaa soo abaabulay anti Reer Nuur-ka oo doonaaaya inay khalkhaliyaan hadafyada siyaasadeed ee RR.
Waanan ogahay waa si ay ayagu u buuxiyaan position-kii ay waligoodba ku lahaayeen Reer Nuur Somaliland oo baryahay yara shaashoobay ragu waa kii kufa ee hadan kaca waan soo kicidoonaa libaax qoyay dacawaa la moodaa inta doonaysa in uu RR ku dhaco god aanay waligood kasoo bixin ee la doon doonaaya iga walee in ay ayagu ku dhicidoonaan booraan hadimo ha qodin hadaad qodana ha dheerayn ku dhicidoontaana mooyi.
Somaliland-nimo Islaam-nimo iyo Reer Nuur-nimo ayaan isku ognahay tolkayoow waxii kale waa iska cantara baqash.
Viva Reer Nuur.
Dee darbiyow manigaa reer nuurba ka hadlay xageed wax u wadaa. Waxan aad ka hadlayso iyo dadkan aad ka hadlayso Midna ma garanyo. Dee viva reer nur, I guess…kkkkkk
Darbi……u fiirso, dib u Maqli maysid, madaxweynaha, madaweyne ku xigeenka, wasiirka arrimaha dibada oo dib u isticmaalaya kelmadahan gooni issue taag….haday isticmaalaana waa loo yaabaa ninkan madaxweynaha Somalia hadda noqday.
Timacade
Somaliland cidi umasoo dhawaan karto ee khayaaliga igala fadhiiso sxb .
Juxa oo gaajoonaaya ayaa meel duco ka jirtay oo raashin lagu karinaayay ayuu si kedis indhaha qac ugu siiyay albaabka ayuu usoo dhawaday markaasuu ciyaal badan oo albaabka hortubnaa kuna horsugaayay raashinka ducada ayuu is yidhi caruurtan way kugu saxmadaydoontaaye been u sheeg,Waxuu ku yidhi caruurtii,Caruureey duco raashin fiican leh ayaa ka jirta gurigaase ordoo taga,caruurtii ayaa yaacday dhamaan isna beentii uu caruurta u sheegay ayuu run mooday isna wuu ka daba cararay caruurtii .
Ninkan Madaxweynaha waa ninka tirsan urur-diimeedka Al-Islaax mar haduu sidaa xaalkiisu yahay ka Somalia ahaan wax lagu farxo meesha ma yaalo oo halbalyo xaflado iyo is daadraacin lagu waasho,Qurbajoog da’ah oo maruun doonaaya inay xilqabtaana Muqdisho way kasoo buuxsameen,Ragii boobka hantida Somalia ku mamayna way ka buuxaan oo sugaaya jaanis kale oo ay ku nacas xaadhaan xolaha ay bixiso UN-ka si loogu gargaaro shacabka dhiban waxaa gaad-gaadmo ugu jira qurbajoog soo lacag doontayoo aan naxariis u hayn shacabka Somalia ee sanawad ku jira dhibka markaa .
ninkan darbi reer nuur
waan ka yaabay waa laba wajiile danta ugu jirta somaliland waa garaad oo wasiir ah maalinta garaad wasiirnimada laga qaado waxa uu noola imaan awdelstate
waar ma ii sheegi kartaa danta kuugu jirta nimankan aan wax ay kuu ogol yahiin aanay jirin ee dhulbalaadhsiga iyo dulmiga kugu haya xaalkaagu waa indhaha ka qarso
alla yaa i tuso somaliland oo intay ictiraaf heshay kor iyo hoos aad u ooyeyso
waxaan u malaynayaa in aad la shaqayso sidoonka snmta inbadan oo tolkaa ah oo u shaqeeya ayaan aqaanaa
cid kaaga dhib badani ma jirto marna reer abti marna soo durduri oo dhinacaa iyo tolkaagii qoxooti ku noqo. ala maxaa sheekh samaroon uu dhalay aduunkana kaga tagay dad aan meel dheer wax ka arkayn oo ku kooban inta ay bidhaanto ku dhamaato
somaaliya ha noolaato
ha israacdo
ha midoowdo
somali diidoow silic u dhimo
REER BOORAMAAN AHAY SOMALIWEN AYAAN TAAGEERSANAHAY
BEENI MAXAY TARI
BOORAMAAN KA IMIDE
I
Bal u fiirso waxa wada hadlaya S/Land=Isaaq iyo Somalia weyn
markaa Samaroon kuma jiro. hadii la wada halana waxa kuuraas la keeno iyagaa wad qadaan doona shakina kuma jiro
tusaale kuugu filan sida Siilaanyo kuraasida u qaybiyay.
markaa inagoo salad ku jirna inta ceelgaab la inaga dajin lahaa aynu ka hoos baxno S/land Awdal kaligeed wax ha raadsato wax uu ilaahay inaga siiyaba somali weyn.
hadii aad Somlalnd u taageri jirtay ina Rayale bal eeg sida ay u galeen. Hadii aad u taagertid saylici bal eeg in aanu wax awood lahayn oo dhawaan markii uu isu dayay in u eryo madaxii WFP waa laga diiday. markaa waxaa wax ku qaado
Awdal kaligeed ha tagto xamar wixii Dowlada Somaliyeed inaga soo galaana ha ina hogamiyaan.
fariid,
Awdal Dee intayadii somaliweyn rumaysnayn waxaan haysanaa 9 xdhibaan iyo inshala AMA prime minster AMA wasiir muhiim ah, waxa Aan sugnaa somalidiidka samaroon qaybta ay ka helaan Somaliland.
Maanshaa alaah waxaa dhalatay dawlad somaliyeed oo fetraal ah oo gobol walbaa u madax banaan yahay dhaqaalahiisa iyo is maamulkiisa maanta snm waxay ka dagaalantay ayey aniga igula dhaqmaysaa mar hadii aan ka dagaalami waayey oo aan diidi kari waayey ilayn waxaan ahay nin walaalkii laga ha kaga dhagan yahay oo
HIILDAN OO SOMALILAN SAYLICI U TAAGEERA IYO
DARBI REER NUUR OO GARAAD IYO ISMAACIIL LUGYAR U TAAGEERA AY iigaba soo horaynayaan snmta alayleh maantaan jaanis helay walaweyn ayaan wada tagaynaa oo ninwalba aqoontiis ayuu shaqo ku raadsan salaadiinbtii intay shiriyey siilaanyo ayuu ku yudhi nin xamartagi karaa majiro
subaxii danbena suldaankii habarjeclada ayuu diray hadana waxa ka dabatagay boqor RAABI
kuweeniina car ayaa lagu yidhi ilayn waa rag gunada ka soo qaata wasaarada daakhiligee
maanta waa maalinweyne maanta
maanta maanta madaxeen banaane maantaaaaaaaaaaa
hadii qabiil kaligii dawlad noqonaayo waan eegnaa
Darbi Samaroon,walee sxb nin ragga ayaad tahay.Yes We all beleive Somaliland,ee waxaan ka naxey wariyahan Darbi sheegayo ee 4ta qof waraysanaya,taasna waxa ka sii daran,dadka halkan ka leh”Yes Reer Booramaan ahey,Somaliweyn baan ahey” anba Reer Booramaan ahey Somalilandna waan ahey mana aaminsani Somaliweyn”.Mid kalana ku darsada Somalia halkaas ma soo dhaafayso,iska daa Somaliland eh,siyaasadda Puntland baa saa sii ahaanaysa.
Timacade,
Awdal waxa Somaliweyn oo dhan u dan ah ayay la wadaagtaa.
18 gobol ee Somalia ayaan aminsanahay.
Wasiirka muhiimka ee aad Somalia ka sheegtay ayaa ina hogaamin doona.
Horta anigu Soomaaliya ka hor Awdalstate oo dhidibada Boorama looga taagaa ilaga qaayo badan waayo taasi waa noo gaar Soomaaliyana Soomaalidaan la wadaagnaa.
Ninkan hada loo doortey maxadweynaha Soomaaliya pro-snm landis laga dareemayaa. Madaexweyanaha cusubi the more he try to calm SNM administration the he will lost supports of Harti and Samaroon pro-Samalia. Iney siyaasadka tahey iney in xidhiidh kale jiro warjiraaba cakaaruu imaan doonaa. Isaga waxa loo dhaariney dhamaan dhulkii Soomaaliya from Jubada Hoose to Awdal. Haduu ogolaado in halshaqsi oo Soomaaliya fikirkiisa, toloshiisa iyo dadnimadiisa lagu xad gudbo kana dhiidhiyi waayo wixiisu wuu fashilmi doonaa.Hadadan waxey ahayd inuu Siiraanyo toos ula xidhiidho una sheego in aan loo dulqaaqan karin tacadiga suxufiyiinta sida Haashin good.
Waxey ilatahey in gafweyn tahey shaqsiga maanta yiraahda Soomaaliya dowladi kama jirto. waxase la odhan karaa wali gurguuradbey ku jirtaa. Inkatooney shacbigu wax dooran hadana dadkan 275 ahaa maaha jaajuur. Inka yar 2 sano iyo badhbaa lagu gaadhi karaa dowlad Soomaaliyeed oo si rasmiya dalka oodhan ka talisa waa hadii la helo dadkeedii.
Falaadhi gilgilasho kaagama go’do Soomaaliland loo caalamku ictiraafo waxa ka fursad fiican Kaatumo State iyo Awdalstate oo wadamo madaxbanaan loo aqoonsado. Laakiin iyagaan dooney oo ka doorbidey midnimada umada Soomaliyeed. Mudo gaaban waxa la arki doonin, Siiraanyo, Faroole iyo qaarkaloo badan oo aduunka karaamada Umada Soomaaliyeed dhulka jiida. Waxa iman doonta in Soomaaliya loo furo sanduuqyada caalamiga ah ee deeqaha aduunka bixiyaan waayo Soomaaliya oo dowladloo sameeyo caalamkaa ka danbeeye. Iyagaa yiri car-kee yaa diidikara in ku meelgaadhkii dhamaadey.
Ruwaayada ha la iska daayo haduu Mr.Siiraanyo rabo in Soomaaliland wax noqoto 90% beeshiisa kuma taxeen xilalkii ahaa in loo sinaado. Kaatumo si badheedha ku duuleen oo ma didiyeen beelaha Harti oo ka mid ah lafdhabarta beelaha Woqooyi. Dadka reer Borama ciidano beeleed iyo calooshooda ushaqaystayaan bari guntii la keeney saxaafada ma cabushiyeen. Waa nin raga oo raba in beeshiisu Soomaaliya waxka noqoto.
Ku darsoo Soomaalida iyo aduunka inta xaaladaha Soomaaliya la soctaayi wa ogyihiin in Koonfurta Soomaaliya aaney hor istaagi karin hadii beel Soomaaliyeed rabto iney Soomaaliya ka go’o. Waxase ku adkaadey in aaney beelaha R.Woqooyigu dhamaantood rabin soomaaliya kala go’ideeda waayo dani iyaga uguma jirto. Dee markaa bal iisheega Burco iyo Hargisa mooyee yaa raba meel beelkali ahi ka taliso? Caalamka maanta la isma qasbo, la isma jujuubo, la ismana cabushiyo. Wadamo badan oo ka mid ah aduunka tusaale wadanka Kanada hal gobolbaa rabey iney go’aan dee codbaa lagu kala baxey. Markaa mustaqbalka UN hadii ay codeyn dhigto gobolkasta oo soomaaliya gaar ahaan Awdal iyo Sool si dhibyarbaa lagu kala bixi doonaa. Inta ka horeysa dee ha la wada giraan giriyo calankeene qurxoone dhexda baalka cadeeya kkk.
Timacade hala mormin malaayacniga somaliland waa malaayacni wixii taageerina waa malaayacni
hadaan usoo noqdo reer boorama maxay karabaan banaadir waa dulmidiid waxay diidayaan reer qudhihi hakuu dawladeeyo xaqoogii bay raadinayaan xag uu kaxigay isleeyihiin malaha waa xamar
waxay noqdeen dameerkii JUXE ee markuu alaabtiisa oodhan kuraro isaguna kori jiray deetana markuu maalin arkay colkusoodhaw uu kuyidhi dameeroow colbaa inagu soodhaw dameerkiina ugu jawaabay kolay aniga intaad imikaba isaarto inkabadan calka soosocdi isaari maayee adugu baxso ama joog aday kuutaal
markaa reer boorama somaliland waxba kumaqabaan haday somaliwayn kubiiraana cuno qabataynta imikaba lagu hayo midka wayni ku dhici mayso inlooga dabciyo mooyaane
waxase wax waayaaya reerkii dawlad kusheegan ku qadhaabanaayey ee iyakana subag ayna cuniin afka u marmarinaayey
micana waxaan ujeedaa juxe dameerkiisii
reer booorama siday u dhanyihiin iyo reer awdalba waa somaliland hadii laga qaado afti halkaa gobol ayaaba 90% u codayn somaliland in ay godo. inta yar ee hadhayna qaad ayaa loo qaadi kkk. markaa cid somalilwyn u socota ma jirto shantii somali ba way isku iman wayday waxa somaliland iyo somlaiya isku dhajin karaa ma jirt. reer koonfurna wax dani uguma jirto oo iyagana khayraadkooda ayaa ku filan reer somaliland sidooo kale carabiba waa 30 dawladood oo isku mida hadana midkasti danheega ka tashato. reer awdalna si gaara ayay dani ugu jirtaa somaliland. mana rabno in aan moqdisho la midowno waayo dee yemen ayaa ii dhaanta oon la midoobo. yacni aad ayaan u kala fognahay.
somaliland halgan dheer ayay u soo gashay reer awdalna halgankaa 20 sano ee u danbeeyay ayay hor kacayeen markaa qofna ma rabo in uu dumiyo gurigiisii uu intaas soo dhisayay.
madaxweynaha cusub wuxuu sheegay in aanu jirin qasab balse wanaag u isku dayi doono. waxay ka dhigantahay in uu siin doono ictiraf marka uu arko sida ay reer somaliland ua goantahay goitankoodu.
saadasha faalka waxa somaliland ugu hor ictiraafaya madaxweyne soomaliyeed oo waliba hawiye ah marka waaba ki kanina.
reer boramana waa dadka ugu jecel somaliland maanta. qofkastina wuxu ku mashquulsanyahay xisbi urur dawlad iyo wax la xidhiidha
maasha allaaaaaaah reer boorama rayigoodi wakaas dowladnimo somaliyed wax ka yar ma yeelayan,iyagoo arkaaya dowlad somaliyed oo 18 gobol ah ooo 10.000,000 million oo somali ah ee 18 gobol ku nool anoo wax la qaybsan kara maxa hal qabiil oo washay waxan jirin ku xafiifay maxaa hoos dhigaya reer borama ,rayiga dadwayanaha wax la waydiiyey waxay ka sinayen in aan wax somaliland la yiraahdo jirin. waana majority markaa wax halkaa ka cad in reer awdal oo dhan ka siman yihiin arintaa ilaa kuwa aan damiir laheen oo waxay difaacayan aan garanayn,maalin aan dheerayn reer boorama way qarxi donan waa bomb sugaaya inu qarxo maalintasina ma dheera plankii silaanyo iyo idoor looga sifayn lahaa awdal waa la wadaa waxa kaliya ee laga sugaya dowlada somali u dhalatay wax ka qabtaan kama cawiyaan in idoor faraha ka qaadan gobolka awdal hadii taas dhici waydo gacantooda ayay siilanyo kaga shaqayn doonan,,reer awdal Rag dheh lakiin waxa layidhi ninkaan warankagu galin weedhadu ma gasho,, god bless awdalstate of somalia
somaliland beel maahin waa qaran ay ku noolyihiin beelo badan kan tashaday aayahooda. dhulkoodana dhistay. ninka leh somalilnd wa isaaq been ayu sheegay wuuna gafay. runtuse waxay tahay waa qaran leh dhamaan xeerarkii dawladnimo aduunkuna u marag kacay.
Madaxwaynaha cusub ee somalia the one and only madaxwayne somaiila leedahay wuxu yidhi midnimada somalia waa mihiim tirarka dowladiisa ku taagan tahay bay ka mid tahay in aan midnimadii waxba laga badali karin, www,qaran news ka akhri ..xoogna laguma samaynayo ee is fahan baa loo bahan yahay hadii fahanka la diido,waxay ila tahay cunaqabatgay caalimi ah baa lagu soo rogayaa waqooyi galbeed iyo togdheer oo ka soo horjeeda dowladniamda somaliyed,diyaarada daalo iyo ta ithoopia hadii ayna dowlad somaliyed fasaxin ma iman karaan labada gobol marka ha ogaadan dadkan waxan jirin ku wareeray reer khatumo iyo reer awdal oo dhulka ugu wayn ee so called somali land daga ma rabaan in somali ka kala gooyo,, period
Meel aan layga rabin reerka furi maayo
meel aan layga rabin raas ka qodan maayo
meel aan layga rabin raad cadeed diiday
meel aan layga rabin uma riyaa qaayo
riya kunoolooyinoow run taadiidaysaan. kkkkkkk
Waxan aad u jeclaa dhagaysiga buraan burka edooyin kay markaa kan waxan u eekaysiiyey mid kamida buraan burkoodii inkastoon ogahay in uu baashoodhuq yahay, waxanse ka wadaa, Timacadoow, laftii Samatar toobinka ku hayn jirey ee uu kari waayey ayaa hada adi kuu bilaabantay. Markaa kuhay toobinka ilaa aad laftaa dhiig kaga keento saaxiib. Somalia seems history till change comes within.
Tallman
Salaan sare sxb wax tol ah oo dhiig leh muwaadin ah jecel dhulkiisa nin rag ah baad tahay sxb adaan ku hayaa wax dhiig iyo raganimo iyo wadaniyadi ku jirto waxan kale rag iyo dumar ee meesha ku jira waa wada khaainul wadan oo Somaliland waxay u haystaan meel Isaaq leeyahay Isaaqii iyo wadankii ayaa isku dhexyaacay kalana garan maayaan Isaaq iyo Somaliland ,
Bal u fiirso Somaliland waxay moodayaan (Bubble) Xumbo ay afuufi karaan ,waxayna moodayaan wax ayagu u riixi karaan ilaa meesha ay doonayaan lkn xaalku sida ay moodayaan wuu ka fog yahay kana xidido adagyahay waxaanay ku taagantahay Somaliland tiirar adag oo ah khad cas oo lama taabtaan ah cidii isku daydaana farahay ka guban doonaan.
Geello
Huuno waan ku salaamay anuu ma ihi sirdoon lamana shaqeeyo lkn wadankaygu xaqbuu igu leeyahay in aan ku difaaco af iyo adinba, aniga oo shacab ah waliba qurbajoog ah sidaada oo kale,Adigu wadan shisheeye ayaad joogtaa ana sidoo kale hadaan sirdoonka la shaqeeyo halka aad joogto ayaan kuugu iman lahaa oo aan kaa shaqayn lahaa dib dambena umaad aflagaadayseen wadankaaga.
Tolkayoow Samaroonoow i dhagaysta
Kala garta Isaaqa iyo Somaliland,Sxbyaal Isaaq waa qabiil ka mid ah reeraha degan Somaliland maaha dawlad maaha ciidanka qaranka maaha dad ah shacbulaahi mukhtaar ee waa kula mid maaha malaaiik ilaahay doortay ee waa bashar hadii aad kala garanwaydaan qabyaalada iyo wadaniyada dee waad isku dhexyaaci doontaanoow shar iyo kherna kala garan maysaan hadhow,
Somaliland waa wadankeena oo ilaahay ina dhigay qolo kastaba meesha ilaahy ku beeray waa xigmad rabaani ah oo ay haboontahay inaad fahantaan,Hargeiysa maanta hadaad nacdo oo aad ka jeclaato Xamar dee ilaahay abaalkaaga wuu ku marin oo waxa aad raadsanayso ee aad u nacayso dhulkaaga laga yaabaa in ilaahy si dhib yar kuu tuso.
Aniga waxaa iga talo ah in Samaroon indhaha furo oo fahmo waxa hareerahiina ka dhacaaya waxaa ila quman in aan fahano qaabka ay u socoto siyaasada geeska Africa oo aad muujisaan wadaniyad Somaliland aad u aragtaan wadankiina hooyo Isaaqa hadii ka dareentaan inay si qaldan wax u wadaan dee isha ku dhufo kii aad is tidhaa wuu qaldanyahay waayo waa muwaadin sidaada oo kale ah haduu wadanka ku xadgudbo ashaahadada loox ugu dhig dil oo garaac xabad la dhac miyaydaan arkayn sida Reer Nuurku u galaan Sacad Muuse markay is yara waalaan cashar u dhiga hadii ay qaldaman lkn Somaliland ayaan diidayaa waa qalad an loo dulqadan karin idinkama yeelayo.
Viva Somaliland.
Darbi, halkaa kaga hayd laakiin mitid nimada xagjir ka ah inaga daa. Waxna aan soo bandhigno waxna sir ha inoo ahaadaan
Maxaa sir ah ee idiin qarsoon….
You have nothing. You are nothing !
You are simply Gadabuursi !
Nice Song
Marunbaa …….Waayahay iska baashaal heestan macaana ila dhagaysta waa hees Fanaan La Yidhaa Magaciisa (Kalafoge ) u qaaday xaaskiisa oo uu jecelyahay .
Iidilkood Haweenkaba Adaan Kaa Ishaartoo
Ubax Dery La Moodyeey
Aragtida U Wacaneey
Ooridaydii dunidaay
Umu Intisaareeeey
Amaan Waad U qalantaa
I Love Youuuuuuuuuuuu
Subax Wanaagsan dhamaantiin.War sxb Mr.Marunbaa Darbi si fiican buu u hadlay oo aan ku diirsadey,saaka anoo si fiican u qureecday,ayaan xaafadda ka baxey.Yaa arkay Nin Gadaguursi ah oo isagoon xaas laheyn oo ”Single”ah Beer daacaya,kuwa xaasaska leh ee jooga Europe ayaaba aan maqley waxay ku qureecdaan ‘Canjeero iyo Waddi”.Lol Inaabti Haboon,who told you that Gadaguursi is nothing,no I disagree,Gadaguursi is a huge clan ,laakiin dee waan badanay,markaa Nin fiican iyo Nin xunba waa laga helayaa Reerka.War Ahmed ayaa isna ah Pro Somaliland oo nagu soo biiray.Welcome Inader.Ninkan leh Gobol ka mida Canada ayaa loo diidey in ay go’aan ee Mustafe isku sheegaw,horta gobolka aad Sheegaysaa waa Quebec,cidna in ay go’do umay diidin ee soo baro Historyga Quebec inta adoo badow history ka ah aad wax malmaluuqayso.Quebec vote bay qaadataa every 5 years,laakiin macalin soo raadso horta ileen timeku waa lacag oo kugu khasaarin maayee,magacana waa Canada ee maaha Kanada ee wadanka ha naga caayin.
KAN TOOLLMAN WATAA XARIIF AYUUBU ISKA DHIGAY KKKKKKKKKKKKK
ALLA DADKU NOOCYO BADANAA ILAYN AFNOOLI WAA HADLAA UUN HADII LOO HADLO WAALA WAREERAYAA
SOMALIWEYN AYAA LA RAADINAYAA MARKAASAY XAAFADO IYO MAGAALOOYIN NOOGA DHIGAYAAN WADANO