Prof Ahmed Ismail Samater waa aqooonyahan aad u xeel dheer oo ay ka muuqato aragti fog oo inta badan dadka caadiga ahi ayna fahmi karin,
Prof-ku waa aqoonyahan aan ku tilmaaami karo Nelson mandel-ihii South Afrika ama Gandhi-giii India nin la mid ah ama ka horeeya markaad ka tusaale qaadato aragtidiisa dheer iyo fikrikiiisa ay ka muuqato wadanimada aadka u xeel dheere,
prof.samatar
waa halyeey somkalinimodu ku weyn tahay
guul ayaan u rajaynayaa waana dadka somaliya waxbadan ka tari doona hadii jaanis la siiyo waa nin wadani ah oo midnimada umada somaaliyeed in badan ka soo shaqeeyey waanu gaadhi doonaa himiladiisa
Samaronoow waqtigan aad ku riyoonaysaan ee aad doonaysaan maanta Somalidu ma joogto waqto Somalinimo la yidhaa waa habeenkii xalay oo tagay wadaniyada aad ku hawaawiyaysaan aaway…? Maanta waxaa la joogaa boobaa reer leh,Jilaafooyin la isku dhigo,Kursi boob,Hanti kala Boob dil dhac kufsi iyo gardaro garab oo waliba Somalidu way ku faraxsanyihiin waxaas ay samaynayaan oo dhan.
Hadaba maxaa Samaroonka ka dhigay mid ku waasha Somalinimo aan la rabin…? Somalinimada aad aad tooshka ku raadinaysaan yaa raba…..? Maxaa idin xiiqiyay Hawiye sidan ayay ugu baxdaa oo labaatan sano iyo dheeraad ayay sidan ku reero keeneen wayna ugu talo galeen in ay 50 sano Muqdisho lagusoo hungureyn oo ay ka dheereeyan deegaan ahaan dhaqaale ahaan iyo siyaasad ahaan ba waxaan ahayn Hawiye caasimada Somalia ee Muqdisho wayna ku guulaysteen ee tiina ka tashada ilaahay ayaa rag idinka dhigaye Prof Khasaare Hawiye runta ayay u sheegeen waxayna ku yidhaaheen markaad gobolkaaga isku dubarido Somaliland-na aad la heshiiso markaa ayaa inoo balan ah hadase cid wax waydiisaana ma jirto talo loola tagaana ma jirto Xamar ayuu ku xanibanyahay dhawaana isagoo ili castahay ayuu ka bixidoonaa dib dambena idaacad uu ka hadlo kama maqlidoontaan suuqa ayuu ka qarsan doonaa wajiga.
Samatar, Codkar, aftahanimo, isku kalsooni iyo waayo aragnimo badan ayaa ka muuqata. Ninkan madaxweynaha
laga dhigay ma hubo in uu dooran dooono. Madaxda Africa
inta badan waxa lagu yaqaanaa in ay raadsadaan mid iyaga
ka aqoon iyo hami badan.
madexweynaha la doortay kama hor dhacayo lkn ilaa hada sidaan u arko nin raba in uu cidkastaba raali galiyo taasina qaran ma dhisto. waa la arki doonaa.
Samatar sarayn tiisa aqli marka laga reebo waxan aad u taageersanahay Darbi fikirkiisa. Nin aan tiisa daryeelin cidi arin uma dhiibato samatarna meel aqligiisa iyo aqoontiisa ku haboonayn buu hubka dhigtay. What a wasted knowledge and time.

Viva Prof Samater forever!!!!!!!!.

sixid. Madaxda Africa waxaa laga yaqanaa in ay raadsadaan mid iyaga ka liita.