Qodobadii kama danbaysta ahaa ee beesha Ciise kasoo saareen shirkii ugu qabsoomay Ceel-Gaal, waxa ku caddaa inaanay beeshu diyaar u ahayn doorasho ka qabsoonta degaanada degmada Saylac. Waxa kale oo ku caddaa inay magaca SNM ku raadsanayaan mag dhaw lagu siiyo degaanadaas oo kooonto kuraas ah loo qoondeeyo.
Bal u fiirsada qodobka labaad ee go’aamadaas oo sidan u dhignaa:
2. In lixdii deegaan ee laga xayiray qabsoomida doorashooyinkii hore laga qabto doorashada deegaanada, xukuumaduna waajibkeeda ka qaadato, komishankuna xilkiisa guto.?
Degaanadan ay ka hadlayaan waxay ku yaallaan lughaya, dawladii Cigaal iyo Rayaale ayaa xal mooday in dhulkaas oo murame beeleed ka jiray woxoogaa la hakiyo inta xaqu imanayo. Dadka dhulkaas isu haystayna, haba yaraatee Ciise kuma jirin. Nuxurka uu qodobkaasi xambaarsan yahayna waxay tahay in hadii degaanadaas ay doorasho ka dhici waydo, sidoo kalana degaanada Saylac aanay doorasho ka dhici karin. Waa haddidaad iyo hanjabaad iska cad, oo lagu jabsanayo qaranka Somaliland.
Qodobka afraad ee isla shirkaas beesha laga soo saaray, ayaa isna wuxu u dhignaa sidatan:
4. Maadaama ay beesha Ciise halgankii dib loogu xoreeyay dalka iyo ururkii SNM ee hormood ka ahaa ay qayb laxaadle ku lahayd in beeshu xqaii ay ku lahayd saamiga xukuumada laga siiyo.
SNM dalka waxay ka xoreeyeen taliskii Siyaad Barre, oo Soomali oo dhan kala sinnaayeen, hadana iyagana waa laga xoreeyay oo qaranimaa la qaatay. Dabcan wali waa la xusaa rag lagu sheego mujaahidiintii SNM oo waxa loo sameeyaa xaflado lagu xusuusto ama lagu xushmeeyo. Balse waligayo maanu maqal mujaahid magaca beesha Ciise sheegta oo xuskaas lagu daro. Inay beesha Ciise ku anadacooto dalkaan usoo halganay xaqayagana hallana siiyo, waxa kaliya loo qaadanayaa inay beeshu rabto magdhaw kuraas koonto ah oo laga siiyo Saylac. Taasina ma suurto galayso wakhtigan xaadirka ah, oo mujaahidiinta beelaha kalaba wali magdhaw dhul ah lama siinin.
Waligiin ma maqasheen Mujaahid kasoo jeeda beesha Ciise, oo lagu xuso taariikhda SNM?. Midhaa beesha wuxu waajibkoodu ahaa inay horta u doodaan xuquuqda mujaahidiintii Ciise ee u halgantay SNM oo taarikhda lagu soo qoro, ka hor inta aanay wax kalaba ka hadal.
Bal hadana eega muxuu dhigayay qodobka koowaad ee kasoo baxay isla shirkaas beesha ciise ku qabsatay tuulada Ceel Gaal?
1. In Qaranimada iyo gooni isku taaga Somaliland ay lama taabtaan tahay, beesha Ciise-na aan looga baqi karin.
Beesha Ciise waxa afkooda laga wada hayaa alif wax ma leh iyo waxbuu leeyahay iyo haa iyo maya isu meel wada yaala, oo mar kaliya lagu wada dhawaaqo. Qaranimada Somaliland waxay ku dhisantahay qawaaniin iyo distoor dadweynuhu isla qaateen. Dee beeshii ku andacoota in kuraas koonto ah oo magdhaw ah la siiyo, kana warwareegta inay doorasho dhacdo, waa beel iska indho tiraysa qaranimada iyo jirtiaanka jamhuuriyadda Somaliland, in looga baqo oo fiiro gaar ah lagu eegana iyadu mutaysaysatay.
Hadal iyo dhammaantii, ninkii dhul sheeganayoow dhiibo codkaaga, waana dharaar lagu dhawrayee, dadkaaga dhinac ka raac.
Categories: Faalada Warka (News Analysis)
Daawo Madaxweynihii Ugu Horreeyay Somaliland: Marxuum Cabdiraxamaan Axmad Cali(AUN) Iyo Shirkii Awdal Ee Xilka Uu Iskaga Wareejiyay 1993
LUGHAYA Yay Ka Ooydaa, Ayayse Ku Ooydaa?: Abaar iyo Amni Darro
Hadday Dhalashadu Dhab Tahay, Ninkii Dhiigloow Dhaqaaq.
Maxay Sideen Doonyaha Reer Saylac Ee Budhacd Badeeda Djibouti Qafaasheen?
Badhasaabka Salal Ayaa Ka Danbeeya Dagaalka Socda, Dawladda Dhexena Way La Ogtahay
Saraakiishii Ugu Sarraysay Samaroon Wakhtigii Taliskii Siyaad Barre Iyo Siday U Arkayeen SNM Iyo Salka Khilaafka Samaroon Iyo Isaaq Iyo Sidoo Kale Saadaasha Mustaqbalka Soomaaliyeed
waxan aniga kaliya leeyahay,,, dhul ninkiisibaa iska leh dhul ninkisiba iska leh,doqonkii ina rayaale baa siiyey dhul aanay laheen isagoo dano gaara ka leh ama lacag ka qaatay markasy run moodeen runtu run bay timi samaroon dhulkooda cidna uma ogala ninkii dhoof ku yimi baa geeridu dhibaysaa wakhtigii dhamaayo way dhaqaajin doonan, shalay baan akhriyey lughaya news ciiisow rax dheh baa ka dhacday meel ay iska soo sharaxaan way wayeen ilaa jabuuti bay orod ku galeen kuwii dhulka inay leeyihiin mooday ,waa inu aqligu shaqeeya ku qabso ku qadi mayside wax socon kara maaha good bye and god bless dhulwaynaha awdalstate of somalia,,
gudooneey fadhigaa fadhi uga noqo saxiib haduu ina rayaale doqon yaha kuwii kahoreeyey iyo kuwii kadan beeyeuna waa doqmo haban nidhaaho gadabuusoodhan waa doqmo maxaa yeelay ciise waa nin damaaciya oo metelan hal qof meeshuu dego wuxu yidhaahdaa waa dhul ciise lakiin reerkeenu ficilmalaha dhaleecayn mooyaane
inarayaale gobalka markuu bixiyey waxay ahayd wakhti wadankaba gobolo badan laga bixiyey waxaana ku jirtay sheeko doqoni magarataya oo dhaqaale looguraadinaayey metelan gogalka awdal marka lobo loo qaybiyo wuxu helayaa labo gobal xaqood waana kay beesha dhexe tidhi tuulo walba gobol halanoogadhigo hadaba si ayna beesha ciise u odhan anakaaleh selel waxaa lasameeyey in marka laga reebo magaalooyinka ciisuhu inala dego sida xariirad iyo geerisa lagu daro magaalooyinka gadabuursiga ukhaasa sida boon iyo garbadadar oo kale waxaa laga waday inuuna ciise hungurayn gobolkan una arag meel isaga ugaara laakiin cidii degtaaba usimantahay.
waxa keenay inrayaale lagu eedeeyo waa gudoomiyaha taasna isagu eeda malahayne cidii awalba gudoomiye saylac ka ahayd uunbaa tana looga dhigay wuu karaayey inuu nin samaroona kadhigo lakiin wuxu diiday is qabqabsi siday kuwiikadan beeyayba yeeleen eey isla ciisihii uun ku celiyeen
ciisuhu wuu kaxanaaqsanaa gobalkan markii ilaa boon lagu daray waana kii duqa saylac afkiisa kayidhi inarayaale hanaga reebo boon iyo garbadadar. ciisaha inala degani wuu garanayaa wuxuu dhulkan kuleeyahay laakiin raga isku keen diraayi waa raga reer jabuuti iyo ethopia oo iyaku maqlay uun dhulkan waxbana ka oqoon.
waxaana lagaga badbaadi karaa adoo horta aamina dhulkani inaanuu ceese kaa xigin kana sameeya horumar,iskana soosharaxa,sidooda shirarka ku qabsada,siyaarta markaad ugu yartahay waayo hadaad aqalkaaga sheeda ka joogto tidhaahdana aqalkaa anaaleh adoona sooba dhexgalayn dee aakhirka cidkaluunbaayeelan
Doodan ayaa caawa i maraysa in badan ayaan ku wareernay doorashooyinkii ka dhacay wadanka jaarkeena ee Somalia oo aan su’aalo badan iska waydiinay lknse aan ku kala tagnay hadaba Samaroonoow Awrtii rartee yaa idiin furidoona…?
Wadankiina ka fekera inta aad ka fekeraysaan wadamo shihseeye oo dadkii lahaa isku laynayaan ama ku heshiinayaan.
Samaroon kama hadli karo labo wadan oo la jaar ah wadankooda Somaliland labadasi wadan ee ay mamnuuc ka tahay inuu Samaroon ka hadlo waa Somalia iyo Yemen oo aan la leenahay xaduud badeed Somalia waxaan la leenahay xaduudka bari ee Garoowe.
Ethiopia Samaroonku wuu faalayn karaa sababtoo dhul deegaan ah ayaan ku leenahay hadaan Samaroon nahay,Sidoo kale Djibouti waan ka hadli karnaa waayo dad iyo dhulba waan ku leenahay lkn kama hadli karno siyaasada Somalia iyo Yemen dhulna kuma lihin dadna inagama degana inta joogtaana waa qaxooti ahaan ayay ku joogaan iyo shaqaale ayaan odhan karnaa markaa xeebta iyo Ciise taasi ayan maanta ka helay waa dood fiican ee inoo wada.
horta ciise waxa uu kafaa iidaysanayaa marka uu arka kaladaad sanaatiina marka uu arko inaad sland dafirtaan waxa uu naga helayaa jaanis aad u fcn oo tageero ah waana laog yahay inaad kabadan tihiin lakiin u jeesta dalkiina sland iskanadaaya waxan aad ku mash quusheen ee ladha ho sland wayan
sorrysomali wan haku mash quulina gacmo wada jirbay wax ku qabtaan kadaaya dalkiina bahdilaada iyo kala qaybinta vivajsland
war horta asc mudo ayaan safar kuyara maqnaa waan idin wada salaamay caawa waxaaan joogaa boon dhulkuna waa nabad ee hadalka badan yareeya ilaa 28novp
Markaan kii durkiyana halkan ka waynay Hiildana dhufays galay waxaan mooday in laysku baa,ba,ay hadiise dhulkii nabad yahay waa khayr Aradka Cabdille,kkkkkk.
Godan,
Waxan filayaa inuu Cali Durgiye u baxsaday dhinacaas XariiradNews, oo halkaas uu dhufays ka dhigtay
To XariiradNews:
Waad ku mahadsantihiin Jawaabta ad soo qaddinteen, balse qormadani ma aha mid beesha ciise lagu caayayo, waa qormo xaq iyo xaqiiq ku taagan, waxna laga faa’iidaysan karo.
http://www.xariiradnews.com/2012/09/mareegta-hiildan-com-oo-noqotay-meel-lugu-falanqeeyo-beelaha-ciise-masuuliyaadan-waxa-leh-mulkiilaha-shabkadaas/
KKKKKKKKKK HILDAN WAN AKHRISTEEY QORALKA WAXANA QOREEY KI AFKA CAADA EE MOHAMED CAWALE EE MALIIN INTU VIDEO ISKA DUUBEY KU AFLAGADEYE DAWLADA AWDALSTATE OF SOMALIA…NIINKAASI CIISAHA ITHIOPIA WEYAAN MAHIIN DJIBOUTIEN.KKKKKKKKKKK HILDAN GEESINIMADA WAN KUGU OOGAHAY
soosoco wallayaal gacmaha isqabsada,oo khilaafka iska daaya.idinkaa dad iskugu dhow,
Aisha inader daahir waxan doqon u leeyahay gobol ha magaacabo oo sidad u sheegtay idoor gobolo badan buu ka dhaxsamaystay labadoodii gobol lakiin inu ciise gudoomiye uga dhigo baa qalad aheed ina rayaale aniga marna kuma tagerin sidii uu wax u waday daacad buu iska dhigayay waxana la yidhi daacadii ninkeedi dishee daawo gadabuursi,,inadeer anigu waxan jeclan lahaa in gobolkeena sidiisa u daayo couse ciisaba damac ma galeen imikana alxamdulhaa dalkeeni dowlad baa ka dhalatay 18 gobol ee somaliyed ka kooban markaa ciise ma necbi aniga waan la yaaba aqligooda may dadka iska la nooladan,hada xariirad news baan ka akhriyey iyagoo canfartiina dhul ku haysta ithoopia dhexdeeda waalida ha iska daayan umada hala nooladan hadii kale sidaa mareexaan baa wadanka laga rari doonaa ,, darbi doqonow wax somalialnd la yiraahdo is done way dhamaatay somalia ha noolaato
Waad salamantihin dhamaan akhyaartan ku xidhan website kani ,marka xigta anigu ma taageersani in qoraalkani lagu so bandhigo website kani , lkn hadey dhacdey waxaan qabaa in la iska illaalsho aflagaadada uu alleh ka raali aheyn ,ta kale waxan jeclaadey inaan jawaab ka baxsho dhowr qodob 1- intani leh ciise deegaankani salal ma leh ,miyuunan akhrin taariikhda for example : intu guumeystihi ingiriisku joogey doorasho ayuu ka qabtey xeebta somaliland waxana noqdey dadki ugu badnaa 1- beesha ciise 2- isaaq 3- gadabuursi ,100 -80 sano ka dib ayu hadana mar 2aad qabtey tirakoob waxayna noqotey sidani 1-isaag 2- gadabuursi 3-ciise .ta kale waxan u jawaabi laha qofka dhiibtey ciise ha la noolado dadka amo sidi majeerteenka aya looga rari dalka ,canfartana dhul ayey isku haystaan buu yidhi kkk ,walalo horta anagu hadaan ciise nahey ma jiro wax naga calool furan nagana nabad jecel oo waad aragtaa ninka isaaqa ahi amo gadabuursiga ahi sida uu ugu dhexnoolyahey caasimada jamhuuriyada djibouti iyo caasimada 2aad ee dalka ethiopia o ah dhul ciise ,lkn dhinaca kale ninka ciise borama haduu ziyaaro amo uu mid djiboutien ahi u tago xagaa bax waan heyna waxa laga dhaho , hargeysana sido kale amo wayba ka daran tahey ,ta kale CIISE IYO CANFAR ayey noqotey walaal horta wadan waliba waxa uu leeyahey qaanuun iyo distuur lagu kala hado dadka iyo dalka kolka waxa ka mid ah distuur ethiopia sidaa ayaana lagu kala saarey qomiyada oromia iyo somalida ayna oromo kula wareegtey magaalada ma’ayso o ugu dambeyna iskaga so guurtey somali magalada ,hadaba side ayaad ku rabtaa iney ku dhacdo inuu ciise u hoostago maamulka gobalka canfarta iyada onan hal qof ahi ka daganeyn degaankani
gudoon qofkale magacisi isticmalay
Aisha Samaroon ha isu wada darin lkn inuu Dahir doqon yahay
shaki kuma jiro. Isagoo aan kalsooni isu qabin ayuu Saylac Ciise u magacaabay hadii uu nin raga yahay tolkii ayuu u magaacabi lahaa. sheikh Hassan Daheye wuxuu u sheegay in uu gaadhay meel Gadabuusri ku hamiyin. Intuu uu eesha joogay xitaa Borama wuu ka cabsan jiray wuxuuna ahaa uun
nin u khadaama qoladii Isaaq ee meesha geysatay. hada
isaga iyo xisbigii looga dhintayba dibada ayaa loo tuuray.
wax abaal ahna looguma hayo. Ismaciil yare ayaa inka badan mar ku cel celiyay in laga xiniinya badnaa taa laftigeeduna waxa weeyaan Doqon. Harowo.com ayaa cadaysay in Dahir doqon ahaa. Aisha Tima adag ma caayin waxa kaliya ee sheegay Dahiir=Doqon waxa uu ahaa oo kaliya.
sxb wallahi runtii anu waxaan ini odhan lahaa iska daaya calool xumada ciisana wax aad ka qaadaysiin ma jiro walal lk waxaan ni gula talin lahaa inaad alle u toobad keentiin ciisena waa dad wallalihiina lk dhulkanee ku doodaysiina isigaa leh ee dhul samaysta alle ayaa dhulkiisa baladh shay ee inuku ma af ayaad wax ku qabsanaysiin
WIIL CIISE KKK MARNA ALLAH UU TOBAAD KEENA MARNA CIISE AYA DHUULKA GADABURSI LEEY KALA SAAR BEENTA IYO XADIISKA…CIISE WA FROM IYHIOPIA .IYO WAX YARE OO DJIBOUTI KU NOOL HADA DHULKA GADABURSI DAQSIIN BAD KU LEDAHAY OOOY OOY EEDEB UU JOOGA WARABIHI BAHABR MUSE WA DIYAAR
wiil ciise ciise waxayna qaadi karin bay heleen jabuuti oo la wada lahaa bay hada sheegtan hadan somalia bay dadka ku haystaan hadana canfar bay dhul ku haystaan meel ciise kaliya leeyahay oo uu dago waa la soo wayay good bye
GUDOON !!CEST LA VERITE QUE TU AS DIS SOEUR
Guddoon,
Ciise way ka cawdeen maqaalkan, waxanse filayaa inaanay qormada laftarkeeda dhibsan, balse ay ka cabanayaan faalloyinka(Comments) akhristayaasha. Sidaa daraadeed erayada cayda ah in laga dhaafo ayaan jeclahay.
Hiildanoow
Ciise meeshan in lagu caayo dee waa mid aanad dafiri karin lkn waxaa nasiib daro ah in aad tidhaahdid dhulkii doorashada laga xidhay Ciise ma, dego kkkkkk inta doorashada laga reebay inteeda badan waxa dega Ciise inyar oo Sacad muuse ahina way degaan ee bal wax iska hubso ileen qoraalkaagu iyo beenta cad ee uu xambaarsan yahay waa mid ma hadho kugu noqon doona taariikhdaada dambee.
dadkuna waxad moodaa in baryahan dambe isku soo dhawaanayaan ee ha sii kala fogayn. Ciise waa ina la yaal siday kaaga socon wayday uunbayna Ciise Lughaya ma degana kaaga soconayn ee xisaabta ku darso.
Sahal, welcome
Dhulkaas doorashooyinka laga xidhay haddii ciise dego iyo hadaanu deginba, waa markii ugu horraysay ee ciise ka hadlo ilaa iyo inta an ogahay. Su’aashuna waxay tahay, why now?.
Thank you Hiildan
Horta Ciise intii wax taqaanay meeshan way ka haajireen oo waxa ku hadhay dad geelooga ku jirta oo doorasho iyo warkaaba la socon. Iyagu ninkii beer ka qoda yidhaahda uunbay eryadaan. Imikase imisaan ini lahaa waar cayda iyo qaylada iska daaya dhulkan Ciise isagaa hal hal uga sii dhamaanayee dee waa inigii taladaydii diidey ee Ciise dhul soomaaliland kuma laha ka bixi waayay ee Ciise qayladiinii ayuu ku soo jeestee ka gura maanta.
Kii baadiyahana warkiini wuu gaadhay ee la soco kkkkkkkkkkkkkk
Waan gartay inay taladaasi na seegtay…kkkkkkkkkkkk.
Xaqiiqduse waxay tahay, inay noqon karto guul usoo hoyatay Somaliland, hadii reer waliba kusoo guryo noqdo, oo si fiican u degaan. Ciise hadduu soo noqonayo waxan leenahay welcome nala jooga.
Hiildan
midna ku darsoo waad ka hadshay oo hadashay oo marna lama furin ee maanta oo Ciise ka hadlay dee wayba furan tahay ninkii doonaana codka ha u bato.
Waa gar hadalkaasi, haddii ujeedada ad uga hadasheen degaanada Lughaya ay tahay daacadnimo.
Anyway, Ciise hanaga daayo sheegashada SNM, taasi ayaa nakala fogaynaysa.
meeshan dad badan ayaa kamaqane xalkay u hayaameen durkiye aaway cimaradiina waa laga soo noqday xalkuu ku maqanyahay?
ok hiildan,, lakiin ciisahan snm ayay ku jahadeen horta>>??maxaase ciise u xusi wayay mujaahidnta==ehlu cadaabka dad muslin ah ku layay dhul aan waxba uga shan iyo toban aheen?,maxayse ciise u dagalamayeen ha ila yabina markan cawan leeyahay , jabhad hubaysan ithoopia soo hubaysay si ay qarankii somaia u dumiyaan iyo siyaad bare baa is eryanaye maxa cise iyaga ka galay??
Sahal, su’aal saaxiib oo hadii aad ii jawaabto waxan ku waydiiyey, qodobadan ciise soo taxay, dhamaan ma runbaa mise waxbaa been abuur lagu daray sida dhulka nin aan ciise ahayni iskama sharixi karo iyo lughaya ciisaalee haloo soo celiyo ama saylac hala soo raacsho. Bal iintaa iga qanci hadii aad iska xog ogaal san tahay? Midbaanse kugu raac sanahay in qabiil la caayo meesha kama banaano waran kayguna waa diyaar markaan arko arintaa laakiin dadka meesha wax ku soo qoraa inta qabiil cayga jeceli, marlay uma kala gacan yaro cayda sadexda reerba waxanan hubaa in hiildan xadka yaqaan iyo goorta la joojiyo midkii yar taraara adigana ku darsoo.
Gadabuuuuuuuriyoooooow I dhegaysta”……………..ciise saylac idinkama qaadan, jabuuti idinkama qaadan ee gadabursi Ayana talo lahayn. Maraykanku waa wadanka aduunka ugu xooga badan, haddana wax kasta wuu isku Dayay si uu xoog ugu qabsadaan wadanka Vietnam, way a Kari waayeen. Markii uu dagaal iyo xoogu waxba u qaadi waayeen, xeeladoodii way bedeleen oo waxay u bedeleen, economic an diplomatic influence. Dee maanta Wayu Aragnaa sida uu effective u yahay. Sidoo kale isaaq iyo ciisahu waxay isticmaalayaan, economic, diplomatic and political influence to get what they want. Gadabursi, laba qof oo bilaa ” sponsor” ahi ma kulmi Karaan. Markaa dee sideed u rabtaan inaad wax ku heshan?
Dhawaan magaalada Borama waxa la isku Dayay in lagu qabto shir ururka Tol uu rabay inay gadabursi iyadoo aanay cidi dhex fadhiyin ay ku wada tashadaan. Waxad moodaysay in dhul gariir dhacay. Ilaa intii uu shir ku socday qof kasta oo gadabursi ah oo Xil ka Hayey Hargeisa Borama Ayuu u soo guuray is ay gaadh uga hayaan shirka tolka iyo waxa kasoo baxaya. Xitaa shirkii ayaa qabsoomi kari waayey ilaa loo helay sponsor kasoo ahaa “Siilaanyo” laftiisa. Dee mar haddii aad “sponsor” u baahan tahiin inaad shir yar qabsataan, sideed dhul ku xoraynaysaan….kkkkkkkk. Waar nimanyahow Shaaha iska cabo oo iska aamusa.
xariiradnews shaydaanka ha iska naarto meesha cid gaara laguma falanqeeyo balse soomali oo dhan ayaa lagu falanqeeyaa. ciisana kuwaas uunbuu ka mid yahay. ciisana wa beel wax ay wada leeyihiin beesha gadabuursi. waana dhal iyo dhasheed. waxana waa kaftan iyo dood la is waydaarsanayo.
wax kale ha ka dhigina, wax dadka wada dhashay kala fogayanaya waan ka soo horjeednaa.
waar halayska dhiciyo jabuuti jille ,marna abti buu sheegan barina waa dhildoon oo jabuuti oodhanbaa rabta inne sooguuraan ,, ( ciise waa shiqi jaanoo waa sheydaan xadhigii oo shan ninkii kadilaayi caddaabtuu kashilmaayoo jannaduu shuqyidhaah )
Timacade salut cousin,
Gadabuursi iska daa qof kale Gadabuursiya inuu aaminee, waxaan u malayn inuu mar dhoow odhan doono hadhkaygan maxaa idaba dhigay yaa iga reeba….
subax wanaagsan xalay waan seexdee ma ogayn inay xariirad news cabatay
waxaaban moodaayey inay ku raaxays taan maqaalada cayn kana sirta gadabuursigana kaga faa iidaystaan laa kiin hadayba intan ka cawdeen maba kala itaaal roonin midna ha ogaadaan halkan soomaali oodhan waalagu kaftamaa rag ciisaha u doodina wayka soo qaybgalaan iyakaana ugu facfacroon waliba. waxaanse umalaynayaa halka reer xariirad noogasoo dheceeni waa halkii calidurkiye waayo awalba macabanjirn markuu cali doodi jiree maxaa maanta cabashada keenay
reer fadhi kudirir gadabuursi hadaan u jawaabo ha odhanina iyaa farahayga subaga ku dhuuqay intood intiina fadhi ku dirirkihi isku dirteen hadana maxaad ku keenteen gadabuursi marna ma midoobaayo iyo shiki baagalagalay? joojiya maakhadaynta ninwalbaana ha nadiifiyo intuu wasakheeyey.
Dhulka loo bixiyay Salal waa Awdal oo ah gobol ka mid ah Somaliland,Damaca waalan ee beesha Ciise waa mid aan shaki ku jirin inay ku kacaan falal ay kasoo maleegaan Diridhaba iyo Djibouti aynay doonayaan inay nacas xaadhaan beesha Samaroon waa reer markasta xumaanta ka bilaaba dhinaca xun,sida gabdho la kufsado iyo dhinaca maxasta ayay markasta ka maraan raga dhinacaasina waa dhinac aanu nin rag ahi ku saqaajaamin inuu gabadh adi la joogta oo cawrad ah dhibaateeyo,Ragu xabad wuu isku dhufan karaa oo weerar ragu way isku qaadin karaan lkn Ciise waan oganahay inay gabdhaha adhiga la jooga ay ka bilaabaan waana ceeb xun oo aynay Somali aqoonin beelkasta oo Somaliland ahi wali gabadh far iskama saarin halka ragu xabad isla dhacay.Waxayna ka faaiidaystaan dadka wada dhashay ee Isaaq iyo Reer Awdal colaad ayay ka dhex huriyaan walaalaha wada degan ee leh wadanka Somaliland ilaahay ku wada abuuray.
Waxa ay sheegayaan warar sir oo aga helay ilo lagu kalsoonyahay inay markasta Beesha Ciie Waraabe ku hawlantahay sidii ay u kala fogayn lahaayeen Isaaq Iyo jaarkooda waxa faaiido ah ee ugu jirta ma aqaano,Gudoomiyaha magaalada Xariirad ayaa la sheegay inuu lahaa gaadhi Serf ah oo ka mid ahaa baabuurtii samaysay jidgooyadii 7/11 kadibna lagu dhex tuuray geerash ku yaala Hargeysa markii lagu fuliyay weerarkii fulaynimo ee jidgooyada ahaa,Geerashkii ayaa baabiyay mudo kadib,Markii wax sheegta la waayay ayay ciidanka CID Somaliland ogaadeen inuu yahay gaadhigii duqa Xariirad inuu leeyahay wana lasii baadhay waana la ogaaday inuu yahay gaadhigii lagu fulaiyay jidgooyadii.
Waxaasi iyo waxyaabo kale oo badan ayaa ka dhacda beesha Ciise oo dano gaar ah oo dhulbalaadhsi iyo barokicin isku jirta oo kula kacaan Reer Awdal,Samaroon waxaa laga baro kiciyay Djibouti dhamaan dhalintii u dhalatay ee ku abtirsanaysay magacaasi waxay ka haajireen 1989- ilaa maanta way ka haajiraan ayagoo dareemaaya cidhiidhi iyo cunsriyad uu ku hayo maamulka Ina Guelleh Basal.
for example markii dagaalka Ceel Baradaale uu ka dhex socday Sacad Muuse iyo Reer Nuur waxay ku talaabsadeen beesha Ciise inay Kufsadeen gabadh u dhalatay deegaanka Lughaya mar kooxina la iman jirtay Ugaas reer Arabsiyo ay ku sheegeen qaar xayraamiin ahaa oo meesha la yidhaa Cabdi Geedi markii Lughaya lagasoo eryday ay si qub iyo qac ah ku caleema saareen Ugaas Jilba Dhige.
Bal u fiirso falalka nacasnimada leh ee ay Ciise Waraabe kula kaceen beesha jaarkooda ah waa wax aynaan waligeen ku samynin dadka jaarkeena ah oo dhaqan xunoo nin rag ahi kula kicin jaarkiisa ayay ku sameeyeen gabadh u dhalatay deegankaasi walaahi waana fal nacas nimo oo aan nin rag ahi ula iman qayrkii,
Waligeed ma dhacdo colaad dhex taala beelaha Somaliland iyo Somalia dhamaanteed si kasta oo dagaal sokeeye nooga dhex dhaco Sacad Muuse waligood gabadh Reer Nuur ah kumay saqajaamin sidoo kale Reer Nuur gabadh u dhalatay Sacad Muuse far may saarin waxaanan u naqaanaa biri ma gaydo dhaqankaasina ma lihin hadaan nahay dadka Reer Somaliland waa dhaqan xunoo Ciise is lahaa wax ku yeela Samaroon markay si kale wax ba ku samyn kari waayeen ayay dinaca haweenka kaa marayaan oo ahaa fal uu sameeyay nin markiisa horeba ahaa wax aan jirin ayaa faro xumeeyay gabadh u dhatay deegaankaasi mana ogi halka ay ku dambaysay in kasta oo uu dhacay daawac iyin la isku faro saaray arintaasi meel ay ku dambaysay ayaanan hada ogeyn.
Doorasho way ka dhici dhulka Awdal meekasta cid lagala tashnayaana ma jirto xeebta Zeiylac waa Awdal Lughaya waa Awdal,Xariirad waa Awdal,Lawyacdo ilaa Cabdulqaadir waa dhul Samaroon sidaan doono ayaan ka yeelaynaa.magacanna waan ka badalaynaa waa magac dabuur ah magacan uu bixiyay Dahir Duufle Salal wax la yidhaa ma jirto lacagtii uu ka qaatay Ismaaciil Calool wayne anagu shaqo kuma lihin ninkii ugu cod bata ayaa xakumidoona dhulka iib ma galo dhulka Samaroon hadii uu Dahir Duufle uu lacag dhulkiisa ka qaatay oo uu wadan shisheeye iyo madaxweyne shisheeye ka iibiyay qayb ka mid ah Awdal loona bixiyay Salal si loo aaso magacii magaalada taarikhiga ahayd ee Samaroon Zeiylac ma ogolin cid aan u dhalan inay wadan shisheeye kasoo talawdo oo ay doonaan inay ku qabsadaan si dhib yar waa habeenkii xalay oo tagay.
Nin kasta oo Samaroon waxaa ku waajib ah inay dhulkooda u sare kaco oo aan shisheeye wadan kale kasoo duulay ugu amar ku taaglayn dhulka Awdal ee Somaliland.
Ciise haduu wax ka helo sanadka xilibaano Kooto ahi ma jirayo waa la tartamayaa meesha Djbouti ayuu Calooweyne ka dhigtay meel aan cid aan Ciise ahayni iska soo sharaxin oo waxay ku odhan markaad waydiiso maxaa keenay in nin aan Ciise ahayni iskasoo sharaxo madaxweynaha Djibouti waxay xaqli xumo ku jirto kuu odhanayaan dastuurka ayaan ogolayn.
Salal Ciise iskama soo sharaxo karo ma ogolin in nin Reer Djibouti ahi iska soo sharaxo dhulka Somaliland gaar ahaan Awdal iyo dhul Samaroon.
Dhamaan xilibanada u dhashay Zeiylac waa inay noqdaa Samaroon safi ah oo aan cid kale badhxin hadii kale waa la is googoyni doonaa oo kabtay meeday baa ka dhici doonta hadii nin Ciise ahi sanadka soo hungureeyo Awdal waa hadaan dhimanay oo aanay sidan Samaroon ku fayoobayn.
Dahir Duufle ayaa naga iibiyay yeeli mayno
Arligaygoow Irbad kaama rifi karo aqoon yare buslhadana ku eedoow.
Ismaciil Basal Calool weyne intuu dhalintii Samaroon ka mastaafuriyay Djibouti ayuu doonayaa inuu Awdalna ka barockiciyo walaahi ninkasta oo Samaroon ahi waa inuu difaaco dhulkiisa iyo deegaankiisa.
Salut Haboon. Mar haddii aanay gadabursi qabsan Karin shir iyaga oo midkii dhabarka laga taabtaa uu leeyahay anaad igu xumaynaysaa hadaad hadasho dee inagu kala Dara weeyi xaalku.
Aisha, waan kugu raacsanahay inuu qof weliba intii uu wasakheeyey nadiifiyo. Lakiin dee sawdiga adieu ku margaday hadalkii Markii dahir lasoo hadal qaaday…..kkkkkkaaftan.com
Darbi, waxba dadka ha daalin, waxa aad reer nuurow da meel walba Uga hayaan, waxaad raadinaysaa uun CID dhabarka kaa tabata oo “sponsor” kuu noqota. Waa la is bartay saxiib samaroon waa wada dilaal. Dilaalkuna dee inta ay macsaro u dilaali taalo ayuunbuu jiri Karaan. Toban sano ka bacdi markka dhulkii samaroon deganaa dilaalnimo lagu dhameeyo ayeynu baraarugaynaa but it may be too late then…….
xariiradnews mawaxay noqotay google waaq yaabe
Timacade, huuno ka aamusi maynee waan iska xodxodanaynaa tolkeen biloow ilaahay isku keen sikhre…
Cali Durgiye hadduu soo noqday ‘Comments-ku’ wuu furanyahay, cayduse way reebban tahay.
Soo daa Durgiyoow,
dee Hiildanoow maxaan soo daaya meeshan wax cusub oo productif ah kuma arkaaya waa iska caadigeegi oon ceeb la hayn.
waxaan ka hadlayninaa dee waa saylac oon warkeega horay u dhamaynay waxaanaan 5 sanno ka hor hadalkayga kuugu murtiyeeyay saylac kuma lihid kumaana lahaan doontid kumana lahaan jirin wax dhaafsan wadaad eedaama salaada jimcaha,shaqaalaha nadaafada magaalada iyo wixii la hal maala waanad ogaan doonta bilaha nagu soo fool leh.
Qandaraaskii Saylac oo fashil ku dhamaaday
Posted in September 15th, 2012
by lug in News
Waxaa maal mahan kajiray magaalada Saylac ee xarunta gobolka Salel arin uguba oo wali aan hore looga arag gayigan galbeedka somaliland kaas oo ahaa dad degaano kale kayimi ay damceen in ay qandaraas ay soo qaateen oo fulintiisu ay aad u adkayd oo ahaa car yaa libaax dabo ku sheegi oo ay rabeen in ay ka fuliyaan gobolkan salel ayaa fashil ku dhamaaday.
Mudo hada laga joogo toban sanadood ayay ahayd markii qoxooti djibouti laga keenay lasoo dajiyay dagaano katirsan somaliland gaar ahaan gobol waynihii xiligaas ahaa Awdal laakiin hada laga beeray Goobolkan Salel mudo ku dhaw sideed sanadoodna hadana kooto logu xidhay toban xildhibaan oo waxay yihiinba aan lagaranayn ayaa hadana gobolkii salel laga dhigayna gudoomiye looga dhigay sobob aan ilaa imika la cadayn hadaba nimankii sidaas aha wanaag iyo xoogba ha ku qaataane intaas oo wax qabada loo qabtay ayaa maantana sheeko cusub layimid.
Kadib markii ay shir been beena ay ku qabsadeen ceelgaal kaas oo lacag xadka djibouti sharci daro kaga soo talawday lagu qaybsaday nin walbana hawshii uu qabanlahaa loo qorsheeyay ayaa waxaa kasoo baxay in ay iyagood moodo in ay indhaha iyo aqliguba shaqaynayn ay si qayaxan u yiraahdaan salel cid aan anaga ahayni iskama sharixi karto taasoo dadkii dagaankuna ay layaabanayeen nimankan cidlada cararaya.
Talaba waxay faraha kabaxday markii ay laba cihso kahadhay soo af jaridii musharixiinta ayaa nimankii sidaas u baala xooftaynayay hal mar uun dig niin lasiiyay iyadoo loo sheegay in ay jirin meel ay iska soo sharixi karaan ba taas oo ay ka yaabisay miyirkoogiina usoo noqday markay arkeen arin aan hadal celin ba lahayn iyadoona lagu yiri intaad hadhaw odhan lahaydeen wax baa nala yeelay hadaba dhagay far.
Iyagoo yaaban oo hadalba ku go,ay ayaa waxaa hal mar jug soo dhacay noqday wasiir duur oo reer saylac iswaydiinayaan in la wargaliyay sidaasna uu saylac ku yimid isagoo xadka djibouti kasoo talaabay markuu yimid latashi uu lasameeyay odayadii degaanka ayaa waxay u sheegeen in cid beesha gadabuursi aan ahayn ee dagan gobolka aanay iska soo sharixi karin.
Hadaba waligaa wax aanad qaadi karin lama qaado ragii sidaas uhadlayay ayaa hal mar lawaayay meel ay kabaxeen iyagoo qaarkood djibouti ku noqdeen wasiir duur oo codsi wasiir nimo iyo mid shakhsiyadeedba kadalbaday in ay u ogolaadaan in ay iska soo sharaxaan wuxuu ilaahay kasiiyana ay qaataan haday wax kawaayaana waa la arki balana kaqaaday in ay waraysi danbe aynan bixin karin waxaas wax lamidana aan dib ula noqon doo nin tii oo laga aqbalay ayaa waxay keen tay in ay soo sharaxdaan tiro kooban oo intii ay idaacadaha kasheegayeen sedex mooloodoow meel ah bal aan eegno halkay ku danbeeyaan in ay yiraahdaan hadaan kooto nalagu siineeyn waan iska daynaynaa iyo ay ku calool adaygaan.
faarax xoosh jeex
lawyacado
Hiildan,
waxaa la yidhi nin kula hadlay kaa hadli bal han ka yaraa neefshee sideed saylac wax kaga rabta?
-xeer,
-xigaalo,
-xeelad,
-xoog,
-xaq,
bal ha iga xishoone wax uun sheego!!!!!!!!!!!!!!!!
Durgiyoow, door hore waxan ku idhi waa danbi inaynu ku wada doodno Saylac. Djibouti ayaa ku haboon inaan ka doodno xaqa iyo xuquuqda an ku leenahay,,,,bes.
Horta ninkii caytamaa isagaa meel iskaga dhacay lkn wax jira hadii la sheego oo la faaleeyo cay ma aha kii caytama ee aflagado qaawan la shiryimaadaa waa nin aan isku kalsoonayn,Waliba waxaad arki marrarka qaarkood dadka qaarkii ay fulaynimo darteed u bad badalaan magacaantooda kolba magac jadiid ah intooy la baxaan hadana dadka aflagaadeeyaan ha ahaado shaqsi,beel iyo wadanba,Isku kalsoonaada hadaad tihiin raga faalooyinka qora oo cayda hala joojiyo si fiican oo runta u dhawna haloo faaloodo.
Cali Cutoow
SNM Hadaad ahaydeen dee waa rune maxaa loo waayay oo maxaad ugasoo qayb gali weydeen marka la xusaayo SNM…? Ha ku margan jawaabta ee ka jawaab maxaa loo waayay nin Ciise ah oo SNM ta ka mid ahaa oo u dhintay magacna ku lahaa ama mid nool oo la yidhaa kaasi waa S-tii Hore .
Adeer Dhulkan Xeerbaa nasiiyay oo waa dhulkii hooyo waa ogahay Dhulkan ay daaqsintu kulasoo duruqtay waa dhulkii Axmed Gurey,Waa dhulkii Jama Zeiylici waa dhulkii Xaji Diide,Waa dhulkii hooyo Djibouti ha moodin.
Maanta dhamaan waxii Ceelgaal ku shiray nin kama joogo maanta Somaliland waxayna dhamaantood ku noqdeen Diridhaba markaa Ciise galbeed nin iskasoo sharaxa uma ogolin meeshan waa Somaliland maaha Ethiopia iyo Djibouti adeer la socda.
Samaroonoow waa inoo dagaal hadii dhulkeena ay soo faro galiyaan Reer Diridhaba ,,,,,,,,,Hadii aanan dhulkaygoow dhiig kuugu fooldhiqin,Hadii aanan dhulkaygoow Dhuux Cadaawe kuu karin Hadii anan dhulkaygoow gaajo kuugu dhuubnaan Hadii aanan dhulkaygoow Dhaxanta iyo Cadceedba kuugu samrin Samaroon kamaan Dhalan.
Ceelbardaale hawsheedii waan dhamaynay waanan ku guulaysanay in aan dad qalatadii badhna jeel ku ridno badhna ay wadanka ka baxeen oo qurbaha la baacsanaayo Zeiylac iyo Sacad-diin waa qorshe kale oo inoo hadhay marka bari iyo galbeedba lagasoo galo gobolka Awdal waxay ku tashadeen in ay SANDUWIIJ noqdaan Samaroon,
Walaah noqonmayno sandiwiij anaguye Ceelbardaale cadowgiisii meel ayaan saarnay ee waxaa inoo hadhay dhirbaaxo kulul oo aynu ku dhifano reer Djabouti cadowgeenana maanta turubkii ayaa ka dhamaaday waana in aan xaduudka si fiican u ilaashano reerkan xaduud baa inoo dhaxeeya hadii ay xakuumada Djibouti inasoo fargaliso UN-ka ayaan u gudbin doonaa dacwad ka dhan Ismaciil Basal iyo maamulkiisa reerkan Ciise inta reer baadiye ka degani waxba ina yeelimayso dhib iyo dheeftoona inooma laha lkn khatartu waa Ciise galbeed iyo xakuumada Djibouti oo is barkan.
Inta Ciise maanta xoolaha ku haysataa dhulka Awdal isma dhaqaajin karaan sababtoo ah waxay ogyihiin inay luuq yar innoogu jiraan oo aan xuurto ku buquujindoono markaa iskuma safaadayaan xoolahoodana in mar kale Sayladaha Awdal lasoo buuxdhaafiyo ma ogola wan ogahay oo kuwa xunee siyaasada lasoo galaaya way iska qaban doonaan.
Darbi,
Aniga siday ila tahay imika ahaan dagaal kuma soo qaadayso dowlada jabuuti…… haday 100% ciise tahay hal habeen kamay joogteen, mar hore ku soo gali lahayd…..ciise wuxuu wadaa “guerre froide” wax la yidhaahdo….isago isaaqa galbeed gacan ka ahaysta….
Gadabuursiga 20 sano isago cunaqabateyn ku jirayn dhan walba ayay abaarina uugu biirtay, “un malheur n’arrive jamais seul” ilaahay umada barwaaqo ha uugu badilee….amiiin…
Hadaba isaaq iyo ciise ayay fursad siisay inay soo hunguriyeeyaan xeebaha, ama awood loo sheegto Gadabuursi oo markii horeba kala jabnaa….
Adiga Darbi ahaan maaxaad talo meel dhigatay….ma cayda ciise iyo IOG ayaa difaac kuu noqon mise xeelad kale ayaan la iman ?
Waa in ni walba danta Gadabuursi ka horeysiyaa tan kurisiga SLD laga helayo….waayo heshiiskii isaaq lala galay way idinkaga bexeen…kolba odey video iska duuba oo saami qaybsi ka hadlana ha laga digtoonaado…waa taa ta ina dishay….kala dhuumashada….hadii kale walee inaad borama dhexdeeda ragaa hareeraha kabaa u masixi doontaan….hadaydaan wada socon…waa inaad ku heestaan
danaystee waa laga naqaaqoo
dan baa la isku raacayaayoo
dariiqa la oodayaa…
Hiildan,
Hadaad rabto in aan wadaaadno dood hufan waa in aad joojisa darbiga aad madaxa la dhici
waxaan ka hadlaynoo waa saylac ee mahaa Djibouti iyo meela kale, waxa qirin-qiirka ku jiri waa golihii deganka ee 7 xobnood ahaa oo 28/11/12 wixii ka dambeeya loo ogolaan doonin in lagu dhex arko saylac iyagoo xil ka hayaa.
sababtaad iga daba qaylin wali maad soo sheegin taasna waxay cadayn u tahay in aad tahay cidla ka reeme waxba cadaysan karayn.
Waar maxaa saaxiga la keenoo xaqaiiqadii la soo taabtay,Haboon halkaa kaga hay waa fursadaan sugayay qarni ku dhawaadka…maantay bislaatay…car bal garta kkkk.
Godan maxaan kaga hayaa…sowdiga u jeeda dadkii qori caaradii 20 sano meel walba laga caydhsaday, qaarna wax la’aan biyo la’aan dhulkii ka soo barakacay…sow wax u gadabuursi isku gaystay maaha…heeshiis bilaa shuruud ah markii lala galayay SNM…
Haday shalay gaadhi waayeen talo…lana diiday inay laba qofba wada hadlaan maanta ayay garan waayin…
Raga xisbiyada u olaleeya ee Gadabuursi waxaan leeyahay waar waad u jedaan siday wax u jiraan
Ilko abeeso hoosteey ka xidhiidhsan yihiin
Agoontii SNMtu laysay cid u hadashay ma jirto…
Agoonti ka hadhay ragii lagu dilay Kala baydhka cid u hadashay na jirto…
Agoontii dadkii hurdada lagu gawracay cid u hadashay ma jirto…
Dadka xeebaha lagu laayo cid u hadasha ma jirto…
Dagaal sokeeye wax lagu yabooho maaha balse shirkii ceel gaal wax dadanbuu daboolka ka qaaday. Waxan rajaynayaa in aan lagu dayin nin aqooni hoos u dhigtay
-Halkan waxaa ku cad in ay reerka mahad case garanayn sababta ay saylac iyo affairgeeda uga daba qaylinayaan ciisaha waxay tahay.
-Golaha degankuna wuxuu noqon doona hal beel oo ciisa ah laga yaabo in hal xubin ama labo lagu soo daro oo ku soo gala magacda tuulooyinka Bonn ama garbo dadar kuwaas oo boorama u jira wax ka yar 30km aanan garanayn sababta u ina Rayaale ugu soo daray maamulka gobolka salal.
-kuwii ku hadaaqi jiray ciise iyo isaaq xuduud ma wadaagan ha ku quus qaataan in u ciise maanta saami ku yeelan karo gobolka saaxil iyo maamulka degada magaalada Berbara isagoon cidna ugu abaal qabin ama is dila ama dilaaca reer Booramoow.
@Darbi jiidh reer nuur ha igu daba lumin wakhti kugu qasaarin maayo, intaad arkaysoo dhiiga ku qalalay buurta seemaal iyo kala baydh iyo gidaraada Dila ee noqday museum loo dalxiis tago ciisana kuma yaqaan oon ka ahayn in lagu haysto bahdilaada mahad case oo wixii ay ka hinaasan ama saluugan saamiga Djibouti aad ku jana gasho.
Marunbaa
Horta dagaal sokeeye oo xataa aad gaadheen Ugaaska Ciisahaan dilaynaa wax badan baad ku qayliseen, wax aad taag iyo tamar u waydeen ha jogee wax kale oo Gadabuursi Ciise ula hadhay la helimaayo.
Waxanse aan garan laayahay waxa shirkii Ceel-Gaal ka soo baxay ee Gadabuursi damqaya? Ma, waxad doonayseen in Ciise fasax ama ruqsad qabashada shirka iniiga qaato? Bal i fahansiiya waxan aan ii muuqan ama i hoos maray ee ini gubaya. Car bal waakaase wax aan niic iyo yuus ahayn sheega oo aan iniiga garaabo ama aan iniga diidabee.
Waxan sugaynaa list-kii mujaahidiinta Ciise ee SNM, magacdooda, halka ay ka dagaalameen, inta ay dad laayeen, inta meelood ee ay xoreeyeen iwm. Kuwaasi ayaan u dan leenahay inaan ogaano.
Waad mahadsantihiin.
Hiildan
SNM sax iyo khalad ba way lahayd oo jabhad bay ahay lkn waxaan shaki ku jirin in tahay hooyadii Somalilandan aa u sacabayso. Dee aniga waxa iga yaabisay Somalind baan jecelahay iyo SNM baan necebahay.
Ciise iyo SNM warkooda horaan uga haddalnee bal Liiskii Saylac inoo soo gali kkkkkkkkkkkkkk
Cali Cute……. Wax aanad isla daalin ayaa meesha taala,Samaroona aanu isku xiiqin,Horta dagaal sokeeye mesha ma yaalo oo Samaroon iyo Ciise ay maryo dhoog leh kala furtaan ma dhacaayo cid lala dagaalamaaba kaama joogto Ciise ahaan Xeebta Zeiylac wax yar oo xoolodhaqato ah ayaa deegaankaasi hoos kasoo xigta dhinaca Geerisa agteeda kuwaasina maba oga geeridii meel ay wax marayaan si loo kala codaynaayo iyo wax la isla dhexmaraayo war kama hayaan waa nin nefaf geela ku daba murxay iyo mid waxar saaray geed dushiisa oo yaaban .
Ciise inta ka degan Awdal waa iska xoola dhaqato oo sidii Zuluu-ga ayay iska qaaqaawanyihiin Vote-kaba wax la cuno ayay u haystaan oo fikradba kama haystaan waxan aad ku waalateen.Ciiseha kale ee kasoo burqanaaya Djibouti ee damaaciyiinta ah ayaan meel iska saaridonaa oo nin ka yimid Biki iyo Ayshica xaaraan inuu xilibaan ka dhexnqdo golaha deegaanka Somaliland hadaad keenayso kaa waxarta geedka ka laadlaadshay waa isak caadi oo sida xilibaan Aaareeye ayuun buu iska qorqormidoonaaye ma ogolin Ciiseha Djibouti noogayimaada oo dhulkayaga naga booba kaasina Samaroon waxaa la gudboon inay waa in meel la iska saaraan oo millatari lagu khasarin maayee loo dalbado dhawr Poliska la dagaalnka argagixisada oo meel hani kulul lagu xidho markuu ololo isba wuu iska baxsan doonaa gacan la isku qaadaase waxaan ka naxayaa Ciiseha iska cawaanka ah in la xasuuqo isagoo aan siyaasad wax ba ka aqoon in loo dilo nin Ciise ah Kulmiyaad tahay ama Nasiyaad tahay oo hadhaw ay Ciise ku tiraabaan Kulmiyaa na hoday.
Shirka Ceel-gaal EE Geedaha hoostooda sara-jooga lagu qabtay laguna sheegay inuu bilooyin socday wixii ka soo baxay iyo wixii ka dhaqan-galayba way kala fog-yihiin,waxanse idiin sheegayaa in Aanuu Gadabuursi gacan-fududayne ishaa wax kala socdo,Saylacna maanta Nin kama joogo damaaciyiintii waalnayd Ee macal xaasaskoodii watay,waxase loo sheegay in AAnay iska sharrixi karin Saylac iyo Salal ba,Duur baase xadka jibuuti ka soo dhacay ,wuu u baryay waxa keliya Ee loo oggolaadayna intay doonayeen 3 dalool hal meel inay soo sharraxdaan tiradu waxay noqonaysaa 6,6 iyo 5,cidi u codaynaysa iyagaa yaqaaan buu yiri Duur kootana ma jirayso raggina dhammaantood xadkay ka tallaabeen,Durqiye ma qancayo iyo sahalba waayo?waa caaddada Ciise lagu yaqaan,arrinta SNm shirka keentay waa Habar-wacasho,habar-wacashana waa baqe waxna islama hayaan,Gadabiirsina il buu isku hayaa ilna wuu ka soo jeedaa waana tab iyo xeel mar buuse kaga dayaansiin habraha naaxnaaxay,waxanse doonayaa in Aan waydiiyo Nimanka Ciise iyo Issaaq,maxaad ugu heshiiiseeen Samaroon haddaanay baqe idinka ahayn,maadaama Samaroon dibindaabyada sokeeye aqoon haddana Aad u leedihiin hal dad baan wada nahay iyo Sl?
Caliyoow wali maad hadlaysaa waqtina waadigaa qabsadaye yaan juuq danbe lagaa maqlin,wan wayn ilaaa la gawraco indhihiisu cirka ma arkaaane
Sahaloow waxan sheegay oo kaliya, qofku waa in uu aqli ku shaqeeyaa hadiise ay kaa suulto waxa hada dhacay iyo wax ka xunbaa dhici kara. Ka soo qaad reer Borama mayarka awdal waa nin ciise ah tiro iyo tamar midna kuma soo baxee waa nin karti iyo xishood lagu soo doorto waanay dhici kartaa in la odhan karo iska soco balse xishoodku waa wax qaali ku ah nin ka raga ah. Odayaasha meesha ka hadlay waxa ka soo baxay somali oo dhan bay ceeb ku tahay iska dhaaf somaliland ne balse hadii aad taas ku taageerayso waa caadi oo waxa kuu saamaxay fikir kaaga. Sheekadu waxay ka taagan tahay, shirbaa saylac ka dhacayee maxay kula tahay oo maxaa kuu qorshaysan ilayn waadigan ku xiiqay cidi iima iman kartee. Anigu aan ka sii hor dagee waxan rajaynayaa in wixii ciise saylac joogaa raga imanaya usii gogol xaadhaan soona dhaweeyaan ilayn rag garab kaa gaa laga dayaaye. Balse hadii ay ka xumaato, anuu waxan aamin sanahay in sheekadu somalland ka qaldami doonto waraabayaalna hareerahay ka xigaan. Marlay inuu sheekada snm iyo hawsha reer saylac u taal in laysku qaldo ma jaclaysan waana kala laba qodob marka laga reebo odayaasha wali macagaca snm iyo technikadu iskaga qaldan yahiin.
Soo joogso ninka laga waayo soo jiif baa laga helaa maanta ha moodina sidii 1960 ee Samaroon ay abaaruhu kasoo barociyeen xeebta,Maanta waxaan ku jirnaa hadaan Samaroon nahay waqtigii ugu fiicnaa marka loo eego deegaanka Xeebta oo war is gaadhiisnta iyo gaadiid kuba waa Sahlantahay wax kastaaba,Maxad Casena nabsi maalkii way heleen maanta wayna u samreen in badan.
Anigu waxaan sheeko ku maqlay bari hore iyo Vote-kii Dawladihii hore ee aan yaraa waqtigaasi inay ku adkayd Samaroonka degan Xeebta inay Ololeeyaan si fiican u Kambain-gareeyaan codadkooda oo dadka la abaabulo gaadiid xumo iyo war is gaadhiinta oo aanay u saamaxaynin inay dadka u dhashay Zeiylac iyo nawaaxigeedu ay si fiican hawshaasi u maamulaan way ku adkaan jirtay Lkn Maanta waan ku baashaalaynaa anaga oo aan is daalinaynin gaadiid casri ah iyo war is gaadhsiin heer sare ah intaba waa la hayaa waliba Samaroonkii barigaa iyo kan maantu farqi weyn ayaa u dhaxeeya,Samaroonkii 60-kii waxay iskaga badnaayeen wadaado iyo dad iska qabaw kuwan maantu ma ogola in war aanay doonaynin hor maro ma ogola xataa in saxar hor maro ma ogolin oo sankaa bay naga saarantahaye is dhawra Ciisoow hadii kale waxaad arki doontaan wax ay ka sheekayn doonaan caruurtiina caruurtay sii dhalaan ayaa ka sheekayn doona waxa dhaca hadaad iimaansan waydaan waxa codkiinu idiin gooyo jaarna waan nahay ha isku duulina.
Waxaa diyaar u ah Maxad Case haday doonayaan 500 gaadhi oo sida kooxo codayn doona dagaal haduu yimaadana dhiig ku faro xalan kara oo RR ah ayaan ku xoojin karaa oo aan Dila Telfoon u diro oo aan idhaa codadkiina ula diyaar garooba maalinta doorashada golha deegaanka Zeiylac iyo Hareeraheeda waynay ii dibyartahay in aan sidaa sameeyaa.
Gidaar jiidh reer Nuur iyo Hidde ciir dhan(salal)
waxaa la yidhi;Quand le chat n,est pas la les souris dansent(When the cat,s away,the mice will play)
Waxaad ogaateen in aad ka fogaateen geeska afrika oo dhan ee waxaad doontaan ku hadaaqa iyo kolba marmarsiiyo aan garoowsiiyo la hayna soo cuskada waanad iska hidda socotaan ee wax cusub soo kordhin maysaan in aad ciil iyo caloolyoow la yuustiin waxay ku xardhan tahay meelaha laga daalacto soo yaalka ummaddeena aduunkuna maanta waa wada digitale oo wixii dhacay iyo waxaa joogaba waa la sadaalin kara in la faano ama la caytamo ama la ooyo cidba kuu garaabi mayso ninka raga ahna waxaa lagu garta in meesha u joogo wixii la ku habboon ee u qaban karo haba yaratee uu ku dhaqaaqo laakiin sitaan arkayno wax qabad ha jooge xitaa kuwaa jooga geeska afrika waxaad ku hadlaysaan wax u dhoow ama la mid ah oo ku saabsan dhul aad leedihiin wali lama hayo.
sidaan horay idinku sheegayna waakaan buuggi labaad ee ka hadlaayay reer walba wixii laga qoray buuggana waxaa magaciisa la yidhaahda;/colonisation francaise au pays des somalis/ le point,Henri 1914.
si gaar ah isha ula raaca waxaa ku qoraan Page-ka 49 ila 50 isna barbardhiga waxaad maanta ku sugan tihiin iyo wixii waagaa ka dibna is miisaama goorta iyo goobtaad ku ciil bixi doontaan ugaadana ubadka iyo barbaartaa gedabuursi ee wakhti casriga nool markay akhristaan waxaa ku xusaan taarrikha dhulka soomaaliyeed ee ku dhacay reerka runtaa hadaad rabtaan way ku adkaan doontaa in ay si niyad fiican ula kaftami karaan qayrkood waxanan ogaaday in aad tihiin rag waxaa ku qoraan archiveyaada museumka addunka yaal akhristay markay u cadaatay waxaa ku qorana halkay wax ka sixi lahaayeen wixii reerka ka qaldamay raba in ay khalad kale ku saxaan kaaso dhabar jab cusub mooye aan marnaba faaiddo keenayn.
ha iloobina page-ka 87 waa tira koobkii ugu horeeyeey ee Djibouti ka dhacay iyo sida dadka loo kala saaray akhris wanaagsan kolayba faalo iyo falanqayn midna niga sugi maayo cay iyo muquurasho mooye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Marunbaa
Adigana indha adaygaan kaaga yaabaa oo kuwii Hargeysa cid aan u dhalan iskama soo sharixi karaan shir jaraa id ku lahaa ma sida Ciisahay u caqli xumaayeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkk waligeed soomaali kama dhicin ku lahaa cajiib.
Mida qodobkan in ayna cid aan Ciise ahayni Saylac iska soo sharixi karin marnaba qodabdii shirkii ceel-gaal kuma kirin ee waa yuus Gadabuursi dhexda ka samaysteen. Car bal waa kaase shir jaraa id oo uu Ciise sidaas ku yidhi soo gali halkan.
Tan gudoomiye ku xigeenka Awdal ee aad halqabsi iyo deeq Ciise la siiyay aad ka dhigaysana dee iniguba Salal iyo waliba Saylac ayaad ku xigeeno ka tihiin ee la soco.