Shirkii Beelaha Reer Nuur Ee Boorama


About these ads

Categories: Warka (News)

21 replies »

  1. Aad iyo aad baan uso dhawaynayaa shirka belaha reer nuur inay tashadaan oo talo mida meel isgugu geeyaan waa wax loo bahanyahay

  2. Shir khayr qaba allaah ha ka dhigo…amiiin

  3. gadabuursi inay wada shireen bay ahed inay kala shiraan waxba ma soo kordhinayan waa in shirwayna la qabsadaa sidii idoorta la iskaga xoreen laha laga shiraaa ,,shir qolo kaliya shirtaa faaiido badan ma laha, wa bilaahi towfiiiq

  4. Horta shirqabiil ka shiray khayr kuma jiro oo taas hala ogaado waxanan qabaaba in uu diiniyan xaaraan yahay maadama oo fikirkuba ku salaysan yahay u shir ama ka shir. Shir qabiil loo qabto Kulmiyaa inoogu horeeyey Udubna way xalaalaysay. Ilaahow umad fikir fiican aqli mideeya igaadhsii intaan soonoolaa wali ma arageh.

  5. Gudoon gadabuursi isku imanaya oo shirayaa ma jiree cid walba danteeda ha ka tashato.. Qolo walba marka danteeda hoos ahaan garato ayay ta guud ee gadabuursi garan karaan. Maxamed case sidi uu u difaacan lahaa xeebta ha ka shiro oo si dhakhsa ah shirka ay iclaamiyeen ha u qabtaan… Reer Nuurna xuduudihiisa siduu u sugan lahaa ayuu ka shirayaa.. inta dhexda degan iyagu ha iska baashaalaan oo borama ha iskugu soo ururaan.. hadii taageero siinayaan walalohood maxamed case iyo reer nuur oo jiidaha xuduudaha degan aad baa loo soo dhawaynayaa… Reer Nuur shirkan ciidankii uu sheegayay darbi oo aan ahayn mid somaliland laakiin ah mid difaacaya danaha reer nuur ayaa lagu abuuri doonaa oo jiidaha iska degan… Dhul baladhsi iyo shaadh dawladeed oo kolba iidoortu soo xidhaana jiri maayo..

  6. Reer Wayne wuu is arkay.Markuu Reer Midoobo ayuu Samaroon midoobayaa.Sida ula socda Reer Waa Iftiinka Samaroon.Marka Reer Nuur indhaha isku qabtana Samarooon ayaa indha isku qanta.
    Markaa bal Reer Nuuroow Indha indha shido.

  7. HILDAAN, FULAYNIMADA KA DAA QAWLKA XORTA AH. WIXII XUMAAN AH WAAD JOOJIN KARTAA BALSE IN AAD TIDHAA WAALA SOO CAWDAY OOD FIKIRKA MACMIILKAAGA IS HORTAAG TAA ADAY KUU XUN TAHAY. DAD QABIIL MATALAYA AYAA KA XISHOON WAAYEY IN FICIL AAN SOMALILAND IYO BULSHADA DEGTA MIDNA MATALIN FIKIR KOODA OO REER NIMO IS ISKALA SAAR SAAR NIMO HUWAN. WAXAY SOO BANDHIGEEN WAX AAN SOMALILAND HORE UGA DHICIN MARKAA IN LA FALAN QEEYO XAQBAA LOO LEEYAHAY MAADAMA OO AY AHAAYEEN RAG MASUUL AH OO AF REER KU HADLAYANA IN DHAMAAN SIDAY U HADLEEN LOOGU JAWAABAA WAA DAW EE MAAHA WAX NIN KA SOO CABAN KARO. KA HADA KUU SOO CAWDAY MUXUU U ARKI WAAYEY AQLI GAABNIDA KUWA SHIRKA GALAY. SOMALILAND KA BARI IYO KA GALBEED MA AAMIN SANO FIKIRKA FOOSHA XUN EE CEEL GAAL KA SOO BAXAY ANAKUNA INAAN KA HADAL NO QAQ BAAN U LEENAHAY. ANUU WAXAN AAMIN SANAHAY IN XOR LOOYAHAY ISKA SHARAXIDA SOOL ILAA SAYLAC KUMA SE DOODI KARTID MAXAA LA II DOORAN WAAYEY WAANA TAAS TA FIKIR KAYAGU KA SOCDAA EE MAAHA REER CAYN.

  8. Ma runbaa………..kkkkkkkkkkk

    Xarfaha waaweyn ee ad wax kusoo qortay waxa loo qaadanayaa inaad xanaaqsantahay oo ad igu qaylyayso.

    Shir kasta oo beeluhu qabsasadaanba waa laga faaloodaa, shirkii ciisana faalo ayaan ka soo bixiyay ahaydna faalo ku haboon, oo ay ka gubteen

    Qofkii kale ee faalo/maqaal ii soo qorana ma diidayo, ee ciwaan usoo sameeya, emailkaygana iigu soo hagaaja magaciisana kusoo saxeexa. Qofkaasi warkiisa waxan soo dhigi doonaa bogga koowaad(Front Page).

    Laakiin qof comment uun soo qora, kalmada ugu horraysa ee uu ku bilaabana ay tahay cay, dee qofkaasi xitaa qiimahii ay qormada uu ka faaloonayo lahayd ayuu meel kaga dhacayaa.

  9. Hiildan,
    comment-kii ciisaha lagu cunaayay wali maad furin oo wali wuu xidhan yahay midna la soco inta badan webebka somaliland sheegta ee ay dawladda Djibouti ka xajiimooto waxay qoran way ka xidhan yihiin geeska afrika gaar ahaan djibouti iyo somaliland/somalia, sida daraateed Hiildan media kuwaan reer Boorama ee cayda ciisaha moodda in ay dhul iyo dal ka maqan u soo ridayso waxay Hiildan media dhaxalsin doonaan in geeska laga xidho ama in miskiinkan Hiildan yare in aay London kuwa kugu ag nool ee ciise xambaaro kugu masgax guurshaan marka saxiib Durgiye waa miskiin daacad ah oo runta ku sheegi ee Hiildanoow gar iyo mag la,aan ha daalin gedabuursi waxba kuuma hayee ciise ha culaysan aad kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  10. Marunbaa

    waa maxay waxa aan Somaliland hore uga dhicin ee shirkii CEEL-GAAL laga soo saaray? Mise anigaa haddalkaaga khalad u fahmay?
    Su, aalaha aad qoraalka kale igu waydiisayna midkood Ciise raali kama aha in Saylac iyo Lughaya la kala qaybiyo taasi oo macnaheeda Ciise ula muuqato Ciise kala qaybin.

    Qodobka labaad ee aad ka haddashay aniga ogaal kayga kuma uuna jirin qodobadii ka soo baxay shirkii beesha ee Ceel-gaal ee caqliga markaanse la kaashano maxaa diidaya in Ciise diido in ay Gadabuursi Saylac iska soo sharaxaan mar hadaydaan Ciise Boorama in ay iska soo sharaxaan aanad ogalayn?

  11. Sahal waad mahad santahay sidaad u jawaabtay waxanse dareemay uun in meesha rag aqliga ka hoogani ku shereen. Somaliland wali lama arkin nin la soo shirtagay reer hebel uunbaa meel heblaayo iska soo sharixi kara waxanan aamin sanahay in aanay jirin doorasho qabiil lagu saleeyo balse wakhtigu uuni keenay in ninba meeshii uu ka yimid hubka dhigto. Mida kale miyaanu maamulka awdal ninka haystaa ciise ahayn? balse goormay lug haya magaalo ciise noqotay ilayn kaftan in yar oo milixana waa looyeelaaye. Horta waxaad iiga jawaabtay su;aal aanan in aan ka hor dhaco rabin balse ciise waxan rajaynayaa in uu intaa ka aqli badan yahay.

  12. Cali waa sidee ma ciise ka cabsoo hadalkaagii gaba gabo u noqday. Wali waa markii labaad een arko hanjabaad noocan ah balse taas waxba kama jiraan.

  13. Hiildan haa in yar oo kulaylihi wuu iga muuqday balse in ciise la aflagaadeeyo fasax kuma lihi ee waxan ku leeyahay oo kaliya, nin meel ka soo cabyaday yaanu fikirka xorta ah ka xoog waynaynaan, hadii kale arini waxay noqonaysaa sida President Guele wariyaasha muhiimka ah sharciga Djibouti u siiyo kadibna u yidhaa sharcigaa ku qabtee la soco.

  14. Horta Cayda Gadabuursi ay Ciisaha ku wadeen dhowr iyo tobankii sanadood ee la soo dhaafay waa mid Ciise indhaha u furtay oo baraarujisay sidaas darteedna waa nasiib daro in ayna Xarriradnews fahmin danta Ciise ugu jiirta cayda joogtada ah ee lagu hayo. Waar cayda iyo Gadabuursiga ha inaga joojinina ee daaya waa danteenee aaan kula talin lahaa kkkkkkkkkkkkkk

    Su, aal iiga jawaab Marunbaa bal noo sheeg imisaa Gadavbuursi iska soo sharaxda Burco, Darel-Samam , Maroodi jeex kkkkkkkkkkk mise wixii Ciise leeyahay Gadabuursina uu la leeyahay? Dee ma xumee Boorama aan wada yeelano.

    Lughaya warkeeda horaan uga wada haddalay dee adna port baan ka dhisan baad ku riyootaa xaqiiq ahaana ceel riig ah in aad ka qodaan kuu diiday ee iska riyoo.
    Dabcan markaan leeyahay waxbaan kaa diiday dee waa hubaal in ay dhici doonto adna in aad wax diido dee xaalkauna abaartaa uunbuu iska ahaan inta aanad garwaaqsan in uu jiro dhul la wada leeyahay iyo dhul kale oo la kala leeyahay.

  15. Sahal dee aado naga dhaaf hawl gabeen nimada aaway shaqadi aan ku diray ee ahayd in aad habar yaraha gaar Godan aad u turjundo buuggi;NOTES SUR LE HARAR PAR M.ALFRED BARDEY ee ay dhamman ka dhuunteen wax kuma yaaaladdi reer boorama

  16. Ali Durkiye

    kkkkkkkkkkkk cali kama dhuumane habar yarahay waan jecelahay dee yartaa wixii hore u soo gaadhaan ee aan gar iyo dagaal ana iga qabsaday xataa heer aan gaadho in aan golahan ka haajiro kkkkkkkkkk ee ma godan in mar labaad la bar tilmaansado ayaad rabtaa?

  17. Godan iyo tolkeed yaan lagu daalin in la kala xado, biyo meel godan ayay iskugu yimaadaan…..waxaan soo qarda jeexnaba runtu runteeda ayay iman….Gadabursina wuu tashan….

  18. Somalilandnimo , Islaamnimo iyo Reer Nuur-nimo weeyaan balanteenu waxa kalse waxba inagama galin.

    Viva Reer Nuur

  19. Looool,runtii waan helay aqriyayna buuga isagoo Ingiriisiya fahmayna,waxaa aad ii soo jiidatay qaybtii uu Ciisahu ganacsiga Harar iyo Saylac xooga ku lahaa halkaase dhaafin maayoo beryahan nabadaan qaatay kkkk,Sahal iyo Durkiye salaan sare ku farxay soo noqoshadiina.

  20. DARBI REER NUUR
    maxaad u tagi weyday hargaysa oo balan qaad ayaad qabtaaye aad u ga shaqo raad san weyday kolay waxa kaa qaylisiiyey waa ama guno yar oo yaman lagugu siiyo ama waa cabsida ay reerkuba wada qabaan oo beerka ayaa kaa bugbug lah markaad xasuusato orodkii iyo xabadii wiifta lahayd
    waxaad ku jirtaa alaw haygu soo celin wakhtigii madoobaa waxaan se ka jeclaan lahaa sidaa aad u cabsan tahay in adigana laguu cabsanaado
    al xaasil waa jacay aan lagula wadin wakhtigaaga yuu lumin qolyahan aad ku xuuqda difaacoodu kumaba oga

  21. Sahaloow, meel aan la iiga waramin Lughaya jirta saaxiib markaa warka miiska iga daa. Gadabuursi intaad sheegtay midna iskama soo sharixin laakiin waxan hubaa ciise iyo gadabuursi kii doonaa inuu iska soo sharixi karo wuxuu se cod helo uun baa u tirsan. Waxanse kuu ogahay, in meelaha aad soo sheegtay ayna lahayn masgaxda hoosaysa ee Ceelgaal ka dhawaaqday hubaana in ayna umada isku hor ceebeeyeen iyaka oo leh, reer hebel uunbaa iska soo sharixi kara. Kaftanka marka laga tago ragaad difaacaysaa taariikh ceebaysan bay ka tageen balse ah isku dayin in aad qabiil u badasho marka runta laga hadlo. Wixii laga xishoon jiray nacas ku xaroogoodow heestii ahayd miyaad ilawday saaxiib.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: