Nin Dhimasho Dooontay Iyo Nin Baadhanaya..!


About these ads

Categories: Warka (News)

16 replies »

  1. Waa qiso amakaag iyo naxdin badan. Nin ku dhacay ceel oo dhimasho qarka u saaran, oo ninkii badbaadin lahaana noqday tuug isaga dib dib u baadha.

    ‘May be’, waa qiso lagu sifayn karo xaalada siyaasadda soomaaliyeed…!

    • «Le pire des choses n’est pas la méchanceté des gens mauvais mais le silence des gens bien. »

      On ne donne pas la parole à quelqu’un, quelqu’un arrache la parole. C’est pour vous dire ceci : si vous allez dormir dans votre case-là, et vous croyez que y a quelqu’un qui va se lever parce que vous êtes fatigués, offrir sa tête à lui pour que vous quittez de votre fatigue là et se débrouiller là : vous avez menti, y’aura personne. Et c’est comme ça que ça se passe. Ca se passe parce qu’on regarde l’autre. On se dit qu’il faut que les autres là fassent quelque chose. Les autres, c’est qui ? C’est l’histoire des souris qui se rassemblent pour lutter contre le chat et la plus intelligente des souris a dit « Moi, j’ai trouvé. On va le mettre une clochette au coup, et chaque fois qu’il s’approche, ça sonne et on fuit. » Tout le monde applaudit. On arrange la clochette, on trouve personne pour aller mettre. (rires)

      On ne libère pas un homme, un homme se libère. Seul l’esclavagiste ne devient pas libertin du jour aux races humaines : ce n’est pas vrai. Ce n’est pas vrai que la France peut dire allez-y , vous êtes libres. Ce n’est pas vrai. Ce n’est pas vrai que la France veut notre bien : c’est pas vrai. Mais elle a raison, parce que notre situation actuelle profite à ses intérêts. C’est humain. Notre bonheur ne peut pas venir de ceux qui ont profité de notre esclavage, de ceux qui ont profité de notre état de dépendance. Ce n’est pas vrai. Et c’est pourquoi j’ai écrit chaque fois que la France dit que quelqu’un est bien, cette personne là est bien pour la France. C’est clair là. C’est humain. Si vous dépendez des intérêts de la France, la France vous couronne. Maintenant, est ce que vous défendez vos propres intérêts à vous ? Ca, c’est autre chose. Est-ce que vous dépendez des intérêts de votre propre peuple Ca c’est autre chose. Est-ce que vous défendez les intérêts de la France ? Dès que vous défendez les intérêts de la France, elle est en droit de vous faire académicien, pape, machin truc. Tout ça, c’est son droit. Il faut pas se leurrer. Il faut être clair. On dit en politique les amitiés, les relations les plus bonnes se faire dans l’intérêt comme le feu se jette dans la mer. C’est comme ça en politique. C’est une question d’intérêts. C’est pas une question d’amitié. On n’aime personne. Nous sommes tous noirs : tu as beau te maquiller, devenir luisant, c’est pas ça. Ce n’est rien aux yeux des français, tu es un noir, tu es un colonisé. C’est tout. Et si tu défends leurs intérêts, ils te supportent, point !!! C’est pas plus compliqué là. Aujourd’hui, elle est là pour dire la francophonie, la maçonnerie, la machin truc… C’est des histoires. C’est une question d’intérêts. Personne ne nous donnera la liberté. Personne ne nous donnera l’indépendance. Le voleur qui nous vole a raison, c’est vous qui avez tort de vous laisser voler. C’est tout.

      La pire des choses, ce n’est la méchanceté des gens mauvais, c’est le silence des gens bien.

      Vous, qu’est ce que vous faites ?

      Vous, qu’est ce que vous faites ?

      Vous, qu’est ce que vous faites ?

      Discours de Norbert Zongo

  2. Warkii saaka TV ayaan arkay walee waa naxdin…

    “non assistance à personne en danger”…waa ninkaa la soo qabto…

  3. Huuno waa kan Giire suad-sheikh@hotmail.co.uk,waan kuu wada hayaa dhamaan.

  4. Ninku tuug ayuu ahaa,fursad uu wax ku xaduu helay lkn ma baxsanayo,kii gunta ku dhacayna wuu hehaabayay intuuna dhicin inuu sakhraansanaa aya loo badinayaa lkn wuu badbaaday Metrogiina ma jiidhin,

  5. Waa qudbigii

    Ugaas Cali Makayldheere Muuse Makaahiil

    Gebilay

    Lana boqray 1607 sida ku cad qoraaladii sheekhii waynaa Sheekh Barkhad Cabdilaahi Ugaas Rooble,waa markii lays urarsaday dagaalkii lagu jabay ee Axmad Guray lana samaystay dastuurkii la raaci jiray.Waxa la sheegay in Ugaas Cali nin ehlu cilmiya ahaa uuna jiray kitaab quraanka kariimka uu gacantiisa ku qoray ahaana Ugaaskii xeer Gadabursiga ku daray qodobka ah Gadabursi waa beel ee maaha bah ugana jeeday midnimo guud taasuu ku guulaystay qawmiyadana ka dhigtay mid xooga kana talisa dhul baaxad le,wuxuu ahaa nin qurux xad dhaafa lagu sheegay ahaana nin caadila waxaana lagu aasay gGabilay oon qudbigan ka soo sawiray.Qaybta masjidka u eg waxa lagu daray 70naadkii waxaana dhistay qof dumaroon aad u garanayo alla ha u naxariisto.Dadka degmadani waxay ku naanaysaan Aw tasbiixle waxana lay sheegay in waqtiyadii hore la siyaaran jiray xoolana lagu dul qali jiray.

  6. Salal huuno waa kaa Ugaaskii u horeeyay eed iga dalbatay waan kuu soo helay sababtaad raadinaysayna waan ogay laakiin halkan ku soo qori kari maayoo waa laysku rogman kkk waad fahamtaan filayaa.

  7. Durkiye waakaa saar qabuureedkii halkaa maraya qarniyaan dib u noqday soona faqay taariikho la ilaaway caawase diiradu waxay ii saaran tahay Galbeedi iyo Gabilay waa magaalo xudun u ah xadaaradii Samaroon waxaana lay sheegay in beeraha qubdiga u dhaw badankooda reerkayagu lahaayeen kkk,faana maaha adigana waan kuu soo socdaaye ogow.

  8. godan walee shaqo fudud mahaysid sis mahadsanid halkaa taariikhda kaga hay kol uunbaa lagu caawin insha allah

  9. durkiyahaad lahadlaysi wuxu ku mashquulsanyahay deegaankii saylac siduu gadabuursi uga wareejinlahaa
    reerkeenuna shooko baralay bayba uhaystaan

    oday adeerkaya ayaa beri hore kugabyey “anuu baa hawaawirayee tolkay hibanba maayaane”mar uu arkay tolkii oona dareemayn sida uu isagu dareemaayo waliihi waayaab anigu ciisaha ma necbi sidookale isaaqa cid illaahay abuuray oo dhanba waxaan jecelahay inay xorku noolaato laakiin waxaan garan laahay waxay reerahani noo dulmayaan.

  10. Aisha huuno salaan,waxaan ogaaday in qarni ka hor aan ka talin jiray dhul baaxadle maantana waad arkaysaa Gabilay in la sheeganayo xeebtana warkeedaba daa,anigu intaan ka gaaro waan soo ururin idina soo gaadhsiin bal in dib loo milicsado markaan qowmiyada adag ahayn waa hadaan amaan ka helo taariikhdiidka inagu badan waad ogtay sida lay dhagaxyeeyo waanse dhabar adaygaa.

  11. Markaan bilaabay ururinta taariikhda Ugaasyada wixii iigu yaabka badnaa waxuu ahaa sidaan qoraaladaan tixraacayay sax u wada noqdeen meel walbana ugu tagay raadad cad cad kana mid yihiin xafidida la xafiday qabriyada Ugaasyada lana wada ilaasho ilaa maanta waxayna u badan yihiin dhulkeenan waqooyiga ama somaliland tani waxay beenaynaysaa dadkii isku dayayay inay yidhaahdaan Ugaasyadu xaga Itoobiya kaliyay joogi jireen waan soo wadaa iyagoo ku aasan Lughaya,Cabdiqaadir iyo Weeraarba iyo waliba Cilmi dheeroo ku aasan Boorama dhexdeeda maxaa been lagu sheekeeyay taariikho dhigaalana laysku dayay in la aaso.

  12. Waligaaba hinaas intaan soo wadaa badan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: