Doorashadii Madaxweynha Soomaaliya oo uu ku guulaystay Xasan Sh Maxamuud ayaa doorkii hore oo ay ay isu soo sharaxeen 22 murashax ayaa u dhacday sidan oon hoos idiinku muujinayo inta cod heshay, iyagoo ay jiraan rag aan hal codna helin oo uu ka mid yahay Maslax Maxamed Siyaad, taas oo ka dhigan in xataa naftiisu u diiday inay u codeyso. Waa amuur la yaab leh, ruuxa isagu isu codeyn waayey, yaa uu cod ka sugaayey.
Natiijada doorashada Musharaxiinta
Cabdi Wali Gaas 29 cod
Cabdullahi Cadow 24 cod
Shariif Ahmed 63 Cod
C.raxman Baadiyow 20
Cod Cabduqadir Cosoble 27 Cod
Yusuf Garaad 8 Cod
Mohamed Gacal 1 Cod
Mohamed Farmaajo 13 Cod
Xasan Shiikh 59 Cod
Saciid Lugoole 1 Cod
Ahmed Samatar 8 Cod
Xaaji Yasin 2 Cod
Sakariye Xaaji 1 Cod
Cabdi wali shiikh 3 Cod
Maxamed OOmaar 1 Cod
Cabdi Wali Goonjeex 3 Cod
Cumar Salaad 2 Cod
Waxay doorashau u dhacday daah-furnaan iyo hab dimuquraadi ah soona jiitay indhaha bulshada caalamka. Waxa barlamanku xajiijiyeen inay ka door bidayaan ragga dalka joogay ee dhib iyo dheef dadkooda la wadaagay, ragga qurbajooga ah, iyo inay doortaan aqoonta ooy ka baxaan dagaal oogayaal.
Haddana arrintani waxay ina tusaysaa in hab qabiil lagu heshiiyey oo ah in loo daayo beesha Hawiye, Abgaal Madaxnimada, halka la filayo in Daaroodna qaato Raisal Wasaaraha oo weliba loo filaayo Majeerteen. Faalo kale ma leh ee ma laga yabaa in arrintani ku noqoto Soomaalida mid joogta ah oon ku eekaan xiligan dib u dhiska. Aan u rajeeyo inay ku eekaato xiligan dib u dhiska, walow waxa loo bartaa caado noqoto.
Waxaan leeyahay Madaxwyne Xassan Sh. Maxamuud hanbalyo, bogaadin iyo guul iyo guul. Dardaaranka ugu muhiimsan een u dirayaa waa inuu noqdo nin eega danta guud iyo nabadgelyada lana dagaalama musuqmaasuqa oo aanu inna u dulqaadan in la daco hantida guud, waa inuu iska jiraa eexda iyo qabyaaladda, waa inaan shisheeye wax u yeedhin, waa inuu naftiisa ku kalsoonaadaa oo uu yeeshaa go’aan adag iyo hoggaan awood leh.
Siyaasadiisa Soomalilandna ha ahaato mid run ku dhisan oon malo awaal iyo riyo ahayn. Waa inuu ka shaqeeyaa siyaasadda laba dal oo walaalo ah oo wax wada qabsada taas oo danta Soomalinimadu ku jirto. Yaan waqti kaga lumin dib u raadin aan suuragal ahayn iyo midnimo aan la helayn. Dadku waxay u baahan yihiin dib u dhis dhaqaale, bulsho iyo caafimaad, uma baahan muran iyo colaad hor leh. Aan ka wado shaqayno inaynu helno hab iskaashi oo ay u aayaan dadweynaha labada dal, taas ayey guushu ku jirtaa. Noqo Madaxweynihii ka midho dhalin lahaa wada hadalka labada dal.
Alle ha garansiiyo halka dantu ku jirto. Soomali meel ay joogaanba waxaan u rajeynayaa nabad iyo horumar.
Axmed Xasan Carwo
Categories: Warka (News)

Nuxurka Kulankii Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Iyo Xubno ka mid ah Baarlamaanka Ingiriiska
Khudbaddii Taariikhiga Ahayd ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Mudane C/Raxmaan Saylici Ka Jeediyay Fagaaraha 18-ka May ee London
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
taas ayaa runa sidi labo dal oo walaalo ah waa in uu u shaqeeyaa waayo dadkan ayaga ayaa ka tashaday mustaqlbkoodii. wixii intaa ka badan waxay ay noqotay in uu dhibaato us oo hooyo dadka jarka ah.
Issaaq iyo Aqoonsi,maxaa kala haysta.
Hawiye iyo Daroodna,maxaa kala haysta.
Samatar iyo Somaliyna,maxaa kala haysta.
Cali khaliif iyo Xilna,maxaa kala haysta..
Isaaq iyo Somaliland,maxaa kala haysta.
Isaaq iyo dhulosna,maxaa kala haysta.
Miyaan la odhan karin Koonfur soomaaliya waxay aqoonsatay goonis isu taaga woqooyi Soomaaliya(Somaliland), kadib markii ay shagaafaha u laabeen musharraxiinta kasoo jeeda Somaliland?. Macnaheedu waxa weeyi, anagu dal baan leenahay, idinkuna dal baad leedihiin, ku noqda dalkiinii. Irjicuu Ilaa dalkaagii..!
Hiildan,
waa suurtagal hadalkaagu balse han yara sugno premier ministre-ka soo soctaa,hadduu Darood ka soo baxo waxaa cirka ku laalmi doona wada hadalkii furmay haddise nin waqooyi ah ina samatarba ha noqdee laga dhigana waxaa furmay wado cusub oo reer Hargeysa indhaha ciid laga shubi karo.
Cali,
U malayn maayo in koonfurtu ay Axmad Samatar iyo cid kale oo Somaliland kasoo jeeda ka dhiganayaan Prime Minister. Daarood siduu u dhan yahay waxay codka siiyeen Madaxweynaha cusub, iyagaana ku andacoon doona inay xaq u leeyihiin jagada wasiirka wasiirada. Sidii hore ayuunbay ku noqon doontaa, Hawiye(Madaxweyne), Daarood(Ra’iisul Wasaare), Raxanweyn(Guddoomiye Baarlamaan).
Xildhibaanadii Ciise, toloow yay codkooda ka gadeen?
Hiildan,
waa arrintaa meesha ka muuqata laakiin reer Hargeysa intay raganimo iska raadshaan ma samayn karaan arrinta koonfurta mucjiso ku noqota oo intuu Silaanyo is casilo sababtuu doona ha sheegtee in samatar ama Ali Khalif madaxweynaha somaliland ma ka dhigi karaa si meeshaba loogu kala yaaco yacne koonfur iyo waqooyi???????
waa qiso xikmad badan…..kkkkkkkkkkkkkk
Balse siilaanyo sidaasi ma samayn karo inuu isu casilo ficil iyo farsamo isla socda oo Soomaali kala fogayn ah. Isagaaba raba inuu Soomaliweyn madax u noqdo.
Balse waxa dhici karta inay is bahaystaan xildhibaanada Ciise, Isaaq, Samaroon iyo harti, oo ku adkaystaan in Prime Minister-ku noqdo reer Woqooyi.
Who Knows, ninkan tolka waayay ee Ina Oomaar, inuu noqon karo Prime Minister, oo imika yeelan doono tol?.
hiildan
dee omar tolkii cod dheer baan ku odhanay ku dooni mayno haddii xitaa pm laga dhigo cid u joojinaysa baan jirin xitaa ilaa hada hunguru baa kaaga sii jira meesha samatar lagu jiiday oo halyeey somaliyeed ah anuu waliba doorkan waxan rabaa in ciise ama mareexaan ama majeerteen la magacaabo oo la sii kala fogaado
durkiye
dee siilanyo is casili maayo khaayin wadan hogaan u dhiibi mayno lkn ciilkaad hargaysa uya qabtaa waynaa ma bari baad soo yara xagaa baxday qaar koodhaas kula yara dhaceen
Madaxwaynaha Cusub waxa la waraystay markuu marayay wareega saxaad.Wuxu yidhi hadaan guulaysto prime ministreka waxaan siinayaa Armaajo ama Fromage-= Formaajo.
Sidaa ayuu ka sheegay Voa .Anuu maan dhegaysan laaakiin arinkaa dad badan ayaan ka maqlay..
Waxan meesha inagu bahdlay,waxan loogu yeedho Dirka ee caantaynada lagu kala iibsado marka ay xamar joogaan.
Sidaa ayuu darod ku helayaa prime Ministerka Somaliya.
Waayo Dirku maaha dad wada socda -xataa hadaan Dirka koonfurta u hilino way heli lahaayeen Prime Ministerka,laakiin Dirka waxaa Horbaada Ina Cumar Geele oo aanay jirin wax uu dareensanyahay.Ina Cumar Geele oo arinkisu dhaafi waayay Gadabuursi siduu u baabiin lahaa.M,arkaa dee u daaya Darood iyo Hawiye hayska laaq laaqlaaqdaane.
Idoorka iyo Ciisu waxay codeeyeen Shariif Axmed.
Idoorka waxay kula heshinyeen wax qarsoon.Ciisana 8 Xubnood oo hadhoow u codeeya shariif axmed aya la siiyay oo anay jirin meel ay degaan.8eeda xubnuud waxa loogu tala galay inay u odeeyaan shariif axmed. Wayse la go’day Tuuga afkacadaa ee iibaanka daranlahaa.
Wali Ashma
Wadh yuu qoladaada? kkkkk waa halkii Boon Xirsiye lol
Maad cusub tahay sxb mise waxaad tahay qof hore u joogay oo magac cusub la baxay?
Wixii xalay ka dhacay Mogadishu waxa ay ahayd Fariin cad oo loo diray cid alaala cidii ka soo jeeda dhulka ay iyagu ugu yeedhaan waqooyi somalia, oo hada loo yaqaan Somaliland. Fariintaas oo ahayd Axmed samatarow orodoo tolkaa doono Somalia waxba kaaga ma banaane, Ina oomar oo orodoo somalia waxba kaaga ma banaane, ina galaydh oo somalia afhayeen baarlaman kama banaane orodoo tolkaa doono, sedexdaa nin ee ka soo jeeda dhulka SL la isku yidhaahdo wake up call waa in ay arintani u noqotaa, waayo nin walba dhulkiisa ayuu wax ka yahay. Nimankii isaaq horta ilay shaqo tag bay ahaayne $50 000 buu codkiisii ku iibsaday, ila cina ma metalaani, shaqo tagna as much salary/money as possible buu rabaa, samaroon kolay waa kuwaa u hilliyay Mr samatar. Wuxuu warba jooga bal cida uu noqdo Raysal wasaarahu. Calaa kuli xaal qoladan SL die hard men baa leeyihiin aan la soo marin karin somalia in ay mar danbe la midoobaan tolow sidaa la isku af garan hadii xitaa la wada hadlo. waxtiiga macalin inoo ah time will tell.
waxa la yidhi ninkaan quusan isagaa quus ah , waxan la yaabay waxan idoor kaliya sheegan ee ah labo dal. kor iyo hoosba waa loogu sheegay in somalia hal wadan tahay indho adeeg waxba laguma helo waxay ku jiraan midow aan laga bixi karin ,aduunko dhan dagaalo sokeeye way ka dhacaan wax labo dal baan nahay ama waan go nay si dhib yar u yiraahda aduunka lama arag, hadii ay ahaan lahayeen isaaq kaliya oo leh somali inteeda kale waan ka maarana waxbay ahaan laheed eee dadka waqooyi wada daga ooo tiro ahaan is leeg ma ogola in somalia la kala gooyo,for example shalay gobolka sanaag oo dhan ardayda waxa loo fasaxay in ay la socdaan sida wax uga dhacayaan iyo doorashada somalia, gobolka awdal waxa laga soo waramaya in aan laga seexan oo dadku aad ula socdeen waxa somalia ka dhcaya somali meel ay joogtaba farxad iyo rayn rayn bay ku jiraan ilaa qoladan somalidiidka ah ee meel ay nagaga yimaden la aqoon.dhibta intaad dadka ka daysiin ama wadanka nooga guura ama dadkiina dhinac ka raaca ban kula talin lahaa,,somali qabiil baa halkaa dhigay dhibta somalia iyo shacabka haysa ma arkaan ee qofka meel loo dhiibo isaga shaqo tagay bay ku mashquulan ilahay ka yaaba oo qabiilka ka fogaada 22 nin baa madaxnimo u ordayey hal baa laga dooranayey kiina ninkas xasan buu noqday kuwa kale qabiilkoda dhibta ha daayan wax badan oo kale oo horumar lagu gaadho iyo shaqooyin badan oo kale baa jira kursiga madaxwayna ayaan noloshoo dhan lagu xidhin,good bye and god bless awdalstate and somalia
Waar Godan igu salaama
Ina adeertay Ugaaso. Ugaaso Salaam.
Hiildan
sxb do not worry, Adeerkeen Samatar Awdal an keeno oo Caruurteena wax ha dhigo.Ama aan ka dhigano Afhayeenka Ugaaska.
Hiildan
Bravo HiilSamaroon ayaan ku badalaynaa HiilQaran Ina Adeer hadaan iskusoo dhacnay oo aad ka toostay hurdadii ku haysay iyo xisbigii ay Majeerteen doonayeen inay Hawiye ku karbaashaan oo ahaa raadco Reeb,Ina Samatar kaliya waxuu ahaa Raadco reebtaasi oo ay doonayeen Daaroodku inay khalkhiliyaan siyaasada is barkan ee Irir Samaale oo ahayd mid ay ka cabsi qabeen Daarood waa Dir+Hawiye=Irir Samaale,Somaliland cid kasoo jeeda oo Xamar buste u yaalaa ma jirto Ha moodin Samaroonkan markasta ilduufaaya siyaasada geeska Africa oo kale sxb Isaaq nin ahi marna meesha masoo dhiganaayo inuu xul Somalinimo ah ka qabto koonfur taasina Hawiye way isla ogyihiin oo Hawiye iyo reer Somaliland inta muwaadiniinta ka ah ee doonaysa inay Somaliland hesho ictiraaf mar hore ayay Hawiye la shireen waxayna isku ogyihiin in Daarood la xuurteeyo marka ay Hawiye iyo siyaasadoodu ku dhacdo tubta toosana ee ay waxkasta oo ah awooda dawlada Somaliyeed ee Konfur ay Hawiye gacanta u gasho in Somaliland ay ugu hor dhawaaqaan ictiraaf madaxweyne Hawiye ah sidaas ayuu u socdaa qorshahu ee ha maqlina hadalka Daaroodka laga dhigay Sanduich-ka.
Inta ka joogta Isaaq waa rag sirdoon ah dhamaan kuna hawlan kharibaada siyaasda Daaroodka una hiilinaaya Hawiye si looga helo ictiraaf ee Samaroonow iska daaya tuushka aad ordaysaan oo la qabsada hadba siyaasada socota Somalinimo wax la yidhaa way dhamaatay.
Sxb darbiyow irir iyo isaaq daba oradka iska daa gadabursi qaranka somaliyedna ka daali maayo raadintisa nimanka daaroodna waa niman samaliya waana rag mar hadii somali ka cabaadayso isaaqna waa cabsi daarood waxa meesha ku oday
gadoon inder ciil aad uqabtaa badanaa isaaq teedakale sland anigu waan u soo dagalamay adana waad igula heshiisay markaa maxaa keenay somali muqadis adii aad nagamarntay samaroon ithopia wada ga jabuuti dee somaliana xilwaad kaqaban kartaa lakiinmalainta aad faraha nal sooga sho waad arki doontaa dhanbilahayaa ca wana wax loo joog siyaadbare ciidan gara iyuu usameeyay dabar gooynta isaaq matii ookale ayay reer somali a samayn karaan wamay viva sland down waxalaguyeedho somaliwayn
Dalkaliyaa jira, gusuhuna waa meerto, qabiileysiguna waa ian daanweyne kkkk. Siiraanyaba Dahab.Sh baa shacbigii codeynaayey iibsadey 300 calaa hal cod dee musuqmaasuq waa waxa soomaali halkaa dhigey. Runtii xitaa H.Jeclaa dadbadan oo kasoo jeedaa iisheegey oo ku sugnaa doorashadii beelaha SNM. Samatar iyo Soomaalinimadu waa kala labo, mana aha in negative iyo positive shaqsiyo ka mid ah r.Awdal saxaafada mariyaan. Boramanewsban ka arkey nin shuldaan Abshi Sheegtey,Awdal ah oo negative iyo positive israaciyaana. Prof.Samatar wuxu dhiiri galiyey dhalinta Samaroon ee noonaaya in ay Soomaaliya waxka noqdaan iyagoon cidna ka baryey wixii cadalad xumo ahna diyaar u ah iney la dagaalamaan. Miyaad aragteen ama heysaan nin ku abtirsada beelaha Samaroon oo kursiga Soomaaliya isusoo sharaxa hada ka hor? anu ma ogi. Hadana waa fikirkiisa hadaladiisana qaarbaa run ah sida mahad calinta uu siiyey xilibaanada kasoo jeeda Awdal sidey u codeeyeen waxanse ka yaabey maxaa Cigaal iyo 1960 keeney. R.Woqooyigu ah iska daayaan niyad xumada lagu beenaayo si dalka laga leeyahey.
Maxaa guusha usaba ahaa, waxa usabab ahaa beelwalba inta cod eeyku leedahey baarlamaanka. Laakiin arinka weyn beeleysiga ayaa yaala tan beeleysiga marka dadku bislaadaanbey dooran doonaan ninkey rabaan hadase ha wegeeto giraantu. Lama huraan waa caws jiilaan waxana noo muuqda dhalin yarta Samaroon hadaan nahey in Samaroonku taagtooda rogmadaaan meel ala meeshii ka baxsan beelaha isaaq nidaamkooda.
Arintaas waxa dhabka dhigaaya sagaal xilibaanbeynu ku laheyn baarlamaanka marka lagu daro Samatar oo ahaa utartame madaxweyne dhamaantood isagey u codeeyeen. Markaas kursiga ha eegina koley 25kii qog halbaa laga rabey ninba xeelad uuku hadheyba wuu hadhey guushuna ninbey raacdey ee waa in loo duceeyaa.
Prof. Samaterna waxan ilaahey uga rasheynayaa caafimaad qab iyo cimri dherer xilkiisiina wuu gutey oo tartarku waa geesinimo. habase ahaatee midbaa iga tala ah waajo aragbaanu bani’aadanku ka qaadaa iyo waliba xoogeysi wixii dhaca.
Hadii Phd iyo Noolaha dhamaantii dhanto kuu ciyaaraa
Hadii nolosha aadmiga dhickastaba iska keentana koley dadka aadka dhalatey inta itaalkoodu gaadho ayaad gaadheysaa sabatuna waa maanta iyo bari Soomaalida waa u intaas. Hada wixii ka danbeeya Soomaaliya barwaaqey noqoneysaa, Awdalna wey barwaaqoobi ee waa hadba dadka degaanku sidey siyaasad mideysan usameystaan iyo midnimo buuxda. prof.Samatarna Soomaaliya iyo Awdalstate wey ubaahan yihiin.
ali durkiye
reerhargeisa wa deqsiyal horayna usameeyeen tanasulaad badan kolkay ila lixdankii iyagoo madaxda hogaminaya konfur ugeeyeen eelaga qadiyey xil kumay magagine danhaye qaranbay kadoor bideen siranyo maha meshu joga makhaayad dastur iyo cod bu kuyimi nina uma tanasulayee ninkii raganimalii hasoo tartamo kolay haduu inasamatar siranyo latartamilaa cadka quudheed ee manta uu moqdisho oo suu udoodayo qawlalada ka xunbeeyo muu ka qateen tas horaa losoo tijaabiyoo riyaleh ba wa kii kuyimi galaydh iyo ninkii kale macaridanba masraxa hayskeenan shacakana barmamijkooda hawbandhigeen ogowna inan muqdisho wax kuu ool marwalban cadka qudheeq kuyalo
gudoon
kkkk nabal nafis qaado iidoor cay moday calamka maxa ka taqaaan iidor waa magac xadarad iyo tariikh isaaq muujiya cida ubixisay soo waydii cididaada calool ku jabiye sadriga saxiibo kusii qoro in ciilkaga ad la god kagli nin aanad faraskisa gadhayn waxa laga soo qada nimanad waliga gadhayn somaliland na dadkiilaha ba mamula kone kastay tahaye qooshlayda adoo kaleh aha cidi waxba kama waydiiso wayo maba kala taqanid kulaha sanaag ba arday la fasaxay been radmaleh waxay maqashay lascanod ba ardaydii lofasaxay so dhawaynta kulmiyeh wata canaha iyo biyaha isku dartay ee sool sanag ku qasaysa ciil baa waxa ka yeedhsiinaya iyo isaaq nacayb hadad muqdisho tagtana taa samater kudhacday wax ka badan wa ka xaram
hibaaqeey hadalku waa kugu khasaare, kursiga adku taagan tahay waa aniga hadaan kaa hoosbaxana madaxaad dhulka ku dhufan oo waad dhiman. odayaashii reer awdal ee somaliland dawlad nimadeeda anakaa borama ku samaynoo sodoh baan unahay lahaa maantay sodoh sidii laga rabay yeelayaan oo madax waynaha cusubay inii hoynayaan diiqadii xaas soo duday lagu dari jirayna way ini raacinayaanoo xilkaan anagu xamar ka heli lahayn baan iska dhaafaynaa si iniga xaalmarin la iniigu daro ilayn dumarku markay dudaan odaygu dahab iyo waxbuu kusasabaaye
hibaaq idoorta waxay kula baxeen idooridii inanta weeyane abidkiiba idoor ma dhalin wiil uu aabo leeyahaye sidasay kula baxeeen sidan aniga ku maqlay ok intaa markan ka gudbo ciil uma qabo idoor ee waxan ka soo horjeeda kaliya in la yiraahdo somalia ban labo ka dhigaynaa, kalidood idoor ma dago waqooyi somali, somalida kale ee dagta waqooyi somalia baa ka badan idoorta somalina waxay rabaan wadan mid ah kii aan rabin somalia haka guuro ,, idoor jabhad bay ahayeen jaahila oo waxay doonayan iyo waxay u dagalamayna an garanayn dad raan leh oo jaahila bay ahayeen taasi wa taa idinka dhigtay doqontii cidlada ka dabaal dagaysay waxna idin socon wayeen for 22 yearss markad dagalamayso waa in aad fahantaa waxad doonayso ee ka maqan,wadanka madaxwayne ka tagi wayay madaxnimada baa lala dagalamayey ee waxay kenen inay yiraahdan wadan ayaan kala goynaynaa ayna iyaga kaliya dagin ay sheegtaan, kana dhigaan wadan idoor leeyahay ma kula tahay in in somalida dagtaa waqooyi ka yeelayso in ay somalia ka goaan waa hebeenkii xalay ahaa oo tagay orod soo fiiri waxa somalia ka socda gal allssc,com sida buuhoodle durba somaliwayn uga hirgashay iyo policeka khadumo samaysay soo fiiri taleex somalia wax ka socda dabaal dag, ma hargaysa iyo burco wadan kuu noqonaya sool iyo sanag laascanood gobolkay ku taalo i don’t care waa somalia khatumostate,, ma ishad wax kaga jari, in aad somalia kala goysiin way idinka socon wayday waxad adiga leedahay baa la sheegta ,,,, tan ina samater ee idin wareerisay ina samater hadii idoor dhan la isku daro isagaa ka aqli iyo aqoon badan kama helaysiin idoor oo dhan mid u dhigma waa geesi somali iyo caalamkoo dhan tusay what he made off oo tusay halkuu ka soo jeedo, macno badan ma laha hadii la dooran waayo marakaynkaba doorasha ka dhacda nin uunbana hela isagaaba dhowr cod helee kiinii aan sida loo hadlaba garanayn ee jaahilnimadiina aduunka tusay ee idoor matalayey ee islan yaroo duqa oo hadlaysa u ekaa , ma isagaa hal codna helay malaha hal cod uun buu helay subxnalah waliba way hadlayan ,naa riyadii is over dreamkii wuu dhamaday ee ama ooya ama amusa somalia somali baa leh god bless awdalstate of somalia,
GUDABIIRSI LAMA AMINIKARO WAAYO SOMALI OODHAN BAA OG TUSAALE AHAAN SAMATAR XOOLO ISAAQ BUU WAX KUBARTAY ADUUNKA ISAAQBUU UGUNEB YAHAY 8SANO DAHIR BAAN DORANAY MALNTIILAGA HELAY CALAN KII JUMAYKA AYAY QATEEN MARKAA kolay anigu waxan ahay dadka aan marnab amin waayo waa ahadii aad somali lajoogtaan somaliya ayaad tihiin hadii aad aniga ila joogtidna sland walahy waan arkay markaa isaaq isdaad raacin mahee kalsoonibadan la idin kua qabo waayo dhulbahante isagu wuu badheedhay waana noodagaal suldan caqil xamar waa kuwaa aday lakiin dad kan lacagtii tijaarta isaaqa laga soo qaday cunaya hadan in dha adayga waar cirkaa ubaxa dagaal waa khasab wayo dee abnagu taas waa ognahay lakiin iskaday lab can layntaa
xasuuso ufo burburkii haragaysa iyi burco qab baad ka ahaydeen ha ilaawin colaada aad halkan ka hurunaysaan hailaawin 1987 ilaa 1988 1990 waan wax aanaan ilabay cidamarwalba naxa suusina waa idin
Raysal wasaaruhu waa sobob too ah hadii sidaas laga dhigi waayo waxa bilaabmi doona dagaal sokeeye. Ama somaliya ugu yeedha ama walawaynland. Dawlad hawiye daaroodna la wadaago raxanwayna dhawrtada loo tuuro dirna quudareeyo. Umadu quudaro badanaa goormuu waagu u baryayaa. Ninba meel ka aragye, waa bilawgii dagaal sokeeye oon joogsi lahayn waxana ka markhaatiya, sida baarlamaanka loo soo xulay oo ah qabiil la xalaaleeyey. Ha wareegta giraantu walee somalibaan horow socon.
Idoor iyo Hawiye midna wax wadi maayo.
Idorna Somalinad waxay ka dhigeen meel ay sadaqada ku gurtaan oo ay yidhaahdaan “qaybtayada si gaara noo siiya”
Haiwyna waxay Somaliya ka dhigteen meel ay aduunka sadaqada kaga gurtaan,oo Idoorna meel gaar wax lagu siiyo .Midkodna Dawlad uma socdo ee Somali haka tashato.
Horta,dhamaantiin waad salaamantihiin,intaas dabadeed,aduunka maanta waa”Global Village” oo wax kasta waa lala socdaa.Arinta ay Somalia ku dhaqaaqdey aad baan ugu faraxsanahay,in Professor Samatar laga yidhaa isaga tagna aad baan ugu faraxsanahay.In Ina Oomaar uu helo just qqvotena aad baan ugu diirsaday. Ok,maanta aniga as Gadaguursi ahaan ”I do care Somalism” laakiin ”Somalism” waa” Second Option” oo waxa iiga horaysa ”Samaronism”.Oo ah in aan eego halka qadiyadda”Gadaguursi” ay ku jirto.Horana waan u idhi hadana waan ku celinayaa Gadaguursi”Heavy Weight” kama aha Somalia,taasna ma aha in aan yarnahay ee waxa aan ku naalnaa koonaha ugu shisheeya ee” Somalia&Somaliland” Taasna waa ta keentay in Gadaguursiga Reer Djibouti ay ka badanyihiin Gadaguursiga Somalia oo dhan,marka laga reebo Somaliland kuweena degan.Waxa wanaagsan in Reerkeena Gadaguursi Weyne ay ku mitidaan dhulkooda Somaliland.
Hadii ”Beelaha Isaaq” aan ka tirsanayno in awoodda aaney u qaybin si saxa,then ma ”Hawiye” ayaa kaa jecel ”Isaaq” oo aad ka sugaysaa share badan! Nin Phisopher American buu ahaa ninkii yidhi ”2+2 waa 4” ninkii qaaciido kale aaminsana,ha aamino laakiin uma rumoobayso”.Ma lihi”Uma malaynayo in Somalia ay noo dhaanto Somaliland ayaan aaminsanahay” ee waxaan leeyahay”Ma jiraan wax Gadaguursi u dhaama Somaliland”.Maxaa yeelay erayga” Uma malaynayo” ma aha Phrase qofku hubo ee waa”Thinking”.Dhinaca kale Somalia inta ay soo duusho Somaliland ma qabsanayso,Somalilandna dagaal difaac ah lama galayso Somalia.Waxa jira wadamo badan oo daris dhaw iyo daris fogba la ah Somaliland and Somalia oo dantoodu aaney ku jirin ”Greater Somalia”.Madaxweynaha Somalia ee hadda waxa uu yidhi” Waan sii wadaynaa wada hadaladii aan la bilownay Somaliland” muu odhan”Northern Somalia”.Somalia ”Dictate” kuma sameyn karto Somaliland.
Waxa aaney”Dictate” Somalia ugu samayn karayn Somalia waxa weeyaan sida uu yidhi Augost 2012 Professor Nina Caspersen oo lecturer ka ah ”Lancaster University” According to Professor Lancaster”Somaliland ma aha maamul goboleedyada ka dhex samaysmay Somalia gudaheeda sida Puntland,Galmudugland etc ee Britain ayaa ciidankeeda”Yemen” ka ilaashanaysay Somaliland,historygana wadamada aduunka oo dhan wey u kaydsantahay.Sidoo kale Somaliland”Mini Recognized State” oo ah Dawlad tusaale ahaan laga tixgaliyo wadamada jaarka la ah.Wadamada ”Unrecognized Nations” waxa ay ku jiraan ”Legal Club”,waxana ka mida Abkhazia,Somaliland and Taiwan.Markaas hadii Somalia ay soo weerarto Somaliland waa sida China oo soo weerartay Taiwan.Intaasna markaan ka baxo aniga dani iiguma jirto Nin Raxanweyn ah ama qabiil kale ah oo igu xukuma gudaha Borama.Taas waa ”Big Disaster”.Waxana aan maqlay in 80tameeyadii ay Ciidankii Siad Barre wax ala waxa ay doonaan ka samayn jireen dadka Samaroon ee degan Awdal.
Tan kale maanta Somalia kuma socoto amarka Madaxweynaha cusub ee Mr.Hassan ama kii hore,waxa uu amarku uu ka go’aa Ciidanka Amisom ee jooga Somalia iyo la taliyayaashooda.Waxa kale oo uu amarku ka go’aa Madaxda Ethiopia iyo Kenya,hadii aan jecelnahay iyo hadii aan necebnahayba. Laakiin qof kasta wuu noqon karaa ”Hyper” isaga oo leh ”Somaliweyn” baa imanaysa,dhulka Ethiopia ay naga haysato sidii loo soo celin lahaa ayaa shir lagaga qabanaya” Turkey”,Kenya ayaa cabsi awgeed ogolaatey in ay isaga kacdo NFD, Meles wuu bakhtiyey oo hadda ayaan chance haysanaa,Djibouti waa qarax oo cambaha Somalia ayey u xiisayaan.Waxaas waa”Day Dreaming”.Lacagta Accountka iigu jirta ma aha lacagtaada ee waa tayda,lacagta adiga Accountka kuugu jirtana Bankaaga ma siin karo”A Third Party” ee waa lacagtaada.
I MEANT”WAXA AANAY SOMALIA”DICTATE” UGU SAMAYN KAREYN SOMALILAND.
aisha
kkkkkkkkkk mid lagu yidhi fikirkaagad hadashay horta wax cusub mad sheegin kulayabimayo firadada kusiisay cidbaad cirka iyo dhulka ukala haysaa hadad diido somaliland ada cirka roob ku og salankaad xamar cadka quudheed kolba kaga qadallahayd halkaad cirka kamarinlahayd uun sii diyarso aniga waxba ima haysid wa hadadn hadalkaga kuraco mansibna xamar iga tanasulimaysid oo haderba wakaa awoodada lagutusay iyo in dadka laga tirada badanyey ku jirtid ilaahii reer sheekh isaxaq daris kaga dhigay ee kula degal kagadhigay u xamdinaq manta hadii hawiye ama darood dhexdagananlahayd seemal bad ka samriladee iyagu sarajoga ayey kugu olalainlahayeen waxba lagama arkeen somaliland axdi balagu asasay ah in xornimadiii lasoo cesho idinkuna kamid bad ahayden axdigaa ogow cid lama qasbayn kolkaas kolay kama aha inaad wanag ku ogtay xamare wa iska xasadkii uun layaqanay lakiin candhuufta dib uliq oo ogow inanad waxba iihayn inta xadhkaha isaaq is haysto ee midaysaynyahay inay somaliland jirayso abid afwaynaba oo diyarad wata waxba ka qadiwaa mise waa gorayacawl
Gudooon
lol doqoni heeran gududo halkelaga haya sxb xageen ka guba oo wadigan bukee geeridadutahay ileen haan madhan bad ahayd iidoori sidii adiga lagugu xamanayey haw turjumin horta soobaro waxaytahay iyo tarikhdeda dahabigaa mindhaa hadal badan ku odhan mayee waxan kuleeyay isaaq isagaa ubadan waqooyi oo 70% aha hadanu kabadnayn gobalkastana samayn bukuleeyay wa dega marka laga reebo lascanood iyo borame dhib iyo dheef ilaaa lixdankii isaga ubadsaday oo kolkaa aniga waxba hay tilmamin meelahayaryar ee aad waxka shegayso ee dadka bukaa qoran ma galo galinamayee waxanse kaga ciil lahay in waligaa furtu kugu taganan doonto wayo samaynta anaa leh ilaa ingriis ilaa faqash meelwalba cida ubadan baa samaynteda leh dawo maleh cudurkagu coz Somaliland wa jiraysaa ilaa abid
down sland diidku waa bilaa qow daahiir waxoogaa uu siinjiray sida mustafe gadoon aisha iyo qaarkale oo qorijiray wabka harawo laakiin way ceeboobeen kubeerlaxawso majeerteen ama raxan way 1am slander
Talman
Hambalyo hadalo fiican baa maanta la shir timiday in baan ayaan ku kala saari la’aa dhinac aan kuu raaco.
Mar Ciise ayaan ku moodi jiray sidaad tolkaa u xaqirayso,Marna SNM yar baad ahaan jirtay,Somaliland waan wadanahay dhamaanteen Samaroon iyo Isaaq lkn waxaad si xun u bahdili jirtay tolkaa Ninyahow ma siminaar baa laguu furay sawdigii Samaroonka necbaa ,Walaahi maanta waxaan kaa dhex arkayaa in intii aad maqnayd laguusoo dhigay cashar wanagsan oo qof tol fiican ah ayaa ku waanshay baan u malayn si kastaba ha haatee hambalyo Mr Tallman
Somaliland ninkii diidayaa dibada ha u dhoofo
Somaliland ninkii diidayaa Koonfur ha u dhoofo
Somaliland ninkii diidayaa Ehtiopia ha ka talaabo
Somaliland magaceeda haloo daayo somaliland
wixii diidanoow awrtaada raro aan is dayno.
Slander
Sxb waxan u malaynayaa inaad qadan tahay.Waayo aan sidaa u idhi?Isaaqa waxa jir dad badan oo maanta xamar u jooga inay Somali wayn ka qayqaatan.Hogaamada sare ee alshaab waa isaaq.Maan garan waxa ku tusay qofka Samaroon ee Somali wayn la jira. Waxad muudaa Somaliland meel ay Uqdad iyo xaadisinimo taalo oo boogaheedo ad badan yihiin.Waxan ku odhan lahaa haynaga caayina wadankeena Somaliland.Anan ka shaqayno sidii aan uga dhigilahayn meel ka balaadhan sidan aad wax u wadaan.Adiga iyo inta kula fikir ah ee ee ka soo jeeda Beesha Isaaq – ma jirto meel aad u socotaan oo aan nahayn xanun aad Bulshada ku beerasaan.Somaliland way ka balaadhan tahay sida aad ka dhigasaan ee aad Beel ku koosadaan.
Markaad dhulka Somaliland,waxa kaa dhulwayn Hartiga Somaliland degan.Bal u fiirso Sool iyo Sanaaag.Sool iyo Sanaag waxay ka waynyihiin Awdal,Togdheer iyo Woqooyi Galbeed oo laysku daray.Somaliland waxad ka degtaa Wqooyi galeed,Togheer,iyo in ayr oo ka tirsan Sanaag.
Malka laga reebo,Awdal,Sool iyo Sanaag Somaliland %30 ayaa kuu hadhaya.
Markaa sxb waxan ku odhanlahaa is hubso.So maliland waxaad tahay qayb ka mid ah,laakiin ma tihid ka dhul ahaan iska wadale.
Sidaa ooy tahay ayaad uqdad meesha la fadhiidaa aa aanad keenayn wax faa’iido dadka u keena,oo ay ku noolaadaan.
Bal soo eeg Somaliland Mapka,ka dibna war igu soo celi.
War Deg Deg ah
War hada isoo gaadhay By Telphon ayaa sheegayaa in Ciidan aad u faro badan oo gaadhaaya ilaa 4 kun oo kasoo jeeda magaalada Dila loo xereeyay si loogu furo tababar ciidan si ay uga qaybqaataan xoreynta gobolada Somaliland ee jiida bariga Sool ilaa sanaag waxaana la doonayaa in lasiiyo tamabar deg deg si u fuliyaan hawl way taasi oo la qaadi doono dhawaan hambalyo Viva Reer Dilaad Viva Somaliland.
akhas caleeek
DARBI SAMAROON.
Fadlan bal warkaa inaga hubi , haddii ciidamadaasi diyaar yihiin inta ayna gaadhin sool iyo sanaag inaga ayaaba u baahane. mida kale maxaa laga xoraynayaa sool iyo sanaag , miyaaney dadkii lahaa joogin?
Darbiyoow
u sheeg tolkaa
Raga marka la qaado ee la geeyo bari ayay Io Idoorku soo weerari doonaan Ceelbardaale iyo Semaal oo ay u caal waayeen.
Arinka waa arin raga meesha loogu faaruqinayo e bal ka fiirsada o raga ha gaynina Bariga. ee u daaya Gabeedka.
WALEE WAYAAB COLAADA ISAAQ AYAA CALANKAA LOOLA SOBAXAA KA KHASARAHA UGU BADAN KUDHICI DOONAA WAA IDINKA WAXANAD NOQON DOONTAAN KASHMIIR 2 LAKII XILGAA WALAGAARI WAXA HATUMANINA DURBAAN COLAADEED WAKHTIGEEDA SUGA WAYNA IMAN DOONTAA MARKII LAISTUUJINLAHAA x
bal kan waalan ee darbi la baxay daya…. afarta kun ee reer nuur haday jiraan may soo aarsadaan…. intay sool iyo meel aabohood joogin tagayaan… ilayn marka daba dhilifnimadu kaa badato iska xoolo ayaad noqotaa.. niiko iidoorta iga jooji camiii…. Reer nuur dhulkiisa ha ilaashado intuu dhul iidoor iyo daarood isku haystaan tagayo….
kkkkk well said jamac wali usheeg xoolaha habeen madow baala qaloo waliba wuu hadlaya
Jama Awdali
Markaad magaca Reer Nuur maqasho ayaad hinaastaa sida islaan lala guursaday hadal kalena mataqanaan oo aan ahayn maad soo aarsataan il yar war bahalkaagan isha isku haya horta isha kala fur markaad magaca RR maqashana intaanad hinaasin 5 jeer neefso neefso si cadhada iyo xiqdiga iyo xaasidka ku hayaa uu kaaga dago ,Qofku haduu cadhoodo waxay sheegaan culimada nafsigu waxaa u fiican inuu neef qaato hadana soo tufo si ay cadhadu uga yaraato lkn xasadka wax ka dawo ah garan sidoo kale calool xumadana ilaahay hakaa daaweeyo ama ku dhimo hadaad doonto nacas yahow hinaasaya markuu maqlo reer tolkii ah oo waliba taageeray wadankiisa hooyo ee Somaliland.
Omar
Salaan sare Ina Adeer Sool gaar ahaan Kalshaale iyo Buuhoodle waxaa hore usii joogay ciidan badan oo RR ah intana waa xoojin hadii ay dagaal sokeeye mar kale soo noqdo oo Somalilandiidku soo weeraro Somaliland .
hibaaq hadal macaaneey hanaan qurux wanaageey ma hablihii naga cadhooday ee inamadayadu la haasaawi waayeenbaa tahay kaftan kabacdi
iyaynaan ku daalin wax anan soconayn somalilandtaat sheegi kugulama heshiin inaan tuunbada kuuhayo adna aad jaqdo
kugulama heshiin inaad ii dawladayso ana shicibkaaga ahaado
kugulama heshiin inaad safarta dariiqa ku gawracdo ana dulqaato
kugulama heshiin inaad madax waynaha marwalba noqoto ana kuxigeenka noqdo waanataad imika xataa m/kuxigeenkii xeer cusub owna madaxwayne noqon karin usamayseen markaad aragteen in rayaale ina cigaal kadhaxlay eed tidhaahdeen haduu m/wanihu dhinto m/ku xigeenku manoqon karo m/wayna waxaanad usamayseen dhawr kaloon la oqoon awal oo difaaca madax nimada
waxaan kugula heshiiyey nabad iyo xasilooni inta soomaaliya burbursantahay hadaadse cadaalad itusi lahaydeen malaha muqdisho dheerideeda maba xiiseen waxaadse noqoteen selfish
ogowna dawlad ad dhisi kartaa majirto aniga la aantay hadaan maanta tuurtuur bilaabo ciidamada afrikaanka ee xamarjooga ayaa laguusoodiri oo xoogkugu qabsan waanad arki mardhaw
Aisha
Jooji hanjabada ma adaa wax tuur tuuri kara oo waxaad ku hanjabaysaa anigoo nool inaad Somaliland oo ah wadankaya hooyo aad wax yeesho…? Sheekooy shalay oo tuur yuurka ma Reer Nuur baad is mooday bal isku fiirso…? Mise Tuur tuurka waxaad uga jeedaa Poliska Somaliland ayaan shiidi oo aan dhagaxyayn Sida Falastiin mise dagaal hubaysan ayaad u jeedaa….? Hadaad fagaal hubaysan u jeedo oo aad halkaasi doonayso inaad keento AMISOM sida aad sheegtay waa inaad horta soo dhaagto RR oo aad bariga Dila ka dagaal gasho taasina maadaaba aanad u dhalan bariga Dila kuuma suurtoobi doonto oo anaa kugu tagi hadaad Somaliland i tidhaa wax yeel adoo sangadhuudhi doonaaya anaa intaanad gaadhin cid kale kaa shaqayn doona.
Lol@Darbi Samaroon waad iga qoslisey sxb,maxay tidhi Islaantan ”Wax baan tuurtuurayaa oo Amisom baa imanaysa” ehehe.
Darbi sawkan landti wax wayn ka dhigay hadan caawa 100 nin oo hubaysan udiro inla qixibaan ubaa
darbi doqon dhawr biloodbaa kasoo wareegtay maalintaad ooyeysay eed isaaq ku dhagaraysnayd maxaa lagu siiyey bal iisheeg hankaagu ma wasiir garaadbuu kudhan yahay waxaan xusuustay ruwaayadii xoriyo ee doqmaha nacnaca loo iibshay
Ca,isha ina abti waxba ha,urkin darbi iyo aw dheere raga jabay u jiraane een uma qanahay landtan waa shaadh isaaq islekaysiyay meeli inogama baano shaadhkeeni tolmuu ku maqanyahay ee ha sugi waayin kuwan inaan gacmaha iskula tagno kama fursanayso haday sidan kusi socoto
aisha
kkkkkkkk mar hadii tagtadu tuur tuur iyo rajabeel marayso hadal ansibadino iyo dood wa qasare inabti macanto iska naso xiiqdaye somaliland horana way u jirtay hadana way jiraysa tuunbo ihaybad leday wad ileedee xamarna dacasada guriga la hordhigo ii fidi bay ku odhan hadal hadii lawado macan iyo nuxur mayeeshee warku wa cadyey iska ciishood macanto somaliland way dushee
aisha soo gali rayiga dadwayna boorama halkan aniga ma aqaane borama news ku jira gadabuursi idoor uuuf buu yidhi ee dhulkooda haku ekaadan hadii kale walaahi waa inoo dagaal haday edeb yeelana wayan
Darbi madhanow: ADeer aniga Waan kaa reer Nuur sanahay adiga malaha qiiro yar baa ku haysee… Anigu waxan ahay Nin reer nuur ah hadana og xaqiiqada jirta… adigu qiiro yar iyo mirqaan jaadkii yementa ayaad haysaa… hadaad wax taageerayso sida raga ayaa loo taageeraa laakiin waxaagu waa niiko iyo dabo la lulo.. sool baan ciidan u diraynaa baad ku leedahay… adigoo maydkaagii yaalo…. damiirkaasi maaha ku reer nuur ee waa caqli daro iidoor ka dhex hadlayo…
mahadsanid gudoonhttp://www.youtube.com/watch?v=BsfimS9O9CI&feature=player_embedded
Colhaye
Adeer salan sare waxan waa wadankaagii aad sidan ula hadlaysaa,wadankaagu wuu ku jecelyahay adiguna waa inad jeclaato in ka badan inta uu wadankaagu ku jecelyahay lkn hadaad wadankaaga nacdo ka waran…? Nidaamka iyo maamulka hada talada haya waa la diidi karaa hadaad qawado oo aad kasoo boodo maamulka talada haya iyo sida ay siyaasad ahaan ku maamulaan wadanka.
Mucaarid waa caadi xisbigaad doonto gal hadaad Kulmie necebtahay UDUB gal oo boodhka ka jaf,Hadaad UDUB necebtahay New UCID ku biir kolba xisbiga aad tidhaa kaasi ayaa siyaasad fiican gal oo u ololee si aad salaanka uga tuurto xisbigan aad hada diidantahay.
Lkn Hadaad tidhaa wadankayga Somaliland ayaan nacayaa oo waxaan halkaa gacanta u dhiibayaa AMISOM waaa ceeb iyo khiyaano wadan in lagu xakumo oo waliba dil lagugu xakumo waad istaahishaa oo badhka lagu taago calashaan basaasnimo aad u basaastay wadan shihseeye.
Aisha
Huuno AMISOM maxaad ka doonaysaa…? sawdiga haysta ciidanka Qaranka Somaliland oo difaacaaya naftaada iyo maalkaagaba maxaa ka rabtaa adoomo African ah oo sanwaaweyn adigoo ay ku ilaalinayaan millatari ah Reer Nuurna u badan Brundi iyo Yugandhiis maxaad ugu qayshan anoo kula jooga oo waliba bari kaa xiga ha biqin huuno anaa kuu nool mana ogoli in far lagu taabsiiyo adiga oo ah gabadh Samaroon adiguna wadankaaga ka daa aflagaada iyo AMISOm baan keenayaa taasi dhimasho ayaan ka xigaa.
Huuno Aisha hadii aad ka baqdo in lagu wax yeeleeyo Dila kaalay anigaa amaankaaga sugaaya waa inoo sidaa hadii far lagu taabsiiyo cidii ay doontaba ha ahaato walaahi in aanan kugu daawanaynin dhib ku haysa lkn wadankaaga ha khiyaamin adiguna.
4qof maxay sheegayaan kuawani waa kuwii daahir rayaale haashka uu ssin jray reer awdal doorashad kadaawo sida la isu abaabulayo
Somaliland halkaa ay jodto ayay joogi doontaa for caming 20 years hadii naay Somaliya wax noqon.Somalland waa boog ama nabar ku yaal Somaliya.Nabarkaasina wuxu u baahanyahay dawo.
Markaa iska suga Somaliland waxay jirtaa inta ay Xamar caadi ku soo noqonaso.Marka ay Xamar caadi noqoto Somaliland waa lagu kala yaacidoona waayo waxba ma yaalaan aan ahayn Muqaan iyo xasad,uqdad iyo xiqdi.
Mal fiirso;Dadka kal iyohu fadhistaan wax iska dhintaan tii aan sidaa loo eegin.1 machine ayaa yaala Somaliland oo dhan kaana ninkii lacag le ayaa loogu sifeeya.Taasi ayaad ku sheegasaan wadan iyo dawlada.sxb iska barjeeya
Wali,I think in aad wax iska qorto adoon fikirin.Ma ogtahay in ”Medical Equipments” bilaash lagu bixiyo hadii qurbajoogtoodu ay u votegareeyaan Member of Parliaments”ka doonaya in ay soo baxaan.Soo ma ogid in wax badan Dadka Reer Somaliland ay qabsadeen 1Machineka aad sheegayso ee kalyaha safeeyana soo ma dhaanto waxba la aan?Tan kale,halkii aad u dadaali laheyd in aad u keentaan baad ku jeesjeesaysaa miyaa? You are just another narrowminded person.
Tallman, welcome back bro. Have you been hibernating in the rockies lately? By the way, what is wrong with Abtiyaashaa? Are they so ignorant or so Geesiyiin aan la horjoogsan karin? I have to take my koofid off for daring Maxamed Case to come to Ziela and run for a seat in the municipal governments.
LOl@ ma Runbaa, long time no see bro.I went to Seattle and came back.So Ramadantiina, dambigaan yareenay, oo ma soo galin and then after Ramadan, shaqadii baa igu badatey.Hadaan inader ka jawaabo Reer Abtiyaashey I think ignorants ma aha, geesiyiin aan la hor joogsan karinna maaha.Aniga horaan kuugu sheegay Mr.Ma Runbaa oon kaa idhi karbaash hadii ay kuula yimaadaan maalayacni, si fiicana ula hadal hadii ay ku ixtiraamaan.Laakiin mid ogsoonoow Mr.Marunbaa dee anuu Ciise waan caayi karaa oo waa Reer Weyn, laakiin Reerkan Mamaasan ee Reer abtiyaashey wey soo galaan halkan oo wey akhristaan, laakiin waxba kuma soo qoraan, laga yaabaa in ay futureka fikradooda ka dhiibtaan, iyagana waxa dhaley uun Maxad Case, so cousin Bamb ha ii dhigin.Laakiin dee dagaal I dont think in Maxad Casaha xeebta looga fara dhuudhuubanyahay.Laakiin waxaan difaacaa Ciise Inader markaan arko Hablo sheeganaya samaroon, xeebtana shaqo ku laheyn oo waa xitaa la kaaftamaaye sidii Harowo.com u caayaya Mamaasan, marka ay Djibouti tagaana Tshirtka Ismaaciil Cumar geele iyo xaaskiisa dhabanka ku soo sawiranaya, kuwaasaa nacaa inader.When it comes you, I like the way you debate and fight for Gadaguursi Dynasty.Laakiin dee Mr.Ma Runbaa adba waad gaban laheyd hadii reer abtiyadaa ay Ciise noqon lahaayeene, adaa u xil saaran ka hadalka Dhulka xeebta, inkastoo “Keyboard Warrior” uun ay tahay oo la ogyahay in Maxad Case uu yahay majorityga Xeebta.So I am out bro, time 4 work.
Salaan sare saaxiib, Tallman, rageedaa tahay.Abtiyaashay aniguba kuma xad gudbo shaqsina waan eryadaaye, isir cayga waa laygaga fiican yahay. Another conference comes in Ziela and we will see how the deck rolls. All i can say is, i hope they won’t make stupid mistake as I know people who are willing to go too far this at time. Mid baanse aamin sanahay anigu, dagaal iyo horow mar meel ma wada degaan waana mida aan u aamin sanahay in xitaa kii SNM farsamo xumo ka buuxay walaw aan xaq u dirirna ugu yeedhi karo meelaha qaar kood.
corrections: at this time