Waar Dumarka Sidan Ka Daaya.!. Sh.Shariif Oo Islaantiisii Madasha Ku Dhacday, Isna Hadalka Halkii kasii wata..



Categories: Warka (News)

6 replies »

  1. wadaad waashay uun iga dhe muxuu labada dumar ee mataanaha u eeg iska daba wataa?

    Mida wadaadku ma sixiroola waaban yaabee waxaan xasuustaa xitaa mar u London joogay oo u dad la hadlaayay waxaa sida islaantiisa oo kale ku daba daalay shariif sakiin oo in u dhulka ku dhaca ku sigtay waa hadaad xasuusataan.

  2. Heesta Dhulgariir.

    Waqtigii dhamaaye Dhulka Maad galaysaan…?

  3. bari shekh shariif baa iska leh aad baan runtii uga xumahay sakiin in uu codkiisa siiyo may ahayn waxa fiicnayd in ay soo baxaan wajiyo cusub oo wadaniyad leh gaaR aahn sida DR BAADIYAW IYO PRO SAMATER MEESHAN dee xaskii dhacay waxa ka wayn sharif sakiiin oo aan wali qudbadayn muu bixi karaa

  4. Sharif oo Ayaad Quran ah ka been sheegaya ayay xaaskiisu dhacday. Waa mucjiso.

  5. War nag ta mxa oga dhacay

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: