Categories: Warka (News)
Related Articles
-
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
-
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
-
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
-
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
-
Maanta Waa Maalin Khayr Badan: Soo Dhawoow Ugaas C/Rashiid
-
Professor Axmad Ismaaciil Samatar: CANARY IN THE COAL MINE (Somalia)
Salaan ka dib, waxay ahayd khudbad qiime leh, wadaniyadi ku dheehan tahay, waxase iswaydiin leh Xildhibaanadu ma yihiin kuwa uu la hadlayay? aniga waxay ila tahay wali lama gaadhin dadkiisii.waxaanse u rajaynayaa guul.
QUDBAD WANAAGSAN BAY AHAYD LAKIIN WAXAN JECLAANLAHAA IN UU BARLAMAANKA SLAND KA HOR JEEDIYO SLAND HOGAAMIYO
waxa uu ka jeediyey qudbad qiimo leh oo wadaninimo ku jirto laakiin ma fahmayaan mooryaantan uu hor joogaa waa maya
xildhibaano laaluush qaatay ama qabyaalad ku shaqaynayaa miyey rabaan nin wadaninimadu ka dhabtahay mida kale miyey ba fahnayaan hadalada qaar sida marka yy lahaa dad caashaqsan dalkooda iyo calankooda kkkkk iyo kuuli wastaad ma fahmayaan somali qabiil ayaa ragaadiyey oo heerkaa gaadhsiiyey SAMATAR iyo rag la mid ah oo daacad ah marabaan reer koonfur
Uma malaynayo in uu jiro somali qudbada Samatar mid la mida jeedin doonaa xiliya aan ku jirno marlayna qudbadiisu messha uu ka jeediyey ayay qiimo ku leedahay ee meesha uu ka jeedin lahaa qiimo kuma leh. Wali anoo daawanaya qudbaha, kow waxa iska leh Samatar, waxaan hal ka hoosayn balse ku xiga Omaar oon waxba ka hoosayn Samatar. Yuusuf garaad isna sadex baan siin lahaa balse meelo aan loo baah nayn buu galay. Farmaajo miskiin nin daacad ah ayaan u arkay laakiin madax wayne uma qalmo. Sharif iyo Gaas, iska dhaaf wajigoodee hadalkoodaa nijaasaysanaa waxayna ahayd nin xilqaaday eed qaad. Intaan kor ku soo sheegay wali wakhtigoodii lama gaadhan waxanan aaminsanahay in ay laf toobin ku hayaan waase suurta gal in fikirkaygu duur qul yahay.
walee umadii wuu ka yaabiyey somali sidaa u hadla ama u fikira somalia oo dhan lagama soo helaayo nin raga dheh, hadii karti iyo raganimo wax lagu dooran lahaa he is the one hadii qabiil iyo qudhinkii somalia halkaa dhigay so many years wax lagu doortana waan eegi doona halkay gaadho lakiin i am so proud in uu inaderkay yahay waa wax lagu faano in ragasi naga dhashan oo wadanimo iyo somalinmo danwalba oo ay lahayeen u liqaaya somali bal wax ha noqonto baa gobolkii awdal danihiisi dhulka loo dhigay i wish he win , god bless awdalstate and somaliwaynnnnn,,,
Soomaali maantay guuli ugu dhawdahay inay doortaan Samatar. Hadday damiir leeyihiin oo inuun damqasho iyo wadanimo ku jirto, waxa hubaal ah in Samatar yahay halyayga kaliya ee hanan kara, hogaankana u qaban kara.
Aad iyo aad baan ula dhacay, hadalada sida roobka u dananaya, murtida sida mawjadaha u guuxaysa, iyo fogaal aragnimadiisa sida hillaaca u fidaysa. Runtii waa halyeey ku dayasho mudan, haddii la doorto iyo haddii la dooran waayba, mudane Samatar, waa Madaxweyne Samatar.
Soomaaliyeey, Allaha xaqa idin waafajiyo.
runtii qudbadii ugu miisanka cusleyd ee cilmiga ku dhisnayd ee meel fog nin hiigsanaya soona celin karaa karaamada umada somaliyeed wuxu ahaa prof. samatar tuu ka jeediyay baarlamanka koonfurta lkn runtii may fahmi doonaan mise yarku yuu ahaa bay odhan doonaan ?????
Intiina dibadaha joogta, Hadaad maqashaan samatar Ahmed Samatar baa meel ka hadlaya, fadlan taga waxanan hubaa in hadalkiisu yahay mid nolosha aduun iyo ta aakhiraba wax kuu tari doonta. Qudbadu marka ay run ku saabsan tahay, ee ay xaqiiq ku salaysan tahay, ee daacad nimona ku salaysan tahay waliba xumaan iyo xaqiraadi ka maqan tahay kana soo baxayso qof cilmi, aqli iyo aftahan nimo ilaah ku manaystay ka soo baxdo wax ka qurux badan dhagaysigeeda ma jirto. Tiraba dhawr jeer baan ka qayb galay meelo badan oo uu ka hadlayo waxanan ka arkay qof aan cidna nacayb u hayn, shaqsi wanaag falayna aan hoos u dhigin aragtidiisuna ka sarayso inteena mooska qabiilka ku xayn daaban. Sidaan oday dawayn ka maqlay, Samatar iyo oday Djamac saylici la odhan jiray ayaa isa sawaabiya marka ay noqoto danta guud ee eexasho iyo hoos u dhaadhaca ka sifaysan.