Shirweynihii guurtida iyo waxgaradka beesha Ciise uga socday deegaanka Ceel-gaal ee gobolka Selel ayaa shalay laga soo saaray warmurtiyeed xabraasan qodobo ku wajahan deegaanada waqooyiga Hargeysa ee laga xayiray doorashooyinka iyo mawqifka siyaasadeed ee beesha Ciise ay ka istaagtay musharaxiinta Axsaabta siyaasada ee ku tartamaya doorashooyinka golayaasha deegaanka ee beeshooda ka soo jeeda, kuwaas oo lagu taageeray musharaxiinta iska soo sharaxay xisbiga Kulmiye, Ururka Wadani iyo Ururka Xaqsoor, halka xisbiga Ucid, Ururada Dalsan iyo Nasiye-na loo duceeyay.
Shirweynaha madaxdhaqameedyada beelaha Ciise oo muddo shan iyo labaatan maalmood ah uga socday deegaanka Ceel-gaal oo shalay la soo gabagabeeyay, ayaa wargeyska Haatuf mar uu shalay khadka Telephone-ka kula xidhiidhay Mudane Cali Sheekh Ibraahim Aareeye oo ka mid ahaa siyaasiyiintii lagu marti-qaaday , isagoo ku sugan degmada Xariirad ee gobolka Selel oo aanu waax ka waydiinay nuxurka go’aamada ka soo baxay shirkaasi, ayaa isaga oo ka hadlaya waxa uu yidhi “Shirka beeshu waxa iska lahaa qabanqaabadiisa madaxda dhaqanka oo fadhiyay muddo 25 maalmood ah, intaa ka dibna qolooyinkayaga Axsaabta siyaasada ayay nagu marti qaadeen si aanu xogwaran uga siino saddexda xisbi iyo lixda urur ee ku tartami doona doorashooyinka deegaanka, waxaana shirkaasi lagu ansixiyay xisbiga Kulmiye, ururka Wadani iyo ururka Xaqsoor, halka saddexda urur ee kale ah Dalsan Nasiye iyo Ucidna ay u duceeyeen”
Md Cali Aareeye oo ka hadlaya go’aanada shirkaasi waxa uu intaa ku daray “War-murtiyeedka laga soo saaray shirka ayaa waxa ka mid ah:-
1. In Qaranimada iyo gooni isku taaga Somaliland ay lama taabtaan tahay, beesha Ciise-na aan loo baqi karin.
2. In lixdii deegaan ee laga xayiray qabsoomida doorashooyinkii hore laga qabto doorashada deegaanada, xukuumaduna waajibkeeda ka qaadato, komishankuna xilkiisa guto.
3. In xeerkii kala xadaynta gobollada iyo degmooyinka la dhaqan galiyo, isla markaana habki 60-kii loo hirgeliyo kala xadaynta gobollada iyo degmooyinka, taas oo sharciyan ay degamada Lughaya la tirsan tahay gobolka Selel.
4. Maadaama ay beesha Ciise halgankii dib loogu xoreeyay dalka iyo ururkii SNM ee hormood ka ahaa ay qayb laxaadle ku lahayd in beeshu xqaii ay ku lahayd saamiga xukuumada laga siiyo.
5. In shacbiga reer Somaliland ay doorashada golayaasha deegaanka u galaan si nabadgalyo ah oo xasiloon, isla markaana laga fogaado waxkasta oo wax u dhimaya amaanka iyo doorashada qabsoomideeda”.
XG Haatuf
Categories: Warka (News)
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
Maanta Waa Maalin Khayr Badan: Soo Dhawoow Ugaas C/Rashiid
Professor Axmad Ismaaciil Samatar: CANARY IN THE COAL MINE (Somalia)
ragwaakaa riyo lama ahaadee beesha ciise ee lughaya doonaysa ana fadhixun ,fiqi aadan iyo farsa xadhkaan ugu daray. xeerkii lixdankii kulahaakkkkkkkkkkk waar shirkaba cali durkiyaa kadanbeeya waaba siduu shalay igu lahaa oon biyo ismarin
lughaya kulahaa miyeyna ogayn inay dawlad soomaaliyeed dhulka lawareegayso isniinta oo selel waxlayidhaahdaayi jirin gabolkuna awdal yahay ciisi iyo gadabuursi cidii doontiba halahaatee
Wan so dhawaynayaa shirka ciisaha inkasto qodobada qaar mad madaw ku jiro
Aisha
kkkkkkkk Cali iyo Sahal waa laba fadhi ku dirir sida habaryarahay ee hamoodin rag Ciise wax ku aamini karo.
Ciise waa ina layaal baa dhagaha la,nagaga qaadey dhowr iyo toban sano maanta xodxodasho iyo abti inagaa isku dhul ah warkiinii wuu dhaafi waayey. kkkkkkkkk intaasi (cali yaanu i maqline) waa haddalkaan inigala daaley mudo dheer.
Hiildanoow,
siyaasad ahaan waad og tahay meeshaan kala taaga nahay oo isku tawaabi mayno ilaa aad saaxiga keento laakiin dagaal dhaqan iskuma ogayn sida daraadeed ugaaskan sharafta badan ee curadkaaga la fil ah sawirkiisa meesha ka saar hadaad rabin in deelqaaf iyo aflagaado loo miiso.
Aisha Luul ma adaaba iga fog hadaad dawalad soomaaliyeed oo waliba prof samatar majaraha u hayoo in ay soomaaliya yeelato rabtid, waaba taan hadaan ciise nahay 22 sanno ku xoog iyo xoola beelay xitaa hadaan hal xildhibaan ku lahaan wayno magaca dawlad soomaaliyeed ayaaba nagu filan.
Aisha 25 xildhiban ee saylac dhamaantoo waa ciise anikaa waarka ku hayaa dagmada lughaya na waa laka shariixii 17 xildhibaan oo ciisa ah halkaa 8 kala lasii nayo gadabuursi iyo 1 xildhibaan oo ciisa ha borame iska sharixii
25 xildhiban ee saylac dhamaantoo waa ciise anikaa waarka ku hayaa dagmada lughaya na waa laka shariixii 17 xildhibaan oo ciisa ah halkaa 8 kala lasii nayo gadabuursi iyo 1 xildhibaan oo ciisa ha borame iska sharixii
Your comment is awaiting moderation
dhiciso mayso in lughayalaga sharaxo xildhibaano ciise ah ma dhici doonto waligeed hadaa nahay beesha bahar muuse
maanshaalaa waakaa tolkey ciise war murtiyeed lagu farxo soo saaray wey iska cadahay cida lughaya iska leh
mida kale saylacna waad og tahiin golaha deegaanka cida u badan abtiyaal waan dhulka isku filaysiino oon wada baalo ilayn wuu inaga badan yahaye oo halaga faa iidaysto macdanta dahabka ,kaluunka intaan kala jiidanayno ayaa abaar ilahay inagu salidee ninba geestiisa ha ka daaqo waa dhul ilaahay e
casha ragii midnimada somaliya burburiyay way noolyihiin hadii been laguu sheegay hadii aad wacadkii aan sland kugalnay maansheegin laakiin waa anigoo laiwayay hadii ay salal iyo meelkalae lagtaago calankii dhacay laah noomasooceliyo kaas
ciise waa ragdhiigle waxay bud dhig ugadhigeen qaranimada slAND WAA MUQADIS ragnool weeyaan walee viva ciise binu axmed
ciise cawaan waatan hore u sheegay sida bunu aadamka uma fikiran in wax wayn soo wadan baan moodayey ma lughaya anaga leh la shir yimadeen subxanalah,show ruwadii idoortu dhigayeen bay run moodeen for 22 years waa in loogu dharto in aan wax salel la yiraahda jirin saylacna dagmo gobolka awdal ka mida ay tahay lughayana rag leeyahay,,somaliyan\ from monday ay 18 gobol tahay, goor lagu kala tagay hadii ay soo bararugeen ciise waa lagu qosli kaliya ruwaaydi way dhamatay wax somalialnd la yiraahdo ma jiro pasport ki somalia baa hargaysa laga bixinaya taasi waxay ku cadaynaysaa in hargaysa somalia tahay, aduunku kuma siinayo pasport koda ilaa aad citizen wadanka qaadato markaa dalku waa dal somaliyed lughaya saylac ilaa lowga waa wada awdal somalia markaa waalida iyo cawanimada la fadhiista ayaan aniga kula talin lahaa very funny,,,fuul somaliwayn
Ragu kaskooday ka hadleene maxaa lagu haystaa. Miyayna in bulshadu si xora u shiraan ka mid ahayn nolosha iyo nabada quruxda badan ee somaliland ka jirta. Bulshooy in lagu faano ayaa fiican ee in laga dhiidhiyo meesha ma taal. Slander, indhahaagu waxaan isaaq ahayn uunbay arkaan miyaa? Haduu isaaq isku dhaaranayo waa halkeeda maadama ood xamar u orodka aduu ugu fadalo waynaatay ayna u eegtahay in Saado Cali iyo beesha burco calankii blue ga ahaa qaadashadiisa u tartamayaan.
Waryaadhaheen, ciise miyuu riyoonayaa, maxaa isu keenay xuduudkii lixdankii iyo degmada Lughaya oo ka tirsan Salal?.
Horta wax Salal la yidhaahdo oo xildhibaano degaano laga soo dooranayi ma jirto. Degmooyinkii hore ee qadiimigii ayaa laga soo dooranayaa, sida Boorama, Saylac, Lughaya iyo Baki. Bal halkeed ku sheegi Wax Salal la yidhaahdo, hadii lagu noqdo Lixdankii iyo haddii lagu noqon waayaba?.
Sida kale, jiritaanka Somaliland waa muqadas haddii ciisaha Awdal yidhaahdeen, toloow ciisihii Itoobiya iyo kii Jabuuti maku raacsanyahay?.
Cali Durgiyana maku raacsanyahay?
@Hiildan,
Maya kumaa raacsani wax somaliland la yidhaahdo ,laakiin agendaha shirka iyo qodobadda ka soo baxay waxay yihiin kuwii aan sugaayey somalilandna waxaan u aqaan ayna tahay CUWAAF yar oo cashada Xamar taal lagu wada sugi.
Midna raga samaroon waan ku hambalyayn siday uga soo degen mawqif jar iska tuurka ahaa ee aan ku baranay 6-dii sanno ee duri saylicigu halakeeyeey.
@sahal waxaa kuu taal hawl adag oo xaga turjuumaada luqada Fransaawiga to soomaliga ah waayo waxaan soo walwaaliyaa MAGTABAD(BIBLIOTHEK DIGITALE)ah rag badana ku ridi doonta calool xumo iyo samir taag la,aaneed.
Bal buuggan han wada akhrisano illeen waa taarriikhe waxaan waliba si gaar ah u jeclaan lahaa kii Galbeedi ee badhida dheeraa sida adhiga canfarta in u buugaan wax ka yidhaahdo.
Notes sur le Harar /par M.Alfred Bardey(1854,1934)
Gudoon
Gobolkan adeerkaa Dahir Rayale ayaa ka iibsaday oo lacag ka qatay Ismail Omer,Maxaad ku haysataa Ciise way iibsadeen oo waliba isagaa bixiyay magacan Salal.
Dahir Rayale lacagtii uu ka qaatay dhagar qabe Ismail Basal waxuu guryo kaga iibsaday Frnace,Dubay iyo meel kale,
Lacagtaasi uu ka qaatay reer Ciise Waraabe nin Samaroon ahi wax kama soo gaadhin oo way iska diideen inay qaataan Samaroonka intii dhiiga lahayd oo dhani dhamaantood kaligii ayaa cunay .Ma ogi in xoogaa ay kaasoo gaadhay Gudoon ahaan maadaaba aad ka mid ahayd dadkii ku taageeri jiray cunaqabataynta uu ku hayo tolkii waxaanad ka mid ahayd kuwii sacabka ugu tummaayay gar iyo gardaroba,Huuno Gudooneey inka dhaaf ilmada yaxaaska ee aad qubayso kaa aqbali maayo adiga iyo adeerkaa ayaa nabaday waxan aad arkayso waxaanad na barteen wax aanaan hore u aqoon oo ah dhiiranaan iyo in aan dhacsano dhulkii uu adeerkaa iibshay kana aqblai mayno cidna.
Qodobada shirka Ciise Waraabe kasoo baxay badhkood waa qodobo fiican aadna u muhiim ah,Sida qodobada 1,2 iyo 4 Inkasta oo aanay is qaban karin qodobka 3aad iyo qodobka 5aad inta kalese wa qodobo muhiim u ah deegaanka iyo dadkaba,
Hadii aan ka hadlo qodobada aan taageersanahay Maadaaba ay beeshu taageereen maamulka iyo madax banaanida Somaliland waa siyaasad fiican waanan ku hambalyaynayaa warkooduna waa cadyahay reerka inay hiil iyo hooba la garab joogsadaan maamulka xalaasha ah ee Somaliland iyo taageerada gooni isutaaga jamhuuriyada Somaliland hambalyo ayaan leehay Ciise Waraabe iyo shirkooda Ceelgaal qodobada 1,2 iyo 4 waa qodobo aan taageersanahay oo run ahaantii ah sadexdaasi qodob qaar dhaxal gal ah.
Qodobka Sadexaad iyo Shanaad waxaan u arkaa iska hanjabaad digaag ismana qabato shegashada Dhulka Samaroon iyo doorashada halagu galo nabadgalyo waa jiirkii intuu ku qaniino hadana ku afuufayay.
Ciisoow ha noqon marti edeb daran Si t’es pas joli soit au moins poli.
Kaftanka hala ilaaliyo cayda iyo aflagaadadu way reebantahay,akhlaaqda iyo asluubta uu leeyahay kaftanka hala dhawro dhamantiin intaasina waa iga talo.
Viva Somaliland ,Viva Ciise Waraabe iyo sadexdooda qodob
http://latino.foxnews.com/latino/news/2012/09/04/22272-guns-bound-for-africa-seized-in-spain/
Ciise han-waynaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,waaar nimanku han-waynaa,ma wali iyo wali,Yah yah,waa waxaan is baday waana wax Aan baray,Hoos Ciise iga xiga,dul Issaaq ay xulafo yihiin,Galbeedna xabashi,Libaxa dadkaan ku ahaa ,Allow soo celi,waar maxaa dacaw iga daba ciyay,waar maxaa meel Aan ka kacay Atoor fadhfadhiistay waase maanta iyo dabadeed
ciise go,aamo wacan buu soo saaray lkn lughaya waa meel la wada dagan yahay in uu gaar u sheegtana may ahayn oo u yidhaah gobalka salal hoose keena
durkiye
dee wax laguu jawaabo ma istaahishid horaan kuu sheegayn in aad naago ku dhex kortay oo aanda meel rag isku hayan aanad iman markaan hadalkaaga arkay aad baan u qoslay oo waxanba ka fikiray in aad yaa ……… lkn macal asif sahal baan kugu dayn ood ciise wada tihiin.
midna waan kaa ogaaday oo uga yaraan fur labe ama ciise itoobiya uga galbeedeya baad tahay markaa meel aanad u dhalan in aad isku daaliso maaha hadaan maanta wax kaa waydiiyo dhulkaa aad u waalanaysid laba tuulo oo ciise dagan yahay ka sheegi maysid lkn SNM baan ahaa hadaad wax ku doonteen dee bada soo gujiya dhulkana dee dadkuu ilaahay ku abuuray uun baa ku noolaan oo leh
BOF!!!!CIISE DENTS FOURCHETTES WAXBA IS LAMA AYAAN WA NA BEEN IYO PROPAGANDA INU ”SHIIR CIISE”JIROO
calidurkiye sland cid waxa kawaydiinaysaa majirto waayo hal xildhibaan baad lasoo bixi kariwaday markaas baa sadaqo laguu siiyaay markaa sland maynoorati baad katahy hadad reer kalabaad slend ugubad aaad xildhibanada somali kusheegta aad biliqasatay ciidanka jabuutibaa lagusiiyay halaka burndi iyo amson lacag qateen la soco
Galbeedi,
sorry aado waxaan yara lahaa tuuji oo waxaan ku mooday nin dhabar adayg badan leh sida maroorkii Issaq-boy, sow adigaan wada buruuray kkkkkkkk.
Waxba ha is daalin ee bal buuggi akhri oo ka soo faalo gaar ahaan page 50 iyo wixii ka dambeeya.
ok lkn dee cilada yar ee codka dumarka leh iska daa hadii kale dee meeshaad joogta waad og tahee waa lagu gursan uun
Galbeedikkkkkkkkkkkkkkka daa waa ciisoo hadal tankaa le uma barane,Sl waa muqaddis Samatarna wuu difaacaa Sl,gorgortan baa innoo yaal qolyahaas reer koonfureed,anuu waxan qoslaa markaan maqli ciise le Snm baan ahaaa,ee markii Snm aan heshinayna ku baryoootamayay abtiyaal raggaa afka marooraa jaro noo dagaye dhulka geeku ha noo daaqo imikana warka Saylac xabaddun baan afka ka bixin wallaahi haddaan ciidankii kalshaale cutubyo ka mida dul gaynin haddimooleyaashaa baqtiga ah annagaan wax arag,imisa jeer baan baaacsaday duulkan cibroba malehe ma duunyaa Allooow
Durkiye, link toosan ii sheeg buuga aan akhriyee. Aad baan u jecalahay buugtaa in aan akhriyo. Khaar badana waxaan ka arkay axmaq nimada iyo dugaag nimada qayb somali ahi kusoo noolayd.
marunbaa sxb salan sare dee bari baan wada sugnaa doorashada dee halkaa ka akhri link durkiye dumar
Notes sur le Harar /par M.Alfred Bardey(1854,1934) oo waliba cali aad wuxu u jecel yahay in la akhriyo wixii page 50 ka danbeeya lkn wax sii wayn ma sheegin qofba si uun buu wax u yara dhigaa
salal
hadad mar kaliya wada muxafid noqon lahaydeen anaa eryan lahaa oo xitaa siliga waan dhaafin lahaa lkn adaan meel lagugu soo hagaago lahayn abti saw markaa in aan isagana sito adna dhinac kaaga yeedho saw dantu ima qasbin; isaaq wuxu leeyahay samaroon lugtaa adaa ii qabtay ina geela basal; samaroon wuxu leeyahay adaa lugta ii qabtay reerkaa ciise ah bari horaan jabuuti iskugu gayn lahaaye;ciisena wuxu leeyahay isaaq baa lugta ii qabtee ilaa dhalashadiisiiye bari horaan harawo iskugu gayn lahaa hadaba yaa inoo gar qaadi???????????
Mahadsanid Galbeedi. Hadaan isha yara marin.
galbeedi,
Sida ragga u kaftan ama u dood waa lagu guursan iyo wixii la mid ahi waxay kuugu tahay doqonimo lafa jabis ah iyo axlaaq xumo xad dhaaf ah.
link aan soo dhigayna waa taariikh soo martay dhulkeena adiga iyo aniga midkeena shaqa iyo shuqul toona kuma lihiin bes waxaan uga jeedaay in aan wada akhrisano adna wixii link kale ah eed hesho soo tuur waan wada akhrin doona.
page aan si gaar u tilmaamay waxaa ku xusaan in ay reerka habar awal iyo ciise magaalada saylac isku fara saareen ka dib markay habar awal diiday in ay bixiso qarashikii ABANIMADA(GUID)iyo kiradii awrta oo waaga ahayd ama joogtay baabuurta maanta la kiraysto ciisana arrinta wuu ka cadhooday waanad yara hidda socotaan hadaad maanta ka dhuumataan bixinta cashuurta Djibouti oo aad ka door bitaan laaluush kkkkkk.
Marunbaa buugga soo wada akhri mid kalana waan soo gud bin doona hadna wixii kale ee aad hayso soo gudbin, aniga waxaan aad iyo aad ii soo jiitay markaan buugan ka helay xitaa maalintuu geeriyooday Amiirkii saylac Abubarka pashe iyo markii lagu qasbay in ay ciidamadii Masar ka guuraan Harar ee la isku dheex yaacay siduu reerka ciise u sugay ammaanka jidkii safarka awrta ee saylac via Jaldeesa to Harar iyo siduu suldaanka uga ugaaskii ciise ugaas Robleh oo markii dambee boqor Minelik ku daldalay magaalada Harar.
horta waxa la yidhi cilmiga ha laguu dhigee caqligaaga la kaasho yaa yaqaana macaga selel ? selel waa haldoorkii ,gaashaan qaadkii selel idiris caaweer (samroon -maxamed case -abrayn) gobolku waa gobol samaroon gorgortana magali karo , waa ceeb iyo nacasnimo in maanta ciise oo inan layaal ahi ku doodo selel selel , xishooda xishooda oo sida aad nagula soo dagteen inan layaalnimo ku eekaada ,ha noqonina qariib edeb daran .
durkiye
hadaan hoos iyo korba wax kuugu sheego isbadal ma jiro miyaa mise waa caare dhalankii luqada dumarku waar hoy waa waxune iska jooji hadii kale yaa waylak kkkkkkkkkkkkkkk
mida kale dee cashuurta aad reerkayga oo qudha aad jabuuti ka rabtaa waa tu noocee ah intaas baan rag koo hor taagan yahay oo aqli ma lihide aad waliba kor u hadlaysaa oo aan haya ninkan ma taqaanaan waa ciise binu ahmed isaaq buu la dhashay lkn waxan filaa dhawaan gacan in lagu saari doono adna cashuur baad ka hadlaysaaye Lafa ciise.COM hadaad wax garanaysid hadii kale afkaa kuu banaan 10 danbe lagu raacin maayo ?
galbeedi,
-iska soo af baro badhi dumaroow,laakiin suaal maxaad uga anfariirtiin markaad maqashaan ama aragtaan maamul ama dawald soomaaliyeed oo ka hanaqaaday geeska Afrika?
-Bal u fiirso hadaad maqashaan Awdalstate,khaatumostate,puntland,kilil5aad,dawlada fedaraalka soomaaliya,Djibouti intaas iyo qaar kalo badan ma ii sheegi kartaa hal maamul oo aad xidhidh iyo iskaashi wanaagsan aad la leedihiin?
-Mida kale ma fahmin waxaad uga jeedo lafa-ciise ee bal ii soo jilci u jeedadaada,aanu taarrikh qoran baan meeshan soo dhigay iyo sidaa reer tolka loo fara saaray markay dhul rag leeyahay usoo xamaalis tageen cashuurna in ay baxshaan diideen, ragi samaroona waxay hoos galeen miiska marka adduu reer abtiga ama taarrikh iyo raganimo ku diffaac ama dheg xumo ha usoo jiidin.
alidurkiye
kkkkkkkkkkkk waxad soo tirisay sawdiga caruurtii soo kaxaystay maaha kulahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk intaas oo maamul war anuu ku maqlee yaan qof kale ku maqlin maalin horaan kuu sheegay in ay wax jiraan maad saylac and lughaye state ku soo dartid
horta anigu maxaan gacan kuu qaadaa ragaa samaron ee aan kaa hor joogo hadaan fasaxo siliga dhinaca shishaad ka mari lkn bal waxad seegtaa dagaal qudha oo ciise samaroon uu ka guulaystay taariikhda aad sheegayso lagu maqal mida kale laba uun baan kala saari laayahay in aad afkay banan tahay oo wixi kugu soo dhacaba aad iska qorayso iyo in aad dadka aad wax ka faaidayso is leedahay hadhaw aad ku dood is ledahay