Tolku Muxuu Doonayaa?



Categories: Suugaan(Somali Literature)

20 replies »

  1. Isku duubni, ni plus ni moins…

  2. Qoraagii Richard burton ayaa qarnigii 18aad mar uu dhex marayay dhulka Gadabursiga ka sheekeeyay khilaaf soo kala dhex maray Reer Ugaas Samatar iyo Reer Ugaas Cabdille khilaafkaasoo ku saabsanaa dhaxalka Ugaasnimada,waa sanadkuu geeriyooday Ugaas Rooblihii 1aad,caruurtuu ka tagoo aad u yar yarayd gaadhina wakhtigii la boqri lahaa ayaa waxa damac xaga hogaanka Samarooni galay reer Ugaas Cabdille oo markaa Ugaasnimadu ka soo wareegtay,dagaal ayaa dhacay rag ku dhinteen,aakhirkiina Samaroonku u hiiliyeen Ugaasyadii xaqa ahaa waa kan qoraalkiisii aan ka soo xigtay buugiisii First footsteps in East Africa ……

    The Gadabursii are as turbulant and un managable like the Issa,though not so blood thirsty.Their late chief Ugaz Robleh of the bait Samatar sept left children who could not hold their own,the turban was at once claimed by a rival branch the reer Cabdilleh and a civil war was ensued,the lovers of legitimacy will rejoice to hear that when I left the country Ugaz Nur the son of the former prince rainy was likely to come to his own again.

    Inamadaa uu ka tagay Ugaas Rooble waxa ugu waynaa Cabdilaahi Ugaas Rooble,waxa dhashay naag la dumaalay lamana ogalayn xeer Gadabursga in la boqro inan dumaaleed sidaasuu ku waayay Ugaasnimo.Wuxuuse noqday Sheekh waynoo caana dagina jiray buurta Sheekh Cali Jawhar dusheeda isaga iyo inankiisii sheekh Barkhad le,isagaana dhisay gidaarka dhagaxee ilaa maanta halkaa ka dhisan,gabadhiisii Xaliimo sheekh barkhadle ayaa guursatay sheekh cali jawhar some how magiciisii ayaa imika buurta lagu sheegaa,waxa kaloo tafiirtii Aw Cabdilaahi ka mida sheekhal baladadii Boorama sanadihii la asaasay maxkamadaha xukumi jiraye qaadiyada iyo ninkii qoray far Gadabuursiga Aw Cabdi Qaadi nuur.

  3. Halkaa lagu aasay Ugas Rooble waa xad beenaadka dhinaca Awbarre xigta,dhagaysta ninka sheekhee maqaamkaasi siduu u sharfayo Samaroonka iyo hidahooda saree lagu faano,barnaamijkan meelaha lagu aasay boqoradeenii waa mid aan anigu maalgaliyo kaligay kuna baranayo rootskayga waadse ila wadaagi doontaan waxii dhextaalee aan wada leenahay.

  4. Waxaan sugaaba waa canaasiirtii oo igu kacda uguna horeeyo kii Salal waanse u wada jilib dhigi wadana dhangadayn looool.

  5. Mar labaad ayaan baafinaya geesi Makaahiil,salaana u dirayaa…………

  6. hooyadaas si fiican ayay u buraanburtay wax wanagsana way ka hadashay waxaanan leeyahay waar ragoow noqda kuwa ka fikira horumarka iyo midnimada. wax kastana ku saleeya demoqoraadiayad taas uunbaad khilaafkak kaga bixi kartaana. yeesha gudoomiye guud oo ah gudoomiyaha dhaqanka iyo siyaasada idinmatala. hana noqdo mid wareegto ah oo mar qof lagu dayo. si isbedel loo sameeyo dadkuna u dareeman in uu xilkastaa meerto yahay loogana gudbo aniga uunbaa kaligay wax ah. wadajir iyo wax qabad inshalah reer hebelaay oo laga gudbo in loo gudbo maxaa taqaan iyo kartida qofka.

  7. Deeqaay huuno waad aragti dheertahay waana sidaan jeclaan lahaa in loo wada fikiro hadaadse bulshadeena u fiirsatid maanta ayay qabyaaladii ugu daran tahay dadkiina chronic ku noqotay,Deeqaay marba salaadii la joogaa la tukadaaye dantaa inagu khasbaysa mar mar inaan qabyaaladayno waase laga gudbi inshaalalh,Reerkan Samaroona gabalkiisa dhacaya wakhti hayskaga lumin nin waliba kaligii inuu tukubay ku roontahay…

  8. Godan waan ku salaamay.
    Hawl ayaan ku maqnaa – waanan ku soo guulaystay “Ugaaso”.

    M’y voila cherrie.Ma l’Ugaaso ou bien ma Raine.

    Ex Geesi Makaahil.

  9. guul ayuu ku dhamaaday shirkii ciisaha ee gobolka ciisaha uga socday dadka deegaanka ee ka tashanaayey dantooda
    waxa la yidhi dantiisa nimaan aqoon maro duuga horteed ayuu dhamaadaa
    ciise waa dad dantiisa yaqaana oo dalkiisana daacad u ah oo khilaafka iska ilaaliya
    GUUL DHIRKII TAWFIIQ

  10. saxid GUUL SHIRKII TAWFIIQ EE CIISAHA

  11. Geesi waan fahmay inaad mashquushay markaad ninkii ku jawaab celin wayday ana barnaamijkaa kharash badan ayaa soo ururintiisa iga galay mana rabin inaan halkaa ku soo daabaco buug ayaan ugu talo galay adiguse igala soo xidhiidh

    Suad-sheikh.hotmail.co.uk,wixii suurto gala waan isla eegi doonaa.

  12. Salaan ka dib, waxa la filayaa dhawaan in uu Ugaas Cabdirashiid Araabi tago, oo uu war Samaroon oo dhan isku keena kaga dhawaaqi doono, ee Hildanaw bal warkaa ka wardoon, haddii aad hayso odayada Jigjiga.
    Haddii kale la hadal X. maxamuud Aare 00251915741449.
    waad mahdsantahay.

  13. Hildaan!

    Wallayaal, kaa saaraa telephonedaa dadkaa iyoo odayshaa gadabursi internetku waa public !!
    e-mail dinaan haa wada qorinaa lakiin maldaha
    example:
    test@hotmail.com
    waxaa looqoraa test at hotmail.com
    the reason is that there are little programs called bod that patrol the internet and who will pick your e-mail and will start sending you junk e-mails

    for you interest and for the interest of others

  14. Asalkeeda Saylaceey Dhaqankii Gdabuursiyeed

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: