Categories: Warka (News)
Related Articles
-
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
-
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
-
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
-
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
-
Maanta Waa Maalin Khayr Badan: Soo Dhawoow Ugaas C/Rashiid
-
Professor Axmad Ismaaciil Samatar: CANARY IN THE COAL MINE (Somalia)
Ugaaska Beelaha Samaroon Ugaas Cabdirashiid Ugaas Roble oo ka qaybgalay Aaska Marxuum Males Zenawi.
http://www.boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=2173&catid=34&Itemid=53
darbi reernuur
waabadka soo dartay malagu yidhi waar ma gaalkii balas ayaad marxuun ku sheegtay mise micnaha marxuunbaanadba fahmin walee waa yaab ilayn hadii yaman latago iyo rooma reer magaalxumaa jirta
Darbi adiga iyo intii kale ee Meles ka bakhtiyay samir iyo iimaan…
Darbi ku duceysta adi iyo godan sida sujuuda ana aaamiin idin idhaahdee
Rabanaa hablanaa
ugaas samarooniya
waa qabiil makaahiiliya
waa reer laandheeriya
waa kursi wasiiriya
waa kursiteen xildhibaaniya
waa gadabuursi kala qaybiya
waa awdal sii qaybiya
waa doolar urusiya
faataxa
Haboon kkk,Booramana waa raaskayagii kkk,taa ha iga ilaawin .Waana runtaayoo aad baan ardaayadii Makaahiil u qaramaynay beryahan .
k.k.k.k. What are some really funny words…..?
5 kursi wasiiriya wa cishiriin xilibaaniya , Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Ahlan Princess Godan
Baryahan ma tacsidii adeerkeen baad fadhiday xageed ka dhacday boqoradaydii,Meeshan hadaad ka tagto ana joogimaayo oo laan gaabyadaa inagu urura markasta ,
Haboon cisha dhaw shaqadeeda way qabsandoontaa saw maaha….? nooloow Ugaaso Sharaf bay ii tahay in aan gabadh Reer Ugaas ah agteeda ka dhawaado.
Darbi kuwan iska daa cudur Makaahiil ayaa galay anigu aad baan u dhabar adaygay uguna dulqaatay kuwan aan boqorada u ahay kkk.Darbi huuno anigu Ugaaska aadbaan isugu dhawnahay isuguna egnahay runtii,awowgii Ugaas Doodi iyo awowgay Qaadi Nuur ilmaadeer rumay ahaayeen.Hadaad i aragto waad yaabi lahayd sidaan isku shabahno Muqdishana aad ayaan isugu xidhnayn yaraantii sidaasaan u jeclahay Ugaaska.
Adigaa Melesoow jiitayoon dunidan joogine
Adigaa jidkii lagugu wadi jimic la,aaneede
Jahanaba la geeyoow hadaad aakhiroow jihatid
jameecooyinkii iyo hadaad jawhartii aragto
Nimankii janow kacay war bay jirin inshaaleeye
Sida eebahay kuu jaribay mari jawaabteeda……
Shaki kuma jiro in Meles soomaalida u darnaa, Ethiopiana dano cadaawe ka leedahay dhulka soomaalida guud ahaan. Hase ahaatee wuxuu ahaa nin dalkiisa u daacad ah oo si aad u hufan ugu shaqeeya.. intuu talada haystay wuxuu u dajiyay nidaam maamul oo u suurto galiyay inay Ethiopia xasilooni hesho iyo koboc dhaqaale ilaa heer ay noqotay wadanka Afraad ee Afrika ugu dhaqaale wacan..
Aadbuu uga duwanaa maamuladii axmaarta ahaa ee ka horeeyay ee iyagu ka shaqaynayay kaliya horumarka qawmiyadooda.
Godan, PROJET-ga cusub eed beryahaan wadid….ma PLAN C baa ?
Haboon intaanan su,aashaada ka jawaabin maxaa ka hirgalay ayad is leedahay projectkii 1aad iyo kii 2aad?Haday jawaabtu waxba tahay kanaa hirgalaya waxaan ogaanay in beelaha M yihiin boqolkiiba sideetan reer sheekh Samaroon,markaa waa majority leads the minority kkk,waxaan ogaanay hadii kuwan aad loo qarameeyo in inta kale la sandulayn karo kkkk.
Kaftan.com. Waa qorshaha cusub lana magax baxay mashruucii 3aad.
assalamu calaykum walaalaha website ka hiildan runtii waxyaaba qaar illaah baa xukuma qof hadii uu dhinto gaal iyo muslinba ILLAAH swt ayay amarkiisa ku dhacday xisaabtiisa marsiinaya haduu doono wuu saamixi karaa haduu doonana waa uu cadaabi karaa balse inagu qof dhintay (muslin) amase baqtiyay(gaal) waxba kama ogin waxa qabriga uu la kulmaayo kan muslinka ah in aan u ducayno waa waajib kan kalena ILLAAH baa sharkiisa na dhaafiyay waan oran kartaa balse wixii ka danbeeya ILLAAH bay xukunkiisa tahay ILLAAH islaamka ma mideeyo hana ciseeyo
sorry ha midooyi hana cisooyo ayaan ka waday
Godan, tii 1aad iyo 2aad, waxaa ku seejiyay talo iyo tol diid, bal ta 3aad haday hirgasho…
“HA NOQON HEERYADIISA CUNE”
hiildan maxaad wax uga soo qori laadahay shirka beesha M/Case uga furmaaya saylac waa war iga farxiyey waanan hambalyeynayaa waxaanan leehay waa in lataageeraa oo lagu dhiiri galiyaa cidii hindistay
http://www.boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=2210:qabanqaabada-shirweyne-aan-caynkiisa-oo-kale-hore-loo-arag-oo-beesha-maxascase-ku-qaban-doonto-magaal
waa war lagu farxo si inagana culayska la inooga yareeyo la inagu hayo xaafadi waxay xaafad ugu wareegti waa xasarad.
Inkastoon Wanaagiyo,Wehel Kaa Sugaayoo,Inkastooon Wakhtiga Qaar, Kugu Weehan Jiray Bari .
Markaad Wada Jirkeenii,Wiiqdayeed Irdhaysaan,Wehey Weheey,Kaa Calool go’ay.
Waayihii i luri Jiray,Haduu Wiida Kaa Dhigay, Markuu Wanaag Kuu Eekaa, Waataad Iga Weecatee.
Caashaqa Warkiisiyo ,Wadhidiisa Ila Raac,
Haduu Wiida Kaa Dhigay, Markuu Wanaag Kuu Eekaa, Waataad Iga Weecatee
Inkastoon Waxyeeliyo,Kaa ilaalin Jiray Wadhi,
Inkastoon Wadnaha Jeex,Kaaga Waabay Hoy Wacan.
Markad iga Wareegtaan,Anna Kaba Weecdoo, Wehey Weheey,Ka Calool go’ay.
Waayihii luri jiray,Haduu Wiida Kaa Dhigay, Markuu Wanaag Kuu Eekaa, Waataad Iga Weecatee,
Cashaqa Warkiisiyo ,Wadhidiisa Ila Raac.
Salaan sare bahda, intaa ka dib, Meless waa sida uu sheegay Isaq boy, waxa uu ahaa nin wadani ah, horayna u mariyay wadankiisa iyo qoomiyadihii la yasi jiray ama la cadaadin jiray sida Soomalida, hase ahaatee marka laga hadlayo, arrinta Soomaliya, waxa wayn ayuu u gaystay oo waa ninka u qaybshay gobolada maanta jira.markaa qiimayntiisa waxa qiimaynaya waa dadkiisa, soomaliduse waxa ku haboon in ay madaxdeeda qiimayso oo ay iska dhaafto qabiil.Meless waa Tigree marka laga hadlayo qabiilkiisa waana dad yar, maantana 82 milyan ee Ethiopanka ahi way u wada ooyayaaan. Why?
kkkkkkkkkkkkkkkkk
Nimco Jaamac waxay noqotay Saado Calida Djibouti.
Isaq Boy
Mama Nimco Jamac nooloow
Isaq Boy Nimco waa Mamo Hooyo sharaf leh waxyna ku jirtaa mucaaridka kasoo horjeeda kaligii taliyaha DJibouti.
Ninkan Ismail Omer oo ah sixiroole ayaa ka hadhay kaligii talisyadii geeska Africa oo dhacay ama dhintay.
Maalinta uu xakunka ka tago ayaa ugu horeysa Samaroon karaamo iyo shafar,Ninkan ayaa farogalin qaawan ku haya gobolka Awdal gaar ahaan xeebta gobolka Zeiylac,Cabdulqaadir,Lughaya ilaa Garbo dadar ayuu dhigtay dad uu siiyo munshahar oo iskugu jira Mamaasan iyo kuwo ah qabiilo kale sida Sacad Muuse si loo curmaayiyo gobolka Awdal,Waxuu la socdaa dhaqdhaqaaqa dhalinta dhiiran ee Samaroon,Waxii is dhaqaajiya wuu xidhaa,ama dilaa aakhirka wuu sixraa ama sumeeyaa.
Waa dhiigyacab xun oo ah nacabka Samaroon.
Darbi
Haaye mucaaradnimadeeda waxa laga dhan-dhansadaa ciisanimo ee lagama dhan-dhansado Djiboutinimo.
Maalin dhow waxa ka soo socota… “Dahabshiil ha dhigan” sidii Saado Cali looool
Darbi,
Waar maxaa ku waalay adiga….inaga yaa i noo hadli jiray, calanka markii la qaatay wax yar ka dib sowkii ina guleed shir iskugu yeedhay ciisaha…laguna heshiiyay sidii laga yeeli lahaa…
Faransiis ma ciise kaliya eryaday mise waa loo dhana ?
Gadabuursina ma IOG kaliya eryaday mise ciisa u dhanaa ?
Bahashu waa wareegto….
Kuteh facuura ninkaa wad wada fous l’camps ku dhaha…anagu waaban u heesnaa…
Vivaa Madame Khadra et Madame Shafeka
Sorry video kale gacanta igaga dhacday
Ala dadku xaasid sanaa, videoga haa ii soo ddhigo haduu qof igu dhaamo…
waxaa ku qoran : Bilan soo dawow
waa heestii loo qaaday Khadra
sorry waan ka xumahay haday soo bixi weeydey..
baashiihi ku dhalay Baar hooyadii, beeshii ay ahayd
bah ayeeyadaa yaa ku baashire bilan soo dhawow..
Haboon.
Tan miyaa?
Wiil Isaaq maya waan tan
Wiil Isaaq
marka la soo kopiyeeynaayo odeygan ayaa ku hoos jira….
you tube uun ka dhagayso ha ku daalin
sidaa u qor Bilan Sodawow
Hiildan please inaadeer ka saar video badan ee ku khasaaray mahasanid
Isaq Boy
Inaar maad iga daysid tan yar aad baan u jecelahay caawa dhan seexan maayo,Yartan mar waxaan damcay in aan dateed u galo fanka oo aan hees hees bilaabo ayada darteed mar waa la guursaday ayan maqlay hadana waxaan maqlay in ay wali tahay nin la’aan taasina anigay ii tahay fursad.
Facebook ayaan ka raadiyaa kolba waxaa igusoo baxda mid qaadatay magaceeda oo ah naag kale markaan meel fiican isla marayno ayay ii sheegtaa in aanay Ikraan ahayn hadana waan ka wareegaa ilaa intaan helaayo manasanaayo bal kasoo waran adaa degan UK bal ciwaankeeda oo sax ah isoo sii oo i caawi sxb ilayn in badan baan meeshan ku wada jiraye oo aan isku ahayn bahda Hiildan.com.
Qofkii iisoo fududeeya ciwaanka Ikraan Caraale qabrigiisa ayaan Ubax dhigidoonaa sanadkasta haduu iga horeeyo.
darbi reer nuur kkkkk waad la weyday ikraan caraale waa la guursaday youtubka ka eeg iyada oo aroos ah oo waliba sidii reer yurub u dhaqmaysa jacal aan lagula wadin wakhtigaaga yuu lumin
HABOON
u soo gali ikraan arooskeeda ha samree
DARBI
KKKKKK….xataa anaa yaa haboon….? aar bal u hagaaji hiildanoow alla maxaa meesha video ku khasaaray maanta gacantaa igaga dhacday ku lahaa.
DarbiSamaroon
kkkkkkkkkkkk
Waan ka xumahay sxb aad baad u daahday.. Asxaab baanu ahayn isku tuulo ah waliba halkan lol.. waa lala kacay ee niyada ka saar..
Waa la qabaa anaa kuu huba..
Laakiin Fiskay jago ka banaan tahay sidaan maqlay ee halkaa diirada saar oo u wareeg looool
Darbi, kir waryaa…
trein ikraan wuu ka tagay…..ku kale yuu ka tagin….
meeshani waxay noqotay caajis.com car mamaqasheen calidurkiye iyo sahal waxay mashquul kuyihiin shirka ceelgaal waxay isku dayayaan inay 12 xildhibaan ee degmada saylacba ciise noqdaan halka reer an ogahayna sirtoodoodhanba internetka ku qoraan.
hurdaayoow kacoo hurdada katoos
sugaayoow sadkaagii waa lacunay
kii hiildana yawmal kaafbuu seexday mise cali buu kacabsoonayaa
maxadcase xinlagawaayey waa madax dhiiglagawaayey ha idayso
mise makaahiilka uunbay xoog iyo xinba uleeyihiin?
Firdhisaye Jacaylkii Sawdigan Ka Farobaxay Waaaaaw ,Faham Oo Ujeedada Faraskaagii Laga badi.
waar kii hiildan ma Meles buu raacay xaguumaray
Are you ok hiildan?
Aisha
hiildan sadex dhadhaarbu ku wareejiey kuwaasoo kala ah Darbi, Isaqboy iyo Haboon. Dadkii kalena weyka huleeleen baan filayaa.
KKKKKKKKKKKKK Hiildan Ciisaa inan la,yaal ah wayka socon waysay oo Sahal iyo Cali ayuu Ceel-Gaal kaga dabo yimid iminkana malaha Boon buu solay u doontay.
-Hoooy akhyaar yahay jimce wanaagsan,ma walaad hadlaysaan oo warba idin hadhay?
-saxiibkay hiidan yare wuxuu orod ku jiidhay buurti libaaxlay soona jeesan maayo intaan noolahay ee ay naftu igu jirto waanaan sii durgin doona ilaa aan soo taabto xuduudkii 1960-kii naga dhaxeeyey.
-Aisha Luulay aduu maxaad miskiinka Hiildan ugu dabaal joogsan ood jarka uga tuuri,waad og tahay in aad adiguuba buurti oday Dudub ku aasna orod ku fuushay xarriiradna aad 20 km barigeega meel ka sokaysa aad joogsan kariinee in aad Xariirad sidii cawl ilma laga qabtay hoos usoo eegtaan mooyee!!!!!.
-Kuwii reer Boorama ee halkan doobin jiray waxaan ku leenahay:MARKAY BUGTU JOOGTO BUUL MA GALNEE BALAAYO KU RAALIBAAN NAHAY HADDII XARBI JOOGO LA ISMA XANTEE XINIIYAHAA DAWLADDA NAHAY haweenka ha ku daba dhuumanine soo baxa kkkkkkkkkkkkkkkk. kaftan.com
durkiyoow anigu wax waan kuu ogalay laakiin Cabdiqaadir waxa ku aasan Ugaas hiraab dad soo sawiraan diray maqaamkiisa lhalkaa waad ka kici baan filayaa ilaa waa dhulka ataarka lagu calaamadiye boqoradayadii lagu aasee kkk waa inoo labadeena iyo cabdiqaadir sida Hiildan kaa dhuuman maayee waan ku dhangadayn kkk.
cali cade reer mocoy aad baad umahad san tahay mar hadaad sheegtay inaad dhulkaygii iga qaadatay xoog iyo farsamo midkaad doontaba ku qaadoo.
waayo waadigaa yidhi orod baad isdhigteet. dee mar uunbaan soo rogman sidii daadkoon bada kugu dari waxaa ka xumaan lahaa adoo yidhaahda waa dhul ciise xuduuda 1966 waatii sheetay gabadhii heelada tuntay ee tidhi
DANBALI WAA DAARI SAMAROON
DULBICIIDBAA LA DEGAYAA
XUDUUDKUNA WAA XADIIDKII
cali xadiidku halkii maraan ciise iskugu iman jiray dagaalana way jireenoo la isma dhex digijirin
Godnay,
ma waxaa kuugu dhacay saar qabuureed?waataan habeen iyo maalin qabri hebel kaaga dhegtee !!!! hadaad sheegada joojin waydo waxaan adigaa daraada u gali doonaan ururka al shabaab si aan wixii qabri ah eed noo sheegtaba cagta u marsho kkkkkkkkkkkk.
Aisha Luulay reer mocoyda dulmiga u reer tolka ku hayo ka qabo in aad xadidka wax degtaan waxay idin ahayd hami boqol sanno jirsaday hasayeeshee waxaa la yidhi laga barayba laga badi maanta waxay diraadu noo saaran tahay Qulujeed iyo Bonn iyo Baki et pourquoi pas Boorama sheegad haysaan runti.
calicade horta inaan kaa hadliyo uunbaan raboo hadaan hadal iniga waayo adiga iyo sahalba waxaan kabaqayaa waxaad ku maqan tihiin oo waxaan isleehay ragii sirta samaroon oodhan ogaa malaha wayba jabhadays tegeen
dhulkana intaan hadal hayniba waadanoo hadaan isku layn wayno sidanoo kalaa looqaadanhttp://www.boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=2263&catid=34&Itemid=53
sorry waakan
hadan waykan caliyoow malaha halkana waabad iigu imanhttp://camuudnews.net/2012/09/03/daawo-sawiro-ishaadu-ubogayaan-oo-seerihii-borama-oo-indhuhu-kuu-qabanayaan-indhiihii-basaaso-beeraha-borama-ma-
raali ahaw waan ku baranayaaye http://camuudnews.net/wp-content/uploads/2012/09/DSC00320.jpg
sawiro badan bay ahayd waan soo qaadi garan yaayey waxaan rabay inaan kugu cuuciyo
Aisha Luulay,
aniga iyo sahal toona tagi mayno jabhadayn iyo wixii la hal maala sababto ah ma jirto wax naga dhexee oon ka hayn jaarnimo iyo gacaltooyo qota dheer,raga reer boorama markay qurbaha yimaataan waxay isku qaataan wad ka bax oo waxay doonan bay ku hadlan markay dhulkii hooya joogana waa awr hayin ah oo haddi afka farta loo gasho way ka cabsooda in ay xitaa ku qaniinaan bal u fiirso waxaa hanjaabaad iyo caga-juuglayn ka soo yeedhi maalin walba ee iyagii uun dib ugu noqon waan yaabnay runti kkkkk.
Boorama iyo quruxdeeda waan la soctaa walee dhul ilaahay ku manaystay doog iyo barwaaqo oo waliba ku haboon in aisha Luul oo kale lagu daadaheeyo iyadoo sinta ku haysa afar foole cududa weyn oo ciise ah, laakiin macal asaf horaa loo yidhi ciise dhul ma deeqo,issaqna hadal ma deeqo gedabuursina xoolihii ma deeqaan quruxda Boorama waa wax kuma yaal, bal waxaa soo barwaaqa reerka illaahay siiyay ee sidii Oromaddi buur madoow uun ka dhamaan la, dhul ciise ku yuus iyo faqri lafa jabis ah, alloow sahal amuuraha samarroon aamiin.
kaaley baykan wax update gareeya miya la waayey maalmahan?
Cali
Muxuu tolkaa xukunkan Soomaali oodhami maanta usoo hadhey udeeqi waayey intaad leedahey r.borama, borama quruxdeeda arki la.kkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Aarmaadka deysid nimakaas R.Borama la iskuma soo jeediyee. R.Borama maanta waa nin qoyani miyo iska dhawro ee yaaney inga daadan caano jabuuti intaad xeeb hungureynaysaan. Inigoo dowlad Ciise layiraahdo oo ah ta kaliya ee maanta umada Soomaaliyeed aduunba ka sheegato haysta oo xukuma ta siiraanyo ilaa banaadir hadii aad xeebta saylac iyo xariirad itaal moodeen waa waxaad ka heshaan.Koley Ciise waa dad dhaqanka yaqaana ee dhul raadiskey ku xumaadeen kkk. nimanku dhul jeclaa. R.Borama inama kala yaqaanaan sababtoo ah hadalkiina, lahjadiida iyo aragiinuba waa isku mid sidaa daraadeed waxa dhici kara in R.Borama ina kala garan waayaan.
Haduu qaran quruumuhu yaqaaniyo, qoomkaba utaliyaan inad daris wanaagiyo xeerinweydo xuduudaha dadkaa kale sow dibu socodnimooy maaha. Shabeelka Djaboouti dhex hurdaad toosineysaa kkkk.Samaroonkuna weyku qasban yihiin iney dhulkooda kale xor ugu noolaadaan sida Saylac iyo Gabiley hadii kale ee jago ugama banaana Borama na noqonmeyso Qaahira.
Ku darsoo madaxweynaha djbouti waxa kasoo muuqda calaamadihii dictatorka oo dadkiisa ka jeediya duruufaha maalmeed si uu cimrigiisa usii dheereysto. Siyaad Barre miyaanu Soomaalida ka dhaadhicin Itoobiyaankaa dadka cuna si waxa uu laaq laaqanaayo loo ilaawo tee mudane Geele sidii buu Ciise la rabaa inuu iskaga jeediyo arimaha Soomaaliya.
Qudbadii Farmaajo
http://www.youtube.com/watch?
v=KZ5aytv1YJ8&feature=player_embedded
Qudbadii Salaad Cali Jeelle
Axmed Ismail Samatar