Maxay Tahay Falsafadda Ka Danbeeysa In Carruurteena Lagu Baro Culuunta Galmada,Ee Iskuulada wadamada Yurub?: What Is The Philosophy Behind The Sex Education Of Our Children In Europe Schools??


Categories: Warka (News)

36 replies »

  1. soomaali xaalkeedu waa itooboo ha i sarin, intoy wadan koodii soo burburiyeen bay eedaynayaan umadda dhulkoodiijoogta mida kale gaaladu ma iyakaa uyeedhay miyeyse iskoolo gaara sida yuhuuda samaystaan haday caruur ubaqayaan.

    ninkan cabdixakiim su aalo badan baan waydiinlahaa hadaan habeenkaa daawanlahaa waayo wuxu ku celcelinayaa anagu markaan wadan kayaga joognay waxan lanooma dhigi jirin iyo caruurta in waxan loo sheego maaha laakiin kamuu fikirin hada aduunku ma sidiibaa mise wuu is bedelay ilmahan hadii abad udiido casharkan iskuulka imisa cashar oo bilaa iskuuluu daawan karaa wakhtigan xaadirka ah moopil,computa,tv,book iyo imisa meelood oo kaluu kadaawan karaa wax ceeba oonad ogayn hadaadse ka saarto xiisada ceebta ah caruurtii kale ee classmate ka ahaayeen saw uma sheegayaan wixii oo dhan kliya waxaa u banaan caruurata maanta joogta inaad adna dhankaaga xooga saarto in wixii xun ad nacsiiso iyo inaad diinta barto laakiin wadan nidaamkiisii wataan u bootaynayaa waxba kaga qaadi maysid

  2. Waa sawir aan ka soo qaaday meeshii lagu aasay Ugaas Nuur,tuulada dirri,waa xadka mase foga 2006kii mar aan qabriga siyaartay anoo jooga Boorama lug ayaan ku tagay waa buurta Saw dhinaceeda.Waxa la aasan nin la yidhi Magan Cali lana sheegay inay beelo Isaaq ihi ka tafiirmeen ninkii haya wax wara ninkaa Magan Cali siiba dhalinyarada beesha dhexe waan u baahnaa warkiisa.

  3. Godan aduu ma qabriyada iyo Ugaasyadaad caabuddaa?waxad ogaaataa in Ugaasyadu xoogga Samaroon ku socdeen,markaadse is bidday kelidaa,waadigaa meehanaabaya EE saas Crka u xaji wardigooduna yuu ku toobad seejin duq waayeel ah baad tahaye,Awowogay awowogay duun bay haysaa tan ma gablan baa horta?istaqfurullaahuye,mawduuca laga hadlayo fikiradaada ka dhiibo wax-yahay Qabuuraha lgu falay.

    Mawduucaas ahddaan ka jawaabana,maxay tahay falsafadda ku jirtaa in caruurteenna qabyaaladda la baro?taasaa Soomaali hor-taalla

  4. Godan al-shabaab yay ku soo weerarin is jir ?

  5. Salal halkaad igala qaaday waan la socdaa,aad inaan kuula sheekaystaan jeclaa ka qaado Emailkayga Hiildan,dadkana taariikh dhaxal galaan u dhigaa ka socota Oodweyne news,Toga herer iyo Awdalpress,raganimadaas ma leedahay adigu?Halkan ku kala bogsan kari maynee dhufayska ka soo bax si cad ii abaar diyaar ayaan u ahay inaan Tel numberkayga ku siiyo hadaadse halkan igula tirsatid sumcadaad inaga dilaysaa waxala odhan raga Samaroon waa naago la tirsadayaal.

  6. Haboon de markaad ii xiistay soo noqdaye waxaan soo helay 16 meelood oo la wada ilaalinayo boqoradiinii ana awoowayaashay kkk ,ku aasan yihiin ma kula tahay 10 ka mid ihi inay Soomaali land gudaheeda yihiin lana wada xafiday.Si joogto ah ayaa Awdalpress looga sii dayn doonaa maalmaha soo socda ka copy-garayso halkaa…………Arrintani dhirbaaxo xoogay ku noqotay qaar badan………..

  7. Godan kuma xiisine , waxaan arkay adoo sidii islaan maseyrtay, ama nikii ka dhintay oo dumaal raadinaysa ayaad kolba qolo kale qolal kooda ka dhex qaylinaysa dee ana qoorta uun baan ka soo daba ridee balo ma jidho…

    Qof dhintayna waa loo duceeyaa ee lama siyaarto…

    Taariikhda Ugaas Nuur waa taariikh qaali ah oo Gadabuursi oo dhan leeyahay wax adiga kuu gaar ah maaha…haday run kaa tahay meel kaliya u samee ee bahdilaada ka daa, sidii wax aad ku dawarsanayso aad kolba qolo kale u soo akhriyaysid…

    Kii sahal ayaa siduu u lahaa waataan gadabuursi idin la xaasuuqay ee isaaqoow been axmadiya maad igaga baxdeen, markay abaartu dhamaato aan wada hadalno shir been axmed ha galno, waaka aamusay marki kursi la siiyay, dawarsigii been axmedka ayuu ku helay….

    Dee adna wax waad ku heliye iska wad, ina boqor baan hay, kolay anigu Gadabuursi baan ahay, somali inaan ka dhex baxo ayaan jecelahay, oon gooni isku taago oon oromo, canfar, amxaaro, eritreya sidooda oo kale qoomiyad gooni ah ahaado, ilaahay waxba kuma aha inaan taa gaadhno…

    Somali UF…diin iyo derisnimo ha naga dhaxayso…

  8. Ilaahay waaxan ka baryay rag sidii Axmed Guray iyo Ugaas Nuur u soo baxaa Gadabuursi oo mideeyaa…amiin

    Gadabuursi wuxuu ahaa qoomiyada kaliya ee habar haar u kala fadhiyin ee mideysnaa hogaana lahaa….alloow noo soo celi sharaftii aan geeska afrika ku lahayn iyo dhulkayagii…amiiin

  9. Qabrigaa Ugaaska dayactir ayaa ku socda waan soo dayn marka la dhameeyo waa dhaxal gal in la gaadhsiiyo dadka inaga danbeeya kamana baqo wahaabiyiinta cusub waan u jilib dhigi karaa markaan joogo wadankana Qudbiga Ugaas Cali Makayldheere iyo kuwa Ugaas Nuur iyo Ugaas Rooble iina dhaw intaba waan siyaartaa u soo duceeyaa dayactiraana intaan ka gaadho.Haboon waan ogay in taariikhdani tahay dhextaal aniguse xoogaa xaga xog ogaal nimada ayaan idin dheeray oo de tafiirtoodii ayaan ahay kuumay suurto gasheen inaad isku keento meelaha ay ku aasan yihiin waxanan la kaashadaa odayo waawaynoo reerkayaga ah hayana taariikhda lamase bakhiile waan idin soo gaadhsiiyaa sidaasaanan u wada socon doonaa………..

  10. Godan,is-xigsiin wax kuma soo noqonayaan,waxa lagaaga baahan yahay Ugaasyada ki u horreeyay in Aad soo hesho sheegtana sababtii keentay in loo beddelo beelaha Galbeed K5 Aad,anigu waxba ma diiddani keliya waxa loo baahan yahay in la wada hadlo oo beeshu isu timaddo,lkn adigii baa le awowgay buu ahaa Oo duulinaya yirahdana beelaha waa la addoonsan jiray iyo mag baa 50 ahayd i.w.m waxanse ku leehay hana ceebayne meel naga fadhiiso,shalaad Issaaq adoo dhex jooga lahayd waxa la arkay Ugaas Samatar oo qabrigiisii ag fadhiya koob dahabana haysta sidii wax AAd dadka uga sheekaynayso Diin iyo Dacawo EEarrinka tolka u soo celi.

  11. Salal anigu wax walba diyaar ayaan u ahay nin odayana waad tahay aniguse reer Itoobiya ma ihi reer Boorama asalaan ka soo jeedaa waliba reero asaaskii magaalada xaga cilmiga aad uga qayb qaatay ahna dadka kaliyee maanta sheegan kara magaaladee loogu yimi,aad ayay kuugu adkaanaysaa inaad Boorama anoo reer Ugaasa iga sheegatid adoo Habar cafaan ahina sheegato waa halka ay iska qayb san laadahay taariikh gacan ku rimisaad wadaa ana waxan ka soo jeedaa reero gacanta ku hayn jiray hogaanka Samaroon qarniyo wax kastana qoraal kaga tagay oo xog ogaala.Su,aasha Ugaaskii u horeeyay sida loo boqray de waan wada ognay ilaaha wax qaybshaana nala doortay taajka reer sheekh samaroon ilaa maantana waata inankayaga meeshuu istaagaba loo wada taagan yahay waa in la noo haneeyaa.Mar marna de waa laysku yara tufaa halkan kaligay wax ma caayo imisaa Makaahiil lagu tufayay halkan ilaa dumarka no hard feelings dee.

  12. Isaaqa sidaan u xidh xidho u fiirso markaan la baxo Ugaaso Ina Boqor iina dhagaystaan kkkkk,waan ka helaa xagaas.

  13. Horta Ugaaskeenii maxaa war looga maqli waayey? Jig-Jiga hadii aan tago meesha ugu horeyseen booqani waa ugaaska. Xabaalaha waa la booqan karaa, waliba si simanbaa Muslimiinta ku duugan loogu wada duceynayaa ogow meeshaasi ciwaanada Ugaasyo, Boqoro, Laandheere iwm kama shaqeeyaan.

    Ugaaska Samaroona waa nin uqalma hogaankaas sababahan awgood: malaha calaamadaha islaweynida, waana nin taariikh la wada leeyahey xanbaarsan dadka ka dhaxeysa sidaa daraadeen ninka M.Dheere iyo Ninka B.Muuse wey usiman yihiin. Sidey iila muuqato inta shaqsi kasoo jeeda M.Dheere duulin lahaa waxa Ugaaska uga sharafbadan nin jufooyinka kale kasoo jeeda.
    Godan
    Samaroon kama sheegan degaan Ugaaska ee waxey aheyd inyaroo ka mid ah mashruuxyada daaha dabasiisa laga hago oo kayimaa bari.
    Anigu reer Ugaasbaan Gabdhu udoonanayaa waliba Ugaas Cabdirashiidbaan baanku casuumi doonaa hadii ilaahey yiraahdo, hadii ay markaa yiraahdaan Gabadhu waa reer Ugaasoo yarad dheeraadey uqalantaa balka waran. Sow raga qaarkood ufasiran maayaan in Ugaasnimadu gayaanka kicisey kkk. Any how Abdirashid is honest, tall and always have smile on his face.
    Ogow in Ugaasku Ugaasnimada ku yahey dadka uu matalo taariikhduna tahey mid jirta aanse mustaqbalka ka turjumi karin. Kuwii horey ukool koolin jirey Ugaasyadii hore hada ma joogaan ee dhalin yarta maantaa sharaf iyo karaamo uyeeli karta Ugaaskeena.

  14. mustafe soo dhawoow dumaashi gabdhaha qur qurxoone reer qaadi nuur ha moogaan ee Boorama hadaad JigJigadii qaboobayd joogtana waxan kugula talin lahaa gabdhaha reer ugaas dooddi,you won,t be disappointed believe me kkk,ninkan waalane Salalna waan is haynaa waanse dhangadayn aqaanaa,anigu Ugaas ma duuliyo laakiin xaga taariikhdaan xiiseeyaa.Mustafe waxaan ka yaabay sida loo wada ilaaliyo meelahay ku aasan yihiin waan soo dayn halkan.

  15. godan waxaan maqlay nin boqor lagu sheegay ilaahayba boqore oo itoopiya ka ah xildhibaan oo qaar injir leh hoos fadhiya, sideed hogaan gadabuursi u rabta inaad heshid hadaabad ugaaska kursi yar xildhibaan uugu ololeynaysid SLD illen waatan kaaga dhagtay borama degnaa,

    Gadabuursi dhulkiisu kuma eeka borama waa la ogyahy halkay xuduudiisu tahay war kaagu waa subeer ii dalacsi, sulaadi yar hadii lagugu balan qaaday aday ku taal no more nin danbe kaligii meel mara oo yidhaah anaa gadabuursi idin gumayn ama dhulkaan wax idinka siin ee magacayga kor u qaada…

    Mida kalena ogoow rag iyo naago fara badan ayaa halkan maalinkasta M/Case ku caayi jiray adigu shalay ayaad dhexda kaga soo dhacdaye, edebna waa loo yeelay adiguna hadaad HC ka hadhi weydo de waynu isla tirsanaynaaye ogoow…in lagu kiraystay waan la socdaaye…

    Vivaa Xeerkii Xeego….

  16. Asc

    asxaabta aad baan inii salaamayaa kkkkkkkkkk waxan la yaabay Haboon ilaha ay warka ka hesho iyo sida ay u ogadatey jagada culus ee la, ii dhiibey ii soo duceeya in uu Eebe igu asturo.

    Waxa kale oon asxaabta ka codsan lahaa in la, igu khaldin ninkan hariga Ciisaha huwan ee Salal la baxay oo marar badan la, igu khaldo dabadeedna gantaalo la,igu garaaco anoo meesha aan joogin .

  17. Sahal salaan sare qofka kaliyee ku baafiyaan ahaa kuna farxay soo noqoshadaada,wax badani isma badalin ana sidiibaa la isugu kay wada tagaa walise ma liicin kkkkk,run aan taatabto ayaa laygu haystaa been la isku maaweeliyaan diiday kkk,any way welcome back.

  18. Niyow qofkan Godan/Ugaaso sita ee sheekeada niicda ah ku soo celcelisa ee hadalkeedu/kiisu bilaa nahda yahay baa Hiildan.com looga yaacayaa..

  19. La qabso kolba sheekada meesha taala ama naga aamus..
    Lol.. hoostaasay dadku kaa wada karaahiyaysanayaan ee anagaa kugu cadaynaynee..

  20. Waa wax dhan ay ka socoto iyo dhan ay ku socotoba la garanayn oo tolkeed ladaba dhigay, inay gadabuursi ka dhalane ay ku ag dhalatay ayay ila tahay….

  21. Kalsooni daro ayaa kudhacday…

  22. Godan ma aha Samaroon,waayo?siday ugu debecsan tahay Reeraha kale ayaa caddaynaysa in nalagu xajiimeeyo ayaa tan loo soo diray anaana waddo marinaya la tirsan maayee,hadday wax isu falayso arrinta Ninkaas waa tii laga fadhiistay Ee laysu wada raacay in waqti xaadirkan Aanu Gadabuursi wax Ugaas ah lahayn balse uu lahaan jiray EE tani waa mid ceebaynta Ugaasyada loo soo diray,in meesha laga guurayna sansaanteedii baaba muuqata.siday isu qabanayaan anaa Boorama lahaa iyo Ugaaska idinna ii sacab tuma,waa waxyaabihii keenay in inuu soo dhaafi waayo xaafadda Galbeed Ee Boorama waana Suldaan guud Oo Makaa’iil doortay.annaga ugaaskayagu waaSul-Dhawal,Abtiyaashayna koodu waa Sul.Samatar,kiinuna waakaas EE hanaga Iibin quruxdiinana ma idinkuun buu Alle qurux idin siiyay,Samaroonba Hc ayaa u sidata Oo laysu raacaye

  23. Sahal dad wajaqay ayaa ku haysta Oo Ciise Aan maqli karin balse ilkaha kuu caddaynaya Ee yaan meesha lagugu qalanin anuu nin Reer Lawya-caddaan ahaye.waagii Ciise iyo Abti Abti waa laga tegay wallee in Aan lays maggan-gelinayn Oo lays bartay

  24. Waan ogolay Ugaas Makaahiil kkkkkkkkkk,Isaqboy ma taariikhda qarada le iyo xadaarada Samaroon ayaad ka xajiimootay,intaan soo wadaa ka badan igala soco Oodweyne news iyo Toga Herer ilayn tayda tu u qalanta soo bandhigi kari mayside kkkkkk.

  25. Isaqboy Oodweyne news ayaan idinku bartay,saalada geelaad la shir timi iyo seaman maraakiibta steamka dhuxusha ku guri jiray kkk.

  26. Jow.
    Maxaa xajiinba keenay adigiibaa iskadaa cid kalee kuwii u dhushay taariikhda nacsiinayee..
    Teeda kale sownigii kuu turjumayay qoraaladii Ali Durgiye ee iyadoo kalamadahaygii ah oonad midna ku darin midna ka dhimin aad Oodweyne keentay.

    Si kale maahee niyow adiga weeyaan mushkiladu.. si baad u qabowdahay..
    Lama qaban karayo shakhsiyadaada.. waxaad u eegtahay qiiq, qiiq iyo ceeryaan, ceeryaan..

  27. Salal Itoobiyaad igu riixaysay waanse noqon waayay reer Itoobiya kkk,intaasaad xamili laadahay maxaa been lagu sheekeeyay halkan maxaanse dad aanu indhaha u furnay nagu soo jeesteen…………nin waliba wuxuu yahay waa lays yaqaan.

  28. Geelaad kala qaadi jirteen markaan boqortooyo dhisnay la kala danbeeyo noo hanee anaa tan baalka dahab ku qoran ilaah hibo noo siiyaye.

  29. Isku quudhi waa ayaa Soomaali ragaadiyay kkkk.

  30. Hadalkaa kugu qasaare ah..

  31. Runtaan taataabtay………No hard feelings.

  32. Godaneey,, arinkan aad wadaa dee waa fogayn aad tolka fogaynayso oo aad nacsiinayso ugaasyadii… Umadu haday ka dhexeeyeen ugaasku oo ku wada faanaan.. maxaa kaligaa qoorta kuu sudhay ee anaga, anaga da la haysaa… hadaad mar walba ku faanto makayl dheeruu ahaa… waxa lagu odhanayaa orodoo makayl dheere ha u taliyee nagala tag… markaaa tolka ka daa waxan aad ku yara mudayso… waa hadaad rabto in taariikhda loo sinaado.. hadaad kaligaa isku koobtayna… dee waa halkaad la gaadho… No hard feeling waa iga nasteexo …

  33. Jama Awdali Gadabuursi waa baqal,waxan sidaa u idhi baqashu waxna ma dhasho wax dhalana ma jecla,Makayldheere hiddo sare oo lagu faanuu idiin sidaa baro inaad ku faanto xageense ku sheegay in aan taariikhda loo sinayn sow u fasiran maayo taariikh diid inaad tahay ama mid dhigaaloo tan aan sido u qalanta soo bandhig ama tan inoo badbaadi.Gadabuursi waa dad hurda waa la yara toosiyaa waana taan wadeen u soo xasuusiyo xadaaradoodii,hadaadse tidhaa nagala tag maxaa is badalaya sow kolaba kursiga ugu sareeyi nooma salaxna kkk,bal hada u fiirso.

  34. gadabuursi maxaan u dhimay ahayn anoo tusay halkuu ku aasan yahay ninkay ku faanaan?maxaase qof ii hambalyeeya looga waayay waan ogaa in bulshadani sida dadka kale u fikirin in lay hambalyeeyay ahayd………………

  35. godan waan ku salaamay xabiibti, gadabuursi waa baqal sidaadsheegtay kuwa halkan wax ku qorana waxaad u noqotay dameer iyakuna waa huryo horyo waa shimbiro afcascas oo dhaadheerle waxay dusha kadhuuqaan dameeraha markaan yara waxaan arki jiray dameertii oo nool oo huryo dusha ka dhuuqayso mana damqadaan anna waan jidhiidhicoonjiray,

    hadaba waxaad tahay qof dhabar adag hana u joojin huryadan iyo digil iyo midhifle toona dhinaca arimaha taariikhda ugaaska waad kumahad santahay
    hana kadhigin inaad kaxigto waawax reerkoodhani lahaayeen mahadana waxaa iskalahaa gadabuursigii hore oo ahaa dad isku tanaasula kaladanbeeya isna ogolaa hadase waa sidaan kuusheegay xaalku

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: