Tolku Waa Urur Bulsho, Balse Ma Aha Urur Siyaasadeed.


Categories: Warka (News)

17 replies »

  1. reerkani dhaqankii etobiya ayay qaateen wali lama fahmayo cida ka soo horjeeda iyo cida dabad ka riixaysaa midna. hoosta uunbay ka shuuqayaan maxaa lagaga hadlayaa ma sida ardaa oo kalaa ma mid siyaasadbaa dhaqanbaa wali warkiisa dadku way sugayaan wuuse soo bixi waxaase uu ugu roonan hadii uu noqdo mid horumar.

  2. Ururkani haduuna ahayn mid siyaasadeed… ha iga maqnaado… horumar, ardaa iyo asarda ayaa ku filan ee hada waxa loo baahan yahay umadan isku jahawareertay ee mid dhinac u sii jeedo in la isku soo jeediyo oo loo yeelo waxay ku midaysan yihiin… taasina waa mid siyaasadeed oo kaliya…. inay la xisaabtamaan somalilandtan ay ku hadaaqayaan anagaa samaynay oo gacantaydada ku samaysanay ee hadana ka aradan yihiin ee laba wasiir ka haystaan… U malayn maayo in wax badan uu soo kordhinayo hadii ururkan lagu soo koobo.. horumar.. waayo kuwii hore ayaaba ilaa hada wixi loo dirsday la rafanaya…..

  3. waxay ila tahay in uu ururku ku koobnaado horumar hadii kale dhibaato weyn ayuu bulshada u horseedi karaa. dadkan waxay kala degenyihiin wadamo kala duwan markaa ma yeelan karaan siyaasad midaysa. inshalah ha noqdo mid horumar u soo kordhiya bulshada

  4. ha mideeyo horumarka

  5. TLC waa soo dhwaynanaa
    Midnimo, Horumar iyo wax wada qabsi waa waxa loo aasaasay TLC masha llah.
    waxa aan aad ula yaabahanay dhalinyarada qaarkood ood mooodo in cajalada xumaatu markaaba ay shaqaynaso markay maqlaan ururo maxali ah ama dan guud ka shaqaynaya,
    waar aqooonyahaadan ka kala yimi Europe iyo Amerika danta ay ka leeyihiin waa maxay ee aan ahayn in dadkooda iyo dalkoooda ay horumar gaadhsiiyaan, waa negetiva iska dhaafa oo qof walboow dantaaga garo oo hadaananad ka qaybaqaadnayn horumarka iyo geedisocda umada ka aamus oo afxumada iska dhaaf.

  6. horta dhamaan ciid wanagaasan bacda shuwaaal kawdii ramadaan ayaa isku keen danbaysay kadib waxaan kayaabay oon wali kala saari laayahay saylici iyo cali xaamud iyo TLC oo dhinaca. Geedoole iyo garaad oo dhinac ayaan layaabanahay ka qaldan haduuse sax iyo qalad tolkii waynaa dhinac isku raacay garaad iyo geedoole ma toldiid baa mise waa xaal abuur kala garani waayee guu law u gargaar umadan

  7. Masha allaah hadii ururkii TLC is keenay Borama oo ay ku shirayaan , aad ayaan u hambalyaynayaa TLC, hana la soo dhaweeyo, shir khayr qaba allaah ha nooga dhigo…wixii diidana yeelkood…

  8. cali durkiye bal tana qaxdheh26 August 2012 Waagacusub.com- Xukumadda Jibouti ayaa la wareegtay lamadegaanka Lowyacade ee u dhaxeeya xadka Somalia iyo Jibouti.
    Xaduuda Lowyacade ee Jibouti oo loo yaqaan French Lowyacade ayaa laga soo raray halkii uu Siliga ugu xirnaan jiray,waxayna Siligii xaduudaha keeneen British Lowyacadde oo ka tirsan dhulka Jamhuuriyadda Somalia.
    Dhulka Jibouti la wareegtay ee Lamadegaanka u dhaxeeyay talisyadii Faransiiska iyo Ingiriiska wuxuu balaarkiisa dhan yahay 4 Kiilo mitir,iyadoo dhererkiisuna yahay mid ku foogan xaduuda Ethiopia.

  9. hiildan icaawi maqaalkan iisoo wada qaad please

  10. Waakan Aisha Anaa ku caawin ina adeertay,Hiildan wuu ka baqaa waxii ku saabsan Gacan ku dhiiglaha Djibouti xooga ku haysta Ismaciil Omer Guelleh iyo waxii ku saabsan Siyaasada Wadankaasi hore u ahaa Dhul Samaroon CabdiQani Caateeye wuu iska badbadiyaa lkn anaa kuu haya maqaalkan oo dhamaystiran hoos ka akhriso.

    http://www.waagacusub.com/news/26.08.12.1jibouti.htm

  11. Anigu waxan kala garan waayey horta imusa organization bey reer Awdal leeyihiin oo dhamaantood ku leh anagu horumar baan usoconaa siyaasadna shaqo kuma lihin. ARDAA, TOL, ASARDA. ASARDA iyadu wadooyinkey dhisaan waana la arkey wax tarkooda inkastoo ka dhex arkeyso kolba mid wax Somaliland ay ugu yeedheen sawarka isaga qaada. ARDAA iyadana hadabkeedu wuu cadaa oo waxey nagu yiraahdeen deked yarbaan inii xaadh-xaadheynaa walise markii danbe waxey yiraahdee mid kaluumeyse. Tolka ururka layiraa anigu macluumaad buuxa kama hayo marka laga reebo markii la aas aasey dabadeed lama maqal iyagana maanta ka hor.

    Hadaba waxey kusoo ururureysaa sheekadii Reer Boorama loogu gabey ee ahey INkastoy Tashiga Ula Baxaan Taaga Fulu Iley Talada Reer Booramaan iidoor alga dhex waayin. Garaad, Saylici, Cabdirasaq Cali, Cali Xaamud iyo Gfeedoolena waxey inoo matalayaan sheekadii iidoorku ku soo caana maaley ee aheyd waar laa’ilaaha ilalaa iyo guyuu gayaa isku qaybiya kkkk. Tusaale weeyaan ee yaan laga xanaaqin kalmada danbe. Bal adba garo Ugaaskii Labo qaybood, Ardaa Laba qaybood, Tolka laba qaybood, Awdalstate laba qaybood labo. -2+2= 0 forever.Hada malaha Soomaaliyey sugayaan R.Awdal si siyaasad xumadu usoo dhamaato.

  12. Waxey urukaas siyaasiyiin beeleedka hargisa uga buuqa ugu kiciyeen sida Prof. Samatarbaa dhisey, Soomaaliyey lug kuleeyihiin iwm iyadoo Soomaalidu wada ogtahey in inka badan 100 laal odayaal xilimaano, siyaasiyiin kasoo jeeda beesha SNM Muqsishu ku sugan yihiin.
    Daaroodna degniintii bey siiyeen oo waxey ku yiraahdeen hadii aad ka bixi weynaad dhulka Dhulbahante Doorood balaa ka hig odhan dee doqoni nin ay garan iyo jaarkeed kama fogaato oo Dirkii Galbeedka kaga tiisnaabey qori gaboobey oo ay ka dhaxleen Siyaad Barre maanta Boorama dadkii udhashey ku leeyihiin kuma dhx shiri kartii, aduunyooy xaalkaa’ba. Maalinbaa imandoonta aanu siyaasiga iidoor xitaa dhex mari karin aro Samaroon lana ogolaan dad aan shicib aheyne.

  13. MUSTAFE HORTA MADHIIG DAAROOD BAA KUGU JIRA SXB WAX HUBSO HADAANAhay beesha isaaq horumar kasta oo reer awdal wataan waatageer sanahay laakiin wax fowdo indoonaya in dhiig gudaado dhulkeena hada maqadi karno nabad iyo nolol baan ubaahanahay

  14. Ilaahoow u naxariiso Qarboosh isaga inti islaan ah ee dhimatay, ehelkiisina samir iyo imaan…amiiin…amiin…amiin

  15. slander waryaa kaligii noole,

    Dadka aad gawracdaan miyaanay nolol iyo nabad u baahnayn ?

  16. darbi mahadsanid waa maqaal aad u mihiima soomaali yoo dhana usheegaaya dulmiga gadabuursiga jabuuti ciisuhu ku hayaan iyo siday imika dawlad la aanta soomaaliya uga faa ii daysanayso dawlada jabuuti qunyar qunyarna dhulka soomaliya u xadayso ogawna waxani waa labo reer ciise iyo isaaq hareeraheena joogi maaha wax dawlad lagu sheego waa qabaa il waliba ku neceb siyaroo fudud bay kuu baa bi inayaan kii samaroon la odhan jirayna cudur baa galoo calooshaa bugtoo waxay kaga dhegtuun wax makaahiil layidhaahbaan iska celinaynaa.
    garan maysid goortay arintani ka dhergayaan balmayba maantadan dagaalku qaadaan oy ka bogsadaan si uu reerku horay ugu guuro

  17. Boorama inaga badan inaga dhan ee daaya duulka…hana sugina sidaad wax uugu listeen inay idinku hambeeyaan…

    dadku kala ayaan badan
    ujeedadu kala wacan
    ifkunaa aayo kala roon
    ana kali ahaantay eedaadayo
    aar meel fadhiya ogolaadaye
    ma anbaday halkaan
    ku ildoogsan jiray
    ma inkiray dadkaan
    aqoonta u lahayeey
    ana way cidlaan murugiyo
    ciil la edaadayaa…

    heestan oon soo jacburay ayaan xasuustay meel ay jirtona waayay…

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: