Nabad Iyo Caano Iyo Ciid Wanaagsan Ku Ciida: Macal Ciidee, Ciidal Caafiya..!



Categories: Hambalyo Iyo Salaan (Greetings), Warka (News)

40 replies »

  1. Eid Mubaarak

    Hambalyo ku socota Dhammaan Xerta iyo Asxaabta iyo Akhyaarta ku kulunta Hiildan.com iyo dhamaan akhristayaasha dusha ka daalacda.. munaasibada ciidal-fidriga awgeed.

    Ciidaa ciideeda ku gaadha dhamaan bash-bash, barwaaqo, camal saalixa iyo Caafimaad taam ah.. insha Allah.

    Ameeeen

  2. Nabad iyo caano aynu ku ciidno dhammaan akhyaarta sharafta badan.

    Haddii an is idhaahdo magacdiina halkan ku wada sheeg waxa laga yaabaa in magacda qaar i hoos maraan, oo qaarkeen u qaato inaan ilaaway. Sidaa daraadeed waxan idin leehay idinkoo wada jir ah, hambalyo iyo salaan kal iyo laab ah dhammaantiin, ‘ku wada ciida caafimaadsan.’

    • MONSIEUR HILDAN!!!MON COUSIN HIILDAN CIID MUBARAK ADIGA IYO FAMIILKAGA!!CARUURTADA !!ISLANTADA!!!MEEL BAD IGA TAALA HIILDANOW!!!GEESI GEESI DHALEEY BAD TAHAY..ALAH HA UU NAXARISTOO GEESIGI KU DHALEEY AMIIN AMIIN AMIIN

  3. EID MUBARAK WA ANTUM BI KHAYR.

  4. Asc dhamaan bahda hiildan.com iyo akhristayaasha ku taxan oo ah walaalahayga ee aan jecelahay salaan ciid wanaagsan ,Kulu caam wa antum bilkheyr,Sanadkan sanadkiisa ilaahay barwaaqo iyo naxariis ha inagu gaadhsiiyo sanadada kale,

    Ilaahay Somaliland ha siiyo ictiraaf buuxa oo aan ka mid noqono beesha caalamka ilaahay ayaan ka rajaynayaa sanadkaan soo socda in wadankeena Somaliland iyo calankuba noqdo mid UN-ka aan ka dhex aragno.

    Somalia ilaahay ha siiyo nabadgalyo buuxda sanadkan ilaahay waxaan uga rajaynayaa wadanka jaarkeena ah ee Somalia In rabigeen siiyo xasilooni ,barwaaqo,nabadgalyo,horumar iyo madaxweyne caadaalad ku haga oo u horseeda nabad iyo caano,…..Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

  5. Salaan sare dhamaan asxabta iyo martida,

    Waxaan ini leenahay Ciidwanagsan oo wacan iyo waqti qayrqaba mustaqbalka.

    Timacade iyo HanniMuufo

  6. ciid mubaarik dhamaantiin

  7. ciiid mubaraak dhammaantiin rag iyo dumar akhyaartay,

    Issaq-boy saxiib soo qor aaamiin ee maya ameen oo khilaaf yahuudda iyo nasaaradda waa iga xasuusiin aado.

    • Ali sxb wali waan ciidayay. ee ciid Mubaarak kale lool
      waad ku mahadsantahay xasuusintaada.. inkasta oon Amiiiin uun u jeeday se aan English- ahaan ku qorayay..
      oo (EE) da Englishta loo akhriyo (ii)..

  8. Kkkkkkk Ali Durgiye get live bro,

    Yuhuud iyo Carab ayagaa iska kaa xigee Ameen iyo Amiin ayagaa isku haystee maxaa aduu jar iska xoor kaa dhigay!.

  9. dhamaan bahda hiildan waxaan leehay ciid wanaagsan

  10. Akhyaarta dhamaantiin meel aad joogtaanba waxaan idin leeyahay Ciid mubaarak! Ciid Mubaarak!

  11. ciid mubarik dhamaan asxaabtayda hiildan aan wada wadaagno iyo isku soo noqoshadeenii internet ku dirirka ahayd

  12. Reer Borama oo si fiican u ciiday hambalyona diraya

  13. Sida looga ciiday Burco

    Oodweyne iyo Sida loo ciiday.

  14. Ciid mubaarik dhamaantiin akhyaarta sharafta fadhi ku dirirka.

  15. Asc Dhamaan Walaalaha Goobta Ku Haasaawaya” Ciid-Wanaagsan Dhamaantiin Inta Midabka Badan & Inta Qalimada Leh’ Hadaba-Sida uu Ku Tiraabay Walaalkay Caateeye Idiinma Soo Kala Hori Karayo— Huunooyin Idiin Kala Garan Maayee Wada Guulaysta,, Taariikhda Iyadaa Is Qorta: Ruux Ku Neceb, Midaan Ku Arki Karayn, & Ku Haan Kuu Kaadinayn, Intaba Waa Asxaabtaadda:

    Dhamaantiin Ciid-Wanaagsan

    • SUUXUFI ABROONE WAN KU SALAMEEY !!SALAAN TII UGU QAALISANAYD!!SALAANTII REER AWDALSTATE..ALOW GUULEY OO DHOWR AWALSTATE AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN !!!CIID MUBARAK REER AWDALSTATE MEL WALIBO JOOGTAAN!!!!

  16. Abroone

    Ciid wanaagsan , Aad baan kuu salaamayaa ina adeer soo dhawoow waa bahdaadii hore loo odhan jiray ( geediga wadaay ) alla maxaan kala baadnay !!!!, kusoo dhawoow bahda hiildan.com oo aad hore uga firxatay .

    Timacade…….Baafin ninkaas hala raadiyo kolay waan ogahay oo jacaylkii Hanimuufo ayaa ku balaadhay oo wuu jiifaa anaa og wuu la ildaranyahay jacaylka gabadhaa reer koonfureedka ah ee quruxlayda ah,Sawirkeedaan arkay waaban suuxi gaadhay sidan u dawanaayay,Hanimuufo waxuu u jeclaaday Timacade anigaa markhaati u ah oo arkay mar aan ku kulanay Facebook ,Waa gabadh qurubadan oo sharaf leh sida sawirkeeda ka muuqata,Waa gabadh Somaliyeed oo markaad ka eegto dhinac kasta aad la indha daraan daraysid qaabka ilaahay u sameeyay,hubqadka iyo labiska qurxoon eey sidato ayaa kaa yaabinayaa markaa ninkii Timacade hala raadiyo gabadhaasi ayaa jacayl ku beertay xataa waxuu haleeli waayay commenrs yar oo ah ciid mubaarak inuusoo haloo gurmado ninkaasi waa tolkeene cidii ka haysa Cellphone ha wacdo si loo ogaado caafimaadkiisa.

  17. Darbi-baa war keenay. Timacaddooo markiisii horeba honey-moon ku jiray ciidiina u soo gashay ha raadinin saaxiib. Asxaabtaada kale la cawee.

  18. Carraale

    Waan ku qasbanahay in aan raadino Mudane Timacade sababtoo ah waxuu ahaa sxbkeen inala ah bahda hiildan.com waliba ah aqoonyahan ku xeel dheeraa arimaha bulshada sida siyaasada,dhaqaalaha,iyo arimaha jacaylka.

    Galin hore ayay dhamaysteen honey-moon-kii k.k.k.k miyaanad ogeyn isaga iyo Hanimuufo jacelkoodu waa sadex bil ku dhawaad,Waqtigii ay Hanimuufo ka bililiqaysatay Ex Godan (Ugaaso) ee ay jacaylka sibiqda ah ku beertay dumaashideen Timacade waqti ayaa kasoo wareegay .

    Heestan ayaan maanta munaasibada ciida usoo doornay lamaanahaasi is jeclaaday waa Timacade iyo Hanimuufo.

  19. DerbiSanaroon,

    Sowniga kuu shegay waligaaba nabad kama talisid. Why aad afarahayga u galaysaa? Ileen waxad imika donaysaa in aad Godan soo buufiso kkkkkkkkkkkkk. Godan maxad u walaysaa yaa aqii ood waxan mesha oolin uga dhadhacsiin?. Sakay waxad tidhi nabad baan dooni haatana dagaal baad igu wadaa. Sow labo wajile gabal daye ah maahid?.

  20. Runti dadka ayaad laangab iwm dhahda lakin aduu wax ka dabecad raqiisan weli ima soo marin.

  21. Dhamaantiin ku ciida bashbash iyo barwaaqo.Waan la yara habsaamey hambalyada, again waxaan idiin rajaynayaa farxad, barwaaqo iyo bashbash.

  22. Dhamaantiin ku ciida bashbash iyo barwaaqo.Waan la yara habsaamey hambalyada, again waxaan idiin rajaynayaa farxad, barwaaqo iyo bashbash.

  23. sirbaa fakatay ilayn suban iyo tallman waa qofqudha toloow imisa kalaa dhawr magac sidata subxaaaaaaaaaaaaaaaaaaan

  24. Aisha waad la weyday, kkkkkkkkkkkkkk

    Suban iyo tallman isu qof ma aha, laba qaaradood oo aad u kala fog ayay kala joogaan.

  25. hiildan hala ina kalasaaro beenbaad sheegtay waa qoraalqudha magaca uunbaa lagabedelay ufiirso comma fullstop meelahay kaga jiraan iyo sentences isleeg isku micno ah ciyaalkuna way garanayaan iskadaa ciroolee

  26. Hanumuufo

    Abaayo sawniga hees macaana idiinsoo dooray calashaan jacaylkiina maxaan sameeyay ee aad igu haysataa,Hambalyo ayaan idin leehay kama xumi lkn Godan inaad ka biliqaysatay miyaad diidantahay,Hadaad intaas ka xanaaqday raalinoqo.

  27. Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi Dead at 57

    By JASON STRAZIUSO and KIRUBEL TADESSE Associated Press
    ADDIS ABABA, Ethiopia August 21, 2012 (AP)

    Meles Zenawi, Ethiopia’s long-time ruler who held tight control over this East African country but was a major U.S counter-terrorism ally, died of an undisclosed illness after not being seen in public for weeks, Ethiopian authorities announced Tuesday. He was 57.

    Meles died Monday just before midnight after contracting an infection, state TV said.

    Hailemariam Desalegn, who was appointed deputy prime minister and minister of foreign affairs in 2010, became acting prime minister and will be sworn in as prime minister after an emergency meeting of parliament, said Bereket Simon, the communications minister. Parliament is controlled by Meles’ ruling party and governing coalition, ensuring Hailemariam will be approved. No new elections will be scheduled, Bereket said.

    Bereket did not say where Meles died, only that he was abroad for medical treatment. Officials had expected Meles to return to Ethiopia but a sudden complication reversed what had been a good recovery, he said.

    A European Union spokesman said that Meles died in Brussels.

    Meles hadn’t been seen in public for about two months. In mid-July, after Meles did not attend a meeting of heads of state of the African Union in Addis Ababa, Ethiopia’s capital, speculation increased that his health problems were serious. Ethiopian officials gave no details and said the prime minister was in “very good” health and would return to office soon, but international officials said quietly it was unlikely he would recover.
    Obit Meles.JPEG
    AP
    FILE — In a Jan. 10, 2007 file photo… View Full Caption

    State TV on Tuesday showed pictures of Meles as classical music played in the background. Simon called the death shocking and devastating. The country’s council of ministers declared a national day of mourning.

    Opponents of Meles accuse him of killing and jailing opposition members and of rigging elections. Ethiopia’s Somalia community in particular has suffered under Meles, who won his last election in 2010 with a reported 99 percent of the vote.

    Jose Manuel Barroso, the president of the European Commission, offered his condolences to the Ethiopian people, praising Meles’ development work and calling him “a respected African leader.” But he also expressed concern about the state of democracy in the country.

    “I sincerely hope that Ethiopia will enhance its path of democratization, upholding of human rights and prosperity for its people, and of further regional stabilization and integration,” Barroso said in a statement.

    Born on May 8, 1955, Meles became president in 1991 after helping to oust Mengistu Haile Mariam’s Communist military junta, which was responsible for hundreds of thousands of Ethiopian deaths. Meles became prime minister in 1995, a position that is both the head of the federal government and armed forces.

    The U.S. has long viewed Meles as a strong security partner and has given hundreds of millions of dollars in aid over the years. U.S. military drones that patrol East Africa — especially over Somalia — are stationed in Ethiopia. The U.S. goal for Somalia — a stable government free of radical Islamists — is in line with Ethiopia’s hopes.

    Though a U.S. ally, Ethiopia has long been criticized by human rights groups for the government’s strict control, and Meles’ legacy is likely to be mixed: positive on the economic development side and negative on the human rights side, said Leslie Lefkow, the deputy director for Human Rights Watch in Africa.

  28. Sida ay saxaafadaha qaarkood ku anadacoonyaan, il wareedyo kale ayaa sheegaya in Meles Zenawi dhintay todobaad ka hor balse la qarinayay.

    Si kastaba ha ahaatee Ilaahaay aan u barino in mid ka naxariis iyo nabdaynba badan ilaahay ugu badalo qoomiyadaha faraha badan ee muslimiinta ah, ay soomaaliduna ka mid tahay ee itoobiya (ethiopia) ku dhaqan.

  29. Tacsi tiiraanyo leh

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun aad baan uga naxay geerida ku timid Mudane Males Zenawi.

    Aniga oo ku hadlaaya magaca reer Somaliland guud ahaan ,gaar ahaana magaca reer Awdal waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa tacsi ehelkii,Qaraabadii ,Shacabkii,Wadankii iyo dhaamaan beesha caalamka halyayga ka baxay oo dhawaan ku geriyooday dalka Belguimka inuu ilaahay janada ka waraabiyo inaga samir iyo iimaan ilaahay inaga siiyo amiin.

    Marxuumka ayaa u geeriyooday habeenkii xalay ahaa xanuun waayadanba hayay,Guud ahaanba Shacabka Reer Ethiopia Meel kasta oo ay Dunida ku Nool yihiinba Maanta waxay u Tahay Geeri iyo Tiiraanyo Qaran. Hadaba aniga oo ku hadlaya magaca Dawlada Somaliland iyo shacabkiisa ayaa aad uga Tiiraanyaysan Geerida Naxdinta leh ee ku Timid Raysalwasaarihii Dalka Marxuum Meles Senaawi,Dhamaan Qowmiyadaha Ethiopia Gaar ahaana Qowmiyadihii la cadaadin jiray Ma iloobi doonaan Xuquuqdoodii Qowmiyadnimo ee uu sugay Gaar ahaan Soomaalida. Guud ahaanba 80kun ee milyan ee Dalka itoobiya ku nool ayaa Geeridan naxdinta leh ee ku timid Marxuum melez senawi aad uga tiiraanyaysan islamarkaana tacsi u diraya.

  30. Maydkii Marxuum Males Zenawi oo lagu Celiyay Ethiopia.

  31. Anoo jooga buurta Carrafa- Xajka 2007 , ayaan ku warhelay Xabashi oo qabsatay Muqdisho iyo Zenawi oo gawska dabadiisa ka qoslaya, isuna haysta boqorkii geeska Afrika. Aad baan u naxay maalintaas.

    Maanta oo ciid ahna aad baan ugu farxay in shaydaankii weynaa ee geeska Afrika uu halligmay. Diinta Islaamkuba ma ogola inaad qof gaal ah tidhaahda Allaha u naxariiso iyo Inaa Lihaahi toona. Allaha cadaabta ku rido ayaan leeyahay.

  32. aisha
    wad la qaday walaal aniga iyo tallman isma wa naqan ee xalked aad ila qaday

  33. Aish kkkk,Hiildan iyo Haboonba waa qof qudha kkk.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: