La Taliyaha Madaxweynaha Ee Dhaqaalaha Oo Hanbalyada Ciidda U Diraya Shacbiga Somaliland Iyo Dunida Islaamka

Ciid Mubarak. Ciid wanaagsan oo wacan. Alle heyna siiyo barakada ciida, henaga yeelo kuwa cibaadada Ramadaanka aan ku eekeyn. Alle heyna garansiiyo inaynu adduunkana uga shaqaysano sidee aynaan dhimanayn, aakhirna sidaynu hadda dhimanayno.

Alle heynoo adkeeyo nabadda iyo wadajirka. Alle waxaan ka baryayaa in barteena nabad iyo horumar inagu siiyo, dunida Islaamkana sidoo kale ayaan ugu ducaynayaa.
Ciid mubarak dhammaan reer Somaliland, yar iyo weyn, wiil iyo gabadh, xaakim iyo shacbi. Alle henagu sugo sanado badan iyo soo noqoshada Ciida inagoo nabad ah oo ku nool barxad kheyr iyo badhaadhe ceegaago. Amiin.

Ciida is cafiya oo is-booqda oo issa salaama. Wanaaga is fara, xumaantana iska reeba. Isu dul qaata, tilmaanta wacan iyo toosinta soo dhoweeya. Xukuumadda iyo shacbigu wadajir how galaan hawlaha qaranka. Arrinteenu ha noqoto ciid iyo camal wadajira.

Axmed Xasan Carwo La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga
eci.advisor@gmail.com

About these ads

Categories: Hambalyo Iyo Salaan (Greetings)

1 reply »

  1. Waxaan ahay shaqsi ku sugan xeryaha qaxotiga dhadhaab kenya waxan aad usoo dhawaynayaa xisbiga hiilqaran waxaan isleyahay waa xisbiga medayn kara somali weyn

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: