Waxaynu is xusuusinaynaa inaynu ku jirno tobankii cisho ee ugu danbeeyay bisha barakaysan ee Ramadaan 2012. Waxa sidaa daraadeed xusid mudan inaynu usii sagootino Ramadaan si la mid ah sidii aynu usoo dhaweynay.
Waa martida ugu sharafta badan ee inna soo booqata sannadkiiba hal mar, taasi oo inaga mudan soo dhaweynta iyo sii dhaweynta ugu heer sarraysa, uguna qiimaha iyo qaayaha iyo qaddarinta weyn, inta aynu noollahay.
WADAC -WADAC YAA RAMADAAN. Midhihii iyo laxankii iyo codkii Abwaanka abwaanada ummadda soomaaliyeed, Abwaan Xasan Sheekh Muumin(AUN). Dheehasho iyo dhagaysi wacan.
Categories: Warka (News)
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
Maanta Waa Maalin Khayr Badan: Soo Dhawoow Ugaas C/Rashiid
Professor Axmad Ismaaciil Samatar: CANARY IN THE COAL MINE (Somalia)
Waxaan hambalyo u dirayaa Aamina Muuse Weheliye oo 2
sano ka soo wareegtay asayda qaranka ay sido…
Ilaahoow Somaliya barwaaqo, nabad iyo cadaalaad waarta….amiiin
alaya arxamu raaximin abwaan xasan sheekhmuumin amiiiin
Somaliya oo dawlad midda yeelatana subuuc baa kahadhee ilaahoow nagaadhsii aaaaamiin
rabadaantii labada cisho ee la iskudaray lasoomaayeyna way inoo dhibyaraatee illaahoow naga aqbal amiiin
inta halkan wax ku qorta intaan is karahnayna saamaxnaakum.
Inaadeerkay ma wuxuu iloobay inuu gabaduursi yahay,
aheey ah….huuno u shaqeeya dawlada duriyada ah ee subeeriyadeysan….
allow na cafi…amiin
Ducadaan jabuuti ku dhageysan jiray iyado hal cajalad ah….maasha allaah
Ruwaayada Qarniga oo qosol badan iyo reer Burco oo awalba qosolka iyo walida u haystay Somalida ayaa maanta halkan ruwaayad ku matalaaya taasi oo ku saabsan axsaabta cusub ee Somaliland iyo sida Salaadiinta loo caleema saaro.
Ilaahoow dawlad ciise iyo dawlad isaaq miyaan waligay hoos joogaynaa….oo bilaash uugu shaqayn…waa maya….
Rabiyoow , raxmaanoow adaa caadilee, waxaan ka baryay Dawlad Gadabuursi noo dhalataa…amiiin….amiiin…amiiin
Ilaahoow “Gadabuursi Land” dib noogu soo celi…iyo Midnimo Gadabuursi…..amiiin
Ilaahoow ducadayda ajiiib waa maalmihii u danbeeyay ee bisha barakaysane oo dhulka barwaaqo nooga dhig…..amiiin
Haboon
Qiiro Jabaanta jooji Huuno Somaliland waa dhulkeenii oo lagaama laha ducayso in ilaahay ictiraaf ina siiyo,Xaglo Toosiye oo Dhulbahante oo dhan ku daba fayshayihiina nabad buu qaatay ayagoo qoryahii ilakaha ku sida ayay soo galeen Hargeysa oo way isasoo dhiibeen,Ciidankii Reer Nuurka ee nabad ilaalinta loo geeyay Maygaagle iyo Kalshaalena waan soo celinaynaa maadaama ay nabad galyo buuxda ka dhalatay gobolada bariga Somaliland oo dhulbahante qaatay nabad galyo is deji oo calaacalka iska daa walaal,Somaliladn bari ilaa GALBEED meeshaad eegtoba waa nabad.
Thanks Darbi waxad soo dhigtay majaajilo aad iiga
Xisbi, suldaan, xawaalad,
Xisbigu waa Al-turaabi, oo daraasaad uu sameeyay ku ogaaday in dudumooyinka ay biyo ku jiraan. Suldaanku waa cidi ima dooran, wuxu ku riyooday xisbiga al-turaabi oo Yaasir-Carafaad ayaa u sheegay. Suldaanka dadku wuxu dhalay suldaan yar oo suldaan u ah dadka an wali soo dhalanba. Guddoomiyuhu waa cir kasoo dhac, qurbaha ka yimid. Xawaaladu waa haddaan Kooyaa, ku qabso ku kaydso….!
Wixii oo dhan waa quba, Kalsoonidii waan kala noqonay…kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waa waalli cas oo ka tarjumaysa waalida cagaaran ee taalla Somaliland.
Waxaan ka yaabay ninka Suldaanka laga dhigay ee kii magacaabay uga booday ee yidhi nin cawaran kaliya hala iisoo sii daayo inta kale ma joogo ku dhaha walaahi waa ruwaayad cajiib ah oo qosol badan.
Waxan xusuustaa UDHIS oo Boorama yimid, oo odayada qaarkood leeyihiin waxanu ku riyoonay xisbigaas oo soo baxay, oo C/Raxmaan Aw-cali noqday madaxweyne….kkkkkkkkk.
Darbi, suldaanadu sidaas ayay yeelaan, suldaan ma hadho, siyaasise wuu hadhaa…..
k.k.k.k.k Iyo Suldaan Wabar .k.k.k.k Ha iga dambaajin waa soomanahee wax yarbaa iiga hadhay waa inoo caawa.
Balse waxaasi oo dhami waxay ka tarujumayaan sida dadkii u noqdeen wiciyado maalinba meel lagu sharaxo, oo kolba calan iyo caleemo iyo calaamado lagu xardho.
ok kkkkkkkkk, waa inoo mar kale.
Darbi, adi iyo Hiildan nabada u ilaaliya dawlada duriyada ee sacadeysan, jeeb madhan na lagarab jooga….
Ana waxaan samaaysanayaa urur cusub oo Gadabuursi Land la yidhaah…
Hadaynu 60kii ku khasaarnay dawladii daarood, oo 77 ku khasaarnay dawladii ciise, oo hadana 93 ku khasaarnay tani isaaq, dee ma tu hawiyaan hadana afka uuga galnaa…waa maya ….i noo raadsha Gadabuursi Land oo hoosta i nooga olaleeya….
Yaasir Carafaad baa dhowr jeer isoo miss call gareeyay ku lahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Live halkan uga daawada taraawiixda iyo tahajudka Masaajidka Xaram-ka iyo quraan 24 ka saacadood ah..
Isaq Boy
Ma sidan ayay u yihiin Comedi reer Burco…?,Walaahi waa Atoorayaal ku fiican imay filim jilaan.
Darbi
Haa labadani waa laba imtaxaana… mid ahaan waakii sheeg-sheegi jiray tartankii gobolada ee kubada …
way iga qosliyeen walaahi
-”waar niyow shirka maxaa ka dhiman?”
-”Mooya-sixaa maqan ee soo qaad… shir aan mooya-sixa la is hor dhigin ma shirbaa” kkkkkkkkkk
wuxuu yidhi intuu qoslay “xisbiyaa…. waaryaahe… waar maad dhimantahay.. kkkk waar dee qaadkiibaa maanta wax kuu taray” kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk