Waa barnaamij gaar ah oo wariye Cabdale Cali Yuusuf Uu kusoo bandhigayo Raadka Abaaraha afar jirsaday ee ku habsaday ummada Awdal/Saal. Dhagaysta dhawqa danyarta iyo maatada, dheehda muuqooda, kadibna dhaqaaqa, dhiidhiya oo dhiiba waxad karaysiin..
Categories: Warka (News)

Gobolka Awdal Iyo Geesiga Axmad-Guray: Haybad Waxad Ku Leedahay Dalkaaga Hooyo
Gabilay Oo Fardo Kusoo Galbisay Geesi Samatar
Professor Samatar Oo Dhunkuday Ciidiisa Hooyo: Haybad Waxad Ku Leedahay Dhulkaaga Hooyo
Gobsanaa Haweenkayagu…!
Daawo Xaflad Baroor Diiq Ah Oo Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee London UK, U sameeyeen Dr Cumar Cusmaan Raabe(AUN).
Anba Waan Jeclaa Inaan Soo Dhakhsadee, Walaweyntiibaa Jidka Igu Xayiray: Welcome Dr Samatar To Your Fatherland Of Somaliland..!
Scmeel kasta waa laysaga yimid,tanina waxay baraarujisay Gadabuursigii hurday,insha-Allaahuna khayr badan ayaa xigi