Jamacada camuud waa jamacad qiimo aad ubadan uleh dhamaan umada somaliyeed iyo somaliland gar ahaa reer Adal.

Jamacad camuud waa jamacad international ah

By Xaawa Cige Guuleed UK

marka maaha jamacad lagu sheegi karo shaqsi laguna metali karo weyka facweyntahay wayna ka qiima badan tahay. calaamka meelkasta wey ka dhacdaa mamuul fadhiid ah lakiin dee ma haboono inay jamacada ummadu u dhutido ama

hoos ugu dhacdo shakhsi haduu prof saleban, hawshiisi si wanaagsan u gudan waayo waxaa haboon inay (Boardku bedelaan) mamul hufan oo dacad ahna la doorto tani maha mid qabiil ama reer ku xidhan ninka diciifka iyaa reer ku meeraysta

tana waa mustaqbal dhalin yarada reer somaliya reer somaliland  gaar ahaana reer Adal oo iyagu ku hamiyey jamacadan dhulkoo qori lawada sito waana jamacada Oxford ee somaliya iyo somaliland ba marka marnaba ma ogolaadoonoinuu hoos dhac ku yimaado waxaana fiican inaa mamul wanaaga la fahmo oona shakhsigu isku qaadan inuu isagu wax danta guud u leeyahay wuxuu rabana u ka yeeli karo taasi waa ceebta somali oo dhani ka simantahay Pro salebaan

waa inaa lala xisaabtamaa laguna qiimeeyaa wax so sarkiisa. Dadkayga reer adal waxaan u sheegi lahaa qof walba oo ummadu masuuliyad

u dhiibato waa inaa xisaabteeda la yimaadaan.hadalkayga waxaan kaga baxyaa ha la xisaabtamo.

Hawa cige guled

UK

About these ads

Categories: Warka (News)

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: