Ceel La Helay Oo Cunto La Gaadhsiiyay


About these ads

Categories: Warka (News)

13 replies »

  1. alxamdulilaah allaw ugargaar intaa aan arkayo waa intii xamsata hayd weeye wax lagu canaanto magaranyo ee allaw rabaw raxiimaw raxmadaada ayaa raaxo iyo dharedba leh gacmahaaga ufidi una danbi dhaaf aaaaaaaaaamin

  2. Waar heedhaha, hayadii camuud foundation een jeeb kayaga sida hagar la aanta ah ugu furnay xagay martay, mise wali dhaxday gurmadka ugu soo jirtaa. Camuud foundation malaha wixii lagu xamanayaa ka mid ah ee ahayd anaka reer awdal waxba nama siiyaan waa taas mida aan koonfur ugu badanahay. Marlay munaafaqadaa dhag uma dhigin laakiin waxan ogahay maal ururiskoodii iyadba waa nasiib daree wax samaroon ka baxsan uma soo galin waxna kama dhiiban hadana iyakay ugu wax qabad yartay marka laga hadlo xaga tabaalaynta abaaraha inkastoo ay dhinac yada kale aad ugu hagar baxeedn awdal.

  3. weelkaagu hadaanu buuxin,
    wax tarku ku qaban ogaa,
    weedhaadu itaal yaraa…

    walaalkaa kol ay ku tahay,
    baryadu weeydaysanaa,
    wax hayntu mar fiicanaa, wax hayntu mar fiicanaa

    ilaahoow raxmadaada u shub masaakiinta…amiiin

  4. Aad bay u mahadsantahay Hayada African Relief Fund run ahaantii waxay samaysay gurmad deg deg ah oo dhiig joojin u noqonaysa shacabka reer Awdal ee tabaalaysan,Dhamaan Qurbajooga jooga wadamada hore u maray waa inay si hagar la’aan ah ugu gudbiyaan waxii ay ku caawin karaan dadkooda,Waad arkaysaan sida ay ugusoo gurmatay dadkeena , Waana in lala shaweeyo Hayadaasi African Relief Fund oo ay la garab joogsadaan reer Awdal maadaaba ayaguba si deg deg ah ugu gurmanayaan dadkeena.

    Sadaqada Bixiyoo ha bakhaylin waligaa.
    Ku badbaadi dadkaaga boqolkaad dirayso.
    Bariba waad helaysaa.

    Hanoolaadaan African Relief Fund.

  5. haboon
    huuno dhiiga ayaad ii dhaqaajisay beena mahaa walaal waana wax dhaba ilaahaw umadaad adi uun baa dhargin kara eee gurmad dag daga

  6. Cid waloo dadkaa tabaalaysan u gurmatay ilaahay haka jasaa’i siiyo.
    Ameeen

  7. adse waxaad ogataa
    oo igu walaahiya
    wacad baa inoo yaal
    waabeey qarsoon iyo
    warankaygu kugu maqan

  8. Walee abaartani Haboontii cayda Makaahiil meesha u fadhiday way islaamisay,way qaraafaystaana lagama hayo,de waata la wada qaraafaystay looool………..

  9. Arrintani waa boog ama nabur ku yaal Somaliland oo qof kastoo inaga midi dareemayo,waxaan leeyay walaalayaal gurmada,wixii aad heli kartaana ku taageera,guud ahaan shacabka Somalilandna waxa la inooga baahan yahay inaan ilaahay waydiisano roob oo barrino dhamaanteen si uu inooga dulqaado abaarahan inagu daba dheeraaday.

  10. huuno cid aan samaroon ahayn waligay wax uma lisin, umana lisi doono… i am gadabuursi

    ee adigu kuwa aad u listid waxaad ka heshid aniga waxba ha iga siin…

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: