Maalmaha Taariikhiga Ah Ee Laga Xuso Dalkeenna.

Maalmaha dalkeena laga xuso waxa ka mid ah:

  1. 26kii Juun 1960kii xornimadii gobolada Waqooyi.
  2. 1-dii Luulyo 1960kii midoobidii Gobolada waqooyi iyo Koonfur.
  3. 1-dii luulyo 1960kii xornimadii Gobolada koonfureed.
  4. 12ka Abril Aas aaskii calanka iyo maalinta xooga dalka Soomaaliyeed.
  5.   8da Maarso maalinta haweenka Soomaaliyeed
  6. 5tii Octobar 1949kii dagaalkii dhagax tur iyo hanoolaato.
  7. 27kii Juun 1977kii xornimadii dalka Jabuuti.
  8. 15kii Maajo 1943kii aasaaskii ururka S.Y.L
  9. bishii Ocotobar 18-20 1971kii shirkii ururka midowga Africa ayaa lagu qabtay Xamar.
  10. 20kii bishii 12aad sanadii 1950kii aasaaskii booliska soomaaliyeed
  11. 21 octobar sanadii 1972dii qoraalkii farta Soomaaliga
  12. 16kii Febrayo 1974tii Soomaaliya waxay ku biirtay Jaamacadda carabta.
  13. 1528-1542kii halgankii Axmed Gurey ee Itoobiya iyo Bortaqiiska.
  14. 1900-1921juu Gakgabkii Sayid Max’ed Cabdulle Xasan ee Ingiriiska.
  15. 1da April 1950kii heshiiskii Q.M iyo talyaaniga ee xornimo gaarsiinta Soomaaliya.
  16. Bishii Luulyo 1960kii waxaa dalka madaxweyne u noqday Aadan Cabdulle Cismaan.
  17. Bishii Juun 1967dii waxaa dalka madaxweyne u noqday Cabdi Rashiid Cali Sharma’arke.
  18. bishii Octobar 1969kii waxaa dalka madaxweyne u noqday Max’ed Siyaad Barre
  19. Warshadii kaluunka Laasqoray waxaa la aasaasay 1970kii
  20. Warshadda dharka Balcad waxaa la aasaasay sanadii 1968dii
  21. Warshadda sonkorta Jowhar waxaa la aasaasay 1962dii
  22. Warshadda Caanaha Xamar waxaa la dhisay 1966kii
  23. Warshadda Hilibka ee Kismaayo waxaa la dhisay 1973kii.
About these ads

Categories: Warka (News)

6 replies »

  1. waxan aad meesha soo dhigtay ma kuwa la xusaa mise waa uun taariikho somalia waxyaabo kala duwan kasoo dhaceen ?

    inta badan taariikhaha aad meesha soo dhigtay lama xuso marka laga reebo

    26 juun
    1da july
    27 juun

    3daa taariikhood midwalba waxa xoroobay dal soomaaliyeed, waana la xusaa sanad kasta. inta kale anigu ma arag meel lagu xuso.

  2. kuluc
    21 oktoobar miyaanad arag sida quruxda badnayd ee loo xusi jiray mise waxaa tahay caruurta dhalatay 1990 ka dib
    somali wakhti fiican iyo bari samaad ayey soo martay maantana wakanaa aduunka dhan uu nacay somali been iyo wax isdabamarin ayey ku jirtaa budhcad iyo dil ilaahay ha u soo cesho sharaftii ay somali ku lahayd aduunka

  3. War Inantan inan maskax badan baan moodi jirey,laakiinse maantaa iigu dambaysaba in aan eego waxa ay qorto”Cadaalad daradda Soomaalida waa taas”.

  4. tallman
    inaantu waa inaan aad iyo aad u maskxax badan ee maxaa ku xuntay anii laftaydan sida kuma moden tallman

  5. Waxa ku jira qoraalkan intan aan qawska ku xidhay bal eega :-
    ((( 20kii bishii 12aad sanadii 1950kii aasaaskii booliska soomaaliyeed ))))

    1950 ma waxa jirtay berigaa soomaali midowday, ma 4 askari oo berigaa xamar joogay ayaa lagu sheegi karaa aasaas boolis soomaliyeed.
    Khaldaadkaas iyo kuwa kale ayey reer koonfureedku reer waqooyiga ka dhaadhicin jireen

  6. Waxa ku jira qoraalkan intan aan qawska ku xidhay bal eega :-
    ((( 20kii bishii 12aad sanadii 1950kii aasaaskii booliska soomaaliyeed ))))

    1950 ma waxa jirtay berigaa soomaali midowday, ma 4 askari oo berigaa xamar joogay ayaa lagu sheegi karaa aasaas boolis soomaliyeed.
    Khaldaadkaas iyo kuwa kale ayey reer koonfureedku reer waqooyiga ka dhaadhicin jireen…

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: