Ilaahey Ha U Naxariisto Ninkii Heestan Tiriyey.. Laakiinse Heystan Waa Heysteey Magaaladu Caan Ku Tahey.. Waxaana Tiriyey. Habar Yeesif Alaw Ku Naxariiso Aaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.
Un jour tu ris, un jour tu pleures
Un jour tu vis, un jour tu meurs
Départ mouchoir,
Retour velours
Histoire d’amour
Un jour ça va, un autre non
Un jour lilas, un jour flocon
C’est ça la vie
Un jour tu pleures
Un jour tu ris
Dad loo talinaayo iyaga iyo magaalooyinkoodu toona bilic ma yeeshaan.Bagaalada Boorama maanta wax loogu dabaal dego anigu ma arko hadana waan uduceynayaa oo waxa ku dhexyaala gurigaan ku dhashey iyo iskuulkii aan soo dhigtey. Hadana maanta waa magaalo loo taliyo inka badan labaatan sanadood. Prof. Xasan Cali Cismaan waan ugu hanbelyeynayaa dadaalka dariiqyada Awdal waxase jirta duruufo yaala oon la dafiri karin. Hadii aanad rabin Awdalstate miyaad la timaadid waxkale oon aheyn Isaaqland/Somaliland/SNM state of Somalia.
Dib aan eega taariikdu waxey ina tuseysaa in horumarku yimaado marka umad meel wada degtaa gartaan dhibaatadooda iyo dheeftooda. Waxa la ogyahey in waqti aan sii dheereyn Ururo aan sameysaney sida ARDAA. ARDAA oo himiladeedu aheyd in Dekeda Lugahaya caalamka la adeegsadaan sidii loo dhisi lahaa isla markaana ururiyeen lacagtii lagu dhisi lahaa. Dhagacna dhigeen halkuu ku danbeeyey wali lama hayo. Hadiise prof. Xasan heshiis la galey Turkiga waliba SNM horteeda sow hadana aqabadku noqonmaayaan. Maalinta la helo dad suga amaanka dadka raba iney horumariyaan degaanada Awdal, Salal iyo gabiley waxba ka socon maayaan. Afiguba garo meel abaar iyo macaluuli ka taagan tahey wixii loogu deegana rabaan iney iaga soo barto hadana yiraahdaan garoonada Burco, Hargisa iyo Berberaanu ku hagaajineyaan taasoo kaliyaa ku tuseysa in ilaa la helo Awdalstate ama nidaam ugaara beelaha Samaroon waxkastaa noqon doonaan wax fashilmey iyo halbacaad lagu lisey. ilaa sadexda doqmood ee indhaha isku eega la yiri laga dul talaabsado dadka Awdal, Salal iyo Gabiley waxey noqonyaan dad bahdilen Soomaalidana ugau danbeeya taasina maanta wey cadaatey. Kii isdiidsiinaaye waa yeelkii, kii xumaanta tolkii rabina waa yeelkii ee waxa loo baahaney in dadka nadiifta ahi tashadaan.
aisha waa very good news waxa kale oon dhisan doona airportkeena boorama harumarku wuu iska soo dabo dhacayaa jidkaa marku dhameyo xasan dakad ha u jeesto laahayana hala qabto ,, waxa kale oon shalay akhristay in sheekh shariif yidhi maamul goboleedyo ayaa la samaynaya labo gobol iyo wixii ka badan markaa maamul goboledkana ciday doonan ee iyaga raban bay ku biiri karaan since aan inaga haysano hal gobol waxan ku biiri doona sool iyo sanaag oo la noqon doona maamul goboled warkas ban maqlay no more idoor aan wax la qaybsano viva awdalstate of somalia
lool Nacastan ku leh Sool iyo Sanaag,Ma Isaaq baad ka dudi oo Isaaq kale u tagi ileen Sanaag,Habaryoonis baa ka talisa,caasimadeeduna waa Ceerigaabo war waxan qorofaysta iyo Islaantan ka sasta Reer Xareed ee ku leh Sanaag baan ugu tagayaa H/Yoonis o My God lool soo Isla Isaaq uun maaha, maya maya Kililka 5aad ku biir Awdal Maxad Case iyo Habarcafaan baa leh,wax aan Somaliland aan aheyna qoortaa laga goynayaa,shirka London waxa lagu noqonayaa 2Dawladood oo daris ah Somaliland and Somalia.Viva Somaliland Republic.Waxaan ku qoslaa habartan ilkaha la ee la baxdey Gudoon oo laheyd 5 bilood ka hor Ciidamada Amisom baa la keenayaa Awdal! lool Nacalaa Riyadaada wasaqnimada ah ku yaal Merde.
kuwa idoorku qabo way iskala joogi karaan lakiin majority awdal dadka ugu badan ee dagan ma rabaan in idoor danbe wax ay la qaybsdaan idoor waa tuug iyo jaahil wax binu aadam ah oo wax la qaybadan karaana ma jiro ama iyagaa is cunaaya ama umada kale bay haystaan waa halkii reer xamarkee ilaahow sharkooda na mooti ,idoor waa waraabe waaraabe isna iskuma roona cid kalena uma roona markaa iyaga ha is cunnan gadabuursi halkii u roon bay racayaan waxayna maxkamad lasoo taagi doona dabo dhilifka siilaanyo oo dadkii uu buuframa ku yaale waa lala sugayaa maka dowlad somaliyed dhalato,,kuwa buka jala ban leenahay,viva khadumosgtate and awdalstate god bless both
Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyee Marxuum Caalin wuxu ahaa macallinkaygii suugaanta ee dugsiga sare ee Sh Cali Jawhar. Caalin dhawr jeerbaan xusuustaa oo intuu kaban soo qaato uu noo heeso, sida dhuuxii Boorama. Laakiin anigu marnaba nasiib uma yeelan inaan maqlo Caalin oo afkiisa ka leh ‘anigaa heestaa sameeyay’..iwm
Waraysi dhawaan laga qaaday fanaanka iyo abwaanka lagu naanayso LIIRO, wuxu ku bayaamiyay in Heesta ‘Sida dhuuxii Boorama uu sameyay ninka la yidhaaho ‘Yuusuf Cali Cilmi’. In fact wax nasiib u yeeshay inaan Abwaan Yuusuf isna an afkiisa ka maqlo inuu heestaas sameeyay oo midhaheeda uu isagu iska lahaa.
Liiro wuxu sheegay in wiil iyo gabadh ay kala roganayeen markii ay soo baxday, oo riwaayad ay ku jirtay.
Idaacadase waxan filayaa inay ku duubnayd iyadoo hal nin qaadayo. Ma xusuusto magaca fannaankii heestaas kaga qayb galay tartankii hirgalinta heesaha. Waxanse xusuustaa Xasan Aadan Samatar oo waraysi ku sheegay in fannaankii ku heesayay sida dhuuxii Boorama uu wakhtigaasi galay kaalinta labaad ee tartankaasi halka kaalinta koowaadna uu xasan A Samatar ku guulaystay. Waxan filayaa inay ahayd sanadkii 1972.
Si kastaba ha ahaatee, waxan haynaa laba qof oo nool oo qiraya in heestan uu midhaheeda lahaa Abwaan Yuusuf Suldaan Cali Cilmi. Abwaanka iyo fannaanka dhintay ee Caalin, Allaha u naxariisto.
Waxan is weydiiyaa, horta miyaanu mujtamacu cay iyo canaan kala saari karin?. Miyuuse qofku gartiisa naqsan kari isaga oo an caytamin, ama dagaalamin?..
Waxan is idhaahdaa, malaha dadka soomaaliyeed ee qurbaha ku nool beentii iyo caydii iyo habaarkii ay isu dhiibeen ayuunbay dhexdoodana ku dhaqmaan, oo u nooqtay caado iyo shaabbad ku dhagtay. Tusaale, Magac been ah, qabiil been ah, dhalasho been ah, iyo cay been ah, sida waxbaa la kufsaday, waxbaa la xoogay, waxbaa la jarjaray, iwm,. Iyo habaar been ah sida waalidkaybaa la dilay iyo walaalahay, reer ba’aan nahay ..iwm. Waxaas oo dhan ayaan u malaynayaa inay u fududeeyeen in meeshii faallo lagu qorayaba ay cay iyo habaar isugula kacaan.
Anyway cayda gadabuursi dhexdiisa iyo reeraha kalaba waxan doorkan maanta ah u daynay oo billad geesinimo ku haysta HAROWO.COM. Samaroon, Ciise , Isaaq, iyo Soomali kalaba in la caayo waa caqli xumo, halkan HIilDan halaga daayo. Adoo doodi karaaya ama duuli karaaya, maxaad cay ka dooni?!
Hiildan…….Tan waad la weyday, weligiiba Abwaan Yusuf wuu sheegan jiray, lakiin heestan Abwaan Caalin(AUN) Baa iska lahaa baan anigu rumaysanahay. Lakiin, murankani ilaa markii ay heestu soo baxday buu socday oo maaha mid guntiisa la gaadhayo. Lakiin dee waa maxay garta Habar yeesif iyo reer maxamad ka dhaxaysa ee markhaatigeedii kaliyahaa noqday reer maxamed, aaway markhaatiyadii dhinaca kale………kkkkkkk. kaftan.com. Anyway, regardless of who created it is is a wonderful Song.
indhihii basaasaw Boorama ma aragtay.
Alahayaw Daa Boorama iyo dhulka kale ee Samaroonba.
waa war lagu farxo hawsha uu qabtay Inj Xassan, waanan ku hambalyaynayaa isaga iyo inta u heelan qax qabadka Ummmadda Samaroon meel ay joogaanba.
waxa ay ahayd mudo aad u fog waxaan xasuustaa maalin guri girgid ah la fadhiyay waa Caalin ala ha u naxariistee, Cabdi Dhangage iyo Dhido Aqli Hadi heestan waxaa ku heesayay Caalin. niman kalena way fadhiyeen itaan ka xasuusto.
Gabdh reer Boorama ah oo la odhan jiray ina xuseen afgaduud ayaa heestan loo qaaday aadna u qurux badnayd wilka u qaadayna markaa arday iskuulada dhigtu ahaa waanse raadin magaciisi.
In you dream.Gabilay ayaan isku haynaa inaan lawada wareegno macdalaa Dila.
Isaaq waxa u sokeeya hargisa.Waxan kale oo shalay la isaaqeeyayna waxay iska noqon Akishadii ay aha yeen waagi hore.
70 ka maga isaaqa laga aqoon degaanka Gabilay.Sida la ogyahay degaaanka waxa deganaa Akisho iyo Samaroon.Dadkii Akishadii ma dhulkaa liqay? Waala yaqaanaa halka ay mareen.
Markaa sxb hungurigaaga ha dayin wax aan marayn.Waxa laha yaabaa inaad ku dhimato.
hiildan lisen aniga cidna ma caayin gabadha tallman sidata maan soo qaadin fikirkayga iyo waxan maqlay ban ka hadlay markaa gabdhaa tallman sidata iyadaa isoo gashay i cayday markan u jawaabo tayda waad masaxdaa markaa isaga ma meeshan isku magacowday somaliland buu leeyahay marka la soo qaado idoor iyo somaliand maxuu sdia dhilooyinka ugu caytamaa waxasi haduu nin yahay ninoow xaal qaado aniga magacayga ha ii daayo isaga lama hadlo hadan hlkan wax kusoo qoro ignore ha iska saaro lakiin aniga fikirkayga xor ban u ahay cidna ma caayo aan aheen idoor ooo aan nebahay siday wax u wadaan bas idoor iyagaba nama jecla waxayna aduunka ugu jecel yihjiin in samaroon baaaba’o, ilaahay kaliya gadabuursi baabin kara markaa amaaan ha la iigu dadaalo walina naagta tallman ha i dayso,, good bye and god bless my awdalstate

Hiildan bishaaro gudoomoyaha ASARDA prof/Xasan Cali wuxu Torkigii usoo sexeexay inla inaga caawiyo dariiqa dila ilaa lowyacado la inoo dhiso oo waliba xariirad maraaya kharashkana Turkigaa bixinaaya nimankii beesha dhexe way qajileen markii hortooda indha hoogoo shana la inoogu ogolaaday walaahi dad goobjoogaa noosheegay iyagu may rabin inay arintani dhacdo waxay jeclaayeen inay inagu calcalwiyaan jid bada barbarkeeda mara oo from jabuuti to hargasa mara oo gadabuursi iyo ciisaba gawraca laakiin way lawaayeen
Hada abaaruhuba way inaga yaraanayaan waayo waxwalba way fududaanayaan sifudud baanan iskugu gurmankaraa dadka bada lughaya joogi booramay kasooqadaynayaan ama badar iyo galay bay banka diidowaaleed tirtirfo kusooqaadanayaan ilayn waa laamiyoo la iskuma dhaxayee kuwa boorama joogina sariibadoodu waa bada qadadana booramay ku karsanayaan.
micnihii kaluunbay ku qadaynayaan maalinwalba inkastoo jabuuti oo badku dhextaalaba kaluunku aad qaali uyahay waana arinta iga yaabisay metelan dadka ladani jimcahay ku qadeeyaan kaluun kuwa danyartina maba awoodaan waasheeko cajiiba malaha sidalooga soo ogaadhsado badaa adag.
Caasha
Waa runtaa arinkaasi wuuu dhacay.
Dhibaato ma jirto insha alaah waa laga bixidoona…
Un jour tu ris, un jour tu pleures
Un jour tu vis, un jour tu meurs
Départ mouchoir,
Retour velours
Histoire d’amour
Un jour ça va, un autre non
Un jour lilas, un jour flocon
C’est ça la vie
Un jour tu pleures
Un jour tu ris
Arinkaa dariiqu haduu run yay waa GOOD NEWS.
Boramay Waxa Tahay Balad Loo Duceeyiyo Bartii Aayatiin iyo Madashii Barwaqoo, Viva Caasimada Awdal State of Somalia
Geedka Harawa gaafaha Jigjiga Harar galbeedkeeda
Intaan garow ka beeriyo ilaa badda gudboonkeeda
Samaroonka gurigiisu waa gal iyo ciilkiiye
Maalwayn baa u soo gala ilaah geladi weeyaane
Geel iyo lo baa buuxa iyo gaabanow adhiye
Gadhoodhka iyo dhaydaan cabnaa goor la joogaba e
Sixin geedo laga shiilay bay gaari dhigtaaye
Giire hilibka laga gooyay iyo gaadhi iyo baalli
Xeedho uduga goortii la furo la isku wada guuxo
Gabdhaa la diiqaa aroos gacal wanaagiiye
Garow baan waliba leenahoon gu,ga abuurnaaye
Geedgaabka heediyo iyo galaha noo buuxa
Wilwilaan godayna kolkaan amadka goynaaye
Nimay gaajo haysaa ma jiro godaha jiilaalka
Afartaasi guuxii baddiyo gudgude roobaad dhe
Geeraaradii Cabsiiyiyo Afdeeb gaydh u hadalkii dhe
Gumburihii aw Aadan Badow goohii Qalalow dhe
Guubaabadii Daheeyiyo guf iyo goohii Qaabilaad dhe
Cali Bucul gamaankuu watiyo faraskii Gaylaan dhe
Galool ubax ku yaaliyo geedkii Harawaad dhe.
http://isomali.blogspot.co.uk/
The legandry Ugaz Nur Ugaz Roble Ugaz Samatar 1903.
http://isomali.blogspot.co.uk/search/label/Ugas%20Nur%20of%20Samaroon%20Trible
Qurux badnaayaa Ugaas Nuur walee hadaanu jiri lahayn dagaalkii guntiweyne Samaroon wuu tafiir go,i lahaa.
Dad loo talinaayo iyaga iyo magaalooyinkoodu toona bilic ma yeeshaan.Bagaalada Boorama maanta wax loogu dabaal dego anigu ma arko hadana waan uduceynayaa oo waxa ku dhexyaala gurigaan ku dhashey iyo iskuulkii aan soo dhigtey. Hadana maanta waa magaalo loo taliyo inka badan labaatan sanadood. Prof. Xasan Cali Cismaan waan ugu hanbelyeynayaa dadaalka dariiqyada Awdal waxase jirta duruufo yaala oon la dafiri karin. Hadii aanad rabin Awdalstate miyaad la timaadid waxkale oon aheyn Isaaqland/Somaliland/SNM state of Somalia.
Dib aan eega taariikdu waxey ina tuseysaa in horumarku yimaado marka umad meel wada degtaa gartaan dhibaatadooda iyo dheeftooda. Waxa la ogyahey in waqti aan sii dheereyn Ururo aan sameysaney sida ARDAA. ARDAA oo himiladeedu aheyd in Dekeda Lugahaya caalamka la adeegsadaan sidii loo dhisi lahaa isla markaana ururiyeen lacagtii lagu dhisi lahaa. Dhagacna dhigeen halkuu ku danbeeyey wali lama hayo. Hadiise prof. Xasan heshiis la galey Turkiga waliba SNM horteeda sow hadana aqabadku noqonmaayaan. Maalinta la helo dad suga amaanka dadka raba iney horumariyaan degaanada Awdal, Salal iyo gabiley waxba ka socon maayaan. Afiguba garo meel abaar iyo macaluuli ka taagan tahey wixii loogu deegana rabaan iney iaga soo barto hadana yiraahdaan garoonada Burco, Hargisa iyo Berberaanu ku hagaajineyaan taasoo kaliyaa ku tuseysa in ilaa la helo Awdalstate ama nidaam ugaara beelaha Samaroon waxkastaa noqon doonaan wax fashilmey iyo halbacaad lagu lisey. ilaa sadexda doqmood ee indhaha isku eega la yiri laga dul talaabsado dadka Awdal, Salal iyo Gabiley waxey noqonyaan dad bahdilen Soomaalidana ugau danbeeya taasina maanta wey cadaatey. Kii isdiidsiinaaye waa yeelkii, kii xumaanta tolkii rabina waa yeelkii ee waxa loo baahaney in dadka nadiifta ahi tashadaan.
mustafe ha welwelin warbaankuu ogahay wakhtiyar oo dhawe dadk adkabaqayso eedleedahay ciidan naga ilaaliyaan ubaahanahay waakuwee makuwa iyagiiba xamar ukalabadinaaya miyaanad lasocon sheekada hada shirkii dawlad soomaaliyeed oo dhexaa london lagu gorfaynayaa qiyaas xilgan dariiqa labilaabi doono already wadanka madaxwayne qudhaa xakumaaya lasoco
aisha waa very good news waxa kale oon dhisan doona airportkeena boorama harumarku wuu iska soo dabo dhacayaa jidkaa marku dhameyo xasan dakad ha u jeesto laahayana hala qabto ,, waxa kale oon shalay akhristay in sheekh shariif yidhi maamul goboleedyo ayaa la samaynaya labo gobol iyo wixii ka badan markaa maamul goboledkana ciday doonan ee iyaga raban bay ku biiri karaan since aan inaga haysano hal gobol waxan ku biiri doona sool iyo sanaag oo la noqon doona maamul goboled warkas ban maqlay no more idoor aan wax la qaybsano viva awdalstate of somalia
Ximiro xin badan waxad dad ku caydo qaraafaysi iyo kildhi waadiga gaagaabsaday ee dhufayska galay waligaaba halkaa ku jir lagaa raysay.
Vivaa Xeerkii Xeego, aloow noo daa oo cimrigiisa dheere suldanka…
Nice Song
lool Nacastan ku leh Sool iyo Sanaag,Ma Isaaq baad ka dudi oo Isaaq kale u tagi ileen Sanaag,Habaryoonis baa ka talisa,caasimadeeduna waa Ceerigaabo war waxan qorofaysta iyo Islaantan ka sasta Reer Xareed ee ku leh Sanaag baan ugu tagayaa H/Yoonis o My God lool soo Isla Isaaq uun maaha, maya maya Kililka 5aad ku biir Awdal Maxad Case iyo Habarcafaan baa leh,wax aan Somaliland aan aheyna qoortaa laga goynayaa,shirka London waxa lagu noqonayaa 2Dawladood oo daris ah Somaliland and Somalia.Viva Somaliland Republic.Waxaan ku qoslaa habartan ilkaha la ee la baxdey Gudoon oo laheyd 5 bilood ka hor Ciidamada Amisom baa la keenayaa Awdal! lool Nacalaa Riyadaada wasaqnimada ah ku yaal Merde.
kuwa idoorku qabo way iskala joogi karaan lakiin majority awdal dadka ugu badan ee dagan ma rabaan in idoor danbe wax ay la qaybsdaan idoor waa tuug iyo jaahil wax binu aadam ah oo wax la qaybadan karaana ma jiro ama iyagaa is cunaaya ama umada kale bay haystaan waa halkii reer xamarkee ilaahow sharkooda na mooti ,idoor waa waraabe waaraabe isna iskuma roona cid kalena uma roona markaa iyaga ha is cunnan gadabuursi halkii u roon bay racayaan waxayna maxkamad lasoo taagi doona dabo dhilifka siilaanyo oo dadkii uu buuframa ku yaale waa lala sugayaa maka dowlad somaliyed dhalato,,kuwa buka jala ban leenahay,viva khadumosgtate and awdalstate god bless both
dhiigyacab siilaanyo dadki uu borama ku laayey waa loo haystaa maxkamad caalimi ahna wan soo taagi doona..
Hiildanaw cayda mesha ka ilaali oo ha so dayn qofki caytamaya saw kuwan meeshiba kharibay wuxu ma cay baradbaa war tolka laguma cay barto
Alaha u naxaristo waxaa heestan tirayay CAALIN oo lagu dilay magalada muqdisho marki talada la waregen jabhada is bahaystay waxay ahayd hees qiimo leh waana hees cana
@Dhammaan,
Aadbaan idiin salaamayaa dhammaan. Dee markaan yar mashquulsanahay meesha halaga daayo cayda oo qof waliba masuuliyad haysa saaro. Gaar ahaan Ragu waa inayna la caytamin dumarka. Waa Ceeb. Sidoo kale iyadna waa dhaqan xumo in qof magac dumar siti uu cayda bilaabo. Waxan si gaar ah ula hadlayaa TALLMAN IYO GUDDOON. Tallman adigu magacaaga iyo xitaa telefoonkaaga waad soo bandhigtay, intaasaa geesinimo kuugu filan, markaa hayska qaadin libinta oo qof magaciisa qariyay halla caytamin.
@Jicimbir
Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyee Marxuum Caalin wuxu ahaa macallinkaygii suugaanta ee dugsiga sare ee Sh Cali Jawhar. Caalin dhawr jeerbaan xusuustaa oo intuu kaban soo qaato uu noo heeso, sida dhuuxii Boorama. Laakiin anigu marnaba nasiib uma yeelan inaan maqlo Caalin oo afkiisa ka leh ‘anigaa heestaa sameeyay’..iwm
Waraysi dhawaan laga qaaday fanaanka iyo abwaanka lagu naanayso LIIRO, wuxu ku bayaamiyay in Heesta ‘Sida dhuuxii Boorama uu sameyay ninka la yidhaaho ‘Yuusuf Cali Cilmi’. In fact wax nasiib u yeeshay inaan Abwaan Yuusuf isna an afkiisa ka maqlo inuu heestaas sameeyay oo midhaheeda uu isagu iska lahaa.
Liiro wuxu sheegay in wiil iyo gabadh ay kala roganayeen markii ay soo baxday, oo riwaayad ay ku jirtay.
Idaacadase waxan filayaa inay ku duubnayd iyadoo hal nin qaadayo. Ma xusuusto magaca fannaankii heestaas kaga qayb galay tartankii hirgalinta heesaha. Waxanse xusuustaa Xasan Aadan Samatar oo waraysi ku sheegay in fannaankii ku heesayay sida dhuuxii Boorama uu wakhtigaasi galay kaalinta labaad ee tartankaasi halka kaalinta koowaadna uu xasan A Samatar ku guulaystay. Waxan filayaa inay ahayd sanadkii 1972.
Si kastaba ha ahaatee, waxan haynaa laba qof oo nool oo qiraya in heestan uu midhaheeda lahaa Abwaan Yuusuf Suldaan Cali Cilmi. Abwaanka iyo fannaanka dhintay ee Caalin, Allaha u naxariisto.
Hiildan.
Haboon iyo Tallman cid caydaa ma jirto.
Waa yaabe,markaad Ciise ama Idoor istidhaa daaqada kala bax waxa ku soo galaya Haboon iyo Tallman.iyaga oo reero caayaya.
Ma waxay rabaan inuu Samaroon meeshan isku caayo?
Geesi,
Waxan is weydiiyaa, horta miyaanu mujtamacu cay iyo canaan kala saari karin?. Miyuuse qofku gartiisa naqsan kari isaga oo an caytamin, ama dagaalamin?..
Waxan is idhaahdaa, malaha dadka soomaaliyeed ee qurbaha ku nool beentii iyo caydii iyo habaarkii ay isu dhiibeen ayuunbay dhexdoodana ku dhaqmaan, oo u nooqtay caado iyo shaabbad ku dhagtay. Tusaale, Magac been ah, qabiil been ah, dhalasho been ah, iyo cay been ah, sida waxbaa la kufsaday, waxbaa la xoogay, waxbaa la jarjaray, iwm,. Iyo habaar been ah sida waalidkaybaa la dilay iyo walaalahay, reer ba’aan nahay ..iwm. Waxaas oo dhan ayaan u malaynayaa inay u fududeeyeen in meeshii faallo lagu qorayaba ay cay iyo habaar isugula kacaan.
Anyway cayda gadabuursi dhexdiisa iyo reeraha kalaba waxan doorkan maanta ah u daynay oo billad geesinimo ku haysta HAROWO.COM. Samaroon, Ciise , Isaaq, iyo Soomali kalaba in la caayo waa caqli xumo, halkan HIilDan halaga daayo. Adoo doodi karaaya ama duuli karaaya, maxaad cay ka dooni?!
Hiildan…….Tan waad la weyday, weligiiba Abwaan Yusuf wuu sheegan jiray, lakiin heestan Abwaan Caalin(AUN) Baa iska lahaa baan anigu rumaysanahay. Lakiin, murankani ilaa markii ay heestu soo baxday buu socday oo maaha mid guntiisa la gaadhayo. Lakiin dee waa maxay garta Habar yeesif iyo reer maxamad ka dhaxaysa ee markhaatigeedii kaliyahaa noqday reer maxamed, aaway markhaatiyadii dhinaca kale………kkkkkkk. kaftan.com. Anyway, regardless of who created it is is a wonderful Song.
indhihii basaasaw Boorama ma aragtay.
Alahayaw Daa Boorama iyo dhulka kale ee Samaroonba.
waa war lagu farxo hawsha uu qabtay Inj Xassan, waanan ku hambalyaynayaa isaga iyo inta u heelan qax qabadka Ummmadda Samaroon meel ay joogaanba.
waxa ay ahayd mudo aad u fog waxaan xasuustaa maalin guri girgid ah la fadhiyay waa Caalin ala ha u naxariistee, Cabdi Dhangage iyo Dhido Aqli Hadi heestan waxaa ku heesayay Caalin. niman kalena way fadhiyeen itaan ka xasuusto.
Gabdh reer Boorama ah oo la odhan jiray ina xuseen afgaduud ayaa heestan loo qaaday aadna u qurux badnayd wilka u qaadayna markaa arday iskuulada dhigtu ahaa waanse raadin magaciisi.
Aduunyadan wax kastiba bililiqo noqotay.
heestan Caalin baa sameeyay wuxuuna u sameeyay
Dhool. labadaba ilaahay ha u naxariisto.
Sax heestan Caalin ayaa sameeyey ilaahay ha u naxariistee taasi maaha wax la isku qabsado waxkasta bililiqo ayaa laga dhigay Somali ilaahayow xaq tus
Magaalada boorama lafteeda beelaha isaaqu waxay u jiraan wax ka yar 15 km degaan ahaanoo waxay degan yihiin magaalada dila hareeraheeda iyo degmada baki barigeeda oo dhan. Sidoo kale degmada lughaya inteeda badan waxa degan beelo badanoo isaaqa ah.
Markaa reer booramow ogaada doorashada golaha degaanka waxaanu ka soo sharixi doonaa degaanka borama ugu yaraan 2 xildhibaan , degmada baki 7 xildhibaan, lughaya 10 xildhibaan.
Waxaanu intii hore degaanadayadaa uga aamusnayn waxaanu lahayn beelaha Somaliland wax badan uga tanaasula si wadanku u dhismo, markaa wadankii alle mahadii waa dhismay, marka waa inaan gobolka awdal degaanada isaaq ka dego iska sharaxaan beelaha isaaq ee halkaa beriga iyo waqooyiga gobalka awdal degaa, mana jirto cid cod kaga badin kartaa oo waa dad badan
Gentleman
In you dream.Gabilay ayaan isku haynaa inaan lawada wareegno macdalaa Dila.
Isaaq waxa u sokeeya hargisa.Waxan kale oo shalay la isaaqeeyayna waxay iska noqon Akishadii ay aha yeen waagi hore.
70 ka maga isaaqa laga aqoon degaanka Gabilay.Sida la ogyahay degaaanka waxa deganaa Akisho iyo Samaroon.Dadkii Akishadii ma dhulkaa liqay? Waala yaqaanaa halka ay mareen.
Markaa sxb hungurigaaga ha dayin wax aan marayn.Waxa laha yaabaa inaad ku dhimato.
heestan waxaa qaday ina cali cawar maqaan haad meeli uu joogo,, magiciiso dhamaytiisran aan iidin soo qori
hiildan lisen aniga cidna ma caayin gabadha tallman sidata maan soo qaadin fikirkayga iyo waxan maqlay ban ka hadlay markaa gabdhaa tallman sidata iyadaa isoo gashay i cayday markan u jawaabo tayda waad masaxdaa markaa isaga ma meeshan isku magacowday somaliland buu leeyahay marka la soo qaado idoor iyo somaliand maxuu sdia dhilooyinka ugu caytamaa waxasi haduu nin yahay ninoow xaal qaado aniga magacayga ha ii daayo isaga lama hadlo hadan hlkan wax kusoo qoro ignore ha iska saaro lakiin aniga fikirkayga xor ban u ahay cidna ma caayo aan aheen idoor ooo aan nebahay siday wax u wadaan bas idoor iyagaba nama jecla waxayna aduunka ugu jecel yihjiin in samaroon baaaba’o, ilaahay kaliya gadabuursi baabin kara markaa amaaan ha la iigu dadaalo walina naagta tallman ha i dayso,, good bye and god bless my awdalstate
Gudoon qofkan tallman siti maaha wiil dhalinyar oo jaamicaddhigta siduu dadka kadhaadhiyiyey raganimadiisana shikiwayn baa iga galay sobotoo ah horta nin ragihi dumarka sidaa umacaayo naag waliba aqliyar uunbaa marka naagkale lalahadlaayo iyadna dhinaca kale kusoo qabsan bal ufiirso maalindhawayd wuxuu yidh”haboon doqontan Aisha ignoregaree!!!!!!!
dadee language kaa isticmaasha kelmada garee ma isticmaalaa inan yaroo america jaamacad kagajiri ama jabuuti kusookoray? waalayaqaanaa dhalinta ciyaala jabuutiga iyo kuwa qurbaha kudhashay ama kukoray waxay kuhadlaan iyo siday uhadlaanba marwalbana accent lagu gartay leeyihiin
makula tahay inuu fadhi kudirir haleelo nin hawlkale utaalo sida wiilyaroo waxbaranaaya amashaqotegaaya waamaya.
ta awleeyahay hiildan waa geesiyoo magaciisa iyo tel kiisaba wuudhiibay macadanybay waxaasi noqonkartaa miyaanuu qofkiirabi sadex magac iyo tel numberba dhiibikarin ilay mobilo meelwalba way buuxaane calaakulu xaal iska dhaaf waa oday ama waa islaan camalkale waydaye wuxuuna isleeyaha dadka halkan kujiraa madaxa hakuusalaaxaan oo eedo iyo adeer hakuyidhaahdaane