Gurmadka Abaaraha Gobolka Awdal/Salal


About these ads

Categories: Warka (News)

17 replies »

  1. Si fiican ayaad yeesheen, ilaahay cimrigiina ha dheereeyo, dhamaantiin, dawladuna waa inay gacan libaax ka gaysato Qaylo Dhantaa dalka gudahiisa lagaga dhawaaqay…

    Ilaahoow abaartan dadka masaakinta ku habsatay barwaaqo deg deg ah uugu badil iyo nabad waarta….amiiin

    • Aamiin yaa rabi gacan bili aadam kolay laguma dhargee ilaahayow umadaada ka qaad abaarta ku dabo dheeraatay,dowlad wax qabanaysa uma jeedee ilaahayow naga dhig kuwii is caawiya ee dhexdooda Iska naxa iskuna naxariista aamiin

  2. odayadani waa kuwii dadka kala fogeeyey iyaa sheekadooda dhegaysanaaya waxanse kufarxay sheekh cabdilaahi oo ilaa imika muraayad akhris u baah nayn ilaahay ha dhawro sheekhul belladka
    anigu waxaan ku jiray dadka jecel inla taageero dhulkii hooyo laakiin imka dheg jalaq uma siinaayo ilaa dadkani tashadaan
    oylaba da daarood miduun kubiiraan tusaale inay madax banaanaadaan ama xoolahii wadankan aduunku kucaawiyey ay cadkoogii kasoogoostaan

  3. Dadku Afar gurmadbey ubaahan yihiin gurmadka ugu horeeyaa waa iney ilaahey baryaan inuu dhibaatada kas aaro. Ka labaad waa mid degdega ah oo kuseeya dadka ku dhaqan bariga Afrika gaar ahaan Soomaaliya iyo nawaaxigeeda. Ka sadexaadna waa mid ku wajahan qurbajoogta Awdal, Sallal iyo Gabiley iney wixii ay hayaan ugu taba rucaan. Ka afraadna caalamka iyo hay’adaha oo la wargaliyo. Intaaska dibna la doonaa sidii dadkani cunaqabateynta lagu soo rogey looga badbaadin lahaa sida siyaasad xumada iwm. Hay adahu xitaa hadii ay deeg bixiyaan waa iska khasaare iyo nin dhargey oo kusii dharga.

    Caasha
    waa runtaa waxaa aad sheegtey waa wada run waxase iyana taala ma ilmaha yar ee sanad, labao iyo sadex jiraa lagula xisaatami karaa odayadan xiligoodii qaatey? waliba deegaanadan abaaruhu saameeyeen waxa degaan ahaan ubadan B.Muuse oo ah lafdhabarta iyo sharafta Samaroon inkastoo Ciisena ku dhex jirjiraan. Abaartuna waa mid dheeraatey oo Borama nawaaxigeedaa dhawaan la qabey hadase roobab ayaa uda’ay.

  4. Nacas xun dadkayaga uma baahna in ay Silanyo ku xidhaan caawimada umana baahnin in ay shuruud ku xidhaan caawimada,hadii aan nahey Beesha Maxad Case ee Xeebta degan anaga ayaa is qabanqaabinayna waxana aan arrintan u qaadanayaa3 days off from work.Islaan xunoo Europe joogta kuma odhan karto dadkayaga ”Idin caawin mayno ilaa Siilaanyo blah blah” Yaaba idiin baahan!Qof kasta oo Maxad Case ah waxa u dhaw Xawaalad waxa uu Dhawr Boqol oo Dollar kaligii u dirayaa abaaraha dadku ay saameeyeen,anagana waxa marka aan intaas qabano naga Masuul ah Nin Businessman ah oo degan Winnipeg,then waxa aad ka akhrisan doontaan Websiteyada,laakiin uma baahnin doqon xunoo Europe joogta oo leh 2da dhinac dhinac ha raacaan hadii kale ma caawinayno! What an idiot!.Anagaa isku filan caawinayna inamadayada yar yar,Dhalinyaradayada,Hooyooyinkayaga,iyo Maatidayada saasaanan sameyn jirnay ilaa waligayo,abaartana maaha mid u gaara Samaroon ee East Africa,drought and famine baa ka dhacayey sanado badan,laakiin waan soo afjaraynaa I/A.

  5. tuure iyo tiica lugo yar ii tiriyee tallmana ma haduu tukubayaa

    su aal baan idin way diiyey gabalka awdal oodhan baa aabaaruhu kudheceene madad gaara ayuubaa dega iyaa yidhi maxadcasay abaari keli kutahay anigu odayadan qudbadooda maba dhegaysan mana dhegaysto oo faa iido kamasugaayo
    lakiin idinku mawaxad iska dhaadhiciseen inay awdal kali iniitahay oo hadaad kagadhabayseen makaahiilbaa ethopia dega habar cafaana ma dhulba malediibaad ugadhabayseen aawayse ciisihii selel inaguladoodaayey maxaad kukeenteen dhulka inuu iniigaaryahay?

    anigu markaan hadlaayey sheekada iskamariibin ee waxaan uhadlaayey dalkayga dadkaygana waan lahadlaayey.
    kanise kudoodaaya dumar uma baahnin abaarta iyo masiibooyin kaloo badanba waysoo dheceen dumar mooyaane rag ama ha waynaadaan ama hayaraadaane wax qabtayna maan arag anigu kawbaan ka ahaa bacihii iyo caagadihii banka la dhoobi jiray adi dartaaana uma bixin jirin ilaahay dartii iyo dadkaaga caawi bay iga ahayd hadase waan diiday maad igu haysataa waa iga dhab waan diiday.

  6. Ilahoow gaajada iyo dhibka ka saar umada. Chineesku wuxuu ku mahmahaa ninkii xabad kaluuna ku siiyey cisho ayuu ku qado siiyay. Kii ku bara sida loo kaluumaystana cisho walbuu ku gado siiyay. Umada waxay u bahantahay aqoon aay rashinka u soo go’a waqtiga nimcada ah aay waqtiga abaaraha ah u kaydsadaan.

    Umada African ka ahi dhibaato ayaa ka haysata dhanka tacliinta. Tacliinta halagu dadaalo insha allah. Dadka baadiyaha jooga waa in aqoonta la gaadhsiiyaa.

  7. takale hiildanoow xalay oodhan gabadhii haboon ee shabakadaada guardka ka ahayd caydii makaahiil aan b waxba ka ogayn ay ugabuuxisay eey sadaqad iyo daasad iyo kildhi kuwaalatay midsidaa an kaga hadhaayo maaha ilaa waxay ku cayday dadka usheegto waxaanan ku idhi gabadha hadaad doonayso inaad badbaado emailkeeda isoosii ana kaygasii xataa hotelkii harawo ee cabdi xasan buuni baa kabaxsan waayey oy makaahiil mooday.

  8. Aisha, gocashadu ma fiicna, mawduucanna waa midkii abaaraha, ee sidaa ula soco.

    Haddii adiga iyo haboon ad rabtiin inaad isu tuftiin, labadiinuba isu waddan ayaad wada joogtiin ama midkiin joogaa midkiina joogi jiray. Telefoonadiina iyo magacdiina idinku isa siiya, goonina isula baxa. Emailadiinu waa wada bug labadiinaba, oo halkan kuma soo qori karo emailo an jirin.

  9. scm marka xiga MEEL HOO DOONAYSA HAL WAXKAMA TARO.hadaan nahay dadka ku nool bariga dhexe waan bilawnay wixii karaanka yaga ah maanta waxa ay taagantahay maax ha ii sii joogo markaa fadhi ku dirirku inoo yar hakiya oo gurmadka hala gallo .iIlahay baryadiisaa lagu baahi baxaa raboow raxmad iyo roob amiiiiiiiiin.

  10. @Aisha fulaysanaa!lol email khalada inta ay dadka siiso ayey hanjabaysaa cajiib!.

  11. Haddaan Makaahiil nahay waan gargaarnay Reerkii Maxadcase ee abaartu ku dhacday,waxaan usheegaynaa samaaroon waa 3 dhadhaare oo iyagaa markasta ku adkaysanayay inaan sidaa nahay markaa habarcafaan wax muuqda kumay yaboohine ha keento badhkeedii waana la isku tirsan wixii halkaa lagaga yaboohay.
    waxaa soo baxaysa yaa wax gargaaray ayaase aan wax gargaarin.

  12. SAMARONOOW!!!KA KACAA HURDADA WAJIGIIN GUBEEY!!!DADKEENI WAY MADHEEYN ”SNM” WAY RABTAA INAY DHULKEENA GADATOO MARKAY DADKUU MADHAAN…JEEBKA GACANTA GALIYAA OO CAWIYAA DADKINA!!!!ILAHAYOOW ROOB KHAYR GABAA UU SHUUB DADKAYAGAA OO KA DUL GAAD DHIIBTAA !!!HADAN NAHAY GUDIDA QABANQABADA AWDALSTATE GACAAN WEYN BAN KA GEYSANEYNAA TABARUCADKAA…

  13. NIMAANKII ”WASIIRADA”AAH EE ”DAWLADA BEESHA DHEXE”KU JIREEY MEE?????WA CALI NUS!!WA GEDOOLE CALOOL!!WA DIB UU DEJIYEEY SNM!!WA XARDHIBAAN AYANLEH IYO KUWA KALEY???BAAQI ODEYASHAA MAXAY KU DHACAAY??OO MEE SULDAN SALEBAN???MIID MIID DHAMAA MA JIROO!!!HAL”SOLUTION” OO KALIYA HAYA JIRAA!!!”ONE RAKET ON BORAMA”HILDANOOW WAXAN MAQLEEY INA WASIRADII SNM UU SHEEGAYNAYEEY LO DIDEEY INAY TAGAAN BORAMA MAXA KA JIRAA???

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: