Anigu copy-ga ma jecli, ee hadaad mar mar sheegato waa iska ok, adigu waxaad iila eeg tahay gabadh qurux badan oo magac qurux badana leh, wooow isla doonasho ilaah iga dheh… walibana ku darso sidaad u hadal degan tahay iyo qun yar socod kaa i dilay…malaha dulqaada kaama maqna ila tahay…
Masha alaah sawirada si qurux badan ayaad u soo galisay,
Noloow Hiildan
habon
anba aad bay ii cajabiyen sawiradu
Suuban……………… waa magac qurux badan,
magaca haboon ayaan ka jecelahay oo mar mar waxaan shegta haboon magaca aad iyo aad baan u jecelahay ee mad ii badili oo suuban adu mad qadan
Anigu copy-ga ma jecli, ee hadaad mar mar sheegato waa iska ok, adigu waxaad iila eeg tahay gabadh qurux badan oo magac qurux badana leh, wooow isla doonasho ilaah iga dheh… walibana ku darso sidaad u hadal degan tahay iyo qun yar socod kaa i dilay…malaha dulqaada kaama maqna ila tahay…
Suuban Welcome To The Therapy Forum…
mansha laah waa awooda labaad eesomali land waa in la isuka shadaa aqoonsiga somaliland farkali ahi fool ma dhaqdo guul sland