Sadex dawo ma leh
1 doqanimo dawo ma leh
2 gabowguna dawo ma leh
3 wadkuna dawo ma leh
sadex sadex baa lagu kabaa
1 aqoon yari aamus baa lagu kabaa
2 sad yari samir baa lagu kabaa
3 aqalkaa guda xuna ardaka baa lagu kabaa
sadex waa sadex
1 macaanku waa indhaha
2 quruxduna waa sanka
3 udgoonkuna waa afka
Afarna wa quruxda
1 qurux aan sharaf lahayn waa sidii
ubax aan udgoon lahayn
2 quruxda shimbirtu waa baalasheeda
3 quruxda ninkuna waa cilmigiisa
4 gabadha quruxsana meherkeeda wejiga ayey ku wadataa
Categories: Suugaan(Somali Literature)

Roonoow, Rabbiyoow, Raxmaanoow, Soomaalida U Roonoow: C/laahi Qarshe(AUN)
Abwaan Ilka Jiir Miyuu Gabay Ciiseeyay?: Waa Maxay Gabay Ciise?
GABAY: Awdal Dad Iyo Dal
Gabay: Bal Dheehda oo Dhagaysta Gabadhan Gabyaysa: Guur Aan Ka La’aado.
Wali Ma Dhuuxdeen Maansada XOG WARRAN?
Xirsi Gabyaaye..!
sadexna way gurguurtaan;
waxaa diinoow laleeyahay,
waxaa daaymo caruureed,
daad weynoo dix soo rogay.
sadexna way gola caddahay;
goraygii baal dilacsaday,
geedkay naaga dirteen,
gurigii dayrda laga kacay.
sadexna lalama orodamo;
cawlkii caga ka neefsade,
caymad geelo cidlow baxay,
iyo sangihii subad idad dhamay.
Haboon,Gudoon Iyo HaaniMuufo…….Gabadhan ku dayda oo sidaasoo kale usoo qora wax faaiido leh lkn looma baan inaad raga halkan aad ku xag xagataan oo aad cay iyo aflagaado la timaadaan gabadhan waa qayrkiin oo caano dhantay bal eeg xig mada ka daadanaysa GODAN ayaa ba idin dhaanta oo soo taxda taariikho waweyn oo ah tii Ugaas yada idinkuna halkanaad cay iyo af xumo lasoo taagantihiin.
Naa Biisay dhaqankii Sharcigii ka baydhoo diintii burburisee habloooooow maad is badhqabataan
waw gabadhan aad bay u ficantahay ee sida ku si wad hambalyo ayaan ku leyahay ano suban
ilaahay ha kaa abaal mariyo adeerwanaaga aad samaynayso