
Stockholm(HiilDan): Dhammaan aad baad uwada salaamantihiin maanta ayaa si aada looga dareemayay dhamaan dalkan swedan qabanqaabada iyo diyaar garawga loogu jiro sidii loo soo dhawayn lahaa wafdi uu horkacayo madaxwayne kuxigeenka somaliland mudane C\Raxmaan C\laahi Ismaaciil (Saylici).
Halkaasi waxad ku arkaysaa sida kala hadhka lahayn ee guud ahaan gobolada dalku uga soo burqanayaan iyaga oo sedexdii cesho ee ugu danbeeyay ay kusoo qul qulayeeen magaalo madaxda dalka ee swedan si ay uga qaybgalaan soo dhawaynta madaxwayne kuxigeenka.
Waa markii ugu horaysay ee uu safar kuyimaado amarkii si rasmiya loo ogaaday wakhtiga uu imanayo ay aad usoo xoogaysteen intii wakhiga kusima lahayd taas oo caasimada kadareemayso martida tirada badan ee wax walba oo danahooga ahaa uga imiday magaalooyin koodii iyaga oo qaarkood wadanada kale ay ka yimaadeen mr saylici oo iman doona maalinta axada sacadu tahay 10.00ka subaxnimo isaga oo isniintana lakulmi doona dawlada sweden ee uu macsuumka u yahay wixii wara eeintaa kusoo kordhana waan idinla socodsiindoonaa ilaa ina uu madaarka ka soo dagayo wa
Wa-Bilaahi Tawfiiq
Sayid Cali Maxamad Xaaji Cabdilaahi(Odaya-garbis)
Categories: Warka (News)
Nuxurka Kulankii Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Iyo Xubno ka mid ah Baarlamaanka Ingiriiska
Khudbaddii Taariikhiga Ahayd ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Mudane C/Raxmaan Saylici Ka Jeediyay Fagaaraha 18-ka May ee London
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
Zeyliciyoow ka Faa’iidayso fursadaa aad haysato oo isdhiib,aad aragtid nolosha Yurub ee Ragan meesha ku joogaa ay kuwada noolyihiin e’.
Hadii kale meesha waa lagu kala yaacayaaye meel ka sii samayso.
oo meesha boobka laga hayo ka qayb qaado.
Geesi Makaahiil,
Sxb soowdigii maalin dhaweydna sitay magaca H/Jeclo, ee ninka meeshan leh ku sheegayay laangaab. kkkkkkkkkkkkkkkk.
hiildan
kkkkkkkkkkkk madaxwene saylici alla jecelidaa in uu madaxwene noqdo
Laakiinse Geesi Makaahiil waxan weydiiyay horta shabakadan AwdalPress maxay sasmo uga qaadaa magaca C/Raxmaan Saylici. Waligeed ku arki maysid iyagoo wararka madaxweyne ku xigeenka soo qorayee….WHY..?
IDIL,
Waa inaad madaxweynaha ku macsuuntiin DENMARK, si fiicana u soo dhaweysiin.
Hiildan
sxb haa waan sitay magaca Habar jeclo waa runtaa.
Dee adaa ka hela Idoorka oo soo dhaweeya.
Dantii aan kala waan ka gaadhay.
Awdalpressna hay i waydiine Ninkale waydii.
Geesi,
Intii an nolshayda waxuun qori jiray, horta waligay ma qaadan magac qabiil mid sokeeye iyo mid shisheeyaba. Adiguse waad iga geesisan tahay haddii ad soo qaadan karto magac qabiil,gaar ahaan Isaaq.
AwdalPress-na meel baad iska soo gashiin, anaa huba taas……kkkkkkkkkk
Hiildan,
waayo-waayo saw adigii soo qaadan jiray RAAMAALEE ee ciisaha ku hufi jiray rasaas aan dhug iyo dhac mid la hayn kkkkkkkkkkkkkkkkk.
Cali
Walaahi ninyahow ma qaadan magacaas, inkasta oo magac uu iska yahay oo qabiil uuna ahayn hadana ma qaadan magacaas. Ciise oo adiga iyo Cali Badaraxaan ad u ahaydeen abbaanduulayaal ku dagaalamaya Rash, waan iska kiin difaaci jirnay, idinkumase duuli jirin.
Hiildan
Waxaan baadhayay Raganimadaada.Samaroonka intoon caayay ayaad soo daysay comentskaygii.
Waxaan eegayay bal in uu idinku jiro Qof qable oo badhedha.
Waxaa soo badheedhay:
Godan
iyo laba nin oo ilawsanahay magacaantoodi.
Adiga iyo Haboon waad iga baqaseenkkkkkk
Walee in taa uunbaan rabay.
Hiildan
Aduu ma soo qortid AwdalState iyo Madaxdeeda.
Sideed ku doonasaa in Zeylici oo shaaqi u h Idoor la soo qoro?
Mayna ahayn Maroodigu Takarta fuushan maahee tale ayuu arkaa..
Geesi,
Yaakhi iga daa bahasha beenta ah, tuug la qabtaybaad noqotaye. kkkkkkkkkkkkkkkk.
Anyway igu salaan AwdalPress iyo AwdalState labadaba, haddii ay isu dookh noqdaan waa sax waan soo dhaweynaynaa. Laakiin Awdalpress Siilaanyana way ku faantaa, Saylicina way ka naxdaa.. Intaasbay ku kala duwan yihiin.
Doqon Makaahiil……Zeiylici waa geesi geesi dhalay waa ninkii soo xidha Cawar Xareed ee adeerkaa Dahir Duufle ka baqay markii Cawar Xareed xasuuqay 7/11 iyo Seemaal Zeiylici waa nin isku kalsoon oo istaahila xataa in aan Dila uga mustaqbalka uga samayno Taalo isaga oo nool,Awdal State maxay hayaan waa mashruuc JY oo waashay ay wataan kaliya waxay rabaan inay isku diraan Rer Dila iyo Isaaq anaguna waan fahanay waana diidnay dagaal iyo qaxna way nala doonayaan oo in RR la xasuuqo ayay doonayaan JY oo Sacad Muuse lagusoo hubeeyo iyo ciidan beeleedyo huwan shaadh dawladeed maxay hayaan Awdal State Zeiylici waa nin jira oo jiri doona oo istaahila in uu Samaroon siiyo taageero buuxda halka JYoo kursigii ay 20 sano ku xaarayeen ayuu Zieylici kaga fadhiistay isagoo danta reer AWDAL wada ayuu hadana tolkii dhinac kala socdaa ee maaha Reer DhabLibaax.
Dahir Rayale ayaa la dhiig bixi jiray Habar Yoonis oo ku abtirsaday qabiil la yidhaa DHAB LIBAAX sxb Zeiylici waa halyaygii soo xidha Cawar Xareed oo ilaa maanta auyy baadhis ku socoto cidii maal galin jirtay iyo cidiii weerarada jidgooyada ku taageeri jirtay reerihii ay dadkooda laga laayayna maxkamada ayay lagasoo xaadirin doonaa ee reer Dhab Libaaxoow iska daaya aflagada iyo cayda sokeeyaha.
Darbi iyo
Sxb anuu waxan ogahay wax aydaan ogayn.Sida ka muuqata sheekadiina Ishiinu meel dheer ma aragto.
Rayaale wuxu shaaqi markii lagu shaqaystay;dhaaf meesha ayaa lagu yidhi.Maantana iyagii ayuu hoos joogaa.
Ma ahayn Siyaasi ku shaqeeya aragti Samaroon leeyahay.
Ma hanayn,Siyaasi ku shaqeeya Himilo Samaroon.
“Ninka aan riyoon ee aan lahayn Himilo u gaar ah,wuxu fuliyaa Himilo uu leeyahay Nin kale”.
Sidaa awgeed Zaylici iyo rayaale,waxay fuliyaan Riyo uu Idor leeyahay.Ma fuliyaan oo kuma mashqulaan Riyo ay iyagu leeyihiin.
Labaduba waa Jaahiliin iibaanla,oo aan waxba garanayn.
Aniga iyo inta sidayda u fikirtaa,waxaan aaminsanahay – haba xumaatee in aan fulino riyo ama himilo uu Samaroon leeyahay.
Taasi ayaan ku faa’iidanaa ama aan ku dhimanaynaa.
Xaraan ayuu iga yahay in aan fuliyo Riyo Nin kale soo fikiray,oo ah sida Somaliland.
Somaliland waa Riyo Idoor.kii ku raaca ee yidhaa – haa ana waan idinku jiraa,waa mid aan waxba garanyn,oo Rag qayrki ah fulinaya riyadoodii.Laakin aannay jirin meel uu ka soo galo.
Marka la doono,lagu bahdilo,lagu caayo,laga qaato.Sidaa ina rayaale iyo Zeylaci ayay cil ku noolaadaan.
Insha ALLAAH way guulaysandoontaa Riyada Samaroon ee ah AwdalState of Somaliya..
Thanks Darbi,
Ninkaasi geesiga sheegtay baryhan kashaafad baan ku raadinayay….kkkkkkkkk
Waar kan sita Geesi, anigu kaama baqin waan karay inaan kuu jawaabo, ee waxaan gartay in uuna haba jeclo ama isaaq ahayn qofkaasi, waayo ma taagnayn mawdooc isaaq iyo samaroon, inaad ahayd mid doqon makaahiil ah waan gartay, markaa waxaan qiyaasay siday gawsaha uuga wada qosleen kuwii sidaada ahaa…
Sidaan kuugu soo jawaabay yaana cadeynaysa inaan ku gartay….maaha, ila…waxaan u malayn inaad fahmid waxaan soo qoray..
Waana kuwa marka dhabarka laga taabto wada ah “Naïf” ee is kala garan cid ay yihiin, habeen iyo dharaar ku hadaaqa Silaanyo ha nolaado, waana kuwii 20 years lahaa SNM baa ina xoreysay ee maanta SNM baa ina gumaysata…
Haboob
Ma ihi kaa aad sheegaso waad la wayday .
Aniga iimad jawaabin markaan cayay Samaroonka.
Waxaad caayasay isla Samaroonkaa aan hada caayaso.
Cay Waxaad doonto.
Waxaad ka mid tahay Samaroonka aan xaqoodiraadinayno..
Good Morning all,waxa aan dhamaan ka codsanayaa Dadka Reer Somaliland ee jooga Sweden iyo wadamada u dhawdhaw in ay si aad u heersareysa u soo dhaweeyaan Somaliland’s Vice President.Mr.Saylici,khaas ahaan Dadka Reer Awdal oo ay ka codsadaan in uu labanlaabo mucaawimooyinka Gobolka Awdal.Waxa aan ku qoslay in Nin aan moodi jirey Sakhraan Isaaq ah uu noqdey GADAGUURSI oo soo qaatey magaca Habarjeclo.Fulay Makaahiiloow,waxaad noo sheegtay in aad Isaaqa kala taqaan jufooyinka ay u kala baxaan ileen fulay baad tahaye,war wuxu fulaynimo wuxuu ku darsadey talo xumo.Ku lahaa Zeilici hayska dhiibo Sweden!What an imbecille narrowminded he/she is!.
@Fulay Makaaahiil,kaba soo qaad in uu soo galo Nin Isaaq oo dhaba,hadaba waxa soo gala halkan Isaaq Boy,Galbeedi&Kuluc,dee halkan baa laga caayaa Isaaqa aad ka xaarayso,iyagana xaq bay u leeyihiin in ay caayaan qolo kasta oo cayda,laakiin dabkay doonto ha kulaashee,kaligaa maahee in Makaahiil ka baqo Isaaq ilaa anoo 15 jira ayaan ogaa back in 2002.
Anuu Laangaabka noocaas “Tallman” oo kale Mar marbaan u jawaabaa.Markaasina waa marka aan u sheegayo in uu Laangaabyahay..
Fule Makaahil,hadii Laangaab jiro waa adiga,because adoo nolosha ku dhintay oo xitaa aan laheyn awood ilkahii Europe kaga daateen baad doonaysaaa in Vice President,kaa maamuus badan,kaa lacag badan,kaa sharaf badan aad tidhaa Iska dhiib Europe.Midda Waad anba ma kale Habarjeclada aad sheegatay kuma kala yaqaanaane,adiga maxaa ku kala barey ma naag ay qabi jireen baad u aheyd lool bal Yes and No ii soo qor waa Subax weekend ah maantee Fulay yahay ilkaha la!
doqon Makaahiil, kaan sheegayo walaalkii uun baad tahay amaa kuwii SNM inay yihiin ku dhaadanayay shalay, samaroon wuu is bartay,
Isaaq iyo cisse midna kama baqno,laakiin dumarka ma cayno, ciday doontoba ha ahaato, hadaan nahay M/case iyo h. cafaan, laangabna waa kaa…
Xasuus:
Markaan siday Magaca Habarjeclo.
Waxa iga baqayay oo aan ii jawaabin Inta maanta igu soo yaacday markaan soo qaatay Geesi Makaahiil……….
Yicista sidaa ayaa lagu gartaa..
Hortaan inaad fulay tahay waad is cadaysay, anigoo qof dumar aha ayay xertii daahir oo dhan rag iyo dumar iskugu kay tagaan kamana cabsooda, oo waaban jeclahay inay isa soo daba ordaan…
Wali yaa is gaadhay adkayso huuno oo suunka xajiso, kaam shaafna shawaadiintiinii waaba adigoo fulaynimo shaadir noogu soo dhacaye… ma durbaad cabaaday soo kaxayso habar jin oo dhan…
Fule Makaahiil,bal anuu waxa laga yaabaa in aan runta aad ugu yara dhawaado anoo ka shidaal qaadanaya waxa uu qofku soo post gareeyo markaa anuu waxaan kuu arkaa 1.fulay or A Coward.2 Nin sheegtay qabiil aanu aheyn tusaale ahaan waxaad sheegatay Qabiil Isaaq ka mida adoo is tustusaya iyaga,ileen waxaad aaminsantahay in ay kaa adagyihiin in every way.3Cuqdad Maxad Case ayaa ku haysa,weyna ku hayndoontaa for the rest of your life.4) Wax .Midda kale waa in aad ii mahadnaqdaa aniga Leesh 2005 Boqolaal Makaahiila oo laga tarxiilayey Djibouti ,ayaan diidey wasiirkii tarxiilayna aan dacweeyey in Djibouti,ilaa xilkii laga qaadey.La aantayna maanta waxa aad noqon laheyd Reer Sacad Muuse iyo Ogaadeen and Oromo ay kala qaad qaateen ee ii mahadnaq aan soo qureecdee,hadii lacag la aan ay jirtana hayga xishoon Fule Makahiil,Tallman,saqi nimo hiduu u leeyahaye.
Tall Man baan kuu dhaafay…
Heey hadaba joojiya bahashan qaawan, cay meesha ma taalo, meeshu yay qasmine joojiya. Waa intaasoo Geesi hadana soo qaataa magac kalee. Inaad jawaabtii Darbi ku dhaaftin ayaa qurux badnayd.
Geesi sxb hasoo qaadan duulaan iyo dilaawi iyo calool iyaguna way gubteen…kkkkkkkkkkk
ehehe War sxb ma caayin ee Waan ka naxey walaahi nin maantaIsagoo Samaroon Siciida ii sheegtay Habarjeclo loool ,aan u soo quraacdo Hiildan,laakiin meesha wuu qasi lahaa hadii aanad noo sheegin,oo Dilaawina ma isagaa looooool.
@Haboon inta Fulay Makaahiila ee aan Djibouti ka badbaadiyey raaf tiro ma laha ee aniga ii daa kan or tan huuno Djibouti waxa iigu naxdin badneyd markaan arkay Niman dharka iibinaya oo qaraabo ay yihiin Fulay Makaahiil ooba sheegtay Ciida Gale,bal may Maxad Case sheegtaan,sheekadaa ama adaa ka jawaabi doona Haboon ileen adna Reer Djibouti baad tahaye ama waan qarxinayaa only hadii Hiildan aanu delete gareyn commentska,wakhtigu waxa uu ahaa 2005!
Hiildan
Kan aad dhagta soo qabatay muxuu ahaa kkkkk
dadka haka nixinin sxb yaanay ku galin oon lagaa shidine loool
Madaxwayne Saylici ku soo dhawoow Yurub
waan rajaynayaa inaad UK-na mar nasoo yara martid.. Mudane..
waxa kaloon kuu rajaynayaa safar khayr qaba oo midho dhala..
Salaam
Soo dhaweeya Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland.
Soo dhawoow Ismaaciil Cabdulaahi Zeilici.
@Giirre: Welcome Giirre adna soo dhawoow.
@IsaaqBoy Looooooooool,
Hiildan
sxb Waan ku Salaamay.
Cidii Somaliland diidana waa in aan karbaashnaa
in la kala dun fiican yahay saylici dadka ugu horreeyey ee caddaystay in si qalbi furun ah ugu soo dhaweeyaan dalka Sweden waxaa koow ah sahal bal car ha la helo gedabuursi u badheedha soo dhaweyntaa madaxweyne suguha.
Intaan Naylka baraara ee SNM xoola ka dhiibtey mawdadiisa Sugaayo Maan Bulaawaha Qaato oon Awdastate ka digsiiyo oon dadkana boodhka ka qaado. Lagama hadlin Jufooyin ee Daahir iyo Saylici baa laga hadlaayey. Daahir iyo Saylici hadii ay ka dhasheen Samaroon mixnuhu maaha danta Samaronbey wadaan. waxey wadaan danta SNM labaduba waxey ka dhaxleen Tolwaa. Daahir kadib dilaalnimadii SNM wuxu sameystey meel uu hadhgalo Faranciiska, Siiraanyo isagoo xilkii usareeya ee SNM haya hadana guri ku leh UK wuxu hadana guri kale ka raadinayaa Kenya. Anytime Isaaq-Care in new Hargisa can attack them in their houses. Markaa waxa haboon in aad ninkan Saylici talo kusiisaan inuu guri kale sii qorshaysto sababtoo ah hadii dhibaato soo gaadho hadhow Samaroon badanbaa ka nixi doono. Ninkula taliyey kuma dilin.
Daahir Reyaale wuxu ahaa Dilaal Saylicina waa Macal-qabad labaduba wax awooda ooy leeyihiin majirto. Saylici nina ma diidano inuu nin tola yahey Daahirna waa la mid laakiin siyaasad dadkale leeyihiinbey rabaan iney inii garba duubaan ma dadkiina intaa fahmi la baa wax tari. Kaftana aan gashadee bal inaad bugtiin sida aad halmar ugu wada jawaabteen halqof oo fikirikiisa dhiibtey eeg. Miyuuna aheyn saylici ninkii xafiiska kasoo bixi waayey mudho kadib cunsuriyad lagula dhaqmey. Sagaaro Saaladeedoo Loo jeedey Aastaa. Adeer dadkiinan R.Jabouti dhaqankan cayda iyo qabiil cayga dhaafa oo danahiina raaca. Darbina magac cusubaa ubaxey oo kaasaa jawaabtiisa noqon doona kkk. Waar ninkan Darbi wax Maxamud Nuur ah oo wax hoos ugu sheegaa u haboon walla uu isku dhex yaacey. Wallaalka bax Awdastate Samaroon wuu udhan yahey.
Mudaneha Madaxweyna:
Nuur Yoonis Makaahiil Samaroon
Mudanaha M/Xigeenka Bahabar Celi M.Case Samaroon
Wasiirada Beeraha Reer Ciise Samaroon
Baarlamaanka H.Cafaan Xeebjire Samaroon inuu yahaan filayaa.
samaroonkii xeebaha gaaja dishee intad is cayaysiin kuwaa wax tara walaa saylici baan wax idin soo wadin walaa wax idoor u niikiya ee danahiina garta gadabursow
i forget god bless my awdalstate of somalia
DOQONIIMO WEEYAAN WARCOOY DOODANKAA TIMIDE INTAAD NABARKA DAAWAYN LAHAYD WAADIGAA DUDAYE DEMBI LAGUMA KOCO MAALINTUU DAWGU KAALUMA E IIDOOR DANMAAHEE INAAD TUUSHO WAA QALADE DOORKII HORE KUWII SOO ARKAA DIIDAY OO NACAYE DIIRADANA USAAR HALKAY DACARTU KAA HAYSO. marka hore xasuusta masuuliyeenta u adeega snm sobobaha keenay ina aw cali mabda snm buu ku yimid i rayaale waxa keenay cilmi kabaal markii ina cigaal la shaqaynkariwaayey ina aw cali. zaylicana waxa lagu doortay burco isna waxa lagu reebayey ina aw cali oo siilaanyaa diidanaa in awcali..taas waxay kuu sheegaysaa in aanu midna ku iman rabitaanka samaroon ayse ku yimaadeen xusul ku riix ina aw cali oo snm ka tirsan.zalicina maxaa loogu soo diray scandaniifiyanka why madan snm baa jira ma awdalstate baa xidida wayn ku leh. canadan luulbaa loo diray tolow london yuu siilaanyo u diri mahamed rashiid waa xanuunsanyahay.kickout all those snm puppets against their nationwill awdalstate of somalia.
Ma dhabaa, ma iyaga nacay mise iyagaa la nacay,
sowtii la ogaa wakhiga aad ruwaayada bilowdeen,
Dumistii Aqalkayga (udub) iyo arooskii inankayga (awdalstate)
Hiildan.
Marka hore waan ku salaamay waxa iga yaabiyey sida aad u soo qabatay ninkni isku magcaabay Geesi. tuug la qabtay talo maleh kkkkkkk . walee rag is guraya.
cuna qabataynta snm ku hayso qoomyada samaroon waxay maanta ina dhaxalsiisay in aan suldaan waayeel sheekh iyo shariifba la yidhaa bishan 114keeda hala is kugu yimaado shir boorama tolow maxaa ka soo bixi waa suaal dadka dabaalaysani shir umma baahna rays lagu raaxaysto waxay u baahanyihiin hooo iyo gumad degdega waxanan kula talin lahaa in ay awdalstate la xidhiidhaan si caawimo degdeg ah loogu fidiyo si loogu qayliyo united nationka qaybta abaaraha iyo ka hortaga masiibooyinka .it is the time awdalstate appeal to united nations for sos to lughaya zaylic and borama community affected by long last drought and diseaster for the last three years.no more snm baggers.
Tall. Makahil un kama baqee way badan yihin lahays tayashu
@Madhabaa horta english sida ay tahay ugu hadal ama Somaligaaga qor baggers mise beggers xayawaan yahoow.Abaartana all Africa ayey ka jirtaa,xitaa Djibouti 300,000 oo qof baa WFP raashin u soo qaadayaan,laakiin hadiiba aad doonayso in wax la qabto jooji naagahan qurbaha ka niikinaya iyo dullinimada oo aan wax u wada qabano Awdal anagoo ah Samaroon,laakiin jooji xafladaha aad xabadda moodaysaan ama calaacalka iga daa sxb caawi Reerka aad ka dhalatay ana waxaan caawinayaa Reerka aan ka dhashey That is it!Hadii Awdal State ama Daahir Duufle State kaa maqlana anywhere in Somaliland,hadii aad gabadh tahayna shaaqiyad baan kaa dhigayaa,laakiin No Money raashin uun baan kuu ogolahey,hadii aad Man tahayna Starvation baan kugu dilayaa ilaa afku ku dheeraado sidii Ina Xagaa Dheere again Viva Somaliland Republic,and The people of Awdal,Salal and Gabilay,soona dhawee Vice President Zeilici hadii aad Europe joogtid.
Mustafe waa ku salaamay Geesi..
Waa runtaa.Rayaale iyo Mid kale oo Xaar u soo cunay inuu Idoor u fataalo mid koodna dan Samaroon.
Layskuma hayo inay yihiin rag Samaroon ah,laakiin waa Rag uu maamulo hungurigoodo.Waa mushkilad hadii uu ku maamulo hunguri,oo aad damiir yeelanwaydo.Waxase wanaagsan inaad aduu maamusho hungurigaaga.
Ragani waxay caadaysteen ama ay xalaal ka dhigteen dhiiga Samaroon.Waxa ka sii dan inta soo socta ee ku soo jira Safka dheer ee loo galo iska daba wareega iyo xaraan ku shaqaysiga.
Isaga ayay jirtaa Qofkii jecel Rayaale ama Zeylici.Laakiin Samaroonka ka fayow Masgaxda ee daraansan waxa ka maqan u habranmaayaan Idoorr iyo ku wa ay ku shaqaysataan.Kuwaasi iyo kuwa kale oo sidooda u fikiraba waxa soo dhow guuldarro laxaadle.Waxana ku soo waajahan warmaha Reer AwdalState(Wadaniga dhabta ah).
Midna ogaada Inuu Reer wal oo Somaliyeed leeyahay qaar noocan oo kale ah.Inkasta oo uu Samaroon ka fayoobaa arimahan qariban,hadana maanta taasi waxay ku yaalatay samayn balaadhan,oo waa kuwaa u kala badinaya cadka quudheer.Waxase laga yaabaa inay qudhoodo u baahanyihiin caawimo oo aanay fayoobayn masgax ahaan.
Insha Allaah,waan guulaysan doonaa.
asckum,halkan waxa an ku arkayaa qoraalo badan oo lasi waydarsaday lakiin Makaahiil waxauu la xishoonaayay madaxweyne Dahir RayaleKahin, marka waxan layaabanahay nimankan walaalahay ah ee ku qanacsan miskiinkan meesha ay dhigyee iidoorku ee waliba ah kuxigeen an karti iyo hadal iuo balaaqi midna ahayn walaahi wan kanaxaa marka an jogo Hargaysa sida loola dhaqmo wayo aniga waxan mararka badanaa joogaa madaxtooyada wanan arkay saylici marka wan cafiyay,ee maxadcasoo miskiinka haka galaafanina nolol hada ayaa uugalee
Waxaad tahay iyo waxaad sheegi ismalaha waayo nin ku faanaya inuu yahay wadani dhab ah masoo qaato magac QABIIL taasi waad la weeydey eedo…. wax kale ma haysaa…
wadaniyadeey xaal qaado…
Godan ayaan waydiinayaa Su’aal.
Godan,waaan maqlay inaadtahay Ugaasad.Waxa kale oo aan aad uga dhersanahay Taarikhda Ugaasada Samaroon.
Ugaaska Samaroon waa loo xiirijaiaru.
Cidiyaha ayaa laga gurijaiary.Waxaas oo dhan Rabaa qaabilsanaa.
Godan-Ugaaso,Marka ay gabadhi tahay Ugaasad,sawtimaha looma feedhi jirin,oo cuntada afka looguma gurijirin?
Hawshaa,ayaa u qaabilsanaa,Hablaha Reer Ugaas?
Qofka afka cuntada loogu guro waa :
qof curyaana ama handicap ah
gof jiran oo cudur weeyn la jiifa
qof sabi ah oo dhankaad rabto u wadi kartid
qof waayeel ah oo asaasaq ah
qof waalan oo caqligu waa hore ka suulay
Qofkaasna in timaha iyo cidiyahiisa loo dhawaado maaha waxa jira shaqaalo riqiis ah sida oromoda,waa kii xabashigu yidhi gazam ale samadana waad tagi.. oo xataa sidhada ka tiri tiraaya meel dheer looga raadin maayo ileen dadku waa wada daris’e , u maleyn maayo dadkaas aan sheegi inay awda ku noolyihiin… haye maxay kale…
awdal waa laga masaafuriyay oromadii…
Vivaa Xeerkii “XEGGO” kaasaana shaqaynaaya…
Hiidan
Ina Adeer waasidee meeshaadu?
Ma Dad waalwaalan ayaa soo gala oo wax walba ka jawaabaya?
Meesha nidaami Ina adeer waa sisee.!!
Mise Hiildan-noow waxan adaaba ka dambeeya oo igu balamiyay Dad aan ujeedo llayan inay wax caayaan mooyane..
Omar adna waan ku salaamay walaal, waa fududahay inaan qoorta soo qabto qofka iigu soo gala dabinkayga ee hadana magacda babadala.
Imikana waxan tunka soo qabanayaa ninka la baxay Mahdi Muuse ee yidhi madaxtooyada Hargeysa ayaan joogaa, Saylicina waa waxbayahay. Isagana waxan leeyahay: Been waynaa ninku, waar ninyahow beenta naga daa, waxad joogtaa ADIS ABABA, ee ma joogtid Hargeysa, waxanad raadsanaysaa passport ad ku tahriibto….kkkkkkkkkkkkkk
Odayga saakaan arlanda markii laga keenay arkayoo dad sidaasii masoo dhawayne waxaan magaalada ku dhex arkayay ilmo xasan xadi iyo wiilal yar oo ilmo xasan cabdilaahi ah walee reerkii maxadcase dad la’aan dhe , hiildanow faanka naga daa sxb .
Jufo, aduu maxaad usoo dhaweyn wayday, anaguba soowtaan Rayaale soo dhaweyn jirnay anagoo hadana mucaarad ah?
Jibriiryoonisow raali ahaa anaa xaal ka bixiyay inankayagan wareeray ee la yidhaa darbisamaroon anaguu nakala qaybiyay oo cidkale u daahi maayo ninkaasiye raali ahaada,nin waalan walaalkiibaa xidhxidhee.
Odaygan maqaar saarka ah ee saylicina isaga waxaaba sheegay ina nuur yeeygii hargaysa dhulkiisa la isku dilay oo waakii lahaa madaxwayne ku xigeenku waa maqaar saar isagu ee arimahan oo kale yaanu soo dhex galin.
Hiildanow odayga isku siyaasad ma nihin oo calooshaa noo buuxda hadda, wakhtigii rayaale waa la caafimaad qabay haddase xumaantii uu nagu abuuray uunbuu odaygu midhaheedii guranayaa, intaan jidgooyadii uu ugaaska samaroon u dhigay ku kalabaxayno walee way naga dheertahay inaan odayga wada hadalnaaba ,adiguna soo dhawaynbaad ka sheekaynaysaa.
Geesi Makaahiil
Sxb cidna kuguma ballamin, axsaabta halkan soo gashana dalal kala duwan ayay kasoo galaan, xitaa laba is taqaana inay ku jiraan fili maayo. Balse, waalidaasi ad sheegtay, dee adiguba isu jawaab markaad soo qaadanayso sagaal magac oo kala duwan oo leh sagaal ujeedo oo kala duwan. Dadku waa wada sidaada nina nin caaro ma dheera…!
Jufo Micdheer.
Salaam
In Adeer iskaa Zeylici caydisa.Waa Nin Samaroon ah.Nin xun ha noqdo ama ha fiicnaada,Zeylici waa Wiil Samaroon ah.
Faraha ka qaad muxu kaa sitaa?
Macnuhu maaha inuu Zeylici xunyahay,waxaa xun shaqada uu hayo.
Shaqada uu hayo,waa mid ay leeyihiin dad Samaroon cadow u ah.
Taasi uma saamaxaso inuu wanaagiisa muujiyo.Waxay saamaxasaa oo u hiilinasaa Idoor.Sahqadani ayaa xun e maaha inuu Zeylici xunyahay.
Inuu Samaroon cagta hoosdho ayay shaqadiisu tahay.Shaqadiisu mahaa in uu Samaroon wax u qabto.
Waa inaad fahataan shaqada uu walaalkeen hayo ama uu haynjiray kii ka horeeyay.
Labaduba waxay u tartamayeen shaqo noocaas ah.
Markuu arin sidaa yahay,waxaa wanaagsan inaan hawsheena inagu qabsano.
Jufo, Ugaaska maxaad Dila u geyni waydeen oo ad carpet cas ugu dhigi waydeen, intaad dadka kale ku qaqabsanaysiin?. Ugaasku Boon wuu u duceeyaye, muxuu Dila ugu ducayn waayay, hadaydaan shifto ahayn?kkkkkkkkk
Waar Hiildanoow
Waligaa Madfaca ha ka ridin 180 degree.
Aduu ku dilayaa intuu kugu soo noqdo.
Waar bahalka waxaad ka ridaa angleka,95 ilaa105.
waa ku sidee sxb Hiildan.
Geesi Makaahiil
Inaadeer bal kusoo noqo xayndaabka aragtidaan qabay waadiga jiho kale u duway hadalkiiba, saylici inuu samaroon yahay muranba maan galin anigu,teeda kale shaqaduu hayo waxaaba suuro gal ah inaan kaaga xogogaalsanahay,se muhiimadu waxay tahay saylici anuu beel ahaan ayaan uga soo horjeedaa waana wax caadiya oo dhacda,haddaad cay u aragto tilmaanta aaraahdaydana adiga lee waaye indr.
Hiildan
sxb ugaaska waanigii Awbarre red carpetka u dhigay, Reernuur intaasaa deeqday se Adeerkaa Zaylici jidgooyadii uu dhigay waa wax inagu cusub dhaqan ahaan markaan samaroon nahay , Haddaad difaacayso qaadicul dariiq dee waa masalo kale,Muhiimadu se waa la iska aargudan goor ay noqotaba.
Waaryaada waa nimankan, indinka uun baa is la qab weeyne horta yaa idin qadarinayaba, Xeerkii XEEGO uun baa ka shaqaydoona Gabilay Awdal iyo Salal ilaa Jabuuti….markay idinku ciirtay waxba ha xaqxaqnina SAYLICI, masha alaah, durba hordhicii sawirada waa la soo daayay,ka naxoow nafta waa…waxaad tidaahdaan
Nagu ciirsantee taladu,
Cayn wareegsante anaka,
Culeys baa na saaranee,
Aloow, aloow ciilka naga bixi,
Oo tolkayo noo sikhir…
Hadii kale sidaa iyo si ka daran ayay girantu wareegi doonta…
Cishadaad araktaaba
waa ciraabiyo sheeko
cilmi kaaga siyaado
Dadka dhawaan xorowgii jawaab malaha.
Juffo
Ina Adeer,inaad Zeylici uga soo horjeesataa Beel ahaan,aniga qalad ayay iila muuqaataa.Tusaale ahaan:
Hadii uu tuuud Bahar Celi ah,oo Reeraha ama ummada xada,ma Baharceli ayaad ka soo horjeesan waad nici Reerkaasi.Waa maya.
Tuugaasi,hadii uu yidhaa i taageera oo igu taageera waxan an laaqanayo,dee waa qalad in la taageeraa.
Waxan aad moodasaan Siyaasi;iin Samaroon,waa Rag Naftooda u xamaal tagay oo lagu shaqaysanayo,laakin aan lahayn garashadii ay ku garan lahaayeen,inay Rag u shaqaynayaan.
Waad arkasaa in Xeebihii Awdal ay Samaron ku abaaroobeen,oo ay u baahanyihiin gurmad.Dee Ninkaa adka hadlasaa ma tago umana dhawaado,waayo looma dirin oo lama odhan soco oo soo eeg Tolkaa.Isna kuma dhaco,oo shaqadiisa kuma jirto inu Samaroon u damqado.
Meeshiii loo diray ayuu tagay oo wakaa safarka ku jira.Shaqadiisana maaha waxan aad ka hadlaso ee ah”Beelhaan”.
Waar waxan idin odhanlahaa – ha raacin qof.Waxaad raacdaan aragtida. Rayaale or Zeylici mid koodna malaha aragti aad ku raacdo ama aad kaga soo horjeesato.Wax loosoo dhiibtay ayuu wataa.
Walee hasha geela cuntaa ee hadana cabaada ayaad tihiin,
aragtaye maxaad odhan ma ishaad wax wax kaga guri, ilaahoow noo daa SAYLICI…amiin…amiin
Zeiyllici wuu istaahilaa in lasoo dhaweeyo sababtoo ah waa nin ku abirsada Samaroon kamana bixin dhiiga tolkii Dilkii Seemaal kuma daawan tolkii oo ma odhan reer Gabiley codka 4 sano kadib ay isiin doonaan uma aasin dhiigii reer SEEMAAL wasiir Duur ayuu joog iyo jiif ba u diiday si loosoo xidho CAWAR XAREED wuuna ku guulaystay isaga iyo wasiirka shaqada Mudane Garaad waa halyayo u kacay Samaroon .
Reer Dhablibaaxoow waad jaho wareerteen ilaahay ha idin tuso dariiqa saxda ah iyo tolnimada VIVA Xeerkii XEEGO iyo Samaroonka nadiifta ah,
Jufo Micidheer….. Anuu horaan kuu waydiiyay su’aal ahayd magacan aad sidato inaad iska dhigto ilkahaa dheer baad xasiida ku cuntaaye waxaan ku waydiiyay buurta Jufo micidheer beerta ku hoostaala ee beeraha jaad ugu caansan yaa iska leh markaasi ayaan jawaabtaada ku siin lkn waxaad doonaysaa aniga oo ku garanaaya inaad iskaga kay dhigto tolkay reer faarax nuur oo marka aad afxumo halkan la timaado aniguna aan caayo tolkay RR car bal sheeg beertaasi cida iska leh hadaad garan weydo magacan iska dhig sxb.
“Dadweynaha reer somaliland gudo iyo dibadba kursiga nin uun baa ku kori lahaa, lama wada koreen, kursiga ha isku laynina dantiina garta, ilaahayna ha idin garansiyo”
Waa haadal aad u culus, waa dardaaran ay u jeedisay Marwo Huda Barkahat dhamaan reer somaliland shalay, idina qata waanado, maanta iyo berina ku camalfala
Gabadhu maaha M.C iyo HC, Makaahiiloow quuso, berina ku kale soo socdee H. Cafaan insha alaaah…
Darbi
Ooo Xeegaduna maxay ahayd,ma Zeylici walaashiibaa?
In Adeer ii sheeg waa maxay Xeegandan ad manta la soo baxdeen?
Ma Hiildan baa qaba?
Waar ii sheega inta aan si kale u taarixin..
Vivaa Xeerkii XEEGO, ilaahoow dad ha noo waayin…amiiin
Darbi niicle
Adeer beerta jufo micidheer ku hoos taal cumar obsiiye ayaa leh waa ninkii yidhi kayntaa jufaad waa shiciradaydii ,adigu tuug reer halasaad tahay ee goormaad soo gaadhay jufo iyo hareeraheeda waadiga ka xanaaqa magaca faaraxnuur,adeer dadka kala fadhiiso caadifadaada aan salka lahayn ee guurguurka badan,maalinba cidbaad isku qaada oo aad caydaa,maalinna aad dabada u lushaa,laga fiican laba wajiilaynta.
Mida kale caytankan aad caytamayso anigu ku caayi maayo ee xumaantaad tolkaa reernuur la dhex wareergayso ayaan soo tixi doonaa ,ooyi doonow aayar joog sidaadii ayaad odhani halkaasi ha inoo joogto.
kuwan dhawaan xorowgeed vivada hayso adeer dadka ha lugoyn waxba u tari mayside.
Jufo
inanka Darbi Ma reer nuurbaa?
Jufo Geesiyoow.dagaalkaa halkaa wad.Waar Ninku Toloow Xaguu ku soo koray? Wuu fudud yahay,walee waan arkay.
In adeer Viva,Amanda,Hoera!! AwdaState.
ilaahow madaxwayne siilaanyo noo daa waa geesi qaran viva somaliland waranyadii way dhamaatay waxaad ka garataa casuumadii aan u fidinay madaxwayne siilaanyo dhawaan markuu gobolka yimid, Noolow madaxwayne.
Meel aan rabay roob igu eri, ma idinkaga dhigay…yes, i can…
Inaydaan adkaysi lahayn sidaasa lagu garta…au suivant…
Aduunyada waxaa u daran dad hamigoodii oo dhami noqday inay Beesha Makaahiil uun isku dhereriyaan .
Walee inta qof ee makaahiil ah ee yidhi Silanyo ha nolaado ee Saylici yeelkii tiro male, walee anigoo naag ah wali laygama hayo af kaan daahir ku caayo inaan ku amaano nin ciise iyo nin isaaq ah…
Waar waa loo dhasha nasabnima layskama dhigee…miskiin yaa dalas,
Nasiibkay baa i nacaseeye is nadiif naag laguma helo…
I am proud to be m.case…waa loo dhashaa….huuno maaha, ila
Gabadhaha qaar hadday xuduudkooda ka gudbaan oo ay ragga ka dhex toqonbodhiyaan, aakhirka way fitnoobaan ama umaday fitneeyaan se waxaan ku waanin lahaa inay ku eekaadaan haweenimadooda.
Jufo
Waad fahantay ayaan u malayn.
Haboon,waxay sheegtay inay tahay naag maxamed caseha.Laakiin waxay matalaysay inay tahay naag Habarcafan ah.Sida qa muuqatay hadalkeeda ama ay ku tiraabaysay.
Waa diidanaa inaan caayo Hbar cafaan.
Waan ka meeraystay.
kkkkkkkkkkkkk
Imika ayay sheegtay inay tahay maxamed case.kkkkkkkkkkkkk
Sidaa ula socda inay meesha munaafaq aad u wayni jirto.Taasina waan diiwaangaliayay.
Zeyligan ay sheegayaan,b iyo t midna maaha.Ka uu ushaqeeyo ianaan ishaynaa.isga maba ogin walaal.
Walaahi inan kala jeclayn,haduu joogo iyo haduu tago midna.
.Saa aniga waxba naga dhexeeyaan.Waxna iguma samayn karo waxna igaa qaadi karo.
Zwedanbuu tagay,dee macno ay samaynayso ayaa iska yar..
Yaa ku yidhi na soo dhex gal nin baan is haysanee, cidii SAYLII afka la soo gasha waa la iska celin rag iyo dumarba…ama afef hore lahow ama adkaysi dambe yeelo eedo, ileen cidina idinla yaabi baa iska yar oo waxleey waa wexeedi…. ceebi ma hadhin hadaad idinku waxba dhawran waydeen …ha la isla waasho rag iyo dumar…
Hiildan waxba ha ku danbaabina, aniga iyo isagu warba iskuma hayno, laba wadan baan kala joognaa, walaahi inaanu warba u hayn waxaan soo qoroyo, mar baan is idhaah hadmuuwa masaxa,
Bal idinka yaa idinka masuu’l ah, ileen waa tano marwalba waad isdaba orodaane yaa la idiin raaca…waad caytantaan, habeen iyo maalin waxaa la idin daba dhigay SAYLICA, marka isagu ma bilaa dad baa, mise waxaan rabtay inaan huurada dhanaansano…dadka halkan soo galana huuno waa sidaa…maaha, ila..
waar kan doqon makaahiil, hadaan ahay gabadh H.C maad i caayi lahayd ? eedo kuwa fara badan oo dumarka caaya way buuxaan oo kula dhashay waa iska caadi, kaba soo qaad inaad anigaba ii cayday…
Awdal dhalaaliyay
Dhedig iyo labood
Waa lagu dhayahay
Dhal magaalo iyo
Dhar magaaloba
Waa lagu dhahay
Wax ma dhawratio
sharaf dheeli tiran
Dhan ma wada socdan
Cidaan wax uu dhiibatay
Dhaliishu ku fiicantahay,
Dhaqan baa lahayn
Haween dhawrayee
Dhaleecadu waa badheedh, dhaleecadu waa badheedh
UDUB u doonta waxaa dadka ku dilaysaan….
Dad kan uma qalmaan inay wax noqdaan.Zeylici ayay dadki ku wareersheen.Waar xishooda oo kala hadha rag iyo waa maxay guntan isba socotaa.
Naga daaya Zeylici,zeylici,!! dadkii ayaabad nacsiiseen.
@Haboon ha ku daalin odayadan,horta Eddo ha ka odhan,because iyagaaba awoow kuu noqon kara,waana dad ku saaqidey aduunka.Naagahoodii baa ay u taaglaayahiin,kamaba ssheekayn karaan siyaasad.Maba ay dhameyn High School,waa dad cuqdadaysan all Giire kan la baxey,Ilka Dheere,or Jufo Micidheere,Mustafe,Fulay Makaahiil ,levelkaaga maaha ,war yaa soo dhaweyn idinkaga baahan freak!In aad aragtaan baaba crime ah,because noloshii baad ku saaqideen,Giire adna sakhraamiinta ku waashey Zeilici baa saasa ,Zeilici baan gurigiisa joogey ku soo biir..Laakiin waxaan la yaabey Naagta Mahdiya Muuse ee tidhi”Guriga Zeilici baan joogi jirey” lol iyadaa nooga jawaabi doonta gurigiisa waxa ay ka qabanaysey.Hadii aan chance helana waxa aan soo galin doonaa Naago Jibriil Yoonisa oo Reer Ethiopia ah oo leh ” Awdal State ma jirto,ciyaala suuqna nama matalaan,mana matalaan Jibriil Yoonis iyo Makaahiil toona” waxana ku jirta Rashiid Gaab inaadeertii” ee car saaqidiinta halkan joogtoow yaanan idinka maqlin waan toobad keenay.
Waxa kale oo aan balan ah in Ramadanta oo ah July20/2012 aan Live Video ka soo qaadi doono Odayaasha Jibriil Yoonis iyaga oo ku xadraynaya Somaliland runtana aan isku sheegnee inkastoo aan necbahay in aan la doodo dad aan aaminsanahay in ay liitaan,ma liitaan because reer ahaan but waxa ay u liitaan maxaa yeelay noloshii ay ku jireen bay ka saaqideen period.Waxa reerkan Harowo dega ku yar inta wax baratay waaba intaas 2+2=4 maaha 5.Anuu waxa aan campaign u galayaa in reerkan dibu dajin lagu sameeyo oo dib loogu celiyo Harowo iyo Awbarre xitaa shaaqiyadahooda Djibouti ha ka baxaan wadanka.War waan soo jeednaa adna and Viva Somaliland 4 Ever.Marwo Loula Julietna iyadaa Somaliland uga mas’uul ah Canada,is daba yaac looma baahna,saadaashana waxa ay sheegaysaa in Mudane Zeilici uu noqon doono Madaxweynaha Somaliland marka aad aragto dadka hadda jooga,soo hadii aad Zeilici aanad doonayn dee iska guur oo Jaarisada la daaqsii xoolahaaga.
Jufo
kkkkkkkkkk ……..kkkkkkkkkkk ……..kkkkkkkkkkk ilaahow madaxwayne siilaanyo noo daa waa geesi qaran viva somaliland……kkkkkkk……Waad iga qoslisay maanta kkkk Zeiylici ha dhaco Siillaanyona hanoolaado maxaa ku keentay Jufooy Zeiylici miyaanu reer Awdal ahayn…? iga walee Maxad Case cadho weyn baad u haysaa calooshaada Metro xunoo caloolxumo ah ayaa dhex socda waa tolkaa Zeiylici Siillanyo waa Reer Burco inkasta oo madaxweyne yahay oo sharaf inaga mudanyahay hadana kan reer Awdal ayaa kaa mudan in ad horta amaanto.
Ninkii aan ku waydiiyay wad garan wayday anaa kuu sheegiye beerta ugu jaad cawaandisan ee tolka dhan ku mirqaamo kana badbaaday dabargoyntii qaadka waxaa iska leh waa awoowgay Casamaa waana awowgay oo Sharif walaakii ah ayaa beeta Jufoda hoosteeda ku taal iska leh meel kasta waan degnaa Seemaal ilaa Wajaale ilaa Aw Bare hoostiisa.
Ilaahayoow Madaxweyne Zeiylici noo daa oo hanoolaado ilaa waligii Amiin.
Darbi
Metro’ga maad aragtay ?waa caynkee ? Imisa taayirbuu leeyahay ? Iga walee maantuu miyirkii kugu soo noqday hadaad anigaba wax ii sheeagayso , Meelaha aad sheegayso eed leedahay waan dagnaana miyaan kaa xigsan sidaada, xaasha ninka reernuur waa ii reernuur dhulna ma kala laha ee adigu naga yar daa jalaafooyinkan miinaysan ee aad marmar ila soo hoos galayso, haddiii kale biqilkaan kugu goosan adeer , Zaylici arintiisu waa mid xasaasiyad badan dhalisay ,dad badanoo halkan joogaana dumarkiiibay noosoo adeegsadeen si ay hadhow xaal ugu doonaan,anna waan ku fahmay ,runtii saylici ma istaahilo inaan madaxwayne ku sheegno maxaa yeelay waa suldaan maxadcase, siilaanyana maxaad ku diidi darbiyoow waynagii dilla dabada ululaynay , Siilaanyo noolow oo waligaaba caynaanka noo hay.
kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Marka Siilaanyo iyo ku xegeenkisa halkaa la dhigo.
Maamulka Somaliland Beelo ayaa loo qaybiyay..
Beelaha Isaaq ayaa la siiyay inta badan.
Habar Awal 5 Wasiir.
Habar Jeclo 4 Wasiir,Madaxa Sidoon,Madax baanka.
Maxa Maxkabadaha.
iyo 10 Agaasime.
Garxajis 4 Wasiir.
Arab 2 Wasiir.
Samaroon.Makaahil 2 Wasir oo waliba uu Makaahi diidan yahay.
Habar Cafan 1 iyo Wasiirul dawlaha arimaha debada.
Maca maxamed Case 1/2 Wasiir ku xigeen ayaa loo quudhay.
Tallman inaad aamusto ayaa kuu fiican.. in taan xaqaa so ridayo.
Hadaad xaq soo ridayso, orod soo rid xaqii tolkaa, halkeed joogtay maalintii raga jidgooyada lagu sameeyay ee meedkoodi la diiday inay dhiibaan, yaa hayay talada dalka, sowtii maaliintii danbe baryo lagaga soo qaaday, ee dhagarabayaashi xor baad tihiin la yidhaah, kii yidhi yaan lasoo qabana adeerkaa buu ahaa..
Jufo Mici iyo GeesiAwdalPress, waxay ku ducaystaan Siilaanyo ha noolaado, Saylicina ha dhaco. Hadana dadka kale ayay gun iyo laangaab ku sheegaan….. What a Shame..!