Heesta Todobaadka: ‘Buurbaa Kugu Gudbane Miyaad Soo Bixi kartaa’?: Maryan iyo Cumar(Original) By hiildan on June 9, 2012 • ( 7 ) About these ads Share this:ShareFacebookTwitterGoogle +1PrintEmailLinkedInLike this:Like Loading...« Xikmado Saddex-Saddex Ah Iyo Afar KaleThere Is Only One Edna..! »Categories: Suugaan(Somali Literature) Related Articles Roonoow, Rabbiyoow, Raxmaanoow, Soomaalida U Roonoow: C/laahi Qarshe(AUN) Abwaan Ilka Jiir Miyuu Gabay Ciiseeyay?: Waa Maxay Gabay Ciise? GABAY: Awdal Dad Iyo Dal Gabay: Bal Dheehda oo Dhagaysta Gabadhan Gabyaysa: Guur Aan Ka La’aado. Wali Ma Dhuuxdeen Maansada XOG WARRAN? Xirsi Gabyaaye..!
Mahadsanid Hiildan hestu waa cajiib. Waana ka helay sida jacaylku waa furaha nolosha. Buur baa kugu gudbane! Muxuu abwaanku ula jeedaa ma in inanta loo diidayo?.
Hi Hani, waa gabar buuran oo guriga kasoo bixi karin aabaheedna bud la hor joogo. Waa jacaylkii wakhtiyadii hore, ee mobile laysku waco aanu jirin iyo FaceBook…!!!!
Sidee lagu ogaadey in ay gabadhu buurnayd?Hiildaan
Dhool, ninka u heesaya iyadaa ka cod ballaadhnayd….kkkkkkkkkkkkk
Waaa jacayl Midgaan Aji u qaaday,faallo ma le!
loool gabadh buuranaa sxb u funny.
Nice Song