Categories: Warka (News)
Related Articles
-
Nuxurka Kulankii Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Iyo Xubno ka mid ah Baarlamaanka Ingiriiska
-
Khudbaddii Taariikhiga Ahayd ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Mudane C/Raxmaan Saylici Ka Jeediyay Fagaaraha 18-ka May ee London
-
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
-
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
-
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
-
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
Aniga wali dhagahaygu uma baran madaxweyne Siilaanyo iyo Guddoomiye Rayaale, waxan u haystaa uun in Rayaale yahay madaxweynaha Somaliland. Silaanyana yahay Guddoomiye xusbi mucaarad. Laakiin mar danbe ayaan kusoo baraarugaa inay tahay it is the other way round..
hiildan
dee sawdigan madax wayne saylici ku tasbiixsada maxad siiraanyo ka urisaa loolz xitaa mar mar baan is idhaah ma sheekadii cigal buu wadaa walee dumal danbe jiri maysee doorashaa la gali dastuurka ayaa hada lagu darayaa haduu siiranyo xijaabto doorasho uun baa la gali no more dumaal
ABDIQANI WALAAL IIGAMAAD SOO JAWAABIN WARKII SAYLICI EE JABUUTI, MARKAA ANIGA AYAA KUU SHEEGI EE WAXA LALAHAA WAXA YIMID MAHDIGII JABUUTI OO SOO LAABTAY CEELKII XOOLIHII HIDAHA IYO DHAQANKA U LAHAA AYAA KA CABAYA, DABADEED GEELE WAA WAREERAY HADALHAYNTA SAYLICI IYO SIDA UU WARKIISU UGU FIDAY IYO WAXA KA DAMBEEYA, MARKAA WAA LA DOOGI YAAN LA DACAROON.
Galbeedi
Madaxweyne Saylici horeybuu u jirijiray markaa carrabkaa bartay iyo dhagaha, ee ujeedo kale ma aha.
Dastuurka ma waxa loo badalayaa Saylici daraadii?. Haddii wax laga badalayo gabigiisaa u baahan dib u habayn iyo dib u ansaxin. Imika ahaanse haddii madaxweynuhu dhinto waxa jagada sii haynaya madaxweyne ku xigeenka ilaa inta doorasho dhacayso. Doorashadaasi wakhtiga dhici kartana waxay ku xidhan tahay diyaar garawga xisbiga, xukumada, xaallada dalka, iyo wixii la mid ah.
Aar Harawa,
Warka an ka helay saxaafaddii Jabuuti wuxu sheegayaa inay sasmo ku dhacday saxaafadda oo dhan oo hadal qaadi kari wayday naanaysta ‘Saylici’. Suuxdinbay qaadeen.
Laakiin sheekada Mahdiga waa midda deg-deg usoo celisay Geelle…kkkkkkkkkkkkk
walee waa sidaan kaa filayay hiildanaw lkn ma og tahay geeriyay xishoodlaay in dadku u siman yahay saylicina amu ka horeeyaa siilanyo maxaa maanta gashaanti iyo doob godka wada galay loolz walee saylici ma wadkuu la soo balamay oo siilanyo ha iga horeeyo buu yidhi taasi anuu ma ogi lolz
Odey Daahir Rayaale toloow miyuu dun fiican yahay sidii Khadaafigii reer Libya mise baalashkii kabaha uun lagu ogaa ayuu madaxa ku yaraa xamaaray?
Durgiye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kadaa Madaxwaynuhu wuu u dhashee.. teeda labaad waa nin yar isagaa ugu yaraa labadii nin ee kale ee ay tartamayeen..
sidaada lama moodo inuu ido saylada ka xamaalayay maantoo dhanoo gaskoodii madaxa kaga daatee.. lol
Hiildan jaw,
Hadaan Zeylici lagugu sasabin ilaa balayaad ka kicin lahayd Dhalin habaabis!. Kaftan
Cali iyo Cimrina maxaa kala haysta?…kkkkkk
, waar nin yahow fallaadhi gilgilasho kaagama go’dee wali su’aashii way ku hortaallaa… ‘Maxaad Sasmo uga qaaddeen magaca Saylici’?. Kasoo jawaab.
Hiildaan duqu waa madax wayne Rayaale sobob too ah mar hadii ciwaankaa la qaato lagama dego ee waa lagu dhagsanaadaa waana magac uyaal aduunku ka siman yahay. Horta odayga waan eryadaa uun had iyo jeer balse dhaliishiisa ka sokow, Siilaanyo iyo saylici oo laysku daray boqol jeer ka aftahan san, waana nin hadalada odhan og helana meesha ay ku haboontahay. Hiildaanoow kamaramo dawladeed Rayaale iyo koox diisa u daa marka geel jira yaashan kale la garab dhigo. Rayale iyo intii ku meer sanayd baa sumcad dawlad nimo lahayd balse meesha hada raq iyo tuugbaa is qabtay walaw iyakaba lagu eedayn jiray arintaa. Horta xaq ma u leeyahay in uu dib isku soo sharaxo.
kkkkkk cismaan hindi wuxu riyaale ugu jiraa halka halka xirsi tooriile siilaanyo ugu jiro, laakiin cismaan hidni wuxu la midyahay saanbuuse laga adimay daahir riyaalaa xitaa ka yaabay maalintuu yidhi udub lagama adkaan oo doorashada waa lagu shubtay yadoo 50% uu kulmiye xantoobsaday codka shacabka si dimuquraadiya. gadh yar oo aad mararka qaar is odhanayso tolaw afkii mee ayuu weli la dul fadhiyaa riyaale.
shalay markii ninkani haystay samaroon waxa uu wadalahaa sland waa muqadis maanta waxaykeeneen in qadhaan loo uruuriyo cadowga sland samaroon waxan idinleeyahay joojiya dhaqalaha aad kubixisaan cadowga sland kaqaataqaata horumarka dalka iskanadaaya xifltanka aad kulajirtaan reer sland << sland waydhaqaaqday< yaantareenku idikatagin xorayntii hore ee dalka ayaa bilaash idinku dhaaftay maanta qalinka ugu hiiliya sland jiritaankeeda ileen bahasha waxba idin kamabad sanee qabtiina wad haysane mise somali << cadowga slnd wuu jabayaa waayo cidna dulimaad kumanihin go aan lawada gadhaybaynu sland kugoosatay yaalaqsbay dalka haloo radiyo ictiraaf guul iyo gobonimo
Hiildan,
cali iyo cimri way is ogol yihiin laakiin Cali wuxuu xasuustay barnaamijkii cawke Hargeysa ka soo laliyay mudo hada laga joogo ku dhawaad labo sano ee ku waraystay Rayaale,Silaanyo iyo Faysal sadexda siyaasi iyo halka wariye waxay ahaayeen askarti ,wasiiraddii,saraakiishi iyo wariyayaashi Siad Barre oo maanta haduu noolaan lahaan da,diisu kor u dhaafi lahayd 90-100 jir marka ragan aan soo xusay wuxuu cimrigoogu sii cagacagayn 70-80 jiro hal tin cadihii kuma taal madaxooga marka yaakh dee ragu ma dumarba maxay cusburka iyo cilaanka iskugu xaruudayaan?
arrintaa saylici ninyahoow odeygan miskiinka ah afka ha noo galin delqaaf uma quudhne hadaad xidhidhi sokeeye leedihiina ku dheh bal in isku dayo hal boonyad oo biyaha loogu dhaamin karo saylac in u Hargeysa uga rido.
Cali Durgiye,
Saxaafadda Ciise ma qiratay magaca Saylici mise ma qiran?
HAA iyo MAYA, mid iigu soo jawaab iyo caddayn la xidhiidha
magaca saylici Boon ma soo dhaafo dadkana adaa ugu horeeya oo madaxweyne saylici sanga naga hor mar marin.
ciisana naanays dad qiimeeya ka mug weyn saylac iyo saylici intuuba waa cara ciise iyo cirole ku dhashay in la ciseena ay taw tahay ee maxaa hiildanoow ku heeray caawa?
Saylici ma tidhaaheen — HAA iyo MAYA?
waxaan arkay meel lagu xariiqay SAYLI,i waxay ay ka wadeen gaali aduu fahan kkkkkkkkkkkkkkkkk.
HAA IYO MAYA miduun i dhe, ciise wuu yidhi, waan hurdo tagayaaye
allaha u naxariisto General Yusuf tallan… wuxuu arkayay waxa hada socda
Jama AWALI Thanks sxb……General Yuusuf Talan AUN kuwa koonfur u cararaaya ee sheeganaaya Awdal State iyo HiilQaran haku quusqaataan genanka Somali jaceyl ayaa ka ka kenay Qurbe oo geeyay Muqisho oo ah meel bahalo galeen ah oo aynay ku badbaai karin xayawaan iska daa banii aadame cidii u hanqaltaagta sidaas baa u dambayn.
Cismaan Caato ayaa usoo iray dhawr mooryaan ah oo KM4 ugu yimaadeen isagoo meel ka shaahaaya ayagoo wata gaahi Hilux/ Xaajiyad isagoo jooga la yihi gaaadhiga soo fuul kadibana wuu diiday rasaas ayaa lala dhacay oo si arxandaro ah loola dhacay ayadoo lagu dilay xabad afsaar ah lagana toogtay inta u dhaxaysa madaxa iyo caloosha sidaana waxaa ii waramay nin la taagnaa oo goob joog ahaa waa Axmed Indha biraale oo Genanka la joogay markii la dilayay.
taasina waa godob aanaan waligayo ilaawi doonin oo aan u hayno WALAWEYNTA Koonfureed oo loogu aari doono rag u dhigma sida Sheekh Shariif oo kale hadii ay yimaadaan gobolka AWAL Xataa haduu wasiir Walaweyn ahi Yimaado waa in loogu AAAAAARO Genanka.
Darbi nin baa yidhi :
Les sots ne pardonnent pas et n’oublient pas.
Les naïfs pardonnent et oublient.
Les sages pardonnent et n’oublient pas.
Samaroon wuxuu u badan yahay kuwa lagu sheegay ” Sages” marka shisheeyaha is hayaan, markay dhexdooda tahay waa wada “Sots”,
Adiguse waxaad tahay marwalba kuwa lagu sheegay “Naïfs…
Darbi……Yusuf Talan waxu dhintay isagoo oday Somaliyeed oo dalkiisii inuu nabad ka dhaliyo isku dayaya. oohin kaagama baahna, Aarsina uma baahna. Haddii aad daacad ka tahay inaad u hiiliso Yusuf Talan, yarkii rasaasta ku dhiftay, qaraabadiisa iskuul u dhis si aad u raadiso nabadoonimadii uu u shahhiday Yusuf Talan. Yusuf Talan wax badan ayuu Somalia u qabtay, somali badana wuu badbaadiyey,
Haddaad ixtiraam iyo qaradrin u hayso Yuusuf Talan, Xasuuso oo ” celebrate” garee waxyaabihii fiicnaa ee uu sameeyey intuu nolaa, Sii wad hawlihii nabdoonimada ahaa ee uu ku jiray and spare the details of moment of his demise out of respect for his family, please!!!!!!!
Yusuf Talan, kuwa emphasis ka saaraya sida uu dhintay, waa kuwa raba inay legacy giisa iyo wixii uu rumaysnaa baabiyaan, waana kuwii markii horeba mabdaiisa kasoo horjeeday. Nothing new here, just the same stupid cynical, Samaroon.
Misteriose people in ay yihiin gedabuursi waxaa ku cadayn kara tan iyo intaan qolalka lagu kaftamo arkaayay gedabuursi waxay mahad iyo amaan weynba u hayeen marxuun Ibrahim Cigaal taas oo aan aanu garanayn meeshay aamaanto ka timid.
Marxuunkan Talan hortaa aanu runti waxba kama aqaan laakiin adalkiisa waxaa iiga baxay in u Cigaal aad uga nijad jabsana walwal badana ka haystaay Cigaal iyo snm.
Marka Talan waa mujaahid samarron , Cigaalana wuxuu ahaa halyey samarron caano u lisay halkay iska qaban karaan?
Hiildan,
waxaad ii xasuusisay barnaamij ka bixi jiray radio iyo telefishaanka Djibouti(RTD) oo la odhan jiray MAXAA KAA RUN AH oo intood dadka siyaasiinta sheegta la hor keeno lagu odhan jiray oui iyo non mid uun ku jawaab haddi kale cod baahiyaha laga xargaf siin doona eeesh cala xoriyatul qawl ciisaysan kkkkkkkkkkk.
Hiildan oo biyihii dadka ku faana ilbaxnimda ee reer Britain ka dhergay miyuu wali u dhaqmayaa sidii wiilkii ay noo dhaleen ee ciisa ciil kkkkkkkkkk walee abti meel xun laga raac naanaysta saylici Boon ma soo dhaafto mar kale waa hadaad wax quman tahay.
ali durkiye
Horta reerkan sirtooda iyo farshaxankooda waad fahan tay ani iyo sahalna hadalba nooma yaalo lkn mid baan kugu haystaa waar reer abtiga xushmad iyo qadirin bay kaa mudan yihiin xitaa hadayna adi ku dhalin aabahaa bay dhaleen tusaale ahaan reerka sacad muse oo dhan abti bay u yihiin oo marwadii sacad dhashay musafiin bay ahayd dee abti fiican oo karaamo leh weeyaan markaa jooji aflaagada mise waxan kuu geeyaa islaantii ugu horaysey ee ciise ee gabilay la keenay xaawa ciisey caruurteedii cashar ha kuu dhigaane
mida kale saylici saylici hadaad tidhaah ma waxad ka yara baqaysaa in m.case saylac sidaa ku hantiyo anba walalkay mustafe jabuuti baa la yidhaah wax macno ah oo ay samaynaysaana iigama muuqdaan maxad naanaystan saylici ku aragtay walee waa in aan baadhaa hiildana waakan ku hadaaqaya saylic haa iyo mayada mid uun ha kuugu imaado
Hiildan,
Saylici iyo naanaysta marka laga yimaado, waxan anigu aad ula yaabay sida ay adiga kuula wayntahay booqashada MADXWEYNE SAYLICI SAYLICO iyo dadwaynaha reer Djibouti uga hadalayn booqashadan guud ahaanba.
Anagu, waa ragayaga abtiga loo yahee, waxan naanaysta nagala wayn in odayga awr loogu raro sida gacalkaba jeebadaha loogu buuxsho ileen SAYLICI iyo af-madhani waxba u qaban maayaane. Dee saxaafada Ciiuhu waxay u dhiibteen oo uga masuul ah raggii haddal dadka looga siyaadiyey ee la soco hadduu Siilaanyo kkkkkkkkkkkkkkkkk dambigaba in uu Ciise lahayn ayaa dhici kartee ee horta odayga ma la soo fasaxay mise kkkkkkkkkkkk
Galbeedi
ha bixin Bin Axmed inaga abti fiicani ma jiro lkn raggiina Isaaq ee Gadabuursigu dhalay hamaad sidayada madhasha ka muuqataan!!!!!!!! Ciise Gadabuursi dhalay oo talinaya waa la arkay, Gadabuursi Ciise dhalay oo talinayana waa la arkay ee maxaa loo waa yay Isaaq Gadabuursi dhalay oo talinaya. Waa sidee? Bal noo waran.
saxis: Ha u bixin …
Darbiyow hadaladii deelqaafka ahaa ee nimankani snm danahooda ku gaadh islahaayeen baad wadaa. Ala h aunaxariisto Marxuum Talan iyo inta ku dhimatey gacmaha warlordiska. Geeridu waa lama xuraan waxba ha siyaasayn. Imisaa xaqdaro algu diley marxuumkaas ka dib miyaad ilowdey Klabaydh iyo Seemaal oo hada qoyan? iyagu waxey dadka ula faquuqayaani waxey is leeyihiin milaa beeshiinu meel gaadhey. Samaroon dowaldii milatariga lama dagaalamin iyagu way la dagaalameen kuma faa’iidin oo waxa dumiyey USC. Sidaa daraadeed Isaaq iyo Samaroon waa wada soomaali iyo jaar ee isku siyaasad iyo taariikh midna maaha.
Hadii aanad adigu xor aheyn Hiilqaran iyo Awdalstate waa xor mar hadii ilaahey garab mariyey neecoowda reer la garan.Aniga waxa kula gudboon inaad marxuumiintii xaqdarada dariiqyada loogu gumaadey u aarto iskana dhaafto weedhaha SNM doorbideen lana timaado kuwa adigu aad aliftey. Dadka la gumeysto waxa lagu gartaa xitaa ma isticmaalaan kalmado ay iyagu leeyihiin. Walaweyn your masters think iney caytaheye waa magaalo.
nin gumeysi diidiye ninkaa duudku kaga xoodhey
nin mideyta doortiyo ninkaa niicda gogolmoodey
ninka beesad lagu tuuro ee dabinka loo qooley
nin dantii yaqaaniyo ninkaas deeqda lagu qaato
kala garo dadkoo labadu waa laba dariiq qaade.
Saylici wuxu cadeeyey in aanu saylac ku dhalan walaw uu saylac ku dhashay, markaa maaha in ciso looga raadiyo dad marti maahee aan maal saylac ku lahayn. Taariikhda saylac somali samaroon waxa la sheegan kara oo kaliya odaygii duuduubka lagu keenay ee dhiiga walaalihii ingiriisku ugu abaal guday waa Xaaji Sharmaake wixii intaa ka soo hadhaa ee somali ahi wuxuu ahaa uun abti soo buuqde iyo nin cangadhe u soo raad saday. Galbeedi, su’aal fiican baa gadhka laguu gashee waa maxay jawaabtaadu. Malaha waxa fiicnayd in aad Daawato odayga 97 sano jir ka ah ee Gabiley malcaamada ku dhigta si waayo arag nimo kuugu soo korodho aanad u hesho su’aalaha lagu waydiiyey qaar kamida.
Haboon….Kolay dumar baad ka tahay oo waxba dunida kama ogid lkn waxaa i haysa Haboon gabadh ma usoo kiraysataa ilayn anuu nin baan hadaan ku caayo cumaamadaa iga dhiciye dhawaan waxaad sugtaaba waa gabadh gambadh gaaban kuusoo dhigata oo si fiican kuugu jawaabta fadhi,Hadaad kacdona dhexda kuusoo qabsata oo hadaad is dhaqaajisana kaa rifta,Cayda cad gunnimo lkn kaftan oo faaloo aniga afkayga ha eegin gabadhyay.
Hadaad Samaroon ku sheegtay in ay yihiin dad fiican oo saamaxay kuwii galay dhiigii Talan AUN waliba aad ku sheegtay ” Sages” ,Anigana aad igu sheegtay ””naive”’ waa intii dumarnimo maxad igu maagtay aniga….? Bal ii sheeg inan yahay oo aad caydaasi xun iigu quudhay….? xageed u jeedaa oo xageed ka jeedaa….?
Timacade….. Adigu kolay kula yaabi maayo anuu nin u ooya ma ihi waad ogtahay cida aan ka dhashay inay yihiin Super Powerka dhan ee Samaroon leeyahay,Anuu hadaan Somaliland taageero kolay miisaankaygu waa muhiim oo wuu muuqdaa cod,ciidan iyo dhulna waan leehay,Hadaan sidoo kale taageero Somalia waan la arki miisaankayga,Adiguse bal ii sheeg waxa aad usoo kordhinayso Somaliland iyo Somalia miskiin Xasan Sacad ah cod ciidan iyo dhul midna maafush,Hadii loo baahdo boqol wiil keeni kari maysid hadii maanta ay wax dhacaan aniga ayuun baad ii mashxaradi ilaa waligaa. cuqdada ku haysa ku dhimo.
Waar hayga hadho Ciise ma leh calool xumo, marba haddii carabkoodu diidayo magaca Saylici.
Caliyoow, Geeloow rarashaa la yidhi, Ciisoow barashaa la yidhi.
Darbi waan ka helaa sidaad duqa hebela u karbaashtid kkkkkkk.
Hiildan,
Abeeso waxay leedahay ilmaheeduna leh baa la yidhi kkkkkkkkkkk
Sahal salaan sare horaa loo yidhi habaryar meel xun laga raac kkkkkk,waan ogay yaa ka niic iyo yuus badan Gadabursi.
@Darbi……..Horta maaha Xasan Sacad ee waa Xansa Sacad. Dee hadaad igu sheegtay xansa sacad, waan ogolahay, waanan ahay, xansa sacad, maxaad muuse, subeer samaroon. Thank you, proudna waan ku ahay. Saxiib waxba ha ka xumaan inaan ku idhaa Yusuf TalanTarrikhdiisa, waxa qoray reerkiisa, somalida u ehelka ah wanaaga, iyo saxiibadii. Adiga cidina waxba kaama weydiinayso, lakiin, respect uumbaa lagaa rabaa, waaba intaa. Hadii ay intaasi ku dhibayso, dee markaa fartaaba ku gaadha.
@Godan…..Dee huuno maxaad igu maagtay anigaaba kuu dhaama kan yar ee gaarabidhaanka ahe…..kkkkk. Dhawr jeer baan ku arkay adigoo dad ka daba hadlaaye, hadaad rabto inaad i rifto, go ahead oo iska nafis, seriously, waa maxay passive-aggressive nimadani. Soo tuur oo iska tuugi waxaa kugu jira and ye shall be free……kkkkkkkk. Waliba kaaga darane anigaaba ku caawin oo kusoo sheegi waxyaabaha aan ka xanaaqo ee dhiigayga kiciya…lakiin gooni baan kuugu sheegi waayo marabo inuu Darbi ogaado……..kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Waa kaftan ha iga xumaan,huuno ninkaas Tallan maalintii lgu dilay Xamar hooyaday aad ayay u barooratay,maybe inaan ehel nahay hooyo hada ilama joogto ma waydiin karo waan maqlay inuu nin Genaral ahaa,ma nabadon ayu aha,mise siyaasi?
Godan…….Huuno anigu Talan isku cid ma nihin lakiin Waxuu rumaysnaa ayaan rumaysnaa, walina rumaysanahay, waaba intaa. Nabdoon ma hayn, ee waxan uga jeedaa Somalida ayuu nabad inuu ka dhexdhaliyo ku dadaalayeey markii la dilay. Darbi inaan saxo ayaan rabay, lakiin dee yarku wax walba wuuka boodaa oo waxba ma sugo. Qofku sida Talan oo kale ah ee nolosha waxbadan oo wanaaga sameeyey, maaha in siduu u dhintay emphasis la saaro ee waan in siduu u noolaa iyo waxqadkiisii iyo accomplishmentkiisii emphasiska la saara.
Markaa yarka darbi ah, casharkii maanta C- baan siiyey, ileen jaamacada timacaduu ku jiraayee…………kkkkkkkkk
Adna waxaan kugu nacay hadalka aad kala miisto oday yahow xumi kkk,adaa adaa i fasaxay inaan nafiso kkk,aniguba ugama jeedin ehelnimaan ku qadarinaya,ma aragtay gabaygii baroordiiqdii ee Bashir Good u tiriyay saaxibka allaya rahma aad ayaan uga tiraanyooday ninkaa qaaliga ah geeridiisa,Darbina u dul qaado waa dhalinyaro e.
Talan Ilaah ha u naxariisto hadii cidii dishay la helana waxa fiican in sharciga laga maro balse iska dhaafa cidii dishay waxba lama waydiinayo marlay maaha wax qoyskiisuna rabay sharcina saamixi lahaa balse sidaan maqalnay ee inbadani warisay Caato ayaa lagu eedeeyaa Darbi haduu caato qabtana xaqbuu u leeyahay inuu karbaasho iyo inuu saamaxaad u fidiyo labadaba. Marlay uma ma laynayo in Talan xamar u tagay si uu magaca soomaaliyeed ugu dhinto balse tiisa ayaa halkaas ku gashay.
JAMAC AWDALI
MAXAAD CAJALADAN U SOO DHIGTAY SUUQA WAA CAJALAD SIR AH SIRTAADANA BANAANKA LAMA SOO DHIGO
MARXUUNKU MEEL FOG AYUU WAX KA ARKAAYEY LAAKIIN DADKEENA AYAAN U BISLAYN
MAANTA TAA INA HAYSATA AYUU KA HADLAAYEY WAATAA LABADA BEELOOD EE DHINACYADU AY DHULKEENA U WADA TASHADEEN
KU WEENA SIYAASADAHA KU DHEX JIRAANA AANAY KALA JECLAYN
ALAHA U NAXARIISTO
Eeyaahee Godan, dee waanigaa kaa nafisiiye sow ma aragtid..kkkkkkkk. Weli ma akhriyin Gabayga bashiir, waqti baan u laayahay, lakiin waxa la igu yidhi aad buu u fiicanyahay. Bashiir waa creative oo gabayga wuu yaqaan, lakiin siyaasadiisaa laga roonyahay….Dee waad i fahantahy hadda,duryankaygana iskaga dul qaado. Markaan akhriyo gabayga waan kasoo faaloon.
Dee cabdi Shakuur anigu noloshiisii iyo accomplishmentskiisii maalin kasta waan celebrate gareeyaa…
Godan,
Maya , Habaryar meel fiican laga raac ayay ahayd lkn waan fahmayaa waxad u jeeddo calashaan raga … u dhamee kkkkkkkk walee adoo kale dunida wuu ku yaryahay.
Hiildan,
waxaa la yidhi nin ay meeli u caddahay meesli ka madoow,
sahal baa ku jawaabay oo ku yidhi kun jeer saylici saylici waad iska indha dirtay oo waxaad isku miqiiqday saxaafada Djibouti waanad og tahay in ay Djibouti ka jirin wax saxaafad madax banaan lagu tilmmaami karo waxa kali ah ee ka jira waa warkayskii gaboowbay ee( la nation) oo Djibouti looga yaqaan AL BUMMMMka IOG ciisana shuquul iyo shaqo midna kuma leh been iyo faana ciise halkan waxaa ka jooga Samaroon-Durgiye iyo Sahal abti soor oo runta uun dadka ku dakhra xaqiiqda biyo kama dhibcaanka ahina waa saylici miskiin oo marti sharafleh noogu yimid wixii intaa dhaafsan waa is qaad-qaadkii reer Boon- solay- doon.
Cali adiga iyo Sahal uma jeedo, waxan ka hadlayaa siyaasadda Djibouti ee ciise hogaamiyo,
Goormay la jaan qaadi adduunweynaha oo ay ka weynaan in la xafiilo ama la xaqiro reero kaba sii tirtimaya Djibouti oo haba yaraatee an wax awood ku lahayn, sida Samaroon?.
Mrkaad Djibouti joogto waxa lagu odhanayaa ha hadal qaadin magaca Jaamac Saylici, ha hadal qaadin Xaaji Xaadin. Xitaa mar waxa jirtay la xidhi jiray qofka meeluun ku xusa labadaas oday, ee ama tukaanskiisa ku qora, ama huteel ugu magc dara.
Magacda taarikhda ku leh Djibouti ee an ahayn Gadabuursi waad ogoshihiin, xitaa canfar iyo carab iyo faransiis, wixii taariikh uun ku lahaa Djibouti oo sasmo kama qabtiin.
Su’aashuna waxay tahay, maxay tahay siyaasadda Ciise ee ku wajahan samaroonkii taariikhda ku lahaa Djibouti?.
Dee haddii ad magacdooda sasmo ka qabtiin, tafiirtii ka hadhayna ka tirtira Djibouti oo dhammaan wada tarxiila.. Haddii kale maskaxda ka kora oo la jaan qaada adduunkan horay u maray. Waa in caqligiina iyo calooshiinuba xor noqoto Haddii ad rabtiin is dhex gal, horumar barwaaqo, is faham,wax wadaqabsi, kobcin dhaqaale iyo wixii la mid ah. .
Hiildan,
wadh-wadh nin dambaabay laga sheegay in u yidhi;ilaahay in la bartaan hoos joognay(istaqfurulaah)
Waxaan ugaa soctaa Gedabuursi in la fahmo ayaan soo naas nuujin jiray miyi iyo magaalaba waanaan hodi iyo habayn karna waxay sadaalinayaan warka Hiildan yaree maahayn saylici iyo martinimadiisi ee haloosigu wuxuu ku wajahna meela fog waanaa sababtaan markii horaba ugu san taagaynay kkkkkkkkk laakiin sidii aan horay uga baranay arrintu waxay ku biyo shuban doonta in la masaxo qoraalada ciise markay siday wax u jiraan qayb ka mid ah soo faqaan.
Djibouti waa dal yar waana masgaxdi ummada soomaaliyeed waloow u maanta talis dictateeur ahay ka taliyo wuxuuna wax la wadaaga madaxda geeska afrika iyo kuwa la jaarka ah sida Ethiopia iyo Errytreeya saxaafad iyo xoriyaad midna kama jirto laakiin in Gedabuursi si gaar ah loogu dulmay waxay kaaga baahan tahay cadaymo iyo markhaati.
Xaaji Diide iyo Jaamac saylici isku mid iyo isku meeqaam maahin mid wuxuu ahaa odey dhaqmeed wuxuuna ku dhex noola ugu yaraan 20 odey dhaqmeed oo ciisaha ahaa oo ay ka mid ahaayeen Faarax Haad, Geela Batal, Booreh,Robleh Qardaadun,Robleh Jilib Buur, iyo qaar kalo badan waxaan ku soo qori karaa jilib hoosaadkay ciisaha ka ahaayeen iyo tafiirtoodi oo ila maanta Djibouti,Ethiopia iyo salalba laga heli karo 20 kaas oday ee ciise ee ku qoraan ARCHIVE COLONIALKII Djibouti loogama ciseeyo sidaa Xaaji Diide loogu sharfay Djibouti.
jaamac saylici hadaan yara taabto waxaa xigi doonta qoraal masax waan ka joogsaday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Malaha Jaamac Saylici wuxu idinku noqday Hitler..?… Hi Hitler..kkkkkkkkk
Hiildanow,
Waa la i caayay caybaa kaa raacda ayay soomaaliddu tidhaahdaa ee waa maxay yuuskan iyo cabashada aan jirin ee aad abuuranayso. Anigu ma ogi dhib gaar ah oo Gadabuursi Djibouti ku qabo ilaa reerkii gabdhaha ay siin jireen oo looga yara badiyey mooyee kkkkkkkkkkk Hadji Diidana cid magaciisa qarisaa ha joogtee iskuuldhan dhan iyo CDC, waa Maison des jeunes wixii la odhan jirey e, lkn inikaa dadka nacsiinaaya markaad wax uuna ahaan jirin ku sheegtaan.
Abti cali iyo qayrkiina ini tarxiilimaayan intay Sahal iyo rag la mid ahi noolyihiine ee yuuska dhaqanka inii noqday iska daaya. Xasuustana Gadabuursi intuu Djiboutiwuxuu ku haysto meel kale xataa Boorama kuma haysto.
SAHAL,
Mala ii ogolyahay inaan sawirkii Jaamac Saylici soo dhigto gurigayga iyo shabakadayda?
hiildaaan
Jaamac ma Ciisuu laayay? Maxaad Hitler ugu mataashay kkkkkkkk Waa caloow RTD ayaa inooga sheega oo dhawr goor SAYLICI ku celceliya yidhaahda soowkan ninkii Hiildan isku darsamay kkkkkkkkkk waar nimaku waxay lahayn iyo Saylac jecelaa
Haddii RTD u tidhi Saylici, waad iga fasaxan tihiin. Intaasuunbaan idinka rabay inaad ii sheegtiin . Haa iyo Maya. Haddii jawaabtu HAA tahay, soo noqoy jacaylkii, ana jabuutiyaanbaan ahay.kkkkkkkkkkkk
Haddii wali RTD odhan Saylici, gulufku waa halkiisii,
Hiildan,
oo abti gurigaaga iyo shabakadaada Ciise kulama maamulee wa sidee kkkkkk maxaad ka wadaa? Bal war ii baa-baladhi.
Hiildan,
Sartu meeshay ka qudhuntay waan fahmay oo gartay in HARGAB SAYLICI kugu xumaaday kkkkkkkk lkn Ciise waxaa dheh iyo sandulayn ayaa ugu daran oo waadigii arkaayey in Somaliland dheh odaygii gudoomiyah Gandaha lagu kari waayey ee Alaha sahlo. Aniguse Rinkeby torget baan odayga abtigey ah ubax iskula taagi, Saylici la igu sanduleeyo oo dambase ha iga sugin kkkkkkkkk intaan hore u idhi waa af-dhacay
Zeiylac magacyo oday iyo naanays nin jilicsan uma baahna hiildan gobanimo bilaash maaha BC isku dubarid oo qurbaha kasoo tag usamee nidam bahabar celi dib u dejin ah loogusamaynaayo Zeiylac ilaa Bul Xaar waa cidlo Ciise iyo Cusbayahan midna ma joogo,Ciise intooy lacagta ka cantoobsadaan ayay Djibouti kusoo budl;iyaan ayagoo qaadiro dhac dhacaayana 11 duhurnimo ayay dabeecad xumo kulasoo noqdaan ayagoo ilaaha iyo diinta caayay.
Guryaha xidh xidhka ah ugu doon Istanbul iyo Turkey ugu doon guryaha xidh xidhka ah kadibna soo daji beelo badan oo BC ah haday doonaan Budhcad badeednimo ayaan baraynaa sida loo kaluumaysto maraakiibta maraysa Baab al mandab oo caalamka ayaan u sarayn doonaa.
Biyaha iyo korantada ijiin u keen riig u qoda biyaha haloo raadiyo libaax lay hakaskoo degeen BC inta Borama ku waalatay ee JY dhibtay ee nafta u kentay ee habeen iyo dharaar leh Ethiopian baad tihiin hakusoo noqdeen dhulkii awoowyashood JYoonisna iyo HC ha u dhaafeen Borama kawaanka iyo sariimadaha ay la isku haysto ayaan ka yaabay waar sawta la gumoobay.
Zeiylac uma baahna saxaafada Djiboutibaa naanays ugu yeedhi wayday Zeiylici adeer raga raga ahi feedsh iyo laag wax aan ahayn wax laguma kala qaato hadaad doonayso inaad Ciise aad is fahantaan waad inaad ilkaha iska gurtaan kadib ayaad walaalo noqonaysaan lkn hadal jilicsan iyo sheeko baralay kuusoo dhicin mayso xaq kaa maqan.
Talan eebehey ha u naxariisto. Nin dhiigleh oo og waxa meesha ka soo socdo ayuu ahaa. Kuwa xumeeyey iyo kuwa marxuumka ka daba qadanayahi wa iska doqontii dhan walba loogu tibaaxay murtida iyo maansada dunida.
Hanni….Salaan sare…..waa lagu waayee see camal? mise meeshu markay isku dhexyaacday waad ku wareertay. Sowdigii siidhiga qaban jiray?
Timacade,
Waa sanifay meesha markaan imadaba waa lays rifaa. Oo afkaar danaha guud ah loogama hadlee. Jufoyin iska reer miyi ah ayaa lagu kala dhil dhilaa. Anuu afare Jufo duxi igama racayso. Lakin qaar wanagsana way ku jirane waxa jaha warerinaya kuwa badawga ah. Badawgu haduu layliga kuu qabto rejo malihid. Lakin adiga nin culus ayaad tahay meshananse lagama fahmayo melaha aad ka hadlayso qaar baan garaadkoogu siin in aay fahman kadibna way kugu dacaroonayaan. Goobtan waxad ugu imanaysaa ruux ku leh aqoon sare ayaan gaaray hadana wax raqiis ah ku hadlayo kkkkkkk.
Hanni Muufo………thanks babe , anigu dee intaasaaba i qaboojisa oo dacarta iga saarta. I enjoyed it.
alla maxaad isku camirtaa waan kuu fiirsaday ninyow amaantaad ka hesha kkkk,How childish you can be somethimes kkkk,ha iga xumaan he wa saad i fasaxday.
ciisaha ugass hore ayalaga diley ee ma kan cusub aya qorta so dhiganaya kkkk
somaliland madaxweyne ayanu ka noqoney somalia wanu isku so sharaxney oo wa guul jabutina wanu ahanjirney wananu ko noqoneyna