Horaa loo yidhi ninkaan quusan isagaa quus ah, , waxaan baryahan dambe socday dadaal wadahadal lagu doonayey ama lagu xasilanayo geedi socodka dalkii somaliyeed…
Kaas oo bulshadda caalaamku maanta u soo jeesteen indhahooduna aad u hayaan , ka dib markii ay arkeen dhibaatadda ka taagan ama isasoo taraysa ee geeska afrika in ayna ku joogeyn ama ku koobnayn kaliya somaliya ee adduunka ay ku sii fideyso. Ka dib markii ay arkeen dhacdooyin badan o oo isasoo taraya oo dhibaato u geysanaya danahooda gaarka ah iyo wadanadoodda iyo dadkoodda…….
Dadka u malaynya xasilinta Somalia in ay dan u tahay Somali kaliya waa kuwo aan war u hayn xalaadda k taagan geeska afrika…..
Hadaladda ka soo baxayaa dawladdaha adduunka u taliya waxay farayaan in hogaamiye kooxeedkii ka soo horjeesta geedi socod ka dariiqa nabad ku soo dabaalka somaliya laga qaadi doono talaabo xoogan oon naxariis dambe lahayn, waxa kale oo digniin taa la mid loo direy dawladahii kala qoqobayey somaliya ee faragelinta ku yahay in ay kala baxaan farsamooyinkan ay kula jiraan…..
Waxa kale ee amar lagu farayo dawladdda ku meelgaadh ah in ay si nabdoon ugu wareejiso xilka bisha August marka la helo dadka la soo doortay, taas oo bulshadda calaamkuna indhaha ku hayaan, gadhwadeena ka noqon doonaan amase la taliyaal….
Hadal ka soo yeedhay wasiirka arimaha debedda dalka Britain, oo ah mid ku salaysan xaqiiqda jirta , waxaa dhibsaday dawlad isku sheegan Hargeysa, taas oo odhan jirtay Dalka Britain baa ogol in aan ka go’no somaliya oo isagaa hore noo gumeysanay , ogaana in aanu ahayn labo dal oo isku biirey, haddana kala noqday, kuwaas marbadan dadkoodda been qaawan kuna maaweelinaya ama hadaaqaya waxaanu la hadalay dawladdo faro badan , waanunu is afgaranayn sidii Somaliland iyo Somali aanu ugu wada hadali lahayn , taas ooy ka been abuurayaan xaqiiqda jirta , dadkana dhegahoodaa ugu sheegayaan shirkii ka socday magaaladda Istanbul……
Ka dib markii ay arki waayeen qodob hoos ka tuur , kana fogaa xaqiiqda jirta iyaguna madadaalin jireen ummaddooda waxay madashii shirku ka socday sameeyeen jaantay rogan , markaas bayn noqdeen sidii miisaankii nin shir ka kacay kaligii , waxayna arkeen in ayna meeshaba miisaan kulahayn, arag kalena ka soo baxdey carab laadlaadintii hore ay u qabi jireenna laga waayey, kuwii ku danaysanayeyna loo digey, eey afkoodii xirteen, cabsi awgeed, waxayna u didey sidii cawshii bankii giriyaad oo baabuur ku soo baxay….
Waxay sawir been abuur ka iska qaadeen iyagoo fadhiya kursi ay ku qoran tahay Somaliland si ay dadka ugu marin bahaabiyaan, dhlan habaaistii ay waligoodba dhuri jireen iyo maaweelooyinkoodii ileyn dadkoodii noqoy kuwo ku nool khayaal , aqoonsigii baa inoo soo dhaw oo albaanka ayuu joogaa , oo qaraaciddii uun baa dhiman, taas oo caruurtii maqalka hadalkaaa maanta ay kor u dhaafeen labaantan sanno, beenta u haysta run ileyn dhegahooduba run may maqal ee………
Amaradda iyo fariimaha iyo digniinaha ka soo burqanayaa dawlaha waaweyn ee ku aaddan hogaamiye kooxeed yadan farahabadan ee iska indho tirayaa dadkoodana raba ay ceeryaamo roob uga dhigaan , in ay isdabo qabateeyaan inta ayna xeedho iyo fundhaalku kala dhicin sidii tabtii lixdankii .
Waxaa la gudboon ummaddan ay kala qoqobeen in ay meel isku keenaan ayna luminin fursadan qaaliga ah , si ayna saamiqaybsigii hore u dhacay ee dadka iyo dalkaba cidhibta jaray sannadkii 1960kii ……
Waxaan fariin u dirayaa Dawlad Awdal state.. in ay diyaariyaan ergooyinkii uga qayb gali lahaa madaasha shirka bisha july, inkastooy dawlad goboleedka Awdal state tahay mid Gublan oo ka hoogtay Aqoonyahanddii beesha ka soo jeeday, kuwaas oo gabneeyey magacoodii iyo magacii deegaanka ay ka soo jeedaan, isla kuwaas oo u hanqal taagaya in ay horseed ka noqdaan dawlad midnimo-qaran somaliyeed. Iyagga oo ka hanweynaaday deegaankoodii….
Kuwa ceynkaas ah waxaan xasuusinayaa…. Wiilayahaw diraac iyo dirir hoorey kalawacan..kkkk Nin tiisiiba daayacay tukale dugsanayaaaa….. mar haddii aad iska qabweynaysiiseen bulshadii aad ka soo jeedeen wax la idinka dhegeysan baa iska yar, inkasoo cilmi aad leedahiin hadana cilmigiina iyo aqoontiini waxay ku dambeyn hal bacaad lagu lisay marka la idinku fushadaan danooda qabaailka qaarkood.. haddiise aad xiryaha qaxootiga ee Dhadhaaab iyo Jaxiima aad cod kaga dooneysaan aad Somali ugu talisaan tiiniina aad ka qabweynaateen, idinka oo arkaya kuwii idinla mid ahaa siday u hogaaminayaan Dawlad-goboleedkoodda sida Pro: Cali Khaliif Galaydh oo kale. anigu kuma darin, meelkastana aad la taagan tahiin kuwaas wax jira ma ahin, bal ku dadaala in hadal wacan kaliya idinka soo baxo,oo u eeg, waxay la mid yahiin burburka somaliya ku dhacay oo kaalintooda sidii ay u heli lahaayeen maamul dadka kala hagga ay sameysteen……
Qore.A.Barkhadle.i (Aden-Cadde)…ksa, Dahran.
Categories: Warka (News)
Nuxurka Kulankii Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Iyo Xubno ka mid ah Baarlamaanka Ingiriiska
Khudbaddii Taariikhiga Ahayd ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Mudane C/Raxmaan Saylici Ka Jeediyay Fagaaraha 18-ka May ee London
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
Somalia waxaa madaxweyne ka ah oo marka runta la asheego waa Ambasador Augustine Mahiga Sharif iyo Faroole waa Badhasaabo ciidanka xooga qaranku waa Ethiopia,Brundi,Kenya iyo Djibouti.
Somaliland waad arkaysaan madax ilaa mijo waa dadkeena ciidanka Qaranka iyo ciidanka nabadgalyadu waa dadkeena dalka u dhashay maxaa idin wareeriyay ee aad u daba socotaan dad ay naan isku shaqo ahayn,Ader carabtu waa carab hadana dalal farabadan ayay leeyihiin dushana waa ka jaamacad carab maxaad ugu ooyaysaan walaweyn aad idin aqoonin in Samaroon jiro iyo in aanu jirin,Hadaad waydiiso adiga oo Muqdisho jooga nin Hawiye ah Samaroon ma taqaanaa walaahi walaahi ku garan maayo masaafo aad u fogna waan ku kala noolnahay Raxaweyna isku af ba manihin oo waxay ku hadlaan af la yidhaa maay-maay oo aanad fahmaynin idinkoo Samaroona oo sumadii inagu taalo bal maxaa ina sakhraanshay Somaliland hanoolaato.
AWDALSTATE HA NOLATOO!!HA JIRTO HO HA JOOGTOO!!AFARTA DABA DHILIF IYO AFARTA JIRJIROOLEY EE ”BERIS BOOSH CAADAHA”KA RACAAY DADKOODI IYO QADIYADODI HA DHACAAN!!DARBI SAMAROON WA NASIIB DAROO INAD AFARTII XISHOO EED NABAD KU SEXATEYN HAD ILOBDEEY ”3TII MUJAHIID”EE XARAGA LAGA SIBEEY !!!
ninkan halkan wax ku qoray marka hore wuxuu hadlay uun inta caqligiisu yahay umana hadal sidii qof la socda wacyiga ama waayaha ka jira dhulkii hore laysugu odhan jiray j.somaliya.
aniga mid qudha ayuun baan kaga baxayaa somaliland hadii ingiriiskan uu sheekayo ama caalamkuba uu ka soo horjeesto way ka go antahay in aanay mardanbe laga taagin calainkii buluugaha aha ee lixdankii laga taagay.
burburintii ama in calankaa laga saaro gobolada somaliland waxaa loo huray kumanyaal curad oo aad loo jeclaa magaalooyon dhana waa loo burburiyay aakhirkiina waa lagu guulaystay oo maanta illaahay mahadii hargaysa.burama ,burco ceerigaabo,berbera iyo laascaanood midna ma saarno ,
markaa sxb mr barkhadle hadaad doonayso inaad somaliya ay soo noqoto horta sii diyaaro kumanyaal iyo boqolaal kun oo qof oo u dhinta mabda aa aad wadato lkn qoraal yar oo aad soo qortay waxba miicno ah samatn maayo
War magalo cad mujahidka warabe cade maxad ku caayaysaa maqaalku adiga kuma khuseeyo ama wax dadka anfaca ku darso ama iska aamus doqon baad u egtahay doqon nin uyaqaan uun buu eegtaa dr warabe cade waa nin wuxu aaminsanyahay cadeeya waana geesi aan gaban
samaroon wuxuunoqday sadex maanlaawe waa makaahiil aan wax isyaqaanaba ahayn oo labo wadan ethopia iyo somaliya kala qybisay xoogoogii iyo siyaasadoodiiba oona waxba iswaydiin warna iska hayn dana iska lahayn inkstood moodo inay beelaha walaalahoodihi siday ulahaayeen makaahiiil makaahiil baa halkan maray makaahiilbaa waxansameeyey inayba isbarayaan imika ama iskusoojiidayaan waxmakaahiilayidhaahdo.
waa maxaadcase waxay yidhaahdeen marhadii aan galay musqushii makaahiil xaarkii kacunay waa inaan anaguna kaadida kacabnaa cidwax qalada noosheegi kartaana majirto
hadii lagu yidhi waar lugihiinii baalaqaatay waxay ydhaahdeen qushi waar calooshiibaalamarayaa qushi sowmadaxiiba iimahadhin mawaxdoonaysaan inuumakaahiil ii waydaarto musqushan madaxtooyada lagu sheegaayo intaanan kaadida kadhamaysan.
habarcafaana waxay tidhi aniga waamarkaygii oo waainaan sootaabanaa halkay labadan reer soo taabteen waxalagu yidhi musqushan xaarkii iyo kaadideediiba walaalihiinbaa ka soodhameeyee maxaad kasoo cunaysaan waxayba kuleeyihiin iyada lafteedaansoo cunaynaa ilaa ansidiinii yeelana idinma dhegaysanayno waanakuwaa sadaxdii dhadhaar waxdhintayna igadheh
waxanse layaabay kuwa horow uqaldamay maaha waakuwa aykaga dhetay uun markiiniiba waad jeclaydeen waanadtaageeri jirteena anakaad naga jaaluusaysaa taasooy marwalba kucelceliyaan anad moodo inay dad dhego la wax usheegayaan waasu aale hadii walaalkaa doqon bilaa damiira yahay uuna cadquudheedqaatay hadaad kadaba qaadato ood tidhaah baqtigaadsoo cuntay ha iga ceshane iibanee midkiinee markaa liita ma ka hore mise kadanbe? mise waad dafiraysiine reerkan aad oromada kusheegtiini wwaba ROLEMODEL kiireerkan runtiina waad diidantihiin.
War kan RoleModel-ku waa Déjà Vu, walibana 20 years iyo 20 years oo kale inay sidaa u sii socoto ayaan jeclaan lahaa…maxaa layska qaadaa…
Markii ururkii TOL Leaderschip Council qaska laga dhex abuurayna ma RoleModel bay ahaayeen ?
Markii Ugaaska xeer ha samaysano la yidhi, waar aan wada hadalno, waar aan heshiino ee la diiday ma RoleModel bay ahaayeen ?
Samaroon mar hore ayuu yidhi canfareey figigix…kolba intii is fahanta jeegaan ha noqdaan…
Aisha Iyo Haboon, waan idin salaamayaa,
Haddii la heli lahaa in saddexda reerba meel soo wada fadhiistaan oo garnaqsi isla hor yimaadaan, wax badanbaa is badali lahaa.
Balse taasi malaha dhici mayso wakhtigan lagu jiro oo aanu jirin hal dhadhaar oo iyagu marka horaba dhexdooda midaysan. Haddii gunta laga soo bilaabi lahaa oo la odhan lahaa qooys-qooys halloo soo shiro, iyadna dhici mayso, oo xitaa qooys midaysan in la waayo ayaa dhici karta.
Waa iska uun xaal adduunyo iyo Jahwareer ku habsaday dhammaan Ummadda Soomaaliyeed. Kuwaasi uunbaan wax la wadaagnaa, ducada oo la badiyo ayaa maslaxad inoo wada ah.
waraabacade soogal dalka adigaaleh xamar malihid hargaysaiyo borame ayaad leedahay cay ama afxumo walaal kaa aad ugaysataana faaiido maleh sland ooaad colaad aad uhorseeda wax macfiya kahelimaysid bro wllcom marka aad gabilay iyo borame aad isku xidhi kariwaydo magaranaayo faa iido kuugu jirta xamar wlo dadka waa in la isu soodhawayee somali waalawada yahay lakiin waala iska xigaa maanta dalnabada ayaynu hay sanaa bari hadii aydhacdo waxalaga yabaa in aycolaad isubadesho waa hadii anaygaran reer somaliya faa iidada nabadu leedahay , meesha ugu horaysa ee aysoo hujuumayaan waa lascaanood meelke taasna waxa u diyara wadadkii dhulkalahaa waana reer sland dhan jiritaanak midnimada xaduudada dhulwayna ha sland walamataabtaan
@Barkhadle……….Meel aan joogay labaatankii sano ee ay somalia qasnayd, ayey kuwa xaarka cunayey ee Aisha sheegaysaa iigu yimaadeen, haddana iyagoon xitaa xaarkii ay cunayeeni weli afka kaga yaalo oo aan iska masaxin oo ay yidhaahdeen kaalay faqashata nagala xoree oo Awdal State soo raac. Bull shit, I was somaliweyn when somaliweyn was not cool, waa maxay sabata aan u dhegaysto ciyaalka iyo dumarka waxay qabtaan waayey ee siyaasada layliga ah la ordaya. Oday Barkhadlow, adigaa meel khaldan jooga ee kusoo biir Hiilqaran, waa meel mudakarkii iyo siyaasiyiin bislaatay joogto, anigaana balan kaaga qaadaya inaad safka u horeeya kaga jirayso.
Hadday run kaa tahay inay somalia degto oo laga baxao maamul goboleedyada dee maxaad mid cusub u samaynaysaa. Awdal State waxay meel ka dhac ku tahay Samaroon karaamdiisa, siyaasadiisa iyo aqoontiisa. Hiilqaran or Bust……….
@ Aisha……Been yaan laguu sheegin, wax uu makaahiil gooni u xumeeyey ma jirto, waa loo dhanaa, tii rayaale iyo tan saylicba iyo ta soo socota ee habar cafaanba………
Faqashtu waa ayo ? Kalmadaa isaaq uun baan yidhaahdee…
Anigu runtii ururkii TOL waan u han weeynaa markaasa is lahaa maanta samaroon wuu isku iman, hadana ugaaskii ayaa iigu xigay, intaa wixii ka danbeeyay waan ka raja beel reerkan yuuska badan…. ilaahay se waxba kuma aha inu faraj inoo bixiyo, intaa ka horeysase waa ha wareegto giraantu…
C/qani.. waan ku salaamay,laga bilaabo saacadda aan joogno waa in aadan soo deyn wax qabiil cey ah, ama shakhsi cey ah noocey doonto ha noqtee, dhaliil wey furan tahay, madexda waa l;a dhaliili karaa,hanti lunsigoodda waa la sheegi karaa, kii si xun wax isku dabo mariya waa la sheegi, kiise qabiil ku saleeya waa in aad ka masaxdaa comment ka.hana u ogolaan qabiil cey xitaa in iidoor la caayo waa in aadan u ogolaan, beel naceyb kii uu hayo waa yeelkii, laakiin siyaasad naceyb looma qaadan karo beel naceyb…
Dadka aan fahmeyn wax la isku hayo in ay ka dhextoosaan dadka oo qabiil fooda u saaraan ma ahin, nina dhulka kama soo foocin ninwalba reer buu ka dhashay, markaa waa in aad ka joojisaa kana masaxdaa fariimaha huwan qabiil ceyga …… waxba u jawaabi maayo ciyalkan kolba meel isku qaadaya ee somlilandka iigu hanjabayaa iyo kunbaa u dhintay iyo waxla mid ah…. dhiig la daadshaa hadduu amaan yahay , wada hadalba haadkaas baa ka hadhay inta August ka hadhay baa ka hadhay, haddii xinjoro lagu fara xallan waayo waxaan sheegaa oo dambe ha iga qorin, ama Awdal xor bay noqon ama gumeysi bay ku jiri.. saylicina madexweyne waa ka noqon doonaa, laakiin waxaan kuu sheegi wax somaliland la yiraahdo oo maalintaa ka dambeysa lagu hadaaqi maayo, gobolna gobol gumeysan maayo, hargeysa waa gobol Anna gobol baan ahayn, waxna isku darsan mayno, waxayaga qoraxdaanu ku duban. ballankii ilaahay ….. Mcshariif.. hadalkiisu waa sarbeeb, yaan loo qaadan nin jecel somaliland, waa neceb yahay magac somaliland iyo hadalqaadkeedda… waa nin ay ka goantahay midnimo gadabuursi iyo xornimo gadabuursi.. waa mujaahid xalaal ah yaan lagu dagan… waxbuu uga jeedaa markuu leeyahay maan iska ahaano s/l. ma dhamayn karayo.. s/l… waxay noqotay reer , wax reer leeyahayna wax la haloosiyo aan la yeellono ma ahin , aan wadda yeelona waa waxii hore inoo hodey, aan kal yeelano baan ka aamin sanahay maanta….
Anagu Somaliland ayaan nahay wax naga dhiman iyo aan u shiraa meeshaba ma yaalo maxaa keenay shirarka iyo waxan aad ku sheekaynaysaan sawniga barwaaqada ku jira Somaliland ayaan haysanaa oo dawlad ah ictiraafkiina waa soo dhawyahay maxaa dhacay Samaroonoow is dejiya walaal shirar walaa niic dhulku waa nabad cidii isku dayda inay nabad galyada wax yeelaan gacan bir ahayaan ku qaban doonaa dhawaan,
Timacad….. Awdal State iyo HiilQaran intaba adigu wada qaado oo Walaweynta ula guur hadaan Somaliland kugu arko adoo sheeganaya HiilQaran xakunkaagu waa xabsi daaim u niiki dad aanad aqoon oo ka carar dadkaaga abaalkaada waad heli sidii rag aan garanaayo ayaa maydkaaga lagasoo Bakaaro iyo suuq bacaad.
Marka hore salaan guud..marka xiga dee ina caateeyoow waa sidee adiga iyo ina waraabe cade halka aad inoola kacdeen…waa sidaa darbi sheegaye anagu s’land baan nahay hadaanu beesha sheekh nuur nahay….indr gadabuursi waxa la ogaaday inaanu isku dan ahayn,marka nin waliba halkii hashiisu u daaqdo haku maasho….Mida kale waayadan sheekadii niiko state halkay ku dambaysay,ma dhaqaalihii xafladahaa ka dhamaaday mise niyahaw hoteladii ayay wareeriyeenoo waaba laga mamnuucay,kala garan waaye…Gadabuursoow aflagaado yaan la isku jeedine,waxba iskuma nihine halakala shaqayso,waa intaa murtidu…waraabe cade adna waxan ku odhan lahaa,sheeko kale keendee eeshqiyaasak tan ciyaalkuna qaadan maayaane..
kan darbi sitaa ma ceebla darbi noqotay aniga wan yaabay exactly isku siday u hadlayan markaan waxaa arko aniga waxan idhah daa ,, ilahow hana waalin waxa ila cajiiba sida qof waliba nin ah isku babadali karo ilaa heerka darbi is badalay it wasn’t long ago markuu iska dhigayay born again awdalstate,subaxanalah wax xun oo bilaa damiir ah baa tahay darbi wax rag kale dhistay oo usoo dagalamay oo in aad nooshahay iyo in kale ayna kuba ogeen baad u hadlaysaa , waxa adiga aad leedahay baa lagu faana markad waxaa qorayso way kugu qoslayan waxana dhab ah in ay ku qabsadeen dila iyo boorama soo galeen wixii ay dad layn karayeen layeen kugu khasbeen in aad somaliland noqoto tii baa dhabowday nimanka samaroon siday u dhan yihiin waxay noqdeen wax naagaha samroon dhamaan oo bilaa damiir ah nin walba oo aduunka jiraa kama yeelo nin kale inu wuxu isagu wato ku qasbo ,, nin walba oo somaliyed meeshiisi isagaa u xor ah markaa waxan nahay the only qabiil oo ragooda rag kale qabaan ,, hada dumarka waa in aan tashana si caruurtayada ayn midgaan u noqon waa in dumarka dagaalaman awdalna aan xorayna ilaa ogos baan sugayna hadii somalia is badali waydo ka idoor iisoo raacana wan ku jahaadi idoorna awdal waan ka kaxayn doona isha alaah ,, god bless awdalstate of somalia
timacade amaan haka helo awdalstate hadii anad doonayn no body kugu qasbaaya dumarka iyo caruurta aad sheegayso wa ka siilaanyo ka seexan wayay waata meel walba awdalstate lala taagan yahay idoor kalmada awdalstate xanuun bay ku noqotay aduunkana dabka dumarka iyo caruurtu bilaaban maba damo ee hiilqaranka ad sheegayso iyo awdalstate isku meelbay u socdaan waa wada somaliwayn awdalstate meel goaysa maaha waa gobol somaliwayn ka mida oo federalka la noqonaya ka mid noqonaya ee meelna uma socoto in somalia la kala gooyo ma ogala awdalstate ee sidaa ula soco waa maxay cadhadan iyo bull shid ku xishoo huuno awdalstate waan wada leenahay waa waxeeni awdalstate wax badan bay badashay khaatumo la samayey after awdalstate markaa we are flying high,just arag oo dhaaf ilaahay baa raga samaroon ka dhigay ma tashade oo miidhan ee arka waxa dumarku wado amaankana noogu dadaala joojina mayno sidaa barkhadle sheegay waa la galayaa wadankiii very soon ishana allaaaaaaah.. god bles my awdalstate of somalia
Gudoon huuno afkaygad kala baxday,Ceebla ma foga waxan u malayn inay Darbi soo qaadatay kkk mukulaasha mar walba waan la socona,beryahan way ka soo dartay odaygii Timacadana cadhaa ka soo hadhay huuno is daji.
Gudoon….Huuno ma cadhoonayo walaahi, but I am disappointed. Anigu waan ku raaxaystaa marka aad adigu Awdal State aad ku faanayso, waayo hadalkaaga kalsooni iyo consistancy baa ka muuqda. Lakiin, I can’t stand the hypocrites siyaasad maalmeedka ay u tahay Awdal State.
Dee tii yarayd ee musaffiin ee aan moodaynay inay toobad keentay, sowtan Darbi ka dhex hadashay sidii rooxaanta……..kkkkkkkkk
Heestanaan kusoo xulay Gudoon ee ku raaxayso waxad tahay one magnificient women warrior….God bless you and your Awdal State..
The Songs of Freedom, thats all I ever knew,
the songs of freedon….
How long shal they kill our prophets while we stand there and watch.
The songs of freedom thats all I ever knew………….
timacade thanks huuno anigu i respect you alot lakiin marka awdaltate la soo qaado ayaan aad u cadhooda kama cadhoodo shisheyaha lakiin marka qof kula sheeganay awdal u hiiliyo reero kale ama caayo awdal baan is badalaa hadii an qofkaa hor joogi lahaa i don’t waxan ku samayn lahaa ,markaa inader samaroon ilaahy xaqa ha tuso xiligan kala guurka inaga reero isku haysano ilahow inoo gargaar,waxaan arkayo dadka kale ma arkayaan xeebo dhan abaara ka dhacay waa laga soo qaylinaya inaga waxan macno badan laheen ban isku haysana ,bye huuno god bless awdalstate o somalia @godan inader wan ka yaabay ceebla dhex gashay darbi tolow miyey dishay ninkii darbi halaga war doono lol waa wax cajiiba qosol waynaa godonay bye inder
Viva Somaliland Republic,horta Hiildan waan kula yaabey anuu.Leesh mar waxa aad leedahay hiildan.com lama mid aha Harowo.comMarna gabadha Ceebla oo joojiseyba baryahan in ay soo booqato Hiildan.com ayaa ay dumar kale aflagaadaynayaan.Ceebla waxa ay tidhi ciyaalkayga ayaan busy ku ahey mabda’aygana waa Somaliland.Hadaba marka aan intaas dhaafo,waxa aan maqley in Ayeydayda hooyo ay aheyd Reer Nuur,markaas horta ninkii Darbi Samaroon lol waan heshiinaynaa isku fikradda Somaliland na waanu aaminsanahay,laakiin Hiildan Islaamahan desperateka ah hadii ay i caayaan oo aannad masaxin huuno ana markaa in aan aamuso hayga filin.Viva Somaliland Republic hana dhacdo tuugga Ottawa ka ahaan jirey Car Washka ee la baxey Madaxweyne aan la aqoonsaneyn cagna soo dhigi karin Awdal iyo Salal.Su aalna waxa aan weydiinayaa abtigay Cali Durkiye Abti kuwan Awdal Stateka haya Awdal ma joogaane,ma xafiisyey ku leeyihiin Djibouti Republique! Lol marka aad ku saaqido Canada iyo USA waxa kuu dambayndoona calaacal.
Marka dadka dhalinyarada ah ay soo galaan Canada waxa la siiyaa’Book” ay dusha kaga qorantahay”Welcome to Canada”waxa uu ka baranayaa Money Matters si loogu sheego in uu xaq u leeyahay in uu Credit Card dalban karo,Guri iibsan karo”Careers” in shaqooyin Professional ah uu qaban karo ”Education Training” in uu xaq u leeyahay in uu wax barto loona tababaro shaqada uu doonaayo,Government Of Canada in uu wax badan ka ogaado Dawladda Canada iyo xaqa uu ku leeyahay”Jobs and Business” in uu ogaado Shaqooyinka iyo Baayacmushtarka taagan markaas”Human Rights”Xaqa qofka bani Aadanka ah etc.Nasiib daro waxa soo baxey niman ku soo khamaarey noloshooda oo is arkay uun iyagoo 50 kor u dhaafey in ay bixiyaan biilashooda diidey,galay ”Bad Credit” diidey in ay wax bartaan ka door bidey in ay qabtaan”Manual Work” markii ay shaqooyinkii ku adkaadeen ileen xafiis ma fadhiyaane,magacii ahaa Samaroon nimankooda waa wada aqoonyahanana ka dhigeen been !
Nimankaas aan soo magacaabey oo u badan Reer Samaroon ah in aan magacaabana aan dooneyn ileen Hiildanyare ayaa delete ku samaynayee ayaa waxa ay bilaabeen in ay ku hadaaqaan ereyadan 1) Isaaq baa doorashadii Somaliland ku shubtay.2)Maxad Casoow Djibouti xaaska IOG ayaa Maxad Case ka soo eryaysa GADAGUURSI kuna beeraysa Isaaq iyo Reer Geedi Dire Dawa laga soo qaadayo.3 Huuno kaca Zeila Ciisaa ka soo buuxsamee,Maxad Case dhiig ma lehee aan weerarno Ciise.4 Jibriil Yoonis baa nala yidhaa anagaa waligayo Samaroon hogaamin jirnay.5 Awdal State waa Somalia oo Shariifkaa na aqoonsadey.Finally Harowo.com waxa ay daabacdey july10,2011 in la gaadhey wakhtigii Djibouti awood Samaroon lagu gali lahaa Hargeisana lagu gali lahaa awood Samaroon oo ay hogaaminayaan Jibriil Yoonis,waaba arin wanaagsan hadii reerku yihiin”Super Power”wixii is dhaqaajiyaba guryaha loogu galaayo,laakiin waxa naxdin leh sida ay u furtaan Dumarka Masaakiinta ah.
Dadka oo dhan ma wada noqon karaan wada mutacalimiin,waxa jira Hooyooyin Reer Awdal ah oo incomeka soo gala aan loogu talo galin in ay bix bixiyaan,marka laga reebo inta ay u dirayaan Goboladii ay ka yimaadeen ee Gabilay,Awdal iyo Salal waxana ay taa kala simanyihiin Hooyooyin badan oo Soomaaliyeed,waa ceeb aad u weyn in Madaxwene isku sheega qurbaha meeraysta ee Cabdirashid Gaab ee koofiyada gubatey wata in uu Dumarkaas masaakiinta ah ee doonaya in ay Save gareeyaan lacagta ubadkooda ay later on Jaamacadaha ku galayaan in uu ka furto khudbadahiisana waxa ka mida”Awdal State ha noolaato,Awdal State cidna cadaw kuma aha,laakiin dhulka nooga baxa inta dhiig daadan,hadeed samir wuu naga dhamaadey soo saas ma aha!”,markaasaa dadkii aan ka faa’iideysan fursadahii Canada oo u badan Cab Drivers,Labourors and Welfare Collectors ugu jawaabaan haaaaaa Viva Awdal State,ha dhacdo Somaliland hadeed waxa aan nahay Awdal State.ahahahaha,continue.
Waxa qabsada micraphoneka nacas kale oo isna moodaya in dagaalku yahay dad ku soo ururay Hall waxana uu ka yidhaa”Walaalayaal waad mahadsantihiin saad isusoo xilqaanteen,waad maqasheenoo hadda waa Sanad guuradii 2aad ee ka soo wareegtay Awdal State,hadana waxa noo heesaysa fanaanada Awdal State ee Shukri Ismaaciil oo ku magac dheer”Shukri Heersare” Islaan baa soo kaceysa ninkeediina ciyaalkii buu sii hayaa heeso jacayla ayeyba qaadaysaa lool waa khlad weyn,leesh hadii lagu qabo in aad heesto maba aha,secondly hadii aad aaminsantahay in lagu gumaysto in aad badhida luxdo,raashin badana aad cunto maaha!Thirdly waxa wax lala yaabo ah in 80% oo ah dadka ka khudbadeeya Awdal State aaney aheynba Gadaguursi xitaa kuwa heesaya.Tusaale ahaan xaflad ay ku dhigeen Norway oo facebook uu iigu soo direy Nin marooradilaacsan oo aan saaxiib ku aheyn Djibouti waxaba ka heesaya niman aan Samaroon aheyn oo ka cabanaya Somaliland haba cawdaane”Alliance” dhib malahee ”Continue”.
@Tallman,
abti aanu waxaan ahaa dadkii soo dhaweeyey curashaddii Awdalstate ila maantana wali kama raja dhigin in ay raad qaado awdalstate wax kalana igama ahayn ee waxaan is lahaa biloo reerkan Boorama aan uga soo guurnay ee gadabuursi mar uun yeelay hoggaan guud iyo garab siyaasadeed uu meel loogu soo hagaago yeelay si aan ula hadli karno waxna ugaa dhaadhicin karno arrintaasi wali lagama quusan marka laga reebo dadka qaarkii sida carsaanyo Dilaad oo kulba meeshi lagu dharbaaxo u shaqa taga marka xaalka yara qabooji wax walba waa biloow biloowguna waa adaayg.
Waxa ay ku heesayaan erayo jaceyl ah iyo heeso jaceyl ah,waxana ka mida”Caashaqan Dalxiiska ah halkee buu maraayaa”,”Riyadii Xalaytaan,Wadnaha ayaa dhag dhag leh,Ma Ogtahay Curyaankaba Cago Looma Waayine,Waa Duulisteenii Dayaxaa,Dayaxaa,Ma Ogtahay Siraadeey,Baladweyn etc”.Marka aad eegto heesahan waxa la ii sheegay in ay yihiin heeso aad u da’weyn,waxayna soo baxeen 40 sano ka hor inta in badan oo naga mida aaney dhalan.Waxa aan ku soo koobayaa”My Essay” lol war cadaawad cidna nooma hayso ,Somaliland ayaana naga xigta Somaliyada aad ku ooyaysaan ee dib isagu noqda,tacliintuna malaha”Age Category” ee wali fursadaad haysataane wax barta,hadii kale inanka Amoud University dhameeyey ayaa kuugu imanaya Europe adoo joogay 20 years shaqo ka fiican shaqooyinka ay hayaan Reer Awdal State kuwa isku magacaabeyna qaban doona.PS: Waligay ma arag Nin Maxad Case ah oo saaqid ah,tusaale ahaan Concord University waxa dhigta Ilaa 30 Somali ah.
30kaas Somalida ah waxa Maxad Case ah 12,Isaaq Reer Djibouti ah 7,Ciise 9 4ta kalana waa Somalida kale.Taladayda waxa weeyaan in Ninka saaqidka ah sida Cabdirashid Carwasher aaney dumarka Masaakiinta ah iyo nimanka iska xoogsada ay ka tashadaan oo aaney lacagta siin oo ay ka yidhaahdaan”Shaqayso !deer”Waxa soo hadhey Somaliland!,well waa dhulkeenii hadii aan helno saami ka yar saamiga aan xaqqa u leenahay waa in anagoo midaysan aan u sheegnaa Mudane Saylici iyo inta Reer Awdal ee ku jirta Golaha Guurtida iyo Parliamentka,dadku xayawaan maaha They gonna listen to you!.Hadii Dawladda Djibouti aan ka cabanaynana waa in aan u tagnaa Mucaaridka iyo Muxaafidka Djibouti 2daba oo aan sheeganaa hadii ay xaq darro jirto.Waad Salaamantihiin all.
horta hiildan midbaan kuusheegayaa madaxwaynahayaga ciyaalkan waalid caasiga ah haduuna ciroole isyeelyeelaya ahayn yaanu halkan kucaayin ogowna dadbaa doortay isagu ismadooran waxaad dhuuso moodaysiina iyuuna xaar inigu noqon
@tallman you’r too late man hadaad dabaasha baranaysaa gadabuursi wuu isyaqaan reerwalba intuuleegyahay iyo wuxuuyahayba hada laysma baranaayo doqoniimo waata kaasiisay jaamucada heblaayo reerhebel lagama helo dee hadaana taa laga helin kuwakaloo badan baa laga helaayee taasi maaha xajkii dadkuna aduunka ninba meeshuu joogo ama u fudud uunbuu waxkabartaa, ta adleedahay dad baa harawo lagu caayaa adiga iyaa kaa cay badan reer madhaaf tit shaqsi madhaaftit waxaanad tahay fule daaha dabadiisa ka heesaayee harawo waa cadyahay wixii fikirkiisa ahna wuu soo bandhigaa kuwa dadka caayaayi waa nuucaagaa( coward) aheen nacaybku xad dhaafay meel uu ku qarxana raadinaaya markaa samaroon kaagama baahno kanaa badan kanaayer.
Cali Cute
Aduu ajnabi baad tahaye maxaa kaa galay Somaliland marka Djibouti laga hadlaayo soo daa fikirkaaga lkn meesha Reer SOmaliland ku kaftamayaan ayaad sidii diqsi malagii galay iskusoo dhextuurtaa yaa isqor bilaa Stylo layskama dhigee waa loo dhashaaa wadani dhawaana waad arki doontaa sida aan wax ka yeelo hadii indhuhu kusoo bixiwaayaan qorshaha aan u degnay doorashada golaha deegaanka Zeiylac waa ka mamnuuc inaysoo talaabaan Reer Djibouti ciidan adag ayaan dhigaynaa waxii ilko qoran intoo loo yeedho ayaa leeyahay afka kala fur waa celis haa dheh ayaa la leeyahay oo afka kala qaad kuu u eg Vampires ee ilka fiiq-fiiqan waa la celinayaa oo masoo talaabi doono xadka waan adkaynaynaa lkn Mamaasan Badaraxaan waa la garanayaa dhamaantood oo Sahal ayaa soo hor kaci doona waxii Ciise galbeed dhul uma hayno mana Voteydoono sidaasi ayaan degnay waana qorshe laga tashaday oo aan ugu magac daray Ciise Quusi golaha deegaan kuna wuu noqon doonaa inta ugu badan ee dhulka iska leh waa besha Maxad Case oo qaadan doona Gudoomiyaha gobolka Zeiylac iyo Mayorka Zeiylac labaduba waxay noqon doonaan Maxad Case oo ah ehlul Beytka Zeiylac.
Aisha
Rashiid hadii la caayo dee saw madaxweyne maaha oo maydaan dooran sawtii Dahir Rayale la caayi jiray ee hada la caayo Axmed Siillaanyo Radhiid ma beed baa oo wuu kala jabayaa hadii la caayo madaxdaasi la caayaayo ayuun buu ka midyahay Hiildanyarena masuul kama aha qofka caytamaaya waad arkaysaa qofka caytamaaya ee wax ka sheegaaya Rashiid kaasi inad la hadasho ayaa malaha qurux badan halka aad Hiildan ka saaloolanayso dee isagu Commentiska warba uma hayo hadaanu hadhaw Filter garaynin shaqo ayuu ku maqanyahay ayaa laga yaabaa.
Tool man waxad ka mid tahay dadka is xadiriya kanisahadaha reer galbeed maha inan xag xagato madaxwaynaha xaqaa Rashiid aw nuur dad aya dortay hadad wax bartay waxa wanagsanayd inaad ka muqto calamka xata lagama yaqano tuulo madaxwaynaha awdal state waa nin la doratay waxan ku dhahi laha adiga waxa masayra meel iska dhig lakin nin yahow golaha raga imaw xaqaqagana raadso
bal ninkaas weyn ee august iyo wuxu mahiga looxa ugu dhigay labada shariif ku hadaaqata eega, bisha august ma xiniinyo spare ahbaad haysataa oo xidhanaysaa kkkkkkkkkkkkkkkk dhiig baa lagu fooldhaqanayaa ku lahaa digaagad uurleh awdal state ma dili karto, maxaad horta iidoorka isugu xoqdaan borama iidoor inaanu joogin adna waad ogtahay ilaahayna waa ogyahay waanad garanaysaa cida kaa hortaagan ee bal car shaadh buluuga la dhex mar adigu calanbaad ka hadlaysa iyo qoob ka ciyaar state e,
waxaan yaabaa markaan arko umad dhan oo august ku hadaaqayso si ay bishaai laylatul qadar tahay, umad baaniyaal turkish ah inuu dawlad u dhiso ka sugaysa, umad xoogeedii ku aaminray burundi, rwanda, kenya iyo ethiopia oo balaayiidin dollar madaxooda lagu qaato halka askartooduna aany kabo xidhnayn xitaa oo surwaalku ka dhacayo, umad madaxdeedii kaare lagu gurayo haday 100 mitir safrayaan, umad garanwayday waar isugu taga dhowrka kun ee afka duuban oo dhulkiina ka saara wixii qarxayaa ha qarxaane amrikaba waa la qarxiyaa , taa bedelkeeda ilaahaw noo gargaar aany fartaagyn ayey misaajid walba la taaganyihin inat jileec ka qabaan.
kuwan kastuumo iyo qurba meer state kuwaas aan xaga sare kusoo xusay ayaa xorayn dhaba u baahn ee orda soo xoreeya hadhawna soo kaxeeya bal inay wax idinla xoreeyaan kkkkkkkk
Waxan filayaa TallMan waa nin u diyaar ah inuu magaciisa oo saddexan iyo sawirkiisaba dadka usoo bandhigo. Sidaa daraadeed wuxku kusoo biiraya safka hore ee magacdooda la hayo, sida Dr Cade, Darbi, Salal, Haboon, Fatxiya, Shukri, HiilDan, Jicimbir, iwm. Dadkaasi oo iyagu si buuxda uga masuul ah comments-ka ay qoraan.
Welcome TallMan, magaacaga oo buuxa iyo sawirkaagaba waan sugaynaa.
Inta magacoodu qarson yihiin wali anaa ka masuul ah wixii ay qoraan, sidaa daraadeed culays badan ayay igu hayaan inaan kolba daba socdo wixii ay qoraan,mar an masaxo iyo mar an soo daayaba.
Haku daalina kala duwanaanshaha HiilDan iyo Harowo, uma baahna doon-doon, waa wax aad iskaga cad ‘ Very Clear’.
Ina Caateeye as known as Hiildanyare,waad salaamantahay.Dhib malaha in magaceyga oo buuxa,iyo My Picture ID kuu soo diro,laakiin only 1 condition,waa in gabadh iyo wiilkasta uu isna kuu soo diraa oo lays arkaa,laakiin in baan hayaa sawiradooda ina ma hayo,that doesn’t work my brother.Waad salaamantihiin all.
@Aisha,adiga gabadh baad tahay,markaa I just wanna slap inaadeerkaa Jicimbir ileen isagaa i soo doontee adna Inan Mamaasan ah oo 6feet 1 ah Basketballka u ciyaarta Djibouti ayaa adna kugu daynayaa in ay ku karbaashto@Jicimbir magacayga maaha Toolman waa Tallman.Secondly,Allah(SW) waxa uu yidhi”Inna Diyna Cinda Lahi Islam” oo ah Diinta kaliya ee Ilaahey ogolyahay waa Islam,therefore sabab Kaniisad aan u galaa meesha ma taalo,laakiin baryahan dambe waxa soo baxey Jicimbir dad sida ay yihiin dadka mooda lol I think in aad i fahantay,waxa aad i tidhi xitaa Tuulo lagaama yaqaano lol oo ma Carwasherkiinaa la yaqaan adaan dib kuu weydiiyee intaana homework u qaado,laakiin hadii Tallman uu doonayo in uu famous noqdo I think in aan noqon karayo.