Lawyacaddo waan soo maray sanadkii hore, waxyaabo yaab badnaa way ka jireen marka laga soo baxayo dhanka Jabuuti. Ragga Customka joogay ma ahayn shisheeye, waxay u badnaayeen reer Boorama. Tusaale waxan ku arkay Qaasim Suleex Madar, Ina Qayaad, rag noocaas ah, iyo hal ama laba ciise ah. Wakhtigaasi Policka gobolka Salal isna waxa u sarreeyay Inaadeerkay ina Sh Maxamuud Caateeye, oo ahaa taliyaha Salal. Markii aygarteen qofka an ahay waxay ila hadalsiiyeen taliyaha qaybta, aadna way ii soo dhaweeyeen.
Waxanse dareemi karayay in dhib iyo culays badan ay dadka Danyarta ahi ku qabeen meeshaas. Dadka cashuurbaa laga qaadaa marka ay soo galayaan. Laakiin cashuurtaasi ma badna oo way kala duwan tahay. Tusaale qofka kusoo gala Passport shisheeye sidayda oo kale waxa laga qaadayay $20.00 US Dollar. Dadka local-ka ahna wax aad u yar, laakiin badidoodu ma awoodayn. Sidaa daraadeed ayaa waxad arkaysya dad meel cidlo ah lagu ururinayo oo an lasoo daynayn ilaa lacagta ay bixiyaan ama qof garanayi wakiisho.
Intaasbaan kusoo arkay sannadkii hore Lawyacaddo, imika ma ogi cidda haysata taliska police-ka qaybta iyo customkaba.
Allow Daa Daheeye Diintuna wey ogoshahey in dadka lagu xadgudbo bulsahda u iftiimiso.Geelqaladoow tolkaagii snm maanta caalamka meelwalba weyka baroorananayaan beentii 20 sanadood ay dhigayeenbaa guud ahaanba fashilmey. Ma kaftami yaqaanaanoo wixii ay 20 sanadood u ololeynayeen intii garaadka lahey wax ay ku difaacaanbeyg aran waayeen adiguna afkaaga qaloocanka jeedi dadka sharafta leh sida Rashiid Awnuur iyo Hani.
Sheekh Xasan Daheeye ilaahey nafta ayaamo ha udaayee waa shaqsiyada tirada yar ee ilaahey mooyee aan bani’aadanka haybeysan. Libaax nin aan garaneynbaa laxka rida Sh.Xasan Daheeye Marxuum Cigaalbaa umaara waayey o waligii xumaanta oo la iftiimiyo kama gabado.
Ha garab dhigin Siirahan heeryeysan ee dhuldoonka S.Muuse kaga dhegtey diintana uhaysta SNM. This is Sh.Aadan Siire, si aan xuduudaha iyo dhulka beesha utaaba galino waa inaan degaanada Sool utirnaa 500 inan si ay uguursadaan hartiga degaankaas iska leh ilaahey ka sakow. Sh.Xasan daheeye Soomaalidu waxey doonaan ha kala dheegtaane midka mid ah hadii ay dhibaato soogaadho waa mid soo wada gaadhey guud ahaan Soomaalida Muqdisho ilaa Borama.
Sheek Xadan daheeye wuu joogey oo wuu arkey gumaadkii snm ugeysteen dadka Awdal mana aha sheek siiraha Samaroon waa nin yaqiinsan in ilaahey dadka dilo, nooleeyo oo kaliya. Waar hooska tuurka ka daaya Sheekha runta aanka baxin.
Sheekhana wuu ducaysanyahay, umana baahna inuu siyaasi noqdo, waayo dee waxuu cod siyyeye dad aan cod lahayn oo ah mussafur dan yar ah. Ilaahay jasaai ha ka siiyo haldalkiisa.
Ali-Durgiye iyo GEEL QAAD kkkkkkkkkkkkkk. Xalay maad igu riyooteen. Mudane Rashiid Awnuur waa isku xisbi miyaad saakay la soo toosteen?. Anuu imika waan seexane xalaan shaqeynaye. Bal niman yohow ma runtaad igu nacdeen. Gari laba nin kama wada qoslise bal maxaa ini helay inan walashiin ah oo ini tabliiqinayso ayaan ahaye hayga xumanina.
Anigu waxaan odhan lahaa, maalintii 4ta nin la qalay ee u horeysay maydkiina lla diiday inay dhiibaan isaaqu, halkay joogeen culumada hada siyaasada ka hadlaysa, maalintaa maalin igaga darnayd ma jirin aniga, waa hadii runta la isku sheego smaroonoow,
Bal eeg sida ay u hadlayaan dadka qaarkii oo qofkasta oo masaafura ma qoladiisaa wajiga kaga qoran….? Isaaq ayaa meesha soo maraya unasoo xagaa baxaaya Somaliland,Ciisaa u xagaa baxaaya Hargeysa iyo Borama ilaa Boon,Ciise markii Hore waxay u xagaa bixi jireen Diridhaba ilaa Nazret iyo Addis Ababa oo Anjiidaa Busta laga kicin jiray markaa halis ayay kala kulmeen beesha Ciise xagaabixii Ethiopia markay dhalinyartii rag iyo dumurba waxay qaadeen xanuunka Human immunodeficiency virusA.I.V / AIDS si u badbaadiyaan dhalinta aan qaadin xanuunkaasi waxay xagaa baxoodii u badasheen dhinaca Somaliland oo xanuunkaasi ku yaryahay ee Samaroon oo qudha meeshaasi masoo maro manasii maro.
Lkn hadaad leedihiin Samaroon kaliya ayaa la joojiyaa inta kalana waa lasii daayaa keena cadaynteeda Ciise,Isaaq iyo Samaroon baa qulqulaaya meesha oo dhamaantood yaakhii bay wada leeyihiin xaduudka waqtiga xagaaga waa buuq iyo saxmad kii haysta inuu bixiyo wax yar waa laga qaadaa kii aan haysan cid wax u dirataa ma jirto qofkastaa baabuur ayuu Avenue 26 oo baabuur ayaa sugaaya allaabtiisiina u saarantahay meesha cidiba kuma hakato marka xaga Djibouti loo socdo ayaa dadka lagu bahdilaa Controlka Reer Djibouti oo dadka baad laga qaadaa oo si aan caadi ahayn loola dhaqmaa
DhamaanLacagta yar ee cashuurta ah waa laga qaadaa dhamaan xaduudaha Somaliland waxii kasoo gala sida Berbera Port iyo Cigaal International Airport Sheekhan si kale ayuu u yara kacsanyahaye wax dhib ah oo si gaar ah u haysata Reer Awdal ma jirto Somaliland waa nabad meel kasta iyo markasta.
waar wax dhintay ayaadtahay ee kala fadhiiso dadka dulinimada nabada aad sheegayso iyo wanaagu halkee ayuu yaala nabadu ma ta dadkiina lagu qalayaaa adigu waxa aadtahay dadka damiirkoogu dhintay ee caqliga gaaban ee waliba maalinba af ku hadlaaya adigu sawdigii shalay uun wax ka sheegayay snmta goorma ayay fiicanaadeen mise way ku garaaceen oo wax ay kaaga siiyeen somaliland ilayn waa kuwii awalba dadkiina qalqalaaye waar xishoo nin wayn ayaadtahaye
nimco waxan darbi sitaa waa wax dhintay oo garbage ah siduu u hadlayo waa labo wajiile sakhraan ah oo marba sakhradu halkay tusto ka hadla waa sida odaygan saleeban ee bilaa macniga ah ee maalina reer awdal iska dhiga maalinta shilin la siiyana beesha dhexe u adeega,, ka jeedi afka shekha samaroon afku ku go’ye nacasyahaw aan qiima badan laheen ee idoor xunoo aduunkoo dhan nacay dabada u leefaya,, hadan waxan xoolaha ah arki lahaa daaq baan u dhigi laha ileen faaido kale ma lehe war eleen tanoo kale reer nuur doqon badan, dib danbe looma aaminayo waxan half idoorka ah ee reer nuur rashiidna meesha waan ka tuuraynaa awdalstate ,wax danbe oo iyo danaha awdalna dib loogala tashan maayo awalba faaido ma leeheen oo doqonimadooda dilaad ka garatgaa xoolo ilaa xoolo,, sheekh xasan waxa uu shegay oo dhan waa run waxan run aheen kamaha hadleen wakaa hiildan meesha maray sheegay siday wax u dhacan qofka yiraahda booraman ku socda aama boon iyo nawaxigeeda uma baahna cadayn kale waa samroon samaroonka waa la dhibaa intu ina xudhuun joogay meesha sidan way dhaantay maanta snm baa meeeshi haysata kuna cadaabta cid kasta aan aheen idoor ama reer awdalow is xoreeya oo xbad dabada ka galiya dibjira meesha baada ididnkaga qaadaya ma sida u ooya for ever good bye god bless my awdalstate of somalia,,
Waxaan xasuustay mar ay gabdho badan lahaayeen derbi sawikiisa ayaan meesha u soo galnaa si aan u daawano, maanta ka warama sawiirkii quruxda badnaa…ma is baladay mise waa sidii….
Samaroonka Djibouti ha nala arkaan dhibaatada taala meesha. Wallaalayaal ninkan darbi inaga daaya hadalkiisa iyo caydiisa riyuu ku jiraayoo ilaahey nuurbu ka siiyey maalind haweydna siiraanyaa gobolnoo bagacaabaaya la yiraahdo sh.Nuur meel Samaroonkii ka balaadhnaa dhulkoodii xor aaney u aheyn. Topiga meesha yaala dadka qaar waa dad meesha soo barayoo baabuurku barey qaarna waa kuwo kale oo Hargisa kasoo wareega ileyn garoon diyaaradeed malaha beelahan Samaroon. Anigu waan marey anigoo la socdey dad aanan garaneyn badankooda marka laga reebo wada baabuurka oo kasoo jeedey Musa-Fiin. Dhinaca Djbouti ayaan ka baxey. Raga badankoodu waxey ahaayeen Mamaasan arin dhaqan ugu siijeedey tuulada Ceel-Gaal.
Maadaama ay ahaayeen odayo Jabouti caanku ah kashtanka dhinaca Djibouti iteynaanan soo gaadhinba waa lagana qaadey qoriyar oo xidhan. Markaan Gaadhney dhinicii Soomaaliya mid aad moodo dibjir anagoon sooba dhawaan sheeduu ka qayley. Afsoomaaliga waan kala gartaa oo lahjada Soomaalida dhamantood qurbahaan ku bartey. WAAR YEEY NAGA JOOGA waanu joogsaneyn odayadiina wuu bahdiley anigii yaabey saacadka dib wuu iska siidaayey. Sidaabaan magaaladii ku dhexgaley makhaayadii aanku yara nasanaayey markaan inyar la yara sheekeystey midbaa afsoomaligeygii fahmey oo Adigu ma Booramaadku socotaa. Maxey kula tahey waydiintaasi wuxu doonaayey inuu rakaabka igala soo dhexboxo oo wuxu la shaqeeyaa askarta. Meesha Askarbaa garab deganoo waxey doonaan ka sameeya.This is the fruits of clan trying to govern another clans in the North and soon or later people will stand for themselves. One day they will say enough is enough no more SNM, no more single clan dimonation and long live Somalia.
Sagaal Saacaad ka dib markaan Borama gaadhey een dadkii kala sheekeystey dhuwaayadan jidgooyada dhigtey waxey iigu jawaabeen. Waad la qabsan doontaa meeshani waa ama jeebkaa ha ku furo ama jaarkaa. Oo dadka jeebku ka madhan yahey miyaaney karaamo ku laheyn bulshada markaan wey diiyey jawaabtu waxey noqotey this is how people do bunisess. Fikirkeygu wuxu isiiyey iney dadkani noqdeen dad sharafta iyagu iska qaadey. ilaaheyna uma gargaaro dad iyagii sharaftooda iska qaadaanaaya, halkee lagu arkey umad dhan oo qabiilkale oo la mid ah gacmaha wada hoos haysta. Waar afarta qori eey Bare kala hadheenbaa qiyaame kaga darnaadey miyey soo iibsadaanoo dhulkooda , naftooda iyo dadnimadooda usara kacaan. Xitaa kuwa ku jiraa sharaf la siinmaayo la soco
Waxa muuqaal qosole ahaa madaxyada dhukuran ee odayaasha ood moodaysay kubado mad madow kana dhex `bidhaamaya iftiinka hiimamawsiga ah.Ugaasku kooxdan ayuu dhexda ugu jiray isagoo lohlohanaya Jaamac Siciid diblomasiga loo xilsaaray inuu soo xaqiijiyo qaabka u mudanuhu rabo in hadiyahadaha loo gudoonsiiyo.Subaxnimadii danbe markii la quraacdayba waxa loo soo diyaar garoobay tumashadii.Kuraastii kaamka waxa la hoos dhigay geedo damalo ah o dibada uga yara baxsana xerada halkaso muuqaalka gegidu si fiican uga muuqatay.
Dad badan oo degaanka ah ayaa habeenimadii la isagu keenay meeshay aad moodaysay in lagu soo daabulay dagaalyahano garbo siman ugu hubaysan warmo.Markaan u soo dhaqaaqnay xaga madasha ee kuraastu taalay waaba garoonkii oo la salaxan ciyaartii loo soo godeeyay ,Ugaaskii sidii caadadu ahayd ayuu na soo dhex fadhiistay dhan walbana waxa naga dultaagna ragii qoryaha ku hubaysnaa rasaastuna u wada cabaysan tahay iyadoo nin askariya si gaara loogu amray in uu si qumaatiya u daba taagnaado Ugaaska si loo tuso dadkiisa hadii xagooda wax dhibaato ihi ka timaado u Ugaaskoodu noqon doonto ka ugu horeeya e rasaastu madaxa jari doonto.
Markii kor laga fiiriyo arimahu waxay u socdeen si nabad ah qaybtii hore ee ciyaartu waxay ka koobnayd bandhig fardoolaydu samaynayso.Soomaalidu waa fardo fuul heer sare ah oo xirfad u leh habka heenso saarka iyo koorayntaba,hanaanka farda fuulista iyo ka degistaba waxay kala mid yihiin hindida cas cas ee waqooyiga America,carabta waxay kaga duwan yihiin qaabka arxandarada ah ay ula macaamilaan fardaha mana dareensana dhibaatada u koorahan saaran iyo xakamuha ku xidhan qawlalka neefkan xoolaha ah u gaysanayo sidii caadada u ahayd farda fuulka gayigan,bandhiga maalintan waxa lagu dhaqmayay qaabkoodii axmaqnimada ahaa,iyagoo soo safay fardaha meel noo jirta dhowr boqol o talaabo waxay ku soo eryeen orod xooga iyagoo jeedalka ula dhacayay si tudhis la,aana o xagayaga u soo ganan anan ku siganay in la iska kaaya dulmaro,ayuun baan hadana mar kaliya tudh siiyeen xakamihii.
Ffardihii mar qudha intay labada addin iyo gafuurka hawada ku shareeren o dib isugu ciireen ayay jeenyaha ku soo jug siiyeen dhulka iyagoo gigan oon nuuxsanayn,fadalkay gooyeen iyo uuro ciid wadata intay naga hoos kacday ayay mar qudha na qarisay,mujaahidiintan sida loola dhaqmayo markan eego,fardafuulkani naxariis darro kama ahayn ee waa aqoon daro aan laba dareensanayn dhibta neefkan loo gaysanayo.
darbi hacoo halkay ka sheekaynaa waa meeshee meesha nabada iyo barwaaqadu ka jirtaa ma meeshan mafia idoor haysto ee dhulkaagi isbaaro loo dhigtay ee dadkagi masaakinta ahaa lacag baada lagaga qaadayo ,ma ruwaayadan idooor dhigayo baad run moodaysaa malaha internetka ma akhridi sowkan khaadumo iyo awdalba la aqoonsadayu ee meesha sadex maamul goboleed ka jiro orod soo akhri cabadkooda idoor qarannews gal calaalcalka sowka wixii somaliland loogu yeedhayay la axmay ee iilka la dhigay halkeed ka shekaynaysaa iska daa qaadka mirqaanka sidaa ah xanuun baa laga qaada sidii wax walan baad u hadlaysaa ma tihid normal few weeks ago sowtaa siilanayo iyo saqajaanland dhulka la dhacaysay,maxa ku badalay? ma wasiirkan reer nuur ayaa ku xiga? ,waxa meesha laga hadlayaa dad reer awdal ah 2 million ku dhaw masiirkoodi iyo labada million labada million ee ay dhali donan ee hal nin oo shaqo tagay looma joojinayo idoorku dadka shaqadana waa siiya waana eryaa markaa ayuuna oday shaqo la siiyey ka badalin what you realy believe,, ninka raga waa inu qadiyad lahaada waa in aanu is badbadalin sida nelson mandela qadiyad buu watay lagu xidhay lagu cadaabay wax walba waa loogu balan qaaday oo ah in shaqoyinka kuwa ugu fiican la siiyo wuxu yidhi no qadayada shacab waynahaa ka horaysa shilimad aan qato markad wax ka hadhi waydayna haduu whuxu wax socon kara yahay waa la gaadha ,,sidaa ula soca god bless awdalstate
1. adaa si fudud u jeclaaday suurad bilaa sood ah yacni bilaa mabda ah, quruxduna waa qalbiga, waadigaa maantaba cadaakii haco ku sheegay, iska ilaa nin danboo cad ha isku jeclaane,
2. haduu i caayo oo adna aad ku faraxdid, tii u horeysay ama u danbeysay ma ihi, waana caadadiina is ma qabato iyo wax ma dhawrato, cidina idin la yaabimayso oo waa waxoodi uun baa la odhan,
War aad u xiisa badan ayaad noo sheegtay, anuu dhinacaas ceel gaal ma garan karo. Aasha caddo waan soo maray, ma xusuusto xitaa in lana taagay.
Haddayse sidaas wax u jiraan, dee dadku iyagaa is bahdilay ee cid kale ma bahdilin.
Waana loo baahan yahay Sheekh sida Sh Xasan ah oo arrimaha noocaas ah ‘pressure’ ku saara dawlada. Waa ummad xildhibaanadooda iyo siyaasiyoontoodu wada bakhti yihiin. Bal musheekhdu ha u hadlaan imika iyo wixii ka danbeeya
todoba bilood kabacdi ayaan hadana wajaale kusoo noqday.lacag aan haystay oo dolar ahayd yaan xaaskayga intaan u dhiibey ku idhi ayaan idhi iska sii soco ana waankaa daba imanayaaye. anigoo macawis xidhan cummaamadana madaxa iigu duuban tahay ayaan usoo gudbay xagii xabashida. anigoo kusii socda baskii jijiga tagayay yan maqlay anigoo macayga lay wacayo markaan u tagayna waxaan arkay xaaskaygii oo nin soomali ahi u hanjabaayo. oo laga soo saaray lacagtii aan u dhiibey iyo sharcigeygii.waxan nimankii u sheegay iney gabadha sii daayaan hadii ay sharcigeygii haystaan. kabacdina intey lacagtii u tiriyeen ayay iska bax ku yidhaahdeen.waxan ku hubsaday baskii jijiga anigoo aan lacagtiina waxba kala hadhin.aniguna waxaan ku soo noqday meeshii ay ku sheegayeen immgrationka waxaanan u sheegay in aanan ethiopia kabxixin, ee aan saaka ka imiday reerkan aadan yoonis ee gobyaray dagan. taasi waa layga aqbali waayay.waxaana layidhi waxaad ka timiday
gabiley somaliland. imika laga bilaabana waad xidhan tahay. laba askarii oo qoryo haysta oo soomaali ahna waa laygu daray waxaanay igaeeyeen meel ay dadku xidhan yihiin.
kamaysoo wareegin toban daqiiqo markii la ii yeedhay ee sharcigii lay siiyaya. waxaanan ku idhi nimankii dadka kala barta. sidii ayaanan baskii ku fuulay jijiga usocday anigoon shilin layga qaadin.
waayo cidan laga caban ee ciida ciise ka Habar gidirayn?(ISBAARO)
Hani mar kale ha igu mashquulin ellen Hawiye iyo Habar Gidir toona ma tihidee kkkkkkkkkkkkkkk
Anaguba waanu ka leenahay Sheekh Siiro, marna diin ka hadla, marna siyaasad ka hadla, marna dhaqan ka hadla. Sidaa daraadeed waanu soo dhaweynaynaa mujaahid sheekh Xasan Deheeye(SiiroII) oo buuxiyay shuruudihii Sh Siiro.
Aad baan u salaamayaa Sheekha
Waa been wax dhib ah oo ka jirta xaduudka Lawyacado dhinaca Somaliland taasi aqbali maayo waxaase jirta saxmad marka lagasoo xagaa baxaayo Djibouti ayaa kuyuuga ku yara jactadaan wax baad ah iyo wax is baaro ah meesha ma taalo waa brobagaando ay samaynayaan mucaaridka Somalilanddiidka ah oo la doonayo in shaki laga dhex abuuro shacbiga iyo dawlada ha maqlina waa sheeko baralay.
ISLA ISHOOD”DARBI SNM”INTAD IS LEDAHAY ”REER NUUR UU OLOLEEY”SHEIKHA BEEN HA KA SHEEGIIN.SHEIK XASAN DEHEYE WA ‘SIIRO 2”WAN KUGU RACSANAHAY HIILDANOW
Lawyacaddo waan soo maray sanadkii hore, waxyaabo yaab badnaa way ka jireen marka laga soo baxayo dhanka Jabuuti. Ragga Customka joogay ma ahayn shisheeye, waxay u badnaayeen reer Boorama. Tusaale waxan ku arkay Qaasim Suleex Madar, Ina Qayaad, rag noocaas ah, iyo hal ama laba ciise ah. Wakhtigaasi Policka gobolka Salal isna waxa u sarreeyay Inaadeerkay ina Sh Maxamuud Caateeye, oo ahaa taliyaha Salal. Markii aygarteen qofka an ahay waxay ila hadalsiiyeen taliyaha qaybta, aadna way ii soo dhaweeyeen.
Waxanse dareemi karayay in dhib iyo culays badan ay dadka Danyarta ahi ku qabeen meeshaas. Dadka cashuurbaa laga qaadaa marka ay soo galayaan. Laakiin cashuurtaasi ma badna oo way kala duwan tahay. Tusaale qofka kusoo gala Passport shisheeye sidayda oo kale waxa laga qaadayay $20.00 US Dollar. Dadka local-ka ahna wax aad u yar, laakiin badidoodu ma awoodayn. Sidaa daraadeed ayaa waxad arkaysya dad meel cidlo ah lagu ururinayo oo an lasoo daynayn ilaa lacagta ay bixiyaan ama qof garanayi wakiisho.
Intaasbaan kusoo arkay sannadkii hore Lawyacaddo, imika ma ogi cidda haysata taliska police-ka qaybta iyo customkaba.
snm hanaldaayo tolkayoo samaroon tankale HANI MOOFO HAWIYE MAHEE WAA RAGEERA YAA SHA RASHIID ownuur iscadee oo cid aanû magtaada siino noosheeg kolay mujaahidiintii snm baa kudilayee ala maxaan ku cunilahaa adiag siwalba waayoadiga oo kale ayaa rag aan aqaan malin walb
Allow Daa Daheeye Diintuna wey ogoshahey in dadka lagu xadgudbo bulsahda u iftiimiso.Geelqaladoow tolkaagii snm maanta caalamka meelwalba weyka baroorananayaan beentii 20 sanadood ay dhigayeenbaa guud ahaanba fashilmey. Ma kaftami yaqaanaanoo wixii ay 20 sanadood u ololeynayeen intii garaadka lahey wax ay ku difaacaanbeyg aran waayeen adiguna afkaaga qaloocanka jeedi dadka sharafta leh sida Rashiid Awnuur iyo Hani.
Sheekh Xasan Daheeye ilaahey nafta ayaamo ha udaayee waa shaqsiyada tirada yar ee ilaahey mooyee aan bani’aadanka haybeysan. Libaax nin aan garaneynbaa laxka rida Sh.Xasan Daheeye Marxuum Cigaalbaa umaara waayey o waligii xumaanta oo la iftiimiyo kama gabado.
Ha garab dhigin Siirahan heeryeysan ee dhuldoonka S.Muuse kaga dhegtey diintana uhaysta SNM. This is Sh.Aadan Siire, si aan xuduudaha iyo dhulka beesha utaaba galino waa inaan degaanada Sool utirnaa 500 inan si ay uguursadaan hartiga degaankaas iska leh ilaahey ka sakow. Sh.Xasan daheeye Soomaalidu waxey doonaan ha kala dheegtaane midka mid ah hadii ay dhibaato soogaadho waa mid soo wada gaadhey guud ahaan Soomaalida Muqdisho ilaa Borama.
Sheek Xadan daheeye wuu joogey oo wuu arkey gumaadkii snm ugeysteen dadka Awdal mana aha sheek siiraha Samaroon waa nin yaqiinsan in ilaahey dadka dilo, nooleeyo oo kaliya. Waar hooska tuurka ka daaya Sheekha runta aanka baxin.
Sh.xasan deheye waa mujaahid dhaba oo runta ka gaban waa geesi mujriminta lawga fadhidana ee dad musaafirka dhibaaya waa in abaalkooda lamariyaa
Hiildanoow,
Lowga waan yara gaadh-gaadhaa mar-mar baryan dambe ee Meesha Ciise talis ahaan cid kaga badan ma’ arag? Tiro ahaana reer abtigey cid kuma haysato kkkkkkkkk
Waxan ku dari lahaa warka Lowga aragtideyda dulmi nin itaal yar meelkastaba wuu kus haystaa qaarandan AFrica. U malaynmaayo in 2 lowyacade kala dulmi bvadan yihiin, Walhi 2 dhinacba sixun baa laguula dhaqmi hadaana lagu garanayn ama shaadh quruxbadan iyo baabuur taagan wadan oona jaadka lagaa wada rajaynayn. Kanaa taagdaranee tuur-tuutuna maaha mid lowga iyo xadka uun ku kooban ee meelkasta waytaalaa.
Waa runtaa SAHAL, danyare wuu dulmanyahay meel kastaba. Wali dhulkeena Djibouti iyo Soomaaliyaba waxa ka socota ‘maxaad hasataa’? iyo yaad taqaanaa?… Insha Allah Ilaahaybaa ina badbaadin doona.
Hiildan oo runtiis oo Ina Daheeye waa Aadan Siiraha 2aad. Hase yeeshee Aadan Siiraha 1aad wuxu ka turjumaa fikirka Sacad Muuse. Ina Daheeyana wuxu ka turjumaa Jibriir Yoonis. Maxay tari inuu maanta Ina Rayaale wax ka sheego maalintii horeba waa kii kabaha u dhaqaayeye. Haddiise diintiisu sax tahay oo caydu dhibto muxu uga hadli waayey Harowo Caana Boodhahani dumarka caayaaya? Ha iska joojiyo kitaabkani u is hordhigaayo ee u iska dhigaayo inuu diin ka akhriyaaya isaga oo xan wada.
Sheekhana wuu ducaysanyahay, umana baahna inuu siyaasi noqdo, waayo dee waxuu cod siyyeye dad aan cod lahayn oo ah mussafur dan yar ah. Ilaahay jasaai ha ka siiyo haldalkiisa.
Masha allah ilahoow Shiikhan noo dhowr.
Su’aal!
Ali-Durgiye iyo GEEL QAAD kkkkkkkkkkkkkk. Xalay maad igu riyooteen. Mudane Rashiid Awnuur waa isku xisbi miyaad saakay la soo toosteen?. Anuu imika waan seexane xalaan shaqeynaye. Bal niman yohow ma runtaad igu nacdeen. Gari laba nin kama wada qoslise bal maxaa ini helay inan walashiin ah oo ini tabliiqinayso ayaan ahaye hayga xumanina.
War cidna laguma qabsado lawyacado ee cuqdada iska daaya gidabuursiyohow daciifka ah.
Salaan ka dib, bahda wax ku faalaysa mareegtan, waxaan ka codsanayaa in ayna u gafin birma gaydada, sida Sh. Daheeyeoo kale, waxa uu sheegayaa waa wax jira oo la hubo, masdarkeedana leh, waxase ugu daran nin iska morma oon wax daliil ah haysan. Hiildan Fadlan ka daa sheekha barbar dhiga aad barbar dhigayso Siiro iyo sareeye isma soo gaadhaan.
Anigu waxaan odhan lahaa, maalintii 4ta nin la qalay ee u horeysay maydkiina lla diiday inay dhiibaan isaaqu, halkay joogeen culumada hada siyaasada ka hadlaysa, maalintaa maalin igaga darnayd ma jirin aniga, waa hadii runta la isku sheego smaroonoow,
Waa heesti todobaadka, iga gudooma samaroon yuus badane…
Bal eeg sida ay u hadlayaan dadka qaarkii oo qofkasta oo masaafura ma qoladiisaa wajiga kaga qoran….? Isaaq ayaa meesha soo maraya unasoo xagaa baxaaya Somaliland,Ciisaa u xagaa baxaaya Hargeysa iyo Borama ilaa Boon,Ciise markii Hore waxay u xagaa bixi jireen Diridhaba ilaa Nazret iyo Addis Ababa oo Anjiidaa Busta laga kicin jiray markaa halis ayay kala kulmeen beesha Ciise xagaabixii Ethiopia markay dhalinyartii rag iyo dumurba waxay qaadeen xanuunka Human immunodeficiency virusA.I.V / AIDS si u badbaadiyaan dhalinta aan qaadin xanuunkaasi waxay xagaa baxoodii u badasheen dhinaca Somaliland oo xanuunkaasi ku yaryahay ee Samaroon oo qudha meeshaasi masoo maro manasii maro.
Lkn hadaad leedihiin Samaroon kaliya ayaa la joojiyaa inta kalana waa lasii daayaa keena cadaynteeda Ciise,Isaaq iyo Samaroon baa qulqulaaya meesha oo dhamaantood yaakhii bay wada leeyihiin xaduudka waqtiga xagaaga waa buuq iyo saxmad kii haysta inuu bixiyo wax yar waa laga qaadaa kii aan haysan cid wax u dirataa ma jirto qofkastaa baabuur ayuu Avenue 26 oo baabuur ayaa sugaaya allaabtiisiina u saarantahay meesha cidiba kuma hakato marka xaga Djibouti loo socdo ayaa dadka lagu bahdilaa Controlka Reer Djibouti oo dadka baad laga qaadaa oo si aan caadi ahayn loola dhaqmaa
DhamaanLacagta yar ee cashuurta ah waa laga qaadaa dhamaan xaduudaha Somaliland waxii kasoo gala sida Berbera Port iyo Cigaal International Airport Sheekhan si kale ayuu u yara kacsanyahaye wax dhib ah oo si gaar ah u haysata Reer Awdal ma jirto Somaliland waa nabad meel kasta iyo markasta.
waar wax dhintay ayaadtahay ee kala fadhiiso dadka dulinimada nabada aad sheegayso iyo wanaagu halkee ayuu yaala nabadu ma ta dadkiina lagu qalayaaa adigu waxa aadtahay dadka damiirkoogu dhintay ee caqliga gaaban ee waliba maalinba af ku hadlaaya adigu sawdigii shalay uun wax ka sheegayay snmta goorma ayay fiicanaadeen mise way ku garaaceen oo wax ay kaaga siiyeen somaliland ilayn waa kuwii awalba dadkiina qalqalaaye waar xishoo nin wayn ayaadtahaye
ninkan la baxay darbi waxa aan moodayay nin culus lakin xagii danbe ayuu ka xumaaday oo imika uun buu ka daray
nimco waxan darbi sitaa waa wax dhintay oo garbage ah siduu u hadlayo waa labo wajiile sakhraan ah oo marba sakhradu halkay tusto ka hadla waa sida odaygan saleeban ee bilaa macniga ah ee maalina reer awdal iska dhiga maalinta shilin la siiyana beesha dhexe u adeega,, ka jeedi afka shekha samaroon afku ku go’ye nacasyahaw aan qiima badan laheen ee idoor xunoo aduunkoo dhan nacay dabada u leefaya,, hadan waxan xoolaha ah arki lahaa daaq baan u dhigi laha ileen faaido kale ma lehe war eleen tanoo kale reer nuur doqon badan, dib danbe looma aaminayo waxan half idoorka ah ee reer nuur rashiidna meesha waan ka tuuraynaa awdalstate ,wax danbe oo iyo danaha awdalna dib loogala tashan maayo awalba faaido ma leeheen oo doqonimadooda dilaad ka garatgaa xoolo ilaa xoolo,, sheekh xasan waxa uu shegay oo dhan waa run waxan run aheen kamaha hadleen wakaa hiildan meesha maray sheegay siday wax u dhacan qofka yiraahda booraman ku socda aama boon iyo nawaxigeeda uma baahna cadayn kale waa samroon samaroonka waa la dhibaa intu ina xudhuun joogay meesha sidan way dhaantay maanta snm baa meeeshi haysata kuna cadaabta cid kasta aan aheen idoor ama reer awdalow is xoreeya oo xbad dabada ka galiya dibjira meesha baada ididnkaga qaadaya ma sida u ooya for ever good bye god bless my awdalstate of somalia,,
Darbi,
Awoow AIDS kiina ma Ciisuu gooni u raadsaday kkkkkkkkkkkkk
Walee haddeed wax walba waa lagaa filan.
Sahal iska celi ninkan waashay…adaa yidhaa waa awoowgaye…
Hallo Weather People
Waxaan xasuustay mar ay gabdho badan lahaayeen derbi sawikiisa ayaan meesha u soo galnaa si aan u daawano, maanta ka warama sawiirkii quruxda badnaa…ma is baladay mise waa sidii….
Ha wareegto giraantu…
haboon markad adiga iyo idoor cayo darbi sawirkisa wuu ila quruxbadan yahay, lakiin markuu idoor iyo saqajaadland amaano, isagaan ka sii necbahay idoorta sidaa ula soco..,,god bless awdalstate of somalia.
Sahal……. sxb aidska uaga jeedo Ciisaa qaba lkn dhalin yarta u xagaa bixijirtay cid kasta way la kulmayaan markay galaan meelo daran cidkasta oo tagta Ethiopia waa u halis bahalkaa Libaaxa waana meesha uu inagasoo galay allaha ka ilaaliyo Ciise iyo Samaroon ama Somali dhamaanteed.
Habalaha Samaroonoow huuno cayda iga daaya walaalkiin baan ahaye waa sidee miyaad wajaqdeen huuno maxaa dhacay….? Sawtii gabadhaha lagu ogaa gabdho dhawrsoon oo ka dambeeya ragu markay is hayaan anuu sheekh iyo cidna macaayin lkn waxaan sheegay in aanay jirin meel dadka reer Awdal lagu dhibo Lawyacado walaa meelo kale sidoo kale Lawga waxaa degan Jabhad dhan oo Reer Nuur ah marna ka shaqaysta hadii uu xaalku kululaadona isku badali doonta qamarasanaaci dagaalama anagaa idiin nool inta RR nool yihiin haka biqina Ciise walaa Isaaq huuno maxaa dhacay nabagalyada ha inaga ciyaarina ilayn hadii aan noqono sida Somalia waa halis aan ilaashano wadankeena Somaliland iyo nabadgalyada buuxda ee aan haysano.
Somalia waad aragtaa ma laha madax iyo Parlamaan ciidan iyo xaduud kolna Ethiopia ayaa dhinac kasoo galaysa marna Kenya marna argagixisada caalamiga ah ee Alqacida,Somaliland waataa leh ciidan madax iyo xaduud aan cidina soo gali karin lacag iyo calan shacab iyo jaamacado alloow noo daa Somaliland noona siyaadi barwaqada Somaliland noola ilaali nabadgalyada dhulka hooyo,Waxaan doonayaa in aan dhawaan iskaga imaado qurbaha oo aan imaado dhulkayga hooyo waad ogtahiin gabdhoow dhulka hooyo wax loo dhigaa ma jiro.
Dadku waa walaalo Ciise ma necbi lkn waxaan necebahay nacabka xunee Ismail Basal oo curyaamiyay gobolka Awdal iyo Somaliland Ciise waa dad walaalaheen ah Samaroona waa inay faragalin ku yara sameeyaan Djibouti sida uu Ismail Basal isaguba inoogu wado faro galinta aan kayara dhex toosno dhawaan ha la arko Samaroon oo ku dhex xadraynaaya Place RAIMBO intoon soo qabano Ismail Basal aan ku dhex daldalo goob ay Ciise wada arkayaan markaasi ayuu Samaroon yeelan target fiican iyo mustaqbal wanaagsan taasi ayaa inoo balan ah Samaroonoow Isaaq iyo Ciise toona waxba inooma dhimin waa walaalaheen lkn xaga la inaga haystaa waa dhinaca Ismail Basal iyo regime-ka Djibouti kaliya.
Samaroonka Djibouti ha nala arkaan dhibaatada taala meesha. Wallaalayaal ninkan darbi inaga daaya hadalkiisa iyo caydiisa riyuu ku jiraayoo ilaahey nuurbu ka siiyey maalind haweydna siiraanyaa gobolnoo bagacaabaaya la yiraahdo sh.Nuur meel Samaroonkii ka balaadhnaa dhulkoodii xor aaney u aheyn. Topiga meesha yaala dadka qaar waa dad meesha soo barayoo baabuurku barey qaarna waa kuwo kale oo Hargisa kasoo wareega ileyn garoon diyaaradeed malaha beelahan Samaroon. Anigu waan marey anigoo la socdey dad aanan garaneyn badankooda marka laga reebo wada baabuurka oo kasoo jeedey Musa-Fiin. Dhinaca Djbouti ayaan ka baxey. Raga badankoodu waxey ahaayeen Mamaasan arin dhaqan ugu siijeedey tuulada Ceel-Gaal.
Maadaama ay ahaayeen odayo Jabouti caanku ah kashtanka dhinaca Djibouti iteynaanan soo gaadhinba waa lagana qaadey qoriyar oo xidhan. Markaan Gaadhney dhinicii Soomaaliya mid aad moodo dibjir anagoon sooba dhawaan sheeduu ka qayley. Afsoomaaliga waan kala gartaa oo lahjada Soomaalida dhamantood qurbahaan ku bartey. WAAR YEEY NAGA JOOGA waanu joogsaneyn odayadiina wuu bahdiley anigii yaabey saacadka dib wuu iska siidaayey. Sidaabaan magaaladii ku dhexgaley makhaayadii aanku yara nasanaayey markaan inyar la yara sheekeystey midbaa afsoomaligeygii fahmey oo Adigu ma Booramaadku socotaa. Maxey kula tahey waydiintaasi wuxu doonaayey inuu rakaabka igala soo dhexboxo oo wuxu la shaqeeyaa askarta. Meesha Askarbaa garab deganoo waxey doonaan ka sameeya.This is the fruits of clan trying to govern another clans in the North and soon or later people will stand for themselves. One day they will say enough is enough no more SNM, no more single clan dimonation and long live Somalia.
Sagaal Saacaad ka dib markaan Borama gaadhey een dadkii kala sheekeystey dhuwaayadan jidgooyada dhigtey waxey iigu jawaabeen. Waad la qabsan doontaa meeshani waa ama jeebkaa ha ku furo ama jaarkaa. Oo dadka jeebku ka madhan yahey miyaaney karaamo ku laheyn bulshada markaan wey diiyey jawaabtu waxey noqotey this is how people do bunisess. Fikirkeygu wuxu isiiyey iney dadkani noqdeen dad sharafta iyagu iska qaadey. ilaaheyna uma gargaaro dad iyagii sharaftooda iska qaadaanaaya, halkee lagu arkey umad dhan oo qabiilkale oo la mid ah gacmaha wada hoos haysta. Waar afarta qori eey Bare kala hadheenbaa qiyaame kaga darnaadey miyey soo iibsadaanoo dhulkooda , naftooda iyo dadnimadooda usara kacaan. Xitaa kuwa ku jiraa sharaf la siinmaayo la soco
Haboon;
Awoowgay ma’ xumee tolkibaa malaha uu wareer ka qaaday waakan maalina Zenawi jecel, maalin Siilaanyo kkkkk lkn ii daa biyo Burdi haddayna jirin dunidanba malaha ma imaadeenkkkkk
Gadabursi ciil kama kore waligiinba yuusa ilaa qiyaamuhu dhaco.
Waa quruxda dhulka hawdka uguna tala galay dadka indhuhu basaasen waa degaanka Gaashaamo.
Qaybtii 5aad.
A visit to Gadabursiland 1903.
Waxa muuqaal qosole ahaa madaxyada dhukuran ee odayaasha ood moodaysay kubado mad madow kana dhex `bidhaamaya iftiinka hiimamawsiga ah.Ugaasku kooxdan ayuu dhexda ugu jiray isagoo lohlohanaya Jaamac Siciid diblomasiga loo xilsaaray inuu soo xaqiijiyo qaabka u mudanuhu rabo in hadiyahadaha loo gudoonsiiyo.Subaxnimadii danbe markii la quraacdayba waxa loo soo diyaar garoobay tumashadii.Kuraastii kaamka waxa la hoos dhigay geedo damalo ah o dibada uga yara baxsana xerada halkaso muuqaalka gegidu si fiican uga muuqatay.
Dad badan oo degaanka ah ayaa habeenimadii la isagu keenay meeshay aad moodaysay in lagu soo daabulay dagaalyahano garbo siman ugu hubaysan warmo.Markaan u soo dhaqaaqnay xaga madasha ee kuraastu taalay waaba garoonkii oo la salaxan ciyaartii loo soo godeeyay ,Ugaaskii sidii caadadu ahayd ayuu na soo dhex fadhiistay dhan walbana waxa naga dultaagna ragii qoryaha ku hubaysnaa rasaastuna u wada cabaysan tahay iyadoo nin askariya si gaara loogu amray in uu si qumaatiya u daba taagnaado Ugaaska si loo tuso dadkiisa hadii xagooda wax dhibaato ihi ka timaado u Ugaaskoodu noqon doonto ka ugu horeeya e rasaastu madaxa jari doonto.
Markii kor laga fiiriyo arimahu waxay u socdeen si nabad ah qaybtii hore ee ciyaartu waxay ka koobnayd bandhig fardoolaydu samaynayso.Soomaalidu waa fardo fuul heer sare ah oo xirfad u leh habka heenso saarka iyo koorayntaba,hanaanka farda fuulista iyo ka degistaba waxay kala mid yihiin hindida cas cas ee waqooyiga America,carabta waxay kaga duwan yihiin qaabka arxandarada ah ay ula macaamilaan fardaha mana dareensana dhibaatada u koorahan saaran iyo xakamuha ku xidhan qawlalka neefkan xoolaha ah u gaysanayo sidii caadada u ahayd farda fuulka gayigan,bandhiga maalintan waxa lagu dhaqmayay qaabkoodii axmaqnimada ahaa,iyagoo soo safay fardaha meel noo jirta dhowr boqol o talaabo waxay ku soo eryeen orod xooga iyagoo jeedalka ula dhacayay si tudhis la,aana o xagayaga u soo ganan anan ku siganay in la iska kaaya dulmaro,ayuun baan hadana mar kaliya tudh siiyeen xakamihii.
Ffardihii mar qudha intay labada addin iyo gafuurka hawada ku shareeren o dib isugu ciireen ayay jeenyaha ku soo jug siiyeen dhulka iyagoo gigan oon nuuxsanayn,fadalkay gooyeen iyo uuro ciid wadata intay naga hoos kacday ayay mar qudha na qarisay,mujaahidiintan sida loola dhaqmayo markan eego,fardafuulkani naxariis darro kama ahayn ee waa aqoon daro aan laba dareensanayn dhibta neefkan loo gaysanayo.
Waa socota.
darbi hacoo halkay ka sheekaynaa waa meeshee meesha nabada iyo barwaaqadu ka jirtaa ma meeshan mafia idoor haysto ee dhulkaagi isbaaro loo dhigtay ee dadkagi masaakinta ahaa lacag baada lagaga qaadayo ,ma ruwaayadan idooor dhigayo baad run moodaysaa malaha internetka ma akhridi sowkan khaadumo iyo awdalba la aqoonsadayu ee meesha sadex maamul goboleed ka jiro orod soo akhri cabadkooda idoor qarannews gal calaalcalka sowka wixii somaliland loogu yeedhayay la axmay ee iilka la dhigay halkeed ka shekaynaysaa iska daa qaadka mirqaanka sidaa ah xanuun baa laga qaada sidii wax walan baad u hadlaysaa ma tihid normal few weeks ago sowtaa siilanayo iyo saqajaanland dhulka la dhacaysay,maxa ku badalay? ma wasiirkan reer nuur ayaa ku xiga? ,waxa meesha laga hadlayaa dad reer awdal ah 2 million ku dhaw masiirkoodi iyo labada million labada million ee ay dhali donan ee hal nin oo shaqo tagay looma joojinayo idoorku dadka shaqadana waa siiya waana eryaa markaa ayuuna oday shaqo la siiyey ka badalin what you realy believe,, ninka raga waa inu qadiyad lahaada waa in aanu is badbadalin sida nelson mandela qadiyad buu watay lagu xidhay lagu cadaabay wax walba waa loogu balan qaaday oo ah in shaqoyinka kuwa ugu fiican la siiyo wuxu yidhi no qadayada shacab waynahaa ka horaysa shilimad aan qato markad wax ka hadhi waydayna haduu whuxu wax socon kara yahay waa la gaadha ,,sidaa ula soca god bless awdalstate
Berbera waqtigii Turkigu joogay iyo raadadku kaga tagay.
Part of the ancient Greek text
Periplus of the red sea.Buug caana qoray badmareen Giriiga safar ku maray xeebaha badda cas waqtigii Giriiga.
godon thanks qabrigii sheekh isxqaabaad itustee wlo
Gudoon
1. adaa si fudud u jeclaaday suurad bilaa sood ah yacni bilaa mabda ah, quruxduna waa qalbiga, waadigaa maantaba cadaakii haco ku sheegay, iska ilaa nin danboo cad ha isku jeclaane,
2. haduu i caayo oo adna aad ku faraxdid, tii u horeysay ama u danbeysay ma ihi, waana caadadiina is ma qabato iyo wax ma dhawrato, cidina idin la yaabimayso oo waa waxoodi uun baa la odhan,
Haboon
Yaa ku caayay oo lagaa qabtaa…..? Waa kuma ii sheeg anaa kaa qabane….? Yaa ku caayi gabadh baad tahee anagu ma cayno gabadhaha Samaroon iyo kuwo Somaliyeed midna.
Derbi, cidna ima caayin, inaadeer, ii noloow walee rageedi ayaa tahay…
Islaan tolkay ah ayaan biyo hoostood iska yara haraatiyeeynaa… balo ma jidho….
Ok Haboon inuu nin ku caayay ayaan u qaatay gabadh adigaa iskaga filan laguugu iman maayo.
Mustafe,
War aad u xiisa badan ayaad noo sheegtay, anuu dhinacaas ceel gaal ma garan karo. Aasha caddo waan soo maray, ma xusuusto xitaa in lana taagay.
Haddayse sidaas wax u jiraan, dee dadku iyagaa is bahdilay ee cid kale ma bahdilin.
Waana loo baahan yahay Sheekh sida Sh Xasan ah oo arrimaha noocaas ah ‘pressure’ ku saara dawlada. Waa ummad xildhibaanadooda iyo siyaasiyoontoodu wada bakhti yihiin. Bal musheekhdu ha u hadlaan imika iyo wixii ka danbeeya
Geelqqad you welcome huuno.
xuduud yadu dhibtooda ayay lee yihiin, laakiin inaad dhulkaaga dhex socodkiisa cashuur ka bixiso maaha.2008kii ayan magaalada wajaale kasoo talaabay anigoo sita. green card.markii aan dhinacii xabashida soo dhaafay ayaan waxan is idhi bal xafiiskan yar ee somaaliland ku qorantahay. sawirada ku sawiran daawo. taarrikhda sawiradana weydii qoka meesha dhex fadhiya. nin ilaa qiyaastii 28 jir ah ayaa miiska gadaashiisa ku qayilaya. saaln dabadeed waxaan indhaha la raacay sawiradii meesha kuyaalay
ninkii intii isoo egay ayuu yidhi sharcigii aad wadanka ku soo gashay keen.waxan idhi maad ii jeeday markaan wadanka usoo talaabayay? wajaale dhexdeeda uun baan joogay maanad i waraysanayn in aan soo galy iyo inaan joogay.
isgoo iska dhega tirya hadalkayga wuxu yidhi hadal uma baahniye sharcigaaga
keen.markay halkaa marayso anigu naftu wey iga tagtay.ilaa cidiyaha ayuu dhiigu igu soo joogsaday. sababtuna wxay ahayd anigoo wajaale (harta xasan cawke) kudhashay
yaa maanta inan yar oo meel uu ka yimid aanan garaynin inuu igu baadho doonayaa.
waxa
xabad sigaar ah intaan shitay ayaan idhi aduu xageed ajaale ksoo gashay?anigu wajaalaan ku dhashee. waxan u
raaciyay hadii aad sharci iga qaado nin raga ayaan kuu aqaanaa. dibada ayaanan xafiiskii uga baxay.laba askara ayuu u yeedhay oo uu yidhi ninkan soo qabta. waxan sheegtaty markaa anigoo nin cabdala ah dhulkissiina jooga in hadii aad wax iga qaadaan nolol kuma habooni. markaan intaa leeyahay waan gariirayaa, dhidid faro badana wuu iga socdaa. waxanaan runtii u dhawaaday inaan suuxo xanaaq. cadhadaa faraha badana waxaa dareemi kara kaliya dadka qurbaha soo maray.
nimankii askarta ahaa waxaan u sheegay in aan soo galay aanan sharcina bixinaynin. midkoodii weynaa ayaa intuu iisoo dhawaaday yidhi adeer shaydaanka iska naar.waxan meesha u fadhinaa khamri farabadan ayaa wadanka la lasoo galaa waxaan kaa codsanaynaa kaliya inaad noo ogolato inaan shandadaada furno. anigoo markaa waxyara kala gartay ayaan idhi khamri mana cabo mana qaado. shandadiina waan u furay. markuu gudaHII shandada arkay ayuu intuu odaygii gacanta iisoo taagay igu yidhi raali ahow. gaadhi ayaanan halkii kasoo raacay ilaa gabiley.
todoba bilood kabacdi ayaan hadana wajaale kusoo noqday.lacag aan haystay oo dolar ahayd yaan xaaskayga intaan u dhiibey ku idhi ayaan idhi iska sii soco ana waankaa daba imanayaaye. anigoo macawis xidhan cummaamadana madaxa iigu duuban tahay ayaan usoo gudbay xagii xabashida. anigoo kusii socda baskii jijiga tagayay yan maqlay anigoo macayga lay wacayo markaan u tagayna waxaan arkay xaaskaygii oo nin soomali ahi u hanjabaayo. oo laga soo saaray lacagtii aan u dhiibey iyo sharcigeygii.waxan nimankii u sheegay iney gabadha sii daayaan hadii ay sharcigeygii haystaan. kabacdina intey lacagtii u tiriyeen ayay iska bax ku yidhaahdeen.waxan ku hubsaday baskii jijiga anigoo aan lacagtiina waxba kala hadhin.aniguna waxaan ku soo noqday meeshii ay ku sheegayeen immgrationka waxaanan u sheegay in aanan ethiopia kabxixin, ee aan saaka ka imiday reerkan aadan yoonis ee gobyaray dagan. taasi waa layga aqbali waayay.waxaana layidhi waxaad ka timiday
gabiley somaliland. imika laga bilaabana waad xidhan tahay. laba askarii oo qoryo haysta oo soomaali ahna waa laygu daray waxaanay igaeeyeen meel ay dadku xidhan yihiin.
meeshii horteedii ayaa layidhi fadhiiso. halkaanafadhi inta goaan lagaa gaadhayo. jaad aan sitay ayaan halkii ku furtay. waanan iska mirqaamay.nimankii jeelka ilaalinayay ayaan waydiiyay cida ay ahaayeen labada nin ee jooga immigrationka ah ee isoo xidhay.nin igu yidhi waxaan ahay
jaarso, waxaana i dhalay muusafiin. ayaa ii sheegay inay nimanku ahaayeen ciise. waxan idhi markaa ciisena maxaa keenay wajaale. dhulkan waxan ku ogaa Bahasamaroon . reer nuur iyo inyar oo reer xareeda.askarta ninka mida oo imaqlayay oo ciise ah ayaa soo kacay markaasuu damacay inuu qorigii igu mudo. qorigii ayaanan laqabsaday. anigoo
qorigii afka qabsanaya. waxaanan markaa lahaa ciisow bal dhulkayga waxaad igaga qaadaan ayaan eegaynaa.waa la na
waalana kala qabtey ninkii isagoo af xabashi caytamaya.kabacdi waxaa laygu celiyay xafiiskii oo nin aad u adab darani joogay oo laygu yidhi waxaa layidhaa cabdi jaarso.waxanay yidhaahdeen laba boqol iska bixi aan sharciga ku siinee. waxan ugu jawaabay idinkoo ciise ah anigoo meeshaan ku dhashay jooga hadaad iga qaadaan. laymaba xalaalayn. haabenkkii markuu galay ayaa laygu yidhi hotel orodoo seexo barina haynoo ahaato.dhalinyar badan oo samroon ah oo walallkay ku jiro ayaa halkii iigu yimiday. waanan iska sii qayilay subaxiina waxaan aniga iyo walalal kay iyo dhalinyaradii imaanay xafiiskii. noq noqosho kabacdi waxay nimankii goaanku gaadheen iney sharciga u gudbinayaan diri dhaba , diridhabana aan udoonto. waalaalkay ayaa markaa wuxu yidhi way idin gaadhay sharcigan xuna haysta. caawa halka aad galaysaana soo samysta