Taarrikhdu iyadaa dib isku saxda,odey saylici wuxuu maanta soo martiyey goobti awoowgi lagu marti sooray qarniyaal ka hor wanaan u rajaynayna safar iyo booqasho wanaagsan.
Geesta kale dee Hiildanoow maalmahan waxaad noqotay xaruuri oo dulqaadkaagi wuxuu u muuqda gabaabsi ee maxaa sababay?
Mid waan rabay in aan ogaado madaxweyne ku xikeen saylaci maxaad isku tihiin? waxaan aad iyo aad ula yaabay sidaad iskugu eeg tihiin siiba markaad sawirka isku yara dhigaysaan ee aad gadhinta u yara fadhisataan cajiib kkkkk.
BOOF!!HILDANOOW ADHEERKA”ABU MAQAS”FRANSIS MA KU HADLAA WA MAYAA ILA TAHAY!!!DEE MARKA MISAAN MALEEY A DJIBOUTI!!ILEYN ”IOG”WUXU KU XAMAAN KARAA ”EN FRANCAIS”CEST UN ”IDIOT SAYLICI”ÍSAGOOÁBU MAQAAS”MEESHA TAGAAN….KKKKKKKKKKKKKKKKK
Magaaladan yar ee Djibouti reer aan Ciise ahayn geel uma daaqi jirin. Markuu Farnjigu yimidayna dee adaku siddeedaba waa nolol raadis. Shaqo iyo rajo ayay dad badan oo qolo walba leh u raadsadeen Djibouti ee Gadabuursi ma dadkaasay ka soo horeeyeen?
Galbeedi,
XaajiDiidzh Carab maaha oo waa gobta ina dhashay lkn ninkii gacantayda laxajka ka soo saara yidhi Carab buu ahaa sidaan marlay. Waxanse kuu sheegi Xaaji Diide ayaa senator Djibouti ka haa dee waa wax kama jiraan ee reer abtigeen wanaag kale wayleeyiine maxay iskugu dha-dhejiyaan waxayna lahayn?
Sahal dhulkaasi mar danbe ayay soo degeen siday u soo siqayeen, mida kale baabuurka ka baxa lowyacado haraamuus ayuu mari jiray, xeebta somaliyeed ayay ahayd eedo caasimada jabuuti illa inta baabuurku marayay waxay ka tirsanayd somaliya,, dib uugu noqo inti silaga jabuuti ku xidhnayd…ma ciyaal baad u shekaynaysaa, haday doraleh joogeen maxaa xaaji diidee keenay, maxaa CFS loogu bixiyay….
Ciyaal uma sheekaynayo ee waxan la hadlayaa haboon oo habaryartay ah, anigu gabadh Gadabuursi waxan inabti ku sheegaa markay madax banaantahay kkkk, ee bal is-deji habaryar oo ha xanaaqin dee Xaaji Diide sida reer Geele Batal, REER Borreh, reer Guuleed …. miyaan sii wadaa kkkkkkkkk iyo Sahal ayuu ka Lowyacade lug kaga soo galay ee maxaad tidhi Dooda Goordambe ayay reerahan Ciise soo degeen kkkkkkkkkkkkkk Tu me fais rire wlahi huuno.
Xagay ka soo siqayeen ileen dhul uuna Ciise degin oo Djibouti ku xeersani ma jiree? Bal i qanci .
Madhabaa waa runtaa huuno sii fiican ayaa loo soo dhaweeyay, dee intuu IOG madaxweeynaha ku yahayba waa intuu samaroonku dhalay illen aqliga wax lagu maamulayo waa taan anigu ku dhalay, een kolba codka uugu hiilinayo… laakiin ma isaga war ii hayaba… Marwadiisuna ha iska noolaato, ala naag macalimad oo fiican ayay hayd oo ardayda sii fiican wax u barta la is ma caasiye iyada iyo walasheen nin walba intiisa la sheega… dadkuse nolosha iskuma quudhaan oo adduunka cay uun baa la is ladaba joogi….
Labiskiisu wuxuu ahaa mid caadi ah ,waxa madaxa ugu duubnaa go cad u cumaamad ka dhigtay,wuxuuna gashana jubad liidad madow o xariira oo ahayd hadyad u ka kelay boqorka xabashida,ma sidan wax hub ah waayo waxa sugida amnigiisa u xilsaarna dagaalyahanada reer tolkii ee u daacada ahaa ,hadaba markii u na gacan qaadayay aad bu u waji furna waxana xaqiiqa ah in hibada,sharafta iyo daganaanshaha ka muuqda dhaqankiisa u ka dhaxlay awoowayaashii,kuwaasoo facyaal boqoro u ahaa wadankan.
Waxan qaban qaabinay inaan yeelanao wada hadal guud wuxuuna u badnaa hadalo af goobaadsi ah,markaanse iskala daalay weedhahii is bogaadinta waxan ku talo bixiyay in Ugaasku safar dheer soo galay oo daal iyo gaajaba qabotaasoo noqotay ra,yi ugaasku u riyaaqaylagana garanayay sida dag daga ah ee u dhoolacadeeyay dhaqsana ugu kacay xagii teendhada.
Gadhwadeenka Ugaaska waxa lagu sooryeeyay qado heer sare ah,koob shaaha,bariis,timir,hilib idaad iyo kimis iyado lagu dul haasaawayay ka dibna lagu sigaareeyay madashii qadada.Dadka Gadabursigu waa sigaaryo cab,balse hadaan si guud uga hadalno,qabiilooyinka bariga iyo koonfurta way iska daayeen buuriga iyo qamrada dhamaantoodna waa dad ku quman diinta islaamka oo ka caagan isticmaalka qamrada.
Ugaasku wuxuu dalbaday in la fasaxo waqtigana isku hadhaan oo is bartaan inamadiisa iyo wiilasha u adeerka u ahaa.Mid wiilashiisa ka mida wuxu caan ku ahaa ugaadhsiga libaaxa iyo maroodiga dhamaantoodna waxay u muuqdeen rag wanaagsan oo bashaashi ah lehna dabeecad ku soo jiidanaysa.Halkii aan ka sii amba qaadi lahayn ambabaxa socdaalkayaga beri subax Ugaaskii ayaa codsadau inaan berito sii joogno Jufo mici dheer si aan goobjoog ugu ahaano ciyaar dhaqameed qadiima o Ugaasku ugu tala galay maamuus sharafeed munaasabada sagootigayaga.
Habeenkaas teendhadayadii oo is dhex daadsan ayaan uga tagnay martigalinta cuqaasha iyo xubnaha boqortooyada.Si nidaamle oo aan cidina fahmi karin ayay isugu nidaamsheen qolka yar.Intaanan hurdo tagin ka hor ka hor ayaan u galay si aan sigaar ugu soo qaato waxaban arkay iyagoo dhamaantood qolkii yara wada kadalooba cidhiidhi awgeed faynuus ayaa ka lushay gantada sare e udub dhexaadka teendhada laakiin iftiinkiisu waxa hadheeyay qiiqii iyo qaacii buurigii ay cabayeen oo isku baxay anan ku neef qabatoobay markaan madaxa la galay.
Saylici somaliland buu matalaa djiboutina waa u marti waana run in uu buuqday xaruntii awaw yaashii alkumeen sida Xaaji Diideh, xaji Tadhanase (naanays) Xaji Cabdi, xaaji ,Xaaji Khayreh XaajiTaamud iyo qaar kaloo badan. Balse Durkiyoow taas waxa ka sii fiican Saylici habro wadaagii buu marti u yahay waxana kala dhalay laba dumar ah oo ilma adeer ah waana aqoon kuu laabnay. Galbeedi, Djibouti waxay abuurantay 1888 ku dhawaadkii waxayna ka abuuran tay burburkii Saylac waxana abuuray dad hanti magaalo leh markaa yayna dad taariikh kuu sheegine waxad dib ugu noqotaa intii u dhaxaysay 1888 iyo 1977. Wixii taariikhda danbe ka danbeeyey waxba kuma lihi waxanad ku darsataa 1984 kii wixii ka danbeeyey ayaa gacanta ku hayn jiray dhamaan maamulka cilmiga u baahan ee Djibouti ha ugu badnaato tacliintuye. Sahal, Xaaji Diideh Senetor waligii ma noqon balse waxay u eegtahay in cajaladu kaaga goday meel qalad ka dhacay aqli aad ku masaxdaana aani jirin. Sahaloow, wali ma iswaydiisay sobobta buugta tacliinta ee djibouti ugu salays naayeen dad aynaan asal iyo isir wadaagin mase is waydiisay sobobta aan taariikhda djibouti loo dhigin marka laga reebo 1977 iyo xasan guuleed. I hope you quit your tunel vision dude and use logic than this pasive voice argument. Haboon iinooloow huuno. Colhaye, I don’t want to say but know who you represent.
yaaa ii sheegi kara sababtaa odeygan yar ee saylici uu dhoor jeer oo hora u hakiyey safarkiisa Djibouti ee u maanta oo u IOG dalka dibada uga maqan yahay u soo xero waydaartay?
intiini dawaaday marku saylici yimid madaarka Djibouti waxaa sidaa caruurta ugu booday Xaashi Afweyne oo Dilayte Mohamedna uga badiyey ma jacaylay ahayd mise qabyaalad mahad casaysan!!!!
Haboonay bahashee tribaliska milix iyo xawaash iyo cusbo kini ku yara dara waaa idinka ilbaxnimo qaraweyn iyo caruurti awdal ku faane waaban jidhiidhicooday markan isha la raacay sida la iskugu bood-booday, quel Mahad case kkkkkkkkkkk.
waa inoo mar kale iyo is qardoof aan lagu hooban sida Hawiyaha.
Hawiye bal maxaad ku haysataa hadii reerki xalkiisu alle iska ogaa ku bah dileen?.
Adeer Hawiye haduusan jirin afka Somaligaba ma qorteena sidi
Shacbiga Côte d’Ivoire badankiis ayaad dawaco socodkeedi ka luntey ahaan lahayd hablihiinuna raga Faransiiska ayeey badankood caabudi lahayeen badankood. Imika Somalidaad ula mid tihiin oo reer walba dhowr baa ka baxsaday. Iska celi dadkaan Hawiye haku ga’gabine. Hawiye waa libaax layrta jiifo oo howsha idin wada sugaysa ayuu sii hor marsaday. Hawiye dowlad curada ayuu kool koolin una dagaalami. Iniguna dowlado faleembooyin ku suranyihiin oo qabachronic disease.
Dadka dhalin habaabis tageera reerihi ugu tun waynaa dhalin habaabis ayaa si dadban iyo si toosa ugu dayrshay. Hadana in aan ceeb loo dhiman weli raaciye aan awoodin in uu isla isagu wuxuu leeyahay samaysta ayaa ka daba guc layn. Laakin awoowe Somaliyeed ayaa waa hore ku maahmaahay (Yoomul qiyaama duul baa yarda sida). Runti Odayga Warlord ka ah ee Habaryoonis idiin sheegay run taa ka wayn xataa anoo Hawiyaa ma maqal qof igu tiraa mana arag kkkkk. Oo aniga ayaaba go’aan ka gaaraya intaan la ii dayrin oo la i oran meel kale day dayo waxba kuuma hayee.
Hortaa bahasha siyaasada ahi hani macaanato karti iyo samir
iyo dulqaadna way u baahan tahay iyo xitaa qaabka hadal loo dhigo si aad ugu dhicin bohol qarsoon isha guduudan sidii aar laydh hurdo ee raga ciise madoobana ha isku soo jeedinina oo
mar dambe yaan niga maqlin cali cali iyo shuquul ciisa ka bood oo canfar u bood ah.
Hani Muufo miskiina qudhba ma iyadaa kuguu jirta sawtan Idoor iyo gedabuursi kugu wada durduryeen ee walaaweyn iyo J Y ku haystaan ma ninka galiye ee Ali Durgiye ee afkiisa iyo adingiisa aad nabad gashaybaad maanta indhaha ku soo taagtay?
Horta mid waan kugu raacsanahay oo nin abti fiican waxan u jeedaa hooyo fiican uun baa dad u talinkara kkkkkkkk
anigu su’ aalahaaga waan kaaga jawaabi intii aan awooday ah lkn adigu maxaa ku diiday in aad noo sheegto reer Duuda xagaad ka soo rarteen? mise xaalku waa ka maquuro oo midkale leedo fuul?
CFS dee kolay Ciise Soomaali ma diidi karo oo waa Soomaali reer Bin Axmed ah lkn waxan filiyaa Gadabuursibay Xaaji Diidi iyo Xamxam aan jirin ka maqleen kkkkkkkkkk
Midakale dee Xaaji Diide wixii meesha keenay ee aad i su’ aashay waan ka jawaabay wax comment ah kama ad bixin kkkkkkk
Kolkaa habaryar dhulkan reero yar oo Ciise ah waa loogu yimiday oo taa waa in aad qirtaa dabadeedna Ciise iyo Cusbayan badani wuu soo xoogsi tegay ee taa miyaad ddidantahay?
Waan kugu raacsanahay in ay qaladtahay in IOG abtigii oo marti ugu yimid meesha u baneeyo lkn odaygu howlu iyo qorshe ayaa u degen khaladkuna wuxuu ka yimid kolkii abtigii, oo talo far ugu jirin, tiraba 2 jeer safarkiisii dib loo dhigay kkkkkkkkkkkkkk
Horta Hiildan odaygan adeerkaa ah ana abtigey ah miyaa la soo fasaxan mise hooyn iyo howlbaa noo taala?
Horta ceebtaa maaha ee waa caadadaa in doodaada oo dhani ku dhisantahay indho-adayg iyo wax isak dhici haddii lagaa abdiyo war kugu gudhana kolay libin qirimaysid ee “geedoolaad tahay ayaa gunaanad kuu noqon”.
Ma’ anay cajaladi igaga go’ day Xaaji Diide iyo Title been ah oo lagu shaabdeeyo mise inigaa Gadabuursow qalinku inigaga go’a wax aan sal iyo raadlahayn kkkkkkk
waar iga tag Habaryartay Haboon oo la hadlaa ii kaa dhaanta kkkkk
Kubada Sahal baa haystaa kkkkkkkkkkkkkkk eex maaha,
waayo arrinta cote francais de somali waxay curaday sanadkii 1896-kii ciisahana fikirka iska lahaa sababto dhul ay inta badan ama 80% canfareey degto ayuu ugu yaran magac soomaaliyeed ugu wan qalay ila maanta calanka u hayaa cfs waxaa soo af meeray Ali Aref sanadkii 1967-kii ila 1977-kii.
Marka qofka ku andacoon maxaad ciisoow magacii cfs u badalateen wax loogu jawaabu ma leh in laga aamuso mooyee.
horta dooda maxan ka hadalnaaba raga is haysta sawtan la dhex roorayo maaha
haboon inaabti bilahi caleek raga isku daa samaron cali iyo danakil cali wada ahaada maansha alla
hani mofo ha loo dulqaato why shaadh ka wayn bay xidhan tahay lkn keedi ha soo qaadato
Ali durkiye dee sxb aduu dooda wad lkn sahal ha daba galin marunbaa sidiisa iskaga celi anuu wali taarikhda meesha yar ee nimcada badan oo aan dhawan tagayo ban ururinayaaye
Hadaad rabtaan inaan ka joogsado doodaaha, HAA ka joogso kaliya soo qora haday 10 gaadho waan ka joogsan, haday 9 noqoto kama joogsanayo…. waa fikir fiican……maaha, ila…
Haboonay,canfarta dhexdeeda bood-boodooy mar uunbaan xeebta ka heli maaaha kkkkkk maxay tahay luqadan cusub eed madasha la timid.
Galbeedi aduu warka dalkii hooyo naga soo haqal tir marunba xaalkiisa waad la socotaan u malayn waakii faankiisa aan gidar ku xidhay marku hal links oo ka sheegayn taarrikhda awdal iyo cida iska soo heli waayay ka dibna warkiisa inta badan waan ignoregareeyey runti waayo ii jiid han ku jiide waa gacma daalis buu wada.
Lool, Sahal sasabo ku dhaate, bal beenaale inaad tahay, sheekada aad ku soo celcelinayso eed reerka aad abtiga ku sasabato ku eedaynasaa waxay ahayd mid labadeena u dhaxaysay waxayna ahayd, markaan Djama saylici iyo Xaji Diide ka hadlaynay oon anuu ka tagay xidhiidhiyahii (iyo) aanad u qaadatay in aan leeyahay Xaaji diide ayaa Senetor ahaa. Inkabadan sadex jeer baan kuu saxay balse nacas nabar bogsaday buu xoqdaa waana xaalka aad ku jirto. Markaa unles you got brain fart, get over this young man. Galbeedi, xaafadaha igu salaan taariikhda djiboutina Q5 bay ka bilaabantaa Q1 na way ku joogsataa. Hadii aad war xodxodato, raga kiisa tolkii faana hala sheekaysane raga taariikhda runta ah jecel la sheekayso ninba ninkuu ka da wayn yahay wax yaabo badana djibouti waad ka soo ogaan doontaa. Sidaan kuu sheegay just for your hint, hadaad heli karto, waxad heshaa oday Samaroon ah, oday ciise ah iyo laba oday oo isaaqa oo haysta kaarar kii hore ee qabiilka lagu qeexi jiray, waxaad xog ka soo heshana mid adaa iska leh oo ay gaar kuu tahay inta kale sheeko macaan oon meesha kaga shawr no inooga soo xul. Hiildan, saylici Sahal marti qaad kii iyo munaafaqad reer meesha uma tagine waa madax wayne ku xigeenkii Somaliland sale calaa nabi danta wadankanu waa mida uu u socdaalay, waa sidee dalada aad na hoos galinaysaa ma cudur Riyo State baa hidhisadiisii ku sii haysaa.
Sahal, CFS igamaad jawaabin, maxaa loogu bixiwaayay dhulka TFAS et non TFAI, yaase ina careef iyo gaalkiiba ka yeelay…
Duuda iyo dameerjog waxaa deganaan jiray reerka Abrayn la yidhaahoo ceelal ku lahaa, ciise wuu soo dagay, car bal aniguba han sheegto Buurta caarey iyo ugulba…
Anigu su’ aashaada kaftan ayaan u qaatay dabadeedna si kaftan ah ayaan ugu jawaabay kkk run ahaantii dhulkan Djibouti loogu yeedho 2 qowmiyadood ayaa loogu yimiday:
1. Somali oo qabiilka Ciise meesha ka degenaa hadda u fiirso waa markuu Fransiisku yimiday ee maaha markay Djibouti magaalada noqotay.
2.Canfar oo ah qowmiyad u dhiganta Soomaalida, hana ilaawin in ay Cafartu qabiilo u kala baxdo siddeena oo kale.
20/5/1896 ayuu madaxwaynihii fransiiska ee waqtigaasi, Mr. Félix Faure, wareegto ku magacaabay magacan CFS( Côte françcais des Somalis) kadib markii la isku daray 3 protectorats oo kala ahaa:
a. Territoire d’ Obock
b. Les Protectorats de Tadjourah et pays Danakils
c. Le Protectorat de la côte des Somalis
Kolkaa anigu waxa aan garan laayahay waxa aad CFS in aan kaaga sheego aad doonaysid? Mise S ta u dambaysa ayaad inay Samaroon u taagantahay u haysataa kkkkkkkk
Abraynbaa Duuda degi jireyna kkkkk wax qosol ahayn oon kaga jawaabo garan maayo lkn nimankan Abrayn maxaa Garbo Dadar Geeyay?
mise waagii ay damceen inay Geela oo Buur jooga bada ka waraabiyaan ayay xagaa u wada gurmadeen kkkkk
Anigu maba xasuusto in aad waa hore ii soo qortay Hadji Diide iyo seneternimadiisa lkn adigu waa dhaqankaa in aanad waxba caloosha ka saarin ee xiqdiga iyo xumaanta iska yara saar oo si hufan u kaftan. Waxanse anigu ka hadlayay wax meelo badan oo horena aan ku soo arkay doodan inoo socota lafteedana ku xusan ee markaa midkeenee beenaale ah ma adiga dafiraya qoraal iminka ku horyaal mise aniga aad i wanjalaysid?
En tt cas, arrête de pleurnicher, ici, tu es dans la cour des grands.
Horta canfar i bari maysid aniga, waanan aqaan inay tahay qoomiyad aad u weeyn siday u kala baxaana hada waan iloobay laakin wax yar ayaan ka xasuusta : bodotomeela, adcali, xasooba, adaacil..etc… iyo siday u kala degaan waanan arkay dhulkooga aan ka ahayn obock…adigana waan kaa aqaana…
Anigu uma haysto Sta samaroon, ee adaa markaad dadka rabtid inaad baadi halaysid kolba meel u booda, haday kugu adkaatay…
Et surtout n’essaye pas de se moquer des gens, j’ai un esprit feminin mais jai un coeur grand, sheegi maayo qofkii yidhi ilaahow maad isiisid “un esprit gadaboursi” laakin waan kuugu dhaaran kara o walaahiya…et c n p qq petit, haut poste mais pas à sa hauteur…alors dites merci aux pistonages…
Sahal, nin xumaan iyo xiqdi qaba ma ihi oo dhaqanka la igu soo koriyey baa ah in aan cid la xaqirin runtana laga sheego xaaladkasta xitaa hadii ay walaal kaana ka soo horjeedo. Balse nin beenaale in lagu yidhaa nacas uun bay ka suurtowdaa sidaa doo kale ah. Bal dadku markhaati ha inoo noqdee indhaha caadka ka roq. Beenaale markhaatigiisuu dheereeyaa waanatan bal in aan ku wanjalayo iyo in garashadu kugu yartahay midkaa aduu doorbido. Sheekadu waxay ku bilaabantay aniga iyo Durkiye adna gadaal baad ka soo gashay waana tan adoo Sahaloow markhaatiga ka furaya hadalka aad beenaalaha igaga dhigayso. Aduu xaakim keed noqo bulshaduna haku daawadaan. Qayta hore waa doodii aan cali is dhaafsanay. Cidii doonaysa inay eegtaana waxay dib u buuqan kartaa ciwaankii ahaa Hargaysa ma nabadbaa.
Qybtii maMarunbaa
May 21, 2012 at 7:58 am #
Doqon baa hadaf keedu
meesha ay ku hodmaysiyo
geesi haarufanaaya
hilinkeedu maraa
Caliyoow is haraadi
ama heeryo libaax iyo
dusha haamo ku qaado.
God waraabe ku hoyday
qarandaa uga horaaysay
oy hantideeda ahayd
adna heela caruurta iyo
beenta aad holcinayso
kaa horjoog sani maayee Caloow
ku habeedi dusheede.
Midse kaa hagran maayo
taariikhdaad hindisayso
meesha aad ka hantaaqdo
inaan kaa hubiyoon
kaa hor jooge ahaado.{Marunbaa}
Durkiyoow horta sidaan asha haada kuugu qabanay ha filin in aan wax kasta kuu tilmaano.
Hadii murti nin kale aad halqabsi ka dhiganayso waxa fiican in aad qeexdo ninka lahaa balse dhib maleh oo
Durkiye mu aluf baad noqotay oo maantaba waadi gaa isku dayey in aad taariikh nagu dul samayso. Horta Djibouti nin somali ah oo Senator kii somali ugu horeeyey ka taariikh dheeri ma jiro iyo Xaji Diide oonad dafiri karin walaw aad madax adayg muujin doonto. Ciise qabiil ahaan taariikh wuxuu
QAYBTII SAHAL
May 22, 2012 at 7:43 pm #
Marunbaa,
Dooda inteeda kale adiga iyo Cali ayaan inii dayn lkn waxan jeclaan lahaa inaad noo iftiimiso xagaad ka keentay Xaaji Diide ayaa senator ahaan jirey? Waligey ma maqal taas macnaheedu maaha ma jirin ee bal na tus taatiikhdaa abtigey ee uu Ciise Madoobe aasay ileen taariikh senator fransiis ma qarsoomi kartee.
Galbeedi raga Macad case ma aday mareeg kuugu xidhan yihiin sideed ugu hanjabi kartaa waan soo dayn kkkkkk
Cid xaaji diidaa senetor ah tidhi ma jirto balse adaa is moodsiiyey reer dhana ku canbaareeyey maantana la yimid meelo kalaan kaga sheekaysanay balse may jirin meel kale oo lagu soo bandhigay. Markaa sahal beenaale miyaan kuu bixinaa ilayn adaa bilaabee.
Horta waan dareemi jirey in aad ugu liidato dadka meeshan wax ku qora lkn iima muuqan in aad sidan dhulka 2 m uga hoosayso.
Bal u fiirso waxad tidhi” Balse nin beenaale in lagu yidhaa nacas uun bay ka suurtowdaa sidaa doo kale ah” Haddana barbar dhig siddaad adigu beenaale iigu tilmaamaysid 2 cisho ka hor!!!! Daliilkiina waaniga hoos kuugu soo bandhigay ee bal dadku ha inala akhriyaan.
“Marunbaa
June 2, 2012 at 11:02 pm # Lool, Sahal sasabo ku dhaate, bal beenaale inaad tahay, sheekada aad ku soo celcelinayso eed reerka aad abtiga ku sasabato ku eedaynasaa waxay ahayd mid labadeena u dhaxaysay waxayna ahayd, markaan Djama saylici iyo Xaji Diide ka hadlaynay oon anuu ka tagay xidhiidhiyahii (iyo) aanad u qaadatay in aan leeyahay Xaaji diide ayaa Senetor ahaa. Inkabadan sadex jeer baan kuu saxay balse nacas nabar bogsaday buu xoqdaa waana xaalka aad ku jirto.”
Anigu wax aan kugu sifeeyo garanmaayo ee bal adigu magac isku bixi waaba hadduu caqligaagu dhanyahay.
Canfar in aad taqaanid shaki kama qabo waana sobobta aan u is-ticmaalay, anoo miisaamaaya macnaha iyo dhadhanka ereyga: ” ha iloobin ………. in canfartuna sideena qabiilo u kal baxdo” . Houno, n’ oublie pas que ….. haddaan qoro cela prouve que je suis convaincu que vous savez bien de quoi je parle sauf un simple oublie.
Et excuse moi cousine si j’ ai dit qqc qui te déplaisse mais à vrai dire tu es une des rares femmes qui peut avoir un débat avec les hommes dns ce forum donc je tire mon châpeau pour toi.
Sahaloow, raganimo way ku hoos martee bulshada meesha ku jirtaan u dhaafay in ay ka naqaa iyakoo cadaymaha kor ku qoran tix raacaya. wixii intaa ka liiska isku bogohaad gashay. I rested my case.
Tool waa la is yaqan samaron wanan ognahay waxaad tahay wala yaqaan inad tahay dadka cayrta u xadira malin kasta magac ku qarabta markas ayad iska dhigaysa nin aqon leh hadad aqoon le dahahay dhalada ma dul fadhiden teda kale Samaronka wa is yaqaan ilmaha aniga ha isoo qorin wax cad ii ken xata tarikh uma lihid aqon yahan kkk hada so qor gabdha inta jamacada dhigatay waxad tahay nin dacifa ah mana tahid nin isku tashanaya sxb cayrtada burso kkkk Aqon yahan ka jiifa

Hildan,
Waa war igu cusub in B/C Djibouti geelu u daaqi jirey ee goormay dhinacan iyo Boon u soo guureen waa haddaad taariikhda hayso.
Mise dee ileen awoowgu laba dhinacba wuu ka iman karaa oo mid badhi iyo mid buuryaba wuu noqon karaa ee kuwii badhi ayaad ka waday kkkkkkkkkkkkkkkk
Waar raga cisaw b.celi jabuuti iyagaa xukumi jiraa la yidhiye maxad noga sheegi kartaan hada inaad meesha xoogteen waaban aragnaaye
Masha alaah, Saylici baa Jabuti tagay, waa war wanaagsan…
Ciisoow rax dheh, Jabuuti markay ahayd xeeb somaliya ka mid ah, indiku cali sabiix wixii ka shisheeya ayad sida SHAKA ZULU-ga ugu nolaydeen… ee ma maromo uun baynu maantaba idinka haystee hadana maxaad isku cunaysaan… bal nabada uun inoo ilaaliya, nabad baa uugu qaalisane nolosha aadamahee…
BOOF!!HILDANOOW ADHEERKA”ABU MAQAS”FRANSIS MA KU HADLAA WA MAYAA ILA TAHAY!!!DEE MARKA MISAAN MALEEY A DJIBOUTI!!ILEYN ”IOG”WUXU KU XAMAAN KARAA ”EN FRANCAIS”CEST UN ”IDIOT SAYLICI”ÍSAGOOÁBU MAQAAS”MEESHA TAGAAN….KKKKKKKKKKKKKKKKK
Colhayow,
Magaaladan yar ee Djibouti reer aan Ciise ahayn geel uma daaqi jirin. Markuu Farnjigu yimidayna dee adaku siddeedaba waa nolol raadis. Shaqo iyo rajo ayay dad badan oo qolo walba leh u raadsadeen Djibouti ee Gadabuursi ma dadkaasay ka soo horeeyeen?
waar horta xaaji diide horta ma carab buu ahaa mise m.case hada kii lacagta lahaa ee malintuu dhintay gacanta laxashka looga saaray hada hada dalkii baan joogaa waa no murtan qolo walba dhinaceega baan u waraysanayaa jabuutina xitaa waan aadi rabaa
Haboon
kuwan Ciise ee caano geela aabo kaaga diran jirey ee Duuda, Dameer-joog iyo Dorale degani ma’ Gadabuursigay la socdeen kkkkk
kaasi Maxamuudi buu aha carabkii…laxashka mahayne kafanka dheh,,,
Galbeedi,
XaajiDiidzh Carab maaha oo waa gobta ina dhashay lkn ninkii gacantayda laxajka ka soo saara yidhi Carab buu ahaa sidaan marlay. Waxanse kuu sheegi Xaaji Diide ayaa senator Djibouti ka haa dee waa wax kama jiraan ee reer abtigeen wanaag kale wayleeyiine maxay iskugu dha-dhejiyaan waxayna lahayn?
Sahal dhulkaasi mar danbe ayay soo degeen siday u soo siqayeen, mida kale baabuurka ka baxa lowyacado haraamuus ayuu mari jiray, xeebta somaliyeed ayay ahayd eedo caasimada jabuuti illa inta baabuurku marayay waxay ka tirsanayd somaliya,, dib uugu noqo inti silaga jabuuti ku xidhnayd…ma ciyaal baad u shekaynaysaa, haday doraleh joogeen maxaa xaaji diidee keenay, maxaa CFS loogu bixiyay….
SAYLICE WAXAN LEEHAY HADAAN NAHAY REER NUUR WAA GUUL WAA WAX LAGU FAANO MAR HADUU KU SOO DHAWEEYEY DHIGAAGA MADAXWEYNE KU XIGEENKA DAWLADA JIBOUTI DALAYTE MADAXWEYNE MAGACII HA RAAGEE ISMAACIIL CUMAR GEELE WAA WIILKA AAN ABTIGA U NAHAY IXTIRAAM IYO QADERIN IYUU INAGA MUDAN YAHAY.WAXANAN RAJEYNAYAA IN UU KA DHAADHICIYO LABADA DAWLADOOD WAKHTIGA DHAW IN AAN XIDHIIDH SOKEEYE YEELAN DOONO OO AH AWDALSTATE IYO DAWLADA JIBOUTI.MAANTANA MADAXWEYNIHII AWDALSTATE WAXA WADA HADAL UGA SOCDAAN RAIISALWASAARAAGA DALKA TURKIGA IYO SHIRKA SOMALI AAYA KA TALISKEEDA EE UGA SOCDA ISTAMBUUL.
Waar qabiili xun ayaad tahaye saylici waa nin somaliland ah.
Haboon,
Ciyaal uma sheekaynayo ee waxan la hadlayaa haboon oo habaryartay ah, anigu gabadh Gadabuursi waxan inabti ku sheegaa markay madax banaantahay kkkk, ee bal is-deji habaryar oo ha xanaaqin dee Xaaji Diide sida reer Geele Batal, REER Borreh, reer Guuleed …. miyaan sii wadaa kkkkkkkkk iyo Sahal ayuu ka Lowyacade lug kaga soo galay ee maxaad tidhi Dooda Goordambe ayay reerahan Ciise soo degeen kkkkkkkkkkkkkk Tu me fais rire wlahi huuno.
Xagay ka soo siqayeen ileen dhul uuna Ciise degin oo Djibouti ku xeersani ma jiree? Bal i qanci .
sahal,
Horta idinku waxaad sas ka qaadeen waa magaca Xaaji Diidee iyo Saylici baa ahaa 1er senateur, taasina hortaa jirabee kari inuu taariikhdaa badilo…
Sahal maxaad uuga badishee magacii CFS horta bal ii sheeg ?
Ileen ciise waa somaliye maxaad uugu deyn waydeeyn magaca somali ?
Madhabaa waa runtaa huuno sii fiican ayaa loo soo dhaweeyay, dee intuu IOG madaxweeynaha ku yahayba waa intuu samaroonku dhalay illen aqliga wax lagu maamulayo waa taan anigu ku dhalay, een kolba codka uugu hiilinayo… laakiin ma isaga war ii hayaba… Marwadiisuna ha iska noolaato, ala naag macalimad oo fiican ayay hayd oo ardayda sii fiican wax u barta la is ma caasiye iyada iyo walasheen nin walba intiisa la sheega… dadkuse nolosha iskuma quudhaan oo adduunka cay uun baa la is ladaba joogi….
Intuu SAYLICI Jabuuti joogo waxaan u dabaaldagaya calankii jabuuti “Mon Pays Natal”
Durgiye, Saylici waxba isuma nihin an ahayn inaan wada nahay B/Celi., meel kale iskama soo galno, isumana eekin. Laakiin awoowyaashii iyagaa marti loogu ahaan jiray Jabuutiye, iyagu marti kuma ahaan jirin.
Docda kale, maxaa warbaahinta Jabuuti u diiday inay yidhaahdaan Saylici…?….very interesting
QAYBTII AFRAAD.
A VISIT TO GADABURSI LAND 1903
Labiskiisu wuxuu ahaa mid caadi ah ,waxa madaxa ugu duubnaa go cad u cumaamad ka dhigtay,wuxuuna gashana jubad liidad madow o xariira oo ahayd hadyad u ka kelay boqorka xabashida,ma sidan wax hub ah waayo waxa sugida amnigiisa u xilsaarna dagaalyahanada reer tolkii ee u daacada ahaa ,hadaba markii u na gacan qaadayay aad bu u waji furna waxana xaqiiqa ah in hibada,sharafta iyo daganaanshaha ka muuqda dhaqankiisa u ka dhaxlay awoowayaashii,kuwaasoo facyaal boqoro u ahaa wadankan.
Waxan qaban qaabinay inaan yeelanao wada hadal guud wuxuuna u badnaa hadalo af goobaadsi ah,markaanse iskala daalay weedhahii is bogaadinta waxan ku talo bixiyay in Ugaasku safar dheer soo galay oo daal iyo gaajaba qabotaasoo noqotay ra,yi ugaasku u riyaaqaylagana garanayay sida dag daga ah ee u dhoolacadeeyay dhaqsana ugu kacay xagii teendhada.
Gadhwadeenka Ugaaska waxa lagu sooryeeyay qado heer sare ah,koob shaaha,bariis,timir,hilib idaad iyo kimis iyado lagu dul haasaawayay ka dibna lagu sigaareeyay madashii qadada.Dadka Gadabursigu waa sigaaryo cab,balse hadaan si guud uga hadalno,qabiilooyinka bariga iyo koonfurta way iska daayeen buuriga iyo qamrada dhamaantoodna waa dad ku quman diinta islaamka oo ka caagan isticmaalka qamrada.
Ugaasku wuxuu dalbaday in la fasaxo waqtigana isku hadhaan oo is bartaan inamadiisa iyo wiilasha u adeerka u ahaa.Mid wiilashiisa ka mida wuxu caan ku ahaa ugaadhsiga libaaxa iyo maroodiga dhamaantoodna waxay u muuqdeen rag wanaagsan oo bashaashi ah lehna dabeecad ku soo jiidanaysa.Halkii aan ka sii amba qaadi lahayn ambabaxa socdaalkayaga beri subax Ugaaskii ayaa codsadau inaan berito sii joogno Jufo mici dheer si aan goobjoog ugu ahaano ciyaar dhaqameed qadiima o Ugaasku ugu tala galay maamuus sharafeed munaasabada sagootigayaga.
Habeenkaas teendhadayadii oo is dhex daadsan ayaan uga tagnay martigalinta cuqaasha iyo xubnaha boqortooyada.Si nidaamle oo aan cidina fahmi karin ayay isugu nidaamsheen qolka yar.Intaanan hurdo tagin ka hor ka hor ayaan u galay si aan sigaar ugu soo qaato waxaban arkay iyagoo dhamaantood qolkii yara wada kadalooba cidhiidhi awgeed faynuus ayaa ka lushay gantada sare e udub dhexaadka teendhada laakiin iftiinkiisu waxa hadheeyay qiiqii iyo qaacii buurigii ay cabayeen oo isku baxay anan ku neef qabatoobay markaan madaxa la galay.
Waa socota.
Saylici somaliland buu matalaa djiboutina waa u marti waana run in uu buuqday xaruntii awaw yaashii alkumeen sida Xaaji Diideh, xaji Tadhanase (naanays) Xaji Cabdi, xaaji ,Xaaji Khayreh XaajiTaamud iyo qaar kaloo badan. Balse Durkiyoow taas waxa ka sii fiican Saylici habro wadaagii buu marti u yahay waxana kala dhalay laba dumar ah oo ilma adeer ah waana aqoon kuu laabnay. Galbeedi, Djibouti waxay abuurantay 1888 ku dhawaadkii waxayna ka abuuran tay burburkii Saylac waxana abuuray dad hanti magaalo leh markaa yayna dad taariikh kuu sheegine waxad dib ugu noqotaa intii u dhaxaysay 1888 iyo 1977. Wixii taariikhda danbe ka danbeeyey waxba kuma lihi waxanad ku darsataa 1984 kii wixii ka danbeeyey ayaa gacanta ku hayn jiray dhamaan maamulka cilmiga u baahan ee Djibouti ha ugu badnaato tacliintuye. Sahal, Xaaji Diideh Senetor waligii ma noqon balse waxay u eegtahay in cajaladu kaaga goday meel qalad ka dhacay aqli aad ku masaxdaana aani jirin. Sahaloow, wali ma iswaydiisay sobobta buugta tacliinta ee djibouti ugu salays naayeen dad aynaan asal iyo isir wadaagin mase is waydiisay sobobta aan taariikhda djibouti loo dhigin marka laga reebo 1977 iyo xasan guuleed. I hope you quit your tunel vision dude and use logic than this pasive voice argument. Haboon iinooloow huuno. Colhaye, I don’t want to say but know who you represent.
yaaa ii sheegi kara sababtaa odeygan yar ee saylici uu dhoor jeer oo hora u hakiyey safarkiisa Djibouti ee u maanta oo u IOG dalka dibada uga maqan yahay u soo xero waydaartay?
intiini dawaaday marku saylici yimid madaarka Djibouti waxaa sidaa caruurta ugu booday Xaashi Afweyne oo Dilayte Mohamedna uga badiyey ma jacaylay ahayd mise qabyaalad mahad casaysan!!!!
Haboonay bahashee tribaliska milix iyo xawaash iyo cusbo kini ku yara dara waaa idinka ilbaxnimo qaraweyn iyo caruurti awdal ku faane waaban jidhiidhicooday markan isha la raacay sida la iskugu bood-booday, quel Mahad case kkkkkkkkkkk.
waa inoo mar kale iyo is qardoof aan lagu hooban sida Hawiyaha.
Ina durkiye,
Aleya faut pas chercher Midi à Quatorze Heures, la réponse est simple,
Vivaa Canfar Cali & Samroon Cali, ma iidoorbaad na moodey..
Ta kalena maxaad ka rabtaa sidaad rabto u qaado kol haduu ccidwalba uuga badiyay…
Xeebtii Samaroon ee Xaaji Diide laga xaday hadii uu dalxiis tagay ma u jabinin xeerke maxaad uuga xumaatay ?
Ali Durgiye,
Hawiye bal maxaad ku haysataa hadii reerki xalkiisu alle iska ogaa ku bah dileen?.
Adeer Hawiye haduusan jirin afka Somaligaba ma qorteena sidi
Shacbiga Côte d’Ivoire badankiis ayaad dawaco socodkeedi ka luntey ahaan lahayd hablihiinuna raga Faransiiska ayeey badankood caabudi lahayeen badankood. Imika Somalidaad ula mid tihiin oo reer walba dhowr baa ka baxsaday. Iska celi dadkaan Hawiye haku ga’gabine. Hawiye waa libaax layrta jiifo oo howsha idin wada sugaysa ayuu sii hor marsaday. Hawiye dowlad curada ayuu kool koolin una dagaalami. Iniguna dowlado faleembooyin ku suranyihiin oo qabachronic disease.
Dadka dhalin habaabis tageera reerihi ugu tun waynaa dhalin habaabis ayaa si dadban iyo si toosa ugu dayrshay. Hadana in aan ceeb loo dhiman weli raaciye aan awoodin in uu isla isagu wuxuu leeyahay samaysta ayaa ka daba guc layn. Laakin awoowe Somaliyeed ayaa waa hore ku maahmaahay (Yoomul qiyaama duul baa yarda sida). Runti Odayga Warlord ka ah ee Habaryoonis idiin sheegay run taa ka wayn xataa anoo Hawiyaa ma maqal qof igu tiraa mana arag kkkkk. Oo aniga ayaaba go’aan ka gaaraya intaan la ii dayrin oo la i oran meel kale day dayo waxba kuuma hayee.
Durkiye, runtii sawirka Xaashi indhahaygu ma qaban, waxay qabteen Dileyte iyo markii ugu horreysay oo haweenaydiisa (Xaaskiisa) uu soo kaxaysto, gabadh heego dheeroo hoobaan la moodo.
Alleylehe danaakilo way dumar qurux badan yihiin iga dheh…. Waa Canfar Cali iyo Samaroon Cali……….
Siduu Geelle dalka uga maqanyahay isagoo Saylici joogo?, taasi waa qaladbaan u arkaa…!
Dileyta xaaskiisu waxaan u maleyn inay ciise tahay reer diredhaba
OK haboon, waan la waayay
Hiildan & Haboon,
Hortaa bahasha siyaasada ahi hani macaanato karti iyo samir
iyo dulqaadna way u baahan tahay iyo xitaa qaabka hadal loo dhigo si aad ugu dhicin bohol qarsoon isha guduudan sidii aar laydh hurdo ee raga ciise madoobana ha isku soo jeedinina oo
mar dambe yaan niga maqlin cali cali iyo shuquul ciisa ka bood oo canfar u bood ah.
Hani Muufo miskiina qudhba ma iyadaa kuguu jirta sawtan Idoor iyo gedabuursi kugu wada durduryeen ee walaaweyn iyo J Y ku haystaan ma ninka galiye ee Ali Durgiye ee afkiisa iyo adingiisa aad nabad gashaybaad maanta indhaha ku soo taagtay?
Haboon ,
Horta mid waan kugu raacsanahay oo nin abti fiican waxan u jeedaa hooyo fiican uun baa dad u talinkara kkkkkkkk
anigu su’ aalahaaga waan kaaga jawaabi intii aan awooday ah lkn adigu maxaa ku diiday in aad noo sheegto reer Duuda xagaad ka soo rarteen? mise xaalku waa ka maquuro oo midkale leedo fuul?
CFS dee kolay Ciise Soomaali ma diidi karo oo waa Soomaali reer Bin Axmed ah lkn waxan filiyaa Gadabuursibay Xaaji Diidi iyo Xamxam aan jirin ka maqleen kkkkkkkkkk
Midakale dee Xaaji Diide wixii meesha keenay ee aad i su’ aashay waan ka jawaabay wax comment ah kama ad bixin kkkkkkk
Kolkaa habaryar dhulkan reero yar oo Ciise ah waa loogu yimiday oo taa waa in aad qirtaa dabadeedna Ciise iyo Cusbayan badani wuu soo xoogsi tegay ee taa miyaad ddidantahay?
Hiildan ,
Waan kugu raacsanahay in ay qaladtahay in IOG abtigii oo marti ugu yimid meesha u baneeyo lkn odaygu howlu iyo qorshe ayaa u degen khaladkuna wuxuu ka yimid kolkii abtigii, oo talo far ugu jirin, tiraba 2 jeer safarkiisii dib loo dhigay kkkkkkkkkkkkkk
Horta Hiildan odaygan adeerkaa ah ana abtigey ah miyaa la soo fasaxan mise hooyn iyo howlbaa noo taala?
SAHAL, hawlbaa inoo taalla sxb , abtigaa iyo adeerkaa sidaan u midayn lahayn waa hawl inoo taalla
Marunbaa,
Horta ceebtaa maaha ee waa caadadaa in doodaada oo dhani ku dhisantahay indho-adayg iyo wax isak dhici haddii lagaa abdiyo war kugu gudhana kolay libin qirimaysid ee “geedoolaad tahay ayaa gunaanad kuu noqon”.
Ma’ anay cajaladi igaga go’ day Xaaji Diide iyo Title been ah oo lagu shaabdeeyo mise inigaa Gadabuursow qalinku inigaga go’a wax aan sal iyo raadlahayn kkkkkkk
waar iga tag Habaryartay Haboon oo la hadlaa ii kaa dhaanta kkkkk
Hiildan ,
kuguma diidin ee halkeen abtigey ugu soo haggaagaa?
SAHAL,
ma foga meesha ad ugu soo hagaagayso, waa adiga iyo baabah.
Haddii ad garan waydo waxay hooyadaa tabanayso, garan maysid wuxu aabahaa ku talinayo, haddii ad garanweydo wuxu abtigaa tabanayo, garan maysid wuxu adeerkaa tabanayo. Adigu iska biloow sxb. Soo dhaweeya Saylici si gaar ah u marti qaada, u sheega inaad tihiin garabkiisa iyo gaashaankiisa
Anigu hawshaas kugulama jiro oo waxan ahay is dhal abti iyo adeerba isu reer….kkkkkkkkkkkkk
Kubada Sahal baa haystaa kkkkkkkkkkkkkkk eex maaha,
waayo arrinta cote francais de somali waxay curaday sanadkii 1896-kii ciisahana fikirka iska lahaa sababto dhul ay inta badan ama 80% canfareey degto ayuu ugu yaran magac soomaaliyeed ugu wan qalay ila maanta calanka u hayaa cfs waxaa soo af meeray Ali Aref sanadkii 1967-kii ila 1977-kii.
Marka qofka ku andacoon maxaad ciisoow magacii cfs u badalateen wax loogu jawaabu ma leh in laga aamuso mooyee.
Hiildan,
NIn uu hadalku hoos maro ma’ ihi kkkkkkk Hooyaday waxay taban waan garan wayna iga heshaa waligeed, Habaryartay sidoo kalee, Abtigeysa siddeen ku garan wuxuu tabanayo hadduuna haddaf midaysan iyo mowquf meel qotama lahayn kkkkkkkk Sooraynta Saylicisewaa waajib i saarin calina iguma diidi karo ee bal Hiildan i tilmaan abtigey abtigey taldiisa garanwaayee.
horta dooda maxan ka hadalnaaba raga is haysta sawtan la dhex roorayo maaha
haboon inaabti bilahi caleek raga isku daa samaron cali iyo danakil cali wada ahaada maansha alla
hani mofo ha loo dulqaato why shaadh ka wayn bay xidhan tahay lkn keedi ha soo qaadato
Ali durkiye dee sxb aduu dooda wad lkn sahal ha daba galin marunbaa sidiisa iskaga celi anuu wali taarikhda meesha yar ee nimcada badan oo aan dhawan tagayo ban ururinayaaye
SAHAL, habaryartaa iyo abtigaa iyo eddadaa iyo adeerkaa waa isu tabasho, waana middii uu Saylci ku galay ololaha doorashada markii uu musharaxa ahaa. Taasi oo ahayd in ummada la dayacay ee SALAL ay wada dulman yihiin…. Halkaas sheekada kasii amba qaad…..
Horta idin la yaabi maayo, oo kaligiin maaha waxa saska qaaday reero kale ayaa idin la qaba,
Xaaji Diide AUN iyo Saylici 1er Senateur AUN ciisa sas ka qaaday.
M/weeyne ku xigeenka Saylici alaah ha noo xafidee Makaahiil baa sas ka qaaday.
Ilma Samatar alaah ha noo daaye Isaaq baa sas ka qaaday.
Walee waa yaab..
Ana halkan baan kambadh gaaban idinku fadhiisan ilaa aad sas wada qaadaysaan ciise iyo cusbayahanba…
Rag la isku deeynayaa ma jiro…maaha, ila…
Hadaad rabtaan inaan ka joogsado doodaaha, HAA ka joogso kaliya soo qora haday 10 gaadho waan ka joogsan, haday 9 noqoto kama joogsanayo…. waa fikir fiican……maaha, ila…
Haboonay,canfarta dhexdeeda bood-boodooy mar uunbaan xeebta ka heli maaaha kkkkkk maxay tahay luqadan cusub eed madasha la timid.
Galbeedi aduu warka dalkii hooyo naga soo haqal tir marunba xaalkiisa waad la socotaan u malayn waakii faankiisa aan gidar ku xidhay marku hal links oo ka sheegayn taarrikhda awdal iyo cida iska soo heli waayay ka dibna warkiisa inta badan waan ignoregareeyey runti waayo ii jiid han ku jiide waa gacma daalis buu wada.
Lool, Sahal sasabo ku dhaate, bal beenaale inaad tahay, sheekada aad ku soo celcelinayso eed reerka aad abtiga ku sasabato ku eedaynasaa waxay ahayd mid labadeena u dhaxaysay waxayna ahayd, markaan Djama saylici iyo Xaji Diide ka hadlaynay oon anuu ka tagay xidhiidhiyahii (iyo) aanad u qaadatay in aan leeyahay Xaaji diide ayaa Senetor ahaa. Inkabadan sadex jeer baan kuu saxay balse nacas nabar bogsaday buu xoqdaa waana xaalka aad ku jirto. Markaa unles you got brain fart, get over this young man. Galbeedi, xaafadaha igu salaan taariikhda djiboutina Q5 bay ka bilaabantaa Q1 na way ku joogsataa. Hadii aad war xodxodato, raga kiisa tolkii faana hala sheekaysane raga taariikhda runta ah jecel la sheekayso ninba ninkuu ka da wayn yahay wax yaabo badana djibouti waad ka soo ogaan doontaa. Sidaan kuu sheegay just for your hint, hadaad heli karto, waxad heshaa oday Samaroon ah, oday ciise ah iyo laba oday oo isaaqa oo haysta kaarar kii hore ee qabiilka lagu qeexi jiray, waxaad xog ka soo heshana mid adaa iska leh oo ay gaar kuu tahay inta kale sheeko macaan oon meesha kaga shawr no inooga soo xul. Hiildan, saylici Sahal marti qaad kii iyo munaafaqad reer meesha uma tagine waa madax wayne ku xigeenkii Somaliland sale calaa nabi danta wadankanu waa mida uu u socdaalay, waa sidee dalada aad na hoos galinaysaa ma cudur Riyo State baa hidhisadiisii ku sii haysaa.
Sahal, CFS igamaad jawaabin, maxaa loogu bixiwaayay dhulka TFAS et non TFAI, yaase ina careef iyo gaalkiiba ka yeelay…
Duuda iyo dameerjog waxaa deganaan jiray reerka Abrayn la yidhaahoo ceelal ku lahaa, ciise wuu soo dagay, car bal aniguba han sheegto Buurta caarey iyo ugulba…
Haboon,
Anigu su’ aashaada kaftan ayaan u qaatay dabadeedna si kaftan ah ayaan ugu jawaabay kkk run ahaantii dhulkan Djibouti loogu yeedho 2 qowmiyadood ayaa loogu yimiday:
1. Somali oo qabiilka Ciise meesha ka degenaa hadda u fiirso waa markuu Fransiisku yimiday ee maaha markay Djibouti magaalada noqotay.
2.Canfar oo ah qowmiyad u dhiganta Soomaalida, hana ilaawin in ay Cafartu qabiilo u kala baxdo siddeena oo kale.
20/5/1896 ayuu madaxwaynihii fransiiska ee waqtigaasi, Mr. Félix Faure, wareegto ku magacaabay magacan CFS( Côte françcais des Somalis) kadib markii la isku daray 3 protectorats oo kala ahaa:
a. Territoire d’ Obock
b. Les Protectorats de Tadjourah et pays Danakils
c. Le Protectorat de la côte des Somalis
Kolkaa anigu waxa aan garan laayahay waxa aad CFS in aan kaaga sheego aad doonaysid? Mise S ta u dambaysa ayaad inay Samaroon u taagantahay u haysataa kkkkkkkk
Abraynbaa Duuda degi jireyna kkkkk wax qosol ahayn oon kaga jawaabo garan maayo lkn nimankan Abrayn maxaa Garbo Dadar Geeyay?
mise waagii ay damceen inay Geela oo Buur jooga bada ka waraabiyaan ayay xagaa u wada gurmadeen kkkkk
Marunbaa,
Anigu maba xasuusto in aad waa hore ii soo qortay Hadji Diide iyo seneternimadiisa lkn adigu waa dhaqankaa in aanad waxba caloosha ka saarin ee xiqdiga iyo xumaanta iska yara saar oo si hufan u kaftan. Waxanse anigu ka hadlayay wax meelo badan oo horena aan ku soo arkay doodan inoo socota lafteedana ku xusan ee markaa midkeenee beenaale ah ma adiga dafiraya qoraal iminka ku horyaal mise aniga aad i wanjalaysid?
En tt cas, arrête de pleurnicher, ici, tu es dans la cour des grands.
Sahal
Horta canfar i bari maysid aniga, waanan aqaan inay tahay qoomiyad aad u weeyn siday u kala baxaana hada waan iloobay laakin wax yar ayaan ka xasuusta : bodotomeela, adcali, xasooba, adaacil..etc… iyo siday u kala degaan waanan arkay dhulkooga aan ka ahayn obock…adigana waan kaa aqaana…
Anigu uma haysto Sta samaroon, ee adaa markaad dadka rabtid inaad baadi halaysid kolba meel u booda, haday kugu adkaatay…
Et surtout n’essaye pas de se moquer des gens, j’ai un esprit feminin mais jai un coeur grand, sheegi maayo qofkii yidhi ilaahow maad isiisid “un esprit gadaboursi” laakin waan kuugu dhaaran kara o walaahiya…et c n p qq petit, haut poste mais pas à sa hauteur…alors dites merci aux pistonages…
Sahal, nin xumaan iyo xiqdi qaba ma ihi oo dhaqanka la igu soo koriyey baa ah in aan cid la xaqirin runtana laga sheego xaaladkasta xitaa hadii ay walaal kaana ka soo horjeedo. Balse nin beenaale in lagu yidhaa nacas uun bay ka suurtowdaa sidaa doo kale ah. Bal dadku markhaati ha inoo noqdee indhaha caadka ka roq. Beenaale markhaatigiisuu dheereeyaa waanatan bal in aan ku wanjalayo iyo in garashadu kugu yartahay midkaa aduu doorbido. Sheekadu waxay ku bilaabantay aniga iyo Durkiye adna gadaal baad ka soo gashay waana tan adoo Sahaloow markhaatiga ka furaya hadalka aad beenaalaha igaga dhigayso. Aduu xaakim keed noqo bulshaduna haku daawadaan. Qayta hore waa doodii aan cali is dhaafsanay. Cidii doonaysa inay eegtaana waxay dib u buuqan kartaa ciwaankii ahaa Hargaysa ma nabadbaa.
Qybtii maMarunbaa
May 21, 2012 at 7:58 am #
Doqon baa hadaf keedu
meesha ay ku hodmaysiyo
geesi haarufanaaya
hilinkeedu maraa
Caliyoow is haraadi
ama heeryo libaax iyo
dusha haamo ku qaado.
God waraabe ku hoyday
qarandaa uga horaaysay
oy hantideeda ahayd
adna heela caruurta iyo
beenta aad holcinayso
kaa horjoog sani maayee Caloow
ku habeedi dusheede.
Midse kaa hagran maayo
taariikhdaad hindisayso
meesha aad ka hantaaqdo
inaan kaa hubiyoon
kaa hor jooge ahaado.{Marunbaa}
Durkiyoow horta sidaan asha haada kuugu qabanay ha filin in aan wax kasta kuu tilmaano.
Hadii murti nin kale aad halqabsi ka dhiganayso waxa fiican in aad qeexdo ninka lahaa balse dhib maleh oo
Durkiye mu aluf baad noqotay oo maantaba waadi gaa isku dayey in aad taariikh nagu dul samayso. Horta Djibouti nin somali ah oo Senator kii somali ugu horeeyey ka taariikh dheeri ma jiro iyo Xaji Diide oonad dafiri karin walaw aad madax adayg muujin doonto. Ciise qabiil ahaan taariikh wuxuu
QAYBTII SAHAL
May 22, 2012 at 7:43 pm #
Marunbaa,
Dooda inteeda kale adiga iyo Cali ayaan inii dayn lkn waxan jeclaan lahaa inaad noo iftiimiso xagaad ka keentay Xaaji Diide ayaa senator ahaan jirey? Waligey ma maqal taas macnaheedu maaha ma jirin ee bal na tus taatiikhdaa abtigey ee uu Ciise Madoobe aasay ileen taariikh senator fransiis ma qarsoomi kartee.
Galbeedi raga Macad case ma aday mareeg kuugu xidhan yihiin sideed ugu hanjabi kartaa waan soo dayn kkkkkk
Cid xaaji diidaa senetor ah tidhi ma jirto balse adaa is moodsiiyey reer dhana ku canbaareeyey maantana la yimid meelo kalaan kaga sheekaysanay balse may jirin meel kale oo lagu soo bandhigay. Markaa sahal beenaale miyaan kuu bixinaa ilayn adaa bilaabee.
Marunbaa,
Horta waan dareemi jirey in aad ugu liidato dadka meeshan wax ku qora lkn iima muuqan in aad sidan dhulka 2 m uga hoosayso.
Bal u fiirso waxad tidhi” Balse nin beenaale in lagu yidhaa nacas uun bay ka suurtowdaa sidaa doo kale ah” Haddana barbar dhig siddaad adigu beenaale iigu tilmaamaysid 2 cisho ka hor!!!! Daliilkiina waaniga hoos kuugu soo bandhigay ee bal dadku ha inala akhriyaan.
“Marunbaa
June 2, 2012 at 11:02 pm # Lool, Sahal sasabo ku dhaate, bal beenaale inaad tahay, sheekada aad ku soo celcelinayso eed reerka aad abtiga ku sasabato ku eedaynasaa waxay ahayd mid labadeena u dhaxaysay waxayna ahayd, markaan Djama saylici iyo Xaji Diide ka hadlaynay oon anuu ka tagay xidhiidhiyahii (iyo) aanad u qaadatay in aan leeyahay Xaaji diide ayaa Senetor ahaa. Inkabadan sadex jeer baan kuu saxay balse nacas nabar bogsaday buu xoqdaa waana xaalka aad ku jirto.”
Anigu wax aan kugu sifeeyo garanmaayo ee bal adigu magac isku bixi waaba hadduu caqligaagu dhanyahay.
Haboon ,
Canfar in aad taqaanid shaki kama qabo waana sobobta aan u is-ticmaalay, anoo miisaamaaya macnaha iyo dhadhanka ereyga: ” ha iloobin ………. in canfartuna sideena qabiilo u kal baxdo” . Houno, n’ oublie pas que ….. haddaan qoro cela prouve que je suis convaincu que vous savez bien de quoi je parle sauf un simple oublie.
Et excuse moi cousine si j’ ai dit qqc qui te déplaisse mais à vrai dire tu es une des rares femmes qui peut avoir un débat avec les hommes dns ce forum donc je tire mon châpeau pour toi.
Sahaloow, raganimo way ku hoos martee bulshada meesha ku jirtaan u dhaafay in ay ka naqaa iyakoo cadaymaha kor ku qoran tix raacaya. wixii intaa ka liiska isku bogohaad gashay. I rested my case.
sixid, Ka garnaqaan
Tool waa la is yaqan samaron wanan ognahay waxaad tahay wala yaqaan inad tahay dadka cayrta u xadira malin kasta magac ku qarabta markas ayad iska dhigaysa nin aqon leh hadad aqoon le dahahay dhalada ma dul fadhiden teda kale Samaronka wa is yaqaan ilmaha aniga ha isoo qorin wax cad ii ken xata tarikh uma lihid aqon yahan kkk hada so qor gabdha inta jamacada dhigatay waxad tahay nin dacifa ah mana tahid nin isku tashanaya sxb cayrtada burso kkkk Aqon yahan ka jiifa
Hiildan. Sawta cadifadu ku qaday waa maxay awawyasha ad shegaysa marka mala dhaxlay wad ku qaldantay arinka boss dhuldad leyahay inad shegato