Wasiirka Arrimaha dibada Kanada John Biard ayaa furay Maanta, xaflad sanadadeedkii ay soo qabanqaabiyeen African Ambassadors Groupka fadhigoodu yahay kanada iyo ururada dawliga ah.
Xafladaasi oo lagu qabtay Hoolka shiraraka kanada ee Canada Conference Center, ee dhinaca kuhaya xafiiska Raisalwasaaraha Kanada, ayaa waxaa kasoo qaybgalay, dhamaan Safiirada Qaarada Africa ufadhiya Canada, Ururada Caalamiga ah, Wasiirka Federala ee iskaashiga iyo dhaqaalaha caalamiga ah, xubno katirsan Parlamaanka kanada, Ganacsato, Hay-adaha kanada ee kahowl-gala qaarada Afrika; sida Hay-ada Canadian Eye on Africa.
Wakiilka Soomaliland ufadhida kanada Marwo, Loul Ahmad Osman, ayaa kamid ahayd ergooyinkii goobjooga ka haa xafladaasi oo ay wahelinayeen, madaxa Jaaliyada Somaliland Abshir Nur Cumar iyo Maxamad Axmad Cige oo ksocoday Forumka Saaxiibtinimad Somaliland ee Dib-udhiska iyo Horrumarinta Somaliland.
Xafladan oo ahayd, markii ugu horeysay oo wakiilka Somaliland kaqayb-qaato dabaaldaga Qaarada Afrika ee ay hormoodka u ahaayeen dawlada Kanada iyo African Ambassadors Group, waxaa wakiilka Somaliland usahlay Xafiiska KBI Empower Group, oo xidhiidh toos ah la leh Xafiiska Arrimaha Dibada ee Jaamacada Admas University College ee Hargeysa oo uu hoggamiye kayahay Ahmad Dahir Mohamed (Cadnaan).
Sawirada: (From Left) Wakiilka Ethiopian Diaspora International award, Canadian Eye on Africa, Loul, Jamie beals iyo Abshir
Categories: Warka (News)


Nuxurka Kulankii Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Iyo Xubno ka mid ah Baarlamaanka Ingiriiska
Khudbaddii Taariikhiga Ahayd ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Mudane C/Raxmaan Saylici Ka Jeediyay Fagaaraha 18-ka May ee London
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
Waxan filayaa yartan Luul inay walaalo yihiin Yaasiin Julian..?..
Hambalyo iyo salaanbaan u dirayaa iyada iyo Somalilandba.
Waa walaalo, Hambalyo diiran ayaan u dirayaa inaadeertay Luula…
QAYBTII 3AAD. SAFARKII GAASHAANLE R.G.EDWARDS
KU YIMID DHULKA GADABURSIGA 1903
Taasna wuxuu kaga jawaabay boqorka ayaa amray in damaashad weyn la sameeyo laguna ciyaaro munaasabad lagu maamuusayo soo dhawaynta yada,taas oo hadana Ugaasku ka war war qabay inay daawashadeedu xiiso noo yeelan waydo dabadeed waxaa caaqilkii cunto siiyay xubnihii waftigayaga soomaalida ahaa,isla markaana ka xog waraystay wararka guud iyo xuuraanka arimaha hoose ee degaanka ka jira maxaa yeelay aad bay u xiisaynayeen bulshadan.
Hadhimadii duhurnimo dabadeed anagoo fadhina teendhadii dhexdeeda oo aan ku jirnay qorshaynta hawshan maalinta isku soo baxa ayaa waxa baqdin wayn na galisay markaan aragnay tirada raga hubaysan ee kaynta abqada ah soo dhex humbulaala.Markaan u sii kuurgalnayna waxaan ogaanay laxaadka iyo tirada xaddhaafka ah ee laysku keenay ,orka iyo bulxanka aan kala go,a lahayn ee iska soo daba dhacaya.
Dibadii aan u soo dareernayba waxaan aragnay aragnay dadkii degaanka oo durba sameeyay laba saf oo dhaadheer waxaana ka soo baxay kaynta rag fardoolay ah oo wata sengayaal si bilicsan loo soo shaacimay.Waxa ag socday rag waranlay ah lugaynayay aayarna u socda,waxa hor kacayay waayeel ruug cadaa ah oo fuushan senge ma yeedhaana waxa ku daba jiray cutubyo dagaalyahano ah kuna labisan huga dagaalka fardahooduna orodka afar qaadlaynayeen,fardahaasi oo ka naxay qaylada dheer ee dadkaasi ku soo dhawaynayeen boqorkooda sharafta badan.
Ninkan waayeelka ahi waa Ugaas Nuur boqorka ama Ugaaska Gadabursi,wuxuuna lahaa dhawr magac oo kale oo hadeerto anan xasuusan.Markuu Ugaasku ka soo dagay faraskiisii soona dhaafay miidaanka xerada ayaa askartayadii oo ka amar qaadanayay taliyahoodii ayaa rasaas xad dhaafa furay oo kor mariyay Ugaaska madaxii si ay u cabsi galiyaan qoomiyadan adag ee aan la loodin karin iyadoo anaga laftayada nooga dhigaya is baarawaxin.
Waxase la yaab noqotay siday ciidankayagii u adeegsanayeen hubka cul culus oo hadana haba yaraate wax khasaare ihi ka soo gaadhin dadkii xoonsanaa.Waayeelkii haybada badna isagoon sina u ilgibidhsan ayuu xagayagii u soo kacay isagoo dhoolacadaynayana na salamay.Ugaas Nuur wuxuu ahaa nin ilaa 75 jir ah,inkastoo da,du yara taabatay wuxuu ahaa nin dheer oo toosan laxaadka qaab dhismeedkiisana jidhkiisu isku buuxo,xataa culayskii mudada uu xilka hayay ku soo dhacayay waxba kama dhimin kartidiisi wax qabad ee hogaamined,muuqaalka qaab dhismeedkiisa waxaa aad uga muuqday isir carbeed,iyadoo astaamihii afrikaanimada ee in badan oo dadkani ka mid ahaa laga arkayay isagoo isaga sidaa ugama muuqan,balse raadka afrikaanimadiisa waxa laga garanayay midabkiisa madow kaliya.
Wajigiisa waxa si cad looga dheehan karayay qunyar socodnimo waji furnaan iyo wax garadnimoiyodoo qofka wayni dareemi karayay xariifnimo iyo xeel dheeri ku qarsoon oo aan aalaaba laga malaysan karayn qoomiyadaha aan xadaariga ahayn.
Waa socotaa.
Ugaas wuu jiray,wuuna jira doonaa inta Samaron jiro,hangaraarac lug uma dhutiyo,
Quruxda qodaalka.Qudbiga Ugaas Cali Makayldhere ayaa meelahaa lagu sheegaa waxan u malayn halkan inaan ku arkay hadanan qaldanayn,dal yaqaankow so tuura waxad haysan.
Zl8BAACwBgA
HEES AAN KA HELO.
haboon tanks xafladan maba daawanba longlive umada reer land
Waxan maqlay dadkani inay sixran yihiin oo nin sheekh ahi ku shaqaysto,ma hadlan mana hugman beerahay falaan una shaqeeyan ninka bal soo tuura waxad ka taqaanin.
Aad baan u soo dhaweynaynaa kartida ay durba muujisey Marwo Loul Ahmed Osman,waana gabadh si cajiiba durba u dardargalisey xafiiskeeda,mar labaad Congratulation Madam Ambassador Marwo Loula Ahmed Osman and all Somaliland People in Canada