Cambaarayn Musqusha Harowo.Com

Dhammaan hahda HiilDan waxay si wadajir ah u cambaaraynayaan  Musqusha Harowo.com .

Harowo waa musqul Iblays oo ballaqan, taasi oo qofkii gala ee shaydaanka isa naara ay kaadidu ku dhagto, oo isagoo cabaadaya uu ka soo baxo. Balse hadana qofkii shaydaanka iska naari waayana  uu kasoo baxo isagoo qaawan oo isu khajilaya.  Waa laba goor jab, waana meel garaadka iyo gobnimada Gadabuursi lagu gumeeyay, dunidana la gaadhsiiyay. Sidaa daraadeed ayaanu aad iyo aad iyo itaal u cambaaraynayaan, hadiiba ay cambaarayn  iyo canaan  wax ka qaban karto.

Waxa lagaga badbaadi karaa, waa in musqushaas iblayska an la galin.

Dadka magacdooda laga been abuurayo ee inay meesha wax kusoo qoreen laga dhigayo, dadkaasi haba yaraatee  bahda HiilDan kuma jirto.  Gaar ahaan magaca HiilDanyare ee layska samaystay  waxa dumadiisa qaadi doona oo Ilaahay ku kashifi doonaa qofkii soo qaatay.

Hadal iyo dhammaantii  Musqul iblays  qofkii u muraad yeeshoow, waa kuu miciin la’aan, ama waa kuu maryo la’aan, ama waa kuu muunad xumo, ama waa kuu maroora dilaac, minankii aakhirana wuu ku sugayaa.

About these ads

Categories: Warka (News)

61 replies »

  1. oo hadii marka sheydanka la iska naro ado qawaan aad ka soo baxaysid xadad iska nariwaydana kadidu kugu dhagayso maxaa laga galiba musqusha harawo

  2. That is the Point in la galaba ma aha

  3. ok I understand

  4. Hiildan….. Waad qaldantahay sxb ee ka noqo aflagaadada Harowo.com waa mareeg xor ah oo miyaad diidantahay Free expression issues, including freedom of speech of the press,Xaafadi xaafad waxay ugu duushaa waa xasarad sxb waad ogtahay Ina Caateeyoow waxaan shubi jiray waqtigii aan u ololayn jiray Kulmiye miyaad ilawday in McSharif loo yaqaanay Hiildan oo maqaalada aan qoro adiga laguu qabsan jiray,Aniga sidoo kale emailo la iisoo diri jiray ayadoo la i waydiinaayo in aan anigu qoray maqaaladan iyo in uu CabdiQani Caateeye magacayga isticmaalaayo sidii maqaalkii lulay qalbiga tolkay Jibriir Yoonis ee ciwaankiisu ahaa”Dhag-dheer Dhimatoo dhulkii nabad” Kaasi oo ilaa maanta la i xasuusiyo sidaasi ayaan ahayn sxb oo waa la inakala saari la’aa waana la ina kala garan waayay labadeena mudo badan kolkaa ma musqul baan ahayn inagu….? Ninba waa mare maalintaaduun meel aad eediyo yay mus kula korin markaa sxb ka daa Harowo.com waa mareeg ka hadasha runta Axmed Sheekh Faarax waa suxufi madax banaan.

  5. Bal waxad ku hadlayso day adoo nin weyn ah, waar bal walaashaa meesha halagu soo caayo, markaa ayaad kasoo faalloon doontaaye. Waliba magacaagana halaga soo been abuuro

  6. Waligay maan galin.. mana aqoon.. imikaan eegay oon is idhi meeshan laga qayliyay waa meel sideeya.. waad la heshay walaahi.. caadi bay dadku u matagayaan oo wax kastoo laga xishoodo ku hadlayaan..
    Xoriyatul qawlkiibay khalad ka fahmeen.. khalad wayn waliba

  7. meesha wali maan gelin ee imikan eegay ee wax lagu shegayo ayu run oo waa mel khasifan sida wax loma hamo harawoy

  8. Isaq Boy……Tifaftiraha Harowo.com waxuu ahaan jiray intii Dahir Rayale madaxweynaha ahaa nin ku dhaadan jiray magaca Somaliland ilaa maanta wuu ku dhaataa sxb lkn mucaaridnimada ayaa la yara fogaatay meel fog ma jiro He’ll have to come back next year to defend Somaliland waad arki doontaa hala yaabin sxb waa suxufi dhab ah hada ayaan odaagay anuu anba waan ka xanaaqi baryaha qaar.

  9. Tifaftiraha halbeegnews isagoo ay mucaaradadu la fogaatay wakii habeen iyo dharaar caayi jiray Marwo Huda Barkhad nin Samaroon ah oo ka jawaabay sababta uu caayayo Marwadii Koowaad waqigaasi majirin.Mr Maxamed Xasan (Diridhaba) caydaasi uu caayi jiray Huda Barkhad nin Isaaq ahi lama hadli jirin markaa Harowo.com faalo ayuu qoray ee ma caayin gabadho Samaroon umana caayin sidii Diridhaba u caayi jiray xaaska Dahir Rayale halaga hadho Axmed Sheekh Faarax waa halyay Samaroon usoo baxay ee ha cawryina sxbyaal waana Somalilander dhab ah dhulkiisa inuu daranyada ka dhawdo waa xaq oo sheego waxii si xun u socda.

  10. Darbi

    Waa si wanaagsan sxb.
    ee laga fiican inaad mawro iyo hooyo soomaaliyeed soo dhigto magaceeda iyo sawirkeeda ood ku eedayso inay tuugad tahay adoon wax cadayn ah u hayn.. ragu siday rabaan ha isku baacsadaan laakiin dumarku xushmo ayay inaga mudan yihiin, iyo qadarin diinyian iyo dhaqan ba..
    waligeedba wax yaalahaas oo kale ninka ku kaca raga waa laga dhex saari jiray xaal goob joog ahna waa laga qaadi jiray…
    ninkan aad sheegaysaa siduu doono raga ay siyaasada isku hirdinayaan ha u eryado laakiin inuu hooyooyinka ceebeeyo waa doqoniimo iyo ducfi iyo waliba dulinimo..

  11. waxaan ka hadalayaa Harowo

  12. Cayda diridhaba anagaa ka jawaabnay oo diirka ka siibnay, Ilaahay iyo Ummadduba way ogaayeen. Maalinqudha maanu qaadan in Huda la caayo, never, anagoo mucaarad ku ah Rayaale. Waligeed ma dhicin.

  13. Diridhabahan aad sheegaysana cid wixiisa akhrida maba arko.. oo cidi waxba kama soo qaado.. meel walbana waa laga soo eryay.. Hadhwanaag, Somaliland.org, oodweynenews..
    wixiisu maaha mucaaridnimo ee waa “isoo eegaay” “i dhagaystaay” sida caruurta marka ihtimaam la siin waayo oo kale.. yacnii Attention Seeker..

  14. Isaq Boy

    Meeshu waa saxafad cid loo joojinayaa ma jirto cidii lagu hayo musuq maasuq iyo wax is daba marin dadka hortiisa aya lagu hor qawin ha ahaato naag,nin,wasiir,agaasime ama badhsaab.

    Gabadhu haday xil hayso oo lagu hayo musuq maasuq waa la shaacin waxii wax is daba marin ah ee ay ku haweenay xil haysaa markaa hadii la shaaciyo warar qalad ay gashay hawenay haysa xil ma kacbadaa la dumiyay mida labaad naag Samaroon ah iyo ninkaa tifaftiraha Harowo.com in la is garab dhigo maaha ninkaasi shaqo weyn ayuu tolka u hayaa ayaan aaminsanahay anuu taasi la isoo marin mayo meel uu haween isagu ku caayay soo sheeg faaluu qoray kaliya inay Amaal Xaaji Miisaan Hudhaydh musuqmaasuqday commentiska waxba isaga kama galin cidii cayday isaga maaha waa kooxo isku diraaya Samaroonka ayaa cadho ay u hayaan tifitiraha ku caaya Amaal Xaaji Miisaan Commentiska markaa cayda iyo faalada dadka Samaroonka isku diraya ayaan isaga u qabsanaa miyaa…..? Taasi waa qalad ayaan u malayn.

  15. Gedabuursiga waxaa la odhan jiray waa dad aan hadal oo af gaaban,laakiin intaay barteen waababka xasarada waxay ku soo bexeen duulka ugu dabeecada khariban meel ay haba yaratee ka waabanayaan maba jirto.

    Sanadihii horay waxay ku waalayeen cayda ciisaha iyo Issaqa iyo marmar iyagaa dhexdooda maantase waad aragtaan hooyooyinkii samaroon sida ceebtooday iyo cawradooda looga sheegayn ,marka aanu runti garan maayo dadkaasi in ay yihiin gedabuursi iyo in meel kale laga soo buufin.

  16. Adigana garaadkaa indhahaa lagaliyayoo,Ogobeey wax Garashada Waa Lagugu Gaabshayee mid gar gaara ha tarin aniga,By Nimco Jaamac.

  17. Darbi.

    Cidii corruption lagu helo ee xil dawladeed haysa in la sheego waa ok.. laakiin shardi baa meesha yaala kaasoo ah in cidan wax tuhmaysaa ay Cadayn hayso…

    waan akhriyay warbixin ku sheegta ay qoreen.. runtiina waa kalaamu layl. Iyo huuhaa iyo reer kale ku xumayn..
    waxaasi maaha xoriyatul qawl.. xoriyatul qawlku maaha iska dheh iyo alifaad..
    xoriyada aad u leedahay inaad hadashaa waxay ku dhamaataa halka ay xuquuqda qof ka kale ka bilaabanto

    Wadamadan horumaray ee lagu tuhmo inay xoriyadi ka jirto.. hadaad saxafi sheeganayso ood soo qorto tuhumo qof mas’uul ah oonad cadayn u haynin waa lagu xidhayaa.. laguguna qasbayaa inaad boga hore ee wargayskaaga raali galin ka bixiso qofkii aad tuhuntay… lacag ganaaxa oo badan oo mar marka qaar ay jariidadaba kacdana lagaa qaadayaa…

    Haduu qabiilkay ka soo jeedo baacsanayo raga ha ku koobnaado..

    Haa isagaana ka mas’uul ah waxa lagu soo qoro comments-ka.. fikirka qofka wax qoraya kama turjumayo fikirka mulkiilaha shabakada laakiin qofka qoraya comments-ka haduu cay iyo ceebayn qorayo isaga (mulkiilaha) ayaa ka mas’uul ah..

    qalad baad fahantay sxb.

  18. McShariif, guri walba waxa ka masuul ah qofka leh, mareeg kastana waxa ka masuul ah qofka leh. Markaa ma waxad i leedahay tusaale anigu kama masuul ahi haddii an halkan u furo ‘comments oo dhan, oo hooyooyin, hablo, reero, intaasba laysku caayo, laakiin anigu an ku jirin dadka caytamay?.

    Dee Axmad Sh Faarax anuu magaciisa ma hadal qaadin, laakiin dib ugu noqo isagoo hadlaya wuxu yidhi: Haddii marwooyinkiinu kuwan yihiin, Qabxadihiinuna maxay noqonayaan?..!.
    Anway, haddii ad ninkaasi la noqotay gaashaanbuur cusub, kaliya anigu waxan rabaa inaan meeshaa magacayga laga been abuurin. Intaas iga gaadhsii, ana waaban idin daayay oo hadal danbe iga maqli maysaane.

  19. Harowo.com ninka qoraa ma aha saxafi ama nin khibrad uleha mihnada saxafada waxanse odhan karaa waa nin ciyala suuqa ana aqoon u lahay anshaxa saxafada markaa waxaan umalaynayaa nin walan waxna kama xishoda saxafiga waxa ka xarana inu qofka shaqsi ahaan u weraro waxna uka sheego wanan cambaraynaynaa talabada u ku dhaqmo ninkan saxafiga sheganaya wana wax lala yaabo inuu hawenka inu wax ka sheego kuwan xata falada ka bixinay kuwa dhama maha waa wax lala yaabo in naag lagu mashquulo ma aha saxafi waxanse odhan karna waa qayra masuul meqa haragaysa lagu dhaca waxan lehay nacas ayad tahay hadad wax ka qorayso hargaysa wax ka qor wax jira matihid laga yabe waa loo yabaa

  20. Bulaacada waxaaba igaga daran derbigan doqon ka ah ee difaacaya, waar qabiil wixii la rabo ha laga sheego, raga siyaasada ku jira wax ha la sheego, laakin hoos u dhaaca gabadha la caayayo miyaad xoriyatal qawl u taqaana ?

    Waxaad kaloo tidhi ninku sld ayuu ku dhaanta wuuna ku soo noqonayaa, ma cayda gabdha tolkaa ayaa kursi lagu raadsana, walee waad ceeboowdeen, bal sidaad isaaq boy u sasabanaysid eeg, mayna nusqaan kugu ahyn, ilaahoow doqon hanaga dhigin.

    Adigu raga lamaba kaftami kartid SHUT UP….

  21. Waxan xasuustay heestii loo qaaday dad aan garanayo…

    Awdal dhalaaliyaay dhal magaalo iyo dhar magaalo waa lagu dhayahay, wax ma dhowrato iyo sharaf dheeli tiran dhan ma wada socdaan, dhanqan baan lahayn wayeen dhawrayee, dhaleecadu waa badheedh, indika dhag xumo dhiisha u cushee….huurada dhanaansada…

  22. Isaaqboy huuno dee huuno gabdhahayaga idiin caayeeynaaye huuno kursi waad nasiin maaha huuno…. wale sadaqadii la nagu caayay tanaaba ka daran…

    Tanaa tii hore ka daran, ka daran, ka daran..tanaa tii hore ka daran…

    Hadii la dhimanayana dhareerka la iska duwaa…

  23. saxid : dhanqan baan lahayn haween dhawrayee….

  24. Darbi…..Cidina xaq uma laha inay qof iyo qolo karaamadeeda caydo. Xoriyatul qawlku kuma ogola inaad qof ku xad gudubtu. Anigu meel walaashay iyo hoyaday iyo inantayda lagu caayey hadaad difaaco, dee waa inaan anigu dib iskugu fiirsada, Moral standards kayga. Waayo inan kasta oo meeshaa lagu caayey, waa walaashay, waa hooyaday, ama waa inantayda, ciday doonta ha ahaatee. Waa dhaqan xumo halka ugu hoosaysa in dumarka cawradooda lagaga sheekeeyo website yada.

    Harowo waxuu uu joojiyey inuu caayo dadka maraykanka jooga waayo way maxkamadaynayaan. Dadka meesha lagu caayey inta maraykanka joogtaan waxay kusoo wadaan dacwado. Adigana, haddii aad ” sympathy” siiso ninkaasi, dacwadahaas ayaa lagugu dari ee anigu waxan kugula talin lahaa inaad iskaga fogaato.

    Qofkasta oo Somali ahna, isaga iyo moralkiisa ayey u taalaa inuu galo qolkaas, anigase waa iga xaaraan!

  25. Isaaq Boy…… Si fiican baan u sharxaday aanad u fahansantahay arrintan. Dadkan dhulkii joogaa, sharciyada aduunka si fiican uma fahansana aad bayna khalad uga fahamsanyihiin internetka iyo limitation keeda. Waar nimayahay Cayda ” dignity” ga qofka la caayayaa way ka baxsantahay, akhalaaqda aasaasiga ah ee qofka, shaciguna ma ogola. Ninkani dadka masaakiinta ah ee africa jooga ayuu cayrsadaa waayo kuwa qayrkii ah ee uu meel la joogaa, hadduu raadsado cirkay ula baxayaan oo way ka xidhayaan qolka yar. Hadda ka horna waa laga xidhay.

  26. DARBI Sxb qofka xuman laguma tagero waxad ahayd nin culus maxa ku dhacay qofka islamka in la cayo xaq maha mana wanagsan ugaas ninkan Harawo .com leh mana aha waa nin dadka wax ka shegaa marka waxan ku dhihi lahaa suldan ayan kugu ogaa lakin sxb ninkan walan qaladka u ka galay gabdhaha haku tagerin kani waa nin qabiil madaxa ka jiro malinba cid ayu haystaa ama wax ka shegaa waa nin NAJSIYA

  27. Timacade

    sxb waad hagaagsantihiin ee ninka maxkamad saara haduu halkaa idinla joogo.. si aad isaga laftiisa u badbaadisaan.. ileen haduu sidan ku sii socdo dadkan oo hooyooyinkood caayayo ayay gacani kaga dhici doontaaye..

  28. Naayaa Haboon ma adiga mar walba caaya Makaahiilka ayaa hadlaya ,halkan ayaa aniga harawo igala daran waar laysma dhaamo reerkan Samaroon wuu rag xunyay dhamaan isma dhaantiyo dhasheed ,ii soo jawaab celiya marka qofkan Haboon la baxay lab iyo dhedig wuxu yahay garan maayee aad ugu ogolaataan inay caydo Makaahiilka marka loo jawaabana aad isla qaad qaadan,waliba kaa sharciyada ka sheekaynaya waa qabiilistaha ugu wayn,Hiildana waxan kula talin laa inuu dadka dhex dhexaad u noqdo.

  29. @Timacade

    Timacade salan sare sxb , Horaa loo yidhai

    Waxaan saatir kuu qorin ha u suuldhabaalayn
    Kala saar run iyo been kala garo sir iyo caad
    In salaadu weligeed kala tahay suniyo faral
    U ogow sax iyo maan u ogow sax iyo maan.
    Inaad saama jiidiyo sanqadh tirasho kala daa.
    Naf jacayl sawaabayoo sanka kuu dalooshoo
    Kuu suray hogaanbaad u sidaa maqaarkee
    Ha ku daba saqlaysee ha u gaabin seetada.
    Sogsogtiyo cadaadkiyo ha ku saydhin laamaha.

    Ninkan odayga ah ee Harowo.com iyo anigaba ha moodin rag lagu dagdago oo waad ogtihiin waanan is naqaana reeraha aan ka dhalanayna duhur cad ayay idin raamsan hadaad far saartaan , Reeraha ugu tunweyn ee iska leh Awdal waad ogtihiin Boramana waa 4 qaybood / xaafadood oo kala ah afarta jiho Bari waxaa degan Reer Nuur, Galbeed waxaa degan Jibriir Yoonis,Koonfur waxaa degan Aadan Yoonis Woqooyina Reer Bahabar Celi iyo Reer Maxamed waxaa soo raaca woxogaa yar oo Laxam-Suqaar ah sidaa ayaa loo kala badanyahay ayaa la isku raamsan doonaa hadii ka joojin waayo faanka iyo faataa dhugta madhan i arkaay i qariyaay baa k admbayn doonta dacwad baad sheegtee iga walee in aanad hadhkiisana u dhawaan karin iska hadle Samaroon Jibriir Yoonis ayaa ugu badan sxb way iska hurdaan lkn cishaay kacaan reero badan ayaa waxaa ku dhici fajac.com

  30. isaaq boy,,, waxa maxkamad la saaraya idoorka musuqmaasuqay wixsii magaca waqooyi somalia lagu soo qaatay dowlada kuwait waxay bixisay, lacag badan oo ay siisay gobolada waqooyi somalia si hore loogu mariyo madarada magalooyinka waawyn ee waqooyi oo borama ku jirto oo ilaa 500,000 oo kun oo dad ah ku nool yihiin,sidee looga qadiyaa in loo dhiso madaar dadka intaa leeg hada dacwad baan ka furnay kuuwait oo ah lacagta intii gobolka awdal hala noo soo celiyo si dag dag ah,, tuug waa in la caayo waa in la qaawiyo waana in maxkamad la soo taago,,good bye and god bless awdalstate of somalia

  31. jecliyaa in lay raamsado kkk oo ninkii rooni reerka u hadho,Waar Darbi bal laxam suqaarka wax nooga taataabo ma xagasan ku jirnaa kkkkk mise biri ma gaydaan nahay ?Adduunyo waa dadkii na daba socon jiray ayaa meel walba sheeganaya waa raaskii Awowgay Cilmi dheere kkkk,sidasan ugu soo celcelinaya ilaa aad wax fahamtaan.

  32. waad salaamantihiin marka hore waxan qabaa in la joojo qof wareenka( personel attack) maxaa yeelle waa aragti shakhsi hatay huntahay iyo haday wanaagsntahay.waxa quruxbadan in uu shakhsigu fikirkiisa cabiro topigaa lagahadlayo.hiildana waan ku raacsanahay in ay wax laga xishoodo tahay in aan cayno caarkeena .warakan huudhadhka ah iyo wixii la mid ah inteenaa aflagaadada qoraysaa nin soo cadayn karaa majiro maxaa yeelay adeer dambibaadhis ma nihin qaadi ma nihin maxkamadi ma cadayn in heblaayo wax lagu hayo wixii loogu yeedhi jiray xatooyo xoolo dadweyne.xadiisbaa ku odhanaya (ALMUTAHAM BARII XATAA YUTHBIT IDAANATUHUU) oo micaheedu yahay eedaysanuhu waa ceebkasaliim ilaa wax ku cadaadaan oy maxkamadi ku soo oogto markaa waxan harowo ka socdaa waa wax laga yaayaqsoodo.mareegaha ninka furtay baa ka masuulawax walbana wuxu u baahanyahay kantarool.censorship waxad ka soo qaadaa waa ayaandaro waxay noqotay fuuq diqsi walba ku dhaco .

  33. @Darbi…..Dee saxiib aniga waad i ogtahay oo halkaa kama ciyaaro, lakiin hadii aad kor usoo qaado kaftanka cashar fiican baan kuu dhigi oo dhaxal gal ah. Horena waan kuugu sheegay, hadana waan kuugu celinayaa, anigu maahi qof lagu xadantayn karo, sheeko miskiin.

  34. Harawo . Aad ban uga xumahay wax yalaha u ku dhaqmayo wayo ma jecla isaguba inan walashi wax laga shego lakin tan u mahaysto walashi gabadhkastana wa walasha waba amal xaji misan oo ah inantene war wax ha isku falo ninkasi hadu damer leyahay

  35. Akhyaarta……Ha la ila daawado sketch ka hoos ku dhegan ee aan ka hadlaya KKK and the blind black man……The blind leading the dump southern extracts of supected incestuos lineage with very low IQ……kkkkkkk. Need I say more……..Guess not.

  36. MAKAHIL SUPREMACY.

    YAR YARKOW FADHIISTA.

    WAAD LA HESHAY KKKKK.

  37. Thanks Godan. Sidaa maaha, but your response is interesting……..kkkk

  38. heesaha caruurta lagu seexiyo

    Hooyo maxaad sidii wax la tuuray ama dhasha reer hebel dhayalka ugu oydaykkkkk.

  39. Hadaan fahmay,aniga fudayd aya i dilay ma dhagaysan markii hore sawirka kaliyan eegay waan sal fududay hadase fahmay.
    thanks waa aqoon kororsi ka soo qaad barnaamijkii raadiyo Muqdisho ka bixi jiray

    kororso aqoontaada.

  40. Waar tolkayaw waa sidee xaalku malaha qurbaha waa lagu caruuroobaa waa maxay sidaad iskula hadlaysaan reeruhu ma imikay dhasheen sawkuwi jiray uun maaha kala badnaashahana ilaahay ayaa ugu talagalay waana lakala badanyahay ceebna maah ee kaftanka ha iska xumaynina oo aragtida iyo caqligu hakoro

  41. Colhaye qalad ayaad fahamtay,waxaan cabiray sida kuwan makaahiil iskula wayn yihiin mar walba aniguse fikirka lama qabo waliba rer aan ogay mar walbana is duuliya jira hadaanse runta ku sheego iyaga Samaron ugu dhaliilo badan uguna jilicsan anigu qabiiliste ma ihi la soco mar mar ayaan Haboonta u jawaab celiya kaliya.

  42. Waxaan maqlay dhawaan inuu Axmed Siillanyo la shiray cuqaasha iyo siyasinyiinta Reer Nuur waxayna hordhigeen qorshe ah inuu madaxweynuhu ansixiyo gobol ay yeeshaan RR oo la yidhaa Sheekh Nuur oo ay caasimadiisu tahay Dila Gorayacawl,Walaalgoo ilaa Jaaraahorato ,magaalo cad,Baki ilaa Seemaal idhanka ilaa Burdi ay noqoto gobolkaasi mid RR u ah khaas salaama adeer Makaahiilka kale iyo yaryaroodkooda waan iskaga tagaynaa niic bay ka dhamaan waayeen Samaroonkan adeer waakas anagu waan ini daynay xaga Hargeysa markaad usoo socotaana waan idin cashuuri doonaa markaad kasoo noqotaana waa cashuur markasta sidaa u ogaada Somaliland hadaan isla fahanay hadaan nahay RR in aan yeelano gobolkaasi ka baxsan Awdal,

    Godan….. Adigu kuma jirtid Laxam-suqaaarka iyo Brimagaydada midna Reer Ugaas waa reeraha waaweyn ee dhawaan wax raamsan doona.

  43. Muusa Biixi ayaa u sharaxan madaxweynaha Somaliland anagu hadaan RR nahay waxaan la wareegaynaa xisbigii UDUB oo Dahir Rayale ayaa ku wareejinaaya Wasiir GARAAD Jamaal Cali Xuseen lacagtiisii ayaa loo celinayaa markaa waxa tartami doona Mujaahid Muuse Biixi iyo Madaxweyne Garaad oo Reer Nuur ah lkn meesha qabyaaladi ma jirto xaalka dimuqradiyad ayaan ka dhigi doonaa si loolan xiiso u yeesho oo aan loo kala safan Samaroon Vs Isaaq.

  44. Huuno xageed nagala qaaday?bal ada laandheere soo da waxaad hayso waa badowdii budadka sidan jirtay kuwasa dad caayaya waase lagu jaf jafi hadaad nala joogto soo dhawow.

  45. Aw habar jilicsan ahaa so dhawaw adiguba laangaab isaaq saw matihid iyo ilka yar laangaabku ma ceebaa saw dadku mala badno


  46. Hees aad u jeclay

    Sanbabada i qalanoo wadnaha i sarano dhiiga saydhinaye
    naf la saaqayban siday tahay dhalaan sabaalaynayaaye
    Gacayte raxmatallah.

  47. Godan

    dee yuuska iska daaya.

    Ninka Nin damacle idinkuma jiro.
    Zeylici ayaa idin madax ah.Zeylacina ma hadlim karo.

    Waxan ugu yeedhnaa”Faqashka Rabaayadaysan”
    edaab yeesha..

    Maqaska hanoo sido.

  48. Wiil habarjeclo anigu adigan raba inaan rabaayad kaa dhigo,nin xadaari ah oo reer galbeedka la jaan qaadi kara ayaad noqon lana soco qoraaladayda waqtigaan boqorada ahayn idinku dark ages ayad ku jirten buurahad daayeerada la gali jirten,meeshan aqoon ayaa laysku waydaarsada ana taariikhda habar jeclaan kaaga fadhiya soona dadaal yaanan kaa badine.

  49. Aw habarjecle ahaa anagu landta waxba uma aragno waanan ka hanwaynahay dhawan markan gacanta ku dhigno madaxtinima somaliya qasab ayay kugu tahay inaad somalida so raacdo hadi kalese karbaash waad garan xanuunkisa cabsibaad lanta yar usamaysatay waanan ku ognahay

  50. Godan ha qaldamin ina ader waa kusidee taarikhdana meel hakaga dhicin ma habar jeclaa taarikhle isaaqa taarikhdodu waxay ka bilaabantaa 1988 marki layara dhirbaaxay manat maqal iyagole markan wadanka so galnay iyo makay inkiriis a bustaha usideen aw habarjecle ahaa iska yara adkayso adaa libaax afka uga so galaye

  51. Colhaye waan ogay inuu baxsanayan ogaa ama ka soo bilaabi doono sea manadii kkk,laakiin waa dad inaga qalbi wanagsan,waxna isku quudha xasadkan ina baa,iiyayna ku yar yar bulsho kasta inta wanagsan aya lagaga dayda.

  52. HabarJecel huuno aniga reer hebel baa yahay maaha, caawa si fiican ayan u seexan maaha saylici waa cayday maaha, huuno kani Hiildan Saylici hadii la caayo wuu xanaaqa maaha, anaga reerkayaga hadaad ilaa 100 nin dishid waxba ma yiraahdo maaha, dee huuno dee ani isaaqa waan jecelyahay maaha…

  53. Salaan sare dhamaan,

    Beri baa waxaa jiri jiray reer la yiraahdo facaa tuug. Facaa tuug cid allah iyo cid uu ka adkaa ma jirin laga reebo dhexdooda. Marka aay is haystaan waxay la soo bixi jireen cidiyo iyo miciyo sida kuwa libaaxa ah wagar.

    Kadib facaa tuug markaay is cunayaan waxaa ka soo dul dhici jiray kuwo isku haysto in awoowgood hada kahor islaan libaaxada ilma ka dhalay oo islaantiina afarteedi ugu yeertay Habro ileen bahashu libaaxad bay ahayde.

    Ragan la oranjiray habar habar waxa aay ku dul guluf dhabi jireen reerkan Facaa tuug oo aay gaar ka hayn jireen. kolka Facaa tuug colaadooda samada isku shareerto oo aay cidiyaha isla galaan. Uunbaa waaxaa ka soo dul dhici jiray inan koo Habar la yiraahdo kolkaas ayuu runta ulo uga dhigi jiray oo gedigoodba la dhici jiray kkkkkkkkkkk.

    Una sheegi jiray bahal yar oo aan shagag lahayn ee aay inamada habar habareey samayssteen oo aay ku duula is lahayeen duulina wayday shaagagiina aay ka yalaan. Rug cadaa lagu magacaabi jiray. irif aan ku rifo kadibna aan isla rifno. Dhulalka aay gali jireen. Irif aan ku rifi kadibna aan isla rifno. Waxay ahayeen dunida meesha wax walbaahi ka kacaan. Maasha alaah ilaa inaa lilaahi kkkkkkkk.

  54. Qaar ka mid ah akhristayaasha HiilDan ayaa heestan u hibeeyay Harowo.com. Waxan filayaa inay intaasi ku filantahay.

  55. Harowo.com

    waa nin doqoniimo iyo Fulaynimo isu darsaday. gabdhaha sharaftana lehn a meel kaga dhacay. dadka meesha lagu caayay H/C akliya maahan Gadabuursi oo dhan ayaa ku jira.
    hadii aad taageertana waxba isaga ma dhaantid.
    Gudoon iyo Ismoog labada family waad garanayaa lkn
    igama suurtowdo in aan caayo. sharaftooda iyo karamadoodan meel kaga dhaco. siyaasada waa la isu jiid jiitaa lkn caydu gabdhahu waa xaraan doqoniimo ah.

    Nooli Kulante.

  56. Derbi,

    dad baan raamsanaynaa anaguna ceebtii tolkaa ayaan rabnaa in aan magaca gadabuursiba uga baxno.
    reer xareed ayaad ilaa maanta iska celin wayday. maalin kastana Somali oo dhan ayuu kula yaaban. Anigu hadii aan adiga ahaan lahaa halkan waxba kuma soo qoreen waan xishoon lahaa. Mana istaahishid in xitaa wax arina lagaala sheekaysto. maalin Somali weyn ayaad caayi, Somaliland ayaad caayi, Djibouti ayaad caayi meel laguugu soo hagaago ma lihid. maalin Awdal State ayaad caayi, maalin Suladaan ayaad caayi, you are very cunfused person. you need a help
    and this forum should ignore your commments.

  57. @Fariid……Aniga horta mid iga hay. Hadaad maqasho qof si qayra caadi ah u caytamaya ama u hanjabaya……cabsi weyn baa haysa.

    Darbi aniga laftaydu waxan kula talin lahaa inuu iska daayo waxyaabaha uu qorayo, waayo waan ogahay, in marka uu wax fahmo ama uu north america yimaado ee uu arko dadka uu difaacayey waxa ay yihiin inuu marooradilaaci doono.

    Darbiyow, aniga waxa lacag laygu siiyaa farabadan,inaan talooyin cilmiyaysan aan bixiyo. Adiga bilaash baan kugu siinayaa talo, oo walaahi waa iga daacad:

    Iska Daa qoraalada Naxliga faraha badani ku jiro. Waxan kuu siinayaa taladaa, waayo waxad leedahay ” potential” fiican inaad waxnoqoto, waxanan kaaga baqayaa inay regrets badan kasoo gaadhaan mutaqbalka waxyaabaha aad qorayso. Talo tolnimo.

  58. Fariid familkaygu waa dad top ah cayna maba laha kkk,ka hooyana ka sii caansan mar kalaanse kuu sheegi doonaa nin fiican bad tahay lakin xooga xanuun J/Y aya kugu dhacay aniguse reerka ma ihi oo de aabaha lagu abtirsada hadaanse runta kuu sheego Samaron qof caafimaad qaba ma le beryahan laysma dhaamo Hiildan iyo Harawo midna qayr ma sheego.

  59. Jecliyaa heestaa…..

    awdal dhalaaliyaay
    dhidig iyo labood
    dhal magaalo iyo
    dhar magaalaba
    waa lagu dhan yahay,

    wax ma dhawrato iyo
    sharal dheeli tiran
    dhan ma wada socdaan,

    dhaqan baal lahayn
    haween dhawrayee
    dhaleecadu waa badheedh

    cidaad wax u dhiibtay
    dhaliishu ku fiican tahay

    idinka dhag xumo
    dhiisha u cushe
    huurada dhanaansada….

  60. Timacde……….kkkkkkkk Maanta ayaad iga qoslisay waligay intaan halkan ku kaftanay sxb anigu talo kaagama baahni cida lacag kugu siinaysaa miyay waalatay adiga oo Samaroon ku haybs sooco miyuu USA wax kuu diran waa maya jawaabtu adeer reer tolkaa la tali anuu nin qabiiliya oo ka dhashay Reer Nuur ayaan ahay ma ihi sidaada 4 persons oo cuqdad darteed Isaaq hoosta ka galay,Anuu cidna ma caayo waan ku ogahay inaad ka mid tahay kuwii Muqdisho Reer Nuurka shaxaadi jiray ee baabuurtooda ku laabi jiray meesha aad joogtana waa lagu ogyahay waxaad ka tahay ee sxb iska raali noqo hadaad Somaliland timaadana baabuur Reer Nuur ayuun baad ku laabi ee waxba aniga ha ii faanin..

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: