Dadka qaar baa aaminsan in Gedabuursiga iyo Canfartu ay walaalo yihiin se Gedabuursiga bari danbe la soomaaliyeeyeey sida loo carabeeyay qowmiyadaha ku nool Waqooyiga Afrika ee Masar ilaa Morocco oo kale..
Dhowr asxaabaan halkan ku leeyahay.. oo af soomaaliga dhameeyay.. Canfartu waa dad xariira.. oo qaraabo jecel..oo aad u degan oo bashaashiin ah.. oo soo dhawayn diiran.. waxaan ka helaa siday sheekada iskaga guraan waayeelkoodu kkk
dulmi badan bay ka tirsadaan Ciisaha Djibouti..
waxaan ka bartay: Ayka, maxay fadhaa kk waxaan la dhagaystaa miisiga kooxda Diinkaara..
iyagoo xanaaqsan wali maan arag..
waxaan ku balansanahay inaan mar u raaco dhulkooda insha Allah..
waanay hablo qurux badanyiin
sidaan Canfar jacayl nigama aheee ma ciise ka cadhaysiisbaa?
ciise in u canfar dulmi ku hayoo ana halkan marar badan ka sheegay waanan ku celin mar kale in u ciise Djibouti iyo Ethiopiaba canfar meelo badan ka gar daran yahay ee bal reer hargeysa ha qirtaan in ay Dhulbahannte iyo Gadabuursi baadil iyo dulmi kula dul kufeen,sido kale car gedabuursi ha rumeysto in ay ciise si indha la,aan ah ku magaayaan dhulka ciisana maalin dhoow ay ka guuri doonaan intaay goori goor tahay.
Alla jecliyaa markan kali taabad bilaabo sidaa loo soo wada hoobto imaykay reer boorama oo wadnuhu wada boglayn ii jiidhi doonaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Durigye, kkkkkk. sxb ka bogso reer Boorama cid an iyaga ahayn ma jiidh-jiidhaane. Aniguse waxan ahay reer Boon, reer Boon waa reer Jabuuti. Imika iyo wixii ka danbeeya Ciise ayaan wax la qaybsanaynaa.
Kolkii horabaa adaan ku maara waayay halkeen kala tagaynaa elleen aanu ciise yara kala firdhay uunba kuu haysteee kkkkkkkkk dhulkana soo camir hadaad doonto madax iyo mijaba aduu maamul laakiin kaa yeeli maayo markay reer Dilaad iyo awbarre ii daba heenfaadhaan oo aad soo hor boodo.
Wixii hore oo dhan waa quba,.Gadabuursi kuwa Isaaqa ay isla dagaan waa inay Isaaq is fahmaan, kuwa Ciise isla dega waa inay Ciise is fahmaan, kuwa iyaga uuni isla dega, waa inay iyagu is fahmaan. Nin waliba xuduudkiisa iyo xilahiisu ha deeqo.
Anyway, waxan dhawaan smayn doonaa shabkad ku hadasha codka wadaniyiinta jabuuti oo muxuuafid ah, kana shaqaysa midnimada iyo wadajirka reer jabuuti. Shabkadaas kasoo qayb gal Insha Allah.
Mar hadaydaan Itaal lahayn,dee dadka kala raaca.
Dantiina ayaa ku jirta in aad noqotaan qayb Ciisaha u dhaqaysa iyo qayb isaaqa u shaqaysa oo amarkayaga qaadata.
4 tan AwdalState sheegtana shaqao ka qabta way idin waalayaane
sxb aduunka meel aan dulmi ka jirin maba jirto. Meel bilaa dulmiya hadaad rabtana waa aakhiro iyo Janada.
ee dulmigaa kala culus, idinku kaad ku haysaan Cafarta waa mid halisa oo sxbkay hooyadii markay ka sheekaynayso ilmaa ku soo istaagta..
waxaad ku tidhaahdeen ma gaydaan madaxnimo sidii aad xornimada u qaadateen oo waxa ugu danbeeyay Suldaan Cali Caarif Abubakar Baasha..
Jabhadoodii yarayd ey isku xorayn rabeena wad kala iibsateen.. Mamaasanku waa halis..
ee naga daaya cuqubo ha u soo jiidina Binu Axmadkee..
hadii kale anigu waxaan soo raacayaa Canfarta ha ii bixiyaan “Geesi Tol Waayay” kkk
libaax niman ogaynba lax ka rida nimanka Buuriga cangadhaysan hadaad fooda is dartaan fidhow way ka bixin wiil Issaqoow.
labataan Idoor ah iyo hal dangali ah way isku dhigmaan xaga dagaal si gastood u garaacdo waligaa ha ka sugin in ay dhabarka si jeedshan ragaasi laakiin waa dad jaar wanaagsan oo deeqsi ah marka laga reebo in yar oo cuqdad ah oo ay soomaalida gaar ahaan ciisaha ka qabaan.
hadaad la saaxiibtana waa dad qawl leh ee maaha sidaa oromada waxaa qudha ee dhaliil lagu sheegi karo waxaa xaga gogool dhaafka oo ay rag iyo dumarba ka siman yihiin.
Ninku durba wuu af bartee hana soo dal bartee daa, dee bahashii “dooma” ahayd waa la siin, markaasuu 2o nin is duldhigiye. gabadh canfar ah waa lagu soo dariye. Kuwa magaalku way ilbaxeen oo sidii hore maaha, siduu cali caref uugu dardaarmay isbadil weeyn bay reerku sameeyeen, laakiin waa kuma daare ha i daarin.
horta dulmiga aad sheegtid ee canfarta Djibouti lagu hayo anigu ma’ arko igamana aha in aan is-diidsiinaayo. Haddii ay jiraan Ciise Canfar Dulmi ku hayaa waa Ciisahan Ethiopia ee raga daba jabinaya tan markuu 300 boqol ahaa. Dee ragaana in dhegta loogu qabto weeyaan “Saylac aad Canfar ka soo eryateen ayaa la doonayaa in la inii soo dabomaree soo jeesta” kkkkkkkkkkkkkk
Canfartu waa dad runtii wanaagsan oo sxb leh lkn maalinta mid ka mid ahi ku shuufu oo hebel ma macee yidhaado agtooda haddeed wanaag kuuma yaalo. Caluul xumo aan caadi ahayna raggu wayleeyiin oo mar-mar baan is-idhaa ma’ Canfarbaa ku dhashay kkkkkkkk
Saadaashu waa guul wadan ragii lahaa wan in gacantooda so gashaa wayna so socda dulmi badan waa lagu hayaa canfar iyo gadabursiba mudo badan bay samrayeen hadase wuu si dhamanayaa wadan cadaalad waa in lagu so celiyaa taasaa nin walba u dana
saxiib bilcanaha samaroon waa qadhaab ciise ee suqaa cidhiidhi ha nagu galin looma baahana dhuun daraarac godadle ah oo bariga sanaag sadex kalo dumar ah ku soo aastay.
waakan Issaq-boy oo boqol sana ka dib boy uun ah ee dawaasho wacaan
Sxb aamiin
Ciisaha iyo Daanaakilada (Canfar) aad buu dhaqan koodu isugu dhow yahay dhan walba.. inta badana waaba isku mid
Lafihii ugu horeeyay –inta la ogyahay- ee qof bani aadam ah leeyahay waxa laga helay dhulka Canfarta ee Ethiopia..
qofkaas oo ahaa qof haween ah oo lagu qiyaasay inay jirtay 3 milyan iyo badh sanadood ka hor loona bixiyay magaca (Lucy) – haday doonto waa (Xaawa)..
Canfartu waa qowmiyad aad iyo aad u da’ wayn oo gaamurtay..
http://en.wikipedia.org/wiki/Lucy_(Australopithecus)
Dhinaca koonfurta waxay degaan u lahaayeen Saylac ilaa Lughaya. ee Soomaalida ayaa riixay walina riixaya oo xuduudoodu waxay joogtaa hadda Tadjora. oo badaa yara badbaadisay..
Waqooyigana waxa ka soo riixay qabaa’ilka Ceretarida.. dhanka galbeedka Amxaaradaa kaga soo durugta..
waa la cidhiidhyaaa ilaa hadda masaakiinta..
Dadka qaar baa aaminsan in Gedabuursiga iyo Canfartu ay walaalo yihiin se Gedabuursiga bari danbe la soomaaliyeeyeey sida loo carabeeyay qowmiyadaha ku nool Waqooyiga Afrika ee Masar ilaa Morocco oo kale..
Dhaqanka iyo hidaha Jabuuti waa mid dhinac u janjeedha, maaha mid dheeli tiran, waxay soo badhigaan mar walba dhaqanka ciisaha iyo canfarta, dadku waa wada ciiso nin caara ma dheera miyay ka wadaan toloow…
Al muhiim Jabuuti waxaan ku jeclahay nabada, aloow noogu wad… aamiin
Isaq boyaw markad noqotaan bini axmed anaguna waxan nahay gadabursi cali iyo canfar cali waa isbahaysiga bada cas
Canfartu waa dad wanaagsan, salaantooda ayaan jeclahay, ilaa riyaha ilaa dariska ayay is waraystaan…
weeysaaaay wageri, subag sagari
Vivaa Canfar Cali
Haboon
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ilaa riyaha.
Waan jecelahay anba dadkaas
Wiil Isaaq, walee waa dad wanaagsan, laakin hadaad maalin is yara didaan waa dad calool adag hore dadka uma cafiyaan…
kataweey laxtibadhah…miyaan wali lagu odhan
canfar somali ku haysaaya…
Haboon
Dhowr asxaabaan halkan ku leeyahay.. oo af soomaaliga dhameeyay.. Canfartu waa dad xariira.. oo qaraabo jecel..oo aad u degan oo bashaashiin ah.. oo soo dhawayn diiran.. waxaan ka helaa siday sheekada iskaga guraan waayeelkoodu kkk
dulmi badan bay ka tirsadaan Ciisaha Djibouti..
waxaan ka bartay: Ayka, maxay fadhaa kk waxaan la dhagaystaa miisiga kooxda Diinkaara..
iyagoo xanaaqsan wali maan arag..
waxaan ku balansanahay inaan mar u raaco dhulkooda insha Allah..
waanay hablo qurux badanyiin
Viva Canfar Cali
Cafar aad igu waasheen i Jabuuti,ana cawada baladkaygi aan soo xasuustay…Awees Khamiis iyo shareeradiisi.
Viva Waaberi iyo leel fiidkii rer Shabele.
Ma ogtahay aboowe,best song ever.My side.
Issaq-boy & Haboon,
sidaan Canfar jacayl nigama aheee ma ciise ka cadhaysiisbaa?
ciise in u canfar dulmi ku hayoo ana halkan marar badan ka sheegay waanan ku celin mar kale in u ciise Djibouti iyo Ethiopiaba canfar meelo badan ka gar daran yahay ee bal reer hargeysa ha qirtaan in ay Dhulbahannte iyo Gadabuursi baadil iyo dulmi kula dul kufeen,sido kale car gedabuursi ha rumeysto in ay ciise si indha la,aan ah ku magaayaan dhulka ciisana maalin dhoow ay ka guuri doonaan intaay goori goor tahay.
Alla jecliyaa markan kali taabad bilaabo sidaa loo soo wada hoobto imaykay reer boorama oo wadnuhu wada boglayn ii jiidhi doonaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Durigye, kkkkkk. sxb ka bogso reer Boorama cid an iyaga ahayn ma jiidh-jiidhaane. Aniguse waxan ahay reer Boon, reer Boon waa reer Jabuuti. Imika iyo wixii ka danbeeya Ciise ayaan wax la qaybsanaynaa.
Hiildan,
Kolkii horabaa adaan ku maara waayay halkeen kala tagaynaa elleen aanu ciise yara kala firdhay uunba kuu haysteee kkkkkkkkk dhulkana soo camir hadaad doonto madax iyo mijaba aduu maamul laakiin kaa yeeli maayo markay reer Dilaad iyo awbarre ii daba heenfaadhaan oo aad soo hor boodo.
Wixii hore oo dhan waa quba,.Gadabuursi kuwa Isaaqa ay isla dagaan waa inay Isaaq is fahmaan, kuwa Ciise isla dega waa inay Ciise is fahmaan, kuwa iyaga uuni isla dega, waa inay iyagu is fahmaan. Nin waliba xuduudkiisa iyo xilahiisu ha deeqo.
Anyway, waxan dhawaan smayn doonaa shabkad ku hadasha codka wadaniyiinta jabuuti oo muxuuafid ah, kana shaqaysa midnimada iyo wadajirka reer jabuuti. Shabkadaas kasoo qayb gal Insha Allah.
Mar hadaydaan Itaal lahayn,dee dadka kala raaca.
Dantiina ayaa ku jirta in aad noqotaan qayb Ciisaha u dhaqaysa iyo qayb isaaqa u shaqaysa oo amarkayaga qaadata.
4 tan AwdalState sheegtana shaqao ka qabta way idin waalayaane
Ayka Ali Durgiye,
Casaakoo, Nagaasee, Maaxiisee
sxb aduunka meel aan dulmi ka jirin maba jirto. Meel bilaa dulmiya hadaad rabtana waa aakhiro iyo Janada.
ee dulmigaa kala culus, idinku kaad ku haysaan Cafarta waa mid halisa oo sxbkay hooyadii markay ka sheekaynayso ilmaa ku soo istaagta..
waxaad ku tidhaahdeen ma gaydaan madaxnimo sidii aad xornimada u qaadateen oo waxa ugu danbeeyay Suldaan Cali Caarif Abubakar Baasha..
Jabhadoodii yarayd ey isku xorayn rabeena wad kala iibsateen.. Mamaasanku waa halis..
ee naga daaya cuqubo ha u soo jiidina Binu Axmadkee..
hadii kale anigu waxaan soo raacayaa Canfarta ha ii bixiyaan “Geesi Tol Waayay” kkk
Aw duulaan awdalstate 4maahee waad arki dhawaan hadaad dulmiga aad wado dayn waydo sii doon doon halgaad u qixi lahayd cidkaa jilicsan ma jirtee
Samaroonku waxay marayaan halkaanu maraynay bilowgii sagaashanaadkii.. waxa u cusub Habar.. Habarta.
ilaa ay is bartaan habar walba inta uu itaalkeedu leegyahayna isma daynayaan..
Mr duulaan makaahil waxaa ka box tolkaa usheeg dulmiga aad ka wadaan gobolada woqooyi somaliya cabsi baad iskugu ooday landtan adiguna waxad donaysaa inaad dadkale ku dulnoolaato hadaad sidaad ku socoto wax ka bali waydo wixi ka so gaadha adaa isyelay
Ciise waa xuux.Waar yaanay idin cunine iska eega
Issaq-boy,
keee yaloow Issaq cundhaalaytoow canfarta sinataa Hargeysawi maa dhikee yuuuma ducuurisaa kkkkkkkkkkkkkkkk.
libaax niman ogaynba lax ka rida nimanka Buuriga cangadhaysan hadaad fooda is dartaan fidhow way ka bixin wiil Issaqoow.
labataan Idoor ah iyo hal dangali ah way isku dhigmaan xaga dagaal si gastood u garaacdo waligaa ha ka sugin in ay dhabarka si jeedshan ragaasi laakiin waa dad jaar wanaagsan oo deeqsi ah marka laga reebo in yar oo cuqdad ah oo ay soomaalida gaar ahaan ciisaha ka qabaan.
hadaad la saaxiibtana waa dad qawl leh ee maaha sidaa oromada waxaa qudha ee dhaliil lagu sheegi karo waxaa xaga gogool dhaafka oo ay rag iyo dumarba ka siman yihiin.
Ina durkiyoow,
Ninku durba wuu af bartee hana soo dal bartee daa, dee bahashii “dooma” ahayd waa la siin, markaasuu 2o nin is duldhigiye. gabadh canfar ah waa lagu soo dariye. Kuwa magaalku way ilbaxeen oo sidii hore maaha, siduu cali caref uugu dardaarmay isbadil weeyn bay reerku sameeyeen, laakiin waa kuma daare ha i daarin.
Vivaa Canfar Cali ….
Cali I ka xusxulus fadhaa?
Maxti badhow. xis !
Gabadhii u horeysay ee heesaha canfarta qaada Fatouma Maansuur
Ali Durkiyoow,
horta dulmiga aad sheegtid ee canfarta Djibouti lagu hayo anigu ma’ arko igamana aha in aan is-diidsiinaayo. Haddii ay jiraan Ciise Canfar Dulmi ku hayaa waa Ciisahan Ethiopia ee raga daba jabinaya tan markuu 300 boqol ahaa. Dee ragaana in dhegta loogu qabto weeyaan “Saylac aad Canfar ka soo eryateen ayaa la doonayaa in la inii soo dabomaree soo jeesta” kkkkkkkkkkkkkk
Canfartu waa dad runtii wanaagsan oo sxb leh lkn maalinta mid ka mid ahi ku shuufu oo hebel ma macee yidhaado agtooda haddeed wanaag kuuma yaalo. Caluul xumo aan caadi ahayna raggu wayleeyiin oo mar-mar baan is-idhaa ma’ Canfarbaa ku dhashay kkkkkkkk
Saadaashu waa guul wadan ragii lahaa wan in gacantooda so gashaa wayna so socda dulmi badan waa lagu hayaa canfar iyo gadabursiba mudo badan bay samrayeen hadase wuu si dhamanayaa wadan cadaalad waa in lagu so celiyaa taasaa nin walba u dana
Colhaye ,
Dee Canfari dhulkayba wax ka sii degenayde lkn adigu sow go’ ayga kuguma sii qarin markaan xadka marayay dee cadaalad daradaad tirsan calashaan ma go’ aan sixun kuugu qariyey oo naqaskaa ku yara qabtay kkkkkkkkkk OO taloow Isaaq -boy muxuu la cabanlaayahay mise waa Bin Axmed iyo dhaqnkii ileen Gadabuursi Isaaq Djibouti ugama uu soo horeyna
Haboon,
Aninaay huuno. Waa sidaad sheegtay Doomaa laga dhargayaa kkkkkkkkk
waan jecalahay kaftankaaga.
Oday Durgiye
Salaan qiimo badan.
Aar ragu haday waxaa yiqaanaan hadaa ku qarxi maayo.. waxaan islahaa xabad yar oo canfariyad ahoo nuuraysaa kaga soo qabo Tadjora ama Obokh ama wabigii Hawaash agtiisee. Haatan waxaan u baydhi xagaa iyo abtiyadaa Samaroon.. ilaa barigaan yaraa baan maqli jiray Samaroon baa ugu dumar wanagaasan Soomaalida oo hooyo fiican bay ubadkaaga u noqonayaan.. Ragooduun baa yara yuusbadan oon la fahmin mooyaane dumarkoodu waa daadax.. waliba waxay iga haystaa xabad yaroo Maxad-Case ah ama Reer-Nuur ama Muuse-Fiin.. waa saddexda reer een ugu hor bartay Samaroonka inta kale halkan Hiildan uun baan ka maqlay lool runtiiiii.
Sahal
wad garatay kkkkk
@Issaq-boy,
saxiib bilcanaha samaroon waa qadhaab ciise ee suqaa cidhiidhi ha nagu galin looma baahana dhuun daraarac godadle ah oo bariga sanaag sadex kalo dumar ah ku soo aastay.
waakan Issaq-boy oo boqol sana ka dib boy uun ah ee dawaasho wacaan
Abgaalka Muqdishaa gebdhaha dhihi jiray bilcanta waxba isku galay Abgaal iyo Ciise anigase ma ogi cid kale o soomali kama maqlin kalmada bilcan.
Ina Durgiye
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walaahi waan qoslay..
maya idinku ku bilcmaha Samaroon inta inta dhankiina xigta anaguna inta xagayaga soo xigta.. hadii kale doorkaa xabad Manmaasan ah baan ka dhex bilaabi aan uga dhawaado Presidential Palace-ka lol
ku eekaada*