Isku soo wada duuboo tibaaxaha ilaa hadda la hayaa waxay xaqiijiyeen in xadigii dharka deeqda ah ee loogu talo galay Boorama ka badan yahay dharka deeqda ah ee lagu arkay ama hadda yaala suuqayada Boorama,
Hargysa,(Qaran news)-Warar xogogaala oo aanu ka helay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku sugan Boorama ayaa noo xaqiijiyey in deeq dhar huudhadh ama mustacmal ah oo lagu caawiyey dadka danyarta ama agoomaha ah ee ku sugan gudaha Boorama iyo maxaabiista ku xidhan xabsiyada Boorama ay musuqmaasuqeen masuuliyiin isbahaysatey oo ka tirsan qasriga madaxtooyada iyo maamulka Boorama.
Dharkan deeqda ah oo isagu jira dharka dadka waaweyn Rag iyo Dumarba iyo dhar caruureed ayaa loogu talo galay dadka saboolka,agoomaha iyo maxaabiista ku xidhan xabsiyada Boorama.Dharkan oo sida la xaqiijiyey ah deeq ama musaacido lagu deeqay Somaliland ayaa soo maray dhawr gacmood balse aakhirkii galay gacanta hayada samafalka madaxtooyada oo uu si toos u maamulo madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici oo la sheegay inuu sadex baabuur oo dharkaa huudhadhka ah u raray Awdal balse si qarsoodi ah loo musuqmaasuqey oo laga war helay dharkiiyoo tuulan oo lagu kala iibsanaayo suuqyada dharka Boorama.
Dharka n deeqda aha ayaa wararka laysla dhexmarayaa Boorama gudaheeda tibaxayaan in musumaasuqiisa ay isu bahaysteen masuuliyiin ka tirsan qasriga madaxtooyada iyo saraakiil ka tirsan madaxda goblolka Awdal iyo ganacsato ka shaqeysata iibka dharka nooca mustacmalka ama huudhadhka loo yaqaano.
Dhinaca kale dharkan oo maalmahanba lagu iibinaayey suuqayada lagu iibiyo dharka mustacmalka ee Boorama ayaa la bilaabey in la qariyo qaarkiina loo diro Itoobiya markii xabsiga loo taxaabey qaar ka mid ah ganacsatadii iibinaysay ama ka ganacsaneysay kuwaas oo ku andacooday inay dharkan ganacsi ahaan ay uga iibsadeen dad ay ka maageen inay toos u carababaan balse qaarkood farta ku tilmaameen masuuliyiiin sare oo ka tirsan xukumada Siilaanyo oo haddaan laga deynin qodqodka ay ku hanjebeen inay sheegsheegi doonaan.
Sidoo kale waxa qaar ka mid ah xarumaha ama saldhigyada Booliiska Boorama lagu hayaa dhar deeq ah oo xadigiisu ka badan yahay intii Boorama loo qoondeeyay balse loo malaynaayo in si toos ah looga soo musuqmaasuqey dekeda Berbera ama laga soo iibsadey gacanta masuuliyiin ka tirsan madaxtooyada. Isku soo wada duuboo tibaaxaha ilaa hadda la hayaa waxay xaqiijiyeen in xadigii dharka deeqda ah ee loogu talo galay Boorama ka badan yahay dharka deeqda ah ee lagu arkay ama hadda yaala suuqayada Boorama,waxaa kaloo aan shaki ku jirin in dharkaas lagu musuqmaasuqey meelo ka baxsan Boorama balse Boorama ganacsi ahaan loo keenay!.
Qarannews Hargeysa
Categories: Warka (News)

Gobolka Awdal Iyo Geesiga Axmad-Guray: Haybad Waxad Ku Leedahay Dalkaaga Hooyo
Gabilay Oo Fardo Kusoo Galbisay Geesi Samatar
Professor Samatar Oo Dhunkuday Ciidiisa Hooyo: Haybad Waxad Ku Leedahay Dhulkaaga Hooyo
Gobsanaa Haweenkayagu…!
Daawo Xaflad Baroor Diiq Ah Oo Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee London UK, U sameeyeen Dr Cumar Cusmaan Raabe(AUN).
Anba Waan Jeclaa Inaan Soo Dhakhsadee, Walaweyntiibaa Jidka Igu Xayiray: Welcome Dr Samatar To Your Fatherland Of Somaliland..!
Xitaa saamiqaybisga Huudhaydhka waa lanagu haystaa, iskaba dhaaf wax kalee.
Balse waxa intaas kasii daran anaga oo dhexdayadii oo kala dhammaan la’ oo xitaa isu ceebaynayna calal yaryar oo hun ah oo loo yaqaano huudhaydh(Who Died?). Reerbaa dhacay iyo reerbaa la dhacay ayaan ka dhammaan weynay.
Waar bal horey halloo durko
WAY TOLAY!!!WAXASI WAXA UGU WACAN MAANTA ”GADABURSI”WA QAADIYAAD LAHAAN.AWDALSTATE INAY TAAGERAAN MAXA UU DIDEEY ???”RICIYADAN”..HIILDANOOW!!WAXAN XASUUSTAA MALIIN ANIGO ”SOMALICHANNEL”DAWANAYA ;;REER BORAMA OO KA BANAANBAXAYA ”HIILIBKA SHIRKADA NAFAGOO”WAY TOLAAY!!WAXAN IS YIDHI OON IS WAYDIYEEY”REERKU MA MIIDGA” ILEYN SOMALIDUU WAXAY TIDHADA ”HILIB JECELAA MA MIIDGAAN BA” MARKAA ”LABA RAKET”HA LAGU TUUROO BORAMA..WAXASI WAX KA DARAAN BA KA SO SOCDA.
Hiildan, reerku wixii saayida Burco iyo Gabiley ha ku celiyaan ilayn intoodii bay la soo dhaafeene. Waxani waa wixii harowo.com lagu soo qoray ee yaa yakhsigii oo la reer magaaleeyey Bal hiildanoow is garab dhig faraqa u dhaxeeya Hadhwanaagnews.com iyo Harowo.com. Max xasuusan tahay heestii odhan jirtay. Kala durug sanaayeee, from Djibouti.
Ceeb looma dhinto!.
Kuwa dharka second hand ah soo xadayna waxyba ku jiraan qasriga madaxtooyokusheega!.
Waryaadahee oo ma wax kale oo la xado ayaanan ba oolin meesha!.
Toloow maxkamadee la soo saari donaa Masuuliyiinta sare ee Huudheerka xaday?
Ilahoow ceebteena astur. Dowlad dhan oo la leeyahay huudheer baay xadaysaa waa mucjiso inteeda la eg. Maxaase afaraha huudheerka geliye qasriga dowlada?.
Mise iyagaaba kolka hore baarta oo suudhyada ka saarta inta kalena iib geysta?.
Hani,
Cid wax xadday ma jirto. Beeni maxay qaban anagaa dhexdayda naf isu ogolayn, oo dacaayadahaas isu fidinay, anaga oo og in cid kalana naf noo ogolayn.
Cidna u caban maayo, cidna eersan maayo, cidna u calaacali maayee, anaa is baday caloolyoowga.
kkkkk hiildan mlaha hadii tuuga oo gacanta kiishka kula jira la qabtana waxad ku doodi lacag ayu ku ridaayey kkkkkkk
ind sland oo dhan musuq masuuq aya ka jira keliya waxa lagu kala duwanyahay waxa la xadaayo iyo qiimaha u leeyahay.
Hiildan,
Hadii dacaayad sidan u foolxun ruux dhulkiisi iyo walalihii ka samaynayo waaba nacab aadan dhana uga baxi karin!.
Dacaayadaasi waa iska riqiis horay halo socdo waxasi way iska dhamaan doonaan
kkkkkk
walee waa yaab, dadna malaayin dollard ah ayey xadayaan dadna dharku silaanyo ka yaraadey ayey isku haystan.
intaaba waxa ka daran saxaafadii awdal oo aan ka hadleyn, kana doodeyn deeqaha lagu dhisaayo degaanada isssaq oo deeqdii ugu dambeysey tahay 100guri ee burco loo dhisaayo.
Hiildan dharkan intaad inaga dhaaftid bal ka faalo 100ka guri ee jabaan ugu deqdey burco. malaha awdal danyar kumaba noolo
qudhun news.com wax laga soo xigtay xigmad maleh waa website u furan faafinta dacaayada ka dhanka ah xukuumada iyo guud ahaanba wax kastoo somaliland sharaf dhac ku ah,
Comment baan ka odhan lahaa arrintan,laakiin Qaran and Harowo sorry time kuma bixinayo maxaa yeelay waa beenaalayaal.
Alla Doqonsanaa Gadauursigu. In maanta huudheydhka carbeed Hargisa iyo meel habaar qabta inta lagasoo daabulo maasiibo la soo raacshaa weyku sugeen Gadaburs Gunoowoo Gabalbaa udhee inta maanta Caruura waa wixii qaadirka badaa.Taasi waxey ku tuseysaa damuur xumada, doqoniimada ay ku jiraan dadka Awdal gaar ahaan Borama. Waxad moodaa waxkasta oo dhulkaas la keeno iney fadeexado lasoo raaciyo. Runtii ilaahey qiil iyo qalbi siiya dayarta iyo inta 40 jirka yar mooyee Gadabursi Galbey hadii sidan lagusii jiro. Marmarka qaar waxa isu soo dhaca inaa meeshaas basaas, Borama balaayo afuuf, qabiileyste meelsoke wax ka eege tolkii u xoogweyne dadkale indhaha ka dabooshey xitaa hadii wallaalkii lagu hor gawracaaye jabhadi gudaha ugasho oo lagu kala dareere.
Dadbaa ila yaabi doona anigu waxan miisaamey dhibaatada Borama oo dunta iyo taariikhda ay ku jiraan in dumidu dhaanto ee majecli iney dunto.Lagu kala dareero oo qorigu duudka na gooyo. Meesaanka ay ku jiraan dhulka iyo daaraha Borama hadii ay dumaan waa la dhisi noqona meyso magaaladii ugu horeysey ee Soomaaliyeed ee dunta. Hargisa marbuu xawayaanku galaayey maanta waad arkeysaa Burco la mid, Mugdishu waa ujeedaa hadan waa la dhisayaa. Meeshaasi hadii la burburiyo meel ay jaadka ku cunaan jiri maayo, meel duliga hargisa iyo borama xumaanta ka gudbiyaa jiri maayo dadkuna weydhisan doonaan.
abdillahi032
Aad baan kuu salaamayaa car bal soo hel meel Reer Nuur ay sidaa isku bahdilayaan kkkk Adeer Samaroonoow xishooda oo iska daaya doqoniimada qayrkiina wax la qaybsada oo lavagaha la cunaayo iyo meelaha qoqoyan ka ag dhawaada sida Reer Nuurka Hilib iyo Uuus iyo Calool ala ciil weynaa kuwani Huudhaydh iyo sariimad ayay ka dhamaan la;yihiin halka Reer Nuurkii u dhacay maaliyada iyo dekeda Berbera ay lacagta jawaano kusoo gurtaan ayay Samamroonkii xumaan ka dhamaan la’yihiin shuqul midgaan ah ey ah aar yaa guba waxan wuxuushta ah ee na bahdilay .
Dadkan way waasheen khaas ahaan Makaahiil,Haber Cafaan iyo Maxad Case,Mar ay huudhay isku laayaan iyo mar ay hilib u mudaraaadaan iyo sariimad lacag yar oo kasoo ururtay ay isku qabsadaan Muuse Fiin iyo Bahabar Celi sidii Mayor Shide Bileh iyo odaygii Bahabar Celi ee ku qabsaday Mayornimad Shide Bileh adeer sida Reer Nuurka u dhaca meelaha qoqoyan ama iska aamusa anagaa idiin soo faqiye nagadaaya ceebta iyo sariimadahan aad isku haysataan.
derbi
horta samaroonku intaas waa uun ay isku tufaane gacanqaadka mayaqaaniin miyaa kkkkk, waxaan ku arkay adigoo raaskaaga yar marwakba duulinya samaroon inta kalena ka dhigaya dad dhintay oo nothing ah hadana weli ma arag mid kula fadhi ku dirara oo hanjabaad hawada kuu mariya.
anaga hadii habari habar caydo hoobiyaal iyo madaafiic durba la diyaarsanayo ayaad arkaysaa iyo hanjabaado ay ka mid yihiin, tansi sii taagnaan mayso yagoo uga jeeda dalka kkkkkk, wixii ka dhicii jiraa ka dhici wax noocaasa ayaa warbaahinta la isu mariyaa.
xitaa waxaan arkay sulaadiin samaroona oo leh beel hebel ethioia ha u guuraan borama waxba kama ahee anigoo runmooday ayaan hadana ogaady in cida uu suldaanku u jeeday ay runtii degto borama, fadhi ku dirirka samaroonku waa mid ka duwan kuwa somalida kale waxaana ku yar gacan ka hadalka iyo xanaaqa kkkkkkkkkk.
http://www.scribd.com/newwaver203239/d/15957443-The-Gadabursi-Somali-Script
The gadabursi script or far gadabursi 1930meeyadi laga isticmali jiray meelo Awdal ka mid,waxa wax ka qoray I.M.LEWIS.
Durkiye adna caawa far Ciisood ayaan kaaga fadhiya,ninka hindisay fartan waa Ugaaska adeerkii waxaanu ku xafiday suugaan badan uu lahaa Ugaas Nuur iyo taariikhaba,qasiidooyin nabi amaana.Gadabursi waabay xasuusteen ninkaa oo iskuul Boorama ku yaala ayay ugu magac dareen.Aw Cabdi Qaadi nuur aya la odhan jiray,isaga iyo aabihii Qaadi Nuur labaduba waxay ahaayeen sheekhul balado waana ragii Makaahiil ee dhidibada u aasay magaaladan Boorama qaadan mayno taariikhaha la samaystay ee lagu mijo xaabinayo laguna aasayo doorkii waynaa ee halgamayaashii Reer Ugaas Rooble ku lahayen asaaskii magaalada waliba Ugaas Cilmi Warfa oo ahaa ninkii marka hogaanka samaron hayay.
Talaabo kastaan idinla dagnay,idinkuna talinay dhulka samaroon qarniyo taariikhana kaga tagnay aayarna aad na daba socon jirteen intii u dhaxaysay 1600 ilaa 1940 yadii aad jaajuusteen Ugaas Doodi una gacan galiseen ingiriiska.
http://www.ceegaag.net/Qoraalada/2008/July%202008/deegaanka_hay.maxaad_ka_taqaanaa_htm
maxaad ka taqaanaa deegaanka haylaan iyo qabriga cabdiraxman al jabarti.
Our country is rich in ancient culture,this is yet another proof of the countless proofs that the land of Punt was indeed in Somalia.
Kuluc waa ku sidee, geel jira yaal iyo dad ilbaxaad isku matalaysaaye. Ma ogtahay in dad cawaanta ahi gacanta ka hadlaan iskuna dilaan Ri baa hindhistay waana xaalka reer hawdka aad hada reer Awdal garab dhigayso.
Bal qisadan ila arka, waa oday Gabiley mal caamad ku dhigta 97 jirna ah. Waxa soo diyaariyey Abdi Risaaq Hereri. sidoo kale waa oday sheekh muxumed yare adeer u ahaa aabayaashii magaalada gabiley.
Sorry, waa kan link odayga somali ugu dadaal ka badan. http://boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=4490&catid=66&Itemid=117
Kuluc,
Waa iga qoslisay kawaran waxad tiri oo dhan Hawiyahana waa tabtaa. Goofka ka guur hadii la yiraa u noqo tuuladaadi intay magaladoo dhan dhulka dhigaan ayeey weliba sii joogayaan kkkk. Oo hadana dhisid ugu dhaqaaqayaan iyo difaac. Sow mucjiso inteeda la eg maaha?.
hanimuufo
anagee dee huuno dee iska fur niqaabka, kkkkkkkkkkk anigu weli kumaan siiin shahaadada iyo aqoonsiga wanlaweyn nimo markaad evidence keento markhaatina hiildan kuu furo ayaan hawiye ahaan kuula kaftamayaa inta ka horaysa gabadh native ahbaan kuu haystaa oo asal awdali ah kkkkk laakiin xoogaa janbal loo tuuray gaada ka ciyaarka niikis satetna aad ula yara durkay oo isku ilwday.
Kuluc
Dhawaan ayaad arki doontaa sida Samaroon isku galo tu aan waligeed ka dhicin Samaroonka dhexdii ayaa ka dhici doona qabiilka ugu tunweyn ayaa u hadhi doona talada gobolka Awdal iyo nawaaxigiisa Samaroon waxuu huursanado oo ay hoostaasi cuqdada iyo ciilka la gudhsanaadaan waxaa gaadhay waqtigii ay qarxayeen oo la is faro saaraayay ha gaadho doorashada golaha deegaanka adigaa in dhahaaga ku arki is reeb reebka Samaroon.
Wali Samaroon is ma dilin sida Somalida kale Hawiye waa islaayay waana kala hadhay sidoo kale Isaaq iyo Majeerteen dhexdooda way is gumaadeen wayna kala hadheen inkasta oo Isaaq dagaalkiisii habar habarta ay Samaroon u hiiliyeen habar Awal oo gadhxajis ay Somaliland oo dhan isugu tagtay,Maanta Habar Awal waa mudanaha koowaad ka labaad waa Habar Jeclo Garxajis waxay soo galayaan sadexaad sidaasi oo kale ayay u kala hadh hadheen Somali dhamaan lkn Samaroon iyo qabiilka Sheekh khaal ayaan wali dhexdooda is laynin Sheekhaal bilahii ina dhaafay ayay isku laayeen meesha la yidhaa Raaso oo ka mid ah dawlad deegaanka Somalida markaa way kala hadheen Sheekhaali maanta waa doorkii Samaroonka waana in aan kala hadhnaa oo qabiilka ugu tunweyni qaxiyaa dhamaan reeraha kale ee laxam-suqaarka ah ana waan taageersanahay in ay sidaasi u dhacdo waayo waan bogsan doonaa oo waan walaaloobi doonaa markaan gacanta is yara galino waxaa ka dambayn doona talooyin badan oo laysugu yimaado marka ay badh badan naga dhintaan ayaan tashan doonaa oo odayaasha iyo siyaasiyiintu ay isu iman doonaan si kale oo ay aanta isugu imanayaan ayaan jirin oo ay Samaroon talo yeeshaan.
hani haladaayo waagabadh samaroona marhaday hudhaaka kahadashay oo aytiri madxtooyad ayaalag soomaleegay haladaayo
Marunba way ii gali laaday waan jecla inaan daawado barnaamijka ninkaas dadaalka badan,qofbaa iiga sheekeyo lahaa waxaa dhalay Rer Ugaz ma sidasa?
godan
haa dee ku qor hareri iyo gabilay wuu kuu soo bixi doonaaye
darbi samaroon
sxb ma waxad rabtaa meesha in aad qabsataan loolz walee samaroon baan dagal lagu karin reer nuur baa hogaan dagalka haye ee yaan la is dhaqaajin reer ugaas uun ha laynina
marunbaa kuluc tallman ceebla godan durkiye isaaq boy hiildan waan idin wada salaamay dalkii baanan joogaa maansha alla 3 cisho ka bacdina borama baan tagi doonaa oo xaalkeeeda anaa war fiican ka keeni doonaa lkn borama ka hor dila baan ku yara dhixi doonaa
Galbeedi run hadaad sheegaysid ii soo sawir qudbigii Ugaas Cali iina soo gali halkan hadii kale ku rumaysan maayo,de mocooyana ii so dhunko.
ok inaanbti lkn saw maaha kii wadada dheer ku yaalay
Haa huuno aan aragne mar horaa igu danbaysay .