kkkkkkkkk Hiildan waa halkaa Ina Durgiyee maxaad miskiinkan bariga hore hoyday naga hor wadaa??
Mise wad u xiistay aabo siyaad oo waagaad yarayd baad ahayd ubixii kacaanka? Kkk
waanigii ku idhi “Aabo Siyaad” kkkk waxa laga eryay xukunka.. Boorama oo bilaa laydh ah oo faynuus la shito..oo bilaa wado ah oo markaad gaadhi ku dhex marto aad soo qubayso waxaad saaka ku quraacatay. Hudheelka ugu waynina uu yahay Harawo oo Arbeeko ah. Boorama oo bilaa jaamacad ah…boorama oo 21kii sano ee kacaanka aanay waxba u soo kurdhin wax ka sii dhaca mooyaane. oo bilaa shaqo ah oo ay dadkeedii u shaqo doontaan wadamada jaarka sida Jabuuti una tahriibaan wadamada khaliijka si ay maciishad u helaan.
Eesh calaa aabo. aabihii kacaanka iyo horumarka kkkkkkkk
Ina Bare iskadaa wax kalee islaanimadiisa shaki wayn baa ku jiray hadaanu toobad keenin intaanu dhiman..
waa ninkii dafiray aayadaha quraanka ee Media-ha ka yidhi “waqtigoodii baa dhacay oo wax ka badal bay u baahan yihiin”..
waa ninkii qaatay Hantiwadaaga Cilmiga ku Dhisan “Scientific Socialism” ee ay ka yaabeen diktaytaradii carabta waagaas.. ee ay yidhaahdeen waar maad haatan qaadatid Hantiwadaaga caadiga ah “normal Socialism” ama “Corporate Socialism”… ileen dad muslimaad u talisaaye..
hantiwadaagaa cilmiga ku dhisan oo dafiraya dhamaanba wax diin la yidhaa oo u haysta in diintu tahay wax dadka lagu seexiyo oo lagu suuxiyo ama drugs… “Religion is the opium of the people”
“Aabo Siyaad” mid waloo Isaaqa ciil u qaba oo lafta ka necebaa is yidhaa kaga xanaaji “nin fiican buu ahaa”.. laakiin qof waloo maskax leh oo soomaali ahi wuu ogyahay in waxan ay soomaalidu maanta daaqayaan uu yahay (Midhihii Kacaanka Barakaysan) kkkk
colhaye sxb IGADAA somaliyadan iyo inasamatarkan aad tuurta ku sidato wayehee anigu marka aad somaliya tuurta ku soo qadato waxan kuu arkayaa cadowgayga kobaad walawayntuna deee raasaasuun bay kuu soodhiibi iyo waxooga ciidan ah wayo adiga yaadoontay waain aad wadada u xaadha halkana wadc ugu tagaysaa beel aadaristihin markaa waxii dhaca adaa ka masuula waayo balan iyo axdi baanwadagalnay tiina maanta waad kabaxday somali wayn kaneeco ayaad dabada ku hay sataa markaa wanu ka sii diyaar garoobaynaa jabhad iyo magacusuba waala samayna yaa si loo bad badiy qaran ka somali land taas oo magacan hore uu ahaaa mid ka dhaxeeya somali oodhan hada waxala samaynayaa mid somali land ugara kana shaqeeya dana hashacabka waa hadii aykafur sanawaday jabhadani waa mid kamadax banaan somali land oo du sha ka ilalisa shacbka iyo qaran kasomali waxana gali dooonta maliyad badan baaaaaaaaaaayyyyyyyyyyyyyyyy qaran ka haladifacaomaanta iyo gobonimo
Maslax S. Barre wuxuu ku xaash xaashi jiray xininyihii aabihii. Maanta Maslax cidina xayn adhi ah xay dhe odhan mayso, iska daa xukun iyo xil loo dhiibto e.
U ekaa aabihii,Ayaanle ayaan arki jirayo isagu uma ekayn macallinka,maxaan dagmada Hodan oryanteshankeedi ugu heesnay,barnaamijkii heesaha hirgalay ayan ad u jecla,hanuuninta dadwaynaha dadka wa la kala diri jiray,caawa xeebti scunndo lido soo xasuustay waxanse ka doorbiday maanta xeebta batalaale ee Berbera
siyaad bare janaduu ku jiraa ninka somalidan walatay isku hayey ilahayba cadaabi maayo,,we need another one like him yaa rabi,siyaad wuxu ahaa hadii runta la isku shego nin wadani ah wuxu ka shaqayn jiray kaliya siduu wadanka u dhisi lahaa iyo siduu ciidanka qaranka u dhisi lahaa aqal isaga leeyahay ooo uu dhistay lama sheegin dadkii isaga ka hooseyey baa wax khasay lakiin isaga danbi kuma laha,, good bye and god bless awdalstate of somalia
Gudoon……seriously in love with hiilqaran. Aniga iyo adiga ma kala fogin especially marka aan arko inaad kelidaa kusoo hadhay awdal state, but you still continue to labor on. I have new respect for you sister.
Horta waan yaraa wakhtigii Dictator Siad Barre aka Afweyne,laakiin marka laga hadlayo burburkii Somalia,isagaa 1ka ahaa.Isaga hadii aanu inqilaab ku qabsan xukunka ma ay dhasheen SNM iyo USC oo jilbaha dhulka u dhigey.Dagaalo kamey bilaabmeen North Somalia as known as Somaliland,dagaaladaasna kuma ay fideen Caasimadda Somalia ee Mogadishu.Abgaal ma shirbeen oo kuma shirbeen” Isaaq ku duul dooni maa,Wadankaaga difaac diidi maa” USC Daarood kumay xasuuqeen Somalia,hadii aanu Regimekaas jirin silic iyo darxumana Nigeria ugumuu dhinteen.Waxa aad moodaa in Gadaguursiga qaarkood ayba iska dhaadhiciyeen in Darood xukumo iyagana Slaves u noqdaan,war Isaaqba Lasanod iyo Sool oo dhan buu xasuuqaa then ka yidhaa Gogol nabadeed qaata ee Reerkan aan ka dhashey maxaa wada victim ay isaga dhigaan! Reer abtigay Ciise ayey Djibouti uga cabanayaan,Somaliland Isaaq bay ka cabanayaan,maba xuma in ay cawdaan,laakiin qabiilo aaney daris aheyn bay doonayaan in ay maamulaan.Nasiib wanaag waa Islaamo aan bariiskii ka ciideeyey lo
Isaaq waxa lagu baryayaa caasimadda Somalia qaata,10 sano na xukuma then aan wax u qaybsano Somalia and Somaliland,Lacagtiina xitaa ha laga hirgaliyo all South and North,still no bay leeyihiiin,Djibouti kama cawdaan ,laakiin Samaroon oo dhan maahee Jibriil Yoonis wada naanaab ah uunbaa Siad Baroowda haya.Hadaad saas u jeceshihiin Afweyne maad difaacdaan markii Waqooyi iyo koonfurba laga baacsadey.Xitaa Ciisaa la dagaalamey Afweyne,cabashadan faraha badanna joojiya.Viva Somaliland and Abtiyaashey Ciise.
Salaan dabadeed waxa aan is xog waraysaney ;iman sheegan jirey Awdal State,hadana dib ugu soo noqday Somaliland,waliba sheegan lahaa in ay Reer Djibouti yihiin,nasiib darro mabey arag Djibouti waa iska dadkaa Harawo dega iyo Aw Barre.Waxa ay ii sheegeen in iyagoo waaweyn ay soo galeen qurbaha,then noloshii ku adkaatey.Og:Halkan Canada iyo USA,hadii aanad wax baran waxa aad slave u ahaanaysaa nin kale,taasi waxa ay keentay in ay ku fikiraan in dhul ay ka yihiin minority ayba ku sheegaan Awdal State.Midda 2aad waxa la dabaal degaa marka aad awood ku leedahay gudaha iyo dibadda Somaliland both,laakiin hall Ottawa ku yaal baan isku soo xidhayaa oo aan ka danceyaa maaha wax lagu faano ee waa ceeb aad u weyn.Calanka Somaliland baa ka taagan from Sool to Djibouti border markaa dadkiina wax la qaybsada,hadii aydaan Reer Awdal ahayna magaca noo dhiga,waaba intaas oo toobad keena sida Darbi Samaroon oo kale.Peace all.
@Colhaye,Nin ishuba ayaa faana Jibriil Yoonis waa tol waana victims markaa nin Victim ah see buu gacan ii gaadhsiyaa lol waxa ay yihiin uun baan sheegay Majoritygiina inta aan arkay you guys work as a labour,majorityga Maxad Case ee aan arkayna anaa ugu liita waligayna labour ma qaban,marka laga reebo intii aan joogay Diredawa ,Dikhil,Ali Sabieh and Djibouti City .Sababta aan uga hadlo J/Yoonis waa 1.Dad aan garanayn dantooda,jecelna in markasta la maamulo damiirna aan laheyn aan la noolaan kareyn reeraha dariska ay yihiin hadana aan iska celin kareyn.Maanta Harowo Reer Geedi baa kugu haystee ilaa Lafa Ciisee iska daa hebel hebel baa gacangaadhsiiyey iyo sheekooyinka dumarkee cuqdada iska saar oo sida Darbi Samaroon saaxiga keen ama Borama soo gal sidii naagaha internet ha ka soo caytamine.
dee hildan markaa midhadhkan abtigay taageersan bad rabtaa inaad kala erido miyaa looolz walee siyaasi si saylici taagero u helo meel walba gidaarka madaxa ugu dhufo markaad video soo galisaan fahmay u jeedada dhabta ah ee ka danbaysaa meeday haboon iyo timacade iyga karbaash ayaamahan haystee loolz
Reer SIyaad Bare wadanka hadii ay kusoo noqdaan kolay HaniMuufo ayaa bililiqo ula diyaar ah markaa ma doqmaa maxaa kusoo celinaaya Maslax-na waraysigan Buufiska ayuu iskaga baabiinayaa oo wuu iska ogyahay in aanu lugsoo dhigi karin Koonfur Somaliland hadalkeedaba daa oo Somaliland HAWIYE iyo Majeerteen ayaan soo hawaysan karin iska daa cid kale oo wadankan dambi ka gashaye.
@Islaantan Tallman ee single mother-ka maxay iga daba socotaa waa yaabe …..? Jibriir Yoonis bay ku waalatay adeer Jibriir Yoonis way ku raamsan doonaan hadaad kahadhi waydo Jyoonis waa madaxdii Qaranka Somaliland oo ayagaad ka baratay sida Isaaq loo shukaansado lagabarayba laga badibaad wadaa…? yaa iga qabsada oo meelkastay lasoo taagantahay Darbi Darbi Edo miyaad igu caashaqday maxaan kaa siiyaa magacayga….? Qurbaha maad ka weyday wax curiga kaa dila islaantaadan xumi ii dhig magacayga habar yahay hadii kale caanaan kaa lisi doonaa.
Somaliland hadaan taageero iyo hadaan mucaarido waa dhulkaygii maxaad iga daba socotaa….?Ma waxaad is moodaysaa in aan adiga oo dhulkaagii Ciise uga yimid in aan kuu dabo fadhiyo Somaliland adeer Djabouti iskaga noqo Somaliland wax aan basaasnimo ahayn kaama yaalo .
Adeer Isaaq waliba Jibriir Abokor xurguftii na dhextaalay waan iska dhamaynay wax dambe oo aad ka faaiidaysato meesha ma yaalo waan heshiinay khalaas yaa basaas no more war dambe way kuu dhamaatay intaad warka u guri jirtay Jibriir Abokor waan soo afjaray way heshiiyeen Reer Nuur bari iyo Reer Xareed fataalnimo dambe oo naga dhex fataashaa way dhamaatay dhulka u shaqo doono oo nagala tag kuusha aad dhagaha ku sidato anuu nin isku kalsoon baan ahayn JYoonisna madax bay ka ahaayeen Somaliland cayda ka daa waa tolkay oo Yoonis ah hadii ay habeen qudha gacan kuu qaadaana ilaa tokhoshi baad tagi doontaa Boramana ayagaad marti ugu tahay ee sidaa u ogow.
@Miss Darbi,in aad Khaniis tahay uun baad noo sheegtay,hadii kale saas adoo bidaar leh oo cimrina kuu hadhsaneyn umaad caytanteen.Waa aniga ninka kuugu hanjabey in inta aan suunka kuula baxo biyo qaboowna kuugu shubo aan si ka xun Dameeradda kuu karbaashi doono hadii aanad isaga hadhin Awdal State kuwa ka niikiya waanad ka baxdey saan hore kuugu maahmaahey”Dhilo inta aanad dhilo ku odhan bay Dhilo ku tidhaa”.Adna qaniisnimadaada Carabta uunbaad cadaysatey hadii kale Mr.Tallman afka lama aad gasheen,laakiin hadii sawikaas Cigaal Shiidaad u eg uu kaaga yahay waa lagu qabanayaa,laakiin sidii whoreska ha u calaacalin marka uu Mr.Tallman si dhaba kuu dhirbaaxo @Borama ilaahey ka sokoow anaa iska leh.
Darbi,
cidi idiin may kala sheekeyn idinka iyo reer xareede. laba reer oo reer miyigoodu badan yahay uun baad tihiin.dadka kale waxay fahmeeen in cidna cidkale qori wax kaga qaadi karin.hadii aad wax baratiin qoryaha iyo laabta aad iska garaacaysaan waad joojin lahaydeen.
reerkan makahil wadankan somaliland marti iyey ku yihiin
dee niin martiya miyo dowlad ka dhisi kara meel uu marti u yahay meshan maxad case iya ka atoora aha isagana somaliland -solaliya -jabouti ka diiga
darbi-samaron shalay unbu 4makahiil ku borinayey ethoibiya ha ku darsano
dee waxad ledahay ee ka ta;lisid ku darso adeer dhulkan ragi laha iya gacanta ku dhigay .reer xareedna heshihs kakama bahno oo wali meel ay ku shegen oo leyihiin ceelbardale waan ka tanasulnay ma jirto -dee darbisamaron durmanka ha tumin wali weeyi arin ma umusha iya ilow dhow iyey somalido dhahda
haduu maslax musharax 2 ama 3 ku soo baxo waxaan hubaa in qaar badan oo waxna qorin waxna akhrin inay safaf dhaadheer u gali lahaayeen si ay uugu codeyaan, ileen aabihii AUN ayaa abaal badan u galay markuu ilkihii sadaf u wada gashay, ruushkana waxbarasho dhawr sana u diray,
laakiin reerkii buudhiga ka horeysiiyay dameerka tolow sidey yeeli donaan…
salaan sare, dhamaantiin, Ninkan maslax ah uma socdo kursi,waxa uu ciqaamad ku leeyahay Oman oo uu walaalkii Xasan roberto Safiir ka yahay, waxa ay ku shaqaystaan magacii aabahood, wax badan waan ogahay aniga oo aan hal kaftan ah ama been ah ku darayn, waxan uu samaynayo waxa laga fan gareeyaa halkan, waxaana lagu sheekeeyaa in uu ku soo noqonayo, ruwaayadii jabuuti uu ka dhigay ayaa aad u taageertay oo loo qaatay in uu waxa uu sheegayo run u dhawdahay.shaqsiyadiisa intaan ka bartay halkan waxar kuma aamineen iskadaa dal dhan eh, tusaale waxaan ugu galay maalin isaga oo ku hurda kursiga soo dhawaynta safaarada oo khuurada ka baxaysa aad yaabayso, gabadha secratariyada ah oo masriyad ah ayaan idhi naa waaa maxay ma hudheelbaad noqoteen? kama shekayn karo, waxaan filayaa wax badan shacabmedia webka la yidhaah ayaa wax badan ka qoray.
Ali Durkiye wuxuu u arkay in sheekadani uu Hiildan Isaaq ku xumaynayo ama cabsiinayo aniguse waxa markiiba maskaxdayda ku soo dhacay in loo xiisay reer Siad Barre kkkkkkkkkkkkkkkk
Bal xasuuso shirkii Djibouti markuu sare kacay Maslax wixii sacabdhacayey kkkkkkkkkkkkkkkkk
Waakaa xaalku oo waxkasta soomaali wayka suurta gashaa ee inigu ilaa inta waxaa iyo wax kadarani imanayaan ma’ sidaa uunbaad buudhiga faraska u horwadaysiin?
Asc
salaan ka dib dhalin yarada gobolka waqoyiga somalia ogada in umadda soomaliyeed ay halgan dheer la gashay gumaystaha halgankaas oo ay ka qayb qaateen dhammaan qabaa’ilka soomaalida runti awowyadiin waxay asas u ahayen midnamada qowmiyadda dagan geeska afrika ee soomaalida wax walba in loo sabro ayay u baahanyihiin marka waa doqonnimo in ilmihii halgamaagi caanka aha ee xaaji suudi ay maantay garan waayaan su’aal walba jwbteda haddii madaxwayne uu shacabkiisa oo dhan dhibaata u geysto waqoyi bari koonfur iyo galbedba yaad u xanaaqaysaan qarnka somalia mise qaladka shakhsigi idinka galay!!
Haddii madxwaynanimada ay idinka boobeen siyasiyiin qaar haddana umadda somaliyed ay caasimad iyo 10sano oo ina xukuma ahi ay idin ku raalli galinayso yaad ka jaraysaan qaranki mise qofki idinka dhacay xaqina!! Ok caadifadda iska yareya caqligina ha shaqeyo somaliyey adunyadi meelay mareyso iyo meelaan marenyo isma laha wixi tagay way tageen oo tiigsi ma lahan ee horteenna aan higsanno
Hiildanoow dadka dhibta iyo hagardaamadda meel kala fadhiiso,intood reer Hargeysa hees iyo qoob ka ciyaar ay lugta iyo laabta wada luleen miyad geesta kalana kaaga nixin sawirkii reer afweyne?
saw ragu noqon maayaan lo, libaax urisay oo daamankii aad sheegtay ee wada shishla xawaare ku jiidhi maayaan.
kkkkkkkkk Hiildan waa halkaa Ina Durgiyee maxaad miskiinkan bariga hore hoyday naga hor wadaa??
Mise wad u xiistay aabo siyaad oo waagaad yarayd baad ahayd ubixii kacaanka? Kkk
waanigii ku idhi “Aabo Siyaad” kkkk waxa laga eryay xukunka.. Boorama oo bilaa laydh ah oo faynuus la shito..oo bilaa wado ah oo markaad gaadhi ku dhex marto aad soo qubayso waxaad saaka ku quraacatay. Hudheelka ugu waynina uu yahay Harawo oo Arbeeko ah. Boorama oo bilaa jaamacad ah…boorama oo 21kii sano ee kacaanka aanay waxba u soo kurdhin wax ka sii dhaca mooyaane. oo bilaa shaqo ah oo ay dadkeedii u shaqo doontaan wadamada jaarka sida Jabuuti una tahriibaan wadamada khaliijka si ay maciishad u helaan.
Eesh calaa aabo. aabihii kacaanka iyo horumarka kkkkkkkk
Ina Bare iskadaa wax kalee islaanimadiisa shaki wayn baa ku jiray hadaanu toobad keenin intaanu dhiman..
waa ninkii dafiray aayadaha quraanka ee Media-ha ka yidhi “waqtigoodii baa dhacay oo wax ka badal bay u baahan yihiin”..
waa ninkii qaatay Hantiwadaaga Cilmiga ku Dhisan “Scientific Socialism” ee ay ka yaabeen diktaytaradii carabta waagaas.. ee ay yidhaahdeen waar maad haatan qaadatid Hantiwadaaga caadiga ah “normal Socialism” ama “Corporate Socialism”… ileen dad muslimaad u talisaaye..
hantiwadaagaa cilmiga ku dhisan oo dafiraya dhamaanba wax diin la yidhaa oo u haysta in diintu tahay wax dadka lagu seexiyo oo lagu suuxiyo ama drugs… “Religion is the opium of the people”
“Aabo Siyaad” mid waloo Isaaqa ciil u qaba oo lafta ka necebaa is yidhaa kaga xanaaji “nin fiican buu ahaa”.. laakiin qof waloo maskax leh oo soomaali ahi wuu ogyahay in waxan ay soomaalidu maanta daaqayaan uu yahay (Midhihii Kacaanka Barakaysan) kkkk
colhaye sxb IGADAA somaliyadan iyo inasamatarkan aad tuurta ku sidato wayehee anigu marka aad somaliya tuurta ku soo qadato waxan kuu arkayaa cadowgayga kobaad walawayntuna deee raasaasuun bay kuu soodhiibi iyo waxooga ciidan ah wayo adiga yaadoontay waain aad wadada u xaadha halkana wadc ugu tagaysaa beel aadaristihin markaa waxii dhaca adaa ka masuula waayo balan iyo axdi baanwadagalnay tiina maanta waad kabaxday somali wayn kaneeco ayaad dabada ku hay sataa markaa wanu ka sii diyaar garoobaynaa jabhad iyo magacusuba waala samayna yaa si loo bad badiy qaran ka somali land taas oo magacan hore uu ahaaa mid ka dhaxeeya somali oodhan hada waxala samaynayaa mid somali land ugara kana shaqeeya dana hashacabka waa hadii aykafur sanawaday jabhadani waa mid kamadax banaan somali land oo du sha ka ilalisa shacbka iyo qaran kasomali waxana gali dooonta maliyad badan baaaaaaaaaaayyyyyyyyyyyyyyyy qaran ka haladifacaomaanta iyo gobonimo
hiildan wax uu dhahay saylici qabiil ahaan baan ku tageeraaaaaa samatarna somalinimo miyuu khaldanyahay mise waa sax sanyahay saylici waxa uu udhartay jiritaanka qaran madxbanaan yaaugu dharta in an saylici ugabahnayn qabiil cid ku tageerta oo uu haysto umad diyar u ah wax kastuu yi dhayidhdo sxb iska tageer walaqwayntada anagu gu waa dagaal baan u kaxigana in ay ciidadayada nagu xu kuman waa calaacal timo kasoo baxaan
Maslax S. Barre wuxuu ku xaash xaashi jiray xininyihii aabihii. Maanta Maslax cidina xayn adhi ah xay dhe odhan mayso, iska daa xukun iyo xil loo dhiibto e.
U ekaa aabihii,Ayaanle ayaan arki jirayo isagu uma ekayn macallinka,maxaan dagmada Hodan oryanteshankeedi ugu heesnay,barnaamijkii heesaha hirgalay ayan ad u jecla,hanuuninta dadwaynaha dadka wa la kala diri jiray,caawa xeebti scunndo lido soo xasuustay waxanse ka doorbiday maanta xeebta batalaale ee Berbera
Home sweet home kkk.
http://oodweynenews.com/news/149598-barnaamij-xiiso-badan-oo-laga-diyaariyey-jacayklii-cilmi-bodari-iyo-hodan.html
quruxda xeebta Batalaale iyo qisadii cilmi boodhari iyo hodan.
Sidii aad go,aygii tahiyo
Macawistaan goostay
Ama aad godkii aakhiriyo
Geeri iga baajin
Ama aabahay oo goblamay
Iga gargaarayso
Gardariyaa Hodan Cabdaay maxaan kaaga go,i waayay.
intasan ka xasusta
hooga, halaaga maanta soomali ku jirto siyaad baraa lahaa.iimanka beele.somaalina maalintii wuxu hubsady ssdf la ladagaalamayay. hadii magaalo kasta laga kici lahaa afweyne uma dhaqmeen sidii dambe. markuu majeerteen laynayay sacabkaa lawada tumayay. markuu isaaqlayanayayna waxaa lalahaa kadhabmaahee. kabacdina soomaali sidaasuu u kala dilay.ushiisuna waxay ahayd ogaadeen. oo uu dadka ku karbaashi jirey. dadbaa jecel iney taarriikh cusub u sameeyaan siyaad bare.ma dal buu inooga tagay.ma culimuu katagay. ma dumarbuu dhaafay.
ma dhalin buu agooneeyay.Maslax reerkooda ayaan xataa waxba u dhiibanaynin. iimaanka beela maxay soomaali kagatageen ee ay ugu soo noqon.
I hope he joins his father in hell. Useless M**th*r F**k*r.
Oh oh oh ………..Inuu cadaab ku jiro ama janno miyaan ogaan karnaa, yaabay anigu.
siyaad bare janaduu ku jiraa ninka somalidan walatay isku hayey ilahayba cadaabi maayo,,we need another one like him yaa rabi,siyaad wuxu ahaa hadii runta la isku shego nin wadani ah wuxu ka shaqayn jiray kaliya siduu wadanka u dhisi lahaa iyo siduu ciidanka qaranka u dhisi lahaa aqal isaga leeyahay ooo uu dhistay lama sheegin dadkii isaga ka hooseyey baa wax khasay lakiin isaga danbi kuma laha,, good bye and god bless awdalstate of somalia
@Godan……hadduu kaasi janno ku jiro , waxba kama jiraan jannada la sheegayo…..
@Gudoon………..huuno signature block gaaga ku dar Hiilqaran and make it this way: good bye and godbless awdal state and Hiilqaran……….kkkkkkkkkk
tima cade waan ku salamay god bless hiilqaran too inader lol
timacade you in love with hiilqaran ma is tidhi lol hadiiba aad hiilqaran la jirto ma fogid meelban wax u wada wadnaa viva somalia
Gudoon……seriously in love with hiilqaran. Aniga iyo adiga ma kala fogin especially marka aan arko inaad kelidaa kusoo hadhay awdal state, but you still continue to labor on. I have new respect for you sister.
Horta waan yaraa wakhtigii Dictator Siad Barre aka Afweyne,laakiin marka laga hadlayo burburkii Somalia,isagaa 1ka ahaa.Isaga hadii aanu inqilaab ku qabsan xukunka ma ay dhasheen SNM iyo USC oo jilbaha dhulka u dhigey.Dagaalo kamey bilaabmeen North Somalia as known as Somaliland,dagaaladaasna kuma ay fideen Caasimadda Somalia ee Mogadishu.Abgaal ma shirbeen oo kuma shirbeen” Isaaq ku duul dooni maa,Wadankaaga difaac diidi maa” USC Daarood kumay xasuuqeen Somalia,hadii aanu Regimekaas jirin silic iyo darxumana Nigeria ugumuu dhinteen.Waxa aad moodaa in Gadaguursiga qaarkood ayba iska dhaadhiciyeen in Darood xukumo iyagana Slaves u noqdaan,war Isaaqba Lasanod iyo Sool oo dhan buu xasuuqaa then ka yidhaa Gogol nabadeed qaata ee Reerkan aan ka dhashey maxaa wada victim ay isaga dhigaan! Reer abtigay Ciise ayey Djibouti uga cabanayaan,Somaliland Isaaq bay ka cabanayaan,maba xuma in ay cawdaan,laakiin qabiilo aaney daris aheyn bay doonayaan in ay maamulaan.Nasiib wanaag waa Islaamo aan bariiskii ka ciideeyey lo
Isaaq waxa lagu baryayaa caasimadda Somalia qaata,10 sano na xukuma then aan wax u qaybsano Somalia and Somaliland,Lacagtiina xitaa ha laga hirgaliyo all South and North,still no bay leeyihiiin,Djibouti kama cawdaan ,laakiin Samaroon oo dhan maahee Jibriil Yoonis wada naanaab ah uunbaa Siad Baroowda haya.Hadaad saas u jeceshihiin Afweyne maad difaacdaan markii Waqooyi iyo koonfurba laga baacsadey.Xitaa Ciisaa la dagaalamey Afweyne,cabashadan faraha badanna joojiya.Viva Somaliland and Abtiyaashey Ciise.
Salaan dabadeed waxa aan is xog waraysaney ;iman sheegan jirey Awdal State,hadana dib ugu soo noqday Somaliland,waliba sheegan lahaa in ay Reer Djibouti yihiin,nasiib darro mabey arag Djibouti waa iska dadkaa Harawo dega iyo Aw Barre.Waxa ay ii sheegeen in iyagoo waaweyn ay soo galeen qurbaha,then noloshii ku adkaatey.Og:Halkan Canada iyo USA,hadii aanad wax baran waxa aad slave u ahaanaysaa nin kale,taasi waxa ay keentay in ay ku fikiraan in dhul ay ka yihiin minority ayba ku sheegaan Awdal State.Midda 2aad waxa la dabaal degaa marka aad awood ku leedahay gudaha iyo dibadda Somaliland both,laakiin hall Ottawa ku yaal baan isku soo xidhayaa oo aan ka danceyaa maaha wax lagu faano ee waa ceeb aad u weyn.Calanka Somaliland baa ka taagan from Sool to Djibouti border markaa dadkiina wax la qaybsada,hadii aydaan Reer Awdal ahayna magaca noo dhiga,waaba intaas oo toobad keena sida Darbi Samaroon oo kale.Peace all.
Salaan sare dhamaan,
Mukulaali mesheey macmacaan ku barataay macluul ugu baqtidaa!. War hooy Maslaxoow na dhaaf. Ciyaalki ku shiidi jiray oo ciroobay ayaa halkan kuu fasdhiyo ogna dembiyadaad ka gashay umada Somaliyeed. Wuxuu isgagu keenay ayuu leeyahay waan saari!. Mise jini ninki kenaa bixiya ayaa run ah!.
Waarkan tallman labaxay buu ka dhacsanyahay waxa laga hadlayaba sawkan j.yonis ku khafifay ma gacan bay gaadhsiyeen lama ilaawaana
@Colhaye,Nin ishuba ayaa faana Jibriil Yoonis waa tol waana victims markaa nin Victim ah see buu gacan ii gaadhsiyaa lol waxa ay yihiin uun baan sheegay Majoritygiina inta aan arkay you guys work as a labour,majorityga Maxad Case ee aan arkayna anaa ugu liita waligayna labour ma qaban,marka laga reebo intii aan joogay Diredawa ,Dikhil,Ali Sabieh and Djibouti City .Sababta aan uga hadlo J/Yoonis waa 1.Dad aan garanayn dantooda,jecelna in markasta la maamulo damiirna aan laheyn aan la noolaan kareyn reeraha dariska ay yihiin hadana aan iska celin kareyn.Maanta Harowo Reer Geedi baa kugu haystee ilaa Lafa Ciisee iska daa hebel hebel baa gacangaadhsiiyey iyo sheekooyinka dumarkee cuqdada iska saar oo sida Darbi Samaroon saaxiga keen ama Borama soo gal sidii naagaha internet ha ka soo caytamine.
Haddi Maslax Siyaad Barre uu rabo inuu qaranka Soomaaliyeed u hiiliyo, oo danbigiisii la saamaxo, waa inuu isa soo daba taago HiilQaran.
dee hildan markaa midhadhkan abtigay taageersan bad rabtaa inaad kala erido miyaa looolz walee siyaasi si saylici taagero u helo meel walba gidaarka madaxa ugu dhufo markaad video soo galisaan fahmay u jeedada dhabta ah ee ka danbaysaa meeday haboon iyo timacade iyga karbaash ayaamahan haystee loolz
Reer SIyaad Bare wadanka hadii ay kusoo noqdaan kolay HaniMuufo ayaa bililiqo ula diyaar ah markaa ma doqmaa maxaa kusoo celinaaya Maslax-na waraysigan Buufiska ayuu iskaga baabiinayaa oo wuu iska ogyahay in aanu lugsoo dhigi karin Koonfur Somaliland hadalkeedaba daa oo Somaliland HAWIYE iyo Majeerteen ayaan soo hawaysan karin iska daa cid kale oo wadankan dambi ka gashaye.
@Islaantan Tallman ee single mother-ka maxay iga daba socotaa waa yaabe …..? Jibriir Yoonis bay ku waalatay adeer Jibriir Yoonis way ku raamsan doonaan hadaad kahadhi waydo Jyoonis waa madaxdii Qaranka Somaliland oo ayagaad ka baratay sida Isaaq loo shukaansado lagabarayba laga badibaad wadaa…? yaa iga qabsada oo meelkastay lasoo taagantahay Darbi Darbi Edo miyaad igu caashaqday maxaan kaa siiyaa magacayga….? Qurbaha maad ka weyday wax curiga kaa dila islaantaadan xumi ii dhig magacayga habar yahay hadii kale caanaan kaa lisi doonaa.
Somaliland hadaan taageero iyo hadaan mucaarido waa dhulkaygii maxaad iga daba socotaa….?Ma waxaad is moodaysaa in aan adiga oo dhulkaagii Ciise uga yimid in aan kuu dabo fadhiyo Somaliland adeer Djabouti iskaga noqo Somaliland wax aan basaasnimo ahayn kaama yaalo .
Adeer Isaaq waliba Jibriir Abokor xurguftii na dhextaalay waan iska dhamaynay wax dambe oo aad ka faaiidaysato meesha ma yaalo waan heshiinay khalaas yaa basaas no more war dambe way kuu dhamaatay intaad warka u guri jirtay Jibriir Abokor waan soo afjaray way heshiiyeen Reer Nuur bari iyo Reer Xareed fataalnimo dambe oo naga dhex fataashaa way dhamaatay dhulka u shaqo doono oo nagala tag kuusha aad dhagaha ku sidato anuu nin isku kalsoon baan ahayn JYoonisna madax bay ka ahaayeen Somaliland cayda ka daa waa tolkay oo Yoonis ah hadii ay habeen qudha gacan kuu qaadaana ilaa tokhoshi baad tagi doontaa Boramana ayagaad marti ugu tahay ee sidaa u ogow.
Inaan hadlo maan sugaynin
Baxnaanana maan horjoogsan
Hubsiinana maan illaawin
Hoggeediyo xaajadayda
Dareenka haloosigiisa
Hu’giisa inaan ka qaado
Hayaanka fogaaday baa leh
Markaan cidla hiil ka waayey
Naftayda halaanhalkeeda
Waxaan huri waayey sheego
Salaan sare HaniMuufo.
Heestan ayaan maanta kuugu talo galay maadaama dhawr jeer aan kugu yara gafay adiga oo gabadh ah in kasta oo aanan wali ku caayin kuna caayi doonin maadaama aad wadan dhan oo aan jaar nahay halkan nagala joogto adiga iyo Cali Cute oo Reer Djibouti ah iyo adiga oo Reer Somalia ah,Cali Cute ul dhabi ah ayaa markasta u qoran lkn adiga gabadh ahaan waan ku ixtiraamaynaa maadaaba aad tahay cawrad waan ku dhac dhacsanaynaa sida sida burcadka subagga waanan kuu heesayaaye dhagayso maanta.
Dadku kala ayaan roon
Ama kala aqoon dheer
Ama kala asluub weyn
Haddaan eed la doonayn
Ama deeq Ilaahay
Asaraar ka taagnayn
Dadku eexo kaa gelin
Inan yahay la’aantaa
Dumar lama abuureen
Gabadh lama ammaaneen
Jacayl looma ooyeen.
Geed beer udgoon iyo
Ku dhex-yaal ugbaadoo
Ubax iyo man fuulaay
Ulihii madheedhkee
Iimey ku yaalliyo
Ilo wada xareedoo
Nafta lagu illaawaay
Dayaxoo iftiimoo
Arladoo dhan gadhoo
Afar iyo tobnaadaay.
Qorraxdoo aroortii
Dhulka soo abbaartoo
Sagal iid dhex joogtaay
Waxaad tahay adduunyada
Dhexda udubka haystoo
Xejiyoo adkeeyoo
Af-gobaadsan maayoo
Qurux lama amaahdee
Ashkir geenyo ugubeey.
Adhaxdiyo laf-dhabartiyo
Sanbabbada agtoodiyo
Ililaha halbowlaha
Eebaa ku mudanoo
Arrintii cuslaatoo
Naftu aammusnaantii
Iimaansan weydoo,
Amaleey jacaylkii
Soo dhaafyey uurkoo
Afku haysan waayoo
Goortaan ogaadee
Arammidu dillaacdaan
Ooddii ka leexshee
Axdi jaba abaal luma
Kaa eegi maayee
Igadh iyo maqaarkeed
Innagoo ahaannaan
Hadalkii ku ururshee
Adiguna dheh aammiin.
@Miss Darbi,in aad Khaniis tahay uun baad noo sheegtay,hadii kale saas adoo bidaar leh oo cimrina kuu hadhsaneyn umaad caytanteen.Waa aniga ninka kuugu hanjabey in inta aan suunka kuula baxo biyo qaboowna kuugu shubo aan si ka xun Dameeradda kuu karbaashi doono hadii aanad isaga hadhin Awdal State kuwa ka niikiya waanad ka baxdey saan hore kuugu maahmaahey”Dhilo inta aanad dhilo ku odhan bay Dhilo ku tidhaa”.Adna qaniisnimadaada Carabta uunbaad cadaysatey hadii kale Mr.Tallman afka lama aad gasheen,laakiin hadii sawikaas Cigaal Shiidaad u eg uu kaaga yahay waa lagu qabanayaa,laakiin sidii whoreska ha u calaacalin marka uu Mr.Tallman si dhaba kuu dhirbaaxo @Borama ilaahey ka sokoow anaa iska leh.
mahadsanid Tallman,
My Pleasure@Hani.
Waxaasaa hees ah.
Hanni jawaabaa laga sugaa ………Siyaasad waa ka daalay ani maba jecli mar mar ha la baashaalo..
anigu waxan aaminsanahay haddii uu Maslax Siyaad isa soo sharaxo isagoo tartan kula jira 4 ama 5 musharax in uu kaalinta 2 aad ama ugu yaraan ta 3 aad soo gali doono. Waana tii Djibouti ka dhacday markii shariifka la doornayey. Anigu waxan qabaa haddayna soomaalidu aanad waa hore soo karbaashin oo ayna markay magacaaga maqlaan dhegaha taagin waxba yaakh-yaakh kaga heli maysid sida uu doonaayo ina Samatar.
Waxan waliba aaminsanahay codka reer abtigey in uu sifiican ugu xissabtami doono kkkkkkkkkk
sahal
waad iga qoslisay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk aabo siyaad iyada hiildan u qaadayo uun buu arkay dawladii oo lagu kala tagay kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Darbi,
cidi idiin may kala sheekeyn idinka iyo reer xareede. laba reer oo reer miyigoodu badan yahay uun baad tihiin.dadka kale waxay fahmeeen in cidna cidkale qori wax kaga qaadi karin.hadii aad wax baratiin qoryaha iyo laabta aad iska garaacaysaan waad joojin lahaydeen.
reerkan makahil wadankan somaliland marti iyey ku yihiin
dee niin martiya miyo dowlad ka dhisi kara meel uu marti u yahay meshan maxad case iya ka atoora aha isagana somaliland -solaliya -jabouti ka diiga
darbi-samaron shalay unbu 4makahiil ku borinayey ethoibiya ha ku darsano
dee waxad ledahay ee ka ta;lisid ku darso adeer dhulkan ragi laha iya gacanta ku dhigay .reer xareedna heshihs kakama bahno oo wali meel ay ku shegen oo leyihiin ceelbardale waan ka tanasulnay ma jirto -dee darbisamaron durmanka ha tumin wali weeyi arin ma umusha iya ilow dhow iyey somalido dhahda
haduu maslax musharax 2 ama 3 ku soo baxo waxaan hubaa in qaar badan oo waxna qorin waxna akhrin inay safaf dhaadheer u gali lahaayeen si ay uugu codeyaan, ileen aabihii AUN ayaa abaal badan u galay markuu ilkihii sadaf u wada gashay, ruushkana waxbarasho dhawr sana u diray,
laakiin reerkii buudhiga ka horeysiiyay dameerka tolow sidey yeeli donaan…
Tallman…..Birimagaydo inaad tahay waxaa ii cadaynaysa sida ka muuqata hadalkaaga waxaanad tahay qof isku dhexyaacday oo jahowareersan nijaasta aad saydhinayso iga weeci wax ba ha bootayn sawirkayga waad aragtaa.
salaan sare, dhamaantiin, Ninkan maslax ah uma socdo kursi,waxa uu ciqaamad ku leeyahay Oman oo uu walaalkii Xasan roberto Safiir ka yahay, waxa ay ku shaqaystaan magacii aabahood, wax badan waan ogahay aniga oo aan hal kaftan ah ama been ah ku darayn, waxan uu samaynayo waxa laga fan gareeyaa halkan, waxaana lagu sheekeeyaa in uu ku soo noqonayo, ruwaayadii jabuuti uu ka dhigay ayaa aad u taageertay oo loo qaatay in uu waxa uu sheegayo run u dhawdahay.shaqsiyadiisa intaan ka bartay halkan waxar kuma aamineen iskadaa dal dhan eh, tusaale waxaan ugu galay maalin isaga oo ku hurda kursiga soo dhawaynta safaarada oo khuurada ka baxaysa aad yaabayso, gabadha secratariyada ah oo masriyad ah ayaan idhi naa waaa maxay ma hudheelbaad noqoteen? kama shekayn karo, waxaan filayaa wax badan shacabmedia webka la yidhaah ayaa wax badan ka qoray.
Galbeedi,