Horumarka La Gaadhay Hargeysaad Ka Garataa Iyo 18-ka May: Lugta Wada Lula..!

About these ads

Categories: Suugaan(Somali Literature)

9 replies »

  1. Bal eeg Ubaxa ciyaaraaya ee reer Somaliland iska baashaala intaad badaha ku dhiman lahaydeen nabadgalyo iyo damaashaadka halkaa ka wada lacag iyo shaqooyina way soo socdaan mar hadii wadanka nabadiisa iyo dawladnimada la sugo wax kastaana wuu iman doonaa ,Somaliland waa dal hore u maray ku dayda Samaroonoow oo hambalyo dhaha waxii fiican iyo horumarka la gaadhay Axmed Siillaanyo waa madaxweyne dhab ah waakaas nuuray dhulkii ee Hargeysa sidaa loogu baashaalaayo waa dhul ay ka jirto nabagalyo iyo horumar waakaase Xamar iyo Koonfur bal nooga keena Youtube sidaa Hargeysa oo kale ah oo dhalintu sidaa u baashaalayso allow noo dhawr dhulakayaga Somaliland.

  2. war hiildan reer hargaysa fanka iyo in ay nooc cusub soo saarann kuma cusba oo afartameeyadii waxay ahayeen meesha qudha ee somaliyeed ee lahayd hobolo magaalooyinka marba mid ka soo tuma lahaa maanta waa iska caadi iany iska baashaal oo wax cusub ilama aha aniga kolay sxb,
    waanan ugu habalyaynayaa ianay iayagoo ku qanacsan wadankooda ay ku dabaaldegaan nabad iyo barwaaqom iyo iayagoo farxda kuu ciidaya

  3. AKHAAS!!!!!!DEE HORUURMARKA ”HARGEISA”ISAQ BA ISKA LEEY MA INIGA LEEY!!DARBI SAMAROON WALI DILAA WAY BURBUURSANTAHAY !!AWDALSTATE BA KU DHISII EE ISKA TAAGEER MISE LABA JAWAAN OO BERIS BOOSH CAADE AYAD KA DORATEEY AWDALSTATE OF SOMALIA.DEE HIILDAN ISAGUU KURSIGAAÁBU MAQAAS”AYU UU OLOLEYAA MARKA HA LA YAABIIN LAKIIN DARBI YAD UU OLOLEYSAA OO DILA KU DHISII ???WA NO ONE

  4. ka maydho wixii kusoo maray …………………..yaa salaam wakhti kaama tagin wali…… hala raaaxaysto .habeenka muxuu ragu dhididay walee way dhaqaaqday somaliland caalamka waynlu la talaabsan karnaa hada..meeday inantii HANI MUFO ee xadaariyada ahayd iyadaa waxaa ka sheekayn jirtee haw qiro hargeysa horunmarkee mise way is gaabinaysaa kkkkkkkkkkkk

  5. wakaa ubaxaagii cabanaaye sayliciyaw sidee wax leedahayee
    waadigaa bariba tirakoobee sayliciyaw maxa dadka awdal kaa helay wadigii vote kii gablaynayee maxa ilawsha kugu riday
    AMINA Wariseey amaan badaneey waa weedho dhaxal gal ah oo dumar reer awdal ah kula hadleen madaxwayne saylici hiildan video ii soo gali quljeed baan ka daawaday intaan dance aad noo soo galinaysid iyo dad dhargay oo dibiro dhacsanaya

  6. Surely, Somalilanders know how to have a good time..
    Baashaala..

  7. mantaa waa nasiib daro in dhiliyaradii reer awdal jeelsha lagu guuro!!!!!!!!!!!!!!!!! kuwiiiiiiiiiii idoorkuna ayaa sidaa uu bashlaahn …………………….

  8. Inkastoo anan rali ka ahayn calanka tawxiidu ku qoran yahay in lagu dance laguna bodbodo oo ay xaran tahay hadana marka dhanka kale laga eego waxay ina tusaysaaa nabada ka hana qaday dalwenaha somaliland cadawgeedna ha jabo amiin kuwa idoor lahee samaron sheganayawna diyaradii awadal state wey dhacdee yanad gaajo ku dhiman huuuuuuno somaliland baa ku huran ascwrb…….

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: