Hambalyo Dhalasho Farxad Leh: Waa Wiil

Anoo ku hadlaya magacayga, magaca qooyskayga iyo magaca bahda  HiilDan.Com, waxan tahniyad dhalsho oo farxad ballaadhani ay ku dheehantahay an u dirayaa saaxiibkay Mudane Maxamad Cabdi Xasan(Diridhabe)  tafatiraha  website-ka  HalbeegNews, iyo marwadiisa  Muna Xuseen Xasan, oo wiilkoodii ugu horreeyay ugu dhashay magaalada Coventry ee dalka UK.

 
Waxanu Ilaahay wiilkaasi uga baryaynaa inuu ka yeelo wiilkii curad ee cimrigiisu raago, isla markaana lagu reeyo  oo lagu raysto. Inuu Rabigeen ka yeello wiilkii  raalli galiya diintiisa, dadkiisa iyo dalkiisa.
 
Aamiin Alaha Aqbalo
 
Cabdiqani Suldaan Yuusuf Suldaan Caateeye
HiilDan.Com
About these ads

Categories: Warka (News)

1 reply »

  1. Masha allah,

    Eebehey haka dhigi kii dalkiisa iyo dadkiisa wax u tara. Waridkiis iyo eheldasiisana u dhega nuglaada una naxariista.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: