Dila Waa Somaliland, Nin Diida Iyo Nin Doonaba.!


About these ads

Categories: Warka (News)

57 replies »

  1. Wakaa Axmed Siillaanyo soo hoos kambadhuudhsaday Reer Dilaad odayga waan soo dhaweynaynaa waa madaxweune dhab ah mar hadii uu geedihii Dilaad hadhkoodii soo hoos fadhiistay oo yidhi milatari milatari ma la ina modaa Allaa yacisak Hiildanyare wa runtaa Dila waa Somaliland dhab ah Niiko State waxba nagama galin waa hawl u taala Jibriir Yoonis anagu Somaliland ayaan anahay waliba xuska 18 mayna waan xusi doonaa si fiican,

    Sxb in badan ayaan hawada ka maqnayn oo Dahir Rayalana baas ku dhaafi jiray Dila isagoo ka baqaaya Jibriir Abokor inay qabsadaan haduu Dila isyara taago isagoo iska dhisaayay Borama wax qabadna iska daa haduu Dila is yara taago oo dadka walaalihii ah wax u qabto maxaa heli lahaa…? Waakan Axmed Siillanyo ayaa ah madaxweynaha dhab ah.

    Nooloow Axmed Sillaanyo,

    Ubax Fahmo oo reer Dila ahina way u heesaysaa madaxweynaha Somaliland Mudane Siillaanyo.

    • darbi reer nuur
      waxaan la yaabay adigoo reer nuur ah sida aad u fikirayso marka annagoo samaroonimo kuugu hiikinayna
      mar hadaad siiraanyo ayaa dila yimiday wax weun kula tahay waa ok
      siiraanto ma waxaad mooday wali laga saacidaysto
      waa nasiib ragii la laayey iyo kuwii nolosha lagu aasay hadaad ilawdaydee waa ok
      anaga samaroon ahaan wax dhib ah oo isaaq naga dhexeeya ma jiro hadaad idinkii dhibanaha ahaa sidaa u hadkaysaan waa nasiibdaro
      waxaana ku leeyahay siiraanyo ha noolaado somaliland ha noolaato
      cawar xareedna ha noolaado
      waan sugi mari iyo oohontaada

  2. Siilaanyo waa nin kalsooni isu qaba markastuu Borama yimaadano odayaasha iyo Suldaanada dadka hortooda ayuu kala hadlaa. Dahir Riyaale nin isu kalsoon ma ahayn intii uu kursiga fadhiyay waligii Suldaanada iyo Odayaasha meel kalama uuna hadlin waxa uu ka baqayay Isaaqa.

    lkn waxaan la yaabay dadka sidaay u qiiraysanayeen markuu madaxweynaha Idoorku la hadlayay. ma dal jacayl ayay inaga tahay mise bahashan nacamlayn ah la inagama soo gaadho.

    • Nacamlayn ayey inaga tahay wax dal jacayl la yidhaahdaa ma jiree samaroon Sida loo nacamleeyo ayuu yaqanaa,anigu waxaan layaabay jidka anagu aan dhisanay ee odayaahu ay lahayeen jidbey dowladi noo dhistay waar umadan xagee laga haystaa yaab badanaa weligiinba dad aan idin ogeyn u nacamleeya.

  3. Welcome Back McShariif, waan iska ogaa inaad tahay wadani Somalilander ah… Laakiin Awdal State haku sheegin ‘Niiko State’..Awdal State waa State ballaadhan oo ka mid ah Somaliland.

    • AWDALSTATE OF SOMALIA WA SOMALIAA WA DHUUL SOMALIYEED!!!!DARBI SAMAROON MAANTA LAGA BILABOO WA DARBI REER NUUR MAGACAGU WAAYO MAABDA HAGU MARKI HOREYBA ”STRONG”MA AHAYN BA ILA TAHAY ..DICIIFNIMADA KUGU DHACDEEY MAXAY TAHAY..HALGANGII AWDALSTATE WAALI UU SOCDAA DARBIYOOW.2 SHILLING HA KU DHAAFIIN QAADIYADA SAMAROON.GUUUUUUUL AWDALSTATE ALOOW DHOWR AWDALSTATE AAMIN AAMIN AMIIN

  4. Hiildaan,

    wuxu u jeedaa xafladaha loo sameeyo Awdal State ee u badan danceka iyi sayliciga. ilaa hada ma jirto Awdal State hubaysani.
    Niiko marka dadku dabada lulaan.

  5. Baryahan Derbi waxaa ka soo hadhay ha noolaado Silaanyo, saado cali fara badan…Ha wareegto giraantu…

    Beri nin ku jirijiray xisbigii PRD ee jabuuti oo la dhashay wasiirkii Cirday ayaa dib uugu soo noqday RPPdii, TVgaa looga yeedhay markaasa la yidhi maxaa kugu soo celiyay, wuxuu yidhi ninkaan is badbadilin waa “Imbecile” (celui qui ne change pas est un imbecile), habeenkaas aad ayaan u xasuustaa,

  6. Ma deyaa il adagaa ma deyaa ma deyaa il adagaa…

  7. somali land guull sland guul,,,,,, sland guul ,,,,,,,,,,,,,,sland guul,,,,,,,,,,,,,, haboon .. guusha waarhooy guusha sooraac sland waagabi isjecloo iskuguul ahadeeeeeeeeeee,,,,,,,,,,,, waarhooy guusha sooraac

  8. slander, maxaa guul ah, waxaad bidix iyo midig xabada wiif ka haysidba maanta hargaysaad ka dhex qarxisay, waar waa sidee siday wax u jiraan ?

  9. slander, badhasaab ama maayar ma isi naysaa Gabilay iyo Wajaale ? ileen maanta adaa madaxdiiye…

  10. why not haboon saw gobalka ilama dagtid inabti waliba aduu saw gabilay suuqii u horeeyay aduu maad aas aasin toos malha waad u garanaysaaye ilma coofle ama suuq samaroon dee adaa diidee oo borama oo aan deegank aaga ahyan xitaa suldankii magaaladu lahayd ina jaamam geeyee maxaan anuu kuu samayn karaa hargasan ilaa riyaale ayaa shacab iyo dawladi is dilaysee wax macna malha oo waa waxan baranaye ee maxamed case madax diin laynta naga daaya oo 2da darood mid uun ku biiraa

  11. sixid jamaam. jaamac baan ka wadaa

  12. haboon xabadu waacaadi maana dhulkii dadnta guudbaa dad isdheheen qaata taasna ciidamda qaranka oo meesha kudhowbaa kadiiday hadeerna iska dhamaatay ,,,,,,,,,,,,,,,,,gabilay dee doorashaa lagayaaye yaan codka lagaabadin siaad maayirka u heshid ,,,,,,,,,eehada mahiilqaran baan kugo ogadaa xagaaiyo somaliaya mise ,,,,,,,,,,,,,,,,,xerta barkaysan iyo mw saylici ileen laba qabi malihide

  13. galbeedi hadalku ninkaa reer bari ayuu ku socday, adiga gabilay waxba kaama waydinaayo, adigu waxaad tahay ka dhul boobka igu haya, markaa adeer wadada u banee…

    waxaan raba wasiirka dib u dejinta iyo wasiirka gudaha, hadii kale maalinba sidaan rabo ayaan yeelayaa…..

  14. slander waar waxba ma maamuli karaysaane kursiga u baneeya, hadaad maalin kasta hargaysa rasaasta ka ridid, cisha dhaw walee waa lagu kala yaaci…bal reerkii reer nabadoon ku tijaabiya oo Saylici u dhiiba….cusurinimada iska daayo…

  15. Habooneey,

    Hala yaabin Derbi waa igar maqaar loo sido. Hadii Siilaanyo run sheegayo muxuu u imanwaaye Awdal marki dadka iska hurdo inta ardaaga loogu soo dhacay lagu dilay?. Derbi waa sidi jirjiroole. Masayrka uu ka qabo Samatar ayuu u durduriye Siilaanyo haduu aqoonyahankani ahaan lahaa Reer Nuur niiko ayuu dabada wil wili lahaa kkkkkkkkkk. Laakin isagoo isugu yeeray DerbiSamaroon ayuu hadana ka hinaasi walalkii Samatar. Viva xisbiga HiilQaran. Anuu shuqul kuma lihi jufo jufo ilaah baa iga koriye. Waxa is qarxinaya uu sheegayana waa maalmo yar waa la sifayn cisho dhaw. Dacaayada raqiiska ahna mushuu la abaari doono bal haloo yara sugo.

    Hawiye ayuu ku waashay war hadaad nin Hawiye ah ahaan lahayd futada nin facaa ah uma wil wisheene mehered iyo afkaar kuu gooni ah aayaad lahanlahayd Derbiyoow.
    Inagaa kaa neceb argagixiso oo afwalba intaan ku caaynay dacwadana dunida ka dhignay inaga iyo Daaroodkeena. Darood Ismaciil Doqon madhale. Idoorkuna haduu xitaa dhar ciidan arko wuu suuuxi kkkkkkkk. Waxay modaan Darood soo gurxamaya. mmmmmmmmmmm. Adeer Somalia ha nolaato Cadawgeedana ha jabo. Moriaana ha dhaco.

    Ilahaay darood hanoo daayo waa gubaabiye Somali. Oo ilaheey Dir hanoo daayo waa quwad Somaali. Darood waa kuwa albaabada isugu dhuftay Dhooraha SNM iyo danaha gaar ahaneed uu ka lahaa kala dilida Somaali. Oo alaha noo daayo aqoon yahanka Somali. Oo ilaheey JareerWayn hanoo daayo waa dhisaha Somali. Isku duubni ayaan duli kaga baxaynaa iyo dawarsi.

  16. HANI ADIAGA WAAN KU JECLAHAY ABAAYO DAAROOD WAXBA NAGAMA DHEXEEYAAN WAXA AAN KA AHAYN DHULBAHANTE IYO WARSANGALI iyaguna way kusban yihiin hadiikale dhulkan wayiskaga tagi DARBI WAA MUJAAHID REER NUUR CIDNAMAYAQAAN RUNTANA WUU SHEEGAA maxaa kugu saliday reer kan samaroon ee aad ugu hani ilove onli habargir faqaishin DOWN MIDNIMADA SOMALIYA EE AAD NA GULA WAREEGAYSAA ……………………………… HABOON BAL INA SAMATAR BALXAGAN IYO SLAND U SOO KAXEE NIN KAA WAYNU UBAHANHAY casharabadan in aan ka qadano weeyaan in taanu cilmiga ingala fogaan ,,,,,,,,,,, dhaxal balogabahanyahay waxan kabaqayaa in uu waxaba iga tagiwaayo siada uu meelahaa kolba uu somali babaday uaga hadal ghayo

  17. SNM,

    Mahadsanid ,caawa shaqo ayaaan ku jira xagaa ka sii wad Viva inaga dhan waan ini wada jecelahay xitaa derbi wilwil. Dhanwalbaba noo waal derbiyoow ana karbaash iga sug ilaa aad saaxiga keento.

  18. HaniMuufo

    Abaayo anuu sidaan hore kuugu sheegay horta cay afkayga waa ka xaaraan in aan ku caayo adiga oo gabar ah haseyeeshee ka gaban maayo in aan runta jeebka kuugu rido gacaliso aduu waxaad doonaysaa in aan colowno Isaaq oo aan jaar nahay adiga oo walaweyn ah na aan ku xidhiidhiyo bal waa iga su’aale yaa jaar ila ah Isaaq iyo walaweynta…..? Diin iyo dadnimo midna malihi hadaan Isaaq oo aan jaar nahay necbaado oo aan jeclaado sangadhuudhi koonfur Mozambique la jaar ah oo aan ii dhaweyn walaahi Tanzania iyo Muqdisho waa iskugu kay mid.

    • aaad baad u sakhraantay maanta darbi or wad walantahay ma tihid normal wax sidaada isku badbadla waligay ma arag haduu reer nuur sidada wada yahay waaba quuuuuus ama badh midgan baa tahay oo idoor ba ku dhalay sorry intan ku jawabay ana xaal isa siiyey,,,guuuuuuuul awdalstatge of somalia

  19. Hani
    Hawiye waa la yaqaanaa iney yihiin beelaha Soomaalida ugu wadanisan uguna sharaf badan. Ninka Derbina wixiisu maaha Siiraanyo jacleyle waxa lagu yiri Mid Garaad la yiraahdaa Awdal wakiilka ah kaasina wuxu ka arkey shaadhkii tolkii ee ha la yaabin. Midse waan ugu garaabey Derbi oo horaan usheegey in hadal iyo baadhiyo habeen dhul lagu xoreyn karin. Habase ahaatee Awdalstate waanu usamreynaa ilaa aanu ka midho dhalino. Awdalstatena waa iney qoriga qaataan meeshan xori kii haystaa taliya waa self-servival ama bahdilaad utalagal.
    Magaaladii Hargisaa qarka usaaran inuu burburiyo Siiraanyo markaasaad shariifow Axmad Garaad oo kuu badaley Aare moodeysaa iney yanadii kugeyn doonaan. Adigu wallaal mowqif malihide tanaasulaad baad leedey. Aankuu sheegee Awdalstate Samaroon oodhanbaa leh waaney suurto galeysaaye ha degdegin soodh habeen mooyee iidoor iyo SNM wanaag kuuma hayaane. Waxbaan xoreyney wax aan aheyn mahayaan. Ha loogu dhaarto hadii ay iyagu soomaalidakale ka xoreebeen 1990s anagu 1886 ilaa 1960 maahee Xorbaanu aheyn maalin ay timaadana waanu is xoreynoonaa Insha”allah.

    Siiraanyo ninkii karaamo uhayaana ha booqdo websidada reer Hargisa sida uu dadkii new Hargisa baasuukayaal iyo debaabaado shantii subaxnimo ku xasuuqey, Hartina waan ognahey siduu ugumaadey, Samaroona Seemaal iyo Kalabeydh baa ka markaatiya. Magaaladii Hargesaaba qarka usaaran iney Siiraanyo Sakhraan burburiyo.

  20. Ama Self servival ama gumeysi joogta in Awdalstate kala doorataa ubanaan. Dadkuna waxey dhaqaale bixiyaan markey horta dhaqdhaqaaq arkaan.

  21. mustafe waxba haku daalin dadkan awdalstate way soconaysaa cidna looma joojinayo ,sidaa ugaaskii samaroon u socday ee aan cidna loo joojin baa awdalstatgna u soconaysaa , ama siilanyo dabada u lula ama iska daaya,,by the way dila wali way dunsantahay ayaa dumiyey? siiiiilaanyo isagoo dumiyey dila buu waliba idin soo hor fadhiisanaya oo loo ciyaaraya subxanlaha bal may xabad madaxa ka saaraan,ayaa ku dhici kara reer nuur==fulayaal borama uso baxsaday oo burihii wada dhistay ,dilay ka soo carareen dibaa la idin celinayaa cidwalba oo boorama kusoo qaxday waa in dib sida ugu dagdaga badan nooga laabtaan vva somalia first and god bless awdalstate of somalia.

  22. mustafe mujaahidbaatahay waain aad xoraysaa awdal news hargaysa iyo hartina u hiilisaaaaaaaa good job

  23. Geeraar

    Amaan faras Cali bucul

    Bulaxaar gudubkeediyo
    Almis goodyaheediyo
    Gobka wayne Hargaysa
    Golahii Harawaadiyo
    Galab isku maraaye
    Ma daruur gudgudaa
    Goluhuu ku xidhnaana
    Guux wayn baa ka baxaaye
    Ma aar goosan wataayo
    Gabongoobi cidla ah
    Ayuu geel soo tu,iyaaye
    Ma gob reero dhacdaayo
    Hal garaadka dushiisiyo
    Guudkii buu ka cadaade
    Ma galool ubaxlaa……..

  24. U fiirsada balaadhkii dhulka Gababursi wakhtigaan hogaanka idin haynay ilaa Bulaxaar ilaa Almis ilaa gobabka Ina Iggare ee harhaysa dusheeda cidi inama hor joogsan jirin la socda,waana sababta Cali Bucul ugu soo qaatay geeraarkiisan dhulkaas oo dhan ma dheerayn waa wakhtigii Ugaas Nuur lahaa Iidoor kibirkuu lahaa waxaan keenada galiyay .

  25. Halyaygaa wayn wali meel qudha oo lagu xasuusto ma ugu magac darteen jawaabtu waa maya waxan idin su,aalay waayo?Waxay ka mid tahay arimahaasi dagaalka ba,an een kula jiro ilyarta ximaarada ah waana Ugaas Nuur Ugas roble halyayga aan sheegayo.

  26. Rag baa ka naxa Dila ayaa lagu shiray oo Isaaq iyo Reer Nuur Bari baa shiray markastana waxay jecelyihiin Samaroon in Reer Nuur iyo Isaaq ay dhuunta iska lisaan si ay jaanis uga helaan colaada labadaasi reer ee ood wadaagta ah.

    Adeer filimkiinii waan fahanay hadaan nahay Reer Maxamuud Nuur waxaad doonaysaan inaad rasaasta iskaga kaaya dhigtaan oo markaan Isaaq colowno aad noo dhaaftaan ma naxdiine aad tidhaahdaan laaya oo gumaada waa nabadiide oo dhiigayaga ku raadsataan mansabyo iyo jeegag lacag ah,Midbaan idiin sheegayaa maanta qarxa ama dhinta anagu waan heshiinay Isaaq gaar ahaan Jibriir Abokor Awdal State halkaad la tagaysaan idinkaa yaqaana Rashiid Aw Nuur waan la hadlaynaa si uu faraha uga qaado Awdal State iyo waxan fraalku caayay ee ay nala dabasocdaan JY waxaanan u sheegaynaa inuu iskaga hadho u dhiibta Nageeye iyo cida aad ku daba dhuuman kartaan ee ah Samaroon ilayn Jibriir Yoonis ilaa ay cid kale ku daba dhuuntaan masoo badheedhi karaane sxbyaal runtii oo biyo kama dhibcaan ahi waataa.

    Xagay ka dhaceen ciyaalkii laxam suqaarka ahaa ee Timacade iyo Marunbaa maxaa ku dhacay ….? Mise way jiifaan markay arkeen Dila iyo Axmed Siillaanyo oo faqaaya ilayn hadii ay Reer Nuur iyo Isaaq heshiiyaan rag badan baa noqon doona bilaa mashruuc oo basaasnimadii iyo maftaaladii iyo Reer Nuur baa mucaarida cid ay ku yidhaahdaan baan jirayn …?

    Warku waa sidaase la socda cidii mucaarid ahi ee Samaroon ha cadaysato waxba anaga hanagusoo dabadhuumanina adeer filimkaasi eybaa cunaye la socda.

    Awdal State of Somaliland ha noolaato no more Walaweyn

  27. Aniga Samaroonoow maanta laga bilaabo waxaad iigu imanaysaan in aan nabada ka shaqeeyo oo aan iskusoo dhaweeyo bulshada walaalaha ah ee wada dega Somaliland ay u helaan nabad iyo caano ayna suurtawdo si dhex galka bulshada walaalaha ah waa sidaasi warkayga oo kama dambays ah.

    Kol hadii la igu caayaayo wax kasta oo Samaroon diiday in uu tashado dhinac isku raaco sidiia awrkii saliid macsarta iskadaba waregaayo anoo Somaliland ah hala icaayo sidaasi ayaa ah go’aankayga kama dambaysta ah.

  28. Darbiyow waa hagaag hadad meel ku adkaysanayso hawanaagsanaato ama ha xumaato ee waxan ka baqayaa inaad dabayl xagaa noqoto ninka ragana looga roon is babadalka waayo waa fulaynimo iyo kalsooni la,aan

  29. Derbi looooooolz Cimri tegey ceeb laguma sagootiyo nin isaguba tiisa haysato ayaad saynta ku dhegtay. Beena hayga sheegin oonuu kuguma dirin Idoore adaa cuni jiray sidi abeeso. Aniga Ninka Iidoor si sharafleh ayuu ila hadle adise rufiyaan buu kugu sifeyn isbedelkaada badan awgii.

  30. Darbi kuwaas aan raadinayso eed leeday may soo jawaaban marka runta la taabsiiyo dhufays ayay galaan waad karbaashtay ana uga sii daray .

  31. Colhaye

    Horta sxb fulaynimo iga dheer isma faaninaayee ninkasta oo isku kay waala hortii baan xanaaqaa oo maanta hadaan isku xanaaqno adoo dhulka jiifa ayuun baad is arki,Lkn kalsooni daro way i haysaa oo taa kuu diidi maayo halka ay kalsooni daradu igaga dhacdayna waa dhinaca reer tolkay Jibriir Yoonis oo aan lahayn ujeedo iyo ka jeedo midna waxay doonayaan tolkay JY inay ka dhigtaan Reer Nuur (Human shields) waxay doonayaan inay rasaasta iskaga kaaya dhigaan.

    Awdal State fikradeeda ayagaa keenay oo Reer Nuur iyo Samaroonka kale qiiro ku abuuray lkn ayagu ma doonayaan kaliya waxaan ogaaday inay kula gorgortamayaan madaxda Somaliland si ay ugu helaan waxay doonayaan,Isla hada nin kasta oo JY ah waxuu ugu sheekeeyaa Isaaqa Awdal State anagu ma nihin waxaa wata Reer Nuur kaliya anagaana dhawaan war ka keenayna oo la hadlayna Reer Nuur haday diidaana Dila iyo Boramaba waan ka sifaynaynaa RR sidaasi ayay ugu sheekeeyaan Isaaqa oo halkan aan joogo JY markay adiga kuu sheekaynayaan waxay kaa dhaadhicinayaan inay Awdal State u dhimanayaan markay Isaaqa isku kaliyaystaana RR ayay dhabarka ka tooganayaan rag badan ayaan sidaasi ku qabtay ayagoo ku sheekaynaaya markaa anuu waxaan go’ansaday in aan raaco halka odayaashaasi waaweyn ee Reer Dilaad halka ay mareen oo ah Somaliland iyo nabadgalyo aan kula dhaqano beelaha jaar ah.

    HaniMuufo

    Isaaqa iyo reer woqooyi maanta dhib haysataa ma jirto oo waa nabad galyo xurgufta meel kasta way ka dhacdaa dhacdadii shalay waa iska caadi oo USA iyo wadamada hore u marayba saacad kasta dad faro badan ayaa dhinta la soco Hawiye badan ayaa maanta Borama jooga iyo Hargeysa oo gabaad ka dhigta Somaliland waanan soo dhaweynaynaa ilaa inta wadankoodu deegaayo cishada aad nabadgalyo hesho ciqaamad ayaad ku joogi Borama iyo Hargeysa hadii kale oo aad tagiweydona waa lagu tarxiili ilaa Xamar.

  32. well come reer nuur waa hal adayga samaroon waxana ku suntanyihii tirarka adag ee sland ku tagantahay darbi samaroon bro meed kamaqantahy waacdala

  33. sowtaad hada lahayd manrunbaa isaga hadalkii dhameeyay, waa maxay dhufays buu galayda iyo nacamlaytu…waxaas waa shaqadii reeraha ka yimid xagaas sida adiga iyo cali durkiye….

    waar dadku ma “kameleon” baa….walee yaab…..

  34. yaabnay oo yaabnay ee bal yaasinka ha loo maro..

  35. Viva Somaliland Darbi waan ku garabjoogaa maanta maalinba waa meel arinku maanta inagaa hogaanka u hayna somaliland ninkii ka xanuusanayoow aday kuu taal.

  36. Anagu reer nuur baan nahay Mawqifkayagu waa somaliland,Group niiko state wasiir garaad ayaa la hadlay,haddeed waa iga hadhay warkaasi goormaa laga tagay warkaas,Basaasidi way dhamaatay ,Isaaq reer abtigayo meel kala tagi mayno waana dhal iyo dhasheed dadku viva somaliland

  37. darbi duqsi walaahaa lafolagaaguri

  38. Loo joojin maayo darbi iyo jufo micidher oo kal soonidii kaluntay o kolba dhinac ucaraaya waar rogu micna yaraa kuwana may ku jiraan reer nuur bal ragaan udhibnay dawlad iyagu leeyihin oo to ninkale dhistay u ordayadaya

  39. Aahee aah halga 21sano habaryesif ooy hogaaminayaan ingineer c.karim cige iyo prf axmed xusen warsame iyo garyaqan c.samed ibrahim lagu karilayahay waxay wado besha isaaq waar awdakstate no daaya anagaale he

  40. Ayax sideen xaajiga idhaa,Ayax sideen islaanta……………Waxyaalahas caruurnimadaydi waan maqli jiray………..Waa reer maad lagu sheego aniguse waa dadkaan Samaronka ugu jeclay……….

  41. ISAAQ waan jecelnahay waa reer abtigayo ,Gadabuursi gawse case markaan tubta toosan maxaa finka ku kiciya awalba ilayn way iska aamusnaayeene ,mise inaad reer abtigayo noo kala turjuntaan ayaa shaqo idiin ahaydoo waan idinka ciidaynay.

  42. Colhaye

    Halka Awr marayo ayaad digaagad keenaysaa xishoo haddii inuun qaado laguu daray caqliga.

  43. Hadaan runta kuu sheego iyagaa laguu qaatay,kuwani dad maaha

  44. gadabuursi dhamaan waa somaliland, cid diidan ma jirto. nabadeena iyo horumarkeena dhinac ayaan uga soo wada jeednaa.
    sidaan horay u sheegay waa waxoogaa kala riixasho ah, tasna somali oo dhan ayaa qabta.
    ha is raacdo.
    hadeedna darbi ayaa u diyaara difaaca somaliland, waan ogaa in uu geesi yahay, horaan us sheegay in dhiig leeyahay, kuwa kelana way soo noqon qof qofka meelaha yara cadhoonaya.
    guul somaliland.

  45. Colhaye

    Imisaad Isaaqa kaga cabsiisay Reer Nuur baa dagaal idinkusoo wada khalaas wey dhamaatay saw ma arkaysid odayaashan waaweyn ee Reer Dilaad kuwaasi oo leh siyaasiyiin iyo hogaamiye dhaqameedyo way dhamaatay in Isaaq aad noo kala turjuntaan waxaana soo af jartay maalintii uu Axmed Siilllaanyo soo hoos fadhiistay geedihii waaweynaa ee garbida ahaa waana sidaa aad arkaysaan ee Videoga ad ku aragtaan khalaas labo wajiilayntii way dhamaatay way nay soo afjarantay waad arkaysaan odayaashan ayaan taageerayaa anuu si aan uga wada shaqayno nabada iyo wada noolaanshaha.

    Suldaan Saleebaan Xilibaan Nuur Rayale,Nuur Dheere.Cabdillaahi Cali iyo Wasiirka ugu miisaan culus wasiirada Samaroon waa Mudane al Wasiir GARAAD oo ahaa ninkii Nuux Taani xilka ka tiriyay ee waliba VOA waraysi ay ka qaaday ku sheegay in Nuux Taani xilka laga qaado waliba la khaarajiyo la Dilo isagoo Hrgeysa dhex jooga Garaad waa halyay wadani ah oo aan gaban,

    Odayaashaasi iyo siyaasiyiintaasi ayaan taageerayaa anuu waanan kasoo noqday Niiko State iyo qiiradoodii Huteelada iskaga daansa anuu lkn waxaan idin odhan lahaa sidaa Ceebla Sheegatay inaad iskasoo noqotaan oo aad ka qayb gashaan xuska 18 may habeen dambe.

    Guul Somaliland.

  46. adeer sow kuwan na waalayaya reernuurkii aan naqanay mantana ma waxay no kala qaad qadayan lafoohooda hoose

  47. darbi
    kkkkkkkkkkkkkkkkk
    ma sidaas ayaa kuu danbaysaaaaaaaay ?waa yaaaaaaaaaab

  48. Darbiyow shakiga iska saar anaga isku dirkina waxba nagama so galaayo lakiin inlagu dulmiyo oo dhiigaaga ladaadiyo bilaa sobob way nadhibaysaa xaqa nagaga maqan nimankaa nabad magaga qaadan kartaa mise wixi ay kuu gartaan uubad iska qaadan oo martibaad katahay talada gobolda woqooyi

  49. Colhaye

    Naga daa sxb ciyaarta in badan baad Isaaqa ku shukaansatay RR ayaa gulu soo wada,Shaqadiinii way sii gaabanaysaa ayaan u malayn mar haduu RR isku raaco muxaafid oo ay heshiiyaan Jibriir Abokor waxaan u malaynayaa in aan Samaroon dambe wax ba la waydiinaynin oo buudhiga RR ku ururidoontaan saw sidaa maaha….?

  50. Darbiyo sxb laba su,aalod ayan ku way diyay midna kama jawaabin takale muxafid hadaad xaqaaga ku helaysid waxba kama qabo kakin anagu horeba sidaan kugu sheegay 21sano e la so dhafay landtu waa naga daadagi laadahay inaan isaaq sacabka utumo isaguna igu dol noolaado oow bahasha dhulka dhigi waayo hadi lawadiyana uyidhaahdo caadibaan uso cabay iyo dhiig baan udaadshay

  51. Colhaye wax kula aqliyihi meeshan kumajiree iskaga bax intay goori goortahay meesha waa lagu doorsoomaa marka denbe waxaad arki adoo sida darbi madfaca kolba dhan uridaayoo waali iyo fayoobi midna ahayn

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: