UJEEDO: TACSI TIIRAANYO LEH

Ururweynaha ARDAA isaga oo ka tiiraanyeysan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar maalintii Axadii ee taariikhdu aheyd 05/13/2012, wuxu  tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo eheladii u ka geeriyooday Marxuum Dr.Cabdishakuur Sh Cali Jowhar.

 

Ururku wuxu tacsi gaar ah u dirayaa Raxma Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali oo ka tirsan Guddiga Sare ee ururka ARDAA, waxanan Eebe ka baryeynaa inuu Marxuumka janatul fardowsa ka waraabiyo , qoyskii, qaraabadii, ehelkii iyo asxaabtii u ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

                    Ururka “ARDAA” e-mail: info@ardaa.org

                05/14/2012

 Ururka ARDAA waa urur dalad guud ah, kuna saleysan hanaanka bulshada, isla markaana samafal ah. Waxa      Lagu asaasay Waqooyiga Mareykanka sanadkii 2007 si ay taageero ugu fidiyaan mashaariicda horumarineed ee  dhaqan-daqaale ee gobalada ADAL iyaga oo mideynaaya muruq iyo maalba, una fidinaaya tababar, wacyigeliyaana, horena u mariyaan hogaankooda iyo iney u doodaan xuquuqdooda aadamaninimo. 

About these ads

Categories: Tacsi(Condolences)

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: