TACSI: MARXUUM, DR. CABDISHAKUUR SHEEKH CALI JAWHAR

TACSI KA TIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA IYO GANACSIGA
 
La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga, iyo maalgashiga, Axmed Xasan Carwo  waxa uu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Guud ahaan Shacbiga Somaliland, Qoyska Reer Sheekh Cali Jawhar, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu ka baxay Aqoon yahankii weynaa ALLE ha u naxariistee MARXUUM, DR. CABDISHAKUUR SHEEKH CALI JAWHAR oo ku geeriyooday (13.05.2012) Shil Baabuur oo ka dhacay Wadada u dhaxaysa Boorama iyo Dilla.
-
ILLAAHAY NAXARIISTA JANNO ha ka waraabiye DR. CABDISHAKUUR SHEEKH CALI JAWHAR waxa uu ka mid ahaa aqoon yahanada waa weyn ee u dhashay Dalka Qiimo weyna ugu fadhiyey bulshada iyo Qaranka Somaliland, gaar ahaana Gobalka Awdal, waxaanan illaahay ka baryayaa inuu dhamaanteenba Samir iyo iimaan ina waafajiyo, Cawil-naqiisana inoogu deeqo.
About these ads

Categories: Tacsi(Condolences)

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: