Hadday Caano Qubtaan, Hanbadaa La Qaban Jiray: Waa HiilQaran



Categories: Warka (News)

31 replies »

  1. Hiildan & Haboon,

    Carsaanyooyin cusub oo saxadda fara ku dirirka ku soo biiray uun iga dheh, waxay doonayaan in ay samatar iyo Saylici oo laba tareen oo is waydaaran kala saaran ay ticket qudha ku wada raacaan eesh calaa caqli dhaga cas kkkkkkkkkkkk.

  2. kkkkkkkkkkkk, anagu ma nihin carsaayno, labadan nina madaxnimo soomaaliyeed ayay u taaganyihiin.

    Mutacalimiinta ka dhashay Maxadcase waxay ka fikiraan meel fog iyo midnimo guud. Mutacalimiinta reer an ogahayna waxay ku meeraystaan madax dhaqmeed iyo muramaha sokeeye. kkkkkkkkkkk

  3. Ninkan markuu yimaado dhulkiisa ayuu wax noqon doonaa wuuna is daalinayaa inta uu walaweynta isku macaanaynaayo maxaa u diiday inuu dhulkiisa soo booqdo iyo dadkiisa….? adeer ha isku wareerina kolay cidha dhaw ayaa la qarxin doonaa oo isagoo meel ka duryamaaya ayaa qarax ay hoos dhigi doonaan Hawiye dhiigyacab baraga arday qalin jabisay Huteel Shaamow ku qarxiyay ayaa biyo u kaban kan dhakada weyn ee Samaroonka iska weyniisiiya ee ku farxa la fadhiga Mjeerteen iyo Daarood ayuu mabsuudaa markuu la fadhiyo Samaroonkana wuu cararaa adeer tan baa kuu hantiya hadaad dhulkaaga iman weydo oo Somaliland iyo Awdal hogaamin weydo ha sugin inaad koonfur wax ka noqotid qarax.com waakan ee soo noqo Samataroow.

    Hadii uu soo noqon waayo ina Samatar tan baa u hantiya dhawaan dhako mayd buu leeyahay.

  4. Sxb Darbi waa geesinimo inuu ninku ku dhinto mabda’iisa, hadii uu halkaas ku dhintana taariikhdaa xusi doonta

    Samatar wuxu furay chapter cusub oo an horey loo furin. Wuxu la yimiday kartida uu ku keeni karo xusbi siyaasadeed, hogaankana u qaban karo, iyo kalasoonida uu Ummad soomaaliyeed isu soo hor taagi karo. Maanta intaas ayaa ku filan Dr Samatar xitaa haddii uu madaxweyne Soomaliyeed noqon kari waayo. Taasi waa taariikh lagu xusuusan doono.

    Docda kale, waxa ilma samatar u fiican in samaron yidhaahdo anaga ma aha. Dr Cumar Cusmaan Raabe ayaa beri hore sheegay in geesiga ka dhasha Soomaali ay qabiilkiisu dumiyaan. Wuxu yidhi, qabiilkiisa ayaa durbaanka ka daba tunta oo yidhaahda, kaasi waa anaga, kaasi waa anaga, anaguu naga dhashay. Kadibna qabiilooyinkii kale ayaa iyaguna durbaanka kala hor yimada oo yidhaahda, kaasi anaga ma aha, kaasi anaga nagama dhalan. Sidaasi ayuuna geesiga Soomaaliyeed ku gaagaxaa.

    Hadaba Axamad Samatar waxaba u fiican inaad tidhaahdiin kaasi anaga ma aha, kaasi waxba nooma qaban, kaasi nagama tirsana. Waxa laga yaabaa in Soomaali garato geesinimadiisa oo ay yidhaahdaan, kaasi waa anaga waa geesi soomaaliyeed, waan soo dhaweynaynaa..

  5. Dhowr mar ayuu badalay mowjada.
    hada waxa aad moodaa in uu xaga waqooyiga la haysto
    khudbadiisu waxa ay u egtahay mid la hadlaya dad ku nool
    wadan hore u maray.

  6. Ali Durkiyeh,

    Waxaa jira ticket aad maalin dhan ku wareegi karto, waagu marku baryo ilaa gabalku ka dhacayo kuna raaci karto inta trein eed rabto ama metro, bus etc…

    Aqoonyahankayaga madaxnimada loo boqraayo, guul iyo barawaaqaan ilaah uuga baryeeynaaye, adiguna hadaanad nagu soo biirayn bal ducaduun hana nagala bakhayline amiiin u dheh…

  7. Xisbiga Soomaliyeed ee Hiil Qaran waa soo dhawaynanaa waxaanan leenahay allow ka dhig kii umada soomaliyed u horseedi lahaa bashbash iyo barwaaqo Amiin.

    Guuuuuuuuuuuuuuuuul iyo Gobonimo.

  8. Cimrigaagoo dheeraadaa geel dhalayana wuu ku tusaa bay ahayd maah maahdii reer xamar. Bilee odaygan gudcur socodka ahi somali hogaanka u qabay. Hadii somali inta caqliga leh een cudurka nuxurka ahi ku jirin fikirto tala deedana raacaan, somali Samatar nin ka daacadsan kana somalisan heli mayso. Waxa intaa u dheer aqli iyo garasho somali ku kooban baa ka buuxa. Hadii la doorto waxa somali ka bixi doonta, xigto miis, qaraboobo kiil, hebel nacayb iyo anaa kaa gobsan. Samatar ninkii reer iyo qaraabo ku raacoow, masalhaad baytul qudus u jeedise xaga mako iyo madiino u baydh. Samatar kuwii la dhashay gaajo dubatay toban dolar na aanu u qudhin markaa miyaanu nin wax loo dhiiban karo ahayn? Anuu marlay sidaan hore u sheegay nin toobin laf ku hayuun baan u arkaaye waa suurta gal in meel kale ka soo baxo fikir kayga iyo wixii la midahina marlay waa iska mala awaal uun.

  9. Hiildan&Haboon,

    meel ay timihiinu u xiirmaan yeesha hadaad gedabuursi aragtaan waxaad leedihiin Awbarre u guura awdal martiba ku tihiinee,
    hadaad Issaq la qureecadaan waxaad ku andacoodaan laylan waa nahaaran in ay SMN tuug ahayd godobna dadka samaroon ka gashay oo la xisaabin doonu,
    magacaga reer Ciise madoobe wuxuu taarrikhda nigu qoran yahay in ay yihiin cirfiidyo meel ba,s ka soo caraabay,

    qofkii geeska aad ku aragtaanba hadaad sidii curi laf xaday aad jaajuur iskaga kicisaan idinku busna buuxin karayn sow arrintu noqon mayso Mahad casow kala figigix !!!!!!!!!!!!!!!!

  10. Waad la heshay walaahi,idinkoon busna buuxin karayn kkkkk ,iyo halkay isla joogaan maalintii darayde Borama laysugu yimi ayaanad joogin horaa loo yidhi nimaan talin jirin haduu taliyo nimaan tagi jirin ayaa taga waa xin kambadhuudha waanse u quus goynay tusnayna ninka hogaanka reerka leh.

  11. idinku waxaad tihiin oromad iyo ciise gurgure nagu soo gaxay, waar horta yaa somali asal ah ma iswaydiiseen ?

  12. Alaah ha daaye, tolkay waa u qalmaan hogaanka somaliya somaliland jabuuti iyo meel kasta,

    Ina Samatar waa somali masha alaaah

  13. Inta xaasid ka ah qiyaamaaha la indin waydiin,

    Hanolaadan Saylici iyo ilma Samatar,

  14. duceysane wiilkayoow
    damane yaan lagugu xaman
    dadkaad xukuntona tixgali
    dalkana daacad u ahoow….

    Vivaa HiilQran……Aloow u Hiili HiilQaran…amiin

  15. Waan u hiiliyay huuno Hiilqaran Samatarna waa nin daran Marunba ayaa dhameeyay intaan odhan lahaa.

  16. Bal is yara qanjiidhiya inaad damqataan iyo in kale,

    badheedho cad baan ku sheegay
    bulshadu ha ogaato saaka

    Vivaa Qaraabo Hiilku

  17. ali durkiye iyo godan

    hinaasa idin haya mar heesaha somalida indiku ma fahmaysaan, gurgure iyo oromada waxaan idin dalbay hees odaygii guraageed maxamuud axmed,

  18. Vivva hiilqaran dhamantiin reer Awdal state gaar ahaan reer gabiley abtiyaalo Dhamantiin

  19. Mahadsanid Habon heesta aad ban ula dhacay………………

  20. inader hiildan aad iyo aad ban kag mahcelinyaa sida fican eed fikirkaag uu dhiibthay

  21. Dadkoo Nabadu Gaadhiyo
    Isku Duubni Wadareed
    Degaan Barqwaaqiyo
    Dawadiisu Waa HiilQaran…

  22. Dr Axmed Ismaciil,Ilaahay ha daayo.
    Waa Geesi Somaliyeed.Ilaahay ha u fududeeyo hogaaminta Somaliyeed.

    Somali oo dhan ayaa u hayn Axmed.
    Maxamed Casoow ka hadha Axmed.
    Axmed Ismaciil,waa Nin ka sareeya Reernimo,Qabiilnimo,Tolnimo iyo waxa Somali halkaa dhigay.

    Hiilqaran:Somalinimo iyoi Islaamnimo weeyi mabda’a u degsan.

  23. Parole de : Les Imbéciles:

    Tout change, tout évolue
    Seuls les imbéciles, ne changent pas
    Tout change, tout évolue
    Seuls les imbéciles, ne changent pas

    J’insiste, je persiste, et je signe
    Les ennemis de l’Afrique
    Ce sont les Africains
    J’insiste, je persiste, et je signe
    Les ennemis de l’Afrique
    Ce sont les Africains

    Les imbéciles ont décidé
    d’entrer dans l’histoire à reculons
    Les peuples baillonnés
    écoutent la “synfolie” des canons

    Les Algériens égorgent les Algériens
    Les Somaliens fusillent les Somaliens
    Les Rwandais génocident Rwandais
    Les Burundais découpent les Burundais
    Les Congolais massacrent les Congolais
    Les Angolais brûlent l’Angola

    On a le diamant à ciel ouvert
    On a l’or à ciel ouvert
    La bauxite à ciel ouvert
    L’uranium à ciel ouvert
    Mais les cerveaux se sont
    enfuis à tombeau ouvert

    Tout change, tout évolue
    Seuls les imbéciles, ne changent pas
    Tout change, tout évolue
    Seuls les imbéciles, ne changent pas

    On a le fer à gogo
    Le pétrole à gogo
    Le cobalt à gogo
    Le nickel à gogo

    J’insiste, je persiste, et je signe
    Les ennemis de l’Afrique
    Ce sont les Africains
    J’insiste, je persiste, et je signe
    Les ennemis de l’Afrique
    Ce sont les Africains

    Malgré les richesses agricoles, minières et minéralières
    Nous sommes victimes de l’endettement à croissance
    Exponentielle et baignons dans l’économie sous perfusion
    C’est la mondialisation de l’économie à sens unique
    Avec la pensée unique du Maitre à penser!!
    Reveille-toi Afrique!

  24. Dictature :

    Diviser pour régner
    Diviser pour mieux nous arnaquer
    Diviser pour régner
    Diviser pour mieux nous entuber

    La carotte et le bâton
    Attention au retour de bâton
    La paix sociale ne peut se conjuguer
    Que dans l’unité

    Le totalitarisme xénophobe
    Mènera à l’adversité
    Avec son corollaire de colère généralisée
    Toutes les atrocités dans la cité

    Diviser pour régner
    Diviser pour mieux nous arnaquer
    A vaincre sans péril
    On triomphe sans gloire
    Vos lois fébriles
    Nous poussent au désespoir
    Je refuse l’exil
    Car Dieu est ma gloire
    Je refuse l’exil
    Car Dieu est ma victoire

    La carotte et le bâton
    Attention au retour de bâton
    La paix sociale, la paix civile
    Ne peut se réaliser que dans l’unité
    Dans l’unité dans l’unité

    Diviser pour régner
    Diviser pour mieux nous escroquer
    Diviser pour régner
    Diviser pour mieux nous arnaquer

    Ce n’est pas en cassant le thermomètre
    Qu’on fera baisser la fièvre

    Ce n’est pas en cassant le thermomètre
    Qu’on fera baisser la fièvre

  25. Habooneey,

    Vous avez vraiment revolusioner vraiment où je suis vraiment étonné de vos pensées et je suis totalement d’accord avec vous.

  26. Hani waad mahadsantahay, huuno..

  27. Paroles de : Armée Française

    Armée Française,
    Allez vous-en, allez vous-en,
    De chez nous,

    Nous ne voulons plus d’indépendance sous votre surveillance,

    Armée Française,
    Allez vous-en, allez vous en
    De chez nous,

    Nous ne voulons plus d’indépendance sous votre surveillance,

    Nous sommes des Etats indépendants et souverains,
    Et votre présence militaire entame nôtre souveraineté,

    Confisque nôtre intégrité,
    Bafoue nos dignités,
    Et ça, ça ne peut plus durer,
    Alors allez vous-en,

    En côte d’ivoire nous ne voulons plus de vous,
    Au Sénégal nous ne voulons plus de vous,
    Au Gabon nous ne voulons plus de vous,
    En centre Afrique nous ne voulons plus de vous,
    A Djibouti nous ne voulons plus de vous,
    A Djamena nous ne voulons plus de vous,

    Nous ne voulons plus, nous ne voulons plus, nous ne voulons plus,

    Nos armées nationales nous suffisent,
    Vos conseillés militaires nous suffisent,
    Les enfants des tirailleurs vous disent allez voir ailleurs,
    Les enfants des immigrés vous disent de vous en- aller,
    Alors allez vous-en, alors allez vous en,

    Armée Française,
    Allez vous-en, allez vous-en,
    De chez nous,

    Nous ne voulons plus d’indépendance sous votre surveillance,

    Armée Française,
    Allez vous-en, allez vous en
    De chez nous,

    Nous ne voulons plus d’indépendance sous votre surveillance,

    Nous ne pouvons plus, nous ne pouvons plus, nous ne voulons plus,

    Nous ne voulons plus, nous ne pouvons plus et vous non plus.

    Nous ne pouvons plus, nous ne pouvons plus, nous ne voulons plus,

    Nous ne voulons plus, nous ne pouvons plus et vous non plus.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: